Shabaab oo saddex ruux ku toogtay Gobolka Hiiraan

0
Saturday January 04, 2020 - 18:39:29 in Wararka by
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo saddex ruux ku toogtay Gobolka Hiiraan

    Ururka Al Shabaab ayaa meel fagaaro ah oo ku taallo deegaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan, waxa ay ku too gteen Saddex ruux oo jaajuusnimo ay ku eedeeyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Al Shabaab ayaa meel fagaaro ah oo ku taallo deegaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan, waxa ay ku too gteen Saddex ruux oo jaajuusnimo ay ku eedeeyeen.

Dadkaan Shabaab ay toogteen laba ka mid ah Jaajuusiin ayeey ku eedeeyeen, halka ruuxa saddexaad ay ku sheegeen inuu ahaay Askari.

Fagaaraha deegaanka Buq Aqable ayeey ka dhacday falkan toogashada ah, 

Ragga Shabaab ay dileen ayaa waxaa lagu kala magacaabaa.

1-Cabdi Qaadir Xasan Aadam oo 25-jir ah waxa ay Shabaab ku eedeeyeen inuu Jaajuus u ahaay dowladda Federalka Somaliya.

2-Cabdi Caziiz Axmed Maxamuud oo 28-jir ah waxa ay Shabaah ku eedeeyeen inuu jaajuus ahaay.

3-Faarax Cali Jibriil oo 29-jir ah waxa ay Shabaah ku sheegeen inuu ahaay askari ka tirsan Ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Maxaas ee Wilaayada Hiiraan.

Al Shabaab ayaa badanaa xukuno hal dhinac oo billaa qareen ah waxa ay ku ridaan dadka ay soo eedeeyaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip