Wasiir Sebriye "Ahlusunna Waa In Ay Joojiyaan Jidgooyada Ay U Dhigayaan Hananka Xulista Baarlamaanka"

0
Friday November 01, 2019 - 19:29:45 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Sebriye "Ahlusunna Waa In Ay Joojiyaan Jidgooyada Ay U Dhigayaan Hananka Xulista Baarlamaanka"

    Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye oo weriyaasha kula hadlay magaalada Dhuusa Mareeb waxa uu ka hadlay halka uu marayo qorshaha dhismaha maamulka Galmudug caqabadaha hortaagan hanaanka xulista baarlamaanka iyo khilaafka soo cus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye oo weriyaasha kula hadlay magaalada Dhuusa Mareeb waxa uu ka hadlay halka uu marayo qorshaha dhismaha maamulka Galmudug caqabadaha hortaagan hanaanka xulista baarlamaanka iyo khilaafka soo cusboonaaday ee Ahlusunna. Cabdi Maxamed Sebriye ayaa shaaca ka qaaday in uu jiray heshiis ay wadagaleen dowladda fedraalka iyo maamulka Ahlusunna,waase uu ku eedeyay in laga been abuuray heshiiskaan kadib markii sida uu sheegay maalmihii la soo dhaafay baraha Bulshada la soo geliyay waraaqo lagu sheegay sida uu yiri in laga dhigayo heshiiskii hase'ahaatee aan aheyn. Dhinaca kalana Ahlusunna ayuu ku eedeyay in Jidgooyo u dhiganayaan hanaanka xulista xildhibaanada isga aoo ugu baaqay in ay ka waantoobaan isla markaana ay kaalintooda ka qaataan dhismaha loogu jiro Galmudug


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip