HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DA OCT 2019-KA

0
Tuesday October 08, 2019 - 09:06:53 in Wararka by
  • Visits: 402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DA OCT 2019-KA

    Taliyaha AMISOM oo booqday xaruma ha ciidamada nabad ilaalinta ay ku leeyihiin Baydhabo Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midow ga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Ja naraal Tigabu Yilma ayaa booqday M/Bay dhabo oo xarun u ah ciidammada ka soc da It

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha AMISOM oo booqday xaruma ha ciidamada nabad ilaalinta ay ku leeyihiin Baydhabo Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midow ga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Ja naraal Tigabu Yilma ayaa booqday M/Bay dhabo oo xarun u ah ciidammada ka soc da Itoobiya ee qeybta ka ah nabad ilaal inta Afrika ee Soomaaliya. Ujeedada socdaalka taliyaha yaa ah ayd mid lagu qiimeynayo amniga guud ee gobolka ee ay ka howlgalaan ciidamada Itoobiyaanka. "Tani waa booqasho caadi ah oo Tal iyaha Xoogga uu ku sameeyo ciidamada dhammaan waaxaha. Intaa waxaa u dhe er, wuxuu qiimeeyay isbedelka socda, dha qdhaqaaqa ciidamada iyo xaaladda amni ga guud ee waaxda. " ayuu yiri Korneyl David Obonyo oo ah sargaal sare oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soom aaliya. Intii uu taliyuhu ku sugnaa xarunta ay uu ciidamada uga warbixiyay xaaladda guud ee amniga iyo horumarka laga gaa ray hirgelinta qorshayaasha howlgalka ee Soomaaliya. Janaraal Yilma ayaa kulan albaabadu u xirnaayeen la yeeshay taliyeyaasha Ciida mada nabad ilaalinta ee ka socda Itoobiya isaga oo ka dhageystay warbixin la xariirta nabadgelyada aagagga ay ku suganyihiin ciidamada iyo guud ahaan howlgallada amni ee ay ka hayaan maamulka Koonfur Galbeed. Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Sooma aliya ayaa kaalin mug leh ka geysta sug idda ammaanka deegaannada maamulka K/Galbeed gaar ahaan xarumaha uu maa mulka ku shaqeeyo iyo waliba guud ahaan ammaanka dadweynaha ku nool halkaa.

DF oo SHATIGA duulimaadyada dalka kala laabatay shirkadda Jubba Airways

     Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ruqsadii duulimaadyada dalka kala laaba tay shirkadda duulimaadyada Jubba Airw ays oo lagu eedeeyay in shatigeeda ay ku duulaysay diyaaraddi sabtidii ka degtay magaalada Kismaayo. Ilo-wareedyo ka tir san hey’adda duulista hawada ayaa Caasimada Online in xaqiijiyay arirntaan,    sidoo kale xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo uu ka mid yahay xildhibaan Xasan Macalin ayaa ku soo daabacay bart iisa Facebook-ga warkan.

      Diyaaradda Fokker 50, oo lambarka diiwaankeedu yahay 5Y-JXJ, kana diiw aan gashan dalka Kenya, ayaa sida la she egay ku duuleysay shati ay leedahay shirk adda Jubba Airways oo ka mid ah shirka daha duulimaadyada dalka.

     Diyaaradaas ayaa jabisay xayiraadii ay DFS ku soo rogtay bishii hore M/ Kisma ayo, taas oo ahayd in diyaaraddi tagaysa ama ka duulaysa magaaladaas ay waajib ku tahay inay soo marto M/Muqdisho iyo sidoo kale, amar kale oo ahaa in 24-saac ka hor ay diiyaaradu soo gudbisato codsi geeda ku aadan duulimaadka M/ Kisma ayo ee gobolka Jubbada Hoose.

     Md.Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Md.Shariif Xasan Sheikh Aadan oo madax weynayaal ka soo noqday maamul gobole edyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo tiro xildhibaano ah ayaa la socday diy aaradaas, kuwaas oo socdaalka ay ku tag een Kismaayo ay siyaasiyiin badan ku tilm aameen is-miidaamin siyaasadeed.

     Arrintan ayaa imaneysa ayada oo si doo kale, dowladda Soomaaliya ay hay’ad da duulimaadyada rayidka ah ee QM ee ICAO u gudbisay dacwad ka dhan ah dowl adda Kenya kadib markii diyaarad kasoo duushay Nairobi ay sabtidii ka degtay mag aalada Kismaayo. Ilo-wareedyo ka tirsan wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Haw ada ee Soomaali ya ayaa Caasimada Onl ine u sheegay in dowladda ay waraaq ay u qortay hay’adda ICOA ku eedeysay dowl adda Kenya ay ku xadgudubtay sharciga caalamiga ah ee duulistahawada

.XigashoCaasimadda online

Shir laga yeeshay la-dagaalanka Al-Shabaab

      Madaxweyne kuxigeenka  1aad ee Do wlad Goboleedka Jubbaland ayaa Shalay oo Insiin ah shir guddoomiyey kulanka Bil aha ah ee gudiga Amniga Jubbaland,kaas oo bishii hal jeer la qabto.

     Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saar ay qodobo ay kamid ahaayeen xaaladda amni ee Jubbaland iyo dar dar galinta ho wlgalada ka dhanka ah Ururka Al-Shab aab.

     Madaxweyne  kuxigeenka  1aad ee Do wlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Maamulka Saraakiisha Ciidamada kala duwan ee Jub baland iyo kuwa AMISOM ay kordhinay aan xaqiijinta dhinaca amniga.

    Waxaa uu sheegay in kulanka inta uu socday la isku raacay bilaabida howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo weli ku sugan dee gaanno badan oo ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Turkiga oo ku dhawaaqay howlgal uu ka fulinayo Syria

     Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Shalay sheegay in ciidama diisa ay diyaar u yihiin inay daqiiqad kasta billaabaaan howl-gal ka dhan mintidiinta Kurdish-ka ee dalka Syria kadib markii dowladda Mareykanka ay sheegtay inays an is-hortaagi doonin.

   "Waxaa jirta oraah aan mar kasta dha hno: waxaan iman karnaa habeenkii aan doonno innaga oo aan ogeysiin bixin” ay uu Erdogan u sheegay weriyayaasha.

    "Waa wax aanay su’aal ka taagneyn ina an usii dulqaadanno halista nooga imaney sa kooxaha argagixisada.” Ayuu yiri Erdo gan isaga oo tixraacaya mintdiinta Kurdi sh-ka.

    Aqalka Cad ayaa axaddii sheegay in Turkiga "ay dhowaan ku dhaqaaqi doona an howl-galka muddada la qorsheynayey” ee waqooyiga Syria.

    "Ciidamada Mareykanka ma taageeri doonaan, kamana qeyb-qaadan doonaan howl-galka, sidaas darteedna, maadaama ciidamada Mareykanka ka adkaadeen Da acish, masii joogi doonaan halkaas,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Aqalka Cad ka dib wada-hadal taleefon oo dhex-maray Trump iyo Erdogan.

    Aqalka Cad waxa uu sheegay in Turki ga ay "mas’uul ka noqon doonaan dham maan dagaal-yahannada Daacish ee aag gaas lagu qabtay labadii sano ee tagtay.”

   Erdogan ayaa sheegay inuu dowladaha Yurub kala shaqeyn doonin wixii laga yeeli lahaa maxaabiista Daacish ee gobolka ku sugan.

    "Waxaa jira maxaabiis ka yimid dalalka France, Germany iyo dalal kale. Waxay le eyihiin shaqo kuma lihin, balse annaga ma s’uul kama noqon karno, waa inay ka sha qeeyaan arrintaas,” ayuu yiri Erdogan.

    Turkiga ayaa maleeshiyada Kurdish-ka Syria ee YPG u arka koox argagixiso ah oo xiriir la leh kooxda PKK ee ka dagaal anta Turkiga.

ICJ oo shaacisay xilliga ay billabeyso dhageysiga dacwadda u dhexeysa dal ka Qadar iyo xulafada Sucuudiga

    Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ayaa shaacisay xilliga ay bilaabeyso dha geysiga dacwadda u dhexeysa Dowladda Qadar iyo Dowladaha Sucuudiga, Baxr eyn, Imaaraadka iyo Masar.

     Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa ku dhawaaqday in 2-da ilaa 6-da bi sha Diseembar la dhageysan doono dacw adda u dhexeeysa xulufada uu Sucuudiga hoggaaminaya iyo Qadar.

    Dhageysiga dacwadda ayaa la xiriirta xayiraaddii ay bishii Juun ee 2017-kii dal ka Qadar ku soo rogeen wadamada Sucu udiga, Imaaraadka, Masar iyo Baxreyn kaas oo ay dowladda Qadar cabasho ka gudbisay.

     Dowladda Qadar ayaa sheegtay in xay iraaddii iyo cunaqabateyntii lagu soo rogay ay xadgudub ku aheyd qawaaniinta caal amiga ah.

     Xulufada uu Sucuudiga hoggaaminayo ayaa cunaqabateyn dhan kasta ah saaray dalka Qadar iyaga oo ku eedeeyay in ay taageerto ururada argagixisada, balse Do wladda Qadar ayaa eedeyntaasi iska foge ysay.

Waxgarad ka digay xiisadda siyaasade ed ee Jubbaland

    Wasaarada Arrimaha gudaha ee DFS ayaa shaley soo saar tey qoraal ay kaga hadashey wa xa ay ugu yeertey habraa ca soo xulista xuba naha baarlamanka 2aad ee Jubaland iyo doorashada madax weynaha maaamul kaas

     Qoraalkan ayaa soo baxay xilli uu ho rey maamulka Jubaland u diidey qoraa lada wasaarada iyo dowladaba, islamark aana qabtay doorasho dib loogu doortay Axmed Madoobe.

     DFS ayaa qaadey talaaboyin dhowr ah oo ay ku cadaadineyso maamulka Juba land, kuwaas oo qaarkood saameyn ku ye eshey shacabka degen Jubooyinka, sidoo kalena dhalisey culeys laga maarmi karey oo bulsho iyo siyaasadeed.

      Qaar ka mida waxgaradka iyo aqoon yahanada Soomaaliyeed ayaa arrimahan ka digey saameynta ay yeelan karaan iya goo ku taliyey in wadahadal wax lagu dha meeyo.

    professor Xuseen Warsame ayaa ka di gey saameynta ay yeelan karo khilaafkaas,isaga oo ku taliyey in wada hadal wax lagu dhameeyo.

Jubbaland oo sheegtay in howlgal ku di shay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

      Ciidamada Daraawiishta dowlad gobol eedka Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen tuulooyin ku dhow dhow de egaanka deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii 55KM dhanka bari kaga beegan M/Ki smaayo.

     Saraakiisha howlga lka hoggaaminey say ay aa waxaa ay sheegeen in howl galkaas oo ahaa mid qorsheysan lagu dil ay ku dhawaad 20 xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab,kuwaas oo ku sugnaa tuulooyinka howlgalka laga fuliyey.

    Abaanduulaha Guutada 1-aad ee Ciid amada Daraawiishta Jubbaland Khiyaar Cabdi Maxamed sheegay in howlgalkaas ay ku dileen Saraakiil ay ka mid ahaayeen madaxii Al-shabaab u qaabilsanaa deeg annada galbeed ee Kismaayo iyo madaxii Miinooyinka oo lagu kala magacaabi jiray Tasmiir iyo Caddaani sida uu hadalka u dhigay.

     Sidoo kale waxaa uu sheegay in Ciid amada Daraawiishta jubbaland ay gebi ah aanba gacanta ku hayaan Tuulooyinka hoos yimaada deegaanka Cabdalla Biro ole oo ay Shalay Ciidamadu howlgalka qorsheysan ka fuliyeen.

  Warkaan ka soo baxay Saraakiisha Cii damada Daraawiishta Jubbaland ee ku aaddan inay howlgal ku dileen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ayaanan weli jirin cid madax bannaan oo xaqiijisay, iyada oo weli dhankooda ka hadlin Al-Shabaab.

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Xarun ka furanaya Galmudug

     Madaxa Xukumadda Galmudug  Max amed Shaakir Cali Xasan ayaa Magalada Dhuusamareb ka Dhagax-dhi gay Dhisma ha ay ku shaq eyn doonaan Guddiga Mad axa bannaan Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya qey bta Galm udug Guddoo miyaha Gudd iga Doorasho oyinka Qaran ka ee Galmud ug Cabdi Risaaq Diiriye Warsame ayaa Madaxa Xukumad da Maa mulka Galmudug Maxamed Shaa kir Cali Xasan uga mahad celiyay sida uu Guddi ga ugu suu rta galiyay in Guddiga Do ora shooyinka ay heleen dhul uu leeya hay.

Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa u ma had celiyay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xali imo Ismaaciil sida ay ugu taagan tahay u adee ga Bulshada Soomaaliyeed.

Khilaaf ka taagan dhismaha Golaha deegaanka Buulo-Burde

    Waxaa xilligaan jira khilaaf ka dhashay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-Shabeelle oo wada qorsho ku saabsan sidii loo dhisi lahaa Golaha deegaanka de gmada Buulo-Burde,hayeeshee qaar ka mid ah wax garadka magaala daas ay ka horyima adeen.

  Wasiirka arimaha gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo Saxaafada kula hadlayay Magaalada jowhar ayaa  ayaa sheegay in degmada labaad ee laga dhisi doono golaha degaanka ay tahay buulo bu rte, iyada oo horay looga soo dhisay deg mada Warsheekh,kuwaas oo doortay  guddoomiye iyo kuxigeenadiisa.

   Hayeeshee qaar kamid ah Odayaasha & waxgaradka degmada buulo-Burde ay aa waxaa ay marka hore shuruud uga dhi geen in Golaha deegaanka  horta laga soo dhiso Magaalooyinka jowhar iyo Baladwe yne ee Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.

   Wasiir Caadle ayaa dhinaciisa waxaa uu wacad ku  maray in uu Buulo-Burte ka dhisi doono  gole degaan,waxaana taasi ay u muuqataa khilaaf xilligaan ka jira dhis amaha Golaha deegaanka degmada Buu lo-Burte.

    Si kastaab degmada Buulo-Burde ee G/Hiiraan ayaa waxaa mudo 7 Sano ah ay u go’doonsan tahay ururka Al-Shabaab, waxaana la ogeyn habka ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle ugu soo dhisi doonto gole deegaan.

Wasiir Sabriye Oo Ka Qeyb Galay Shir Looga Hadlayo A/Qaxootiga Adduunka

    Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshi isiinta Md. Eng Cabdi Max amed Sabriye iyo wafdi uu hoggaamina yo ayaa M/Gen eva ee dalka Swi tzerland uga qeyb galaya shirka guddiga sare ee fulinta hey’adda qaramada mid oobay ee qaxo otiga adduunka.

    Kulankan oo ah kii 70aad ayaa waxaa iskugu imaan doono dalalka xubnaha ka ah, iyada oo uu Wasiir Sabriye ku matali doona Dalka Soomaaliya.

    kulanka ayaa lagu qaadaa dhigi doo naa arrimaha qa xootiga adduun ka, sidoo kalana lagu ansixin doo naa qorshe sa nadeedka iyo miisaaniyadda hey’adda

 UNHCR Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidan Oo Ku Yaalla Awdheegle

     Warar dheeraad ah ayaa ka soo bax aya dagaal xooggan oo ka dhacay Gobol ka Shabeellaha Hoose,kaasi oo u dhexee yay Ciidanka dowladda Federaalka Soo maaliya iyo dagaalamayaasha Al-shaba ab.

   Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Degmada Awdheegle ,wax aana uu ka dambeeyay kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weer ar ku qaadeen Saldhig Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin halkaas.

     Dadka deegaanka ayaa kusoo waram aya in dagaalkaas uu ahaa mid Culus,isla markaana Al-shabaab ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen Saldhiga Ciidanka dow ladda ee Awdheegle,waxaana labada dhi nac ay isku adeegsadeen hubka noocyadi isa kala duwan.

     Sidoo kale Khasaaro isugu jira dhima sho iyo dhaawac ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay dagaalka,hayeshee si ra smi ah looma shaacin inta uu la egyahay.

Al-shabaab warar ay ku qoreen baraho oda Internet-ka ay ku leeyihiin ayaa ku sheegteen Mas’uuliyada weerarkii ka dha cay Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

    Si kastaba Al-shabaab ayaa xiliyada qa ar weeraro kala duwan ku qaada Saldhigy ada Ciidamada dowladda iyo kuwa AMI SOM ee ku yaalla deegaano ka tirsan Gob olada dalka,kuwaasi oo sababa Khasaar ooyin kala duwan.

Khayre oo ka qeyb-galay Munaasabad lagu Xusay Maalinta Midowga Germany

    Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xasan Cali Khayre, ayaa Muqdisho uga qayb galay munaasabad lagu xusayay maalintii ay ja mhuuriyaddii federaalka Germany iyo Jam huuriyaddii Dimuquraadiga Germeny ay ku midoobeen hal dowlad iyo hal calan.

October 3, 1990, ayaa jamhuuriyaddii fed eraalka Germany iyo Jamhuuriyaddii Dimu quraadiga Germeny waxa ay ku midoob een dowladda federaalka Jarmalka, waxa ana sannad waliba, bisha October laga xu saa gudaha dalka Germany iyo safaarada ha ay adduunyada ku leeyahay, waxa uu na Ra’iisul Wasaaruhu Jarmalka ugu ham balyeeyey soddonka sano oo midnimada ah.Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa caddeeyay in dadka iyo dowladda Soom aaliyeed ay Germany ka baranayaan sida qaran loo mideeyo xilliga ay adagtahay, sida dhibaatooyinkii dhacay loogu bedelo mustaqbal barwaaqeysan, qorshaha dad ka leesugu keeno, looguna sameeyo bil aaw cusub oo wanaagsan, khibradda fede raalka, qaybsiga kheyraadka iyo dhismaha hannaanka looga gubo kala qaybsanaan soddon sano jirsatay.

    Dowladaha Soomaaliya ayaa xariir iyo iskaasho xooggan oo soo jireen waxa ay la leedahay dowladda Germany oo kamid deeq bixiyaasha taageera dowladda, si doo kalana dalkeeda kusoo dhaweysay ku mannaan qoysas Soomaaliyeed ah oo dal ka ka tegay xilligii ay xumeyd.

Maxaad ka taqaanaa dalka ugu nadaaf adda badan dunida?

    Marka aad Japan booqato waxa ugu horreeyo ee aad dareemeyso waa nada afadda ka muuqato meel kasto, oo wadd ooyinka kuma arkaysid caagadaha iyo qashinka kale marka, su'aasha is weyd iinta mudan ayaa ah maxay tahay sababta ka dambeysa in Japan ay heerkaas nad aafadda ka gaarto?

Jawaabta ugu muhiimsan ayaa ah shacabka ayaa kaalin libaax leh ka qaata nadaafadda oo xitaa ardayda yar-yar ee iskuulka dhigata ee 12 jirrada ah ayaa kaalintooda ka qaata.

Maiko Awane waa maamule ku xigeenka deeganka Hiroshima. "Xitaa nolosha gur yaheena, walidiinta ayaa caruurta bara dhibaatada ay leedahay nadaafad darr ada."

    Tusaalooyinka qaar ee ku saabsan nadaafadda Japan waa kuwa la yaab leh, sida dhaqanka nadiifinta ee 7-da daqiiqa qaadanayso ee tareenka Shinkansen. Wax ayna arrintaasi soo jiidatay dalxiiseya al badan.

    Xitaa taageerayaasha kubadda cagta ee Japan waa kuwa nadaafadda ku xeel-dheer. Koobkii Kubadda Cagta ee Aduun ka ee sanaddadii 2014-kii iyo 2018-kii taa geerayaasha kooxda qaranka ayaa noq day kuwa ugu nadaafadda badan dunida sababtoo ah waxay la qabsadeen nadaaf addii dalkooda waxayna uruurinayeen qa shinka lau tuuro garoonka marka ay dham aato cayaarta.

Dhanka kale cayaaryahannada ayaa qol alka lagu labisto inta aysan bilaaban cayaarta waxay ka baxayeen isagoo nadiif ah.

"Annaga haddii aanu nahay dadka reer Japan aad ayaanu uga taxadrnaa suma cadeena weliba marka ay timaaddo dadka kale hortooda," ayuu yiri Awane. "Ma doon eeyno in dadka kale ay noo arkaan inaa nahay dad xun oo aan aqoon lahayn."

Goobaha lagu dhigo bandhig faneedka ayaa sidoo kale dadka u soo daawasho ta go waxay ilaaliyaan nadaafadda oo qashi nka iyo waxyaabaha nadaafadda dhaawac ayo way haysanayaan ilaa ka helaan goo baha qashinka lagu guro.

   Dadka sigaarka cabbo waxay la yimaa daan qalab ay ku ridaan haraaga sigaarka marka ay cabbaan ka dib.

   Intaasi waxaa dheer wasakhda aan  muuqan sida bakteeriyada iyo jeermiska ayaa iyadana aad looga ilaaliya dalka Ja pan gaar ahaan marka uu qofka ku dhaco hargabka waxuu xiranayaa maskaraatiga ay xidhaan dhaqaatirta qalniinka fuliya sababtoo ah waxay ilaalinayaan inuu faafo infakshanka.

    Haddii aad ku nooshahay Japan waxa ad la qabsanaysaa nolosha ku saleysan nadaafadda oo waxaad joojinaysaa inaad sankaaga gacanta ku taataabato.

Marka aad ku soo laabatoo dalkaaga way kugu adkaanaysaa inaad la qabsato dad ka iyagoo kuu dhow qufacayaa amaba hidhisoonaya.

Cali Geedi oo sheegay in uu ku dhawaaqayo Xisbi Mucaarad ah

     Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in dhawaan uu M/ Muqdisho ka ga dha waaqi doono Xisbi Cusub oo waliba mu caarad ah.

Isaga oo Shalay khu dbad ka jeedinayay munaasabad lagu soo dhaweeynayay Gu ddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Ma xamuud Maxamed (Finish) ayuu sheegay in uu hoggaamin doono Xisbigaas uu no qon doono mid mucaarad ah,kaas oo lagu dhawaaqi doono Maalinta Arbacadaha ah ee todobaadkaan.

     Waxaa uu sheegay in Xisbiyada Siya asada dalka ay yihiin kuwo sharciga uu ogol yahay,isla markaana Baarlamaanka Soomaaliya ay ansixiyeen sidoo kalena uu uu Digreeto ku ansixiyey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

     Hadalka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Do wladii KMG aheyd ee Soomaaliya Cali Ma xamed Geedi ayaa imaanaya xilli lagu tirina yay siyaasiyiinta aad ugu dhow Madaxda DFS

Kheyre Oo Daah-Furay Nidaam Cusub Oo Lagu Xoojinayo Maaliyada Dalka

     R/Wasaaraha XFS, Md.Xasan Cali Khay re, ayaa Shalay daah-furay isku xirka nida amka maaliyadda ee Wasaaradda maaliy adda (SFMIS) iyo nidaamka casriga ah ee maamulka lacagaha Bangiga dhexe ee dal ka, (Core Banking system) oo ka qayb qa adanaya daah-furnaanta, la dagaallanka musuqa iyo fududeynta wada-shaqeynta ba hda maaliyadda dalka.

Md. Xasan Cali Khayre oo wasaaradda maaliyadda iyo bangiga dhexe ugu ham balyeeyay nimaadkaan cusub oo qayb ka ah tallaabooyinka dhiirri gelinaya dadka So omaaliyeed oo dhan ee qaybta ka qaada naya horumarka, ayaa sheegay in wax wanaagsan ay tahay in la soo dhaweeyo wax walba oo xoojinaya ammaanda iyo qaranimada

R/Wasaaraha ayaa ku dhiirri geliyay was iirka maaliyadda iyo guddoomiyaha bangi ga dhexe in laga sii shaqeeyo sidii nidaam ka loogu faafin lahaa dhammaan hey’ada ha dowladeed ee dalka, maadaama hor umarku uu ku xiranyahay sida loo wada shaqeeyo.Horumarinta hanananka maaliya deed ee dalka ayaa qayb ka ah himilooy inka tub ta horumarinta dhaqaalaha dalka oo kamid ah afarta tub qaran ee lagu saleeyay shaq ooyinka dowladda.

Cali Cabdullahi Cosoble” Waan ku fara xsanahay tan lagu sameeyay Jubaland

    Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan khilaafka Dowladda iyo dowl ad Goboleedyada Jubbaland & xayiraadii dhawaan la saaray Maamulkaas. Waxaa uu sheegay Cosoble in dadka Sooma aliyeed ay yihiin kuwo mar walba raali isa ga ah isu xoog sheegashada,isla markaa na ay yihiin kuwa isku fiirsada,kadibna ay dhacdo inay mid mid u qeyliyaan.

    Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in dhamaan Maamul gob oleedyada ka jira dalka ayuu ku sheegay in qofba qofka kale uu ku fiirsanayay dhib aatooyinkii loo geystay,isaga oo ku fara xsan yahay inay maamulada dhadha miy aan dhibaatooyinka lagu haayo.

   Cosoble ayaa isaga oo Madaxweyne ka ah Maamulka Hir-Shabeelle mooshin xilka uga qaaday Baarlamaanka Maamulkaas, ka dib khilaaf soo kala dhex-galay isaga oo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la aa minsan yahay inay dabada ka riixeysay Xukuumadda Soomaaliya.

     Hoos Ka Akhriso Qoraalka uu soo dhig ay Bartiisa Facebook oo dhameystiran.

     Soomaaliya waa waddan ay dadkiisa raalli isaga yihiin isu xoog sheegadka iyo is dulminta, sababtoo ah kama dhiidhiyaan khaladaadka ee wey isku eegtaan, mark aasuu midba maalin cabaadaa.

    Mac sokor ayey ku tahay Jubbaland, wa an ku faraxsanahay tan lagu sameeyay Ko ofur Galbeed, ha iska daba wareegato Ga lmudug, Hirshabeelle ha bakhtiso, Punt land ha faquuqnaato. Airporska ha la iska celiyo, guryahana ha la isugu daato. Doo rashadana dib ha loo dhigo. Intaba waan ku faraxsanahay. Ha la wada dhadhamiyo xaraarka uu dulmiga leeyahay.

    Xaraarka dulmiga wuxuu isu beddelaa macaan markaad aragto kii shalay kugu qoslaayay oo Shalay cabaadaya. Nin walboo dulmi ka sheeganaya waxaan leey ahay ‘welcome to the club’, albaabadana wey furan yihiin. Dulmiga wuu bilowdaa ee ma joogsado.XigashoRadiorisaala.com

Madaxweynaha Puntland Oo Taliyeyaal Cusub U Magacaabay Gobolada Sugaal Iyo Sanaag

    Madaxweynaha Puntland Md.Siciid C/ Deni ayaa Xeer Madaxw eyne Lr-79 Okt oobar 2019 ku magaca ab ay Taliyaha Qay bta Booli ska G/Nugaal.

Madaxweynaha Puntl and

     Markuu arkay:- Dastuurka Puntland

Markuu arkay:  Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey

1.Waxaa G/Dhexe Muumin Cabdi Shire loo magacaabay Taliyaha Qaybta Bool is ka Gobolka Nugaal.

      Dhinaca kale Madaxweyne Saciid Deni ayaa Magacaabay Taliyaha Qaybta Bool iska Gobolka Sanaag.

G/Dhexe Bashiir  Cali Maxamed ayaa loo magacaabay inuu noqodo Taliyaha Qayb ta Booliska gobolka Sanaag



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip