HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA OCT 2019-KA

0
Saturday October 12, 2019 - 10:08:16 in Wararka by
  • Visits: 422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA OCT 2019-KA

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Ga lay Furitaanka Beerta Midnimada Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo, ayaa she egay in fududeynta isu-socodka iyo duul imaadyada tooska ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ay saame yn wanaagsan ku yeesheen isk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Ga lay Furitaanka Beerta Midnimada Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo, ayaa she egay in fududeynta isu-socodka iyo duul imaadyada tooska ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ay saame yn wanaagsan ku yeesheen iskaashiga gana csi ee Labada Dal. Md/Farmaajo oo khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta midnimada oo ah ma shruuc dalxiis oo laga hirgeliyey Dalka Itoo biya ayaa aad u bogaadiyay hirgelinta fek erkan oo ah mid ahmiyad weyn u leh Dady owga ku dhaqan Waddamada Bariga Afrika. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Dal alka Gobolka ay ka faa'iideysan karaan fur sadaha ganacsi iyo maalgashi ee ay hod an ku tahay Soomaaliya, waxa uuna xus ay in cimilada Dalkeenna iyo bilicdiisuba ay horseedayso inay ku soo hirtaan dalxiis eyasha heer Gobol iyo kuwa calamiga ah. "Dhinacayaga, waxaa naga go'an dhii rri-gelinta dalxiiska iyo iskaashiga ka dhe xeeya Dalalkeenna, taas oo ay fududeyn ayso duullimaadyada tooska ah ee maali nlaha ah." Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacab ka Soomaaliyeed ay uga go'an tahay in ay kula tartamaan dalalka Gobolka horumar ka iyo wax wada-qabsiga, isagoona adkee yey in ilaalinta daris wanaagga ay fure u ta hay xoojinta xiriirrada laba geesoodka ah. Munaasabaddan waxaa ka soo qeyb gal ay Madaxweyneyaasha Dalalka Ugan da, Yoweri Museveni, Kenya Uhuru Kenyat ta,Koonfurta Suudaan, Salva Kiir Mayardit, Raiisul Wasaaraha Dalka Suudaanta Waq ooyi Cabdalla Xamduuk iyo wufuud kale oo ka socotay Dalalka Gobolka.

Isbaheysi ka dhan ah Dowladda oo Kismaayo looga dhawaaqayo

    M/Kismaayo ee G/J/Hoose waxaa ku su gan xubnihii ugu badnaa oo ka mid ah mu caaradka DFS,kuwaas oo ka qeyb-galaya xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbal and Axmed Maxamed Islaam.

  Ka socokoow munaasabada Caleema saarka qaarkood waxaa ay sheegeen in kaliya caleema saarka aysan u tegin kism aayo,balse ay jiraan qorshooyin kale oo si yaasadeed iyo in isbaheysi looga dhawaa qo Kismaayo.Madaxweynihii hore ee Soo maaliya ee Dowladii KMG aheyd Sh.Sha riif Sh. Axmed ayaa markii uu shalay tegay Kismaayo sheegay in xaflada caleema sa arka kaliya balse ay sameysanayaan kula mo wadatashi ah,ka dib walaac ay ka qab aan xaalada dalka.

    Ka sokow hadalka Sh.Shariif ayaa wa xa jiray kulamo siyaasadeed oo Habeen hore ka bilaawday Kismaayo,kuwaas oo u dhaxee ya madaxdii hore ee dalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiyada dalka oo uu kamid ya hay C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

   Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Sh.Maxamed oo la hadlayay Ida acada Risaala ee M/Muqdisho ayaa she gay in madaxda Kismaayo timid inay ka ta shanayaan mowjadaha Siyaasadeed ee kajira dalka Soomaaliya xilligaan iyo must aqbalka Soomaaliya.

    Waxaa uu sheegay in Madaxda kaliya aysan u imaan xaflada Caleema-saar ka,h ayeeshee ay jiraan kulamo kale iyo inay sameystaan madaxda Isbaheysi ay ku mid oobaan si looga gudbo mushkiladaha ka taagan guud ahaan dalka.

      Dowladda Soomaaliya ayaa xilligaan waxaa ay mowjado siyaasadeed oo culus kala kulmeysaa siyaasiyiinta tegay Kisma ayo,hayeeshee waxaa xusid mudan in af artii sano marba xilliyada ay soo dhow yih iin doorashooyinka ay  soo baxaan Siyaasi yiin kala dan ah,balse ku midooba isbahe ysi si ay ula tartamaan madaxda xilka hey sa.

Sh. Shariif oo sheegay in 30 sano kadib dalka lagu celinayo nidamka Kali- Talis

  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ee dowladii KMG aheyd Sheekh Shariif She ekh Axmed ayaa sheegay in xilligaan xa aladda dalka ay qabaan walaac faraba dan,sidaas daraadeed na caleema saar kaliya aysan u tegin M/ kism aayo. Waxaa uu sheeg ay inay yeelanayaan wadatashiyo kala duw an,kadib walwal badan ay ka qabaan sida ay wax u socdaan,hayeeshee ay hadda ku baraarugeen,isla markaana aysan aqbal eyn in sharciga laga tago. "Runtii aniga waxaa leygu tirinayay dadka aad dowlad da ugu dhow oo dadka dhaha hala daayo, Shalayna xaalada waad la socotiin,30 sa no kadib naloo celiyo nidaam kali talis ah oo aan ogoleyn sharci iyo soomaalinimo, balse waxaa Alle mahadiis ah inaan ku wada baraarug sanahay u wada joogno tal adeeda wada leenahay waana jecel nahay dowladnimada ayuu yiri”Sheekh Shariif.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ku wada joogaan sharci iyo dastuur ayna wanagsan tahay in lagu wada dhaqmo,isla markaana aysan doo neyn in dowladnimada ay u dunto in sharci ga lagu dhaqmi waayo.

    Ugu dambeyn Arrimaha doorashooyin ka Soomaaliya ayuu soo hadal qaaday Sheekh Shariif,waxaana uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo aysan xilka ku he ysan laakin ay doonayaan inay dhacdo do orasho xur iyo xalaal ah o aysan noqon mid dad gar ah ay sameystaan.

    Hadalkan ayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axm ed waxaa uu sheegay xilli uu tegay M/Kis maayo halkaas oo la filayo inay ka dhacdo xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland.

Xasan Sheekh " Dowlad Shacabkeedda raali ka yihiin lama qash qashaadi karo”

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud oo ku sugan M/ki smaayo ayaa sheegay in dowlad kasta oo Shacabkeeda raali ka yihiin aysan jirin cid diidi karta ama qash qashaadi karta.

   Waxa uu sheegay in hub farabadan in ay dowladda heysato aysan wax macno ah u sameyneyn,hayeeshee raali ahaansh aha dadka ayaa sharciga dowladda uu ku dhisan yahay taasi oo ay ku fekeraan hab een iyo Maalin.

 "Madaxdeena qaranka waxan leenahay mas’uuliyada idinka ayaa haya idinkuma heysano,laakin talada dalka si lagu heshiiy ey oo lagu ballamay ayaa mada xda loogu dhiibay, waxaana ku cel celin ey naa in wixii lagu heshiiyey ay halkooda kasii socdaan ayuu yiri "Xasan Sheekh.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay Mada xweynihii hore ee Sooma aliya in talada ay ka go’do dadka Sooma aliyeed oo dhistay dowlad dhexe iyo dowlad Goboleedyo, waxaana loo baagan yah ay in dowladda ay ku ixtiraamto dowladda goboleedyada wixii ay leeyihiin,iyagana ay ku ixtiraama an dowladda.

       Dhinaca kale  M/Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland waxaa ku sugan  madaxweynayaashii hore ee So maliya madaxda madaxweynaha Puntland Xildhibaano ka tirsan 2 aqal ee baarlama anka siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah hoga amiyaasha xis biyada Siyaasadeed ee dal ka ka jira. Masuuliyiintaan ayaa ka qeybge laya caleema saarka madaxweynaha Jub bland Axmed Maxamed Islaam Axmed Ma doobe oo lagu wado inay dhacdo maalinta Axad da ah ee soo socota.


Kenya oo wafdi u soo direysa Calaama saarka Axmed Madoobe

      Kenya ayaa ku dhawaad 40 wufuud ah u direysa magaalada Kismaayo si ay uga qe yb galaan caleemo sa arka madaxweyne Ax med Maxamed Islaam, sida uu BBC u xaqiijiyay hogaamiyaha aq labiyadda Kenya, Aadan Barre Ducaale.

"wafddi culus ayaa u hogaaminaya Kism aayo oo ka qeyb geli doono caleemo saar ka Axmed Madoobe” ayuu yiri Ducaale.

Waxay arrintani imaaneysaa xilli dowladda    Kenya ay horey u aqoonsatay doorashadii lagu doortay Axmed Maxamed Islaam ha lka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ku tilShalayy mid sharci darro ah.

     Shalay, waxaa Kismaayo gaaray mada xweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Ax med xilli la filayo in ay qabsoonto xaflad da caleema saarka Axmed Maxamed Isl aam (Axmed Madoobe), oo dib loogu soo doortay doorashadii madaxweynaha Jubb aland ee dhawaan dhacday, inkastoo uu muran badan hareeyay.

      Siyaasiyiinta kale ee Kismaayo gaar ay waxaa ka mid ah madaxweynaha Pun tland Siciid Cabdullaahi Deni iyo hogga amiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Wad ajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wars ame.

Madaxweyne Farmaajo oo u hambaly  eeyey Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

      Madaxweynaha JFS Md.Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambale eyey Ra’iisul Wasaaraha ito obiya oo ku guu leystay abaal marinta Nabad da ee Nobel Pe ace Prize.

    Qoraal hambalyo ah oo uu Madaxwey ne Farmaajo soo hdigay Bartiisa twitter-ka ayuu ku sheegay in guushaan ay timid ,kadib markii uu ku guuleystay iskaashiga wadamada Gobolka.

     "Waxaan u hambalyeynayaa Ra’iisul Wasaaraga Itoobiya Abiy Axmed oo ku gu uleystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize,wuxuuna ahaa sanadkaan mid u qalba in uu ku guuleysto,kadib iska ashigii uu ka sameeyey wadamada Gob olka ayuu yiri”Madaxweyne Farmaajo.

    Si kastaba Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed  ayaa ku guuleystay biladda abaal marinta nabadda ee Oslo,waxaana tani ay ku timid sida la sheegay heshiiskii uu la gaaray dowlada Eritrea.

Markab ay leedahay Iiran oo lagu weer aray meel u dhow Sacuudiga

    Laba gantaal ayaa lagu weeraray Mar kab saliidda qaada oo ay leedahay Iran, xilli uu ku safrayey Badda Cad, meel u dhow Sacuudi Carab iya, sida ay Shalay ku warrameen saraakiil Iranian ah.

      Illaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo     kasoo baxay Sacuudi Carabiya oo ku sa absan qaraxa lagu warramay.

     Taleefishinka dowladda Iran ayaa she egay in qaraxa uu waxyeeleeyey laba ka mid ah qolalka wax lagu keydiyo ee Mar kabkan aan magaciisa la sheegay, islamar kaana uu sababay in saliid ku daadato Badda Cas.

     Wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA oo soo xiganeysa shirkadda Nat ional Iranian Tanker ayaa markabka la we eraray magaciisa ku sheegtay Sabity. Mar kabkan ayaa markii ugu dambeysay shitay aaladda lagu ogaada halka uu ku sugan yahay bishii August, isaga oo ku sugan meel u dhow dekedda Bandar Abbas ee Iran.

     Warbaahinta Iran ayaa sheegay in qar axa uu ka dhacay meel u dhow xeebta magaalada Jeddah ee Badda Cas.

    Lt. Pete Pagano, oo ah afhayeenka Ma rkabka shanaad ee ciidamada Badda Mar eykanka ee qaabilsan Bariga Dhexe ayaa sheegay inay ka warhayaan warbixinno ku saabsan dhacdadan, balse waxa uu diiday inuu bixiyo faah-faahin intaas dheer.

      Qaraxan ayaa imanaya kadib markii Mareykanka ay bilihii tagay Iran ku eedee yeen inay maraakiib saliidda qaada ku we erareen meel u dhow Marinka Hormuz, ee deymahaasi oo Iran ay beenisay.

     Qaraxan cusub ayaa sare usii qaadi ka ra xiisadda ka dhex oogan Iran iyo Marey kanka, sanad kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu go’aan uu kaligiis qaatay uga baxay heshiiska Nukli yeerka Iran, dibna usoo rogay cunaqab ateennadii laga qaaday Jamhuuriyadda Islaamiga ah.

Xiisad Ka Taagan M/B/weyne Iyo Ciida mo La Wareegay Xarunta Maaliyada

    Ciidamo gadoodsan oo ka cabana Mu shaar la’aan dhowr bilood ah ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen xaru nta Canshuuraha M/Beledweyne ee xar unta gobolka Hiiraan,iyada oo halkaas ay Shalay ka taagantahay xiisad ka dhalatay arrintaas. Ciidamada gadoodsan ee la wareegay xar unta maaliyadda M/Beled weyne ayaa lagu soo waramayaa in ay yih iin ciidamo booliis ah oo ka mid ah kuwii sugi jiray amniga magaalada iyo xarunta Canshuuraha.

    Weriyaha Idacada dalsan ayaa soo she egaya ciidamadu weli in ay ku suganyihiin halkaas isla markaana ay sheegeen in ay san shaqeyn doonin xaruntaan inta ay ka helayaan mushaarkooda sida ay hadalka u dhigeen.

     Dhinaca kalana maamulka M/ Beledwe yne ilaa iyo haatan kama uusan hadal arr intaan,waxaana weli kacsan xaaladda ma gaalada iyada oo dhowr xarumood  ay la wareegeen ciidamadaan gadoodsan.

DFS Oo U Yeertay Safiirka Kenya U Jooga Somalia

     Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Isk aashiga caalamig ah ayaa u yeertay Safiir ka Dowladda Kenya u fadhiya Jamhuuriy adda Federaalka Soomaaliya Md.Lucas Tumbo.

     Wasiiru dowlaha Wasaaradda Md. Ca bdulqaadir Axmed Kheyr Cabdi oo safiirka kula kulmay xarunta wasaaradda, ayaa u dhiibay qoraal ay Soomaaliya kaga caban eyso xad-gudubkii diyaarad laga leeyahay Kenya ku xad-gudubtay hawada Sooma aliya 5-tii October,2019, diyaaraddaas oo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo iyadoo aan oggolaansho ka haysan dowladda Soo maaliya Soomaaliya si xoogg an ayay uga ca baneysaa xad-gudub kaas, marnana ma ogg olaaneyso in lagu xad gudbyo xudduude heeda cirka, badda iyo berrigaba, waxa ay na ugu baaqeysaa in Kenya oo ciiddam madeeda jooga Jubba da hoose ay qeyb ka yihiin ciidammada nabad ilaalinta AMI SOM ay jawaab ka bix iso xad-gudubkaas ay u geysatay hawada Soomaaliya.

     DFS waxa ay u aragtaa in ficilkaasi ya hay mid ka hor imaanaya mabaadi’da gu ud ee daris wanaagga iyo in aan la fara ge lin arrimaha gudaha ee dowladaha

. TaliskaBooliiska Puntland Oo Digniino Culus Diray

    Muxiyadiin Axmed Muuse Taliyaha cii damada booliiska ee maamulka Puntland oo la hadlay suxufiyi inta waxa uu digniin culus u diray dadka ku ganacsada haree raha waddooyinka iyo kuwa heysta gurya ha danta guud.

      Taliyaha ayaa sheegay in magaalada Garoowe uu ka socdo howlgal lagu soo celinayo dhulkii danta guud iyo kuwa sida sharcidarada ah ugu ganacsada bartama ha wadada,isaga oo sheegay in uu sii soc onayo inta la socelinayo bilicda MGarowe


DOWLADDA MAREYKANKA OO $50 MILYAN KU BIXINAYSA BARNAAMIJKA BAR IYO BARO


 


     Dowladda Mareykanka ayaa Soomaal iya ugu deeqday lac ag gaareysa $50 mily an, oo sare loogu qaadayo waxbarash ada dadka aan fursadaha waxbarasho nasiib ka u yeelan.

    Agaasimaha xaafiiska warfaafinta mad axtooyada Soom aaliya Cabdinuur Maxa med Axmed ayaa bartiisa Facebook-ga ku soo qoray in lacagtaas ay dowladda Mar eykanka ay ku taageertay Barnaamijka Bar ama Baro oo ay hindistay wasaa radda waxbarashada Soomaaliya.

    "Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawa aqday in Barna amijka Waxbarashada ee BAR ama BARO ay ku taageereyso lacag gaareysa $50 Milyan” ayuu yiri Agaasime Cabdinuur.

   Agaasimaha warfaafinta Villa Somalia Cabdinuur ayaa qoraalkiisa ku soo gaba-gabeeyay "Dowladda iyo shacabka Soo maaliyeedba waxay abaal uga hayaan dal alka saabiixada ah taageerada joogtada ah ee ay ku bixiyaan dhismaha iyo xoojin ta hay’adaha dowladda”.


DAGAAL DHEX-MARAY CIIDAMADA DOWLADDA & AL-SHABAAB


    Wararka laga helayo deegaan duleed ka ka ah M/ohwar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in hal kaasi ay ku dagaalameen Ciidamo ka tirs an kuwa D/Soomaaliya iyo Al-Shabaab.

     Dagaalka ayaa sida la sheegay waxaa uu ka dhacay tuu lada Deyma-Same ee duleedka Koofur Bari ee magaalada Jowhar,kadib markii ay Al-Shabaab weerareen xilli halkaasi ay ka socdeen howlo ku saabsan xeritaanka wabiga Shabe elle oo fatahay. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamu lka Hir-Shabe lele ayaa Idaacadda Risaala wa xaa ay u sheegeen in Al-Shabaab ay wab iga si ula kac ah u fatahiyeen,isla markaa na ay diideen in la xiro taasi oo keentay in uu da gaal dhaco.

     Dagaalka oo socday in ka bad an saacad ayaa waxaa lag u soo waram ayaa in uu geystay khasaaro labada dhinaca ah, hayeeshee aan tirada dadka ku wax yeeloobay weli sirasmi ah loo cadeyn karin.

     Xaalada Tuulada Deyma-Same ee dul eedka Jowhar ayaa haatan ah mid degan, waxaana dadka deegaanka ay sheege en in xilligaan ay dareemayaan cabsi laba dhinac ah oo kala ah fatahaad uu samee yo Wabiga iyo dagaalka Ciidamada Dowl adda iyo Al-Shabaab

Xigasho:Radiorisaala.com


 


WIIL SOOMAALI AH OO GURIGII TRUMP HABEEN SEEXDAY


   Koox qaxooti ah ayaa joogay oo 2 ha been ku seexday guri uu madaxwayne Trump yaraantiisii de gnaan jiray oo ku yaalla magaalada New York.

    Arrintan ayaa qeyb ka ah ficila dala doonayo in lagu bidhaamiyo dhibaatada dad ka ka soo cararaya dagaalada iyo cadadis ka guud ahaan calamka,waxa sidaasi Isni intii sheegtay hay’ad samafal.

   Sida ay qortay wakaalada wararka ee Reuters, hay’adda samafalka ee Oxfam ay aa sheegtay inay kireysay guri isl amarka na ay ku casuuntay qaxooti ka soo kala je eda dalalka Somaliya, Vietnam iyo Suur iya taasi oo ay uga gol lahaayeen baaq ay u dirayeen madaxwayne Trump iyo hogaa miyayasha kale ee caalamka inay taagee raan qaxootiga.

   Arrintan ayaa lagu soo beegay markii uu magaalada New York ka socday shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay. Wa xaa ka mid ahaa dadkaasi qaxootiga ah ee seexday gur igii uu ku soo koray Trump wiil Soomali ah oo lagu magacabo Cabdi Iftiin.   Maamulka madaxwayne Trump ayaa soo saaray mamnu ucid u ku soo rogay dadka soo galaya Mareykanka ee ka iman aya 6 dal oo badankood ay yihiin Muslimi inta,waxa ay sidoo kale Mareykanka xadd ideen tirada qaxootiga ay qaabilayaan.

  "Noolasha ayaa ah mid liidata inaga oo sugayna bal in mad axwayne Trump iyo ho gaamiyayaasha kale ay fuliyaan waa jiba adka ka saaran sare u qaadida xuquuqda qaxootiga iyo dadka kale ee barakacay,” waxaa sidaasi sheegtay Shannon Scrib ner, agaasimaha hay’adda Oxfam.

   Trump ayaa ku noolaa guri ka kooban 4 qol oo uu abihii Fred dhisay kuna yaalay goobaha ay degan yihiin dadka han tida leh ilaa uu ka gaarayay dad’da 4 sano.

   Gurigan uu Trump yaraantiisii ku noola an jiray ayaa la sheegay inuu gatay nin kal e oo bishii March si xaraash ah ugu iibsad ay $2.14 milyan islamarkana imika ah gur iyo la kireysto.

   Hay’adda Oxfam ayaa sheegtay in shaq alaheeda ay gurig an ku dhajiyeen roog ay ku qoran tahay "Qaxootiga ha soo dhawaa do” waxaa sidoo kale dibadda daarta lagu dhajiyay isla halku-dhigaasi.

Hay’adda ayaa sheegtay in halkii dabaq ba ay 4 qof oo qaxooti ah wada wadaagay een. Cabdi Iftin ayaa sheegay in uu ku fa rax san yahay inuu noolal cusub ku dhisay Mareykan ka ka dib markii uu ka soo qaxay dagaalkii Soomaaliya.    "Waxaan ka soo tagay gurigeygiii iyo qoyskii aan ka dha shay,balse halkan wa an dadaalayaa islamarkana caawin kar aa,” waxa sidaasi ka so xigatay hay’adda Oxfam.

     Hay’addan samafalka ayaa sheegtay inay rajeynayso in mashruucan uu wax ka tari doono arrintan la siyaasadeeyay isla markana laga buuxiyay quraafad, beenta iyo cabsida.

    Maxkamada ugu sareysa Mareykanka ayaa lagu wadaa in aya dhageysi muhim ah ay qabato taasi oo lagu eegayo sharci ahaanshiyaha mamnuucida muranka bada dhalisay ee uu Trump ku dhawaaqay bishii October



Trump oo Ilhaan Cumar ku weeraray saldhiggeeda

     Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isagoo ku sugan magaalada Minneapolis ee gobolka Mi nnesota weer ar culus oo xa gga afka ah ku qaaday Ilh aan Cabdullaahi Cumar, oo ah wakiilka aq alka Congress-ka ee gobolkaas laga soo doortay.

   Trump, oo u muuqday inuu markan Ilha an ku bartilmaameedsaday gobolka hoyga u ah gudihiisa, ayaa halkiisa kasii waday dhaliilaha uu u jeedinayo siyaasiyadda ka soo jeedda Soomaaliya.

   Wuxuu dadka reer Minnesota ku can aantay sababta ay wali raalli uga yihiin in ay Congress-ka ku matasho Ilhan Cumar.

   "Haweeneyda Congress-ka ka tirsan ee la yiraahdo Ilhaan Cumar waa qof neceb Mareykanka waxay iska indha tirtay w eerarkii September 11 ee lagu soo qaaday waddankeenna, sided ku oggolaateen in qof noocaas ah uu idinku matalayo Minn esota, aniga aad baan idiinka careysanah ay dadkiinnan hadda", ayuu yiri Trump.

     Hadalka Trump ayaa qeyb ka noqon aya dagaalkii kharaaraa ee isaga iyo Ilh aan u dhaxeeyay tan iyo markii uu xilka madaxweynaha qabtayba.

     Horay waxay Ilhaan iyo Trump warb aahinta iyo baraha bulshada isku mariy een eedeymo iska soo horjeeda, wuxuuna midba kan kale ku eedeeyaa inuu cadow  ku yahay shacabka Mareykanka.

    Haddaba halkee iskala qaadeen Ilhaan Cumar iyo Trump?

   Xilligii uu madaxweyne Trump ku jiray ololaha doorashada, waxaa aad loo xus uustaa hadal uu ka yiri Soomaalida ku nool Mareykanka oo ahaa in falal argagix iso ay kusoo kordhiyen Minnesota, oo had dii la doorto uu ka hortagi doono qulqulka qaxootiga iyo muhaajiriinta Soomaalida.

     Waxaa kale oo aad loo xusuustaa ha dal caan baxay oo ay tiri Ilhaan oo aha in dadka Minnesota aysan soo dhaweynin qa xootiga oo keliya, balse sidoo kale ay u dir aan Washington, oo ay ula jeedday doora shadeedii maadaamma ay qaxooti ahaan dalka ku soo gashay.

    Markii la dhaariyay lhaan Cumar aya waxay farta ku fiiqday arrimo ay kamid yih iin taageerada Trump uu siiyo dowladda Sacuudiga ee dagaalka ka wada dalka Ye men, waxaana ay ku baaqday in Trump uu joojiyo taageerada uu siiyo xulafada Sacu udiga uu hogaamiyo.

    Fursad kaste waxay ku weerari jirtay Trump

    Tan iyo markii la soo doortay Ilhaan Cumar, waxay fursad kasta oo soo marta u adeegsatay inay weerarto siyaasadaha Donald Trump, waxaana tusaale loo soo qaadan karaa markii ay ka hadashay hak adkii ku yimid adeegyada dowladda kadib markii madaxweyne Trump uu aqalka Ko ngreska ka dalbaday dhaqaale lagu dhis ayo derbiga xadka Mareykanka iyo Mexi co, si uu u ansixiyo dhaqaalaha lagu kala wadayo adeegyada dowladda.

     Ilhaan ayaa arrintaasi si weyn uga soo hor jeedsatay, waxayna billowday olole loo ga hortagayo qorshaha madaxweyne Trump.

    Sidoo kale Ilhaan ayaa kasoo horjeeds atay ay qaabka madaxweyne Donald Tru mp uu ula macaamilayo dowladda Venazu ela, waxaana ay sheegtay in cunaqabat eynta dhaqaale ee Trump ay tahay mid uu doo nayo in uu uga faaideysto isbadel dha nka hogaanka ah oo ka dhaca dalka Ven azu ela, oo waxaa ay ka digtay tallaabo mil ateri oo ka dhan ah dowladda madax we yne Nicholas Maduro.

     Ilhaan Cumar waxa kale oo ay soo je edisay in canshuur dhan boqolkiiba 70 la ga qaado maal-qabeennada Mareykanka, maadaama madaxweyne Trump la aam insan yahay in uu ka shaqeeyo danaha ga nacsatada waaweyn ee Mareykanka.

    Ilhaan waxaa kale oo la rumaysan yah ay inay aad uga soo horjeedo qaabka Isra 'iil ay ula dhaqanto Falastiin, waxaana mar ay twitter-keedu kusoo qortay in Illaahay uu dadka tuso dhibaatooyinka Isra'iil ay ku heyso Qaza.

   Mar ay la hadleesay telefishenka MSN BC, Ilhaan waxay aad ugu dheeraatay da beecadaha Trump, iyadoona sheegtay in marka la eego cadeymaha isa soo taraya ay muujineyso in madaxweyne Trump uu ku lug leeyahay falal dembiyeedyo.

      Ficillada qaar ee Ilhaan Cumar ayaa sidoo kale ka careysiiyay xulafada mad axweyne Trump oo Sacuudiga uu ka mid yahay.

      Warbaahinta Dowladda Sacuudiga ay aa weerar dhanka saxaafadda ahi ku qaad een Ilhaan Cumar, maadaama ay kasoo horjeedsatay siyaasadaha madax weyne Trump. Bishii Disembar ee sannad kii teg ay, telefishinka laga leedahay dalka Sacu udiga ee Al-Carabiya ayaa wuxuu baahiy ey muuqaal uu ku sheegay in Ilhaan Cum ar iyo Rashida Tlaib oo Iyana katirsan aqa lka Kongreska inay qeyb ka ahaayeen is bahaysi u dhexeeya xisbiga Dimuqraadiga    iyo kooxaha islaamiga ah, ayna doonaye en iney la wareegaan maamulka aqalka Koongareeska.

    Maqaalkaas ayaa labada siyaasi ku ee de eyay iney yihiin "dad ka soo hor jeeda madaxweyne Trump iyo siyaasadihiisa, ga ar ahaan qorsheyaashiisa arrimaha dibad da ee ku aaddan cunaqabateynta Iir aan, xayiraadda ururka islaamiga ah ee      Ikhwaanul Muslimiin iyo dhammaan ururra da siyaasadeed ee islaamiga ah".

     Waxaa kale oo jirta aragti aad u xoog badan oo ah in dalalka Sacuudiga, Israel iyo Mareykanka oo waxyaabo badan isku aragti ka ah aysan la dhacsaneyn qaabka Ilhaan ay uga soo horjeedo siyaasadaha Trump, arrintan Ilhaan Cumar ay ku dhaqa aqday na ay fursad u siineyso in madax weyne Trump uu cadaadis ku saaro inay Ilhan iscasisho ama ay isaga baxdo gudd iga arrimaha dibadda ee Kongreska mad aama arrimahaasi oo dhanna ay taabana yaan siyaasadaha arrimaha dibadda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip