
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABDI 21-KA sep 2019-KA
DF
oo dhul u iibineysa 3 ka mid ah safa aradaha Soomaaliya ee caalamka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa
qorsheyneysa in ay dhismeyaal u iibiso safa araddaha saddex dal, sida ay sheegeen
illo aad loogu kalsoon yahay.
Safaaraddaha dhulalka loo beecinayo ay aa
waxay kala yihiin; Mareykanka, Koonfur Afrika iyo waddanka deriska ah ee Kenya.
Xafiiska wasiirka
maaliyadda, Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo xaqiijiyey jiritaanka xog tan ayaa
ka gaabsaday in uu tafaasiil dheeri ah bixiyo.
Waxyaabaha aan weli laga jawaabin ay aa
waxaa ka mid ah: goorta la bilaabayo, qarashka loo qoon-deeyay mid walba iyo
hadii ay yihiin dhismeyaal dhisan ama dhul kaliya.
Qorshahan oo Khamiistii, 19-ka Septem ber
2019, ay ka doodeen Golaha Wasiiradda ayaa waxaa lagu daray Miisaaniyada guud
ee dalka sanadkan.
Ku tala galka miisaaniyadda oo ah 390.1
milyan oo Doollar [Shilin Soomaali ahaana u dhiganta 226,258,000,000] ayaa
waxaa me el-mariyey wasiiradda. Golaha Shacabka ayaase ansixinta ugu dambeysa
leh.
Ku tala galka miisaaniyadda
oo ah 390.1 milyan oo Doollar [Shilin Soomaali ahaana u dhiganta
226,258,000,000] ayaa waxaa meel-mariyey wasiiradda. Golaha Shacabka ayaase
ansixinta ugu dambeysa leh.
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABDI 21-KA sep 2019-KA
RW oo kormeeray dhaawacyada Ciidam ada ee ku jira Isbitaalka Xoogga Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Habeen hore kormeeray Isbitaalka Xoogga dal ka oo ay ku jira an dhaawacyada Ciidamada, kuwaa soo ku soo dhaaw acm