
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 21-1-2020
Khayre oo booqday Injineeradii ku dhaa wacmay qaraxii duleedka Muqdisho
R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Md.Xasan Cali Khayre ayaa saacadihii la soo dhaafay booqasho ku tegay isbitaalka Erdogan, Ex Digfer oo la dhigay Injineera dii Turkiga ee ku dhaawacmay weerarkii waddada Muqdisho iyo Afgooye.
Khayre ayaa ugu horreyn warbixin ku aadan xaaladda caafimaad ee Injineerada ka dhageystay maamulka isbitaalka iyo dhaqaatiirta. Sidoo kale Ra'iisul wasaara ha Soomaaliya ayaa ballan qaaday in dow ladda Soomaaliyeed ay garab istaagi doon to Muwaadiniintaasi Turkiga ah ee ay wax yeelada soo gaartay, iyaga oo adeegaya walaalahooda Soomaaliyeed, kana shaq eynaya horumarka dalka.
R/wasaare Khayre ayaa sidoo kale xu say in shacabka iyo dowladda Soomaaliye ed aysan ilaabi doonin garab istaaga ay mar weliba ula heelan tahay dowladda Turkiga.
R/Wasaaraha ayaa sheegay in dowlad da ay ku dadaali doonto daaweynta dadk aasi ku waxyeeloobey qarixii Sabtidii la soo dhaafey lagu weeraray Injineerada Turkiga xilli ay ku sugnaayeen Bar Koonto rool oo ku taalla Afgooye.
Tan iyo wixii ka dambeeyey sanadkii 2011-kii Turkiga ayaa taageero kala duw an u fidinayey dowladda Soomaaliya, isag oo mashariic badan ka fuliya gudaha dal ka. Dowladda Turkiga, gaar ahaan wasa aradda arrimaha dalkaasi ayaa sidoo kale dhowaan sheegtay in aysan weerarada Al-Shabaab hakin doonin howlaha ay ka wad aan Soomaaliya.
Al-Shabaab ayaa muddooyinkii dambe sare u qaaday howlgallada ka dhanka ah dhismaha ka socda jidka Muqdisho iyo Afg ooye oo ay dhisayso shirkad Turki ah, iyad oona shalay hakad la galiyey isku socod ka wadadaasi.
Madaxweyne
Urdugan oo sheegay in lagu casuumay shidaal sahminta Soom aaliya


0 
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 21-1-2020
Khayre oo booqday Injineeradii ku dhaa wacmay qaraxii duleedka Muqdisho R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Md.Xasan Cali Khayre ayaa saacadihii la soo dhaafay booqasho ku tegay isbitaalka Erdogan, Ex Digfer oo la dhigay Injineera dii Turkiga e