Wax ka ogow xanuunka macaanka

0
Wednesday October 09, 2019 - 21:42:09 in Wararka by
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax ka ogow xanuunka macaanka

    Xanuunka Macaanka ama Sokorowgu Waa xanuun ku dhaca aadanaha guud ahaan saameeyana caafimaad iyo isu dheelli tirnaanta jirka, xanuunka mar waa halis marna ma aha Xanuunka macaanka waa halis marka la eego qodobadan -Xanuunka sokorto Waa mid ka m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xanuunka Macaanka ama Sokorowgu Waa xanuun ku dhaca aadanaha guud ahaan saameeyana caafimaad iyo isu dheelli tirnaanta jirka, xanuunka mar waa halis marna ma aha Xanuunka macaanka waa halis marka la eego qodobadan -Xanuunka sokorto Waa mid ka mid ah xanuunnada laysugu gudbiyo firka -Xanuunka Sokortu waa xanuun qofka uu ku dhaco anu Ka Bogsanayn – Xanuunka Sokortu waa Xanuun Yaraynaya difaaca qofka ee cudurrada kale -Bukaanka qaba xanuunka Sokarta ofka way adagtahay in ay bogsadaan dhaawacyada soo gaara jirkiisa -waa xanuun u baahan taxadar joogto ah oo uu sameeyo bukaanka qaba macaanka. Xanuunka sonkorta wali lama hayo jawaab saxa oo qeexaysa sababta keentay cudurkan hase ahaatee waxaa jira waxyaalo badan oo la xaqiijiyey inay keenaan ama ay fududayeen in uu qofku haleelo xanuunka sida isticmaalka macmacaanno fara badan, cuntiiyinka dufanku ku badanyahay, cuntooyinka aan isu dheelli tirneyn iyo jimicsi la'aanta. Waxyaabahan aan kor ku xusnay qofka ay ku kulmaan waxa uu halis ugu jiraa xanuunka macaanka ama sonkorowga sidoo kale waxaa xanuunka macaanka keena iyadoo qofka dhaawac kasoo gaadho xubinta ganaca oo ah xubinta soo daysa dheecaanka loo yaqaanno insulin kaasoo joogteeya isudheelitirka sonkorta loobahan yahayee jidhka wixii dheeriyana joojiya Xanuunkan macaanka waxa aloo qaybiyaa laba qaybood oo waawayn hase ahaatee waxaa jirta qayb sadexaad oo gaar u ah dumarka xiliga ay uurka leeyihiin waxaana la dhahaa ( gestational Diabetic ) Laba qaybood oo kale ayaa lagu kala magacaabaa type 1 iyo type 2 ama nooca 1aad iyo nooca 2aad Wax ka ogow xanuunka macaanka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip