Madaxweynaha DDS oo ka hadlay qarixii ka dhacay Muqdisho

0
Sunday December 29, 2019 - 21:35:48 in Wararka by
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha DDS oo ka hadlay qarixii ka dhacay Muqdisho

    Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka iyo xukuumada soomaaliya, wuxuuna uga tacsiyeeyay dadkii Shacbaka ahaa ee ku waxyeeloobay qarixii ka dhacay Muqdisho. Madaxwaynaha DDS ayaa cam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka iyo xukuumada soomaaliya, wuxuuna uga tacsiyeeyay dadkii Shacbaka ahaa ee ku waxyeeloobay qarixii ka dhacay Muqdisho. Madaxwaynaha DDS ayaa cambaareeyay qaraxaas oo mas'uuliyadiisa aysan jirin cid sheegtaya. Madaxwaynaha ayaa ilahay uga baryay dadkii ku dhintay qaraxan in uu Janadii fardawsa ka waraabiyo inta dhaawacana caafimaad deg deg ah uu siiyo. ku hdowaad 100 Ruux ayaa la xaqiijyey inay ku geeriyoodeen qarixii ka dhacay Magaalada Muqdisho Sabtidii shalay,waxaana qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxaas maanta daawo ahaan loogu qaadayaa dalka Turkiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip