
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 4-JANAAYO-2020
Ra'iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dooxa
R/Wasaaraha XFS,Md.Xasan Cali Kha yre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Shalay dalka ka dhoofay ayaa lagu soo dhawee yay M/Dooxa ee xarunta dalka Qatar.
R/Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha G/Banaadir, wa siirka arrimaha dastuurka iyo mas'uuliyiin kale ayaa Dooxa uga qayb gelaya mad asha Dooxa.
Madasha Dooxa oo ay ka qeyb gelay aan madax ka socota qaar kamid ah dow ladaha caalamka iyo hey'ado caalami ah, sanadkaanna looga hadlayo ajandayaal ay kamid yihiin amniga, teknoolojiyadda, dhaqanka iyo ganacsiga ayaa soconeysa Deseembar 14-15, 2019.
R/ Wasaaraha oo sanadihii 2018 iy0 2017 sidaan oo kale uga qayb galay mada sha Dooxa, ayaa intuu joogo Dooxa wax uu kulamo doceedyo la yeelanayaa mad axda Qatar iyo qaar kamid ah madaxda kale ee ka qayb geleysa madasha Dooxa.
Dowladda oo sheegtay in ay howlgal ku dishay ku dhawaad 30 xubnood oo ka tirsan Ururka Al-shabaab
Dowladda
Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal militari oo ay ka fuliyeen ciidan ka xoogga
dalka Soomaaliyeed qeybo ka mid gobolka Shab ee llaha Hoose ku dileen ku
dhawaad 30 xubnood oo ka tirsan Ururka Al-shabaab
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 4-JANAAYO-2020
Ra'iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dooxa R/Wasaaraha XFS,Md.Xasan Cali Kha yre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Shalay dalka ka dhoofay ayaa lagu soo dhawee yay M/Dooxa ee xarunta dalka Qatar. R/Wa