HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 17-KA OCT 2019-KA

0
Thursday October 17, 2019 - 09:32:46 in Wararka by
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 17-KA OCT 2019-KA

    SHEEKH SHARIIF oo soo jeediyey dalab cusub oo la xiriira doorashada 2021-ka Madaxweynihii hore ee Soomaal iya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay doorashada Soomaa liya ka dhacaysa 2021, ayaa ku gac an seeray shakiyada la gelinayo qab soomid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SHEEKH SHARIIF oo soo jeediyey dalab cusub oo la xiriira doorashada 2021-ka Madaxweynihii hore ee Soomaal iya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay doorashada Soomaa liya ka dhacaysa 2021, ayaa ku gac an seeray shakiyada la gelinayo qab soomiddeeda. Sheekh Shariif ayaa sheegay in dal ka ay doorashooyin hore uga qabs oomeen iyadoo xaaladu ay ka adkayd sida ay hadda tahay, wuxuu na dalbaday doorashada waqti geeda lagu qabto. Wuxuu soo jeediyay in wadatashi saddex geesood ah lagaga arrinsado habka lagu galayo doorash ada soo socota ee 2021ka. " Waxaanu doonaynaa in lagawada tashado oo inta ay wada fariistaan dowladda federaalka, maa mul goboleedyada iyo Xisbiyada nidaamka door ashadu noqon karto oo macquulka ah in la Isla meeldhigo oo doorashada lagu galo" Sidaas wax aa yiri Sheekh shariif. "Ma doonayno in dowladu keento cudur daar oo ah doorashadii waa la qaban waayay, MAYA, dur uuftaas mid ka adag ayaa doorasho lagu soo qabtay, waa in wax cad oo doorasho lagu gali karo oo aysan noqon doorasho cid faraqa ugu jirta" ayuu sii raaciay Xukuumadda federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Cali Khayre ayaa soo diyaa risay xeerka doorashadda Federaalka, taasi oo ay ka hor yimaadeen qaar ka mid ah maamul gobole edyada Dalka, Welina ma cada habka lagu gali doono doorashada barlamaanka iyo Madaxweyn aha ee 2021ka. Xigasho:-Caasimada Online

Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Agoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaal Cusub

    Madaxweynaha J/Federaalka Sooma aliya Md. Maxamed C/hi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Talyaan iga iyo Swedan ee Soomaaliya.

Danjiraha Boqor too yada Swe den Md.Staffan Tillander oo Mad axweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Boqorka Sweden Mudane Carl XVI Gustaf ayaa tilmaamay dadaalka uu ku bixin doono sare u qaadidda xiriirka labada dal, isaga oo dowladda iyo shacab ka Soomaaliyeed uga mahadceliyey soo dhaweynta diirran.

     Sidoo kale, Danjiraha cusub ee dalka Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi oo wa rqadahiisa aqoonsi u gudbiyey Madaxw eynaha ayaa muujiyey sida uu ugu hanw eyn yahay in uu ka mid noqdo bahda dib lumaasiyiinta ka hawlgala dalkeenna.

   Vecchi ayaa Madaxweynaha u gudbiy ey dhambaal iyo salaan uu uga siday dhig giisa dalka Talyaaniga Mudane Sergio Mat tarella, waxa uuna tilmaamay in dalkiisu ay saaxiib dhaw la yihiin shacabka Soomaaliy eed, xiriir soo jireen ahna uu ka dhexeeye labada dal.

     Dhankiisa, Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo ayaa danjireyaasha uu war qadaha aqoonsiga ka guddoomay uga war bixiyey sida dowladda Federaalka Soom aaliya ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka ku dhisan iskaashiga iyo wax-wada-qab siga ee kala dhexeeya dalalka caalamka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Danjireyaa sha cusub ugu hambalyeeyay xilalka loo magacaabay, waxa uuna u sheegay in ay soo dhaweyn wanaagsan kala kulmayaan shacabka Soomaaliyeed, Dowladda Feder aalkuna ay ku garab istaagayso guda shada waajibaadka diblumaasiyadeed ee loo soo igmaday.

R//Wasaare Khayre Oo Washington Uga Qayb Gelaya Shirka Sannadl aha Ah Ee Bangiga Iyo Hey'adda Lacagta Adduunka

    Ra’iisul Wasaaraha XFS, Md.Xasan Cali Khayre ayaa xalay safar shaqo ugu baxay M/Washington ee dalka Maraykan ka oo uu uga qayb gelayo shirka sannadla ha ah ee Bangiga adduunka iyo hey’adda lacagta adduunka (IMF)

     Shirka Sannadlaha ah oo looga hadlo horumarrada maaliyadeed, caqabadaha iyo wixii ka hir galay qorshayaashii maaliy adeed ee lagu soo bandhigay shirka guga ayaa waxyaabaha sannadkaan looga hadlayo waxaa kamid ah barnaamijka geedi socodka deyn Cafiska Soomaaliya.

            Mudane Xasan cali Khayre ayaa sidoo kale inta uu joogo Washington waxa uu kulamo la yeelanayaa madaxda Ba ngiga adduunka iyo hey’adda lacagta add uunka oo uu kala hadlayo in Soomaaliya lagu garab siiyo qorshaha deynta looga cafinayo dalka oo meel wanaagsan soo gaaray.

     Dowladda Soomaaliya oo ay ka go’an tahay ka guul gaaridda qorshaha deynta lo oga cafinayo dalka ayaa horay ugu guul eysatay shuruudihii ku xirnaa sedaxdii waji ee ugu horreeyay, waxaana hadda si wan aagsan ku socda wajiga afaradaad

Guddiga diyaarinta sharciga doorasho oyinka oo la kulmay Wasiirada Amniga & Gaashaandhigga

     Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacab ka ayaa Shalay kulan kula yee shay xarrunta gu ddoonka iyo gud diyada ee Villa Hargeysa wasiiradda Amn iga iyo Gaashaandhigga Maxamed Abuuk ar Islaaw Ducaale iyo Xasan Cali Maxam ed Amar-dambe. Ajendaha kulanka uu guddiga la yeeshay wasiiradda ayaa ahaa doorka ay ka qaadan karaan sugida door ashada ka dhici doonta dalka sanadka 2021-Ka.

    Wasiiradda Amniga iyo Gaashaandhi ga Maxamed Abuukar Islaaw Ducaale iyo Xasan Cali Maxamed Amardambe ayaa guddiga uga warbixay qaabka ay u sugi ka raan ammaanka goobaha ay doorashada dalka ka dhici donta 2021-ka.

    Guddoomiyaha guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka Xildhibaan C/laahi Abuukar Xaaji {Eng.Carab} ayaa kaga mahad celiyay wasiiradda Amniga iyo Gaashaandhigga sida wanaagsan oo ay ugu sharaxeen guddiga sida ay ugu diy aar garoobayaan suggida ammaanka koo baha ay ka dhici doonto doorashada dalka ee sanadka 2021-ka.

     Guddiga ayaa waday kulamo uu la qa adanayo cid walba oo ay qusayso sharc iga doorashooyinka qaranka tan iyo markii la magacaabay.kulanka uu guddigga la ye eshay wasiirad

     da Amniga Iyo Gaashaandhigga ayaa ugu dambeeyntii kusoo gabagaboobay ja wi wanaagsan.

Guddoonka 2-da Aqal oo kulan yeeshay

     Kulanka waxaa goob joog ahaa gudd oomiyaha golaha shacabka ee BJFS Md. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baa rlamaanka Dalka Md.Cabdi xaashi cabdul laahi Guddoomiye kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Aqalka Sare iyo sidoo kale xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la soco dka ee baarlamaanka.

       Xubnaha Guddiga ayaa guddoonka baarlamaanka usoo gudbiyay warbixin dhamey stiran oo ku saabsan dib u eegi sta dastu urka dalka iyo habracii lagu ansi xin lahaa.

     Xildhibaan Burhaan Aadan Cumar oo ka mid ah xubnaha Guddiga oo la hadlay war baahinta  ayaa sheegay in Sidoo kale wax yaabaha Kulanka looga hadlay ay ka mid ahaayeen labada golaha gole ee baa rlamaanka ay yeeshaan kulan wadajir ah.

Axmed Madoobe oo dalacsiiyey Taliya ha Amniga Garoonka Kismaayo

       Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa Shalay waxaa uu dalacsiiyey  gaashaanle Sadiiq Maxamuud Dhogor oo kamid ah saraakiisha Ciidama da Jubbaland.

Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa dara jada Gaashaanle dhexe loo dalacsiiyey Sadiiq Maxamuud Dhogor oo ah Taliyaha Amniga G/Diyaaradaha Kism aayo. Madaxweynen Axmed Madoobe ay aa sheegay in dadaalkiisa iyo kartida uu shaqada u leeyahay ay sababtay dalacsii nta,isla markaana uu ku boorinayo in shaqada uu sii dardar galiyo.

      Taliyaha Amniga Garoonka Kismaayo ee Shalay la dalacsiiyey ayaa intii ay soc deen howlaha doorashooyinka waxaa uu siw yen u adkeeyey Amniga Garoonka, isa ga oo sidoo kale hubinaya mas’uuliyiin ka soo dageysa maadaama qaarkood laga mamnuucay inay tagaan Magaalada Kism aayo sida wufuuda dowoladda federaalka.


Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif Oo Shalay Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho

    Madaxweyneyaashii hore ee Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif  ayaa Shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho,kadib mar kii maalmihii la soo dhaafay ay ku sugna ayeen Kismaayo.

     Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa M/Kismaayo  ee Xarunta GJ/Hoose u ga qeyb galay Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubb aland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

       Md.Xasan Sheekh ayaa inta uusan ka soo ambabixin M/Kismaayo waxaa uu ge ed talaal ku beeray Madaxtooyada Jubal and,isla markaana Jubbaland u rajeyay baraare iyo horumar waara.

    Sidoo kale Kismaayo ayaa waxaala fil ayaa in saacadaha soo socda Kismaayo uu ka ambabaxo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo isna ka qeyb galay Xaflada Caleemo-saarka Axmed Ma doobe,isagoo ku laaban doona Magaalada Boosaaso.

Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

    Shilkaan gaari oo uu ka dhashay kha saaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa wa xaa uu ka dhacay deegaanka UNISOM oo ku yaalla duleedka Magaalada dhuusamar eeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug.

     Shilka ayaa yimid ,kadib markii uu wad dada ka baxay,isla markaana uu fariin go ostay gaari nooca loo yaqaano Fiiler oo ku wajahnaa Dhuusamareeb,waxaana ku dhintay hal ruux halka mid kale uu ku dha awacmay,kaas oo lagu daweynayo Isbita alka dhuusamareeb.

     Qofka dhintay ayaa dad ku sugan Dhu us amareeb waxaa ay sheegeen in lagu Magacaabi jiray Maxamed Nuur Alifle hal ka uu ku dhaawacmay Nabadoon Ciise Maxamuud "Lugeey” oo ka Mid ah Oda yaasha M/Dhuusamareeb.

   Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka M/Dhu usamareeb iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa u gurmaday gaariga shilka galay,kuwaas oo dhaawaca iyo meydka keenay Magalada Dhuusamareeb.

Erdogan oo ku gacan seeray dalabkii Mareykanka

    Turkey ayaa ku gacan seertay cadaad iska caalamiga ah ee loo ga dalbanayo inay joojiso hawl-galka militari ee ka dhanka ah Kurdiyiinta ee ciidamadeeda ay ka wadaan Waqooyiga Syria. Dagaal xooggan ayaa Shalay ka so cda magaalada xuduudda Syria ku taalla ee Ras a-Ain, ayada oo ciidamada Kurdi yiinta ay isku dayayaan inay sii haystaan magaalada, iskana caabiyaan ciidamada kale ee Syria ee Turkiga uu taageero.

     Weriye ka tirsan AFP ayaa sheegay in dagaalka magaalada uu weli socdo, inka sta oo Ankara ay dhowr mar sheegtay in ay gacanta ku dhigtay magaalada.

Tan iyo markii dagaalka uu billowda 9-kii October, ciidamada Turkiga uu taageera yo ayaa qabsaday in ka badan 100 km oo dhulka xuduudda ah, hase yeeshee Ras al-Ain iyo Siri Kani ayaan weli gacanta usoo gelin.

      Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayy ip Erdogan ayaa weriyayaasha u sheegay "waxay na lee yihiin ‘xabad-joojin ku dhow aaqa’. Weligeen xabad-joojin ku dowaaqi mayno.” "Insha Allah, waxaan dhowaan ga canta ku dhigi doonnaa dhul ku teedsan Manbij illaa xuduudeenna Ciraq,” ayuu yir Erdogan.

    Hawl-galkan ayaa taageero ballaaran ka haysta gudaha Turkiga, halkaasi oo da gaal jabhadeyn ah oo sanado badan ay wadeen Kurdiyiinta dalkaas ay ku dhint een kumanaan qof.

 Shaqaalihii dhismaha Golaha deegaan ka oo isaga baxay Buulo-Burde

   Warar ka aimaanaya degmada Buulo Burde ee G/Hiiraan ayaa waxaa ay she egayaan in dhamaan degmadaasi isaga baxeen Shaqaalihii ku howlanaa dhisma ha Golaha deegaanka.

    Qaar kamid ah dadka degmada ayaa xaqiijiyey tallaabadaasi,iyaga oo sheegay in mudo laba maalin ah ay dadka deegaan ka tababar la xiriira dhismaha Golaha de egaanka u qabteen.

     In kastoo aan sirasmi ah loo cadeyn sa babta keentay inay isaga baxaan Buulo-Burde ayaa waxaa jira khilaaf maalmah aan ka taagnaa dhismaha golaha deega anka oo badi ay kasoo horjeesteen waxg aradka & Xildhibaano ka tirsan Hir-Sha beelle.

    Waxaa kaloo xusid mudan in weli deg mada Buulo-Burde ay ka jirto xiisadii ka dhalatay xil ka qaadis lagu sameeyey Gud doomiyaha degmadaas iyo duqa Magaa lada,kuwaas oo aan weli xilka wareejin, iyaga oo shuruud ku xiray.

    Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Bu ulo-Burte  oo dhowr jeer Warbaahinta la hadlay waxaa ay kasoo horjeesteen dhism aha golaha degaanka, iyaga oo  u sab abeeyey in amnidarro ay ka jirto degaan ada Hir-Shabeelle,isla markaana  aysan xil igaan ku habooneyn in laga dhiso gole deegaan. Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo dhan kiisa Warbaahinta la hadlay ayaa wacad ku maray inay gole deegaan u sameyn doonaan Buulo-Burde

Xigasho:-radioris aala.com.

Qarax ka dhacay Gaalkacyo & Taliye ka badbaaday

   Taliyaha saldhiga Bartamaha M/Gaalk acyo ee Puntland Cabdiqani xabuun ayaa ka bad baadey qarax loogu xiray Gaarig iisa. Wararka laga helayo W/M/Gaalkacyo ee Xarunta G/Mudug ayaa waxaa ay shee gayaan in qarax loogu xiray gaarigiisa uu ka badbaaday Taliyaha  saldhiga Barta maha M/Gaalkacyo ee Puntland Cabd iqani xabuun.

   Taliyaha ayaa la sheegay in Gaarigiisa uu ogaaday in qar ax uu ku xiran yah ay,kadib markii uu ka shakiyey xilli uu doonayey inuu ku aado goobtiisa Shaqada,waxaana la she egay in uu qarxay mudo 15 daqiiqao kadib markii la ogaaday.

    Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku dara yaan in qaraxaasi aysan wax khas aaro ah kasoo gaarin taliyaha iyo qoyskiisa,kadib markii dhamaantood ay ka baxeen guriga oo uu dhex yaallay gaariga miinada lagu xiray ee qarxay.

Laamaha Ammaanka Gobolka Mudug ayaa haatan waxaa ay wadaan baaritaano ku aadan sida ay wax u dhaceen iyo dadkii ka dambeeyey in qarax loogu xiro gaarigiisa taliyaha saldhiga Bartamaha M/ Gaalkacyo ee Puntland.

Mid ka mid ah Guddiga Xuduudaha Hir-Shabeelle oo is casilay

   Maxamed Abshir Nuur oo kamid ahaa Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee xaduudaha Maamulka Hir-Shabeelle ee uu shalay Magacaabey wasii rka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle ayaa ku dhawaaq ay inuu iska casilay Xubini madaas.

Shir jaraa’id oo uu Warbaahi nta ugu qabtay Balcad ayuu sheegay in aan lagala tashan xubinimada loo Maga cabey,isla markaana uusan wax Shaqo ah ku laheyn sidoo kalena uusan doonan.

    Waxa uu sheegay in marnaba uusan ku fikirin in uu qabto xil dowladeed,sidaas daraadeedna uu ogeysiinaayo DF,Maamu lka Hir-Shabeelle iyo Beesha Caalam ka in uusan kamid aheyn Guddiga mada xa banana ee  Xuduudaha Hirshabe lle.

 Magacaabista Guddiga madaxa banana ee Xuduudaha Hirshabelle ayaa waxaa horay uga soo horjeestay Odayaasha & waxgaradka mid kamid ah beelaha dega Gobolka Hiiraan.


Maamulka G/Banaadir & Midowga Yurub Oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Caasimadda

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxam uud Maxamed Finish ayaa Xar un ta dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Safiirka Midowga yurub u fadhiya Soomaaliya Nicolas Berlanga Martinez,isla markaana Ujeedka kualnaka ayaa ahaa sidii loo xoojin lahaa wada sha qeynta maamulka gobolka Banaadir iyo midowga Yurub .

    Masuuliyiintan labada dhinac ayaa wa xa yabihii aad uga wada hadleen waxaa kamid ahaa fulinta mashaariic lagu horu marinaayo adeegyada aas aasiga ah ee la ga hirgalinaayo degmooyinka gobolka Ban aadir si bulshada loogu dhaweeyo adeeg yada ay u baahan yihiin, shaqa Abuurka dhallinyarada iyo arimaha laxariira maareenta dadka barakacayaasha waxa ana kulankani goob jog ka ahaa guddoom iye ku-xigeenada maamulka gobolka Ban aadir iyo Xog’hayaha guud ee maamulka gobolka Banaadir.

   Safiirka midowga yurub ee Soomaaliya iyo duqa M/Muqdisho ayaa kor meeray wa xaaha kala duwan ee dowlada hoose iy agoo u kuur galaaya shaqooyinka kala du wan ee maalinlaha ah oo ay dowlada hoo se Xamar u qabato bulshada Caasimadda waxeyna maasuuliyiinta kormeerka sam eynayay ku dhiiragalinayeen in si hufan shacabka loogu qidmeeyo, sidoo kale mad axda ayaa kormeeray hoolka shirarka oo dayactir lagu sameeyay kadib qaraxii 24-July ay argagixisada ka geesteen xarunta gobolka Banaadir.

     Safiirka midowga yurub u fadhiya Soo maaliya Nicolas Berlanga Martinez waxa uu ka hadlay doorka midowga yurub uga aadan horumarinta Muqdisho.

G/G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md. Cumar Finish ayaa kawarbixiyay waxyaahi biiha ay kawada hadleen madaxda mido wga yurub ee Soomaaliya.

Puntland Oo Shaacisay Tirada Iyo Dalal ka Laga Leeyahay Maraakiib Wada Kalluumaysi Sharci Darro Ah

     Maamulka Puntland ayaa shaaciyay tir adda Maraakiib iyo dalalka laga leeyah ay,kuwaasi si sharci darro ah uga kalluumeys ta Xeebaha ku yaal la deegaa nada Puntland.

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraad ka Badda ee D/G/Puntland Faarax Cawaash Beeldaaje oo Shir Jaraa’id ku qabtay M/Boosaaso ayaa waxaa uu she egay in Maraakiibta Kalluumeysiga  sharci darrada ka wada Puntland ay gaarayan ilaa iyo 18 Markab.

    Sidoo kale Wasiir Faarax Cawaash Be eldaaje ayaa waxaa uu tilmaamay in Mar aakiibtaas ay yihiin kuwo markata Puntl and ka sameeya Kalluumeysi sharci darro ah,isla markaana dacwad ay ka gudbiyeen ayna Ciidamo dheeraad ah u diri doonaan Xeebaha Puntland si ay uga hortegaan arrintaasi.

     Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ayaa sheegay in Maraakiibtaas laga leeya hay dalka Iiraan, Hindiya iyo Pakistaan ,is la markaana ay ku yihiin ku caan baxay ka luumeysiga sharci-darrada iyo gurashada kheyraadka ku jira Xeebaha Puntland.

    Inta badan Maraakiib laga leeahay dal al kale ayaa Xeebaha Soomaaliya ka sa meeysta Kalluumeysi sharci darro ah kana gurta kheyraadka ka buuxa,iyadoona ay san jirin cid iska xilsaartay sidii looga hor tegi lahaa Kalluumeysigaas sharci darrada ah.

Isgaarsiinta Baydhabo oo hawadda la ga saaray iyo ciidamada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo militari bilaabay

     Wararka ka imanaya deegaanno ka tir san Maamulka K/Galbeed ayaa sheegaya in isgaarsiintii aysan shaqaynayn iyadoo dhinaca kale ay jiraan dhaqdhaqaaqyo mil itari oo ka socda waddada u dhaxaysa ma gaalada Baydhaba iyo Buurhakaba.

    Ma cadda shaqadii isgaarsiinta hakad ku ugu yimid,  hase yeeshee ilo dhinaca amniga ah ayaa sheegay inay la xiriirto  dhaqdhaqaaqyada dhinaca amniga oo ay ku lug leeyihiin ciidamada maamulka  iyo kuwa Itoobiya ee ka midka ah hawlgalka AMISOM.

     Maalintii shalayna qarax ka dhacay de gaanka Lughabare oo u dhow  M/Buurhak aba ayaa waxaa ku dhintay askari ka tir san ciidamada  Itoobiya.

  Qaraxaas ayaa la sheegay inay  ku dha awacmeen 3kale oo ka mid ah ciidamada Itoobiya. Ciidamada la bartilmaameedsa day ayaa ka soo socday dhinaca Buurha kaba, waxaana la sheegay inay Shalay u suurta-gashay inay safarkooda sii wataan ka dib qaraxa shalay galab.

Gaari Khudaar siday oo lagu gubay gobolka Shabeellaha Hoose

    Wararka naga soo gaaraya G/ Sh/ Hoo se ayaa sheegaya in kooxo hubeysan hal kaa ku gubeen Ga ari khudaar u soo siday M/Muqdi sho. Gaari ga la gu bay oo nooci isu ahaa Hoomey ayaa goo bjo ogayaal sheegeen in  kooxo hubeysan ay ku gubeen xili uu marayay inta u dhex eey sa  deegaanada Lambar 60 iyo Buulo Naag ey ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

    Saraakiisha Ciidanka dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in gaadiidkaas  ay gu been rag ka tirsan Al-shabaab, islamarkaa na ay  israsaaseyn  daqiiqado socotay dhe xmaray Ciidamo ka tirsan dowladda iyo ragii gubay Gaariga.

    Ma'aha markii ugu horeysay oo sidan oo kale G/Sh/Hoose dab la qabadsiiyo Ga adiid ganacsi oo badeecooyin kala duwan u siday dhulka ay maamusho dowladda Soomaaliya, Inkastoo inta badan aan la sheegan mas'uuliyada falal ka noocan ah.

Ciidanka Amniga Oo Albaabada Isugu Dhuftay Xarumaha CAMEL FOREX Ee Muqdisho

      Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowl adda Soomaaliya ayaa Albaabada isugu dhuftay Xaruumaha KAMEL FOREX  oo ah xaruumo ganac si oo qaab Online ah lo oga kala Sar ifto lacagaha qalaa d Dad Soomaliye ed oo badan ayaa sanadihii ugu dambey ay sha qo abuur ka sam eeyay bara ha Int ernet-ka ade ega lagu magacaabo FOR EX Tareen.

      Suuqa ugu weyn ee dunida ee lacaga ha lagu kala badasho waxaa uu ku dhex shaqeeyaa Internet-ka waa Suuq furan oo sarif ah, Dhalanyaro badan ayaa ku soo badanaya isticmaalka adeegan oo maca ash badan ka sameeyay.

      Milkiilayaasha KAMEL FOREX  ayaa Dalsan u xaqiijiyay in iyagoo ku guda jira  howl maalmeedkooda in lagu amray in al baabada isugu dhuftaan xaruumahooda ganacsi oo ku yaalla agagaarka Isgoyska Zoobe,

 Suuqa Bacaad iyo Wadada Maka Al-Muk arama ee M/Muqdisho. Suuqan ayaa ku sahlaya adigoo hooygaa ga jooga qaab Online ahaan in aad ka sa meysid lacago farabadan balse uu kaaga baahanyahay barasho.

      Ilaa iyo hada Lama oga sababaha ay hay’addaha amniga dowladda u xireen  xa ruumaha KAMEL FOREX,hayeeshee Milk iilayaasha ayaa sheegay inay ka wal aacs anyihiin talaabada ay xaruumahooda gan csi ku xireen hay’addaha amniga.

      Dhinaca kale xiriiro kala duwan ayaa la

sameeynay Saraakiisha dhanka aniga ee dowladda,hayeeshee nooma suuragelin.

Xigasho:- Radiodalsan.com


Wasaaradda Beeraha Somaliland oo soo qabanqaabisay munaasibada maal inta Cuntadda Aduunka

    Madaxweynaha Somaliland, Muuse Bii xi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad loogu dabbaaldegayo maalinta cuntada adduunka oo ku be egan 16-ka Bisha Tobnaad oo maan ta lagu qabtay Mha rgeysa.

    Munaasibaddan oo ay soo qab anqaabi say wasaaradda horumarinta beeraha So maliland, ayaa lagu soo bandhigay wax soo saarka kala duwan ee dalka kasoo ba xa, waxana ka qayb-galay hay’adaha kala duwan ee dhinaca wax soo saarka ka taag eera wasaaradda horumarinta beeraha, xubno ka mid ah beeralayda kala duwan oo ka kala yimi gobollada iyo degmooyin ka dalka iyo masuuliyiin xukuumadda ka socota oo uu hoggaaminayo madaxweyne     Biixi, waxana halkaas laga jeediyey had allo lagu liishaamayo muhiimadda ay lee dahay inay bulshadu ku dedaasho beera shada iyo tacabka dhulka, si looga ma armo gacan shisheeye.

    Xubno ay kamid yihiin wasiirrada was aaradaha horumarinta Biyaha, Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo Xannaa nada Xoolaha iyo horumarinta Kalluuma ysiga, Md.Xasan Maxamed Cali (Gafa adhi) oo munaasibadda hadallo ka jeediy ey, ayaa ku dheeraaday muhiimadda ay le edahay in bulshadu xil iska saarto sidii ay tacab badan u gelin lahayd beerista dhul ka ay haystaan, lana soo baxaan cuntada ay cunayaan.

    Wasiirka wasaaradda horumarinta be eraha, Md.Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay inay ka wasaarad ahaan hirgeliye en mashaariic waaweyn oo kor loogu qaa dayo heerka wax soo saar ee dalka, lagu na yaraynayo ku tiirsanaanta dhinaca cuntada ee dunida kale.

     "Waxa noo qabsoomay inaannu ku dhiiranno annaga oo dadkana gacan ka helayna in wax soo saarka dalka kor loo qaado, Shalayna hubka qudha ee lagu daggaallamayaa waa cuntada, cid cu ntada dibadda ku tiirsanina adduunka way yar tahay, Geeska Afrika ayeynu ku naal laa, waddan kasta oo Afrika kamid ahina waxa uu cunaa waxa uu isagu lasoo baxo, taas baannu annaguna doonaynaa annaga oo adiga garab kaa helayna inay Somaliland gaadho isku fillaansho dhinaca cuntada ah,” ayuu yidhi wasiir Axmed Muumin Seed.Madaxweyne Biixi oo isna madasha ka hadlay ayaa yidhi "Waxa aan bogaadinayaa beeraleyda beeraha ka shaqaysa oo baaqayagii ugu horreeyey ahaa aynnu wax soo saarno waxtarkoodii iyo qodaalkoodii ku dhiirraday dhammaan gobollada oo dhan oo kor u qaaday wax soo saarkii beeraha, in badannina imika ku hawllan tahay inaanu taladaas wada qa adannay oo aannu hawshaas wada galn ay oo aynnu u diyaar garowno inaynu cun tadeenna inagu soo saarno oo aynnu yar ayno ku-tiirsanaanta dalalka shisheeyaha ah.”

     Madaxweynuhu waxa hogo-tusaaleey ey sida loogu baahan yahay in ganacsata da iyo dadka hantida haya looga rabo inay xukuumadda kala qayb-qaataan horumar inta dalka iyo hirgelinta danta guud, ma adaama oo ay gacanta ku hayaan 80% (%80{ hantida Somaliland taalla.

   Dhinaca kale, madaxweynuhu wuxuu ka jawaabay cabashadii ka timid xisbiga WADDANI ee ay ku hakiyeen xubintii gudd ida doorashooyinka uga qaybgalayey, ku waas oo biyo diiday 2xubnood oo uu mad axweynuhu ku daray guddida cusub ee doorashooyinka.

"2 xisbi ee mucaaridka ahi waxa ay keen een 2dii xubnood ee sharcigu siiyey, kuma an farogelin, waayo cid baa u dambaysa sharciga oo intayadaba dib u hubinaysa, si dii ay ahayd baanan u qaatay, Guurtiduna way ii keentay, iyana kuma farogelin oo xe erkaa ah in la is ixtiraamo, awoodda jooji ntana ma lihiye talo ayaan leeyahay, hadd aan xataa wax qoonsado waxan odhan ka raa xisbiyow malaha arrintaas sharcigaas aa ku gef ah oo Baarlamaanku way kugu qabsan doonaane halkaas ka sax, midna se ma odhan, anna intii sharcigu ii oggol aa uun baan kusoo daray,” ayuu yidhi Md  Biixi.

   "Dadkaasna maxkamad baa la geyna yaa, maxkamadduna waa Baarlamaanka, Baarlamaanka la leeyahay sharcigii aad dhigteen dadkaas lasoo naqeeyey ma wa afaqsan yihiin, shirguddoonka Baarlamaan ka oo qudhina ma laha arrintaase waxa leh gole weynaha, way faaqidi oo ka do odi, marka dambena cod bay u qaadi wixii ay soo celiyaanna, haddii aniga la igu soo celiyo iyo haddii xisbi lagu soo celiyoba ceeb ma ahee kuwo kale uun baa keeni oo waa la sixi, waayo sharciga ayaa sida as oggol, haddii ay sii wada daayaanna waa awooddooda.”ayuu raaciyey hadalki isa.

Somaliland oo sheegtay in 190 milyan oo dollar lixdii bilood ee hore ee sanadkan kaga baxday Qaad

     Wasiirkii Maaliyada Somaliland Dr Sa cad Cali Shire ayaa sheegay in lixdii bil ood ee u horeeyey sanadkan lacag ka ba dan 190 milyan oo dollar lagu soo iibsaday Qaad.

     Sidoo kale waxa uu sheegay in loo ba ahan yahay in wax laga qabto lacagta adag ee shacabka kaga baxaysa maan dooriyaha Qaadka, waxaanu xusay in uu cashuur ku kordhiyey si loo yareeyo qaad ka balse aanu sidaas ku yaraanayn.

    Wasiir Sacad ayaa sheegay in ganacsa tada Somaliland aanay dhaqan u lahayn in warshado la samaysto balse kaliya ay ya qaanaan in dibadda laga soo iibsado ala ab ay ogyihiin qiimaha ay ka macaasha yaan.

    Sidaas waxa uu ka sheegay kulan uu u qabtay ardayda Jamacadaha ee dhaqaala ha oo lagaga doodayey dhaqaalaha Som aliland iyo caqabada hor taagan in uu ko rdho."Waxaanu warshado u yeelan way nay waa dhaqan, inagu waxaynu dhaqan u leenahay ganacsi, ninka lacagta haysta wuu sii og yahay inta uu ka faa’iiday shay ga uu dibada ka keenayo, balse warshad lacagta la galinayo waxa ka soo baxaya maba garanayo, marka wuxuu ku odhana ya maxa khatarta I galinaya waxaan aan garanayo ayaan ka ganacsanayaaye, wa xa kale oo iyana jirta in lacag badan kaga baxdo dhulkii iyo dayrkii inta aanad keenin warshadi waxaa kaga baxaysa lacag u dhow shan boqol oo kun, waxa kale oo ay naan lahayn xirfadii warshadaha, bir baa jabaysa waxa loo qaadaya dibad da”ayuu yidhi Shire.

    Mar uu ka hadlayey lacagta Somaliland kaga baxda Jaadka waxa uu ku tilmaamay dhaqaale burbur iyo in lacagtii adkayd ka ga baxdo Qaadka. "Lixdii bilood ee sanad kan waxaynu soo iibsanay sagaal iyo tob an milyan oo Killoo oo qaad ah, waxa ina ga baxaya lacag adag oo ah boqol iyo sag aashan milyan oo doolar, waxa kale Jaad kaasi la dagaalamayaa wakhtigii, caafima adkii iyo dhaqankii, waxaana fiican in la jo ojiyo”ayuu raaciyey hadalkiisa.

     Wasiirka ayaa sheegay in mushkilada ugu weyn ee dhaqaale Somaliland haysta tahay lacag maalin walba ka baxaysa ee Jaadka lagu soo iibsanayo.

 


SOOMAALIYA

 

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA  GANACSIGA

_______________________

 

 VELO

 

 OGEYSIISKA HALKAN AYAA LA SIIYA in calaamada kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee:

 

British American Tobacco (Brands) Limited, a British company of Globe House, 4 Temple Place, London WC2R 2PG, United Kingdom

 

waxaana loo isticmaalaa xiriirinta:

 

Sigaarka; tobaakada, ceyriinka ama waxsoosaarka; burooyinka nikotiinta ee afka laga qaato (ee aan loo isticmaalin caafimaadka); qiiji sigaarka; sigaar / tubaako qiiq la'aan toon; Sigaar la'aan; duub sigaarkaaga; tubaakada tuubada; waxyaabaha tubaakada laga sameeyo; Beddelka tubaakada (maaha ujeedooyin caafimaad); sigaarka; sigaar caliillos; lighter; isbarbar dhiga; Maqaallada sigaar cabayaasha; waraaqda sigaarka, tuubooyinka sigaarka, miirayaasha sigaarka; Qalabka jeebka loogu talo galay sigaarka duuban; mashiinnada gacanta lagu hayo ee lagu duro cirbadaha tuubbooyinka; sigaarka elektiroonigga ah; cabitaannada sigaarka elektiroonigga ah; waxyaabaha tubaakada laga sameeyo ee ujeedadu tahay kuleyl.

 

OGAYSIISKA SIDO KALE WAXA BIXINAYAin talaabo sharci ah laga qaadi doono qofkasta ama shirkad isticmaasha sumadda ganacsiga ee la sheegay ama wixii ku dayasho mudan ama si kale ku xadgudbay xuquuqda shirkadda la sheegay

 

GAROONKA DIYAARADAHA DHUUSAMAREEB OO KU DHOW IN UU XIRMO


Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuus amareeb ee Ugaas Nuur ayaa xilligaan waxaa uu ku dhowyahay in uu xirmo kadib markii saacadihii la soo dhaafay uu roobka deyrta ka da’ay Magaaladaas iyo tuulooyinka hoostaga. Dad ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay sheegeen in garoonka ay ka cabsi qabaan in uu xirmo,kadib markii roobka uu bilaawday,isla markaan aay macquul tahay inay biyo fadhiistaan Gudaha Garoonka .

Ma jiraan xiligan dayactar xoogan ku socda garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud, halkaas oo ay xilligaan ka socdaan diyaar garoow loogu jiro doorashada Madaxda sare ee Maamulka Galmudug.

Sanad kasta markii uu roobka uu ka bilaawdo deegaano badan oo dalka ah ayaa waxaa xirma Garoomo diyaaradeed oo ay kamid yihiin Garoomada Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Baladweyne ee Gobolkaa Hiiraan


 

DIL XALAY KA DHACAY M/MUQDISHO IYO FAAH FAAHIN KA SOO BAXEYSA


Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay gudaha Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dilay saddex ruux oo shacab ahaa.

Dilkan ayaa waxaa uu sigaar uga dhacay agagaarka Baar ha idhaafin ee Degmada Waaberi,waxaana raggaas xiliga la dilaayay ay ku socdeen Mooto nooca Soomaalida u taqaano laba lugaaleyda.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in kooxihii ka dambeeyay falkaas goobta si deg deg ah ay ugu baxsadeen Mooto Bajaaj.

Waraka qaar ee la helayo ayaa sheegaya in saddexda ruux ee la dilay ka tirsanaayeen Ciidanka Nabadsugida dowladda Federaalka gaar ahaan qeybta dharcada.Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay,isla markaana goobta ka soo qaaday Meydadka ragga la toogtay.

Weli ma jiro wax war ah oo la soo baxya laamaha amniga dowladda oo ay uga hadlayaan wararka sheegay in Askar ka tirsan nabadsudiga lagu toogtay Magaalada Muqdisho


SOOMAALILAND OO KA HADASHAY CIIDAMO DHAWAAN KA GOOSTAY


    Soomaaliland ayaa maalmo kadib wa xaa ay ka hadashay Ciidamo ka tirsanaa oo ka howlgalayay deegaano katirsan gob olka Sanaag,kuwaas oo dhawaan u go ostay dhinaca Puntl and. Ciid amadaan oo ahaa Millateri ayaa ka howlgeli jiray deeg aanka Ceelbuh ee Gobolka Sanaag, wax aana, iya ga iyo saraakiishooda ay u ware eg een dhinaca Puntland.

     Wasiirka Cadda aladda Somaliland Ca bdirisaaq Cabdi Saalax ayaa shee gay in Ciidamadaas ay ahaayeen kuwo waxmata rayaal ah oo mudo badan ku sugnaa dee gaankaas kuna raagay sida uu hadalka u dhigay.    Isaga oo la hadlayay mid kamid ah Tv-yada ka howlgalla deegaannada Soomala iland ayaa hadalkiisa waxaa uu intaasi ku daray in sidoo kale aysan jirin calan ay lee dahay soomaaliland oo laga dejiyey deeg aano katirsan Sanaag,isla markaana calan ka la dejiyay lagu sameeyay Macmal (Photo Shop).

Ugu damb eyn, isaga oo ka jawaabayey sababaha keena in Ciidamo katirsan Soomaaliland ay ugu biiray Puntland ayuu sheegay in aysan jirin Ciidamo awood iyo tayo leh oo ka goostay dhinaca Soomaaliland.

Puntland iyo Soomaaliland ayaa horay dhowr jeer waxaa ay siyaabo kala duwan u soo bandhigeen Ciidamo farabadan oo midba midka kale uu sheegya in dhinaco oda u soo goosteen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip