Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Safiirka Qatar Ee Somalia Oo Kulan Yeeshay

0
Thursday October 31, 2019 - 19:20:28 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Safiirka Qatar Ee Somalia Oo Kulan Yeeshay

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta oo khamiis ah waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Hassan hamza asad Hashem. Gudoomiyaha iyo sa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta oo khamiis ah waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Hassan hamza asad Hashem. Gudoomiyaha iyo safiirka ayaa waxay kawada hadleen xoojinta iyo xiriirka barlamaanadda Qatar iyo soomaaliya , iyada oo safiirkana uu gudoomiyaha warbixin ka siiyay howlaha baaxadda leh ee ay soomaaliya ka wadaan. Kulanka u dhexeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya ayaa waxaa qeyb ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Golaha iyo xubno la socday Safiirka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip