Shir loogu gogol xaarayo kulanka Arba ca da ee Sh. Shariif, Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo ka socda Muqdisho
Waxaa xilligan shir u socdaa xubno muh iim ah oo ka tirsan DFS ka iyo Madasha Xis biyada Qaran, iyadoo shirkan uu yahay mid loogu gogol xaarayo shirka la filayo in maa linta Arbacada Muqdisho ku yeeshaan Mada xda Madasha Xisbiyada Qaran iyo Mada xweyne Farmaajo.
Ilo wareedyo muhiim ah ayaa ii xaqiijiyay in shirka Habeen Hore looga hadlayo diyaarinta aja ndayaasha shirka Arbacada ay yeelanayaan Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya Xa san Sh, Sh.Shariif iyo Madaxweyne Farma ajo. Wararka ayaa sheegaya in kulanka uu si gaar ah ugu dhaxeeyo xubno kala matal aya Madasha oo uu hoggaaminayo Xildhib aan Axmed Fiqi oo ah Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran iyo Taliyaha NI SA Fahad Yaasiin oo ahaa ninka markii hore bilaabay wada hadalada, loona arkayo inuu yahay maskaxda ka dambeysa wada had aladan oo ah ergey buuxa oo ka socda Mad axweyne Farmaajo.
2da dhinac ayaa u muuqda kuwo abuura ya jawi xasilloon oo sababi kara isu soo dho waansho, is faham laga gaaro dhinaca door ashooyinka iyo dejinta xiisadaha siyaasade ed ee ka dhashay xayiraadii todobaadkii ho re la saaray Madaxda Madasha.
Isu soo dhowaanshaha DFS iyo Mucaa radka ayaa ka dambeeyay ka dib markii Hab eenkii jimcaha uu kulan dhex maray Taliya ha Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin oo hoygiisa ugu tagay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif, waxaana Fahad uu ergo ka ahaa Madaxweyne Farmaajo, isla markaana ka waday codsi ah inay kulmaan Madaxwe yne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore, si looga hadlo xaaladaha siyaasadeed ee dalka. Dhinaca kale Madaxweynihii hore Sh .Shariif ahna Guddoomiyaha Madasha Xis bi yada Qaran oo maalintii Sabtidii u ambaba xay M/Kampala, isagoo kaga sii gudbay M/Nayrobi, waxaana la filayaa inuu maalinta rri ka soo tago oo uu dib ugu soo laabto Mu qdisho, Sheekh Shariif ayaa u tagay Kam pala arrimo qoys ah, halka Nairobi ku lahaa balamo gaar ah, sida kulamo uu la qaadana yo siyaasiyiin iyo diblomaasiyiin.Xigasho:-jowhar.com
Kulan looga hadlayay Arrimaha Dastuur ka oo Muqdi sho
lagu qabtay
Waxaa M/Muqdisho ka bilowday shir wad atashi ah oo u dhaxeeya Wasaaradda
Arrim aha Dastuurka ee XFS iyo qaar kamid ah aq oonyahanada Soomaaliyeed,
kulanka oo so con doona muddo 2cisho ah ayaa waxay aqoonyahanadu aragtidooda ka
dhiiban doo naan qodobada dib-u-eegista lagu sameey ay ee dastuurka. Agaasimaha
Guud ee W/ Arrimaha Dastuurka Maxamed Abuukar Zub eyr oo ugu horeyn shirka ka
hadlay ayaa soo dhaweeyay ka qaybgalaaysha waxa uu na sharaxay ujeeddada iyo
hannaanka shir ku u socon doono.
Sidoo kale, Maxamed Gaagaab oo ka mid ah xubin ka tirsan Gudigga La-socodka
ee dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaan ka Federaalka ayaa soo dhaweeyay
shirka isaga oo ka warbixiyay howlihii badnaa ee la soo qabtay muddadii 2da
sano ahayd ee la soo dhaafay. Wasiir Ku-Xigeenka Dastuurka Dr.Xuseen Cabdi
Cilmi oo khudbad ka jeediy ay shirka ayaa sheegay in aqoonyahanada shirka lagu
casumay ay hortaallo howlo ad ag oo ah inay aragtiyadooda ka dhiibtaan arr imaha
dalka ee masiiriga ah.
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Md. Saa lax Axmed Jaamac oo shirka furay
ayaa yiri "waxaan ku faraxsanahay inaan shirkan idin kala soo qaybgalo oo ka
doodno aayaha da mbe ee Soomaaliya, sida aad ogtihiin dast uurka inta ugu badan
dib-u-eegis ayaa lagu sameeyay waxaana dooneynaa inaad talad iina ka
dhiibataan; aqoonyahanada waxay kamid yihiin dadka ugu muhiimsan bulshada sidaa
awgeed waxaan idinkaga fadhinaa inaad aqoontiina ku kordhisaan howlaha aan
wadno”. Ugu dambayn, aqoonyahanada ka qaybg alaysa shirka ayaa waxaa lala
waadagay nu qul kamid ah qodobada dast uurka ee dib-u-eegista lagu sameeyay iyagoo
bilaabay inay ka talo bixiyaan.
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xari ga Madaxda
WADDANI Iyo Kulan Uu La Yeeshay Madaxweyne Biixi
HALKAAN KA AKHRISO W.W MOG TIMES DAILY NEWS PAPER 19-NOV-2019
Shir loogu gogol xaarayo kulanka Arba ca da ee Sh. Shariif, Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo ka socda Muqdisho Waxaa xilligan shir u socdaa xubno muh iim ah oo ka tirsan DFS ka iyo Madasha Xis biyada Qaran, iyadoo shirkan uu yahay mid loogu gogol