Donald Trump "Musaveni wuxuu istaahilaa xabsi ee ma mudna inuu sii fadhiyo aqalka madaxtooyada Ugandha"

0
Wednesday February 24, 2016 - 19:32:34 in Wararka by
  • Visits: 818
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Donald Trump "Musaveni wuxuu istaahilaa xabsi ee ma mudna inuu sii fadhiyo aqalka madaxtooyada Ugandha"

    Musharraxa xagjirka ah ee u tartamaya Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay doorashadii Khamiistii ka dhacday dalka Uganda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharraxa xagjirka ah ee u tartamaya Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay doorashadii Khamiistii ka dhacday dalka Uganda

Isaga oo ka hadlayay Olalaihiisa doorashad ee ka socota Gobolka South Carolina ayuu sheegay Trump in Museveni uu mudan yahay xabsi ee uusan mudneyd Aqalka Madaxtooyada dalka Uganda.

Waxaa uu geesi ku tilmaamay Hoggaamiyaha Mucaaridka Uganda, Kazza Basija oo uu sheegay inuu yahay Ninka kaliya ee geesiga ah ee reer Uganda, waxaana uu Shacabka Uganda ku tilmaayay kuwo Fuleyaal ah oo ka cabsada Gaaska Ilmada dadka ka keena ee ay adeegsanayaan Ciidanka Museveni.

"Waxaan daawanayay doorashada Uganda iyo halka ay martay,waxaan hubaa in haddii aan Uganda Dadkooda ahaan lahaa in Aqalka Madaxtooyada iska daaye aan Xabsiga ku qofuli lahaa Museveniā€ ayuu yiri Doland.

Waxaa kale oo uu sheegay in sidoo kale uu isna xiri lahaa Awoowaha Museveni oo uu ula jeedo Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Roperto Mugabe, oo uu isna sheegay in uu yahay qof jecel xukunka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip