Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo daahfurtay shirka dib u eegista waxbarashada Qaranka
Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa maanta daahfurtay shir dib u eegista waxbarashada qaranka, kaasi oo lagu lafa gureyo heerarka kala duwan ee waxbarashada Somaliland.