Mareykanka: Codbixin Kusaabsan Murashaxa Uga Qeybgalaya Doorashada Guud Xisbiga Jamhuuriga

0
Wednesday February 24, 2016 - 11:36:55 in Wararka by
  • Visits: 773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka: Codbixin Kusaabsan Murashaxa Uga Qeybgalaya Doorashada Guud Xisbiga Jamhuuriga

    Codbixintaas oo tijaabo ah ayaa waxay ka socotaa hada marka aanu warkaan qoreyno Navada, gobolkaas oo dadka u badan ay yihiin kuwoka soo jeeda qowmiyaddaloo yaqaano HISPANIC. Gobolkaan ayaa muhiimad gaar ah leh isla markaana ay ku badan yihiin dadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Codbixintaas oo tijaabo ah ayaa waxay ka socotaa hada marka aanu warkaan qoreyno Navada, gobolkaas oo dadka u badan ay yihiin kuwoka soo jeeda qowmiyaddaloo yaqaano HISPANIC. Gobolkaan ayaa muhiimad gaar ah leh isla markaana ay ku badan yihiin dadka soo galootiga ah ee kasoo gala Mareykanka dhanka Mexico.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa hareereeyay loolanka hadalo ka dhanka ah dadka soo galootiga ah ee HISPANIga ah.

Loolanka ayaa ilaa iyo hada u socda si habsami ah waxaana la soo gabagabayn doonaa xilli dambe oo waqtiga Mareykanka ah maanta. Waxaa aad loogu badinayaa in maal-qabeenka Donald Trump uu ku guuleysan doono. Si kastaba ha ahaatee, waxaa aad ula loolamaya Ted Cruz iyo Michael J. Rubio.

Gobolkaan Navda ayaa waxaa doorashadaan tijaabada ah ee u dhexeysa Xisbiga Jamhuurigu waxay tijaabo u tahay cida ugu codad badnaan karta murashaxiinta in lagu ogaado. Maalinta 1da Maarso ayaa waxaa codeyn doona ilaa 11 kale oo gobol codeeyeyaasha ku nool. Inta aan waqtigaa la gaarin ayaa xisbiga Dimoqraadiga waxaa isna la filayaa inuu doorasho caynkaan ah oo tijaabo ah uu ku qabto gobolka South Carolina.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip