HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 8-JANNAAYO-2020

0
Wednesday January 08, 2020 - 08:31:37 in Wararka by
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 8-JANNAAYO-2020

    Duqeymo iyo howl-gal lala beegsaday Al-Shabaab oo xubno lagu soo qabtay Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo culus oo Caawa laga ful iyay degmooyin ka tirsan gobala da Jub ada Dhe xe iyo Jubada Ho ose. Goob jooga yaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqeymo iyo howl-gal lala beegsaday Al-Shabaab oo xubno lagu soo qabtay Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo culus oo Caawa laga ful iyay degmooyin ka tirsan gobala da Jub ada Dhe xe iyo Jubada Ho ose. Goob jooga yaal ka tirs an dadka Jubb ooyinka ayaa Ca asimada Online u shee gay, in Caawa ay ark een diyaar ado dagaal oo aad u iftiimaya isla markaana magaaloo yinka qaar leerar waa weyn ku ifiyay kadib na la maqlay duqeyn cu lus iyo dagaal toos ah. Sidoo kale saraakiil ka tir san ciidanka Soomaaliya ayaa sheeg ay in Caawa iyaga iyo saaxiibo caalami ah ay duq eyn ka fuliy een goobo muhiim ah oo ka tir san Jubboo yinka, islamarkaana ay khasa aro culus gaarsiiyeen Al-Shabaab. "Xero ciidan oo ku taala degmada Jilib oo ay ku xareesnaayeen dagaalamayaal Al-Shabaab ah ayuu Caawa bartilmaameed ka Jubada Dhexe ahaa, waxaana halkaas wax ku gaarsiisinay tobaneeyo UGUS ah" ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Soomaali ah oo la ha dlay Caasimada Online. "Sidoo kale degmada Jamaame ayaa laga fuliyay duqeynta waxaana halkaas ku fa sha linay weerar u qorsheysnaa Kenya in lagu qaado oo lagalo goobo muhiim ah" ayuu yiri sarkaalka aan la hadalnay. "Waxaa dilnay koox loo diyaariyay in Ken ya gudaheeda galaan, gaar ahaan go obo muhiim ah oo reer galbeedka ku bad an yihiin sida hoteelo" ayuu hadalkiisa sii raac iyay sarkaalkan. Wararka sidoo kale ka imaanaya Jubbo oyinka ayaa sheegaya in ciidamo diyaar ado ka digay duqeynta kadib in ay nolasha ku qabteen ilaa 4 qof oo la sheegay in ay yihiin xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay. Dagaalka oo markii hore lasheegey in uu ku bilowdey duqeyn ayaa isku bedeley iska hor imaad toos kadib markii ay dege en labo diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah duleedka xerada laduqeeyey diyaaradaas oo halkaa ku daadiyey ciida mo ku qalabey sanaa hub culus, sida uu sheegey sarkaalka la hadlay C. Online. Dhinaca kale, isla Caawa ayaa diyaara do dagaal waxay duqeyn ka fuliyeen deg aan la gu magacaabo Caga-libaax oo ka tir san J/ Hoose, waxaana la sheega yaa in halkaas la gu dilay amiirka ciidamada Jubooyinka ee Al -Shabaab oo magaciisa lagu sheegay Xasan Yare. Weeraradaan Caawa ka dhacay Jub ooyi nka ayaa yimid 24 saac kadib markii ay Al-Shabaab dagaal iyo qaraxyo ku qaadeen xaruntii ciidamada Mareykanka ee dalka Ke nya, kaas oo Dorraad wararka ugu waa weyn ka ahaa aduunka. Xigasho:-Casimadda Online

Iiraan Oo Jabsatay Barta Interner-Ka Ee Dowladda Maraykanka

                                    Koox ka soo jeeda dalka Iiraan ayaa qir atay in ay jabsadeen website-ka dowladda Mara ykanka ayna ku baahiyeen fariin.

      Muuqaalka madaxwey ne Trump oo dhi ig ka mu uqa ayey ku shaaciyeen barta inter net-ka ee dowl adda Maraykanka.

       Fariin la socotay ayaa la gu sheegay in kooxdan ay ka falcelinayaan dilkii looga ystay Jeneraal Qaasin Sulay maani.Weli lama shaacinin caday mo rasmi ah oo shee gaya in falkan ay Iiraan ka dam bay say.

      Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Twi ter-ka ku qoray "in haddii Iran ay weerarto sa ldhigyada Marey kanka ama muwaadin Mar eykan ah uu dal kiisa uga jawaabi doo na hubka casriga ah ee uu heysto!”

     "Waxaan Iran kula talinayaa in aysan ina weerarin, haddii ay ina weeraraan, ann agu na waan weerareynaa”, ayuu Trump ku qo ray bartiisa Twiter-ka.

       Haseyeeshee arrintaas waxaa ka jaw aabay Dehghan oo sheegay in Mareykan ka uu billaabay dagaalka, dhameystirkana ay leedahay Iran.   Dehgahn waxaa kale oo uu ka jawaab ay hanjabaad kasoo yeertay mad axweyne Trump oo ahayd in Mareykanka uu bar til maameedsan doonaa 52 xarumo dha qameed, haddii ay Iran qaado tallaaba aargo osi ah.

Jay Bahadur oo shaaciyey laba sabab oo Al-Shabaab ay u weerareen saldhigga Manda Bay.

     Al-Shabaab ayaa Axaddii weerar culus ku qaaday saldhigga ay adeegsadaan cii da mada Kenya iyo kuwa Maraykanka oo ku yal ala gobolka LAMU.  Weerarkan wax aa ku dhintay askari Maraykan ah iyo laba qanda raaslayaal ah. Dawladda Kenya weli ma sha acin waxyeellada dhinacooda soo gaadhay.

      Waxaa kaloo halkaasi ku dhintay shan ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab sida ay sheegtay Dowladda Kenya inkastoo ay san weli Al-Shabaab ka hadlin haddii daga alyah ano laga dilay

      Haddaba Jay Bahadur oo ah Xiriiriyihii hore ee Guddiga Khubarada QM ee Soo ma aliya oo ku sugan Kenya ayaa shaaci yey la ba sabab oo keentay inay Al-Shaba ab weer araan Saldhigga Mareykanka ee Lamu is agoo wareysi siiyey Idaacadda VOA.  Midda 1aad ayuu ku sheegay inay tahay Dowladda Mareykanka oo kor u qa ad ay duqeymaha ay la beegsato xaru maha Al-Shabaab tan iyo markii uu xilka madax weynimo ee Marey kanka qabtay Trump isla markaasna awoo dda go’aan garista la gaarsiyey ilaa saraaki sha hoose.

     Midda 2Aad ayuu ku sheegay inay tah ay Al-Shabaab oo ku fashilmay weerarkii ay ku qaaday September Saldhigga garo onka Diy aaradaha Balidoogle kaasoo uu ku sheegay inay ku fashilmatay ayna had da dooneysay inay jabkaas kasoo kabato.

       Mar wax laga waydiiyey haddii Dowl ad da Mareykanka ay ka aargudan doonto Al-Shabaab ayuu sheegay inay Mareykan ka mar kasta u qorsheysan tahay inay we eraro la beegsadaan madaxda Al-Shaba ab iyo goobaha ay ku sugan yihiin malee shiyadoo da.

Wasiirka arimaha dibada oo la kulmay dhiggiisa Sucuudiga

    Wasiirka Arrimaha Dibada XFS Md. Ax med Ciise Cawad ayaa M/Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka dalka Sa cuudi Carabiya Boqor Salmaan Binu C/ca si is. Wasiirka oo ay la socdaan wafdi her sa re ah .waxa uu Boqor ka dalkaasi u gudb iyay Salaan uu ka sido Madaxweyne Farm aajo,isagoo xusay in sac uudiga uu yahay saaxiib dhaw oo xulufo la ah Soomaaliya.

      Wasiir Cawad iyo boqorka dalka Sacuud iga ayaa kawada hadlay sidii loo xoojin la haa xiriirka labada dal ee walaalaha ah    waxaana ay labada dhinac isla garteen in la sii ambaqaado iskashiga iyo wax wada qab siga labada dowlad. Wasiirka Arrimaha Dib adda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Ca wad ayaa dalka Sacuudiga kaga qeyb gala ya Shir u dha xeeya Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka kulaala Gacanka Cadan iyo Badda Cas

Booliska Kenya oo qabtay rag looga sha kiyay inay weerari rabeen Xero ay lee yih iin Ciidamada Britain

       Booliska magaalada Nanyuki Gobolka Laikipia ee bartamaha dalka Kenya ayaa fiid nimadii Axadii qabtay seddex nin oo looga shakisan yahay argagixisinimo, xilli ay isku dayeen inay xoog ku galaan xero milatari oo Ciidamada Britain ku sugan yihiin, taasoo aad loo ilaaliyo.

      3dan nin  ayaa waxaa su’aalo weydiin aya baarayaasha iyo Ciidanka Booliska ee qeybtaLa-dagaallanka Argagixisada (ATPU).

Sida uu sheegay taliyaha booliska Rift Vall ey Marcus Ocholla raggan laga shakisan ya hay ma hubeysneyn, balse waxay lahaaye en ujeeddooyin qarsoon

      "Faah faahin kama bixin karno hadda laa kiin arrinta waxaa gacanta ku haya waaxda la-dagaallanka argagixisada”ayuu yiri Ocho lla. Sidoo kale waxaa uu sheegay in raggan la weydiiyo su’aalo adag, si loo ogaado wa xa uu qorshahooda ahaa

      Waxaa kaloo raggan looga shakisan yah ay inay lahaayeen koox u basaasayesay oo kor kala socda, una fududeynaya inay xer ada galaan

       Booliska ayaa haya sawirro ay qabatay Camerada qarsoon ee loo yaqaano CCTV, waxaana lagu wareejinayaa Mas’uuliyiinta baarista ku howlan.

      Maalin ka hor ayay aheyd markii Al-Shabaab ay weerartay Xero Milateri oo ku ta ala Gobolka Xeebta ee Lamu, halkaasoo ay si wadajir ugu sugnaayeen Ciidamo Marey kan iyo Kenyan, weerarkaas ayaa waxaa la gu dilay askari Mareykan ah iyo labo qanda raaslayaal u shaqeynayay wasaaradda Gaa shaandhigga Mareykanka.


Maxaa kasoo baxay kulankii R/Wasaare Kheyre iyo Odayaasha Waceysle?

     Odayaasha beesha Wa ceysle ee qayb ta ka ah saxiixayaasha Gal mud ug ayaa Caawa M/Dhuusamar eeb kulan kula qa atay R/ Wasaare Xasan Ca li Kh ayre oo mudda 7aad ah ha lkaas ku sugan. Sida laga soo xigtay xafiiska Kheyre, odaya asha ay aa R/ Wasaaraha ku taageeray qo rshih iisa dhis maha Galmudug loo dhany ahay, waxeyna ballan qaadeen inay ku ga rab taagaan do onaan ka mira dhalinta da da allada dhidib ada loogu taagayo dowlad gobaleed Gal mudug loo dhanyahay oo ka shaqeysa da naha reer Galmudug.

       Shirka ay wada qaateen saxiixyaasha Galmudug ee beesha Waceysle iyo R/ Wa saaraha ayaa sidoo kale looga hadlay dib-u-xureynta deegaannada Al-Shabaab ay uga suganyihiin Galmudug.

R/W. Khayre ayaa odyaasha u sheegay in xukuumaddiisu ay muhiimad gaar ah siin eyso xoreynta deegaannada xeebaha Ga lmudug ee kooxda Shabaab ay ummadda ku dhibaateyso, waxuuna u ballan qaaday in sida ugu dhaqsaha badan looga dul qa adayo kooxda Shabaab, si dhammaan re er Galmudug ay uga faa’iideystaan dowlad gobaleedka loo dhisayo.

        Dowladda Soomaaliya ayaa waayihii dambe waday qorshe ballaaran oo lagu xo reynayo deegaannada iyo degmooyinka Galmudug ee Shabaabku maamulaan, wa xaana dhawaanahaan ciidamo qayb ka ah qorshaha uu tababar uga socday Xerada Har-qaboobe ee Guricel, iyada oo sidoo kale la geeyay ciidamo kale oo qayb ka xo reynta, waxaana wax ka bedel iyo horu marin lagu sameeyay taliska qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Guddiga Qaban-Qaabada Maalmaha Xu riyadda Oo Shalay Yeeshay Kulan koo dii Ugu Horeeyay

      Waxaa Shalay M/Muqdisho kulankoo dii ugu horeeyay ku yeeshay guddiga qab anqaabada maalmaha xuriyadda oo dhaw aan uu magacaabay R/Wasaaraha XFS Md, Xasan Cali Kheyre.

      Kulanka oo uu guddoominayay Guddo omiyaha guddiga ahna wasiirka warfaafin ta Md. Maxamed Xayir {Maareeye} ayaa lo oga hadlay sida ugu wanaagsan ee loo wa jahayo xuska maalmaha xuriyadda oo in kasta oo dhowr bil ay ka harsanyihiin.

      Guddoomyaha guddiga Md.Maareeye oo la hadlayay warbaahinta kulanka ka dib waxa uu tilmaamay in ujeedada guddiga an loo magacaabay iyada oo bilo badan ay ka harsan yihiin maalmaha xuriyadda ay tahay in si ka duwan sidii hore loo xuso maadaama 60-sano ay u buuxsamayso Somaliya waqtigii ay ka xurowday gumay staha.  Ugu dambayntii waxa uu sheegay Was iir Maareeye in sanadkaan la samayn doo no isbedel muuqda oo dhinac kastaha Soo maaliyana ay ugu caalamaysan tahay san nadka horumarka sida uu hadalka u dhig ay.

Hay’adda Duulista Oo Muujisay Walaac Ku Aaddan Maamulka Hawada Somali ya

    Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka e Soomaaliya Axmed Macallin Xasan ay aa faahfaahin oo la hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka war bixiyay hanaanka shaqo ee hay’adda tan iyo intii Sooma aliya ay la soo wareegtay maamulka guud ee Hawada Soomaaliya. Waxa uu sheegay inay jira an caqaba do badan oo ay wajahayaan taas oo ay u gu horay so sida uu sheeg ay Sharciga duul istarayid ka ooansixin u baahan shaqooy in badana ay uga xiranyihiin.

       Dhinaca kalana waxa uu sheegay 13-ka bishaan in magaalada Nairobi uu ka dhacayo Shir weyn oo looga hadlayo maa mulka hjawada Soomaaliya iyo waxyaab ihii u qabsoomay gaar ahaana la weydiin doono hadii la meel mariyay sharciga duu lista hawada Soomaaliya.

      Mareeyaha ayaa tilmaamay in golaha shacabku ay ansixiyeen sharcigaan hata na uu horyaallo golaha aqalka sare loona baahanyahay in si deg deg ah loo meel-mariyo hadii kalana maamulka hawada So omaalliya ay ka tashan doonaan hay’addii horay u maamuli jirtay.

Ciidamada NISA oo Shalay gudaha u galay deegaan lagu arkay Al-Shabaab

       Kolonyo ka tirsan ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaali yeed ( NISA) ayaa waxaa ay gaareen dee gaanka Barujeed oo ka tirsan gobolk a Galgaduud.

       Deegaanka Barujeed ayaa Dorraad wa xaa la sheegay in ay gudaha u soo galeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, iya doona la sheegay in dadka deegaanka ay arintaasi cabsi badan ku abuurtay.

       Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku da rayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab ee galay deegaanka ay dib ugu baxeen, isla markaana haatan ay maamulayaan cii damo ka tirsan kuwa DFS Maxamed Gaanyac Cabdulle Taliyaha Nabadsugida Guriceel oo Hugaaminayey Ciidamada nabad sugida Soomaaliy ee gaaray de egaanka Barujeed ayaa sheeg ay in Al-Shabaab ay ka baxeen deegaan ka, islam arkaana ammaanka deegaanka ay la war eegeen ciidamada DFS

      Sidoo kale Taliyaha ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in Ciidamada NISA ay si wadi doonana howlgallada ka dhanka dagaalamayaasha Al-Shabaab ilaa iyo laga saaro deegaanada ka tirsan gobolka Galgaduud. Ciidamada NISA ee Shalay gaaray deegaanka Barujeed ayaa waxaa ay bilaabeen howlgalo lagu xaqiijinayo am niga deegaanka iyo tuulooyinka hoostaga.

Dad Ku Dhintay Isbuurasho Ka Dhac day Aaskii Qaasim Suleymaani

      Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday M/Kerman ee dal ka Iraan halkasoo Shalay lagu aasayay sarkaal sare oo ka tirsanaa milatariga Iran oo ay dhawaan Mareykanka duqeyn ku dil een. Warbaahinta Iran ayaa ku warantay in 121 qof ay sidoo kale ku dhaawacmeen isbuurashadaasi.

      Malaayiin qof ayaa isugu soo baxday aaska Qaasim Suleyma ani oo lagu aasaya mag aalada u ka soo jeeda ee Kerman.  Dilkiisa ayaa dhaliyay cabsi ah inuu dagaal dhehxmara Mareykanka iyo Iraan. Mareykanku wuxuu sheegay inuu ahaa argagixiso khatar ku ah ciida mmada Mar eykanka.

Mustafe Cagjar oo ballan qaaday inuu somaliland kala hadli doono sidii loo sii deyn lahaa weriye Coldoon

      War qoraal ah oo lagu daabacay barta Facebook-ga Madaxweynaha Dowlad dee gaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Mux umad Cumar ayaa sheegay in ay Soomaa liland kala hadlayaan sidii xurriyadiisa uu u heli lahaa Wariye Cab diMaalik Muuse Coldo on. "Xukuumada deeg aan-ku waxay isku dayaysaa markale inay kala hadasho, madaxwayne Biixi iyo xuku umadiisa .Abdimaalik muuse sidii uu xori yadiiisa u heli-lahaa ! Abdimaalik sh.Muu se” ayuu yiri Mustafe Cagjar.

      Sidoo kale Md. Cagjar ayaa waxaa uu balanqaaday in doorweyn ka qaadanayo sidii loo sii dayn lahaa weriye Cabdi maalik Coldoon oo mudo u xiran Soomaaliland.

      Qoraal uu soo dhigey Barta Facebook ayuu ku sheegay inCabdi Maalik uu yahay astaan u dhaxeysa Soomaali oo dhan, isla markaana dadaal ay ku bixinayaan sidii loo siideyn lahaa.  Iyadoo Biiximaamulkiisa  ay Wariye Coldoon ku eedeeyeen inuu u gefay Somaliland, iyo aflagaaddo la sheeg ay inuu ugeystay dugsiga abaarso.Somal iland ayaa lagu eedeeyay inay xirto dad ka

ka aragtida duwan.

Dad Cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyooday Buuhoodle

       Wasaaradda Caafimaadka Somali land ayaa shaacisay in ka badan 10 Ruux ay saacadihii la soo dhaafay cudurka Shu ban biyoodka ugu geeriyoodeen deegaa no ka tirsan M/Buuhoodle.

      Dadka Cudurkaas u geeriyoodey ayaa kala ah Sideed Carruur ah iyo 2 qof oo we yn,waxaana dadka intooda badan ay ku dhinteen deegaanka Widhwidh oo kamid ah deegaannada hoostaga Magaalada Buuhoodle.Agaasimaha guud ee Wasaar adda Caafimaadka Maxamed Cabdi Xirge eye, ayaa Shalay Warbaahinta sidaasi u she egay,isaga oo sheegay in Wasaarad du ay weli wado baaritaano kale.

       Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa inta asi ku daray in Wasaaradda Caafima adka Somaliland ay gargaar Caafimaad gaarsiin doonto deegaannada hoostaga M/Buuhoo dle oo uu Cudurka Shuban biyo odka ka dilaacay.

Warqad Mareykanka uu ka soo saaray ciidanka Iraq ka jooga oo jahwareer dha lisay

        Jahwareer ayaa ka dhashay warqad ka soo baxday militariga Mareykanka ee I raq, oo si hoose loo dusiy ey, taasi oo lagu sheegay in ciidamada Mareykanka ay isku diyaarinayaan inay dalkaas ka baxaan. Warqa ddaas ayaa waxaa mar dambe diiday was aaradda gaashaandhigga Mare ykanka, oo sheegtay in ciidamada Mareyk anka ay san ka baxeyn Iraq.

      Warqadda oo uu qoray taliyaha ciida mada Mareykanka ee jooga Iraq, Brig,Gen .William Seely ayaa loo diray taliyaha ciida mada Iraq Lt. Gen. Abdul Amir, waxa ana lagu sheegay in ciidamada Mareykan ka "ay isku diyaarinayaan maalmaha ama 7b aadyada soo socda inay ka baxaan Iraq.”

      "Waxaan ixtiraameynaa go’aanka ma dax-banaanidiina ee aad ku amarteen bix itaankeena,” ayaa lagu yiri warqadda.

       Warqadda ayaa timid maalin kadib markii baarlamanka Iraq uu meel-mariyey qaraar ku baaqaya in ciidamada Mareykan ka ay ka baxaan dalkaas. Qaraarka ayaa ah soo jeedin kaliya, mana ahan mid xuku umadda ku qasbaya inay ku dhaqanto.

Saacado kadib warqadda, ayaa xogahaya ha gaashaandhigga Mareykanka Mark Es per iyo taliyaha talisyada ciidamada Marey kanka Jeneral Mark Milley waxay qabteen     shir jaraa’id oo ay ku sheegeen inaysan ji rin go’aan ciidamada Mareykanka looga soo saarayo Iraq.Jeneral Milley ayaa shee gay in warqadda ay ahayd  "mid qalad ah”. Wuxuu intaas ku daray inay ahayd qabyo qoraal, aan loogu talo-gelin in Iraq loo di ro.  Mareykanka ayaa waxaa Iraq ka jooga qiyaastii 5,000 oo askari oo ciidama da da lkaas ka caawinaya dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish.

MUSTAQBALKAAGA AADAN AQOON!!!.

      Burcad Batrol ayaa iskaashatay, Og oow 5 Sanno kadib marka shidaalka la soo saaro iyada oo lagu dhaqmayo (Sha rciga Dorraad la ansixiyay). Qoyska Somal igu celcelis ahaan 3 jeer ayuu ka sii faqri sanaan doonaa sida uu Shalay yahay.

Musuq maasuqa iyo shaqa la’aanta ayaa 6 jibaarmi doono. wadanku waxa uu yee lan doonaa 70-80 hogaamiye kooxeed Shi daal oo Caruurtoodu ey ka dhaxlaan hog aamie nimada, Dabaqado dhaqaale oo aad u kala fog ayaa jiri doono.

      Is Dilka iyo Dagaalada Gudaha ayaa aad loo yareeynayaa. Nabadda Qofku hel ayo ayaana lagu bedelayaa Xuriyada Qof ka, laakin ma jiri doonto haba yaraatee Xuriyadda Qofku dhinacyada dhaqaalaha, Siyaasadda, Aqoonta, fekerka. Shirkado caalamiya iyo dilayaal Ajnabi ah ayaa howshaa fulinayo.

      Haddii khald dhaco,wadanka ayaa dib loo burburin doonaa, si mar kale loogu ha go wadadii lala damacsanaa.

      Waa sida aan ka aragnay waaya ara gnimada heshiisyada nuucaan ah iyo Cul uunta dhaqaalaha Caalamiga ah. Runta ha inkirin, God iyo Ninkiis lama kala qar iyo.Aqoonteeyda gaaban ayaa sidaa ii mu ujinee, Qorshahaa waa naloo dajiyay Gola yaasheenuna waa ansixiyeen.

      Qoraalkaan Dib u Aqri 10 Sanno ka di b, markaa ayaad aamini doontaa.

la soco Qoraalada Dambe: faahfaahinta iyo wadadda loo mari doono, iyo sida tan oo kale mar hore Africa looga hirgaliyay. Ogow kani waa Wadankeyga. NB: Arragti daada xur ayaad u tahay, wixii ka khaldan ka sax,wixii ka dhiman ku dar

. qore :Yahya Amir

Guddoomiyaha Cusub ee Deg. C/Casiis Oo Xilka Si rasmi ah ula Wareegay

     Munasabad kooban uu xilka kula ware egayay G/D/egmada Cabdi casiis Mahdi Faarax Cabdulle ayaa Shalay lagu qabtay xar unta D/C/Casiis ee G/ Banaad ir.Mu nasabadaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa G/ku xigeenka arr imaha Bulshada iyo Wacyigalinta M/G /Banaad ir Marwo Bas ma Caamir Axmed Sha keeti xildhibaano iyo marti sharad kale. Gud oomiye Basma oo xafla da ka hadashay ay aa ka codsatay shacab ka Reer C/asiis inay la shaqeeya an G/Cusub si uu u guto xilkiisa.

Fariintii Qasem Soleimani u waday Sac uudiga ee uu la dhintay iyo qiyaana dii Trump ee Adel Abdul-Mahdi

     Waxaa xog laga helay sababtii uu Jen. Qasem Soleimani u joogay M/Baghdad ee dalka Iraq markii lagu dilay duqeyn ay fuliy een Maryekanka.

     R/wasaaraha Iraq Adel Abdul-Mahdi ay aa sheegay in qorshaha uu ahaa inuu la kulmo Soleimani, oo uu kala hadlo tallaab ooyin la qaadi karo, si loo qaboojiyo xiisad da iska horimaad ee ka dhex oogan Iran iyo Sacuudi Arabia.

      Abdu-Mahdi ayaa yiri "Waxaa qorsh uhu ahaa inaan la kulmo subaxa maalinkii la dilay. Waxa uu u yimid halkan inuu iisoo gudbiyo fariin ka timid Iran oo jawaab u ah ayd fariin ay Sacuudiga u direen Iran, oo aan gudbinay.”

      Waxaa suurto-gal ah in Trump uusan ka war hayn kaalinta uu Soleimani ka caya arayay isku soo dhowaanshaha Iran iyo Sacuudiga, taasi oo la rumeysan yahay in haddii uu ogaan lahaa uusan amri lahayn dilkiisa.  Ama waxaa suurta-gal ah in Tru mp ogaa balse uusan kala jecleyn, sabab too ah Trump waxaa dan weyn ugu jirtaa xiisadda Iran iyo Sacuudiga, si uu hub bad an uga iibisyo Sacuudiga, oo Iran u arka cadowgooda koowaad.

     Weerarka lagu dilay Soleimani ayaa dhacay saacado un kadib markii ay taleef onka ku wada hadleen Abdul-Mahdi iyo Tr ump oo ra’iisul wasaaraha Iraq ka codsa day inuu gacan ka gaysto in dibad-baxa yaasha hareeyey safaaradda Mareykanka halkaas laga saaro.

     Abdul-Mahdi ayaa niyad jab ka muujiy ey in Trump xilli uu dalbanayey in la dhex-dhexaadiyo Mareykanka iyo kooxaha Shii cada Iraq, uu isla dhinac kale qorshayna yey dilka Soleimani.

    Si kastaba, waxaa dhanka kale suurta-gal ah in militariga Mareykanka ee qorshe eyey weerarka aysan ka war-hayn wada-hadalladii Trump iyo Abdul-Mahdi, islamar kaana ay dileen Soleimani markii ay fur sadda ku heleen. Wada-hadallada hoose ee Sacuudiga iyo Iran ayaa la rumeysan yahay inay tahay sababta Sacuudiga ays an weli uga hadal dilka Soleimani.

    Dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed Bin Salman ayaa walaalkiisa ka yar Khalid Bin Salman u diray Washington si xiisadda loo qaboojiyo. Cabsida laga qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe ayaa horseeday in ay wada shaqeeyaan Sacuudiga iyo Qatar oo xiisad ay ka dhaxeyso, si dagaalka loo baajiyo. Qatar ayaa wasiirkeeda arrimaha dibe dda u dirtay Iran, isaga oo isku daya ya inuu Tehran ka dhaadhiciyo in la muu

 jiyo is-xakameyn.

QM oo dalbaday in si deg deg ah loo dhameystiro dastuurka ka hor doorashada

      Ergayga QM ee Soomaaliya, James S wan, ayaa Shalay la kulmay Wasiirka Das tu urka Soomaaliya Saa l



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip