
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 16-KA SEP-2019-KA
500 BOQOL OO ASKARI MARKII UGU HORREY SAY TABABAR LOOGU QAADAY ERITREA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in cii dan
ka tirsan kuwa dowladda fedeeraalka tababar markii ugu horreysay loogu qaa day
dalka Eritrea. Ciidamadan oo tiro aha an gaaraya illaa 500 oo askari ayaa la
she egay inay isugu jiraan Boolis, Nabad Sug id iyo Milatari intaba.
Sida ay ogaatay Caasimada Online uj eedka
ciidamadani loo tababarayo ayaa ah sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen su gida
amniga, marka la gaarayo xilliga kala guurka ee dalka uu galayo doorashooyin ka
sanadaha 2020-ka, illaa 2021-ka Eritre a oo sanadkii hore laga qaaday cun aqab ateyn
saarneyd in muddo ah ayaan la sha acin baahida keentay in ciidamo cusub ay
xilligan u tababarto Soomaaliya.
Sababta Eritrea cunaqabateynta loo sa aray
waxa ay aheyd inay taageertay koo xo ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya,
iyadoo ay dad badani is weydiinayaan arri ntan. Xiriirka Eritrea iyo Soomaaliya
ayaa dib u soo laabtay bartamihii sanadkii hore, iyadoo booqasho Madaxweynaha
Soom aaliya uu ku tegay Asmara, halka dhigiisa dalkaasi Isaias Afwerki uu
Muqdisho bo oqasho ku yimid bishii December ee san adkii hore 2018-kii.
Ciidamada Soomaaliya ayaa inta bad an
waxaa lagu tababaraa dalalka Turkiga, Jabuuti iyo Uganda oo sanadihii u dambe eyay
dowladda federaalka ka caawinayey dhismaha ciidanka.
RA’IISUL
WASAARE KHEYRE OO BALLAN QA AD U SAMEEYAY SHACABKA MARKA
Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali
Kheyre oo shalay so cdaal ku tegay M/a rka ayaa sheegay in dha linyarada
halkaas kunool do wladda ay shaqo ab uur u sameyn doonto.
R/Wasaare Kheryre ayaa sheegay in bulshada
Marka ay kala shaqeyn doonaan horumarka deegaanka iyo daboolidda ba ahiyaha
bulshada ee wax ka qabashada u baahan. Sidoo kale Xasan Cali Kheyre ay aa ballan
qaaday in dhalinyarada M/Marka loo dhisi doono Garoon lagu ciyaaro kub adda Cagta,isla
markaana uu fulin doono Codsi uga yimid dhalinyarada deegaanka as. RW Kheyrre ayaa
bulshada Marko ku nool ku ammaanay dhaqan-gelinta dib-u-heshiisiintii dowladdu
ka hir gelisay, midn imada, iyo sida ay sugidda amniga uga wa da qeyb qaateen,
waxa uuna kula dardaa rmay inay sii laba jibbaaraan dadaallada wadajirka,
isku-kalsoonaanta.
WARARKII
UGU DAMBEEYAY WEERAR KA DHACAY DEGMADA AFGOOYE
Warar dheeraad ah ayaa ka soo bax aya
weerar Ciidamo ka tirsan Shabaab xa lay ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dow ladda
ay ku leeyihiin D.Afgooye ee G/ Sh/ Hoose.
Weerarka ayaa ka dhacay Saldhig Ciid anka
ay ku leeyihiin Buundada yar ee gu daha M/Afgooye, ka dib markii dagaalya hano
Shabaab ka tirsan Bambooyinn iyo iska hor imaad toos ah ay ku weerareen Saldhigaasi.
Ciidamada dowladda oo ku jir ay xaalad feejignaan ah ayaa la sheegay inay iska
caabbiyeen weerarkaasi kaga yimid Ciidamada Shabaab ee Habeen hore ka dhacay
Degmada Afgooye. Saraakiil ka tirsan
Ciidamada dowladda ayaa sheegay inuu jiro khasaare dhaawac yo ah oo ka dhashay
weerarkaasi oo dhan kooda soo gaaray, balse aysan ogeyn Sha baab khasaaraha ka
soo gaaray weerark aasi.
Al Shabaab ayaa xilliyada qaar weeraro
gaadmo ah ka gaystay gudaha D/Afgooye, inkastoo aysan ku sugnayn Magaaladaasi,
balse waxa ay joogaan daafaha Afgooye halkaasi oo weerarada ay ka soo abaab ulaan.
Xaaladda Degmada Afgooye ayaa hadda waxa ay tahay mid degan, waxaa na Saldhigii
la weeraray ku sugan Ciida mada DFS.
MAREYKANKA
OO IRAN KU EEDEEYAY WEER ARKII LAGU QAADAY WARSHADAHA SACUDIGA
Xoghayaha Arrimha Dibadda Maraykan ka Mike
Pompeo ayaa Iran ku eede eyey weerarkii diy aradaha aan duuli yaha la hayn loo
adeegsad ay ee Sabtidii lagu qaaday War shada ha shidaalka ee Sucuudiga.
Waxa uu meesha ka saaray sheega shada
Xuutiyiinta Yemen ee ah in ay wee rar ku qaadeen labo warshadood oo ay maamusho
Sharikadda Aramco ee Sucu udiga laga leeyahay. Wasiirka tamarta ee Sacuudiga
ayaa sheegay in duqaymah aasi ay hoos u dhigeen wax soo saarkii saliidda 5.7
milyan oo barmiil – oo ah kala bar shidaalkii ay boqortoyadu dhofin jirtay.
Warfidiyeenada ayaa sheegaya in weer arkan
uu saamayn weyn ku yeeshay qiim aha saliidda ee caalamka.
Muuqaal halka weerarku dhacay laga duubay
ayaa muujinaya dab weyn oo ka kacay warshadda Abqaiq, oo ah goobta u gu weyn ee
sharikadda Aramco ay shidaal ka ku sifayso, halka diyaarad kale oo aan duuliye
lahayn ay sidoo kale duqaysay wa rshadda Khurais.
Isbahaysiga uu Sucuudigu hoggaamiyo reer
Galbeedkuna ay taageeraan ayaa ga can siiya xukuumadda Yemen, halka Iran-na ay
taageerto fallaagada Xuutiyiinta.
Dhanka kale xeeldheereyaashu
waxay ba arayaan bal in weerarradaasi ay soo qaad day Iran iyo in ay soo
qaadeen maleeshiy adka Shiicada ah ee gacan saarka la leh Iran ee ku sugan
dalka Ciraaq – ayagoo adeegsanaya gantaalaha Kuruuska, sida uu ku warramay
wargayska The Wall St
reet. BBC
SAFAARADDA
SOOMAALIYA EE NAYROBI OO LAGU FURAY LABA DACWAD OO XASAASI AH
Shirkad qandaraasle Kenyan ah ayaa ku
eedeeysay safaaradda Soomaaliya ee Nayrobi inay xabistay ka dibna jir-dishay
shaqaale loo diray si uu ugu gudbiyo gal-dacwadeedka kiis ka dhan ah safaaradda
oo laga furay maxkamadda Milindi ee Nayrobi.
Amos Mutambu ayaa sheegay in loo di iday
inuu safaaradda ka baxo waxyar ka dib markii uu geeyey galka.
Amos ayaa eedeynta ku sheegay kiis ka
dhan ah safaaradda oo uu geeyey max kamadda, sidoo kale-na loo diray wasiirka
arrimaha dibedda Kenya Monica Juma, 4-tii September.
Amos ayaa waxaa soo dirtay shirkadda
qareenada ee HMS, si uu safaaradda u ge eyo gal-dacwadeedka kiis u dhaxeeya sa faaradda
iyo shirkad dhismaha qaabilsan, kaasi oo ku saabsan dayactir ay shirkadd an
sheegtay inay ku sameysay dhisme ay safaaradda ku leedahay Nayrobi.
Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ayaa la
sheegay inay kulan arrintan ku sa absan la yeelatay mas’uuliyiinta safaarad da
Soomaaliya, waxaana wasiirka arrima ha dibedda Monica Juma ay jimcihii sheeg tay
in laga yaabo in qofkii loo diray saf aaradda "uu hab qaldan u adeegsaday in uu
gal-dacwadedka gaarsiiyo safaarada.”
"Waan ogaan doonnaa waxa dhacay” ayey
Monica ku tiri shir jaraa’id.
Safiirka Soomaaliya ee Nayrobi Md.M axamed
Axmed Nuur Tarsan ayaa beeni yey inay qof ku dhex xirteen safaaradda, wuxuuna
wargeyska The East African u sheegay in tani ay tahay been cad.
"Ma jirin wax xabisaad ah, mana lihin
qolal aan wax ku xabisno. Waxaan filayaa inay ka faa’iideysanayaan khilaafka
siyaa sadeed ee u dhaxeeya Kenya iyo Sooma aliya si ay noo qiyaamaan.”ayuu yiri
Tar san.
Muranka la xiriira dayactirka ayaa u dha xeeya
safaaradda iyo shirkadda Kingsley Construction Ltd oo safaaradda ku eedey sayinay
ku leedahay lacag dhan $226,318 (Ksh23.4 million) oo ay ku dayactirta dhi sme
kale oo safaaradda ay ku leedahay xaafadda Lower Kabete.
Agaasimaha shirkaddan Everlyne Mu tungi
ayaa ku doodday safaaradda inay ka cayrisay mashruuca islamarkaana ay da macsan
tahay inay qandaraaska ku waree jiso shirkad kale si ay u dhameyso 20% oo ka
dhiman dhameystirka.
Dowladda Soomaaliya weli ma diiwaan gelin
jawaabta dacwadda ay kusoo oogtay shirkadda Kingsley Construction Ltd, wax ayna
sheegtay in jawaab kasta ay marsiin doonto wasaaradda arrimaha dibedda Ken ya.Garsooraha
maxkamadda Mary Kasan go ayaa soo saaray amar ku-meel gaar ah oo safaaradda ama
cid kasta oo matasha u diidaya inay wax howlo dayactir ah ka fuliso dhismaha ku
yaalla Lower Kabete, ill aa kiiskan meel uu uga dhacayo.
QARAXYO
CIIDAMO KA TIRSAN AMISOM LAGULA EEGTAY DULEEDKA BALCAD
Wararka laga helayo degmada Balcad ee G/Sh/Dhexe
ayaa waxaa ay sheegaya an in goordhow Ciidamo ka tirsan AMI SOM qaraxyo lagula
eegtay duleedka Koo nfureed ee degmada Balcad ee inta u dha xeysa M/Muqdisho
iyo degmada Balcad.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay shee gayaan in
Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo ka ambabaxay M/Muqdisho qaraxyada lala
eegtay xilli ay marayeen agagaarka Dalcada halka loo yaqaano La mbar Soddon ama
Xeradii hore ee Cii damada Hiilweyne.
Qaraxyada kadib ayaa waxaa la sheeg ay in
mudo ku dhow 20 Daqiiqo la maqlay ay rasaas ka dhaceysa Goobta qaraxa uu ka
dhacay,waxaana wararka qaar aan hel eyno ay sheegayaan in mid ka mid ah Ga adiidka
AMISOM uu qaraxaasi qabsaday.
Waxaa jira khasaaro dhimasho
iyo dhaaw ac ah oo ka dhashay qaraxyadaasi, haye eshee weli aan sirasmi ah loo
cadeyn Kar in,waxaana Ciidamada AMISOM ay xireen isku socodka dadka iyo
Gaadiidka ee wa dada Muqdisho iyo Balcad.
Waa qarixii labaad oo Ciidamo ka tirsan
AMISOM 24 Saac Gudahood lagula eegto deegaano duleedka ka ah degmada Balc ad,waxaana
shalay ay aheyd markii qarax iyo weerar toos ah lagula eegtay agagaar ka
tuulada Gololeey ee degmada Balcad Gobolka Shabeellaha Dhexe.
DR.CABDIRAXMAAN
BAADIYOOW'' GALMUD UG WEY KA GUDUBTAY MARXALADII HORE EE DIB-U-HESHIISIINTA
Gudoomiyaha Guddiga dib u
heshiisiinta Galmudug Cabdiraxmaan Macallim Cabdullaahi (Baaddiyoow), ayaa
sheegay in uu gabogabo yahay kulankii dib u heshiisiinta ee Dhuusa-Mareeb.
Dr, C/raxmaan Baadiyow, ayaa
sheegay in Galmudug ay ka gudubtay marxaladdii koowaad ee dib u heshiisiinta
Beelaha isla markaana ay gabogabo tahay
howshii loo idmaday Guddiga dib u heshiisiinta. Gudd oomiyaha ayaa baaq usoo
jeediyay Guddiyadda ka danbeeyo ee qeybta ka noqon doono dib u dhiska maamul
Goboleedka Galmudug, isagoo sheegay in ay muhiim tahay in la saxo dhaqanka isla
markaana aasaas sax ah loo dhigo maamulka Galmudug.
"Si sax ah in wax loo
dhiso ayaan rabnaa sidaas ayaa ku dardaarmaynaa iyadoo wixii qilaafaad ahna ee
Beeluhu ay dareen ka qabaanna waa la xallinayaa hadduu Alle yiraahdo, qeybta
labaad ee shirka ayaana lagu xallin doonaa" ayuu yiri Guddoomiye
Baaddiyoow.
Shirka dib u heshiisiinta
Beelada Galmudug ayaa lagu wadaa in lasoo gaba-gabeeyo Berrito sida uu Jadwalku
yahay, waxaana xigi doona weji kale oo lagu turxaan bixin doona waxyaabaha ka
haray wada hadallada socda.
C/RAXMAAN
C/SHAKUUR OO FARIIN U DIR AY MADAXDA DOWLADDA FEDERAALKA
Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabd iraxmaan
Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay qaraxii Dorraad lagu dilay Mas’uul iyiin ka
tirsanaa Maamulka Hirshabeelle, kaasi oo ka dhacay duleedka Degmada Balcad.
C/raxmaan C/Shakuur ayaa tacsi u diray
qoysaskii iyo ehelladii ay ka baxeen guddoomiye ku xigeenkii maaliyada ee
Gobolka Sh/ Dhexe marxuum Cabdullahi Shitaawe, Wasiirkii hore ee Ganacsiga Hir
Shabeelle marxuum Sabriye Cismaan Toxobow iyo samafale marxuum Xasan
Baldoos,kuwaasi oo ku geeriyooday qara xii shalay ka dhacay deegaanka Gololey
oo ku yaalla inta u dhexeysa Jowhar iyo Degmada Balcad.
"Runtii
waa arrin murugo iyo xanuu nkeeda wadata, sanad ayaa laga joogaa markii sidan
oo kale ay Al-shabaab dule edka magaalada Balcad ku dileen xildhib aan
Ismaaciil Muumin Hilawle, Xildhibaan Daahir C/lle Mukhtaar, iyo Gudoomiye ku
xigeenkii degmada Raaga Ceelle Muuse C/lle. Dhamaantood Allaha u naxari isto” ayuu
yiri C/raxmaan C/Shakuur
Sidoo kale Madaxda dowlada Soomaa liya ayuu
sheegay Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir in talada dalka la wareegtay iya doo
waddada Muqdisho iyo Jowhar isku xirta ay nabad tahay.
"Waa masuuliyad darri in maalin kasta
masuuliyiin jidka lagu laayo, dawladduna ay iska fiirsato oo aysan waxba ka
qaban, waxna ka soo qaadin. Waxaan ka dalban eynaa hoggaanka Dowladda
Federaalka ah in ay xil iska saaraan wax ma qaba shada amni dari ee wadadaas ka
taagan, muujiyaana dareen masuuliyadeed oo xil ka ay hayaan u qalma”ayuu sii
raaciyay
Xigasho:-Radiodalsan.com
DAB
KA KACAY DIYAARAD KA DUUSHAY MUQDISHO OO GAARTAY NAYROBI
Sida ay Idaacadda Risaala ee M/Muqd isho u
xaqiijiyeen ilo lagu kalso onaan ka ro dab ayaa Shalay ka kacay Gudaha Diy aarad
dad Shacab ah ka qaaday Magaal ada Muqdisho, islamarkaana gaar tay Nay robi.
Goobgoogayaal ayaa Risaala u xaqiiji yay in
diyaaradda oo saarnaayeen rakaab Soomaali ah Shalay barqadii ay ka du ushay
Muqdisho, islamarkaana uu dabku ka kacay intii ay Hawadda ku jirtay oo ay ku
dhaweyd Garoonka Jummo Kenyatta.
Gaadiidka Dabdamiska Garoonka Jum ma
Kenyatta ayaa ku guuleystay inay dam iyaan dabka Diyaaradda ka kacay, waxaa na
dhammaan Nabad qaba Rakaabkii So omaalida ahaa ee diyaaradda Saarnaa.
Qof ka mid ah dadkii la socday diyaar adda
ayaa sheegay in ay dareemeen Wel wel badan laakiin ugu dambeyntii ay diy aaradda
degtay oo Alle badbaadiyay.
Xigashoradiorisaala.com
MADAXWEYNE
SACIID DENI OO FURAY SHIRKA MAALGASHIGA PUNTLAND
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid
Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay shirka maalgashiga Puntland, waxa uu
Madaxweynuhu ka jeediyey khudbad aad u muhiim ah oo si dhaba u taabanaysa
arrimaha Maal ga shada ee Puntland.
Shirka Maalgashiga Puntland ayaa ka furmay
Caasimadda Puntland ee Garo owe, waxaa ka qayb-gelaya Maalgashad ayaal Caalami
ah, Ganacsato Soomaal iyeed, siyaasiyiin, Hay’addo caalami ah iyo masuuliyiin
kale.
Sidoo kale Shirka ayaa waxaa uu soc on
doonaa Muddo saddex maalmood ah, isla markaana waxaa Khudbado ka jeedy ay
Madaxweynaha Puntland Siciid Cab dullaahi Deni iyo Madaxweyne ku-xigeen ka
maamulkasas Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
"Waxaan aad ugu faraxsanahay in shi rkani Shalay
qabsoomo, dadkii lagu cas uumey intoodii badnayd inay soo aqbal aan oo kasoo
qayb-galaan waa calaamad dhiirigelin anaga noo ah in hadafyadii ugu waaweynaa
ee aan ka lahayn shirkan intiisii badnayd ay qabsoontay”
Dadka reer Puntland waa dad caan ku ah
nabad jacaylka iyo xasiloonida, saldhi gga noloshooduna uu yahay ganacsiga iyo
ka shaqaynta horumarinta nolosha, xirf addii yarayd ee ahayd bucshirada waxay
gaysiisay horaantii qarnigii 19-aad markay ku filnaan weydey degaanadooda inay
u baqoolaan degaano kale oo ka baxsan Puntland haddaa tariikhda dib u raacdaan
degaanada Soomaaliyeed oo dhan, waxa ad ku arkaysaan dukaanadii iyo ganac siy adii
ugu horaysey waxaa lahaa dad reer Puntland ah iyo dad carab ah oo weliba
Yamaniyiin u badan, waxay u talaabeen Africa Kenya, Tanzania, Uganda, Zambia,
iyo South Africa dadka inta badan hormuu dka u ahaa ganacsiga waxay u badnaay een
dad reer Puntland ah, Waxaan aad u arkay wadamada khaliijka Imaaraadka iyo
Sucuudiga waxaa ka furtay ganacsato reer Puntland ah”. Ayuu yiri Madaxweyna ha
Puntland.
Ugu dambayn, Madaxweynaha Puntland Md.
Siciid Cabdullahai Deni ayaa si rasmi ah u furay shirka maalgashiga Pu ntland
oo muhiimad gaara siinaya, taagee rayana ka faa’iidaysiga khayraadka dihin ee
Puntland ceegaaga, gaar ahaan maal gelinta fursadaha jira, waxaana uu Mada xweynuhu
u mahadnaqay dhammaan shacabka reer Puntland oo taageeray qab soomidda shirkan,
kaas oo socondoona sadex maalmood oo Shalay ku jirto 15-17, Sep, 2019.
FAAH
FAAHIN:-DIL KA DHACAY M/MUQDISHO
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo
baxaya kooxo hubeysan oo Shalay Isgo yska
Sanca ee Magaalada Muqdisho ku dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowlad da
Soomaaliya.
Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Wa
rbaahinta Muqdisho qaar ka mid aha ayaa u sheegay in dilkan uu ka dhacay barta maha
laamiga,isla markaana waxaa Aska rigaas falka u geystay rag dhalinyaro ah oo
watay Bastoolado.
Kooxihii ka dambeeyay dilkaas ayaa goobta
si deg deg ah uga baxsad ay,wa xaana durbo halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan
kuwa Booliska dowladda oo xiligas ku sugnaa meel aan sidaas u fog eyn,iyagoona
goobta ka qaaday Meydka Askariga.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiliyada
qaar ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaaan ragga ku hubeysan Bastoolada ha,waxaana
Mas’uuliyadooda sheegta Al-shabaab.
DIYAARADO
SIDA CIIDANKA KOOFIYO CASTA OO DEGAY M/DHUUSAMAREEB
Garoonka diyaaradaha Magaalada
Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad G oboleedka Galmudug ayaa Shalay waxaa ka
degay laba diyaaradood oo siday Cii damo ka tirsan Ilaalada gaarka ah ee Ma daxweynaha
Soomaaliya Maxamed Cab dullaahi Farmaajo.
Ciidanka Koofi Casta ee ah
Ilaalada Mada xweyne Farmaajo ayaa markii ay gar oonka ka dageen waxaa la
geeyay Xaru nta Madaxtooyadda Dhuusamareeb,wax aana halkaas uu ku wajahan Mada xwey naha.
Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku dar ayaan
in Ciidanka la dejiyay Garoonka diy aaradaha Dhuusamareeb iyo goobo muh iim ah
oo laga soo galo Magaalada.
Madaxweynaha JFS Md.Maxamed
C/hi Farmaajo ayaa lagu wadaa in Maalinta uu gaaro halkaas,isla markaana uu soo xiro Shirka dib heshiisiinta Galmudug ee maalmihii la soo dhaafay ka
socday halk aas.
Ammaanka guud ee Dhuusamareeb ay aa siweyn
loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka Koofiyo Casta ee ah
Ilaalada Farmaajo,Ciidamada Harmacad iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.
DAD
SHACAB AH OO LAGU DILAY DOWLAD DEEGAANKA SOOMAALIDA ITOOBIYA
Wararka laga helayo Tuulada Baal-Gor ay oo
ka tirsan Gobolka Doolo Ee Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa wax aa ay
sheegayaan in halkaasi lagu dilay laba Ruux oo ka mid ah dadka Xoolo dhaq atada
ah ee ku nool deegaankaas.
Maleeshiyaad hubeysan ayaa la she egay
inay dileen labada Qof oo Geel ku ila alinayay Tuulada Baal-Goray ay dileen
,waxana dadka la dilay Magacyadooda lagu kala sheegay Indha-Balac Magad iyo
Axmed Sanjab Diiriye,iyada oo la sheegay in maleeshiyaadka dilka geystay ay ka
yimaadeen dhinaca deegaanka Balli-Ha raare ee isla dowlad deegaanka Soomaa lida.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheege en in
Maleeshiyaadka ka dambeeyay dilk aasi ay Goobta ka baxsadeen,sidoo kal ena ay
jirtay in maleeshiyaadkaas maalin ka hor ay tuulada Baal-Goray weerar ku soo
qaadeen, iyada oo dilka ay geysteen loo aaneyno arrimo la xiriira aanooyin qa biil.
Wararkii ugu dambeeyay ee
deegaanka Baal-Goray ee dadka Shacabka ah lagu dilay naga soo gaaraya ayaa
waxaa ay sheegayaan in Shalay halkaasi laga dareemayo xaalad kacsanaan ah iyo
xiisad u dhaxeysa labada beelood oo ay kasoo kala jeedaan maleeshiyaadka wax
dilay iyo dadkii ay dileen.
HARAADIGA KUMANNAAN
CARRUUR UUR KA LAGU DILAY AH OO LAGA HELAY GURI KU YAALLA MAREYKANKA
Haraadiga in ka badan 2,000 oo car ruur
uurka hooyooyinkood laga soo xa aqay ah ayaa laga helay guri ku yaalla gobolka
Illinois ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu dagganaan jir ay dhak htar hor ay u
sa meyn jiray qal iinka il maha lagu soo xaaqo. Qoyska uu kasoo jeeday Dr
Ulrich Klopfer ayaa helay haraadiga xilli ay doonayeen inay kala hagaajiyaan
alaabta taallay guriga dhakhtarka, ka dib markii uu geeriyooday 3-dii bishan
Sitembar.
Dr
Klopfer ayaa xarun caafimaad ku lahaa magaalada South Bend ee gobolka Indiana,
taasoo uu albaa bbada isugu dhuftay markii shatigii uu ku howlgalayayay
dowladdu kala noq otay sanadkii 2016-kii.
Waxaa lagu eedeeyay inuu mas' uuliyiinta
maamulka ee dowladda ku war alin waayay qalliin ilmo looga soo xaaqay gabar 13
jir ah.
Wuxuu sidoo kale dhakhtarkan ku guul
darreystay inuu xaqiijiyo in shaq aalaha xaruntiisa caafimaadka ay ka war
hayaan howsha la xiriirtay qalliinka lagu sameeyay gabadhaas, sida ay qortay
wakaaladda wararka ee AP.
Hase
yeeshee, Dr Ulrich Klopfer ayaa sheegay in waligiis uusan ka geeriyo onin qof
uu ku sameynayay qalliin ilmo soo xaaqid ah, muddadii 43-ka sano ahayd ee uu
shaqeynayay.
"Waa haweenka waxa uurka yee sha,
ragga ma aha", Dr Klopfer maxka madda horteeda mar la dhageysanay ay kii ska
isaga ka dhanka ahaa, sida uu shaaciyay wargeyska New York Times ee kasoo baxa
dalka Mareykan ka.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu inta as ku
daray: "Waa inaan tixgalinno go'aannada ay haweenku u sameey aan iyagoo u
maleynaya inay yihiin ku wa ugu habboon noloshooda. Halkan uma imaamin inaan
cidna ku kahsbo waxa ay sameyneyso. Uma joogo hal kan inaan qof xukumo". Tirada har aadiga carruurta lasoo xaaqay ee
ay boolisku gacanta ku dhigeen ayaa marka la isku daro gaareysa 2,246.
Xafiiska
qaabilsan la tacaalista fal dam biyeedyada ayaa la wareegay haraad iga, wuxuuna
billaabay howlgal baar itaan ah. BBC
ASKAR KU DHIMATAY QARAX
LALA EEGTAY GAADIID UU LA SOCDAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA SHABEELLAHA HOOSE
Wararka naga soo gaaraya gobol ka Shabeellaha
Hoose ayaa sheegaya in Qarax Khasaare geystay lala eegtay mas’uliyiin ka tirsan
maamulka gobolka Shabeellaha Hoose oo marayay Aga gaarka degaanka Shalanbood.
Gaadiidka la bartilmaameedsaday ayaa waxaa
ka md ah mas'uuliyiintii la soctay guddoomiyaha gobolka Shabe ellaha hoose
Ibraahim Cali Aadan Naj ax oo la sheegay in uu weerarka ka ba dnaaday, hasse
ahaatee waxaa lagu di lay oo ku dhintay ilaa saddex Askari oo ka mid ahaa
ilaaladii la soctay.
Qaraxa ayaa ahaa miinadda nooca dhulka
lagu Aaso, waxaana uu qabsad ay mid ka
mid ah Kolonyada la socday Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.
Maalin ka hor ayeey aheyd markii qarax
sidan oo kale waddada lagu aa say lagu dilay mas'uuliyiin hore oo ka ti rsanaa
maamulka Hirshabeelle wadd ada xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee
gobolka Shabeellaha dhe xe.
BANBAX-HOWLED U DHAXEEYA
HAY’A DAHA U XILSAARAN DIB-U-EEGISTA DAST UURKA OO MUQDISHO KA FURMAY
Waxaa magaalada Muqdisho Shalay ka furmay
Banbax-howleed (Retreat) wadajir ah oo u dhexeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka
ee XFS, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Ba arlamaanka
iyo Gudigga Madaxab an aan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Das tuurka.
Banabax-howleedkan wadajirka ah ee Shalay
furmay ayaa waxaa ugu hor eyn ujeeddadiisa ka hadlay Agaasima ha Guud ee
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Maxamed Abuukar Zubeyr, waxuuna sheegay in
kulankan uu muh iim u yahay seddexda hay’ad maadaa ma waqtigii loo qabtay
dhameeystirka dastuurka uu gebo-gebo marayo.
Muumino Sheekh Cumar oo ah Gu doomiye Ku-Xigeenka
Gudigga Mad axabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirg elinta Dastuurka ayaa sheegtay
in ka guddi ahaan ay aad ugu faraxsanyihiin ka qaybgalka kulankan, waxaa kale
oo ay xustay in gudigga madaxbanaan uu shirka ku soo bandhigi doono waxqab adkiisa
iyo waxa u qorsheysan.
Dhanka kale Senator Cabdiqay bdiid oo ah
Gudoomiyaha Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee
Baarlamaanka ayaa she egay in shirkan uu yahay mid looga ha dlay sidii howlaha
masiiriga ah ee das tuurka dhameystirkooda guul looga gaari lahaa.
Wasiir Saalax Axmed Jaamac oo
Banbax-howleedka furay ayaa yiri "wa xaa naga go’an hadaanu nahay sedd exdan
hay’ad in howlaha dastuurka ay san iska noqon arrimo iska furan oo ah mashruuc
la iska quuto, waxaan doon eynaa in sida ugu dhaqsiyaha badan ee ugu macquulsan
loo dhameystiro dastuurka; kulankan inoo furmay waxa aan uga doodeynaa sidii
arrimaha ayaaha dambe ee dadka Soomaaliye ed raad ku yeelan doona ee das tuurka
ku jira loo dhameystiri lahaa”.
Ugu
dambayn, banbax-howleedkan ayaa muddo seddex maalin ah socon doona waxaana
looga doodi doonaa qorsho howleedyada u degsan hay’ adaha dib-u-egiista
dastuurka, waxa ana dhamaadka banbax-howleedka la ga soo saari doonaa
War-murtiyeed shacabka lala wadaagi doono.
WASIIRKA CAAFIMAADKA XFS OO MUQDI SHO KU
SOO DHAWEYSAY WAFDI KA SOCDA WHO EE SOOMAALIYA
Kulan
lagu soo dhawenayey wafdigan heerka caalami ee uu hoggaaminayey Dr.Axmed
Al-Mandhari oo ah Agaa simaha xafiiska Mandiqadda Bar iga & Mediterran ean-ka
ee Hay’ad da Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa waxaa ka qeybgalay mas’u uliyiinta
Wasaa radda Caafimaad ka iyo Daryeelka Bulshada, dhaqaatiir, aqoonyahanno iyo
marti sharaf kale.
Dr.
Axmed Al-Mandhari oo u dhashay dalka Cuman ayaa ka mahadnaqay sida quruxda
badan ee loo soo dhaweeyay ,wuxuuna sheegay in dowladda Soom aali ya ay kala
sha qeyn doonaan dib u habeynta iyo horumarinta caafimaadka dalka.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo
Daryeelka Bu lshadu Drs Fowziyo Abiikar Nuur oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka
wasaaradaasi ayaa Dr. Axmed Al-Mandhari ku aShalayy booqashada uu ku yimid
Magaalada Muqdi sho, Waxayna tilmaamtay in ay iska kaashan doonaan horu marinta
hanaanka caafimaadka iyo hiigsiga hirgelinta Caaf imaadka Loo dhanyahay.
Wasaaradda Caafimaadka oo kaashanaysa Hay’adda
Caafimaadka Adduunka iyo hay’adaha kale ayaa maal maha soo socda dhaqan-gelin
doonta hiigsiyo cusub oo khuseeya caafimaadka,kuwaas oo la gaarsiin doono dalka
oo dhan.
RA’IISUL WASAARE KU-XIGEENKA DALKA OO
SHIR KA FURAY MUQDISHO
Ra’iisul
Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi
Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Shalay si rasmi ah u daah-furay tubta qaran ee
gaarsiinta caafimaad dhameystiran, kaas oo mawaadin kasta oo Soomaaliyeed u
ogolaanaya in uu helo daryeel caafimaad oo heer caalami ah.Wasiirka Wasaaradda
caafimaadka iyo daryeelka bulshada DFS, Fowsiya Abiikar Nuur, oo wasaaraddeedu
ay diyaarsay Tubta qaran ee xaqiijinta caafimaadka loo dhanyahay, ayaa sheegtay
in Qorshaha tubta uu yahay in mawaadin kasta oo Soomaaliyeed uu helo adeeg
caafimaad oo tayeysan oo culeys dhaqaale aan bulshada ku keeneyn.
Ra’iisul
Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa guul ku tilmaamay in Shalay la daah-furay tub
adeeg caafimaad oo caalami ah oo gaar u ah Soomaaliya, ka tarjumeysa
duruufaheeda, lana jaan-qaadeysa duruufaha caalamiga ah ee jira, waxa uuna
codsaday in dhamaam si wadajir ah looga shaqeeyo ka faa’iideysiga tubta
caafimaadka dalka.
Munaasabadda
daah-furka tubta qaran ee caafimaadka,
waxaa
goob joog ka ahaa wasiiro, xildhibaanno, safiirrada Turkiga iyo Talyaaniga iyo
safiir ku-xigeenka Qatar ee saldhiggoodu yahay Muqdisho iyo mas’uuliyiin ka
socota
WHO,
UNFPA, iyo UNICEF.
MIDOWGA YURUB OO ABAAL
MARIYAY HAL-ABUURRO SOOMAALIYEED OO DA'YAR
Munaasabad ballaaran oo loogu dabbaal degayo
maali nta caalamiga ee dimoqraadiyadda oo la xuso sanad walba 15-ka Sebtember
ayaa ka dhacday Muqdisho. Munaasa baddan ayay maalgeliyeen Midowga Yurub.
Xuska maalintan awgeed ayaa la abaal
mariyay shan dhallinyaro Soomaaliyeed ah kuwaas oo ku guuleystay tartan uu
Midowga Yurub u qabtay abwaannadan da'da yar oo lagu tartansiiyay curinta
gabayada ka qeyb qaadanaya nabadda iyo dimuqraadiyadda. Dhallinyarada ku
tartantay silsiladda nabadda iyo dimoqraadiyadda ayaa munaasab adda ku soo
bandhigay hal abuurkooda iyo gabayadii ay ugu talagaleen ka qeyb galka
munaasabadda. Madasha uu ka dhacay xuska maalintan waxaa ku sugnaa wakiilo ka
socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub iyo sidoo kale hay'ado
maxalli ah iyo kuwo caalamka ah. Danjiraha Midowga Yurub ee soomaaliya, Nicolas
Ber langa Martinez ayaa sheegay in dabbaal degga muna asabadda uu wax weyn uga
dhiganyahay isaga oo intaa sii raaciyay in Midowga Yurub uu ku faanayo marti
gelinta ka qeybgalayaasha. Midowga Yurub oo kaashanaya dhalli nyarada leh
hibada hal-abuur ee dhanka gabayada ayaa bil aabay tartanka gabayada Silsiladda
Nabadda si dib loogu soo celiyo dhaqankii gabay ee silsilad ee soo jireenka
ahaa.
Midowga
Yurub oo abaal mariyay hal-abuurro Soomaali yeed oo da’yar
Tartanka oo ahaa mid u furan dhammaan
soomaalida ku


0 



HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 16-KA SEP-2019-KA
CIIDAMADII MURANKA DHALIYAY OO LAGA QAADAY BALEDWEYNE, LOONA DAABULAY DHUUSAMAREEB Xillli Odayaasha Dhaqanka G/Hiiraan ay diidanaayeen Ciidamo u dhashay reer Hiir aan in laga qaado Magaaladaasi loona da abulo G/Galgaduud, ayaa Saraakiisha Cii