Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka furmaya Shirka Caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya,kaasi horey loogu qaban jiray dalalka Yurub,waxaana la xiray inta badan Wadddooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho.

Taliska Booliska Oo War Kasoo Saaray Xirnaashaha Wadooyinka Muqdisho
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa War kasoo saaray xirnaasha Wadooyinka Magaalada Muqdisho inta uu socdo Shirka Caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya oo Maanta furmaya.
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Axmed ayaa Shacabka kunoo Gobolka Banaadir ka Codsatay inay dulqaatan inta uu socdo Shirka iskaashiga Soomaaliya oo loo diray isku socodka gaadiida isticmaalla Waddooyinka qaar ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.
Taliska Booliska Oo War Kasoo Saaray Xirnaashaha Wadooyinka Muqdisho
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa War kasoo saaray xirnaasha Wadooyinka Magaalada Muqdisho inta uu socdo Shirka Caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya oo Maanta furmaya. Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Axmed ayaa Shacab