
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 1-1-2020
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay miisa aniyadda Dowladda ee 2020
Madaxweyne
Farmaajo oo dul-istaagay kororka miisaaniyadda DFS ayaa faray Xuk uumadda in ay xoogga saarto
dardargelinta adeegyada bulshada, kobcinta fursadaha shaqo ee dhallinyarada iyo
xaqiijinta musha araadka shaqaalaha Dowladda iyo Ciidama da Qalabka Sida.
Sidoo
kale, Madaxweynaha ayaa adkeey ey qorsheyaasha heer Qaran ee lagu wajah ayo musuqmaasuqa
iyo dadaalka xooggan ee shacabka iyo dowladdu Soomaaliyeed ay ugu jiraan
hirgelinta hannaan maaliyadeed oo hufan. Madaxweyne i Farmaajo ayaa uga
mahadceliyey W/Maaliyadda DFS iyo dhaqaalyahannada Soomaaliyeed diyaarin ta iyo
jaangoynta miisaaniyad waxtar u leh dadka iyo dalka.
Wasiirka Warfaafinta: Badeena sun ayaa lagu shubay
Waxa uu
sheegay arrintaasi inay muuji nayso sun lagu shubay badda, maadaama malaay ga
uu dhintay isaga oo fara badana uu buu xo Xeebta Afaafkeeda hore.
Wasiirka
Warfaafinta ayaa sheegay dowl adda Somaliya inuu la wadaagi doono arrin taasi
una gudbin doono muuqaalka ay duu been si madaxda Qaranka arrintaasi loola so codsiiyo.
Xeebaha Somaliya ayaa markii ho reba waxaa si sharcidaro uga kalluumeysan jiray
maraakiib Shisheeye, sidoo kalena sunta & qashinka isaga soo daadin jiray.
Maamulka Gobolka Banaadir oo dibadbax iclaamiyey
Maamulka G/Banaadir
ayaa waxaa uu icla amiyey in Maalinta Khamiisto ah ee soo soc ota uu M/Muqdisho
ka dhaco banaanbax loo ga soo horjeedo Al-Shabaab.
Maamulka G/Banaadir
ayaa sheegay in banaanbaxaas uu noqon midweyn ioo Shac abka Muqdisho ku muujinaayan midnimadooda iyo in meel loogu soo
wada jeesto Al-Shabaab., Maamulka G/Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in
Al—Shabaab dhi baato ku hayaan Shacabka Gobolkan Bana adir,isla markaana
Shacabka looga baahan yahay inay ka dhiidhiyaan.
Duqeyn Diyaaradeed Oo Ka Dhacday Deegaan Ka Tirsan Gobolka Bari
deegaano
ka tirsan Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkasi ay ka dhacday du qeyn
diyaradeed oo khasaare geysatay.
Dadka
deegaaka ayaa sheegay in Fidkii hore ee Habeen hore a duqeyni ka dhacday
Buuraleyda Calmadow ee Gobolka Bari oo ay ku sugnayeen Alshabaab isla markaana
ay maqlayeen jug culus oo dhacaysay.
Duqeyntaan
ayaa ka dhacday deegaan Madarshaan oo ku yaalla dhulka buuralayda ah ee gobolka
Bari ee Puntland isla markaa na dhowr KM u jira M/Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Warar soo baxaya ayaa sheeg aya in duqeyntaas lagu dilay xubno ka tirsan
Alshabaab oo ku sugnaa deegaanka Mada rshaan in kasta oo ilaa iyo haatan aysan
jirin cid xaqiijin karta khasaaraha ras miga ah ee k a dhashay duqeyntas. Duqeyntaan ayaa ku soo adeysa kadib mar kii Dorraad
ciida mo ka tirsan maamulka Puntland qarax Miino lagula eegsaday nawa axiga
dhulka Buuralayda ah xili ay ku socdaalayeen gaad iid nooca dagaalka ah.
Madaxweynaha Cuba oo
Taleefoonka kula hadlay Farmaajo & Uhuru Kenyatta
Madaxweynaha
dalka Cuba, ayaa sheeg ay wada hadal qadka taleefoon ka inuu kula yeeshay
Madaxw eynayaasha Somaliya & Ken ya Madaxweynaha dalka Cuba, Miguel
Díaz-Canel, ayaa si way n uga walaacsan xa aladda ay ku sugan yih iin
dhaqaatiir u dhalatay dalkaasi oo Shaba ab ay gacanta ku hay aan.
Qoraal uu
ku daabacay Boggiisa Twitte r ka Shalay oo Talaado ah wax aa uu ku sheegay in 2da
Mad axweyne uu ka wareystay xaa ladda ay ku sugan yihiin Dhaq aatiirta 2da ah
ee u dhashay Dalka Cuba kuwaas oo laga qa faashay gudaha Kenya laguna ha yo
gudaha Soomaaliya.isagoo intaa ku daray in 2da Ma daxweyne uu kala hadlay si dii
2daas dhaq tar iyaga oo badqaba ay dib u gu laaban lah aayeen dalalkooda.
Dhaqaatiirtaasi
u dhalatay dalka Cuba, ay aa laga afduubtay aaga M/Mandhera Bi shii April ee
sanadkaankii.tagay
Al- Shabaab
oo dhaqaatiirtaasi gacanta ku haayo, ayaa waxa ay dalbadeen madax fura sho sida
laga soo xigtay Odayaasha G/W aqooyi Bari oo Shabaab wada hadalka dhaq aatiirtaan
ugu tagay.
C/qaasim oo ka hadlay qarixii Muqdisho baaqna u direy Dowladda
Madaxweynihii
hore ee Soomaaliya Ca bdi Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in uu aad uga xun
yahay khasaaraha ka dhash ay qarixii ismiidaaminta ahaa ee 28-kii Bisha an
December ka dhacay Isgoyska Ex-Koon torool Afgooye ee Magaalada muqdisho.
Waxaa uu sheegay in musiibooyinka iyo qar axyada
dalka ka dhacaa yo ay yihiin kuwo horey u soo jirey,isla markaana ay yihiin
kuwo dadka Sooma aliyeed ay gacantooda ku kasbadeen.
Madaxda
dowladda Soomaaliya iyo Shac abka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay inay gacmaha is
qabsadaan si looga baxo dhibaa tada dhinac walba ka heysato dadka Sooma aliyeed.
Qarixii dhawaan ka dhacay isgoys ka Ex-koontorool Afgooye ee Magaalada mu qdisho
ayaa waxaa la xaqiijiyey inay ku ge eriyoodeen in ka badan 100 Ruux tira
intaasi kasii badana ay ku dhaawacmeen,waxaana mas’uuliyada qaraxaas sheegtay
Al-Shabab.
Is-baheysi ka dhan ah dhismaha Galmu dug oo
bilaawday
Madaxweynaha
maamulka Puntland Sac iid Cabdullaahi Dani iyo hoggaamiyaha Ah lu-Sunna Waljamaaca
Macalin Maxamuud Sh.Xasan Faarax, ayaa la sheegay in 7aadk an ay kulan qarsoodi ah ku yeesheen M/Gar owe ee xarunta
maamulka Puntland.
Xogta aan
ka helnay kulankaas waxay sheegeysaa inay 2daas masuul ku heshiiy een in la
fashiliyo doorashada ay XFS gar-wadeenka ka Tahay ee lagu wado inay ka dhacdo
Galmudug.
Ila
wareedyo aad ugu dhaw-dhaw dhina cyadaas ayaa noo sheegay in kulankaas oo
saacado badan qaatay uu Madaxtooyada Garowe ka dhacay 7aadkan, kadib markii
Macallin Maxamuud uu safar qarsoodi ah ku tagay Garowe.
Qodobada
lagu lafa guray kulankaas ay aa kala ahaa, in la fashiliyo qabsoomidda do orashada
Galmudug ee xukuumaddu ay dab ada ka riixeyso iyo in la sameeyo isbaheysi ka
dhan ah madaxda haatan hoggaamisa DF Khayre iyo Farmaajo, kaas oo ku wajah an
doorashooyinka federaalka ee 2020/ 2021-ka, sida aan ku helnay xogta .
Dani iyo
Macalin Maxamuud ayaa gaba-gabadii kulankooda ku heshiiyey in Ahlu-Sun na
qaadacdo nidaamka doorasho ee Galm udug uu ka wado Ra’iisul Wasaare Kheyre,
doodeeda 1aadna ay ka dhigto in dadka reer Galmudug loo madax-baneeyo
masiirkooda, fursadna loo siiyo inay iyagu maamul soo dhistaan. Sidoo kale
Madaxweyne Dani ay aa Macallin Maxamuud u soo bandhigay is baheysi siyaasadeed
oo dhawaan ay aas-aaseen Dani iyo Senetor Cumar Cabdirash iid Cali Sharma’arke
oo maalmo ka hor teg ay Garowe.
Isbaheysigaas
oo ay ku mideysanyihiin madaxda maamulada Puntland, Jubbaland iyo siyaasiyiin
iyo xisbiyo siyaasadeed oo ka le ayaa lagu daray hoggaamiyaha Ahlu-Sun na
Macalin Maxamuud Sh.Xasan, waxuuna u jeedka is-baheysigaasi ku wajahanyahay
doorashada dalka ka dhici doonta sanadka 2020/2021-ka.
Is-baheysigaas
cusub ayaa la sheegay in uu si weyn uga soo hor jeedo in doorashada Galmudug ay
uu ku soo baxo musharax ay wataan madaxda dowladda federaalka
xigashoradiokulmiye.net
2019
Mareykanka waxaa uu Soomaaliya ka fuliyay 63 weerar oo dhanka Cirka ah ku waas
oo lagu beegsaday Ururrada Al-shaba ab iyo Daacish ee ka dagaallama Sooma aliya.
Weerarradii ugu dambeeyay waxaa uu Al-shabaab Axaddii todobaadkan ka fuliyay G/Shabeellaha
hoose halkaas oo uu sheeg ay in uu ku dilay 4 xubnood oo ka mid ah AL-shabaab kuna gubay laba Gaari.
Mareykanku
ma sheegin khasaaraha gu ud ee 63 weerar ka dhashay sanadkan 2019 hayeeshee
hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa ku eedeeyay Mareykanka in uu dad rayid
ah ku laayo islamarkaana qari yo khasaaraha rayidka.
Sanadkii
2018 Mareykanka waxaa uu Soomaaliya ka fuliyay 47 Weerar halka 2017 uu ka
fuliyay 35 Weerar, laakiin Sanadkan 2019 ayey Weerarrada ka sii sara mareen 2da
sano ee ka horreeyay.
Madaxweynaha
Mareykanka Donald Tr ump ayaa markii uu la wareegay talada Wad danka Mareykanka
waxaa uu amray kordhi nta weerarrada ka dhanka ah AL-shabaab iyo Daacish ee ka
socda Soomaaliya.
Wararkii ugu danbeeyey kulamo RW Kheyre uu ka bilaabay Dhuusamareeb
Wararka
ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasa are Kheyre uu kulamo la qaadan doono gud diga
farsamada iyo dhismaha ma amulka Gal mud ug, hoggaanka sa re ee Ahlu-Sunna,
waxgaradka iyo q eybaha kala duwan buls hada
ku nool maga alada Dhuusamareeb.
Kheyre
ayaa waxaa uu kala hadli doon aa dhinacyada uu kulamada la qaadanayo, sidoo
loo bilaabi lahaa soo xulista xildhib aa
nada cusub ee baarlamaanka Galmudug iyo sida ugu haboon ee loo sii amba qaadi
karo howlaha doorasho ee maamulka Gal mud ug,
Sidoo
kale madaxa xukuumadda Galm udug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Ra’iisul
Wasaare Kheyre, ayuu hadda kul an uga socdaa xarunta guriga gobolka ee M/
Dhuusamareeb oo uu deganyahay Kheyre, mana jirto cid ku wehlisa laba masuul
kulan kaas sida ay noo xaqiijiyeen ilo aad ugu dhaw. Caqabado dhowr ayaa
horyaalla soo xul idda Baarlamaanka labaad ee Galmu dug, waxaana markii labaad
dhaqan gali waayey jadwallo uu soo saaray guddiga farsamada maamul dhisidda
Galmudug, waxaana how sha dhismaha maamulka oo ka bilaabanay say soo xulidda
baarlamaanka haatan laga hayaa oo kaliya 20-kii xildhibaan oo ay soo xushay
Ahlu-Sunna, kuwaas oo aan wali la isla ogolaan.
Is qab
qabsi xoog leh ayaa ka dhex-jira beelaha qaar oo ku saabsan xulista xildhib aannada,waxaana jira beelaha qaar oo ku doodaya in xubnihii ay ku lahaayeen baarl amaanka
Galmudug laga siiyey Ahlu-Sunna WalJamaaca.
R/Wasaare
Kheyre ayaa M/ Dhuusamar eeb u yimid sidii uu xalin lahaa tabashoyin ka ka dhashay soo xulista
baarlamaanka Galmudug iyo dib u dhaca doorashada maa mulka, waxaana lagu wadaa
markii xal laga gaaro tabashooyinkaas in la guda galo do orashada maamulka oo
ka dhici doonta M/Dhuusamareeb.
Maxkamada Ciidamada oo 9 ruux xuku no dil iyo xabsi isugu jira ku ridey
Maxkamadda
darajada 1aad ee Ciida mada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xu kunno kala duwan
ku ridday 9 eedeysane oo lagu eedeeyay in ay dilal ka geysteen Muqd isho iyo in
ay ka tirsanaayeen dagaalamay aasha Al shabaab.
Dadka
xukunada lagu ridey oo mid ka mid ah waxa ay tahay dumar iyadoo qaar kalana
lagu ridey iyagoo maqan. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee CQS G/dhe xe
Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaq ay Xukunnada kala duwan oo kala ah ayaa
sheegay in Saalim Siciid Maxamed, Maxamed Xaaji Axme d,Axmed Maxamed Haashim oo
maxkam adda joogay lagu xuk umay dil toogasho ah.
Sidoo kale
Sharma’arke Cumar Axmed, Axmed Faarax Iidle, C/Raxmaan Sh.C/hi, Ra madaan
C/Rixiin Mursal oo maxkamadda ka maqan ayaa lagu xukumay dil toogasho ah.
Ugu
dambeyntii waxa ay maxkamadu ku xukuntay 15 sano oo xarig ah Faadumo Xus een
Cali Caddaawe oo maxkamadda joogt ay halka C/Naasir Axmed C/qaadir oo max kamadda
ka maqan lagu xukumay xabsi daa ’in. Eedaysanayaashaan ayaa Maxkamada Ciidanka
qalabka sida ku eedaysay dilal qo rshayn oo loo gaystay Nabadoono ,Saraakiil
Boolis iyo mas’uuliyiin ka tirsan DFS.
Safiirka Imaaradka ee Somalia & Wakiil QM oo Muqdisho ku kulmay
M/Muqdisho
waxaa kulan gaar ah ku ye eshay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soo maaliya
Maxamed Axmed Cusmaan Xamaa da oo maalmihii la soo dhaafy ku sugnaa Mu qdisho
iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya Am b, James Swan.
Safiirka Imaaraadka Carabta oo todobaadya dii la soo
dhaafy ku sugnaa Muqdisho wax aa uu dhawaan la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda
Soomaaliya Axmed Ciise Caw ad,waxaana la filayaa in Maalmaha soo soc da uu la
kulmo madax kale.
Dowladaha
Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa xilligaan xiriirkooda waxaa uu yahay mid
hoos u dhacay tan iyo markii uu xumaaday,kadib markii Dowladda Soomaal iya ay
Garoonka Muqdisho ku qabatay lacag dhan 10 Milyan oo Dollar oo laga lahaa Ima araadka.
Waxaa
sidoo kale Baarlamaanka Soom aaliya ay cod u qaadeen qodob ku saabsa naa in
dalka laga saaro Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta
oo Soomaaliya ka caawin jirtay dhinaca tab abarada Ciidamada.
Madaxweynaha Puntland oo laba arrimo od u tegaya Boosaaso
Madaxweynaha
Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maa lmaha soo socda
waxaa la filayaa in uu tago Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari iyo
deegaano kale oo ka tirsan Punt land. Siciid Deni oo haatan ku sugan garo owe
ayaa safarkiisa Boosaaso,kaddib wax aa la flayaa in uu tago Gobolka ay puntland
u taqaano Gardafuu,waxaana socdaalkiisa uu ku qotomaa laba arrimood oo kala ah.
1: Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari oo bilihii la
soo dhaafay ay ka jirtay xaalad Amni darro in uu kala Shiro saraakiisha Amniga
iyo in la bilaabo fulinta mashaariic iyo qod obo kale.
2: Safarkiisa uu ku tagayo Gobolka ay pun tland u
taqaano Gardafuu ayaa waxaa uu aa dan yahay in gobolkaas uu xilligaan Go’doon
ku jiro,kaddib markii wadooyinkii soo galay ay uu Roobka jarey in uu tuso
indhaha Caa lamka si loogu soo gurmado wadatashiyo kalena uu la yeesho Maamulka
iyo qeybaha Bulshada. Madaxweynaha Puntland Siciid C/hi Deni ayaa horey u
sheegay in Puntland ay dagaal kula jirto Xubno ay ka mid yihiin Kooxda Daacish
oo mararka qaar falal amni darro ka geysata qeybo kamid ah gobolka Bari.
Wararkii ugu dambeeyay Mooshin xilka qaadis ah oo laga Gudbiyay
Madaxweyne Waare
In ka
badan 40 xildhibaan oo ka tirsan ba arlaamanka maamulka Hirshabeelle ayaa
Madaxweynaha maamulkaasi ka gudbiyay Mooshin xilka qaadis ah sida ay
xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maam ulkaasi.
Qaar ka
mid ah Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa Risaala u xaqiijiyay in Mo oshinkaan
dhawaan loo gudbiyay Guddoon ka baarlamaanka Hirshabeelle. Waxa ay she egeen in
Guddoonka baarlamaanka ay ka dalbanayaan in uu fadhiisiyo xildhibaanada si
looga doodo Mooshinkaan laga keenay Madaxweyne Waare.
Xildhibaanada
ayaa xusay in Madaxwey ne Waare uusan waxba ka qaban dhibaat ooyinka jira
degaanada maamulka Hirshab eelle, islamarkaana inta badan xildhibaana da uu
Wasiiro ka dhigay si aan xilka looga qaadin.
Dowladda
Soomaliya ayay sheegeen in ay faragalin ku heyso Mooshinka laga Gudbi yay
Madaxweyne Waare, islamarkaana waf di ka socda ay soo gaareen Magaalada Jow har.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in uu lun saday xuquuqdii loogu tala galay Xildhib aanada
maamulka Hirshabeelle.
Dib u dhac ku yimid ku dhawaaqista Xildhibaanada Galmudug
Dib u
dhac ayaa ku yimid ku dhawaaq ista Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug
sidda ay xaqiijiyeen xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka maamulka Gal mudug.Waa
markii labaad ee uu Fashilmo Jadwalka ay soo saareen Guddiga doorash ooyinka
maamulka Galmudug.
Ilo
Wareegyo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Risaala u xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaara ha
Soomaaliya uu ku howlan yahay sidii loo xalin lahaa Khilaaf xooggan oo ka
taagan soo xulista Xildhibaanada Galmudug.
Qaar ka mid ah beelaha degaanada maamu lka Galmudug
ayaa horay walaac uga muuj isay Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug. Waa
markii 2-aad ee uu guddi gan ku fa shilmo dhowrista jadwalka doora shada, lam ana
sida ay u fulin-doonaan hawl aha kale.iiyaga oo tacsi u direy dadkii ku dhi ntey.Xigashoradiorisaala.com
Kumanaan ku dibad-baxay safaaradda Mareykanka ee Iraq
Duqeymahaas oo dhacay Axaddii ayaa dhal iyey carro
iyo cambaareyn ka timid saraaki isha sare ee Iraq, ha se yeeshee dowlad da
Mareykanka ayaa difaacday ficilladee da, waxaana ay ka digtay inay mar kale wee
rari doonto.
"Uma
ogolaan doonno Iran inay ku baxs ato inay maleeshiyo hoos tagta u adeegstao inay
ku weerarto danaha Mareykanka,” wax aa sidaas weriyayaasha u sheegay sarkaal ka
tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka. Duqeymaha Mareykanka ayaa
beegsaday baqaarada hubka iyo goobaha lo oga taliyo kooxda Kataeb Hezbollah ee
da lka Iraq iyo Syria, waxaana ku dhintay 25 qof, ayada oo tobaneeyo kale ay ku
dhaaw acmeen.
Saraakiisha
Mareykanka waxay sheege en in duqeymaha ay jawab u ahaayeen gan taal lagu soo
weeraray saldhig military oo Mareykanka uu ku leeyahay Iraq, kaasi oo lagu
dilay qandaraasle Mareykan ah.
Saraakiisha
waxay intaas ku dareen in caddeymaha la helay ay muujiyeen in shaki la’aan ay
weerarka ka dambeysay kooxda Kataeb Hezbollah. R/W Iraq, Adel Abdul Ma hdi ayaa
Isniintii cambaareeyey duqeymaha, waxaana bayaan uu soo saaray uu ka digay in
ficillada Mareykanka ay yihiin kuwa aan la aqbali karin "oo yeelan doona
caqaabih halis ah.”
Ciidamada DANAB Oo Shalay La Wareeg ay Deegaano Cusub
Guutada
16aad ee kumaandoosta Dan ab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa Shalay gobalka
shabeellaha Hoose ka fuliy ay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in
Al-shabaab looga xoreeyo deegaannada ay kaga sugan yihiin Gobolkaas.
Ciidanka
kamaandoosta ayaa si buu xda Al-shabaab uga xoreeyay Tuulooyinka Moradiinle,
Buula Miskiin, Macallinka, Bala dul Amiin, Raqayle, Sabriye iyo Buula
Bashiir.Taliyaha Guutada 16aad ee Danab G.le Ismaaciil ayaa sheegay in 20 kamid
ah Alshabaab lagu dilay intii uu socday howlga lka waa sida uu hadalka u
dhigay.
Taliye Ismaaciil ayaa sheegay inay sii waday aal
howl-gallada inta Al-shabaab laga saara yo dhammaan deegaannada ay sugan yihiin
Gobolka Shabeellaha Hoose.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 1-1-2020
Labada gole oo ansixiyay Miisaaniyada sanadka 2020 Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqa lka Sare ayaa kulan ay yeesheen wa xa ay Shalay ku ansixiyeen Miisaaniyad da Sanad ka 2020. 188 Xildhibaan ayaa ogolaa tay ansixinta Miisaaniyadda Sanadk