
Turkiga oo ciidamo u direya wadanka liibiya.
Dowladd Turkiga ayaa waxaa ay ciidamo u direyaa Xukuumadda caalamka uu aqoonsanyahay, ee fadhigeedu uu yahay, magaalada caasimadda u aha wadanka liibiya, ee Tiriboli.
Madaxweyne Erdogaan ayaa yiri; waxaa hadda codsi naga soo gaarey Dalka kuyaala woqooyiga afrika ee layiraahdo liibiya, waxaana u diri donna ciidamo militeri ah oo difaaca dowladda sharciga ah ee Kajirta Dalkaas, lkn Erdogaan ma uusan sheegin caddka ciidamada Turkiga ah ee uu ,u direyo liibiyada ay dagaaladu ka holceyaan.
Waxaa warkaan warbaahinta caalamka la wadaagey, wasiirka arimaha gudaha dalka Turkiga, Fathi Bashagha oo kamid ah wafdi uu hugaamineyo madaxweyne Eardogaan oo kusugan Dalka Tunis,
Wasiirka oo sii hadleyey ayaa waxaa sheegey in aan in dhaha laga laaban Karin sharciga oo ay kutumaneyaa kooxo uu ku sheegey in ay yihiin, qas wadayaasha liibiya, waxaana fafileyaa in 7 bisha fooda inagu soo haaysa ee January 2020 uu cod u qaado baarlamaanka turkiga he shiis dhex marey hugaamiyaasha labada Dal,
Waxaa sii kor dheeyey waayihii ugu dambeeyey, dagaalada wadankaasi markale dib ugu bilaawday, waxaana hadda muuqaneysa in xaalka wadanka liibiya ay faraha ka siibaxayso.


0 




Turkiga oo ciidamo u direya wadanka liibiya.
Dowladd Turkiga ayaa waxaa ay ciidamo u direyaa Xukuumadda caalamka uu aqoonsanyahay, ee fadhigeedu uu yahay, magaalada caasimadda u aha wadanka liibiya, ee Tiriboli. Madaxweyne Erdogaan ayaa yiri; waxaa hadda codsi naga soo gaarey Dalka kuyaala woq