HALKAAN KA AKHRISO W.W GADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-dec-2019 18/12/2019 -

0
Wednesday December 18, 2019 - 09:06:50 in Wararka by
  • Visits: 1408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W GADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-dec-2019 18/12/2019 -

    RW KHAYRE OO GENEVA KULA KULMAY WASIIR KA ARRIMAHA DIBADDA SWEDEN Ra'iisul Wasaaraha XFS Md. Xasan Cali Khayre ayaa M/Geneva ee dalka Swizerland kulan kula qaatay wasiirka arrimaha dibadda Sweden, ann chris tin lin de, oo kamid ah madaxda Gene

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RW KHAYRE OO GENEVA KULA KULMAY WASIIR KA ARRIMAHA DIBADDA SWEDEN Ra'iisul Wasaaraha XFS Md. Xasan Cali Khayre ayaa M/Geneva ee dalka Swizerland kulan kula qaatay wasiirka arrimaha dibadda Sweden, ann chris tin lin de, oo kamid ah madaxda Gene va uga qayb



Ann-Christin-Linde-Kheyre unnamed-1geley sa madasha qaxooti ga addu unka ee loo ga hadlayo xal u hel idda qaxootiga caal amka.

R/Wasaare Khayre iyo wasiirka arrima ha diba dda Sweden ayaa kulankooda uga wa da hadl ay barnaamijka deyn cafinta, xoojinta xariirka 2da dowladood iyo taageerada Swed en ee di bukabashada iyo qorshayaasha dibuhabe ynta, waxa ayna isla qireen inay jirto baahi we yn oo loo qabo in si dhaqsa ah guul looga ga aro hadafyada ku xeeran barta go’aan gaarid da ee barnaamijka deyn cafinta.

Dowladda Sweden ayaa Soomaaliya ka ta ageertaa barnaamijyada dibukabashada, dibuhabeynta iyo dibudhiska dalka. Kulanka ay aa qayb ka ah shirar doceedyada uu R/ Was aaruhu la qaadanayo qaaar kamid ah madax da ka qayb galeysa madasha Qaxootiga.

R/Wasaaraha oo shalay madaxweynaha Tu rkiga, Recep Tayyip Erdoğan, la yeeshay kul an looga hadlay xoojinta xariirka, iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga, ayaa Shalay ka qa yb galay madasha qaxootigaoo berri lasoo xir ayo.

JAMES SWAN "XAALADDA JUBBALAND WELI WAXAA AY TAHAY MID AAN DEGANEYN”

arabsat A-4-696x430 Waxaa M/Kismaayo ee ah Caasimadda K MG ah ee Jubbaland ayay Shalay ku kulam een Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxa med Islaam Axmed Madoobe iyo Wakiilka Q/M ee Sooma aliya James Swan.

Kulanka u dhexeey ay Axmed Madoobe iyo James Swan ayaa looga hadlay Arimaha Doo rashooyinka 2020 Khilaafka DFS iyo Dowl adaha Xubnaha ka ah iyo cafinta daynta lagu leeyahay Soomaaliya Dhamaystiria Dastuurka iyo qodobo kale.

Wakiilka QM Mr.James Swan ayaa shee gay in xaalada siyaasadeed ee Jubbaland weli ay tahay mid aan deganeyn, hayeeshee Jubba land iyo shacabkeeda ay leeyhihiin door ay ka qaataan ku guuleysiga hadafyada 2020.

"Inkastoo xaaladda siyaasadeed ee Jubba land ay tahay weli mid aan deganeyn, hadda na Jubbaland iyo shacabkeeda waxa ay leeyhi hiin door ay ka qaataan ku guuleysiga hadafya da 2020, ma rajeyneyno in aragtiyadooda la is ka indhatiro,”ayuu yiri Ergayga QM Somaliya.

Kulanka u dhexeeyay Madaxweynaha Jub baland Axmed Madoobe iyo James Swan ayaa waxaa qeyb ka ahaa xubno ka socda Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD oo Shalay tegay Kismaayo.

RW KHEYRE OO SHALAY KA QAYB GALAY MAD ASHA QAXOOTIGA ADDUUNKA

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Md. Xas an Cali Khayre oo sha lay gaaray Switzerland ayaa Shalay magaalada Geneva uga qayb galay madasha qaxootiga adduunka oo looga hadlayo arrimaha qaxootiga.

Madasha qaxootiga adduunka oo ah tii ugu horreysay ee la qabto, ayaa sanadkaan diirad da lagu saarayaa isku dubba ridka wadaaga dhibaatadajirta iyo mas’uuliyadaha, waxbarash ada, shaqada iyo waxyaabaha aasaaska u ah nolosha, tamarta iyo kaabayaasha dhaqaala ha, xalka iyo awoodda difaaca.

Ka qayb galayaasha ayaa ka hadlaya xaal adda taagan iyo sida loo xoojinayo ka jawaabi dda caalamiga ah ee arrimaha qaxootiga iyada oo addunyada dacalladeeda ay ku suganyihiin Malaayiin qof oo ay saameeyeen dagaallo, rabshado iyo dhibaatooyin kale.

WASIIRKA BOOSTADA IYO ISGAARSIINTA OO LA KUL MAY MADAXA SHIRKADDA ARABSAT

mush Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiin ta iyo Teknolojiyadda Eng Cabdi Cashuur Xas an oo booqasho ku jooga dalka Sacuudi Cara biya ayaa waxa uu kulamo la qaatay Masuuliy iinta Ururka Dayaxgacmeedka Carbeed ee loo yaqaan ARABSAT oo saldhigiisu yahay M/ Riyaad.

2-61 Madaxweynaha ah na Agaasimaha Guud ee ARABSAT Mudane Eng. Khalid A. Balkheyour oo ku soo dhoweey ey wafdiga xarunta Ururka ayaa waxa uu shee gay in ay soo dhoweynayaan ka qeybqaada shada firfircoon ee soomaaliya ee howlaha Uru rka ARABSAT maadaama dalkeenu uu ka mid yahay saamileydii asaastay Ururka, kulamad an labada dhinaca oo ku soo dhammaadey isafgarad ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay sidii dowladda Soomaaliya uga faa’iideysan la hayd adeegyada ARABSAT iyo sidii dalkeena loogu caawin lahaa kaalmo farsamo oo la xiriirka dhinaca horumarinta Isgaarsiinta.

"Waxaa naga go’an in aan si firfircoon uga qeybqaadano dhammaan howlaha Guddiyada, Hay’addaha iyo Urrurada Gobol, Qaaradeed iyo Caalami ee isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda, kuwaas oo aannan badankood ka dhex muu qan muddo, taasna waxa ay muhiim u tahay wadaagista khibradaha iyo mideynta dadaal ada,” ayuu yiri wasiir Cashuur oo intaasi ku da ray "Iskaashiga iyo iskuxirnaanshaha adduun ka gaar ahaan dhinaca tiknolojiyadda waxa uu marayaa Shalay heer aysan suurtogal ahayn in aan gooni u socono, daddaaladan dhamaa ntoodna waxa ay leeyihiin hal ujeedo oo ku sa absan fulinta qeybaha kala duwan ee Siyaas ada iyo Istaraatiijiyadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda’’ ayuu hadalkiisa ku soo gab agabeeyay wasiirku.

Sidoo kale wafdiga Wasiirka Boostada Isga arsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa waxa ay boo qasho ku tageen xarunta safaaradda dalkeena ee M/Riyaad halkaas oo ay kula kulmeen dib lomaasiyiinta ka howlgeshasafaaradda, Wasiir ka ayaa waxa uu warbixin ka siiyey diblomaasi yiinta xaaladda dalka, howlaha Tubta horumar inta dhaqaalaha dalka gaar ahaan howlaha ay sida gaarka ah ugu xilsaarantahay Wasaarada

Wafdiga Wasaaradda oo uu ka mid yahay Maareeyaha Hay’adda isgaarsiinta Qaranka Md. Cabdi Sh.Axmed ayaa muddada ay joog aan dalka Sacuudigaa waxa ay ka qeybgali do onaan Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Tikno lojiyadda dalalka carbta, waxa ayna sidoo kale kulamo gaar ah la yeelan doonaan masuuliyiin ta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dalka Sacuudi carabiya.

MADAXWEYNIHII HORE EE PAKISTAN PERVEZ MU SHARRAF OO DIL LAGU XUKUMAY

Maxkamad milatari ayaa ku xukuntay dil hogaamiyihii hore ee dalka Pakistan General Pervez Musharraf. Fadhi gaar ah oo ay Maxka mada Milatariga ku yeelatay Magaalada Isla mabad ayaa lagu helay Musharraf saddex dam bi ah oo qiyaano qaran ah.

Gen Musharraf ay aa afgambi milatari ku la wareegay xukunka dalka Pakistan sanadkii 1999 waxana uu soo noqday Madaxweyne intii u dhexeysa 20012008.Gen Musharraf ayaa ku nool dalka Isutag ga Imaaraadka carabta tan iyo sanadkii 2016 kii kadib markii loo oggolaaday in baaritaan caafimaad uu dalkaas ku tago.

Perves oo 76 sano jir ah ayaa bishii hore isagoo ku jira isbitaal waxa uu ka soo muuq day muuqaal video ah isagoo beeniyay eede ymaha loo soo jeediyay.

Kulan looga hadlayey doorashada soo socota oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho waxaa Shalay kulan ku yeeshay Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo ay hoggaamineysay Guddoomiya ha guddiga Xaliimo Yare ey iyo Xubno ka soc da Wakiilada Beesha Caal amka ee Soomaali ya. Kulanka oo ay siwadajir ah u shir gudoom inaye en Xaliimo Yareey iyo Xubno ka socday Xafiis ka howlgalka kaalmaynta qaramada mido obay ee soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay u Diyaar garowga Soomaaliya ee doorashada qorsheysan ee qof iyo cod ah 2020ka. Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa xubno ka socday saaxiibada Soomaaliya iyo deeqbixiyeyaasha oo ay ku jireen mashru uca (BUILD), Howlgalka M/Afrika ee Soomaa liya (AMISOM), Xafiiska Haw eenka ee Q/M iyo Xafiiska Q/M ee adeegyada mashruuc (UN OPS). QM ayaa ka taageereysa Gudiga Mad axabannaan ee Doorashooyinka Qaranka kaalmada farsamo ee dorashoyin ka Qaranka

WASAARADDA WAXBARASHADA OO LA WAREE GTAY ISKUULO KU YAALLA MUQDISHO

FB_IMG_1576588462520-696x464 Iskuulada Almacaarif iyo AlMathal markii horana la isku dhihi jiray 2ka October oo ku ya ala Degmada Waabari ee G/Banaadir ayaa waxaa si rasmi ah Shalay dib ula wareegay W/ Waxbarash ada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XF Soomaaliya.

Agaasimaha Guuud ee Wasaaradda Wax barshada iyo Agaasimaha Waxda Dugsiyada Dalka ayaa lagu wareejiyay waxaana talaabad aan tahay mid muujineysa in Dowladda ay fu rsad u heshay nidaam Waxbarsho oo dowli ah in Dalka uu ka hirgalo, waxaana haatan xaru mo waxbarasho oo ay kal hore dowladdu la wa reegtay wax lagu baraa carruur Soomaaliyeed oo waalidiinta awoodin inay geeyaan goobaha waxbarashada ee sida gaarka ah loo leeyah ay..

Agaasimaha dugsiyada Dalka Muuse Max amed Caraalle ayaa ardayda iyo walidiinta u cadeeyay in labadaan iskuul ee lala wareegay si lacag la’aan ah ardayda wax loogu bari doo no..Wasaaradda Waxbarshada Soomaaliya waxa ay toos ula soo wareegtay ilaa 25 iskuul, iyadoo qorshaha Wasaaradda uu yahay in dhamaann goobihii waxbarashada ee dalka ku bur buray ay la wada wareegto,

FAAHFAAHINO KA SOO BAXAYA DAGAAL SAA KA KA DHACAY DEGMADA BALCAD

2-60 Wararka ka imanaya D/Balcad ee G/ Sh/ Dhexe ayaa sheegaya in Shalay waaberigii uu dagaal ku dhex maray bar koontarool oo ku ta al degmada Balcad ciidamo Milatariga Sooma aliya ah iyo dagaalamayaal AlShabaab ah.

Barta Koontarool ee dagaalku ka dhacay ay aa ku taal dhinaca galbeed ee degmada Bal cad waxaana rasaas xoog leh laga maqlay salaadii subax kadib.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qas aare labada dhinac uu soo kala gaaray,balse waxaa la xaqiijiyay in 2 Askari oo ka tirsanaa ciidamadii ku sugnaa barta koontarool ay ku dhinteen.

Hayadda-696x391 Sidoo kale waxaa ay wararka sheegayaan in qof rayid ah oo ahaa beeralay ku kalahayay beertiisa ay rasaastii la is weydaarsaday ay ku dhacday uuna u dhintey dhaawacii soo gaaray.

Dagaalamayaasha AlShabaab oo maam ula deegaanada ku yaal galbeedka degmada Balcad ayaa weeraro ku soo qaada mararka qaar magaalada Balcad.

TALIYAHA CIIDANKA ASLUUBTA OO SHEEGAY IN LAGA BEEN ABUURAY

Mahad Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu daabacay baraha bulsha da, kaasi oo ku saabsana Taliyaha Asluubta laga ce liyay xarunta Madaxtooya da Qaranka.

galmudug Taliyaha Ciidanka Aslu ubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdirax maan Aadan oo la hadlay Warbaahinta Dowl adda ayaa sheegay in madaxtooyda Qaranka aan loo diidin, isla markaana aysan sax ahayn in uu xoog ku galay,madaxtooyaduna qof iyo shan qofba aan xoog ku geli Karin.

"Waxaan daba joogaa hadal been abuur ah oo ah in taliyaha ciidanka Asluubta laga ce liyay Madaxtooyada Qaranka, waa dacaayad waa dulmi, waa aflagaaddo, waa xumaan dal ka ka jirin dad abuuraya waaye, waa dad xu maan abuuraya, danta ay leeyihiin iyagaa og, dadkaas waxaan u fasirayaa inay yihiin dad do wlad diid ah, aniga madaxtooyada xoog kuma gelin, cid ii diidayna ma jirin”. Ayuu yiri Taliya ha ciidanka Asluubta.

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xusay inay jiraan dad beenta ku qaraabta oo doonaya inay xumaan ka dhex sameeyaan Ma daxda iyo shacabka, waxaana uu intaa ku dar ay inaan loo dulqaadan doonin wararka been abuurta ah ee laga faafinayo madaxda.

WAARE OO SARAAKIISHA CIIDAMADA AMISOM KALA HADLAY DAGAALKA ALSHABAAB

Madaxweynaha D/G/HirShabeelle Ma xamed Cabdi Waare ayaa Shalay kulan kula qaatay Aqalka Madaxtooyada HirShabeelle ee Jowhar Saraakiisha Ciidamada Burundi ee AM ISOM ee ka howlgalLa Gobolka Shabeellaha Dhexe. Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen Arimo la xiriira Amniga Deegaanada HirShabeelle iyo sidii loo fulin lahaa howlogal ka dhan ah oo la isugu furaayo wadooyinka deegaannada HirShabeelle.

Madaxweyne Waare ayaa uga mahad celi yey Ciidamda AMISOM gaar ahaan kuwa Buri ndi sida ay uga qeyb qaadanayaan dagalka ka dhanka ah AlSha baab ee ka socda deegaanno ka tirs an HirShabeelle.

Saraakiisha Ciida mada AMISOM ay aa dhankooda wa xaa ay balan qaadeen inay xiriir wadashaqyen ah la yeelan doonaan Ciidamada kala duwan ee ka howlgalla HirShabeelle,isla markaana ay kordhin doonaan howlgalka ka dhanka ah AlShabaab.

HALKEE AYEY MARAYSAA DADAALKA DEYN CAFINTA SOOMAALIYA?

Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa sheegtay inay 7baadka soo socda ka shaqeyn doonto sidii dhinacyada leh ay ku cafin lah aaye en deynta shanta bil yan ee dollar ah ee la gu leeyahay Soomaal iya.

Haddii sidaas ay dhacdo, ayay hay’adduu sheegtay, inay Soomaaliya ka caawin karto dib u dhis iyo dib usoo kab asho dhaqaale oo ay sameyso.

Hadalka IMF ayaa ku soo beegmaya aya doo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Don ald Yamamoto uu dhowaan sheegey inuu sha qada ka tagi doono haddii dowladdiisa aysan ka shaqeyn waddadii Soomaaliya looga cafin lahaa deynta.

WARARKII UGU DAMBEEYEY HOWLAHA DOORA SHOOYINKA GALMUDUG

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee xareyn ta Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhi baannada Baralmaanka D/G/Galmudug ayaa ka soconeysa M/Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Guddiga farsamada maamul u sa meynta Galmudug ayaa wada si dii loo dhame ystiri lahaa odoyaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanna da, iyagoo guddiga hoos ta ka xariiqay in muddo 3 cisho ah ay u qabteen xa linta ciddii cabasho ka qabta soo xulista odoyaa sha dhaqanka.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku daraya an in guddiga ay haatan meel gabo gabo ah u mareyso xareynta odoy aasha soo xuli doono Xildhibaannada ka mid noqonaya Baarlamaan ka Dowlad goboleedka Galmudug.

Shalay ayay ahayd markii Xildhibaanno ka tirsan Goleyaasha Shacabka iyo Aqalka ee dal ka ay tegeen magaalada Dhuusamareeb, wax aana haatan magaalada ku sii qul qula mas’uu liyiin kala duwan. Sidoo kale Shalay ayay ku beegneyd xilligii loo qorsheeyey inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeen kiisa,hayeeshee aan weli Xildhibaanna da las oo xulin.

XAALAD KA TAAGAN DEGMO AY GO’DOOM IYEEN ALSHABAAB

Waxaa xilligaan laga deyrinayaa xaalada nololeed dadka ku nool degmada ceelwaaq oo ka tirsan gobolka gedo,halkaas kadib markii ay go’doomiyeen Xubno ka tirsan ururka AlShabaab.

Gudoomiyaha D/Ceelwaaq ee G/Gedo Sa hal Macallin Aadan oo la hadlay R/risaala ayaa sheegay in dadka kunool degmadaasi ay hays ato xaalad nolol xumo oo aad u liidato,kadib go’doonka ay saareen. Sidoo kale waxaa uu sheegay in degmada aysan laheyn garoon diy aaradeed oo ay dadka adeegsadaan,taasina ay sababtay in maciishda ay kor u kacdo.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in degma da aysan kajirin adeegyadii ay u baahnaayeen bulshada ee asaasiga ahaa sida caafimaadka iyo waxbarashada loona baahan yahay in si deg deg ah arintaasi wax looga qabto.

MAREYKAN OO QAAR KAMID AH CIIDANKIISA KA SOO SAAREYA AFGHANISTAN.

Xoghaaya defaaca Mareykanka mark ES per ayaa waxaa uu sheegey, in ameerikaanku, uu dhimeyo, ciidamadiisa jooga Dalka Afgaan istaan, iyada oo aaney jirin wax heshiis ah oo dhanka nabada ah, oo u dhexeeya Xukuumad aha, Kaabuul iyo waashi nton. waxaan isku diya arineynaa ahmiya da ist iraatijiyadeed ee inagala dhexeeysa D/shiinaha, ayuu yirimark Esper oo ah xog haayaha, daif aaca mareykan ka. Madaxweyne Tram ayaa waxaa lafileyaa in dhawaan uu ku dhawaaqo goorta dhabta ah ee uu mareykanku ciidamad iisa ugu horeya ka soo saareyo Dalka Afgaa nistaan. waxaana lagu sheegey tirade ciidan ka laga soo saar eyo Afgaanistaan ilaa iyo 4000 oo askari, waxa ana lafileyaa in dhawaan ay dib u bilaawdaan wada hadaladii Ururka Taalibaan iyo marey kanka.

Madaxweyne TRAM ayaa dhawaan waxaa uu booqasho aan horey lo shiicin ku tagay, wad anka afgaanistaan isaga oo lakulamey ciidan mareykanka, ee jooga Dalkaasi, waxaa uuna ug u mahadceliyey shaqada wanaagsan ee ay ka haayaan Wadanka AFgaanistaan

Mareykanka iyo xulafadiisa ayaa dagaal qa at ay ku dhawaad labaatansano,waxaa ay lagale en Ururka Taalibaan oo ay Dalka afgaanistaa ka afgembiyeen, Duulaankii ameerikaanka iyo saaxibadii ay ku qaadeensanadkii2001 wax aase hadda muuqatain mareykanku uu gar aawsaday, in aanu guusha ku imaan karrin, fagaaraha dagaalka oo Qura..

SHIRKADDA BOEING OO HAKINEYSA SAMEYNTA DIYAARADA 737 MAX IYO SABABTA KEENTAY

Shirkadda sameysa diyaaradaha ee saldhi geedu yahay dalka Mareykanka ee Boeng ay aa sheegtay in ay si kumeelgaar ah u hakin do onta sameynta diyaaradda nooceedu yahay 737 max, marka la gaaro bisha Janaayo ee sanadka 2020ka. Shirkadda ayaa muddooyin kii dambe sameyn eys ay diyaaradda 737 max, xitaa ka dib markii shirkado badan ay joojiyeen isticmaalka 737 max, kadib markii ay dhacday laba jeer.

shirkadda boin 737 oo joojineysa Inkabadan saddex boqol oo qof ayaa ku dhintay, kadib markii diyaaradda 737 max ay ku burburtay dalalka Indonesi iyo Itoobiya, wax aana sababta ay diyaaradahaas u dhaceen la gu sheegay cillad ka jirta naqshadda cusub ee loo farsameeyay diyaaradda.

Shirkadda Boeing ayaa rajeyneysay in isti cmalaka diyaaradan markale dib loo bilaabo dhamaadka sanadkan, hasayeeshee hey’adda xakameysa badqabka duulimaadyada ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in diyaaradda 737 max aysan si dakhsi ah ugu laaban karin hawa da ilaa iyo inta xal looga helayo cillada hey sata.

Shirkadda Boeing ee fadhigeedu yahay M/ Washington ee dalka Mareykanka ayaa kamid ah shirkdaha Mareykanka ee inta badan wax u dhoofiya dibadda.

PUNTLAND OO ODAYAASHA TOWFIIQ KALA HADA SHAY XALINTA COLAADA

Duqeyn (1) D/G/Puntland ayaa wafdi wasiiro ah waxaa ay u dirtay degmada Towfiiq ee Bariga G/ Mud ug,halkaas oo dhawaan uu dagaal culus oo khasaaro geystay ku dhexmarey 2 male eshiyo beeleed. Wasiirka W/Arrimaha Gudaha ee Maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxm aan Dhamanacad oo degmada Towfiiq gaarey ayaa kulan waxaa uu la qaatay Odayaasha & Waxgaradka towfiiq,isaga oo kala hadlay sidii xal looga gaari lahaa dagaal beeleedkaas.

Maleeshiyaadka dagaalamay oo kasoo kala je eda Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa dagaalkooda waxaa ku geeriyoodey in ka ba dan 30 Ruux halka tiro intaasi ka badan ay ku dhaawacmeen.

Wasiir Dhamanacad ayaa ugu baaqay ma leeshiyaadka labada beelood in xiisada ay dej iyaan,sidoo kalena looga baahan yahay Odaya sha iyo Waxgaradka labada dhinac inay ka qeyb qaataan sidii xal loo gaari lahaa.

Dhawaan ayaa waxaa sidoo kale degma da Towfiiq gaarey Wafdi saraakiil ah oo uu ho ggaaminayey Taliyaha Ciidamada dhulka Soo maaliya Cabdi Xamiid Maxamed Dirir,iyaga oo ku guuleystay inay xabad joojin dhexdhigaan labada Beelood.

GOLAHA DEGAANKA DEGMADA LAASCAA NOOD OO KA HORYIMID BIYO GELIN LA SHEEGAY IN MAGAALADA LAGA FULIN DOONO

Inta badan golaha degaanka degmada La ascaanood ayaa ka soo horjeestey mashruuc biyo gelin oo ay sheegeen in la siiyey shirkad degaanka laga leeyahay.

Xildhibaanadan ayaa waxa ay dhamaanto od ugu baaqay Somaliland in ay dib u eegaan mashruuca biyogelinta magaalada oo ay ku tilmaameen inuu bulshada lafdhabar u yahay.

20191217637121635081127976Cirro2"Dawladii Riyaale biyo gelin ayay balan qa aday, Tii Siilaanyo iyana doorashada waxay ku gashay in ay biyo gelin samaynayso, halka Muuse Biixina uu sidaas si la mid ah u balan qaaday, hadana la sheegay in ceelka Gooja cade oo aan xooluhu cabi karin in la yodhaa hdo waa laga soo jiidayaa taana maaha mid aan yeeli karo" sidaa waxaa yidhi Maxamed Aflahaar.

Xildhibaanada ayaa waxay si weyn u dhal iileen Shirkada Nugaal oo dhowaan qalabka biyaha sifeeya ka qotomisey bariga magaalada Laascaanood.

C/rashiid Maxamed Cawil maariyaha wak aalada Biyaha Laascaanood oo aan arintan wax ka weydiiyey ayaa waxa uu taageeray go laha degaanka isagoo shirkada Nugaal ku tilm aamay mid aan u danaynayn bulshada Laasc aanood, waxase uu meesha ka saaray in aanu ogayn meel mashruucaa lagu bixiyey.

Si kastaba ha ahaatee biyo gelinta M/Laa scaanood oo sanado badan malaayiin doolar lagu bixiyey ayaan marna aanay suuragal no qon in la helo biyo gelin waarta marka laga soo bilaabo badhtamihii sagaashamaadkii oo hay adda OXFORM ay biyo gelin aan la mahadin ay samaysay kadib markii ay biyaha ka soo qa adeen ceelka haatan la diidan yahay kaas oo sanado yar ka dib qasabadihii dhagax ku milan biyaha caqabad ku noqday qulqulkii biyaha.

MAREYKANKA OO FAAH FAAHIYEY DUQEYN UU KA FULIYEY JUBBADA DHEXE

Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska Cii damada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuli yey degmo ka tirsan Gobol ka Jubbada Dhexe.

Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay shalay oo ku beegneyd 16/12/ 2019 ay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen deegaanka Dujumma oo qiyaastii 6Km u jirta magaalada Bu’aale ee Gobalka Jubbada Dhexe,isla markaana ay la beegsadeen Xubno ka tirsan AlShabaab,isla markaana duqeynt aas aysan khasaaro kasoo gaarin dad rayid ah.

Towfiiq Weerarkaas ayaa Mareykanka waxa uu she egay inay ku dileen Xubin ka tirsanaa AlSha baab,sidoo kalena ay ku taageerayeen Ciida mada Dowladda Soomaaliya ee dagaalka kula jira Ururka AlShabaab,sida uu sheegay kuxig eenka Madaxa howlgallada Ciidamada Marey kanka ee Africa Gen. Bradford J. Gering.

Ugu dambeyn Warka Africom ayaa waxaa lagu sheegay in bilihii u dambeeyey Mareykanka uu horumar ka gaarey dagaalka ka dhanka ah AlShabaab,isla markaan ay awoodi waayeen inay weeraro fuliyaan.

Mareykanka ayaa sanadkaan 2019 waxa uu kordhiyey weerarada dhinaca cirka ah uu ka fuliyo Soomaaliya,isla markaana uu la beeg sanayo Xarumaha AlShabaab iyo Daacishta ka Soomaaliya ee ka howlgasha deegaannada Puntland.

3DA XISBI QARAN EE SOMALILAND OO AQBALLAY SOO JEEDINTII ERGADII LOO SAARAY SOO AFJARIDA KHILAAFKA DOORASHOOYINKA

3da xisbi qaran ee Somaliland ayaa maan ta aqballay go’aankii ergadii dhexdhexaadinta soo saartay, taas oo ahaa in guddidi hore ee doorashooyinka dib loo soo celiyo, halka guddi dan cusubna la kala diro.

2da xisbi mucaarad WADDANI iyo UCID oo shir degdeg ah ku yeeshay xafiiska xis biga UCID ayaa si wada jir ah usoo sa aray aqbalaadda er gadii dhexdhexaadinta waday go’aankeedii.

Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxma an Maxamed Cabdilaahi Cirro oo ku hadlayey afka 2da xisbi mucaarad ayaa hadalkiisa ku bilaabay "Soomaalidu waxay ku maahmaahda ergo lama diro ama go’aankeeda lama diido, go’aanka ergada ha qaadhaadhaado ama mal ab ha ahaado waxay caadadu tahay in la aqb alo go’aanka ergada ee aad kalsoonida siisay, marka waxaan u sheegaya shacabka Somalil and iyo dadka daneeya Somaliland iyo taagee rayaasha 2da xisbiba in 2da xisbi si wada jir ah u aqbaleen go’amadii ay soo saareen erga daas dhexdhexaadintu ninkii gardiidka ahaa Shalayna ha ku darsado ergo diid.”

Dhinaca kale, xisbiga KULMIYE ayaa isna aqballay go’aankii ay soo jeediyeen guddidii is xilqaantay ee xalinaysay khilaafyada xisbiya da. Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga ahna wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Ma xamed Kaahin ayaa soo dhoweeyey go’aankii ergadda dhexdhexaadka ahayd, waxaanu yi dhi "Guddida dhexdhexaadintu ixtiraam baanu siinaynaa waxay soo saaraan go’aan ka koob an shan qodob, 2ba qodob waxay khuseeyaan komishankii hore iyo komishanka dambe, xi sbiga KULMIYE wuxuu si buuxda u taageera ya qaraarkaasi ay soo saareen, waxaanu taag eerayaa tilmaamta ay raaciyeen dariiqa sharc iyada dalka”.

Ergadan dhexdhexaadka ahayd ee isku soo dhoweynaysay xisbiyadda ayaa ka koobnayd ganacsato iyo culimo, kuwaas oo ku guulaysay in la aqballo soojeedintoodii.

DAWADA KALABAR KA HORTAGEYSA KANSARKA NAASAHA

images Dawo kalabar ahaan ka hortageysa halista ay haweenka ugu jiraan inuu ku dhaco cudurka kansarka naasaha ayaa laga soo saaray daraasad cusub, waxaana la sheegay in dumarka isticmaala ay yaryihiin.Cilmibaaris ay sa meeyeen dhakhaatiir ku sugan UK ayaa natiijadee da lagu ogaaday in dawadaas ay shaqada sii waddo xitaa marka uu qofku iska joojiyo isticmaalkeeda.

Dawadan oo lagu magacaabo Anastrozole waxay hor istaagtaa unug yada abuura caabuqa kansarka naasaha. Waxay horayba u taallay UK,iyadoo dhammaan dumarka ay ka heli karaan waaxda adeegga caa fimaad ee qaranka (NHS). Cilmibaareyaasha daraasadda soo saar ay waxay soo jeediyeen in haween badan looga baahanyahay inay daw adan qaataan.

Yaa qaadan kara? Anastrozole waxaa loogu talagalay inay isticm aalaan haweenka ay caadadu ka go'day oo kaliya, sababtoo ah waxba uma tari karto gabdhaha iyo dumarka wali aan da'da dhalmagoyska gaarin. Hase ahaatee waxaa horayba loogu adeegsan jiray in lagu daw eeyo qofka uu ku dhaco kansarka noocaas ah.

Hadda waxay dhakhaatiirtu ku talinayaan in dawadan diiradda lagu saaro ka hortagista kansarka naasaha, maadaama ay kalabar difaaci karto. Daraasad hore oo la soo saaray ayaa muujisay in dawada anast rozole ay kansarka qeyb ahaan uga hor tagto shanta sano ee ugu horre ysa marka ay haweeneydu isticmaasho ka dib.

Laakiin hadda, tijaabooyin lagu sameeyay 3,864 haween ah ayaa la gu ogaaday in dumarkii dawadan qaatay ay 49% ka yaraatay khatarta ay ugu jireen kansarka naasaha, xitaa toddobo sano ka dib markii ay joojiyeen isticmaalka dawadaas.

Markii dhinaca kale loo dhigo faa'iidada dawadan way sii socotaa.

Natiijada daraasaddan waxaa lagu daabacay wargeyska Lancet, waxay na taallaa xarunta astaamaha kansarka naasaha ee San Antonio, oo ku taalla gobolka Texas ee dalka Mareykanka.

"Kansarka naasaha waa nooca ugu badan ee ku dhaca haweenka, walina way sii kordheysaa khatartiisa", sidaas waxaa BBCda u shee gay Barfasoor Jack Cuzick, oo ah agaasimaha machadka Wolfson ee soo saarista dawooyinka ka hortagga ah.

Wuxuu intaas ku daray: "Hadda waxaan heysannaa dawo waxtar fiic an leh, oo cilladda ka iman karta ay aad u yartahay".

Sidey dawadan u joojisaa kansarka? Kansarku waa baruur jirka ca afimaadsan ku jirta oo xumaatay. Hase ahaatee, xubin ay unugyade edu caafimaad qabeen, hal habeen ku galo kansar. Waxay qaadataa muddo xoogaa ah ilaa inta ay baruurtaas isku baddaleyso caabuqa ka nsarka. Dawada Anastrozole waxay u muuqataa inay awood u leedah ay dilitaanka unugyada qaarkood, marka ay sii gaarayaan heerka uu u ga sameysmo kansarka. Xigasho:BBC

MAXAAD KA TAQAANNAA NINKII MADAXWEYNAHA KA DHIGAY VLADIMIR PUTIN?

In muddo ah, madaxdii soo maamushay dalka Ruushka waxay awood da ku qabteen qaabab kala duwan. Xilligii ay boqortooyada ka jirtay wa ddankaas, boqorka wuxuu xilka ku heli jiray dhalasho. Vladi mir Lenin, oo Ruushka Ra'iisul Wasaare ka ahaa xilligii mid owga Soviet, isaguna wuxuu maamulka ku helay kacdoon awgiis. Sidaas waxaa Ruushka uga billaabatay dhaqdhaqa aqyada ay xisbiyada siyaasadeed sameynayeen, dad bad an ayaana sugayay inay markooda fursadda helaan.La akiin 20 sano ka hor, Vladimir Putin gacanta ayaa loo galiyay furaha aq alka madaxtooyada ee loo yaqaanno Kremlin. Ninkan oo horay u ahaan jiray askari ka tirsanaa ciidamada sirdoonka Midowgii Soviet ee KGB, waxaa gacanta soo qabtay madaxweynihii Ruushka ee lagu magacaabi jiray Boris Yeltsin, waxaana fikirkaas ku raacay golihiisii hoose ee ku hareereysnaa.

Ujeeddadoodu waxay ahayd inuu Putin Ruushka ku hoggaamiyo qarniga 21aad. Laakiin maxaa lagu xushay Mr Putin?

"Ku xigeenkii cajiibka ahaa" Valentin Yumashev wuxuu door muhi im ah ka qaatay in Vladimir Putin uu noqdo madaxweynaha Ruushka. Ninkan oo horay wariye u ahaan jiray inta uusan ku biirin saraakiisha madaxtooyada Ruushka waa dhif inuu bixiyo wareysi, laakiin wuxuu aq balay inuu la kulmo wariye ka tirsan BBCda, oo sheekadiisa uu la wad aagay. Mr Yumashev wuxuu ka mid ahaa ragga uu sida weyn ugu kal soonaa madaxweyne Boris Yeltsin wuxuuna xitaa guursaday gabadh uu dhalay Mr Yeltsin, oo lagu magacaabo Tatyana.

Maadaama uu ahaa madaxa shaqaalaha ee Mr Yeltsin, wuxuu sana dkii 1997kii Putin shaqadii ugu horreysay ka siiyay xarunta madaxtooy ada ee Kremlin. "Madixii maamulka ee Mr Yeltsin, Anatoly Chubais, oo markaas shaqada kasii tagayay ayaa ii sheegay inuu yaqaannay ma amule karti badan oo ii noqon karay ku xigeen fiican", ayuu yiri Mr Yum ashev, isagoo dib u xasuusanayay markii ugu horreysay ee uu la kul mayay Putin. Wuxuu i baray Vladimir Putin, waxaana billownay inaan wada shaqeyno. Durbadiiba waxaan fahmay shaqada cajiibka ah iyo fir fircoonida uu lahaa Putin. Wuxuu la imaan jiray fikrado cajiib ah oo la xiriira howlaha, aadna wuxuu ugu fiicnaa falanqeynta iyo difaacidda ra' yiga uu keeno". Wariyaha BBCda ayaa weydiiyay su'aal ahay: "Ma jirtay mar aad ku fikirtay inuu Putin noqon doono madaxweyne? "Ye ltsin wuxuu niyadda ku hayay dhowr qof oo xilka madaxweynaha u qal may, sida Boris Nemtsov, Sergei Stepashin iyo Nikolai Aksenenko. An iga iyo Yeltsin wax badan ayaan ka sheekeysannay qofka ay suurtagal ka tahay inuu ku wareejiyo xilka. Xitaa mar waan ka wada hadalnay Putin. "Yeltsin wuxuu igu yiri: 'Bal ka warran Putin?'

Waxay ila tahay inuu yahay nin si wanaagsan ugu qalma xilka, ayaan ugu jawaabay. Waxay ila tahay inaad tixgalisid. Way caddahay kartid iisa, waxaana looga jeedaa shaqada uu hadda hayo, taasina waxay mu ujineysaa inuu diyaar u yahay howlo intaas kasii adag".

Wariyaha BBCda ayaa weydiiyay su'aal kale oo ahayd: "Putin miy ey saameyneysay xubinnimadii uu ka ahaa ciidanka sirdoonka Sovietka ee KGB?" "Qaar badan oo ka mid ah askartii sirdoonka ee KGB, sida Putin, way isaga tageen shaqadaas, ka dib markii ay ogaadeen in ay noqotay hay'ad kalsoonida lagala noqday. Xaqiiqada ku saabsaneyd inuu horay xubin uga ahaa KGB wax micno ah ma sameyneynin. Sab abtoo ah Putin wuxuu caddeeyay inuu ahaa nin dimuqraaddi ah oo dhe xdhexaad ah, islamarkaana doonayay inuu sii wado isbaddalka".

Xil la wareegistii qarsoodiga ahayd

Bishii August ee sanadkii 1999kii, Boris Yeltsin wuxuu Vladimir Put in u magacaabay xilka Ra'iisul Wasaaraha. Taasi waxay ahayd astaan cad oo muujineysay in madaxweyne Yeltsin uu Putin u diyaarinayay la wareegista qasriga madaxtooyada ee Kremlin.

Mr Yeltsin wuxuu qorshihiisu ahaa inuu sanad kale xafiiska sii joo go, laakii bishii December ee sanadkii 1999kii ayuu qaatay go'aan la ma filaan ah oo ahaa inuu xilka ka dago wakhti hore.

"Saddex maalmood ka hor sannadka cusub, Yeltsin wuxuu gurigiisa ugu yeeray Putin. Anigana wuxuu iga codsaday inaan goob joog ka aha ado, sidoo kalena wuxuu kulankaas kasoo qeyb galiyay madixiisii gol aha wasiirrada, Alexander Voloshin. Wuxuu u sheegay Putin inuusan meesha iska fadhin doonin ilaa bisha July, ee uu doonayo inuu iscasilo 31ka December. "Dad kooban oo kaliya ayaa ogaa arrintaas: waana aniga, Voloshin, Putin iyo Yeltsin gabadhiisa Tatyana. Yeltsin xitaa sirt aas uma uusan sheegin xaaskiisa". Mr Yumashev waxaa loo xilsaaray inuu diyaariyo khudbaddii iscasilaadda ee uu jeedin lahaa madaxweyne Yeltsin. "Waxay ahayd khudbad ay adagtahay in la qoro. Way iska caddeyd in qoraalkaas uu taariikhda gali doono. Farriintu waxay ahayd muhiim. Taas ayeyna ahayd sababta aan u qoray sadarkii caanka ahaa ee 'Iska key cafiya'. Maalintii ka horreysay sanadka cusub, Boris Yel tsin wuxuu duubay khudbaddiisii ugu dambeysay ee telefishinka isagoo ku sugan qasriga Kremlin. "Qof walba waxay la noqotay layaab, mar ka laga reebo aniga, maadaama aan ahaa qofkii qoray khudbadda. Dad ku way wada ilmeeyeen. Waxay ahayd xaalad dareenka kicisay.

Vladimir Putin wuxuu islamarkiiba noqday madaxweynaha ku sima ha ah. Saddex bilood ka dibna, wuxuu ku guuleystay doorashada.

'Qoomamo ma jirto Dadka Ruushka way aamineen Putin'

Mr Putin wuxuu awoodda maamulka Ruushka hayay muddo 20 sa no ah, marka la isku daro xilligii uu ahaa Ra'iisul Wasaaraha iyo marka uu madaxweynaha noqdayba. "Yeltsin wuxuu aaminsanaa inay howl u taallay, Putin isaguna isla sidaas ayuu aaminsan yahay", ayuu yiri Mr Solovei Shalay Vladimir Putin dad badan uma aqoonsana inuu xilka ku helay sarkaalka sare ee BBCda wareysiga siiyay awgiis. Marka Nin kan horay madaxda ugu ahaa Putin miyuu ka qoomameysan yahay in uu shaqadii ugu horreysay siiyay? "Kama qoomameynayo", ayuu yiri Mr Yumashev, wuxuuna intaas kusii daray: "Way caddahay in dadka Ruushka ay wali aaminsan yihiin Putin". Ilaa hadda, Mr Yumashev wuxuu qabaa fikirka ah in iscasilaaddii Boris Yeltsin ay cashir fiican u ta hay madaxweyneyaasha Ruushka, Cashirkaasoo ah "inay muhiim tahay in xilka loo banneeyo dadka dhalinyarada ah. Yeltsin arrintan wa xay u ahayd mid aad muhiim u ah" XIGASHO:BBC

OGEYSIIS KA GUUD

OGAYSIIS AYAA HALKAN LAGU SIINAYAA IN COMPAGNIE GENERALE DES ETABLISSEMENTS MICHELINOF23, PLACE DES CARMESDECHAUX, 63000 CLERMONTFERRAND, FRANCE

 

WAA GANACSATADA SOLE EE SOOMAALIYA IYO DHAMMAAN WADDAMADA KALE EE CALAAMADAHA GANACSIGA EE SOO SOCDA:

"9E FIGURINE (LOGO CORPORATE)”

Kuwaasoo loo adeegsaday la xiriirinta: Liiska badeecada / adeegyada fasalka / es 01, 03, 04, 05, 06, 07, 08, 09, 10, 11, 12, 14, 16, 17, 18, 20, 21, 24, 25, 26, 27, 28, 34, 35, 36, 37, 38, 39, 40, 41, 42, 43, 44, 45:

Fasalka 01: polymers dabiici ah oo aan la isticmaalin iyo kuwa dabiiciga ah; Plasticizerka loo adeegsado miinooyinka; Biyolaaweyaal polymer oo aan la adeegsan; qoraallada hagaajinta taayirrada iyo tuubooyinka gudaha; diyaarinta caagagga caagagga ah iyo mashiinnada hagaajinta taayirrada iyo tuubooyinka gudaha; xasaasiyad; kiimikooyin ah noocyo dhagaxyo ah iyo / ama kuwa budada ah iyo walxaha dhoobada dhoobada ah, dhammaan alaabooyinkaas wax soosaarka waxyaabaha lagu daro.

Fasalka 03: cabitaannada muraayaddahore ee shaashadda; nadiifinta, nadiifinta, kormeerka iyo u diyaar garowga; saabuun degreasers aan ahayn adeegsiga habraaca wax soo saarka.
 Fasalka 04: Saliidaha; saliidaha saliidaha leh; saliidaha loogu talagalay taayirrada.
 Fasalka 05: Maaraynta hawada sare; sanduuqyada gargaarka degdegga ah buuxi.
 Fasalka 06: Birta birta ah iyo kuwa aan wax bartin ee la soo shaqeeyey iyo alwaaxdooda; fiilooyin aan koronto lahayn iyo fiilooyin bir ah; kubad bir ah; ciddiyaha, ciribyada iyo biraha birta ah, silinnada hawada biraha ee taayirrada jaba; hagaajinta birnihiisa biraha ee giraangiraha; biraha caadiga ah iyo alwaaxdooda qaab qaab ah iyo / ama dhagaxyo soo saarista wax lagu daro.
 Fasalka 07: Qalabka mashiinnada; furayaasha mishiinka iyo suumanka gudbinta, marka laga reebo gawaarida dhulka; suumanka isu gudbinta; Fiilooyinka kahortagga kahortagga ee mashiinnada; qaybaha makiinadaha gudbinta marka laga reebo gawaarida dhulka; mashiinnada taagan ama matoorrada dhaqdhaqaaqa ee mashiinnada; matoor koronto leh unug shidaal; Qubeyska sare ee cadaadiska; qalab loogu talagalay rakibida iyo ka saarida taayirrada; jacks [mashiinada] iyo mashiinnada; bambooyinka hawada iyo waxyaabaha lagu rakibay; isku xirayaasha taayirrada curyaamiya (qaybo mashiinno ah); Nadiifiyeyaasha vacuum; qoryaha rinjiga buufiyo; compres comparada hawada; makiinado loogu talagalay wax soosaarka wax lagu daro (daabacaadaha 3D).
 Fasalka 08: Qalabka gacanta iyo qalabka (gacan ku shaqeynaya); googooyo, fargeeto iyo malgacado; hubka dhinacyada; xoqista daaqadaha gaariga; majarafadaha; silsilad silsilad; qalabka xorta; qalabyo badan; kor u qaadista xargaha, gacanta lagu maamulo; kabarooyinka loogu talagalay rakibida iyo ka saarida taayirrada; daroogada naaska.
 Fasalka 09: Aaladaha digniinta ee sharaxaya taayirada pneumatic [taayirada]; Nidaamka kormeerka taayirrada elektiroonigga ah ee loogu talo galay bixinta macluumaad ku saabsan halbeegyada waxqabadka ee taayirka baabuurta; unugyada shidaalka; nidaamyada unugyada shidaalka iyo qaybaha loogu talagalay koronto dhaliyaha joogtada ah ama la qaadi karo; khidmadaha bateriyada korantada ee gawaarida; Qalabka korantada ee hadda jira; beddelayaasha korantada, bakhtiiyeyaasha iyo xakamaynta korantada dhammaan gawaarida; barnaamijyada kombiyuutarka iyo barnaamijyada xogururinta; macluumaadka iyo kaydinta macluumaadka iyo warbaahinta kaydinta kombiyuutaarada iyo khariidadaha khariidadaha; barnaamijyada softiweerka iyo codsiyada aaladaha moobiilka; barnaamijyada kombiyuutarka, kombuyuutarrada iyo qalabka kombiyuutarka ee loogu tala galay gawaarida, taraafikada iyo maaraynta taayirka; barnaamijyada softiweerka ah iyo barnaamijyada la soo dejisan karo ee loogu talagalay aaladaha mobilada ee nidaamka wadooyinka (GPS); kombuyuutar kombuyuutarrada bulshada dhexgalka oo awood u siinaya isweydaarsiga macluumaadka ka dhex shaqeeya isticmaaleyaasha duulimaadyada, cimilada, gaadiidka, taraafikada, safarka, makhaayadaha, rugaha adeegga, jardiinooyinka gawaarida, meelaha nasashada, gawaarida dayactirka iyo xarumaha dayactirka; aaladda nidaamka meelaynta iyo nidaamka meeleynta adduunka (GPS); barnaamij kumbuyuutar kumbuyuutar iyo barnaamijyo la soo bixi karo oo loogu talagalay isticmaalka aaladaha mobilada ee loo adeegsado qorsheeyaha wadada aan caadiga ahayn, wadada qorsheynta ee qorsheynta dhammaan noocyada baabuurta iyo cagta; kumbuyuutar kumbuyuutar kumbuyuutareed iyo codsiyo la soo bixi karo oo loogu talagalay isticmaalka aaladaha mobilada ee loo adeegsado si gaar ah maaraynta macluumaadka ku saabsan dalxiiska, gaadiidka, taraafikada, safarka, makhaayadaha, rugaha adeegga, jardiinooyinka gawaarida, meelaha nasashada, hagaajinta baabuurta iyo xarumaha dayactirka; kumbuyuutar kumbuyuutar kumbuyuutareed iyo codsiyo la soo bixi karo oo loogu talagalay isticmaalka aaladaha mobilada ee loo adeegsado bixinta macluumaadka iyo talooyinka ku saabsan dalxiiska, gaadiidka, safarka, makhaayadaha, xarumaha adeegga, xadiiqadaha gawaarida, meelaha nasashada, xarumaha baabuurta iyo dayactirka xarumaha; barnaamijyada la soo dejisan karo iyo codsiyada aaladaha moobiilka ee nidaamyada ka caawinta khadka tooska ah ee diyaarinta iyo qorshaynta safarka, safarrada safarka iyo dalxiis dalxiis;

barnaamij kumbuyuutar kumbuyuutar kumbuyuutareed lagu horumarinayo codsiyada; xogta kombiyuuterka ee qeybta qorshaynta, gaadiidka iyo taraafikada, safarka, dalxiiska, makhaayadaha, rugaha adeegga, jardiinooyinka gawaarida, meelaha nasashada iyo xarumaha dayactirka gawaarida; barnaamijyada kumbuyuutar ee loogu talagalay marin u helka, baarista iyo baarista xogta xogta internetka; barnaamijyada softiweerka, qaabeynta, daabacaadda iyo martigelinta websaydhada; waxay martigelisaa keydka macluumaadka macluumaadka ku saabsan taraafikada, gaadiidka, safarka, dalxiiska iyo makhaayadaha, rugaha adeegga, jardiinooyinka gawaarida, meelaha nasashada iyo xarumaha dayactirka gawaarida; Daabacaadda elektaroonigga ah ee khadka tooska ah laga soo dejisan karo oo laga heli karo macluumaadka keydka ee qorshaynta wadada, gaadiidka iyo taraafikada, safarka, dalxiiska iyo makhaayadaha, rugaha adeegga, jardiinooyinka gawaarida, meelaha nasashada iyo xarumaha dayactirka gawaarida; buugaagta, joornaalada, joornaallada xilliyada, wararka wargeysyada, joornaalada, dib u eegista iyo daabacaadaha kale dhammaantood dhammaantood waxay ku socdaan qaab elektaroonig ah; fiilooyinka jumper; cabbiraadaha cadaadiska; dharka kahortagga dabka; dhegaha dhegta noocyo kala duwan; galoofyada badbaadada ee kahortagga shilka iyo dhaawaca; Saddexxagalka digniinta burburka gawaarida; ilaalinta madaxa; xargaha milicsiga ee xidhashada, maaskaro kala duwan; muraayadaha indhaha iyo muraayadaha indhaha (optic); ajendayaasha iyo kaaliyayaasha dhijitaalka ah ee shakhsiyadeed; kaamirooyinka, barnaamijyada ciyaartafiidiyowga; xisaabiyaha; koollada jiirka; Ulaha USB; jiirka (wareega kombiyuutarka); Qalabka tijaabada aalkolada; daabacayaasha.

Fasalka 10: Qalabka dhegahooda lagu xiro [aaladda difaaca dhegta].
 Fasalka 11: Qalabka laydhka iyo aaladda; bustayaal, koronto, oo aan ahayn ujeedooyin caafimaad; jalaatada barafka loogu talagalay gawaarida, qalabka deodinta hawada, weelasha go'doonka, qalabka karinta; haamaha biyaha cadaadiska iyo aaladda qalabka biyaha lagu cadaadinayo; nalalka laydhka ee gawaarida; sanaadiiqda, caaga, oo ay ku jiraan nalalka loogu talagalay baabuurta [safka ka muuqata].
 Fasalka 12: Taayirada pneumatic ee giraangiraha baabuurta; tuubooyinka gudaha ee taayirrada pneumatic; taayirrada dib ugu laabashada taayirrada; jidadka loogu talagalay gawaarida wadooyinka; ganaaxyada, xirmooyinka, ilaha, qalabka qalajinta, balootiyada shaandhaynta, buufinta kahortagga gariirkagariirka ee gawaarida, suumanka raadraaca gawaarida dhulka, ganaaxyo lagu ilaaliyo taayirrada; giraangiraha, haystayaasha giraangiraha leh, dhegaha lidkaskid ee taayirrada gawaarida; balastar balaastig ah oo dhejis ah iyo jajaban hagaajinta tuubooyinka iyo taayirrada; tuubbooyinka taayirrada; xirmooyinka dayactirka ee taayirrada pneumatic, kuwaas oo ah qalabka dayactirka taayirrada; Xirmooyinka dayactirka taayirrada; qalabka dayactirka taayirrada ee taayirrada; goolalka curyaamiinta; silsiladaha antiskid ee taayirrada; xaashiyaha dhoobada; nidaamyada saqafka iyo shandadaha gawaarida; kuraasta badbaadada carruurta ee baabuurta; koofiyadaha gawaarida laba giraangiraha leh iyo taayirada taraafikada; qufulka gawaarida; bacaha loogu talagalay baabuurta laba giraangiraha ah iyo taayirada taraafikada; Gawaarida carruurta; dhalooriyeyaasha taayirrada; dhalleeceeyayaasha (mashiinada); xirmooyinka gogosha iska celiya; Gawaarida gawaarida ee loo adeegsado gawaarida; isgoysyada gawaarida barafka loogu adeegsado gawaarida; daboolida taayirrada; daboolida baaskiillada; xargaha hubinta; xirmooyin baararka qamriga loogu talagalay baaskiillada; baqashada biyaha baaskiilka
 Fasalka 14: Shaqooyinka farshaxanka birta qaaliga ah; alaabada tababbarka iyo aaladaha taariikhda; Dahab; fardaha furaha ah; isku xirnaanta cuff; xer xirmooyinka iyo biinanka xerin; biinanka ornalka ah; calaamado bir ah oo qaali ah.
 Fasalka 16: Xaashi; kartoonnada; arrinta daabacan; joornaalada; mustaqbal; waraaqowarbixineed; joornaalada iyo xilliyada; buugaag; albums; wadada iyo khariidadaha dalxiiska; buugaagta hagista; qalab wax lagu qoro; sawiro; xarun; ashyaa'da ku dhegan (agabka); buraashka rinjiga; qorista qoritaanka iyo shuruudaha xafiiska (oo aan ahayn qalabka guryaha); waxbarid iyo waxbarid (oo aan ahayn qalab); qalimado isha; qalabka wax lagu qoro; Haysta qalin qalin (aan ahayn bir qaali ah ama lagu daboolay); kaararka ganacsiga iyo heysashada kaarka deynta [oo aan ahayn alaabooyinka maqaarka ah]; jeebabka wadada iyo dalxiisyada dalxiisyada iyo hagitaan dalxiis; jadwalka taariikhda; miisaanka waraaqaha; buugaagta xusuus qorka; buugaagta miisaska; xusuus qorka; almanacs; waraaqaha boostada; qoryaha wax lagu qoro; xusuusqoryo; balaastiig ama bacaha waraaqaha loo isticmaalo guriga.
 Fasalka 17: polymer Elastomer; caag dabiici ah oo iskudarka, ceyriin ama mid shaqeeya; caagagga guttapercha; xanjo laastikada ah, cayriin ama mid shaqeysa; balata iyo badalka; Qalabka balaastigga ah ee go'yaal ah, go'yaal iyo ubaxyo ah xoqidda iyo xayiridda agabyada; tuubbooyinka dabacsan, ee aan bir ahayn.
 Fasalka 18: Boodhadhka; dalladaha; kiiska safarka (morocco, badeecada maqaarka), doomaha, boorsooyinka (morocco, alaabta alaabada), boorsooyinka safarka, boorsooyinka safarka, boorsooyinka gacanta, boorsooyinka, boorsooyinka loogu talagalay rarida agabyada waaweyn, bacaha loogu talagay, bacaha xeebta, boorsooyinka xeebta, bacaha dharka xirxira, booqo kuwa kaarka sita, kuwa sita kaarka amaahda; suumanka ka sameysan maqaar iyo suumanka ka samaysan daweynta maqaar.
Fasalka 20: Alaabada, muraayadaha, xarkaha sawirka; alaabada ornalka ah ee walxaha caagga ah barkimooyin, barkimooyin, joodariyaal; xirmada balaastigga (madhan) nalalka nalalka loogu talagalay gawaarida.
 Fasalka 21: Glassware ujeedoyinka guriga; soosaarista dhirta iyo dhoobo; adeegyada (saxamada); gogo 'taagan burushyada; dhaladafurayaasha, furitaanka koofiyadaha; weelasha la qaadan karo, saxannada loogu talagay baaskiilleyda iyo cayaartooyda kale, maacuunta jikada iyo weelasha jikada iyo reerka (midkoodna bir bir qaali ah ama bir aan saarin iyo koronto la'aan); Weelasha qaboojiyaha korantada ee la qaadan karo, miisaska miisiga oo aan ahayn bir qaali ah, weelal dabacsan.
 Fasalka 24: Maqaalladaha alaabada qurxinta (oo aan lagu darin fasalada kale) kuwaas oo ah qalin iyo astaamo, astaamo; Dhar linen ah iyo marada dharka miiska dunta ah, roogagga safarka ah
 Fasalka 25: Dharka, dharka isboortiga, dharka hoostiisa, xijaabka, jimicsiga jimicsiga, dharka caddeynta roobka, dharka sare, jardiinooyinka, boodhadhka, shaatiyada, shaatiyada, shaati gacmogacmeedyo gaaban, dharka galmada, shaatooyinka boorarka, shaatigacmeedka, funaanadaha dhididka, dhididka, surwaalada , dharka, dharka, gogolka xeebta, gaagaaban, bermuda gaagaaban, dharka fadhiga, dharka hudheelka, dharka, qolka qubeyska, jaakadaha [dharka], jaakadaha, ubaxyada, dharka sare, guntimaha, suumanka [dharka], galoofyada [dharka], galoofyada baaskiil wadista, silsilado, gogosha, mooska [qoorta], silsiladaha xirashada, gogosha ayaa ah dharka, xarkaha dhegta [dharka]; koofiyadaha, xijaabka, goonnada, shaambooyinka, koofiyadaha, fiisooyinka iyo madax kale, fardarooyinka, sharaabaadyada canqowga ah, kuwa dharka lagu qaato; kabaha, boodhadhka, kabaha, kabaha kabaha iyo kabaha isboortiga, xaashiyaha iyo kabo kale.
 Fasalka 26: Calaamadaha xarkaha, ee maaha bir bir qaali ah.
 Fasalka 27: Kaarbiyada, gogosha sagxadda dhulka lagu dhigto iyo gogosha caagga ah ee baabuurta; gogosha albaabka.
 Fasalka 28: Alaabada ciyaarta, cayaaraha iyo qodobbada cayaaraha (marka laga reebo dharka); kaararka ciyaarta; Qurxinta geedaha Kirismaska, marka laga reebo qoraalada iftiinka iyo qurxinta; guluubka barafka; Barkadaha miisaska billiard; gantaallo; kubbadaha iyo kubadaha lagu ciyaaro; gawaarida moodada miisaanka.
 Fasalka 34: Dabdamiyayaal aan koronto lahayn, dambas (aan ahayn bir qaali ah ama lagu daboolay), taraafyada.

Fasalka 35:Xayeysiinta; ku xayeysiista amarka boostada; maamulka ganacsiga; maamu



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip