Ciidamada Itoobiya oo Deegaanka Leego Bandow ku soo rogay

0
Tuesday February 23, 2016 - 11:52:04 in Wararka by
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Itoobiya oo Deegaanka Leego Bandow ku soo rogay

    Wararka ka imaanaya Degaanka Leego ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Itoobiya ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM in deegaankaasi ay Bandaw ku soo rogeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Degaanka Leego ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Itoobiya ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM in deegaankaasi ay Bandaw ku soo rogeen.

Bandawga ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii Ciidamada Itoobiya halkaasi lagu weeraray, iyadoo weerarkaasi ayka dambeeyeen Al-Shabaab.

Ciidamada AMISOM ee Itoobiya ka socda ay magaalada Bandaw ku soo rogay, lamana oga xiliga uu ku eg yahay Bandowga ay ciidamada Itoobiya iclaamiyeen.

Dhanka kale Bandawga Leego lagu soo rogay ayaa la sheegayaa inuu bilaaban doono Koow iyo Tobanka Galabnimo kaas oo ku eg ilaa Waabiriga xiliga salaada Subax.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip