Mareykanka oosheegay in la baarayo dadka u safraya Soomaaliya,Yemen iyo Libya.Safray

0
Friday February 19, 2016 - 15:00:59 in Wararka by
  • Visits: 949
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oosheegay in la baarayo dadka u safraya Soomaaliya,Yemen iyo Libya.Safray

    Dowladda Maraykanka ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay inay si adag ula soconayso dadka u safra wadamada Soomaaliya,Yemen iyo Libya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Maraykanka ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay inay si adag ula soconayso dadka u safra wadamada Soomaaliya,Yemen iyo Libya.

Warbixin ka soo baxday waaxda amniga gudaha Maraykanka ayaa lagu sheegay in wadamadaan oo ka mid ah dalalka ugu badan ee ay ku xoogan yihiin argagaxisada in si aad ah loola soconayo dhaq dhaqaayada ay sameynayaan shaqsiyaadka wata baasaborada Maraykanka ah ee dalalkaan tagay 5-tii sanno ee lasoo dhaafay.

 

Shaqsiyaadka aan haysan dhalashada Maraykanka ee wadamadaan tagay ayaa aad loo hubin doonaa sharciyadooda iyo dal ku galkooda Maraykanka oo ay ku dalban doonaan online-ka Internetka laga dhex dalbado.

 

Sababta sidaan loo yeelayo ayaa lagu sheegay in iyadoo la doonayo in laga bad baado in Maraykanka ka dhacaan weeraro la mid ah kuwii sanadkii hore dhamaadkiisii ka dhacay magaalada Paris oo ay geysteen koox Daacish ka tirsanayd.

 

Dhanka kale Maraykanka ayaa sheegay in wadamada Soomaaliya,Yemen iyo Libya ay ka jiraan xaalado adag aragagixisaduna ku badan tahay sidaas darteed aad loo hubin doono qof kasta oo booqday 5-tii sano ee lasoo dhaafay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip