HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 12-DEC-2019

0
Thursday December 12, 2019 - 09:28:25 in Wararka by
  • Visits: 1354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 12-DEC-2019

    Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Oo Masar Uga Qeyb Galay Shir Caalami Ah R/wasaare ku-xigeenka XFS Md. Ma hdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa M/ Aswan ee dalka Masar uga qayb galay furi taanka ma dasha As wan ee nabad da iyo horumarka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Oo Masar Uga Qeyb Galay Shir Caalami Ah R/wasaare ku-xigeenka XFS Md. Ma hdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa M/ Aswan ee dalka Masar uga qayb galay furi taanka ma dasha As wan ee nabad da iyo horumarka waara oo hindiseheeda uu laha a madaxweynaha dal ka Masar, ahna gudd oom iyaha midawga Afrika, Abdel Fattah al-Sisi. Madasha oo loo aasaasay in lagu horu ma riyo nabad, amni iyo horumar waara oo Afr ika ay ku naallooto, loona qorsheeyay in sannad kiiba mar la qabto, ayaa waxaa Shalay si ra smi ah u furay madaxweyna ha Masar, iyada oo lasoo xirayo Khamiista lagana soo saarayo war-murtiye ed lafu fa ah-faahinayo waxyaabihii looga hadlay. Ajandayaasha ugu muhiimsan ee mada sha sanadkaan looga hadlayo ayaa wax aa ka mid ah xariirka ka dhexeeya nabad da waarta iyo horumarka waara si isbedel dhab ah loogu sameeyo nolosha bulshada Afrikaanka ah, loona abuuro rajo wanaags an Madasha Asw an ayaa noqoneysa ma dal ay isugu yimaada an bulshada kuwee da go'aannada leh, hogg aamiyayaasha fik irka, bulshada rayidka ah, aqoonyahanka iyo ganacsatada. R/Wasaare ku-xigeenkSoomaaliya iyo waf diga uu hoggaaminayo oo ay qayb ka yihiin wa siirka arrimaha dibadda iyo wasi iru dowlaha xafiiska RW ayaa inta ay ku suganyihiin mad asha Aswan waxa ay kula mo doceedyo la qaa danayaan qaar kamid ah madaxda kale ee madasha isu yimid.

Dadweynaha Beledweyne qaar ka mid ah oo guryahooda ka barakacay

      Dadweynaha M/Beledweyne qaarkood oo guryahooda ka barakacay, ka dib mar kii uu mar kale fatahaad sameeyay webiga Shabe elle Qaar ka mid ah dadka M/Balad weyne ay aa mar kale ka barakacay gurya hooda kadib markii uu dhawaan karkaara ha jabsaday webiga Shabeelle.

     Fatahaadda webiga ayaa waxaa dadka ugu sii darsantay roob mahiigaan ah oo sa acad iyo bar magaalada ka da’ay Axaddii, kaas oo xaaladda uga sii daray.

     Qaar ka mid ah Shacabka M/Beledwe yne ayaa dowladda dhexe ee Soomaliya ka codsa day in wax laga qabto Fatahaada Wabiga Shabeelle.

Hir-Shabeelle oo war kasoo saartay kul ankii Waare & Wakiilka QM

     Madaxweynaha Maamulka hir-Shabee lle Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay M/ Jowhar waxaa uu kulan kula qaa tay Wa fdi uu hogaaminayay Erg ayga Xogha ya Gu ud ee QM ee Soo maaliya Amb, Ja mes Swan,kaas oo halkaasi gaar ey.

     Kulanka ayaa waxaa 2da dhinac ku we hlinayey  ku Xigeen ka Wakiilka M/Afrika ee Somaliya Wakiilka Ur ur Gobioleedka Igad Safiirada UK Italy iyo Fra nce,iyaga oo uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada Soomaaliya. Kulan ka ayaa intiisa badan looga hadlay Arimaha Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowl ad Goboleed Sidoo kale waxaa looga hadlay xaaladaha Amni ee deegaanada Hir-Shabe elle.

Xildhibaan Xasan Yare ”Ma aqbali karno muddo kororsi”

     Xildhibaannada Golaha Shacabka ay aa wali sii wada ka doodidda Sharciga do ora shooyinka ee ay soo diya ariyeen Guddi ga baarla maanka Soom aaliya ee loo xils aaray dorashada Soomaaliya.

     Qaar ka mid ah Xildhi baanada Golaha Shacab ka ayaa sheegay in XFS ay dooneyso Muddo kororsi, islamarkaana aysan aqbali doonin Golaha Shacabka.

     Xildhibaan Xasan Ya re oo ka mid ah Xildh ibaanada Golaha Shacabka ayaa shee gay in haddii dowladda uu hoggaamiyo Madaxw eyne Farmaajo ay isku daydo Muddo ko rorsi in dal ka ay Fowdo ka dhici doonto.

      Xildhibaanka ayaa xusay in loo baah an yahay in Sharciga doorashooyinka ee horyaa lla baarlamaanka la dedejiyo si loo xaqiijiyo in doorashadda ay ku dhacdo wa qtigii loogu tala galay.

Xildhibaan Xasan Yare ayaa yiri ”Ma aqb ali ka rno muddo kororsi”

Puntland oo xukun ku riday Dhalinyaro loo heysto Burcadnimo

       Maxkamadda Darajada 1aad ee G/ Bari a yaa Shalay waxaa ay xukun ku rid ay dhali nyaro lagu eedeeyey inay dhacaye en Mobelada, kuw aas oo lagu soo qabtay how lgal la ga sameeyey Bo osaaso.

      Dhalinyaradaan oo tiradooda gaareyso 4 ayaa waxaa Maxka mada ku wareejiyey taliska Ciidanka Boo liska G/Bari Puntland oo same eyey ho wlgalka lagu soo qabtay, isla markaana Maxk amadda ay ku xukun tay dhowr sano oo Xabsi ah.

     Taliyaha Qeybta Booliska G/Bari G/ Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa uga di gey dhal inyarada Boosaaso ka wada dha ca Mobeela da,isaga oo Waalidiinta ugu ba aqay inay la socdaan dhibaatada ay Car ruurtooda ay ka wadaan M/Boosaaso.

     Dhinaca kale Taliska Booliska G/Bari ayaa meel fagarao ah waxaa ay ku burbu riyeen dha looyin Khamri ah oo Ciidamadu ay horay uga qabteen Ciidamada Koontorolka M/Boosaso.

Cumar Al-Bashiir Oo Su’aalo Laga Wey diiyey Afgambigii 1989-Kii

     Madaxweynihii hore ee dalka Sudan ay aa maalintii Talaadada ahayd su’aalo laga weydi iyey afgambigii uu awoodda dalka kula waree gay 1989-kii, sida uu garyaq aankii u doodayay sheegay.

     Mr Bashir ayaa lagu hayaa xabsiga Ko ber oo ku yaala caasimadda Khartoum.

     Haddii Mr Ba shir lagu helo in uu ka dam be eyey afgambiga, wa xa laga yaaba in la gu rido xukun dil ah ama xabsi daa’in.

     Madaxweynihii hore ee Suudaan ayaa sid oo kale wajahaya dacwooyin kale.

Dowladda oo lagu eedeeyay in aysan garg aar gaarsiin Shacabka Beledweyne

     Xildhibaan Yuusuf Gama’diid  oo ka mid ah Xildhibaanada G/Shacabka ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eede eyay inaysan wax gargaar ah ga arsiin Shacabkii dhawaan ka barak acay Fatahaada Wabiga Shabeelle ee Beledweyne.

     Waxaa uu xusay inaysan jirin haba ya raa tee gargaar ka yimid dowladda oo la ga ars iiyay Shacabka Beledweyne, taasoo ba dalkee da ay tageen Wasiiro iyo Madaxw eyne Farma ajo.

     Xildhibaanka ayaa sheegay in Shacab ka M/Beledweyne ay badbaadiyeen Shac abka Soomaaliyeed ee ku nool gobolada dalka oo gurmad deg deg ah la gaaray.

     Ugu dambeyntii waxaa uu xusay in qor sha ha dowladda aysan ka mid aheyn in loo gurma do Shacabka loona baahan yah ay in dowlad da Soomaaliya ay Caddeyso wixii ay ugu tala gashay Shacabka Beled weyne halkii ay ku baxeen.

     ”Boqol dollar oo DFS bixisay gurmadka Bel edwayne magaarin ee bulshadaa u gur mata y”ayuu yiri Xil. Yuusuf Gama ‘diid.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo U Yeeray Wasiirka Warfaafinta

       Xildhibaanada G/Shacabka Baarlama an ka FS ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Md .Maxamed Cabdi Xa yir Maareeye. Qoraal kasoo baxay Guddoonka Baarla maanka ay aa loo di ray Wasiir Maa reye, kaasi oo laga dalb aday inuu Xild hiba anada horyimaado, si loo weeydiiyo su’aallo ay qabaan 11 Xildhibaan iyo kuwa kale, isla ma rkaana la xiriira shaqada Was aaradda Warfa afinta X/F/ Soomaaliya.

     Sidoo kale Wasiirka ayaa  la faray in Gola ha Shacabka uu horyimaado Maalinta Axada ah ee soo socota taariikhduna ay ku beegan ta hay 15-ka December 2019.

     Si kastaba Xildhibaano ka tirsan Baarl am aanka Soomaaliya ayaa warbaahinta dowlad da u jeediyay eedeeymo kala duw an, kuwaasi oo la xiriira dhanka shaqada.

Mareykanka Oo Ku Dhawaaqay Arrin Ka Dhan Ah Sacuudiga

     Dhammaan tababbarka  shaqaalaha mi latari ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kana socda gudaha dalka Mareykanka aya la joojiyay illaa amar dambe, ka dib ko lkii arday u dhashay dalkasi uu xarun ciid an oo ku taalla G/Florida uu ku dilay 3 badmaax oo Mareykan ah.

     Go’aanka ka soo baxay xarunta Gasha andhigga Pentagon-ka wuxuu saameyn ballaaran ku yeelan doonaa shaqaalaha Sacuudiga,iyadoo dal ka Maeykanka ay joo gaan arday gaareysa 3-boqol oo tababar xa gga duulimaadka ah u jooga halkaasi,

     Go’ankaasi oo sidoo kale saameynaya tababarada la siiyo ciidamada lugta,ayaa la sheegay goor dambe Inay sii socon doo nan tababarada ku saabsan barashada luqadda Ingiriiska.

       Sarkal ka tirsan Pentagonka ayaa she egay in tallaabooyinkaasi la qaday ay ujee doodu tahay sidii dib u eegis loogu same yn lahaa hannaan amni oo khuseeya  dha mmaan 5-ta kun ee arday ee ka socda ca alamka ee ku sugan Mareykanka.

    Mohammed Alshamrani oo 21-sano jir ah darajadiisuna tahay 2 xiddigle ka socda ciidamada Cirka Boqortoyada Sacudiga aya rasaas ku furay cidan ay isku fasal ah aayeen oo wax ku baranaayey xarunta Pe nsacola ee gobolka Florida,wuxuuna halka asi ku dilay 3-ruux,isagoo dhaawacay 8-kale.

Tirada dadka ku dhintay duufaantii Paw an oo la shaaciyey

   Q/Midoobay ayaa sheegtay in dabaylihii iyo roobabkii 7aadkii hore ku dhuftay deg aan nada xeebaha W/Bari ee Soomaaliya ay ku dhinteen lix qof. War qoraal ah oo ay soo saartay Q/Mioobay ayaa lagu she egay in degaannada ku yaalla Gobollada Bari iyo Nugaal ay dad ka badan 32 kun oo qof ay dabaylahaasi ku waayeen wax yaabihii noloshooda ay ku tiirsanayd.

     Waxay sidoo kale sheegtay Q/ Midobay in dabaylahaasi barakiciyeen 4,800 oo qof

    Sidoo kale waxay dabaylaha iyo roobab ka duufaanta Pawan ay burburiyeen bee ro, guryo, waddooyin iyo kaabayaal kale, gaar ahaan magaalooyika Eyl, Bandarbay la, Caluula iyo Laasqoray.

    Waxay sheegtay QM in dadka ay daba ylahaasi saameeyeen ay u baahan yihiin biyo nadiif ah, hoy, mara-kaneecooyin, dhar carruureed iyo agab kale oo caa fimaad.

Turkiga oo u digtay dalalka badda Med iterranean-ka

    Turkey ayaa Shalay ka digtay inay dal alka kale ka hor-istaagi doonto in ay sahm in iyo gaas qodis ka sameeyaan bariga ba dda Mediterranean-ka, fasax la’aanteeda.

    Xiisad xooggan oo ku saabsan dhanka xuduudda badda ayaa ka taagneyd gob olka dhowaanahan, kadib markii laga hel ay keyd gaas oo aad u baaxad weyn.

     Heshiis dhinaca badda ah oo bishii ta gtay dhex maray Tur key iyo Libya ayaa ka carreysiiyey dalalka kale ee xuduudda la leh badda Medite rranean-ka, islamarkaa na wiiqay rajadii Greece ee gaas sahmin ta.   "Cidna gaas qodis kama sameyn kar to qalfoof badee ddeena, haddii aynan u fa saxin,” waxaa si daas yiri wasiirka arrim aha dibedda Turk ey Mevlut Cavus oglu.     Mar wax laga weydiiyey sida Turk ey u ga jawaabi doonto arrintan, ayaa Mevlut Ca vusoglu waxa uu yiri "dabcan waan ka jooj in doonnaa.”

    Hase yeeshee Cavusoglu waxa uu inta as ku daray in Turkey ay diyaar u tahay in ay la fariisato Greece, si muranka loo xaliyo."Ma doorbideyno xiisad, waxaan do orbideynaa hanaan xaqiijin kara xuquuqd a 2da dal, si waafaqsan xeerka caalam iga ah,” ayuu yiri.

Guddoomiyihii hore ee G/ Banaa dir oo ka hadlay weerarkii SYL

      Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir ah aana Duqii Muqdisho Taabid Cabdi Max amed ayaa si kulul u Cambaareeyay wee rarkii Habeen Hore Al-shabaab ay ku qaadeen Ho telka SYL ee ku yaalla kasoo horjeeda  Xarunta Madaxtooyada.

    Taabid Cabdi ayaa waxaa tacsi u diray Ehelada dadkii ku gee riyooday weerarkii Hot elka, isagoo ku dhaa wacmay Alle uga bary ay inuu Caafimaad siiy o. Ciidanka amniga ayuu bogaadiyay oo Habeen Hore inta uu socday howlgalka hotelka SYL kasoo badbaadiyay boqolaal qof oo ku jiray halkaas.

 "Waxaan cambaareynayaa weerarada Al-shabaab ay kusoo qaadayan goobta mu hiim ah ee ku yaalla Caasimadda, ujeedk ooda ugu weyna uu yahay "ha noolaan ha na horumarin” sidaa darteed waxaa waajib nagu wada ah in aan iska wada kaashano sidii meel looga soo wada jeesan lahaa” Ayuu yiri Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir

     Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa sii raa ciyay "Amniga aan u wada istaagno, madaama uu Shalay yahay baahideena 1aad”. Si kastaba Al-shabaab ayaa sheeg tay Mas’uuliyada weerarkii lagu qaaday ho telka SYL, waxaana ku geeriyooday 10 ruux, halka 11 qof kalena dhaawac uu soo gaaray.

Dagaal Khasaaro Geystay Oo Ka Dhac ay Deegaan Ka Tirsan Hiiraan

     Wararka aan ka heleyno G/Hiiraan ay aa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka ti rsan Gobolkaas Shalayy uu dagaal kooban ku dhexeeyay 2maleeshiyo beeleed .

   Dagaalkan ayaa waxaa uu si gaar ah u ga dhacay deegaan hoostaga Demada Ja wiil ee G/Hiiraan,waxaana la dhashay Kha saaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka u dhexeeyay Maleeshiyaadka ay ku dhinteen 2 ruux, halka qof kale dhaaw ac uu soo gaaray, waxaana la shegayaa in ruuxaas uu kamid ahaa dadka ku dhaq an halkaas.

     Weli lama oga waxa uu ka dhashay da gaalkii Shalayy deegaan hoostaga Degm ada Jawiil ku dhexmaray 2 maleeshiyo be eleed hubeysan oo halkaas ka wada de ga.Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Maamulka G/Hiiraan ee dowlad G/Hirshabeelle oo ku aadan dagaalka dha cay deegaan hoos taga Jawiil.

 SHAN QODOB OO KHADIIJO MAXAMED DIIRIYE AY SI LA YAAB LEH UGA HADASHAY


    Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirka Dhallinya rada iyo Ciyaaraha, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarl amaanka Federaalka

       Baarlamaanka dowladda federaalka ee Sooma aliya ayaa weli ka doodaya soo jeedinta xeerarka cusub ee doorashada soo socota ee dalka ka dhici doonta.

       Waxaa ka hadlay xildhibaanno aragtiyo kala du wan ka qaba soo jeedintaas, iyadoo doorashada ay ka dhimantahay ilaa muddo hal sano ah.

Doodda ugu badan waxay tahay nooca doorasho ee dalka ka qabsoomi karta. Doorashadii lagu xoo xulay xildhibaannada hadda jira waxay ku saleys neyd ergooyin soo kala doortay mudanayaasha. Madaxweynahana waxaa u codeeyay xildhi baannada labada Aqal.

      Mudanayaasha dooddooda ka dhiibanaya wax aa ka mid ah Khadiija Maxamed Diiriye, oo sidoo kale ah wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

     Shalay hadalkii ay jeedisay waxay ku soo qaa datay qodobo kala duwan. Qaar ka mid ah ayaan halkan idiinkugu soo gudbineynaa:

1-Sharciga doorashada

     "Waxaa lagu jiraa wakhti ay na hor yaallaan ho wlo aad muhiim u ah", ayey hadalka ku billowday Khadiija oo ka hadashay fadhiga Baarlmaanka.

"Waa sharciga hadda ee doorashooyiinka ee laga hadlayo. Waxaan ognahay in sheekooyiinka suuqa ku jira (ay sjheegayaan) in aysan ku saleysneyn xuq uuq qaanuuni ah. Laakiin waa iska hadallo fadhi-ku-dirir ah", ayey tiri iyadoo tixraaceysay diidmada siya asiyiinta qaar ee sharcigan doorashada ee laga doo dayo.

      Xeerkan waxaa soo diyaariyay guddi ka socday Baarlamaanka oo booqday maamul Goboleedyada, ka dibna u bandhigay baarlamaanka si ay uga do odaan.

      Sida ilo ku dhow baarlamaanka ay sheegayaan, sharcigan wuxuu soo jeedinayaa qaabab ay suuragal tahay in loo qabto doorashada oo ay ka mid tahay sidii hore in lagu noqdo ama qof iyo cod in ay noqoto.

2-Qof iyo Cod

      Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye waxay tiri: "Wa an ognahay in ergo iyo maamul Goboleed iyo cadaadis hore in aan soo marnay. Waan ognahay in aan isku deyeyno in qof iyo cod ay doorashada aha ato, haddana waxaan og nahay in qof iyo cod aysan dhici karin.

      In shacabka ay soo doortaan xildhibaannada iyo madaxweynaha waxay ka mid ahayd qorshayaashii la filayay in dowladda hadda jirto ay hirgeliso, sida ay sheegayaan dadka falanqeeya arrimaha siyaa sadda.

      Laakiin waxay sheegayaan in iyadoo weli dalka oo dhan aysan dowladda gacanta ku hayn in aysan suuragal ahayn in shacabka ay codeeyaan ama la sameeyo tirakoobka dadweynaha.

      Iyadoo tixraaceysay haddallada la isla dhexm arayo, waxay wasiir Khadiija tiri: "Waxaan ognahay waxyaabihii horey loo soo arkay iyo isbedelladii dhacay qaabkii ay ahaayeen.

      "Waxaanna sidoo kale ognahay waxa hadda na hor yaalla iyo qaabka ay u dhici doonaan oo aan is ku deyeyno in doorashooyiinka hadda na horyaallo iyo in mashiinno loo keensaday iyo codad ku shu basho ah in ay dhici doonaan oo ah waxyaabaha lagu hadaaqayo".

      "Waxaa la leeyahay dalal badan ayey doorasho ka dhacday iyadoon la is tira koobin", ayey hadalka ku sii dartay, iyadoo sheegtay in dastuurka uu si cad u qeexayo qodobka metelaadda deegaanka.

3-Dadka yaa matala?

      "Waxaa sharci ah wixii dadku ku heshiiyo", ayey tiri xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye. "Shalay dadka yaa matala?" ayey hadalka ku sii dartay.

Waxay carrabka ku adkeysay in baarlamaanka lab ada Aqal ka kooban ee Soomaaliya uu yahay midka matala Shacabka.

     "Guddiga madaxabannaan miyaa matala? Maya; Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka miyaa matala? Maya; Ra'iisul Wasaaraha iyo Golihiisa xuk uumadda miyaa matala? Maya, Golaha garsoorka iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sarana ma mata laan", ayey tiri Wasiir Khadiijo.

       "Dalka waxaa matala 320 ka" xildhibaan, Shalayna meesha aad dalka dhigtaan buu yaallaa", ayey tiri.

       Baarlamaanka waxaa horyaalla sharciga door ashada

      Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirka Dhallin yarada iyo Ciyaaraha oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka, waxay ka mid ahayd "shanti baarlamaan ee Soomaaliya soo maray, laga soo billaabo illaa dowladdii carto".

        Waxay sheegtay in mudaddaas Baarlamaankii oo jira laga tagayay oo madaxda ay qabanayeen shaqooyiin kale. Waxay tusaale u soo qaadatay do wlado lagu soo dhisay dalalka deriska ah iyo golay aal gudaha laga dhisay sida madashii qaranka.

      "Ma Shalayna waxaan sugeynaa in Madaxweyn aha, Ra'iisul Wasaaraha iyo Beesha Caalamka ay wax ku soo heshiiyaan?" ayey weydiisay xildhi baannada.

     Maanta talada idinkey gacantiina ku jirtaa, waxa adna ku dhaarateen sida danta dalka ku jirto, wa adna og tihiin in haddii cirka iyo dhulka la isku dhe jiyo aanay doorasho dheceynin," ayey tiri.

4-Muddo kororsi

      "Waxaan ognahay in waxyaabaha laga hadla ayo (ay yihiin) muddo kororsi iyadoo afka laga dho wrayo, oo ma dhihi karno 'muddadaan kororsaney naa", ayeyn tiri Khadiija.

      "Inaanay jinsiyad jirin, 'yaa Soomaali ah?', in aan tirakoob jirin, in aanay xisbiyo sharciyeysan ji rin, in aydaan sharci u sameynin dowlad-goboleedy ada sharciyaddooda ka hormaray, nidaamka fede raalka iyo nooca la qaadanayo in aydaan ka hadlin.

"Waan ognahay in xuduudihii Soomaaliya aysan in oo qorneyn, waana ognahay in uusan amni ka jirin dalka, waan ognahay in dastuurkaas aan loo qa adin afti dadweyne. Sidaas daraadeed, hal-qof iyo hal-cod ma dhici karto", ayey tiri Khadiijo Maxamed Diiriye.

      Dowladda hadda jirta iyo baarlamaankaaba waxaa u harsan muddo sannad ah

      Waxay intaa ku dartay: "Marba haddii aysan dhi ci karin, wixii dalka u dhacaayo waa in aad u sameysaan."

     "Miyeydaan qori karin; dalka shantaan sano ee soocota; qorshe cusub, heshiis cusub, heshiiska Muqdisho, waxaan doonno aan ugu magacdarno. Amniga intaa ayaa lagu sugayaa Federaalka intaa baa lagu sameynayaa, tira-koobna intaan baa lagu sameynayaa".

5-Doorasho la mid ah mid ka dhacday dalal kale

     Waxaa jiro alal aan dadkooda la tira koobin, si doo        kalena aysan intooda badan codeyn karin, balse inta codkooda dhiiban karta ay ka qeybgalaan doorashooyinka.

      Waddanka Afghanistan, bulshada oo dhan qeyb kama ahan doorashada, balse waxaa codeeya kuwa ku nool deegaannada ay dowladda maam usho.  "Waxaa la leeyahay adduunka qaarkiis wax aa ka dhacay doorasho iyadoon tirakoob jirin. Add uunka doorashada ka dhacday miyaan la mid nah ay?" ayey tiri wasiir Khadiijo.

      "Kursiga Kismaayo miyaa la iska yeelayaa in Da yniile ama Howlwadaag lagu doorto?" ka dib waxaa u sacbiyay qaar ka mid ah xildhibaannada.

       Iyadoo hadalka sii wadata waxay tiri: "Kursi Hir shabeelle yaalla miyaa la iska yeelayaan in Kaar aan lagu doorto? Oroteeshan wax lagu dooranaya miyaa jira? Miyaan tagi karnaa meelihii aan ka nimid?"

       Waxay Sheegtay in meesha xigta ee dalka uu u jiheysanayo ay tahay arrin u taalla Baarlamaanka Soomaaliya oo aaney ahayn arrin laga sugayo mad axweynaha ama xukuumadda.

       "Maantey taagan tahay waxaa la rabaa talo iyo arrin dhab ah; waxaa la rabaa talo aan meel ku sa arno umadda waxa danta u ah".

HIRSHABEELLE OO CADDEYSAY MOWQIFKE EDA DOORASHADA 2020/2021

     War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ma daxweynaha D/G/H/SH Maxamed Cab di Waa re ayaa waxaa looga hadlay Mowq ifkooda ku aaddan Arrimaha Doorashada lagu wado inay dalka ka dhacaan 2020-2021. Warka kasoo ba xay Hirshabeelle ay aa waxaa lagu sheegay in Doorashooyin ka loo baahan yahay inay ku dhacaan wa qtigii loogu talagalay, waxaana Madaxda DFS iyo kuwa maamul goboleedy ada uga digtay inay sameeyan muddo kororsi.

      Sidoo kale Hirshabeelle ayaa sheegt ay in ay la socoto doodad Hindsai-sharciye edka Doorashooyinka ee ka socota Gola ha Shacab ka Baarlamaanka FS iyagoona xusay in looga baahan yahay in sharci kasta oo la ansixiyo uu waafaqsan yahay Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

     Warka kasoo baxay Hirshabeelle ayaa lagu tilmaamay inay Garwaaqsan yihiin in Soomaal iya tahay wadan Jilicsan oo kasoo kabanaya Colaado.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Hirshabeelle.



SOOMAALIYA

 

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA  GANACSI

 

_______________________

 

 

OGEYSIISKA HALKAN AYAA LA SIIYA in calaamada kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee:

 

Ingersoll-Rand plc, a public limited company of Ireland of 170/175 Lakeview Drive, Airside Business Park, Swords, Co. Dublin, Ireland

 

waxaana loo isticmaalaa xiriirinta:

 

Jenerayaasha, kuwaas oo ah, matoorrada korantada korantada, matoorrada korantada tooska u shaqeeya, matoorrada ku shaqeeya gaaska, matoorrada koronto dhaliya, matoorrada korantada degdega ah, dhaliyayaasha korantada korantada, matoorrada hadda; unugyada dhalinta korantada oo ay ku shaqeeyaan makiinadaha gubashada gudaha; dhaliyayaasha korantada; dynamos; matoorrada korantada; Qalabka korantada qaboojiyaha ah iyo koontaroolada iyo qeybaha markaa, qaybo loogu talagalay dhammaan waxyaabaha kor ku xusan; Nidaamyada xakameynta cimilada oo ka kooban heerkullada dijitaalka ah, qaboojiyaha, kuleylinta, hawo-mareenka iyo aaladaha xakameynta qalajinta; kuleylka; miinada; Barnaamijyada mobilada ee lagala soo bixi karo ee xakameynta cimilada, sifeynta iyo nadiifinta biyaha, iyo nidaamyada nadiifinta hawada; Nidaamka kumbuyuutarrada ee ku saleysan kombiyuutarka ee loogu talagalay kormeerka, xakameynta iyo soo sheegista isticmaalka iyo heerka nalka, isticmaalka tamarta, nidaamyada amniga iyo kuleylka, qaboojinta iyo qalabka hawo ka kooban kumbuyuutarka cathode ray tube (CRT), barnaamijyada kumbuyuutarka ee kumbuyuutarka, keyboard, daabacaadda, dhismaha dareemeyaasha aagga iyo kormeerayaasha, hoosaad-hoosaadyada nooca laptopska, kombiyuutarada heerka boodhka, iyo kontaroolayaasha awooda ee la xidhiidha;

         nooca laptop, kombiyuutarada heerka boodhka, iyo koontaroolayaasha awooda ee laxiriira; makaanikada, pneumatics, korantada korantada korantada qalabka kuleylka, qaboojinta iyo hawo qabashada; dhismaha qalabka kombiyuutarka otomaatiga ah iyo softiweer loogu talagalay in lagu dhexgalo nidaamyo dhismo oo dhowr ah madal xarun dhexe ah; is dhexgalka dhismaha iyo softiweerka maaraynta ee loogu talagalay codsiyada dhismayaasha waaweyn ama dhismayaasha badan ee ku yaal faylalka. Software loo adeegsado maareynta iyo falanqaynta shuruudaha nidaamka awooda ee maamulka tamarta; kala wareejinta awoodda ee si otomaatig ah ugu wareegaysa inta u dhexeysa ilaha korantada aasaasiga ah iyo isha korantada gadaal; Miirayaasha hawada hawada qaboojiya; kontaroolada korantada iyo elektiroonigga ee loo xakameeyo lacagta ee nidaamyada qaboojiyaha; baytariyada keydinta korantada; iyo qaybo ka mid ah fasalka 9; Cutubyada HVAC; Kuleyliyaha biyaha; Miirayaasha hawada hawo-qaboojiyayaasha loogu talagalay qaboojinta iyo isticmaalka guriga; mashiinka qaboojiyaha iyo rakibidda; kuleyliyeyaasha korantada ee loo adeegsado ganacsiga; kuleyliyaha qubeyska; kuleyliyeyaasha korantada ee la qaadan karo; Qarxiyaasha qulqulaya diyaarinta cuntada iyo kaydinta cuntada; Qalabka qaboojiyaha, oo ah, qaybaha cuntada iyo cabitaanka cabitaanka; xirmooyin loogu talagalay hawo qaboojinta; shaqaalaha hawada; humidifiers; dehumidifiers; tamarta iyo kuleylka hawo-mareenka; hawo siinta hawo-qaadaha, dhammaantood qaboojinta, kululaynta iyo hawo-gurayaasha dhismayaasha ganacsiga iyo warshadaha iyo u adeegsiga hanaannada warshadaha; diffiileeyeyaasha kuleylinta iyo qaboojinta; unugyada nadiifinta hawada; uumiyeyaasha hawada loo yaqaan'romromricric condensers 'oo loogu talagalay uumiga uumiga iyadoo la taabto cabitaanno; uumi baxayaasha; shaandhaynta dibedda iyo shaandhaynta biyaha iyo aaladda nuugista ee loogu isticmaalo aagagga maxalliga ah si meesha looga saaro saliidda iyo wasakhda kale ee kartida leh; haamaha shidaalka, oo aan ka ahayn qaybaha mashiinnada; haamaha qaboojiyaha; isku-darka sida qaybo ka mid ah qoditaanka, kuleylka ama qaboojinta rakibaadda; taageerayaasha qalabka qaboojinta; Taageerayaasha korantada; kuleylka hawada kulul; foornooyinka; qaboojiyeyaasha hawada; bambooyinka kuleylka; kuleylka kuleylka ah, eeysan aheyn makiinadaha, dhuxuleysi sidii qeybo ka mid ah mashiinnada; Qalabka nadiifinta hawada iyo mashiinnada; wasakhda biyaha iyo unugyada nadiifinta iyo xirmooyinka beddelk;

 

oo miirayaashiisa; rakibaadda biyaha nadiifinta iyo qaybo loogu talagalay dhammaan biyo-galeenka; kuleyliyeyaasha (makiinadaha loogu talagalay); waxyaalaha dabka lagu gubto (kuwa aan ahayn kuwa gubto) dareeraha, kuleylka hawada iyo biyaha iyo qaboojiyeyaasha dhammaan adeegsiga gudaha, ganacsiga iyo warshadaha; Qalabka hawo-qaadashada hawada, miirayaasha, kalasooshayaasha, isku-darka, iyo weelleyda; Aaladda hawada; qalabka codka hawada ee isbeddelaya; hawo qaboojiyeyaasha; uumi baxayaasha; maqnaanayayaasha; unugyada uumiga ah; Qalabka miyuusigga; taageerayaasha iyo kuleylka; qaboojiyeyaasha hawada, iyo kuleyliyaasha kuleylka loo isticmaalo ku wareejinta kuleylka loogu talagalay adeegsiga warshadaha iyo ganacsiga; qaybo, xarumo iyo qalab, dhammaan qaboojiyaha, hawo qabashada; qalabka uumi baxa; gaas, saliid iyo gubasho habeysan; rakibida iyo kontaroolada dhammaan alaabooyinka xiiqda; rakibaadda, hagaajinta iyo dayactirka dhalinta korantada, kuleylka, kuleylinta biyaha, hawo qaboojinta, hawo qaboojinta iyo qalabka qaboojiyaha, nadiifinta hawada, iyo nadiifinta biyaha iyo nidaamyada nadiifinta; latalin farsamo oo laxiriirta naqshadeynta iyo rakibida koronto dhalinta, kuleylka, kuleylinta biyaha, hawo qaboojinta, qaboojiyaha iyo qalabka qaboojiyaha, nadiifinta hawada, iyo nidaamka nadiifinta iyo nadiifinta biyaha; kireynta aaladaha dayactirka kuleylka iyo qalabka hawo qaboojinta; adeegyada la-tashiga e



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip