
Gudiga anshaxa ciyaaraha Aduunka oo gaarey, go, aan ka dhan ah xukuumadda Rushka.
Dowladda Raashiya ayaa waxaa ay wajaheysaa culeysyo dhanka ciyaaraha aduunka ah, iyadoo maantana gabi ahaamba laga mam nuucanay mudo afarsano ah, in Raashiya aaneya ka qaybgali Karin wax ciyaaro caalimi ah.
Waxaana kamid ah ciyaaraha caalimiga ah ee haddaba la isku siidiyaarineyo, koobka OlOMBIKADA,aduunka oo lagu qaban dono Sanadka fooda inagu soohaaya ee 2020 maggalada Tookiyo ee xaruunta u ah Wadanka Jabaan.
Gudiga an shaxa ciyaaraha Aduunka ee WADA ayaa Dowlada Ruusha kuriday Xukun ah in mudo afarsano ah raashiya aaney ka qayb galidonin wax Ciyaaro Caalimi ah. Manajirto wax war ah oo kasoobaxay Xukuumadda Moscow, inkstoo ay suuragal tahay, in ay racfaan qaadato, waxaa ayna haaysadaa 21 maalmood oo ay racfaan ku qaadan karto,Ruushka waxaa lagu eedeyneyaa khiyaano iyo wax isdabamarin dhanka

Gudiga anshaxa ciyaaraha Aduunka oo gaarey, go, aan ka dhan ah xukuumadda Rushka.
Dowladda Raashiya ayaa waxaa ay wajaheysaa culeysyo dhanka ciyaaraha aduunka ah, iyadoo maantana gabi ahaamba laga mam nuucanay mudo afarsano ah, in Raashiya aaneya ka qaybgali Karin wax ciyaaro caalimi ah. Waxaana kamid ah ciyaaraha caalim