HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 17-KA SABTEMBAR 2019-KA

0
Tuesday September 17, 2019 - 09:05:36 in Wararka by
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 17-KA SABTEMBAR 2019-KA

    RW Kheyre oo guddoomiyey Shir looga hadlayay Arrimaha deyn cafinta Rwasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa Shalay shir guddoomiyey shirka 7aa dlaha ah ee hannaanka DeynCafinta Soom aaliya,kaas oo 7baadkiiba mar ka qabsooma Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RW Kheyre oo guddoomiyey Shir looga hadlayay Arrimaha deyn cafinta Rwasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa Shalay shir guddoomiyey shirka 7aa dlaha ah ee hannaanka DeynCafinta Soom aaliya,kaas oo 7baadkiiba mar ka qabsooma Muqdisho. Sidoo kale waxaa shirkaasi goobjoog ka ah aa Wasiirka Maaliyadda XFS,isaga oo R/ Wasaaraha uu warbixin ka siiyay shirkii uu uga qy ebgalay Magaalada Addisa Ababa ee dalka Itoobiya " Shirkii 7baadlaha ahaa ee hannaanka DeynCafinta Soomaaliya SMP waxaa ma anta nag ala soo qeyb galay R/Wasaa raha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo aan war bixin ka siiyay shirkii dhawaan Addis Ababa inoogu soo gaba gaboobay ee dib u eegista SMP4 ayuu yiri "Wasiir Beyle. Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay Wasi irka inay ka go'an tahay fulinta iyo ho re u sii wadida wax walbo oo lagu gaarayo cafinta dey maha lagu lee yahay Sooma aliya. R/Wasaar aha Soomaaliya Md.Kheyre ayaa Wasaaradda Maaliyadda uga mahad celiyay dadaalka ay u gashay sidii deynta looga cafin lahaa Sooma aliya,isaga oo kula dardaarmay in qorshahaas ay sii lab jibaaraan.

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga

     Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Shalay Xafiiskiisa wa xaa uu ku qaabilay Safiirka Dalka Turkiga u fadhiyo Soomaaliya Mehmet Yilmaz.



     Kulanka ayaa 2da dhinac waxaa ay uga wa da hadleen Xoojinta Xiriirka 2da Dal ee Walaa laha ah iyo sii wadida taageerada iyo Garab istaaga Dowlada Hoose ee Xamar.

    Duqa Muqdisho Cumar Finish ayaa tan iyo markii la Magacaabay waxaa uu waday kula mo kala duwan, iyada oo Shalay uu la kulmay Wakiilo ka socday Bangiga Addu unka.

Askari ka tirsan ciidamada SPU oo lagu dilay Boosaaso

     Askari ka tirsan ilaada ciidamada gaarka ee hay’adaha caalamiga ah ee magacooda loo soo gaabsho (SPU) ayaa toogasho ku dilay du hurnimadii maaanta askari kale oo isla ciidan ka illaada hay’adaha ah.    Dilka ayaa dhacay xili ay askarta ku sugnaa yeen xarun ay deganyihiin dhawr hay’adood uu ku taalla M/Boosaaso, sida ay sheegeen ilo wareedyo la hadlay VOA. Lama oga sabata ka danbaysay in askarigani uu dilo askariga kale ee ay hal goob ka wada shaqaynayeen.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Xus seen Cali Maxamed oo ay VOA  la xiriirtay ay aa sheegay in ay gacanta ku hayaan askarigii dilka  gaystay, isla markaasna ay baari doona an sababta askarigani uu dilka u  gaysatay.

Mas'uuliyiin Qarax ku dhaawacmay oo Muq disho la keenay

      M/Muqdisho ayaa la keenay dhaaca mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Sh/ho ose oo ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday qaraxyo oo maalintii shalay ka dhacay duleed ka degmada Shalaanbood ee G/ Shabeellaha Hoose.

      Guddoomiye Kuxigeenka Maaliyadda Maamulka G/Shabeellaha Hoose Cabdi Fita ax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in dadka dhaawacyada soo gaaray ay ka mid ahaa yeen Gud doomiye kuxigeenka degmada Qoryooley, Xoghayaha degmada mid ka mid ah saraakii sha ciidamada iyo lataliyeyaal sare.

      Waxaa uu intaa ku daray in dhaawacyada mas’uuliyiintan ay diyaarad gaar ah ka soo qaa tay Shabeellaha Hoose, islamarka ana ay keen tay M/Muqdisho si xaaladooda caafimaad loogu daweeyo.

      AlShabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxa lala eegtay mas’uuliyiin ka tirsan maa mulka gobolka Shabeellaha Hoose oo qaarko od ay ku dhaawacmeen,kuwaas oo dhaawaco oda la keenay Muqdisho.

Midowga Yurub oo Puntland ka fulinaya Mashaariic uu horay uga joojiyey

     Maamulka Puntland ayaa markale xaqi ijiyay in Midowga Yurub uu markale dib u bil aabi doo no dhismaha waddada iskuxirta Magaalooyin ka Garoowe iyo Gaalkacyo, taas oo dhismahee da la joojiyay Bishii September ee sannadkii 2018.

     Dhismahaas ayaa sababaha loo joojiyay waaa ka mid ahaa eedeyn la xiriirtay musuq maasuq taas oo lagu eedeeyay hay’adda wad dooyinka Puntland ee PHA,hayeeshee dhaw aan Midowga Yurub ay bilaabayaan dhismaha wadadaas.

      Madaxweynaha Puntland Siciid C/hi Deni iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaa liya Nic olás Berlanga Martine ayaa kulan ay ku yee sheen M/Garoowe waxaa ay ku xaqiijiyeen in M/Yurub uu markale dib u bil aabi doono dhism aha waddada iskuxirta Magaalooyinka Garoo we iyo Gaalkacyo oo markii la joojiyay ay san nad kasoo wareegt ay.

      Madaxweynihii hore ee Puntland Cabd iweli Maxamed Cali (Gaas) oo ay weheli yeen safiir adii Midowga yurub iyo Jarmalka xilligaasi u qa abilsanaa Soomaaliya Michele Cervone d’urso iyo Andreas Pesxhke ayaa sanadkii 2015 si wadajir ah waxaa ay u saxiixeen mashruuca lagu dhisayo wadda daasoo la shegay inay ka baxeyso lacag dhan $21 Malyan oo Dollar.

      Dowladda Jaramalka ayaa qeyb ka ah ma shruucaan lagu dhisayo waddada iskuxirta Ma gaalooyinka Garoowe iyo Gaalka cyo, iyada oo bixineysa $18 malyan oo ka mid ah $21 malyan eek u baxeysa dhismaha wadadaas.

Fanaan Caan Ahaa Oo Shalay Geeriyooday

       Allaha u naxariistee waxaa Shalay geer iyooday fannaakii caanka ahaa ee reer Suu dan Salaax Ibnul baadiya.

Salaax oo ka mid ah fan naaniinta ugu caansan Sudan, Afrika iyo dunida Carabta, ayaa Shalay ku geeriyooday dalka Urdun, halkaas oo uu 8dii bishan u tagay arrimo caafimaad iyo walaalkii oo ay muddo kala maqnaayeen.

      Allaha u naxariistee Salaax Ibnul baadiy a da’diisu waxa ay ahayd 82 jir.

Salaax waxa uu ka mid ahaa fannaaniin reer Suudaan ah oo marar badan yimid Soomaali ya bartamihii lixdamaadkii iyo toddobaatam aadkii, isagoo Soomaaliya keenay bandhig faneedyo kala duwan,taas oo keentay xiriir faneed oo xooggan oo dhex maray labada dal oo ee Soomaaliya iyo Suudaan oo wax badan wadaaga

Iran oo iska fogeysay eedeyn uga timid Mareykanka

      Iran ayaa hadalka Mareykanka ku til Shalayy " wax kama jiraan" kaddib markii Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo uu sheegay in Tehran ay ka dambeysay weeraradii diyaaradaha aan du uliyaha laheyn ee lagu qaaday labo xaru mood oo saliida laga soo saaro oo laga lee yahay Sacuudiga.

       Mr Pompeo ayaa beeniyay sheegash ada xuuti yiinta Yemen ee taageerada ka he la Iran oo ah inay fuliyeen weerarada.

      Wasiirka Arimaha Dibada ee Iran Javad Zarif ayaa yiri "eedaynta Iiraan ma joojin ayso musiibada" ka jirta Yemen.

        Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in sha qo joo jinta Sabtidii ay hakisay wax soo saar kii sal iidda 5.7 milyan oo barmiil maalinkii.

Waxaa aad isha looga hayaa suuqyada mar kay dib u furmaan Shalay oo Isniin ah, iy adoo khubaradu ay filayaan in sare u kac uu ku yimaado qiimaha shidaalka.Xigasho BBC

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub

     Guddiga cusub ee doorashooyinka ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa Shalay ay Magalada Garoowe ee Xarunta Gobol ka Nugaal kula kulme en Safiirka Midowga Yurub u qa abilsan Soomaali ya Nicolas Berl anga Ma rtinez.

    Kulanka oo ka dha cay Xafiiska Midow ga Yurub ee Magalada Garoowe ayaa wax aa looga hadlay qorshayaashooda Guddiga  ee ku aaddan hirgelinta doorashooyinka xis biyada badan ee Puntland, iyada oo Gudd iga warbixin la xiriirta arrintaasi ay u gud biyeen Safiirka Midowga Yurub.

     Afhayeenka Guddiga cusub ee doora shooyinka Puntland Cabdinuur Sheekh Ma xamed Isxaaq ayaa sheegay inay safiirka la wadaageen qorshaha uu guddigooda uu ku howlgeli doono, iyada oo guddiga uu dhaw aan Xafiiska ay  la wareegay,kadib markii Guddigii hore ay is casileen.

     Sidoo kale waxaa uu sheegay in Safiirka ay warbixin dhameystiran ka siiyeen sida ay uga go’antahay hirgelinta barnaamijka loo ig maday ee ah doorashooyinka xisbiyada bad an ee Puntland,kaas oo ay horay Guddiga hirgelintiisa u balan qaadeen.

     Ugu dambeyn Afhayeenka Guddiga cu sub ee doorashooyinka Puntland Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq waxaa uu shee gay in safiirka uu Guddiga ku bogaadiyay si da ay howlaha u wadaan,isla markaana uu u balan qaaday in Midowga Yurub uu taag eero buuxda siin doono guddiga doorasho oyinka Puntland.

Burundi oo shaacisay tirada askartii looga dilay weerarkii Balcad

      Dowladda Burundi ayaa markii ugu hor eysay waxaa ay ka hadashay weerarkii todo baadkaan Kolonyo ka tirsan Ciidamadooda loogu geystay Tuulada Gololeey ee duleed ka degmada Balcad ee Gobolka Shabeell aha Dhexe, iyada oo shaacisay tirada ask arta looga dilay weerarkaas. Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidam ada Burundi oo aan Ma gaciisa la shaacin lana hadlay Wakaaladda Waraka ee AFP ayaa is aga oo ku sugan Magalada Bujambura oo ah Caasimadda dalka Burundi waxaa uu sheegay in wee rarkaas Ciidamadooda looga dilay 12 askari Lix kalena lagu dhaawacay.

    "Haa waa run Nasiibdarro 12 kamid ah Cii damadeena ayaa la dilay lix kalena waa la dhaawa cay (sabtidii) xagjiriinta AlShabaab ayaa weerarey  kolonyo katirsan Ciidamad eena  oo kusii jeeday magaalada jowhar ka na ambab axay  muqdisho” ayuu yiri sarkaal katirsan dowladBurundi”.

      Si kastaba AlShabaab oo sheegtay mas ’uul iyada weerarka Kolonyada ka tirsanaa Ciida mada Burundi oo ka mid ah Ciidamada AMIS OM lagula eegtay tuulada gololeey ee duleed ka degmada Balcad ayaa waxaa ay sheegeen inay weerarkasi ku dileen 14 Askari.

Weerar dad lagu laayey iyo koranto waxy eelo nafeed geysatey magaalada Laascaanood

     Dabley hubaysan ayaa weerar la beegsa day laba nin duleedka bangiga magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool habeen imadii Habeenhore kuwaas oo aan ilaa iyo haat an la aqoonsan.

Dableydan oo falka fuliyey xili socodka dadka uu yaraa roobna qaaday ayaa jaanis u helay in ay nimankan oo mid ka mid ah uu halkii ku dhintay kii ka lena isbitaalka la geeyey dhaqaartiirtuna ay sheegeen in ay xaaladiisu adagtahay halka dadka qaarkoodna ay sheegayaan inuu dhin tay xili danbe.

        Lama garanayo sababta falkan ka danb aysey waxaase warar hordhac ah oo aan la xaqiijin Karin sheegayaan in ninka dhintay ay maalinimadii islaayeen nin ay ka wada tir sanaayeen ciidanka Asluubta, sababta mal ahan keentay ayaa dad arkay ninka falka ge ystey in uu sitey direyka ciidankaas.

      Illaa hada wax hadala oo ka soo baxay ciidanka amaanka ma jiraan waxaase ay kuu sheegayaan in ay baadhitaan wadaan oo ay hawsha dhacday ka hadli doonaan.

Dhinaca kale roob ka da’ay magaalada laas caanood ayaa galaaftay nin dadka bara aawaha ah oo ka soo jeeda dalka Itoobiya ka dib markii uu qabsaday bir danabay san.Goobtan oo ku taala badhtamaha mag aalada Laascaanood ayaa ah goobihii cagaf yada dawlada Hoose ay ka baabiiyeen dhis mayaasha dhowaan waxaana loo aanayna yaa in waayin ka hadhey sababay dhimasha da maadaama aanu roobka da’ay aanu aha yn mid weyn, dabaylna wadan.

Madaxweyne Deni oo Maalintii labaad ka qeybgalay Shirka Maalgashiga

        Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdul laahi Deni ayaa maalintii labaad ka qaybga lay shirka Maalgashiga Puntland, waxaa uu Madaxweynuhu ka qaybqaatay doodaha, fe kerada shirka laysku weydaarsanayey iyo qii maynta bandhigga maalgashadayaashu shir ka kusoo bandhigeen.Ajandaha Shalay shir ka looga hadlay waxaa kamid ahaa, Khayra adka iyo fursahada Maalgashi ee Puntland ka jira, Bandhigga Khayraadka Xoolaha, Khayraadka Beeraha iyo Degaanka, shuru ucda dhaqaalaha iyo adeegyada Bangiyada, hirgelinta hal abuurka dhallinyarada, shaqa abuurka dhallinyarada, horumarinta xirfada ha, shuruucda dhaqaalaha, Tijnoolajiyadda iyo hal abuurka.Sidoo kale Madaxweynaha Puntland Sici id Cabdullaahi Deni ayaa Shalay waxaa uu la kulmay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Bariga iyo Bartamaha Africa, kuwaas oo kas oo qaybgalay shirka Maalgashiga Puntland oo maalintii labaad ka socda caasimadda Garoowe.

Sirdoonka Mareykanka oo soo bandhi gay xog ku saabsan weerarkii Sacuudiga

      Mareykanka ayaa soo saaray sawirro iyo xog sirddoon oo muujinayo in Iiraan ay ka da mbeeysay weerar kii lagu bartilmaa meeds aday war shad ihii shidaal ka ee Sucuudiga.

     Iiraan waxay beenisay ee deymaha uu usoo jeediy ay Mareykanka halka Xuuthiyiinta ay ku an dacdoodeen inay ka dambeeyeen weerarka.

Waxay dhacdani horseeday in uu hoos dha co boqolkiiba 5 shidaalka caalamka halka qi imaha shidaalkana uu sare u kac ay.

       Xogyaha arrimaha dibadda Mareykan ka,Mike Pompeo oo aan wax caddeyn ah he yn ayaa ku eedeeyay xukuumadda The ran weerarka. Saraakiil Amerikaan ah oo aan magacooda la shaacin ayaa u warramay wa rba ahinta New York Times, ABC iyo Reut ers, mid kamid ah saraakiishaas ayaa sheeg ay in weerarka laga soo abaabulay dhinaca galbeedka iyo waqooyi galbeed balse aan laga soo ganin deegaanada ay maamulaan Xuuthiyiinta.

      Saraakiisha waxay sheegeen in weera rada laga soo qorsheeyay dhinaca waqooyi ga Khaliijka, Iiraan iyo Ciraaq.

Maamulka G/Banaadir & Madaxda Bang iga Aduunka oo kulan yeeshay

    Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/ Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cum ar Finish) ayaa shir guddoomiyay kulan u dhaxe eyay maamulka gobolka Banaadir iyo mada xda Word Bank (Bankiga Adduunka) kaas lo oga hadlayay horumarinta mashaari icda lagu dhisaayo wadooyinka Caasimadda iyo xarum aha danta guud.

     Mudane Cumar Finish ayaa Bankiga add uu nka uga mahadceliyay doorka wanaa gsan oo ay ka qaadatay in Muqdisho laga soo saaro marxaladihii burburka, waxaa uu sidoo kale guddoomiyuhu kala hadlay mada xda Word Ba nk in maamulkiisa ay ka caaw iyaan dibu dhis ka waddooyinka si loo soo celiyo bilicdii Caa simadda JFS.

    Ugu danbeyn Wakiilada Bankiga adduun ka u fadhiya Soomaaliya ayaa dhankooda ballan qaaday iney dowlada hoose Xamar ay ka caa win doonaan mashaariic kaste oo

lagu horuma rinaayo magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Xiray Shirweynaha Dib U Heshiisiinta Galmudug

    Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo soo xiray Shirka Dibuheshii siinta Galmudug ayaa ku dhawaaqay in loo gudbay wajigii 2aad ee qorshaha dhammay stirka dhismaha maamul mideysan oo hana qaada, kana tarjuma hiigsiga iyo himilada bulshada Deegaannada Galmudug.

     Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dadaal ka mideysan ee heer Federaal iyo heer Dow lad Goboleed ee horseeday qabanqaabada iyo qabsoomidda Shirweynahan, isaga oo ku ammaanay bulshada, waxgaradka iyo haldo orka deegaannada Galmudug biseylka ay muujiyeen iyo in ay wadajir ugu istaageen ka miradhalinta fursaddan taariikhiga ah.

    "Dibuheshiisiinta aan bilihii la soo dhaa fay ku hawllanayn ayaynu wada arag naa mi radhalkeeda. Geeddisocodka dibuhe shiisiinta oo ina gaarsiinaya in aan u gudub no wajiga labaad ee soo xulista iyo dhisidda maamul sal adag leh oo Galmudug ay yee lato.”

     Madaxweyne Farmaajo ayaa u ballanq aaday shacabka reer Galmudug in DF/ Soo maaliya ay la garab taagan tahay taageero joogto ah iyo sidii ay u xaqiijin lahaayeen himiladooda iyo horumarka ay hiigsanayaan.

Madaxweynaha ayaa dhaqanka, dhallinya rada, culimada, ganacsatada, haweenka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay inay midoobaan oo ay gacmaha isqab sadaan si loo helo Galmudug mideysan, hor umarsan, barwaaqo ah oo ay bulshadeedu si nabad ah u wada nool yihiin.

Ugu danbayntii, Madaxweynaha Jamhuur iyadda ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmu dug Md. Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), Ma daxa X/Galmudug Sh. Maxamed Shaakir Cali iyo Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaa bada Shirweynaha Dibuheshiisiinta Galmu dug Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadi yow oo dhammaantood kaalin mug leh ka qa atay qabsoomidda iyo guul ka gaaridda Shi rweynahan.

Digniin laga soo saaray Amniga degmooy inka Gobolka Gedo

    Ka dib kulan ay Magalada Doolow Soo maaliya  ee Gobolka Gedo ku yeesheen Saraakiisha Cii damada Nabadsugida Jubba land ee Gobolkaasi Gedo ay aa waxaa ay kaga hadleen amniga degmooyinka,Baladxaawo, Luuq iyo doolow Soomaaliya.

Kulanka inta uu socday ayaa waxaa aad looga hadlay sugida dhinaca amniga iyo in laga hortago weerarada iyo dilalka mararka qaar AlShabaab ay ka fuliyaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo.

Taliyaha Ciidamada Nabadsigida Jubbaland ee Gobolka Gedo Cali Xasan oo kulanka ka dib Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in le ysla gartay in laga hortago,isla markaana ga can bir ah lagu qabto cidkasta oo ka Shaqe yneysa falal lidi ku ah dhinaca Amniga.

      Shacabka ku nool deegaannada Gob olka Gedo ayuu ugu  baaqay inay Ciidam ada kala Shaqeeyaan sugida Amniga,isla markaana ay u soo gudbiyaan xogaha ku aadan dhinaca Amniga iyo wixii ay ka sha kiyaan.

Askar ku dhimatay qarax lala eegtay gaa diid uu la socday guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose

     Wararka naga soo gaaraya gobolka Shab eellaha Hoose ayaa sheegaya in Qarax Khasaare geystay lala eegtay mas’uliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha Ho ose oo marayay Agagaarka degaanka Shal anbood.

     Gaadiidka la bartilmaameedsaday ayaa waxaa ka md ah mas'uuliyiintii la soctay gud doomiyaha gobolka Shabeellaha hoose Ibr aahim Cali Aadan Najax oo la sheegay in uu weerarka ka badbaaday, hasse ahaatee wa xaa lagu dilay oo ku dhintay ilaa saddex    Askari oo ka mid ahaa ilaaladii la soctay.

        Qaraxa ayaa ahaa miinadda nooca dhu lka lagu aaso, waxaana uu qabsaday  mid ka mid ah kolonyada  uu la socday gudoomi yaha gobolka Shabeellaha  Hoose.

Maalin ka hor ayeey aheyd markii qarax sid an oo kale waddada lagu aasay lagu dilay mas'uuliyiin hore oo ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle waddada xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe. .

AlShabaab oo sheegtay inuu ka Badba ad ay Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose

    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino ay ku dhaawacmeen mas’uuli yiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeel aha Hoose iyo kan Degmadda Qoryooley.

     Qaraxaan ayaa ka dhacay Tuuladda Abi ikarow Degmadda Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose,waxaana ku dhaawac may xubno maamulka ka Tirsan.

       Xubnaha qaraxa ku dhaawacmay ayaa kala ah guddoomiye kuxigeenkii Amniga de gmadda Qoryooley Cabdi Axmed, xoghayihii degmadda oo magaciisa lagu soo gaabiyay Laqamow iyo Weriye lagu magcaabo Saalax Kalgacal.

     Guddoomiyaha Gobolka Ibraahim Cali Najax oo ka mid ahaa xubnaha qaraxa lala beegsaday, kana badbaaday ayaa qirtay in jidka loo dhigay miino ayna ku qaraxday iyagoo ka digtoon, lakiin wuxuu sheegay in afar ka mida ilaaladiisa ay ku dhaawac meen, iyadoo qaraxa uu ka dhacay Degaan ka Baladul amiin ee u dhow Shalanbood.

      AlShabaab ayaa maalmahaan kordhi yay qaraxyadda ay ka fuliyaan Goboladda Shabeelaha hoose iyo Dhexe.

Madaxweyne Waare ''Hirshabeelle culeys Amni ayaa ku furan oo aan la qarin karin

    Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hir shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka had layay dhacdooyinkii is xig xigay labadii cisho ee la soo dhaafay ka dhacay wa ddada isku xira Muqdisho iyo Jowhar ayaa sheegay Hir shabeelle waqtigan waj aheyso culeys dhan ka Amniga ah.

       Wuxuu sheegay in xaalada nabadgalyo darro ee ka jirta Hirshabeelle gaar ahaan Shabeellaha dhexe hadda soo gaartay sida uu hadalka u dhigay meel aan la qarsan kar in, isaga oo arintan u sababeynaya howlga lada ka socda gobolka Shabeellaha hoose,   madaama ayuu yiri xoogagga Alshabaab ee    ka soo cararaya gobolka Shabeellaha Ho ose u soo guurayaan deegaannada Hirsha beelle. ''Ann aga kama xumin in Shabeell aha hoose cada wga laga saaro [Alshab aab] laakiin Annaga ayeey arintan saameyn    weyn nagu yeelatay oo ay noo soo guureen'' ayuu yiri madaxweyne Waare oo khudbad ka jeedinayay shir xiritaanka kulan ku saa bsanaa Bandhigga Waxsoo saarka dalka oo Jowhar lagu qabtay.

      Hadalka madaxweyne Waare ayaa iman aya xili i lagu weeraray  wadada isku xirta magaalada Jowhar iyo Balcad ciidamo ka tir san AMISOM  iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle.

      Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ma anta u buuxsantay sanadguurada labaad ee ka soo wareegatay markii loo doortay Mad axtinimada dowlad goboleedka Hirshabelle.

RW Kheyre Oo Kulan La Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Somaliya

     Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fede raalka Soomaaliya (XFS), md.Xasan Cali Khayre, oo Shalay kulan la qaatay wakiill ada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya, ayaa xog ka siisay socdaalkiisii Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo dhanka loo jiheynayo horumarka dalka ee dowladda Soomaaliya ay dooneyso in lagala shaqeeyo.

      R/Wasaaraha oo beesha caalamka uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee Shababka iyo dowladda Soomaaliyeed, aya a wakiillada warbixin ka siiyay guulaha ay dowladdu ka gaartay dibuhabeynta amn iga, siyaasadda, horumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Md.Khayre ayaa caddeeyay in la joogo xilli gii Soomaaliya lagu caawin lahaa fursadaha maalgashiga, horu marinta dhaqaal ha iyo hirgelinta kaaba yaal dhaqaala ha, si loo yareeyo baahiy aha bini’aadninimo ee waqt iga fog.

       Waxa uu intaa ku daray Ra’iisul Wasa aruhu in ay muhiim tahay in bulshada fursad loo siiyo in ay awood u yeelato wax soo saar dhaqaale, in dhallinyaradana shaqo abuur loo sameeeyo iyo maalgelinta la gaarsiiyo deegaannada ay ku noolyihiin bulshooyinka qaba baahiyada ugu daran.

     Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in baahi yaha caafimaad, waxbarasho iyo biyo yara an ay ka jiraan deegaannada Huurshe iyo Xeraale ee dhawaan lagu guuleystay in la demiyo colaaddii sannadada soo jiitamey say, baahiya kale oo bulsho ay ka jiraan deegaannada uu socdaalka kusoo maray ee Koonfur Galbeed, ayna lagama maarmaan tahay in hay’adaha caalamiga ah ay si dha qsa ah uga jawaabaan baahiyahaas bulsho.

Waxa uu sheegay R/Wasaaruhu in ma gaalada Xudur uu kusoo arkay bulsho san nad do badan go’doonsaneed hase yeeshee la timid iskutiirsanaan ay ku badba adeen, ammaankoodana ku sugteen, isaga oo intaa raaciyay in ciidanka ku sugan Xudur ay u diyaarasanyihiin in ay xoreeyaan Bakool oo dhan hadii ay helaan qalabka ay u

Baahanyihiin

MUXUU KU DAMBEYN DOONAA MUSTA QBALKA XAASKA MUGABE?

 

     Toddobaadkan waxay dalka Zimbabwe u ahayd xilli lama ilaawaan ah, maadaama ay ku guda jireen tacsida iyo aaska qof laga jecel yahay dalk aas, aadna loo dahliili jiray siyaasadihiisa, Madaxweyne Robert Mugabe oo kamid ahaa dadkii asaasay dalkaas.

 

Dhimashada Mugabe ayaa sidoo kale shacabka dalkaas ay ku kala qeybsameen, oo qaar badan ayaa u muuqday inay qabaan in dalka la dagay halka kuwa kalena uu u ahaa halyeey Afrikaan imada ay ku weyned.

Inbadan oo kamid ahayd noolashiisa iyo xukunkiisa waxaa qeyb ka ahayd xaaskiisa Grace Mugabe oo haatan murugada la qeybsaneysa dad badan. Grace ayay dad qaar u arkayeen qof nasiib badan, taa oo waxbadan ka turj umtay wajiga siyaasadeed ee dalka Zimbabwe.

Garce waxay mar ahayd xoghayha khaaska ah ee Madaxweyne Robert Mu gabe,markii dambe ee uu guursaday ayayse qof caan ah noqotay. Grace waxay si sahlan ugu soo biirtay siyaasadda dalkaas, oo waxaa ay hogaa nka u qabatay ururka haweenka ee xisbiga ka taliya dalkaas ee Zanu PF.

Afgembihii Mugabe

  Faragelintii ay ku sameesay xisbiga iyo siyaasadda dalkaas iyo damace eda ku aadanaa inay wax ka noqotay Zimbabwe ayaa la rumeesan yahay in milateriga dalkaas ay ku dhalisay in ay soo farageliyaan xaaladda siy aasadeed ee Zimbabwe, taas oo keentay afgembigii xilka looga tuuray Mug abe iyo in uu soo afjarmo qorshihii iyo hamigii siyaasadeed ee ay lahayd Grace.

    Ma waxaa jiray naceyb ay qaar kamid ah bulshada dalkaas u qabeen Grace? Shaki kuma jiro arrintaas, balse taa waxaa ay keentay in markii uu dhamaaday xukunka seygeyga ay dalka isaga carartay, lagana saaray xisb iga talada haya.

    Siyaasadda ayaa la sheegay in hami uu uga jiro

Balse hadda waa ay soo laabatay, oo umana aysan soo laabanin oo kaliya aaska ninkeeda.   "Waxay u heysatay in ay sii joogi doonta Zimbabwe, dacwad ayaa lagu soo oogi doonaa, balse waa ay sii joogi doontaa Zimbabwe,” sidaas waxaa yiri Patrick Zhuwao, oo ay qaraabo yihiin Muagbe, xulafa na ay yihiin Grace Mugabe.

    Grace ayaanan ilaa iyo iminka wax war ka soo yeerin toddobaadkan, oo waxaa ay bartanka kaga jirtay aaska Mugabe oo ka dhacayay Magaalada Harare, kaas oo uu ka dhashay muran ku aadan halka lagu aasayo.

Waxay aad ula murugootay geerida seygeyda oo waxaa ay hoos taagneyd diyaaradii Mugabe ka soo qaaday dalka Singapore ee timid caasimadda Harare. Waxay ka soo horjeedsatay qorshaha dowladda, waxaana ay sam eysatay qorshe ka duwan kan dowladda oo ahaa in Mugabe lagu aaso xab aalaha halyeeyada dalkaas, halka iyada iyo qoyskana ay doonayeen in la gu aasyo deegaanka uu ka soo jeedo.

   Hasayeeshee su’aasha taagan waxay tahay, Grace Mugabe ma waxay dooneysay inay kusoo rogaal celiso saaxada siyaasadda? Yaase ku gu uleysan doonaa dagaalka siyaasadeed? Madaxweyne Emmerson Mnan gagwa se ma dhabarka ayuu aadiyay Grace mise isu soo bixii dadka yar ee aaska Mugabe wuxuu ahaa mid la qorsheeyay?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip