HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 5-TA SEP2019-KA

0
Thursday September 05, 2019 - 09:15:23 in Wararka by
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 5-TA SEP2019-KA

    Guddoomiye Cumar Filish oo Guddoo miyay Shir looga hadlaayay Ammaanka Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/ Muqdisho Md.Cumar Maxamud Maxamed Cumar Finish ayaa mar k ii ugu horeysay kulan la qaatay guddoomiyaa sha Degmooyinka G/Banaadir kaas o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cumar Filish oo Guddoo miyay Shir looga hadlaayay Ammaanka Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/ Muqdisho Md.Cumar Maxamud Maxamed Cumar Finish ayaa mar k ii ugu horeysay kulan la qaatay guddoomiyaa sha Degmooyinka G/Banaadir kaas oo ujeedkiisu ahaa mid uu duqa Mu qdisho ku xog wareysanayay madaxda degmo oyinka. Shirkan oo dhowr saac qaatay ayaa wax aa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeen ada maamulka gobolka Banaadir iyo Xoghaya ha guud ee gobolka iyadoo inta uu shirkani soc day aad looga hadlay dhowr ajando oo ay ka mid ahaayeen dardargalinta sugida amniga Ca asimadda, ka qeyb qaadashada arimaha nada afada iyo sidoo kale xoojinta barnaamijka cash uuraha si kor loogu qaado daqliga gobolka is lamarkaana loo balaariyo fulinta mashaaric wax ku'ool ah, Kulankaan uu maanta shir gudoomiyay G.G/Banaadir Md.Cumar Filish ayaa qeyb ka ah kulanka degmooyinka G/Banaadir ayaa mar kii ugu horeysay la qabtay tan iyo 24-kii bishii July ee sanadkani kadib qaraxii ka dhacay Aqa lka dowlada hoose Xamar.

 

 

 

 

  

 Taliyaha Cusub Ee Booliska Oo La Kulmay Saraakiil Ka Socota Turkiga

     Taliyaha Ciidanka Booliiska Dalka Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Maanta Xa runta Taliska Ciidanka Booliiska kulan kula qa atay Saraakiil kasocota safaarada turkiga ee Muqdisho qeybteeda u qaabilsan Tababarada boliiska soomaaliyeed. Saraakiishan ayaa warbi xin dheer ka siiyeen Tali yaha Tababarada ay Ga canta Ku hayeen iyo wax yaabaha u qorsheysan mustaqbalka dhaw.

     Taliyaha Ciidanka Boliiska S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa soo dhaweeyey xiriirka wanaagsan ee u dhaxeeya Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Kan Turkiga asagoo ku bog aadiyey inay sii wadaan gacan siinta Shacab ka Soomaaliyeed iyo Ciidamadooda kala Du wan Wuxuuna u balan qaadey inuu albaab kas ta u furidoona sidii wax loogu qaban lahaa Boli iska Soomaaliyeed..

Kheyre oo bilaabay xalinta Beelo 3Sano dagaalamayay

Rd/wasaaraha XFS, Md.Xasan Cali Khayre ay aa M/Dhuusamareeb kulan kula qaatay odaya al iyo wax-garad ka socda deegaannada Huur she iyo Xeraale oo Mudo 3sano ah ay u dhex eysay colaad dhiig badan uu ku daatay.

Kulanka oo go ob joog ay ka ahaayeen xildhi baannada de egaannada as ku metela dow ladda dhexe, ay aa qayb ka ahaa dhammeystirka dadaallo uu R/Wasaaruhu soo billaabay dhammaadkii bi shii June ee sannadkaan oo socdaal uu ku teg ay Huurshe iyo Xeraale uuna 2da dhinac kala hadlay soo af-jaridda codaalla iyo furidda bog cusub oo nabadeed. Odayaasha 2da dhinac ayaa R/Wasaaraha uga mahad celiyay dadaal ka hagar la’aaneed, waxa ayna ballan qaade en inay ka shaqeynayaan nabadda, wada noo laanshaha, horumarinta deeganka iyo bulsha si loo helo mustaqbal wanaagsan oo ka madax bannaan colaado iyo rabshado dib u sii dhiga horumarka ay ummaadda Soomaaliyeed hiig saneyso.

Md Khayre ayaa odayaasha Huurshe iyo Xera ale u ballan qaaday in dowladda Soomaaliya ay ku garab taagantahay ka mira dhalinta dada allada nabadda iyo horumarka iyagana laga do onayo inay dowrkooda nabaddoonnimo qaata an oo daacad ka noqdaan dhismaha Mustaq balka dadka iyo deegaanka, wixii horay u dha cayna laga barto casharro qayb ka qaadanaya wadajirka iyo isdhex galka bulshada.

Md.Xasan Sh. Maxamuud oo Shir uga qeyb galay Ghana

    Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka Md. Xasan Sh.Maxamuud ayaa ma anta 4-9-2019 wuxuu M/Anccra ee dalka Gha na kaga qeyb galay Madasha Amniga iyo Nab adda ee Koofi Anaan (Kofi Annan peace and Security Forum, KAPSF).

   Waxaana looga hadlayay Wadaagidda wa ayo-aragnimada loo leeyahay ka hortagga ko oxaha xagjirka ah iyo argagaxa ay ka fuliyaan wadamada ay ka jiraan. Kulanka oo ay soo qa banqaabisay Xarunta Tababarka Nabad Ilaal iyeyaasha Caalamka ee Koofi Anaan (Kofi Ann an International Peacekeeping Training Cent er) ayaa guddoomiyaha xisbiga UPD Md.Xasan Sh Maxamuud oo khudbad ka jeed iyay wuxuu kaga hadlay waayo-aragnimada ay Soomaaliya u leedahay arimahaasi.

      Waxaana ka qeyb galeyaashii shirka ay aad usoo dhaweeyeen dadaalkii dheeraa ee ay Soomaaliya soo gashay, waxyaabihii u qab soomay iyo kaalintii uu Md. Xasan Sh.Maxamu ud kasoo qaatay, ayadoona Shahaado sharaf la gudoonsiiyay .

Md.Goodax " Waxaan ogaanay in Tayada macalimiinta Soomaaliyeed ay aad u liidato

     Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hida ha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya C/hi Good ax Barre ayaa sheegay inay ogaadeen 22% [Labaatan  iyo Labo Boqo lkiiba] oo kaliya u qalmaan inay macalimiin sii ahaada an. ‘’Waxaan Itixaan ka qa adnay Kumannaan Macal imiin ah oo wax ka dhiga Dugsiyada Hoose iyo Dhexe wadaanka oo dhan, wali natiijadii lama shaacin, laakiin waxa an ogaannay in Tayada Macalimiinta Soomaa liyeed ay aaad u liidato, 22% oo kaliya ayaa u qalanta Darajada Macaliminnada’’ ayuu yiri Wasiir Goodax.

     Dhinaca kale Macalimiinta Dugsiyada sare wax ka dhigta ayuu sheegain 30% [Sodan Boqolkiiba] oo kaliya u qalmaan sida uu ha dalka u dhigay Darajada Macalinnimada, taa soo muujineysa ayuu yiri in Aqoonta Macalimi inta Soomaaliyeed ay aad u liidato.

      Wuxuu sheegay Wasiir Goodax in Wasa aaraddu diyaarisay Manhajkii Soomaaliga ilaa fasalka 8aad oo loo baahan yahay in si wada jir ah loo hergaliyo, isaga oo sheegay in dugsi gii ka hor yimaada inuu wax ku baro Ardeyda Manhajka ay Wasaaraddu soo diyaarisay Alaa bada loo laabi doono.

      ‘’Dugsigii isku daya in uu si toos ah uga hor yimaada Manhajka ay Wasaaraddu ugu tala-gashay in Carruurta Soomaaliyeed wax lagu baro, meeshii uu doono haka shidaal qaato Alb aabada ayaan u xiri doonnaa’’ayuu sheegay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada.

     Hadalka Wasiirka ayaa imanaya xili sii kor dhayaan Dugsiyada Waxbarashada iyo Jaam acadaha dalka oo sannad walba soo saara Ku mannaan Ardey Soomaaliyeed ah.Xigash

IGAD Oo War Kasoo Saartay Doorashada Iyo Dib U Heshiisiinta Galmudug

    War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Gobole edka IGAD ayaa waxaa looga hadlay dib u he shiisiinta loo sameeynayo beelaha dega deeg aanada Galmudug ee ka socota M/Dhuusama reeb.

Md.Maxamed Cali Guyo oo ah Wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya u qaabisan IGAD ayaa wax aa uu soo dhaweeyay dadaallada dib heshiisi inta loogu sameeynayo beelaha Galmudug,isla markaana waxaa ku ammaanay Galmudug si da wanaasagn ay howshata u socoto.

     Warka ka soo baxay Wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya ee IGAD ayaa waxaa lagu shee gay in muhiim ah ay tahay in la qaato  dib u heshiisiin dhab ah is loo dhiso Galmudug mide ysan oo loo dhan yahay.

      Beesha Caalamka ayay ku bogaadiyeen si da ay gacanta uga geysaneyso Arrimaha Galm udug,waxaana IGAD  ay tilmaamtay inay ka go’an tahay taageerida Galmudug.

       Sidoo kale Urur Goboleedka IGAD  ayaa xusay inay doonayan in Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ay noqoto mid ku dhacda si xor,isla markaana maamulkaas uu yeesho Galmudug mid ah.

Ugu dambeyntii IGAD Warka ka soo baxay ay aa waxaa aan lagu xusin dadaallada DF Soom aaliya ka wado deegaanada Galmudug,isla markaana ay ugu dib u heshiisiin dhab ah ugu sameyneyso beelaha dega Galmudug.


Soomaaliya Oo Xubin Ka Noqotay Guddi Fulin Heer Caalami Ah

    Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guddiga Madaxa Bannaan ee Dooras  hoyinka Qaranka oo ay hogaamineysay Gudd oomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doo rashooyinka Marwo Xaliimo Ismaciil Ibrahim ay aa M/Bangaluru ee dalka Hindiya uga qeyb gal ay Shirka Hay’adaha Doorashooyinka adduun ka (Association of World Election Bodies)A-WEB, oo xaruntoodu tahay dalka kooriyada Koonfureed. Inta uu socday Shirkaas ayaa wa xaa Soomaaliya loo doortey inay noqoto xubin ka mid ah Guddiga Fulinta ee Ururka Hay’ad aha Doorashooyinka Adduunka.

Warqoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Mada xa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa lo oga hadlay Guu sha Guddigu ay ka gaareen Shir ka Bangaluru India.

Hoos ka Akhriso Warka ka soo baxay Guddiga.

     Guddiga Madaxabannaan ee Doorasho oyinka Qaranka wuxuu ka mid yahay ururo caa lami ah iyo kuwa goboleed oo ay ku bahoob een ururrada doorashooyinku, kuwaas oo ay ka mid yihiin ururada Guddiyada doorashooyin ka Afrika, kan carabta iyo midka adduunka.

    Ujeeddooyinka ka mid noqoshada ururradan waxaa ugu muhiimsan in GMDQ Soomaaliye ed uu helo khibrad iyo aqoon ku filan oo uu ho wshiisa ku qabto iyadoo ururradani ay yihiin madal aqoon wadaag iyo mid khibrad kororsi, sidoo kale wuxuu Guddigan arrinkan ugu gol le eyahay in codka Soomaaliyeed gaarsiiyo daa faha caalamka, hay’adaha dowladeed ee So omaaliyana ay noqdaan kuwa ka dhex muuq da ururradaas iyo shirarkaas caalamiga ah.

    Haddaba iyagoo ka duulaya ujeeddooyinka as kor ku xusan ayuu GMQD oo ay hogaami neyso gudoomiyaha Guddiga Marwo Xaliimo Ismaciil Ibrahim waxay shirka Hay,adaha Door ashooyinka adduunka (Association of World Election Bodies)A-WEB, oo xaruntoodu tahay dalka kooriyada Koonfureed, uga qeyb galeen Bangaluru India, shirkan oo socon doono inta u dhaxeysa 2-3-4 Setember /2019, waxaa kula mo ku yeeshay Golaha Guud iyo Guddiyada Fulinta sidoo kale waxaa looga hadlay arrima ha adeegsiga baraha bulshada ee doorashooy inka (caqabadaha iyo fursadaha), waxaa hal kaas bandhig ka soo jeedisay Gudoomiye Xalii mo oo muujisey sida Somaliya ay uga go’an ta hay doorasho cod iyo qof ah dhamaadka 2020, isla markaana soo bandhigtey fursadaha bara ha bulshada ee internetka ay ku yeelan doon aan doorashooyinka Soomaaliya.

     Intii uu shirku socdey waxaa Somaliya loo doortey inay noqoto xubin ka mid ah Guddiga Fulinta ee ururka Hay’addaha doorashooyinka adduunka. Arrinkan oo ah mid lagu farxo ayaa yimid ka dib markii waftiga Somalidu ku qanc isay ka soo qeyb-galayaasha shirkan isbaddal ka doorashooyinka iyo dimuqraadiyadeed ee Somaaliya ka jira.

Waxayna Somaliya noqotey xubinta Africa u   matasha.golaha fulinta, wuxuuna arrinkani alb aabka u furi doonaa Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Soomaaliya inay taageero aqooneed mid khibrad ka helaan Guddiyada la midka ah. A-WEB waa urur ku bahoobeen in ka badan 106 dowladood iyo 114 hay,adood oo ka shaqeeya doorashooyinka.

Madaxweynaha Iiran laba bil u qabtay dalalka Yurub

    Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa maanta laba bilood siiyey dalalka Yurub si ay u bad-baadiyaan heshiiskii 2015-kii laga gaaray Nukliyeerka dalkiisa. Rouhani ayaa si kastaba ka digay in Tehran ay diyaarineyo xadgudubyo kale oo dheeri ah oo ay ku sameyso heshiiska kuwaas oo yeelan doono "saameyn aan caadi ahayn”

     Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo saraaki isha Iran ay jawaabo is-khilaafsan ka bixiyeen yabooh ka yimid Faransiiska oo ah in la dey minayo 15 bilyan oo dollar illaa dhammaadka sanadka, haddii ay Iran si buuxda ugu hogga ansanto heshiiska. Sarkala sare ayaa sheegay in Iran ay u hoggaansameyso heshiiska haddii lacagtaas dayn ahaan loo siiyeo, ama looga iibsado saliid, halka taleefishinka dowladda ee Press TV uu sheegay in Tehran ay diiday yabooha Midowga Yurub.

       Iran ayaa ka baxday sanado badan oo go ’doon dhaqaale ah, kadib markii ay heshiiska la gaartay quwadaha caalamka, sanaddii 2015, ayada oo dhaafsaneysa in cunqabatee nada laga qaado, hase yeeshee madaxweyna ha Mareykanka ayaa ka baxay heshiiska san adkii tagay, dibna usoo rogay cunaqabatenada    

     Rouhani ayaa ku hanjabay in Iran ay qaadi doonto tallaabooyin dheeri ah shanta bishan haddii Faransiiska iyo dalalka ee Yurub ee he shiiska qeybta ka ahaa ayasan in ku filan ka difaacin Iran xayiraadaha Mareykanka.

Duufaan Xoogan Oo Ku Wajahan Gobol Ku Yaalla Mareykanka

    Duufaanta Dorian ayaa u muuqata mid gaab is ku socota ilaa iyo hadda, xilli ay ku wajahan tay xeebaha gobolka Florida.

Bogga/2aad

 Hase yeeshee, khubarrada ayaa ka digaya in taasi ay macna heedu tahay in dadka ku nool Florida iyo gob ollada ku dherersan xeebaha Koofurbari ee Ma reykanka ay u qaataan in duufantu ay istagtay.

    Saraakiisha Shaadaasha Hawada ee Marey kanka ayaa sheegay in Duufaanta Dorian ay sii xoogeysa doono una dhaqaaqi doonto iya da oo dabeylo khatar ah wadata, gobollada Florida iyo Georgia Arbacada. Waxaa kale oo la saadaalinayaa inay roobab mahiigaan ah iyo dabeylo xooggan ku mari doono gobollada Wa qooyiga iyo Koofurta Carolina.

     Khubarada Mareykanka ugu qaabilsan duu faannada ayaa ugu baaqay dhammaan dadka ku nool gobollada ku teedsan badda Atlaanti ga, laga soo billaabo Maryland ilaa New York ay muujifiyaan feejignaan dheeraad ah ishana ku hayaan xaaladda duufaanta Dorian.

Waqtiga Uu Furmayo Shirka Dib U Heshiisiinta Galmudug Oo Lagu Dhawaaqay

     Maanta oo Arbaco aheyd Taariikhduna ay ku beegan tahay 4-ka Bishan September ayaa waxaa uu qorshuhu ahaa in M/ Dhuusamareeb uu ka furmo Shirka dib u heshiisiinta Galmu dug,hayeeshee dib u dhac ayaa ku yimid.

      Guddiga shirweynaha dib u heshiisiinta Gal mudug oo la hadlay warbaahinta Qaranka ay aa u xaqiijiyay inuu dib-u dhacay furitaanka Shirka oo qorshuhu ahaa in maanta uu Dhuus amareeb ka furmo.

      Siodo kale Guddiga ayaa sababta keentay dib u dhaca ku sheegay inay tahay sababo far samo la xiriira awgeed, isla markaana uu maal inta barrito ah furmayo shirka.

R/Wasaaraha XFS Xasan Cali Khayre, oo haa tan ku sugan M/Dhuusamareeb ayaa lagu wa day inuu furo shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ee lagu gogol xaari lahaa dhismaha Galmdugu loo dhanyahay.

DFS Oo Faah-Faahisay Go’aankii Ay Ka Qaadatay Dacwadda Badda

     Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgashay kullan guddiga amniga iyo nabadda ee Afrika oo looga hadlaayay arrimaha dacwadda Kenya iyo Soomaaliya kadib markii ay dowladda ke nya horgeysay golaha.

      Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dib adda XFS Md. C/qaadir Axmed Kheyr oo kul anka khudbad ka jeediyay ayaa golaha u she egay in dacwadda Kenya iyo Soomaaliya ay muddo shan sanno ah hortaal Maxkamadda xilligaan in golaha la horkeenana ay tahay wax lagu mushquulinaayo doodda maxkamada.

     Wasiiru dowlaha oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in marnaba aysan do wlada Soomaaliya ka laaban doonin dacwadda Badda ee hortaalla Maxkamadda Caddaallad da adduunka ee ICJ.

Gudoomiye Cusub oo loo doortay degmada Badhan

    Md. Axmed Maxamed Timir ayaa maanta  loo doortay duqa degmada Badhan ee G/Sana ag ka dib doorasho ka dhacday degmadaasi oo dhawaan Puntland ay kala soo wareegtay Somaliland. Axmed ayaa helay 16 Cod halka Max amed C/dir Qaddaafi  uu heley 12 cod.

      Golaha cusub ee dee gaanka ee Badhan ayaa  ka kooban 28 qof waxaa ku jira 9 haween ah.

Puntland ayaa golahan maanta u dhistay deg mada ka dib muddo 7 sano ah oo golihii hore joogeen, balse waxaa jiray khilaaf maalmahan ka taagnaa dhismaha golaha.


Duqii hore ee Muqdisho oo dowladda ugu baaqay in loo gurmado Soomaalida Koonfur Afrika

     Gudoomiyihii hore ee G/Banaadir Md.Taab id Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in si deg deg ah loogu gurmado dadka Soomaaliyeed ee Hantidooda lagu boobaayo dalka K/Afrika.

Waxaa uu dowladda dhexe ee Soomaaliya ka dalbaday in dadkaasi la caawiyo si loo bad baadiyo Naftooda iyo maalkooda.

     War Qoraal ah oo uu soo saaray Taabid Cabdi Max amed ayaan sidaa n u qornaa:

Boobka iyo dilka la gu hayo muwaadi niinteena ku nool dalka South Africa ee soo laa laabtay ma ahan mid indhaha laga qarsan ka ro. South Africa waxaan u galnay abaal weyn oo taariikhda Afrika iyo caalamkaba meel uga qoran, maanta in ay muwaadiniinteena sidaas foosha xun ula dhaqmaan waa wax aanan la aqbali karin. Dowladda South Africa, waa in ay si deg deg ah wax uga qabataa gummaadkan aan ka la sooca laheyn ee loo geysanayo wal aalaho oda Afrikaanka ah ee qeyb ka ah koba ca dha qaalaha South Africa.

      Dowladda Soomaaliya waxaan ugu baa qeynaa in ay arinkan wax ka qabato oo ay u di rto wafdi heerkiisu sareeyo si looga dhiidhiyo waxna looga qabto tacadiyadan joogtada ah ee muwaadiniinteena lagu hayo. Sidookalena iskaashi kala sameyso wadamada Afrikaanka kale ee aan dhibtan la waddaagno si ay caba sho wadajir ah ugu wada gudbiyaan Midowga Afrika.

     Ilbiriqsi walba naf iyo maal Soomaaliyeed baa ku baaba’aya sidaa daraadeed waa in si da ugu dhaqsiyaha badan loogu gurmadaa mu waadiniinteena.

Soomaaliya Oo Markii U Horreysay Sameys ay Guddi 3 Geesood Ah

     Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Md.Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta gud doomiyay kulankii ugu horreeyay ee guddiga 3 geesoodka qaran ee arrimaha Shaqada oo ay soo qaban qaabisay hay’adda shaqaalaha adduunka ee ILO.

     Dhismaha guddiga 3geesoodka qaran ee ar rimaha shaqada Soomaaliya oo wareegto ku soo saaray Wasiirka Sadiiq Warfaa ayaa noqo naya markii ugu horreysay ee Soomaaliya laga dhiso guddigan, waxaana kulanka maanta ka qaybgalay DFS, dowlad-gobolleedyada dalka, xiriirka ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed ee (FESTU) oo matalayay Shaqaalaha iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo matalaysay loo shaqeeyaha.

     Madaxa hay’adda shaqaalaha adduunka ILO ee Soomaaliya, Saad Gilani ayaa ugu horr eyn sheegay inuu ku faraxsanyahay in Sooma aliya ay fulisay mabaa’didda ururka shaqaalaha adduunka ee ILO, wuxuuna ku am maanay wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulsha da DFS inuu ku guuleystay inuu isku keenay guddiga 3geesoodka ah, wuxuuna sheegay tal labadan inay billow u tahay shaqo abuur xoog leh oo dalka laga sameeyo.

     Xoghayaha guud ee Xiriirka Ururrada Sha qaalaha Soomaaliyeed ee (FESTU), Cumar Fa aruq Cismaan ayaa caddeeyay inay maanta u tahay Soomaaliya maalin weyn, wuxuuna uga mahadceliyay wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Md. Sadiiq Warfaa dadaallada uu galiyay isu keenida iyo dhisida guddigan 3gees oodka qaran iyo qabsoomida kullanka 1aad ee guddiga.

      Md.Cabdi Abshir Dhoore, agaasimaha ma amulka ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay qabsoom ida kulanka guddiga 3geesoodka qaran, wuxu una tilmaamay inay door muuqda ka qaadan doonaan dadaallada socda ee Shaqada.

     Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS,Md. Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa ku tilmaam ay kulanka mid taariikhi u ah Soomaaliya, wux uuna caddeeyay in loo baahanyahay shaqo abuur tayo leh iyo in la difaaco xuquuqda sha qaalaha ,iyada oo doorka ay qaadanayaan guddiga 3geesoodka qaran.

    "Dadaal dheer iyo waqti badan ayay qaadat ay inaan guddigan 3geesoodka ah dhisno oo aan kulankan uu qabsoomo, wuxuu billlow wan aagsan u yahay in la horumariyo barnaamijka kobcinta dhaqaalaha oo sahal u ah shaqo abu urka iyo dhowrista xuquuqda shaqaalaha” ayuu yiri Wasiir Sadiiq Warfaa.

     "Waa markii ugu horreysay ee dalka Soo maaliya oo ah dalkii u dambeeyay ee ILO xu bin ka ah uu sameeyo guddiga qaran ee 3gee soodka ah,” ayuu ku daray Wasiir Sadiiq War faa. Guddiga 3geesoodka qaran wuxuu sahlayaa in la dedejiyo shaqo abuurka iyo siya asadda horumarinta shaqaalaha,iyada oo la waafajinayo sharuucda dalka ,siyaasadda dowl adda iyo qawaaninta caalamiga ah ee ay Soo maaliya qayb ka tahay.

Mareykanka oo sheegay hawlgal ka dhacay Jilib in lagu dilay Sarkaal Shabaab ka tirsan

     Mareykanka ayaa sheegay in hawlgal laga fuliyay agagaarka Degmada Jilib ee G/Jubb ada Dhexe ay ku dileen Sarkaal Ururka Al Sha baab ka tirsanaa. Taliska Ciidamada Mareykan ka ee AFRICOM ayaa cadeeyay in ay howlgal kaasi iska kaashadeen Ciidamada Dowladda Somaliya iyo kuwa Mareykanka, ee Somaliya ka hawlgala.

    Mr.William Gayler, Agaasimaha Hawlgalka AFRICOM oo hawlgalkan ka hadlay ayaa she egay in Talaadadii shalay ay labada ciidan gaa reen agagaarka Degmada Jilib, kuna dileen Sarkaalka ka tirsanaa Al Shabaab.

     Agaasimaha oo aan sheegin magaca Sark aalka la dilay ayaa dhanka kale sheegay ina anu jirin wax khasaaro ah oo hawlgalkan ka soo gaaray bulshada ku dhaqan D/Jilib.

    Mr.William Gayler ayaa waxaa uu ku faanay in hawlgalada noocaanoo kala ah ay dhabar-jab ku yihiin dagaal-yahanada Ururka Al Shab aab ee dagaalka ka wada dalka Somaliya.

    Shabaabka hubeysan ee dagaalka kula jira Dowladda Somaliya iyo Maamul Goboleed yada Dalka ka dhisan ayaan ka hadlin hawlgal ka uu Mareykanku sheegay inay ka fuliyeen bannaanka hore ee Jilib. Shabaabka ayaan lo oga baran inay ka hadlaan amaba faah faahin ka bixiyan waxyeelada ka soo gaarta duqaym aha iyo hawlgalada joogtada ahi, ee ay Mar eykanku ka fuliyaan dhulka ay maamulaan.

Dagaal culus oo caawa ka dhacay duleedka degmada Afgooye.

     Dagaal xoog leh ayaa caawa ciidamada do wladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ku dhexm aray duleedka D/Afgooye ee G/Sh/Hoose. Al-Shabaab waddada u galay cutubyo ka tirsan ci idanka xoogga dalka oo marayey deegaan la gu magacaabo Cumar-dheere oo dhaca dule edka degmada Afgooye.

     Ciidamada ayaa la sheegay inay ku wajahn aayeen deegaanka Sabiib ee isla G/Sh/Hoose, ka dibna ay weerar jid gal ah ku qaadeen dag aal-yahanno ka tirsan Al-Shabaab. Dagaal so cday in ka badan saacad ayaa caawa deegaan kaas ku dhexmaray 2da dhinac, waxaana ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, wallow aan ilaa hadda la xaqiijin tiradooda rasmiga ah.

     Intii uu socday dagaalka ayaa Askar ka tir san ciidamada dowladda waxa ay gurmad aha an uga baxeen degmada Afgooye, waxayna halkaas kasoo qaadeen Askar ay waxyeelo ka soo gaartay dagaalka, kuwaas oo ay soo gaa rsiiyeen degmada Afgooye ee g/Sh/Hoose.

     Al-Shabaab ayaa dib uga ruuqaansaday de egaanka ay ku weerareen ciidamada dowla dda, ka dib markii looga awood batay dagaalka caawa ka dhacay deegaanka Cumar-dheere, waxaana la sheegay inay dib ugu laabteen de egaan  lagu magacaabo Bacaacow oo aan ka fogeyn deegaanka uu dagaalku ka dhacay, ka as oo kolkii hore ay kasoo weerar tageen.

    Wali majiraan wax war ah oo kasoo baxay dhinacyadii caawa dagaalamay ee Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa xoo gga dalka oo sida aan xogta ku helnay weerar jid gal ah lagu qaaday xili ay kusii jeedeen dee gaanka Sabiib ee G/Sh/Hoose.

Xigasho:- caasimadda online

TACSI TIIRAANYO LEH

Dhammaan Reer Maxamed Cigalle, Reer Maxamuud Cigalle, Reer Rooble Cigalle Reer Xaaji Geeddoow Cigelle iyo guud Reer Cigalle Gadiid iyo Maamulka Wargeyska Mogadishu Timed Daily newsPaper waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Reer Jimcaale Cigalle Gadiid iy agoo ugu Tacsiyadeynaya Geeridii ku timid  Marxuum Cali Maxamed Jimcaale {Cali Maraq} oo shalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdi sho,waxayna Alle ugu baryayaan in uu Marxu umka Jannadii Fardowlazo ka waraabiyo ehel ka iyo qaraabadana uu sa mir ka siiyo, waxay na Tacsi Qaas ah u diray aan Walaalaha iyo Caruurta Marxuumka uu ka tagay  oo kala ah :-Maxamed Cali Max amed Jimcaale, Xalimo Cali Maxamed Jim caale Iyo Kuwa Kale Sidoo Kale Walaalaha Marxuumka Oo Kala Ah:-  Aamino Maxa med Jimcaale, Mako Maxamed Jimcaale, Ilmo, Axmed Maxamed Jimcaale , Ilmo Faa rax Jimcale, Ilmo Madiino Maxamed Jimcaale, Ilmo Faaduma Maxamed Jimcaale , Iyo  Ilmo Xaliimo Maxamed Jimcaale  waxayna leeyihiin samir iyo imaan saadaq ah alle ha

idinka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin



Bogga5aad



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip