Puntland oo sheegay iney ka qeyb gashay qeyb ka mid ah shirka beesha caalamka iyo Soomaalida uga socda Istanbul

0
Wednesday February 24, 2016 - 19:38:03 in Wararka by
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo sheegay iney ka qeyb gashay qeyb ka mid ah shirka beesha caalamka iyo Soomaalida uga socda Istanbul

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Cameey, oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Puntland ay shirka uga qeyb gashay dhinaca dhaqaalaha ee hiisgiga cusub .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Cameey, oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Puntland ay shirka uga qeyb gashay dhinaca dhaqaalaha ee hiisgiga cusub .

Cameey waxa uu sheegay in Puntland aysan ka qeyb-gali doonin shirka marka ay timaado arrimaha ku saabsan siyaasadda iyo doorashada 2016, ama 4.5, sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sheegay in Puntland aysan marnaba qaadan doonin go’aanada kasoo baxa shirkaas ee ku saabsan arrimaha siyaasadda.

Cameey waxa uu sheegay in shirka lagu bixinayo dhaqaale Soomaaliya loogu talo-galay, sidaas darteedna ay Puntland u tagtay inay qeybteeda kasoo qaadato.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip