
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUMTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 24-KA AGOOSTO 2019-KA
Madaxweynaha ayaa fa ray Guddoomi yaha Cusub ee Gobolka inuu sii dham meystiro qorshayaashii horumarineed iyo waxqabadkii muuqday ee Guddoomiyihii hore, Alle ha u naxariistee, Shahiid Cabdir axmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow).
"Anigoo xeerinaya baahida loo qabo in
guddoomiye uu yeesho Maamulka G/Banaadir, si loo sii amba qaado qorshe yaashii
horumarineed ee socday, sidoo ka lena tixgelinaya soo jeedinta kala duwan iyo
waayoaragnimada uu Md.Cumar Max amuud Maxamed (Filish) uu u leeyahay gu dashada
waajibadka xilkan ayaan ugu magacaabay."
Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho inuu Eebbe u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday, isagoona kula dardaarm ay inuu si hufan oo daacadnimo iyo wadd aniyad leh ugu adeego bulshadeenna.
Xeerkan Madaxweyne ee lagu magaca abay Guddoomiyaha cu sub ee G/Bana adir, ahna Duqa Muqdisho ayaa ku dhaqan galay saxiixa Mad axweynaha ee maan ta oo ay taariikhduna ku beegan tahay Khamiis, 22ka Ogoosto, 2019.
KHILAAF SOO GALA DHEX GALAY GUDDIGA DIB U HESHIISIINTA GALMUDUG
Wararka naga soo gaa raya M/Dhu usa mareeb ee Caasimadda maamulka Gal mudug
ay aa waxa ay sheegayaan in Khil aaf uu soo gala dhex galay Gudd iga dib u
heshiisiinta ma amulka Galmudug.
Guddiga ayaa noqday labo dhinac, wax aana qeyb uu hoggaaminaayo Wasiirka Qorsheynta Galmudug ay taageereen Go’ aamada Ahlusunna, maadaama markii ho re uu keenay Hogaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud.
Qeybta 2aad ayaa waxaa hoggaamina ya Gudoomiyaha Guddiga Cabdiraxmaan Baadiyow, waxaana ay si weyn uga soo horjeedaan faragalin ay sheegeen in Ahlu sunna ay ku heyso Odayaasha dhaqanka Galmudug.
Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta ku sug an Dhuusamareeb ayaa xaqiijiyay in Guddiga uu qarka uu saaran yahay in uu burburo.
Shirkii dib u heshiisiinta maamulka Gal mudug ayaa horay 2 jeer dib u dhac ku yi mid ka dib markii Guddiga ay isku khilaa feen habka loo maraayo.
WASIIRKAARRIMAHA DIBADDA SOMALIYA OO KA QEYB GALAY SHIR KA DHACAY ADISABABA
Shir ay isugu yimaadeen wadamada ku mideysan Urur goboleedka IGAD oo ay So omaaliya ku jirto ayaa lagu qabtay Maga alada Addis,Ababa ee caasimadda Dalka Itoobiya,kaasi oo looga hadlayay arrimo badan oo ka taagan dalalka IG AD sida K/Suudaan.
Waxaa uu shirkan qu seeyey wasiirada Arrima ha Dibadda ee wadamada ku bohoobay Urur goboleedka IGAD,iyadoo Soomaaliya uu uga qeybgalay Wasiirka arrimaha dib adda XFS Md.Axmed Ciise Cawad.
Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay wa ddamada sida gaarka ah diiradda loo saa rayo in laga taageero dib u soo kabasha da,maadama dalka uu soo maray burbur muddo ka badan 25 sano.
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soom aaliya Md.Axmed Ciise Cawad oo Soo maaliya u matalayay shirkaasi ayaa muuji yay sida ay dowladda Soomaaliya uga go’ antahay xoojinta wada shaqeynta iyo xiriir ka kala dhexeeya Dowladaha ku bohoob ay Urur Goboleedka IGAD.
Waxyaabaha diiradda la saaray waxaa ka mid ahaa iskaashiga iyo wax wada qab siga waddamada ku mideysan Urur gobol eedka IGAD,dhinacyada ammaanka,Nab adda,horumarka iyo dib u heshiisinta.
Arrimaha sida aadka ah loo gorfeyey waxaa kamid ahaa geedi socodka nabad da ee K/ta Suudaan oo in muddo ah xiisa do siyaasadeed ay ka taagnaayeen, iya goo soo saaray baaqyo ku aaddan sidii loo xoojin lahaa nabad waarta oo ka dhala ta dalkaasi Suudaanta Koonfureed.
Sidoo kale shirka wasiirada Arrimaha Dibadda ee IGAD waxaa loogu hambalye yeey Golaha hoggaanka sare ee Ciidama da Qalabka sida ee dalka Suudaan sida ay ugu guuleysteen dhismaha dowlad wad aag ah,si looga gudbo marxaladda adag ee uu marayo dalkaasi.
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO KA HA DLAY MAGACAABISTA CUMAR FINISH
Siihayaha Guddoomiyaha G/Banaadir ahna
Gud/ye kuxige enka Maamulka iyo Maaliyadda G/Banaa dirMd. Ibraahim Cum ar Ma ha
dale (Ibraah im Dheere) ayaa hambalyo u
diray Duqa Cusub Muqdisho ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Md.Cumar Maxamuud
Maxamed (Finish).
Md.Mahadale Alle ayaa sheegay in shaqa alaha kala duwan ee G/Banaadir ay Cu mar Maxamuud Maxamed (Finish) ku gar ab siin doonaan mas’uuliyadda horumarin ta Gobolka iyo sidii Caasimadda ay u noq on lahayd mid la tartanta Caasimadaha kale ee dunida.
Sidoo kale Md. Mahadale ayaa waxaa uu Alle uga rajeeyay Guddoomiyaha Cu sub ee G/Banaadir inuu waafajiyo wixii horumar iyo waxtar u leh Gobolka, siina ambaqaadid guulihii horey loo xaqiijiyey.
"Maamulka Gobolka iyo dhammaan shaqaalaheenna waxa ay kuugu garab sii nayaan gudashada masuuliyadda horuma rinta Gobolka iyo sidii caasimaddeennu ay u noqon lahayd mid la tartanta caasimada ha kale ee dunida. Guddoomiye, Alle wax aan kaaga rajayn inuu ku waafajiyo wixii horumar iyo waxtar u leh Gobolka, siina ambaqaadid guulihii horey loo xaqiijiyey” ayuu yiri Guddoomiye Mahadale Alle.
Madaxweynaha JFS Maxamed C/hi Far maajo ayaa Shalay Guddoomiyaha G/Ba naadir ahna Duqa Muqdisho u magaca abay Md.Cumar Maxamuud Maxamed (Finish).
DHIMASHO & DHAAWAC KA DHASHAY ISBUURASHO KA DHACDAY ALGERIA
Wararka laga helayo dalka Algeria ayaa sheegay in ilaa 5 qof ay geeriyootay dad ka badan 20 kalena ay dhaawacyo soo gaareen kadib isbuurasho ka dhacday garoon kuyaala magaalada Caasimadda ee dalkaasi Algeria ee Algeris.
Warbaahinta Dalkaasi ayaa ku waramayasay in garoonka isbuurashadu ay ka dhacday ay ku sugnaayeen kumanaan shacab ah,kuwaasi oo u soo daawasho tagay show uu soo bandhigayay mid kamid ah fanaaniinta caanka ah ee dalkaasi oo lagu magacaabo Abderraouf Derradji.
Ilaa iyo haatan lama shaacin waxyaabaha sababay is buurashadan oo ka dhacday mid kamid ah albaabada laga soo galo garoonkaasi oo uu ka socday bandhig faneedka,balse waxaa la sheegay in dadku ay dareemeen cabsi.
Dadka dhaawacmay ayaa la dhigay isbitaalo kuyaal caasimadda dalkaasi Algeria ee Algeris,waxaana warbaahinta maxaliga ah ay sheegayaan in dadka dhintay ay ku jiraan 5 qof oo dhalinyaro ah oo 2 kamid ah ay gabdho ahaayeen.
MADAXWEYNAHA KOOXDA KUBADDA KOLEY GA EE RAPTORS TORONTO MASAI UJIRI OO TA BABAR SIIYEY 50 GABDHOOD OO KU NOOL MUQDISHO
Ciyaaryahankii hore ee kubadda koley ga ee caanka ahaa haatanna ah Mada xweynaha kooxda
difaacaneysa horyaalka kubadda koleyga ee NBAda ee Toronto Raptors, Masai Ujiri
oo ay weheliyaan taba barayaasha kooxdiisa ayaa soo gaarey M/Muqdisho maalintii
khamiistii si ay u tab abaraan gabdho Soomaaliyeed oo kubad da koleyga ciyaara.
Ujiri oo ku jirey safar uu ku marayey Afr ika oo hoggaaminaya tababarayaal ka so cda kooxda 'The Rafit of the team' ayaa tababar siinaya 50 gabdhood oo ay gacan ta ku hayso xarunta Nabadda ee Elman.
Agaasimaha xarunta Nabadda Elman ,Ilwad Elman oo martigelisay kooxda ayaa ku sheegtay barteedda twitterka in booq ashada Ujiri iyo kooxdiisu ay dhiirrigelin u tahay gabdhaha da'da yar ee kubbadda koleyga Soomaaliya inay noqdaan kuwa aad u wanaagsan.
"Farxad aad u badan, qosol iyo dhiirrigelin dhab ah ayaa shalay ka dhex jirtay hablahan oo loo tababaray inay noqdaan kuwa wanaagsan," ayay tiri Ilwad oo ah Soomaali Canadian.
Wafdiga ayaa agabka tababarka iyo fannaanado ugu deeqay xarunta Nabadda ee Elman taas oo qayb ka ah taageerado oda ku aaddan kobcinta mustaqbalka kub adda koleyga Soomaaliya.
Hay’adda nabadda ee Elman ,waa hay 'ad maxalli ah hormuudna ka ah iney ba dasho magaca xun iyo waxyabaaha khald an ee adduunku ka aminsanyahay Sooma aliya. Markay duniddu ka warbixiso qarax yada iyo weerarrada ka dhaca Soomaal iya. Xarunta nabadda ee Elman waxay dunidda u muujineysaa inay sheekooyin badan oo aan la tabin oo muujinaya in ay jiraan rajooyin iyo fursad mustaqbal ifaya leh oo ay billow u tahay maalgashiga dhal linyarada.
ISRAEL OO DUQEYSAY GOOBO KU YAALLA IRAQ
Israel ayaa fulisay ugu yaraan hal we erar oo ka dhan ah bakha ar hub oo
ku yaalla dalka Iraq, waxaa sidaas weriy ey wargeyska The New York Times.
Waxaa jiray qaraxyo dho wr ah oo bishan ka dhacay xerooyin lagu tababaro ciidamo iyo bakhaaro hub, oo ay leeyihiin ciidamada sida militariga u taba baran ee Xashad AlShacbi, oo ah malee shiyo xulufo la ah Iran.
Israel ayaa si joogto ah u beegsata ba rtilmaameedyo Iran ay ku leedahay Syria, hase yeeshee inay ololoheeda ku ballaari so Iraq, ayaa dhaawaceysa xiriirka Washi ngton iyo Baghdad.
Sarkaal sirdoon oo Bariga Dhexe ku sugan ayaa sheegay in Israel ay bishii tag tay duqeysay saldhig ku yaalla waqooyiga Baghdad, halka laba sarkaal oo Mareykan ah ay sheegeen in Israel ay maalmihii dho waa dhowr jeer weerartay Baghdad.
Taliye kuxigeenka kooxda Xashad AlShacbi, Abu Mehdi alMuhandis oo nacey bkiisa ka dhanka ah Mareykanka ay hogg aamisay in lagu daro liiska argagixisada, ayaa si aan gabasho lahayn ugu eedeey ey Washington inay fulisay qaraxyada.
Hase yeeshee Faleh alFayyadh, oo ah madaxa rasmiga ah ee kooxda Xashad, ayaa dib uga laabtay eedeyntaas, wuxuu na sheegay inay socdaan baaritaanno.
Xigasho:VOA
TAHRIIBAYAAL ITOOBIYA U DHASHAY OO LA GU DILAY DULLEEDKA HARGEYSA
Labo Ruux oo Dumar ah oo ka soo jee da Qowmiyada Oromiya ee dalka Itoobiya ayaa lagu dilay dulleedka M/Hargeysa ka dib markii dabley hubeysan ay rasaas ku fureen gaarigii ay la socdeen.
Taliye Kuxigeenka Booliiska Somalil and Sareeyo Guuto Cabdiraxmaan Liiba an Fooxle ayaa sheegay in rasaaseyntaa si ka dib ay sameeyeen howlgal ay ku soo qabteen dadkii ka dambeeyay dilka tahriibayaasha u dhashay Itoobiya.
Taliyaha ayaa intaa ku daray in dadkan oo ay ba acsanayeen ciidamada ka hor inta aan la qaban ay gudaha u galeen guri aan ka fogeyn halka uu weer arku ka dhacay kaas oo laga helay markii ay ciidamadu gudaha u galeen ka badan 800 oo Liitar oo Qamri ah.
''Dableydan weerarka geysatay wey Sarqaan sanaayeen, guriga ay doonayeen in ay gabaadka ka dhigtaanna waxaa laga soo helay Qamri ka badan 800 oo Liitar, gaarigii ay wateen dableyda iyo kii ay Tab riibayaasha ku socdaalayeen labaduba ha dda waxaa ay ku jiraan gacanta Laamaha Amniga '' ayuu yiri taliye kuxigeenka Cii danka Booliiska Somaliland. Weerarka ayaa sidoo kale waxaa uu dhaawac ka soo gaaray qaar ka mid ah dadkii saarnaa gaariga oo la sheegay in dhamaantood ay ahaayeen Tariibayaal.
GALMUDUG OO SHEEGTAY IN ODAYAAL LA KULMAY SHABAAB KU SUGAN YIHIIN DHUU SAMAREEB
Ka dib kulan aan caadi aheyn oo habeen hore ay M/Dhuusamareeb ku
yeesheen G/wasiirada Galmudug oo uu shir guddoo minayay Madaxa Xukuumadda Maam ulka
Galmudug Ma xamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa looga hadlay Arrimo la xiriira
Amniga & Shir dib u heshiisiinta Gal mudug.
Wasiirka Wasaarad da Arrimaha Galm udug Gudaha Galmudug Dur aan Maxa med Samatar oo faah faahin ka bixin ayay qodobada ka soo baxay shirkaas ay aa sheegay inay qabaan walaac ku saabs an qabsoomida shirka dib u heshiisiinta beel aha dega deegaannada Galmudug.
Waxa uu sheegay Wasiir Duraan in qe yb ka mid ah Ergooyinka shirka dib u he shiisinta Galmudug ay tageen deegaano ay maamulkaan AlShabaab,isla markaa na ay la dhex imaan doonaan dhismaha Maamulka Cusub ee Galmudug,isla mark aana laga cabsi qabo in Xubno la Shaqee ya AlShabaab ay ka mid noqdaan Galm udug.
Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in si weyn looga hadlay amniga M/Dhuusam areeb oo uu sheegay in maalmihii la soo dhaafay dib u dhac ka jiray,waxaana la faray dhamaan Golaha Wasiirada Galm udug ay Shaqadooda si caadi ah u wat aan.
MADAXWEYNIHII 3AAD OO GOOR DHAW LOOGA DHAWAAQAY KISMAAYO
Afhayeenkii hore ee maamulka Jubba land Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa
lagu soo waramayaa in gar abka mucaaradka u doo rteen in uu noqdo mada xweyne,
taasoo ka dhig ay in muddo Labo cisho gudahood ah Jubbaland yeelatay ilaa 3madaxweyne
Marka laga soo tago doorashadii daraad ee Axmed Madoobe waxaa isna Kismaayo uga dhawaaqay in uu madaxweyne yahay Cabdirashiid Maxamuud Xidig oo ah xild hibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaali ya.
Kulan M/Kismaayo ka dhacay ayeey ta ageerayaashiisa iyo waliba qaar ka mid ah musharixiintii Isbadal Doonka waxaa ay ka ga dhawaaqeen in Cabdinaasir Seeraar yahay madaxweyne Jubbaland, waxaana muuqata in garabkii mucaaradka ee mu sharixiintii Isbadalka Doonka hadda labo garab u sii qeybsameen. Kismaayo ayaa u muuqata in ay cagaha
galisay khilaaf siyaasaded oo xoog leh,
waxaana arintan u eg tahay sanadkii 2013 oo Jubbaland yeelatay ilaa shan Madaxweyne oo iskood isku caleemo saaray.
MUSHARIXIINTII LA TARTANTAY MADAXWEYNE DENI OO WALAAC MUUJIYAY
WarSaxaafadeed ay soo saareen Mu shariintii Madaxweynaha Puntland ee la tartamay siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa ay Eedeyn kulul ugu jeediyeen Xu kuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Sic iid Cabdullaahi Deni.
WarSaxaafadeedka oo ka kooban Lix qodob ayaa wa xaa ay ka ga hadleen Arr imaha Amn iga,Dhaqaalaha Midnimada Puntland & khilaafka soo kala dhexgalay Madaxweyna ha Puntland & kuxigeenki isa.
HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA AY SOO SAAREEN MUSHARIXIINTII MADAXWEYNAHA PUNTLAND.
Annagoo ah siyaasiyiin iyo masuuliyiin u danqanaya Puntland, waxaan in mudda ah si dhow u la soconnay xaaladda Puntl and ay ku sugantahay dhinacyada Amn iga, Dhaqaalaha iyo tan Siyaasadda, mud addaas oo dhan indhaha uun baan kala so connay, annagoo raja ka qabnay in xaal adda wax laga baddali doono, laakin nas iib darro; waxay gaartay xaalad aan mar naba laga aamusi karin maxaa yeelay xil goonni ah ayaa naga saaran, maadaama aannu nahay kana mid nahay masuuliyiin ta u danqanaya dadkooda iyo dalkoodaba.
Shalay shacabkii waxay taaganyihiin xaa lad
aysan raalli ka ahayn sida xukuumad da hadda jirta wax u maamulayso, qabaa’ illadu
waxay bilaabeen si goonni, goonni ah ay aayahooda uga tashanayaan una
shirayaan, waxay taasi ka turjumaysaa sal uugga ay qabaan meesha uu gaarsiisan yahay,
waana arrin walwalkeeda leh oo Puntland midnimadeeda iyo wada nool aanshaheeda
khatar galin karta.
Xaaladda isfahanwaaga ee xukuum adda ka dhex aloosan ee ay la kowsatay haddana bannaanka u soo baxay iyo khil aafaadka siyaasadeed ee soo degdegay oo u dhexeeeya madaxweynaha iyo mada xweyne ku xigeenka Puntland waa mid iya duna walwalkeeda leh oo ku tusinaysa he erka habacsanaan iyo burburka dhinaca siyaasadeed ay Puntland la ildarantahay shalay.
Puntland waa dhul lawada leeyahay oo ay tahay qof kastoo innaga mid ah inuu bu uxiyo doorka iyo kaalinta ku soo aadda.
Si looga gudbo xaaladda Puntland ay ma rayso shalay xukuumaddaana ay u noq oto mid ka shaqaysa danaha Puntland oo iyadoo isla jaanqaadsan shaqeysa, waxa an kula talinaynaa qodobadaan hoos ku xusan:
Waxaa muqadas ah midnimada gobolada Puntland, iyo ilaalinta soodimaha/xuduuda ha ku astaysan dastuurka dowladda Pun tland. Waxaana waajib ku ah dawladda adkaynta ammaanka gobollada gacanta ku jira iyo soo celinta kuwa maqanba. Wax ay Puntland 21kii sano ku gashay jiritaa nkeeda dagaalo culculus oo badan oo ay naf iyo maalba u hurtay, oo ay ugu danbe eyeen kuwii sanadkii hore, cid goonniya oo Puntland ka tirsan kama geli karto wa anwaan iyo tanaasul, waxaana ugu baaq aynaa shacabka inay u midoobaan difaa ca dalkooda.
Waxaan ugu baaqaynaa Madaxda Puntland Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex taagan inay ku dhameeyaan wad ahal iyo isafgarad ayagoo u maraya xal inta khilfaadkooda si waafaqsan dastuurka oo aan dhanna looga leexan. Annaguana waxaan diyaar u nahay inaan dhexdhexa adinno.
Xukuumaddu waa inay ku mashquush aa danaha shacabka Puntland oo ah inay gaarsiiso adeegyada baahida badan loo qabo.
Xukuumadda waa inay la imaataa nid aam maaliyadeed oo daah furan si loo xoo jiyo kalsoonida shacabka iyo xukuuma dda, lagana saaro shacabka shakiga gal ay in shaqsiyaad ay hantidoodii u samayst een akoona goonniya oo iyaga u gaara ah.
Waa in dawladdu ka dhabeysaa gaarsi inta waddanka nidaamka xisbiyada badan ee (qof iyo cod), taasina waxay u baahan tahy la tashi salbaalaran iyo in waddada la qaadayo iyo hanaanka loo marayo uu noq daa mid siyaasiyiintu iyo beesha caalamka ee daneeyayaasha dalkeenna ay aqbali karaan.
Waa in la dhowraa xuquuqda biniaad maka iyo xorriyatulqowlka iyo madax ban naanida saxaafadda, wixii cabasha ah iyo kala duwanaansho aragtiyada siyaasade ed aan lagu wajihin cabsi galin iyo cabbu rin ee loo maraa waddo sharciya ee waa faqsan dastuurka waddanka u deggan.
SAXIIXAYAASHA BAYAANKA 1’AAD:
NO.
MAGACA
1.Dr. Aadan Maxamed Ciise Gaadaale
2.Jeneral Asad Cismaan Cabdullaahi
3.Daahir Mire Jibriil
4.Inj. Maxamed Cismaan CaliMaad
5.Maxamuud Cabdi Axmed (Garlibaax)
6.Jeneral Siciid Maxamad Xirsi
DHAMAAD,
MADAXWEYNIHII 3AAD OO GOOR DHAW LOOGA DHAWAAQAY KISMAAYO
Afhayeenkii hore ee maamulka Jubb aland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa la gu soo waramayaa in garabka mucaar adka u doorteen in uu noqdo madaxwe yne, taasoo ka dhigay in muddo Labo cisho gudahood ah Jubbaland yeelatay ilaa saddex madaxweyne
Marka laga soo tago doorashadii daraad ee Axmed Madoobe waxaa isna Kismaayo uga dhawaaqay in uu madaxweyne yahay Cabdirashiid Maxamuud Xidig oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soom aaliya. Kulan magaalada Kismaayo ka dha cay ayeey taageerayaashiisa iyo waliba qaar ka mid ah musharixiintii Isbadal Doon ka waxaa ay kaga dhawaaqeen in Cabdi naasir Seeraar yahay madaxweyne Jubbal and, waxaana muuqata in garabkii mucaar adka ee musharixiintii Isbadalka Doonka hadda labo garab u sii qeybsameen.
Kismaayo ayaa u muuqata in ay cag aha galisay khilaaf siyaasaded oo xoog leh, waxaana arintan u eg tahay sanadkii 2013 oo Jubbaland yeelatay ilaa shan Ma daxweyne oo iskood isku caleemo saaray.
AXMED MADOOBE OO BAAQ U DIRAY SHACABKA JUBBALAND
Madaxweynaha DGJ Axmed Maxamed Islaam ayaa shalay salaada Jimcaha boq olaal dadweyne ah kula tukaday Masaajid ka suuq weyne ee M/Kismaayo. Masaajid kan ayaa la dhisay Sanadkii 1942 iyadoo dib u dhis iskaa wax u qabso ah ay ku dhi seen dadweynaha reer Kismaayo 2017kii.
Madaxweynaha ayaa salaada ka dib dadweynaha kula dardaarmay inay is cafiy aan oo Midnimada Bulshada iyo wadajirk eeda ay tahay shay qaali ah oo loo baah an yahay in la xoojiyo.
Waxaa kale oo Ax.Madoobe uu bogaad iyay Culimada Magalada sida ay dadwey naha ugu dhiiri galinayaan kor u qaadista Barashada diinta Islaamka iyo inay gacma ha is qabsadaan Bulshadu.
TALIYE CABBAAS GUREEY”QOFKII AXMED MADOOBE KASOO HORJEESTA WAA ALSHABAAB”
Taliyaha Ciidamada XDS ee G/Gedo Korneyl Cabaas Ibraahim gureey oo fagaa ro kula hadlayay dadweyne ku sugan deg ,ada Ceelwaaq ayaa si cad u taageeray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Ma doobe. Waxa uu sheegay in Axmed Mado obe uu yahay hoggaamiye dalkan wax ba dan u soo qabtay,isla markaana uusan ah eyn qurbajoog wada baasaboor Ajnabi ah,sida uu hadalka u dhigay.
"Sow ma aha inan Axmed Madoobe ta ageerno,waayo ma ahan qurba joog oo la ptop ku hubeysan,waa nin dalka u soo ha lgamay ninka aan dooneynin waa AlShab aab dagaal ayaana naga dhaxeeya ayuu yiri Korneyl Cabaas Ibraahim gureey.
Hadalka Taliyaha Ciidamada XDS ee G/Gedo ayaa kusoo aadaya xilli doora sha dii ka dhacday M/Kismaayo ee dib loogu doortay Axmed Madoobe ay DFS sheeg tay inaysan aqoonsaneyn
SACUUDIGA OO LA
SHEEGAY IN UU AQOONSADAY BAASABOORKA SOMALILAND
Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa soo baxayay Warar sheegaya in dowladda Sacuudiga ay aqoonsatay Baasaboorka maamulka Somaliland xilli ay xun tahay maalgashiga dowladda Qatar ay ka bilowday Soomaaliya.
Warbaahinrta Caalamka ayaa qortay in loolanka u dhaxeeya Sacuudiga, Imaaraadka iyo Qatar uu Sababay in dowladda Sacuudiga ay si toos ah u aqoonsato maamulka Somaliland baasaboorka si ay Soomaaliya ugu caddaadiso joojinta xiriirka maalgashi ee dowladda Qatar.
Wargayska lagu magacaabo Daily Sabah ee ka soo baxa wadanka Turkiga ayaa maqaal uu qoray waxaa uu isbarbardhig ku sameeyay danaha dawladaha Qadar iyo Sucuudiga ee arrimaha Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in kadib markii dawlada qadar ay bilaawday maalgalinta dakadaha dalka, gaar ahaan Dekadda Hobyo uu Sacuudigu aqoonsaday baasaboorka Somaliland, Taas oo u muuqata mid dhaawac ku ah jiritaanka dalka.
Labada dal ayuu wargaysku tilmaamayaa in uu aad u wayn yahay danaha ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya
Somaliland ayaa dhawaan shaacisay in dowladda Sacuudiga ay Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha Somaliland ay Casuumaad rasmi ah ay u dirtay islamarkaana uu qeybgalay xajkii sanadkan.
Wargeyska ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Mas’uuliyiintii la socotay ay ku safreen Baasaboorka Somaliland taasoo dowladda Sacuudiga ay sheegtay in ay aqoonsatay.
SARKAAL KA TIRSAN SOOMAALILAND & CIIDAMO UU WATO OO KU BIIRAY PUNTLAND
Maamulka Puntland ayaa Jimcaha Shalay ah waxaa ay ku dhawaaqeen in Taliyihii Ciidamada Soomaaliland ee Aaga degmada Badhan ee Gobolka Sanaag & Ciidamo uu wato ay kaSoo goosteen Soomaaliland kuna biireen Puntland.
Afhayeenka Madaxtooyda Puntland Jaamac
Dabaraani ayaa sheegay in G/sare Guray Cismaan Saalax iyo dhammaan Ciidankiisii
ay kusoo wareegaan Puntland,isla markaana dadaalkaas ay bixisay Xukuumadda uu
hoggaamiyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.
"Xukuumadda Madaxweyne Deni waxaa ay ku Guulaystay in Cutubyadii Ciidan ee ku sugnaa Gobolka Sanaag ee ka amar qaadan jiray Somaliland lawada wareegto,waxaa ciidamadaas horkacaya Taliyihii Cidiamada Soomaaliland ee aaga degmada Badhan,waxana dadaal ku bixinay wareegidda taliyaha iyo ciidankiiisa ayuu yiri Jaamac Dabaraani”.
Taliyihii Ciidanka Soomaaliland ee Aaga Badhan
Sidoo kale Afhayeenka Madaxtooyada Puntland waxaa uu sheegay in tallaabadaan ay qaaday Puntland ay kaalin weyn ka geysteen Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Cali Xuseen, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka iyo Guurti Cabdullaahi Cabdi Ibraahim ayna uga mahad celinayaan.
Si kasbata Warkan kasoo yeeray Madaxtooyada Puntland eek u aadan inay soo goosteen Ciidamo ka tirsan Soomalailand oo uu hoggaaminayay taliyaha Aaga Magaalada Badhan weli Soomaaliland dhankooda wax war ah kama soo saarin.
HAWEENEY KU GEERIYOOTAY RABSHADO KA DHACAY DEGMADA CEELWAAQ
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in Shalay degmadaasi ay ka dhaceen rabshado u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda ee halkaasi ku sugan iyo dadka Shacabka ah.
Wariyeyaal ku sugan Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegeen in rabashadaasi ay ka mabeysay kadib markii Taliyaha Ciidanka Dowladda ee Gobolka Gedo Korneyl Cabaas Ibraahim Gurey uu goob fagaaro ah dadweynaha isagu keenay,isaga oo ka dalbaday inay taageeraan Axmed Madoobe oo markale loo doortay Madaxweynaha Jubbaland,hayeeshee tasi ay diideem.
Rasaas ayaa la sheegay in Ciidamada ay ku fureen dadka Shacab ah,kadib rabshad ka dhex bilaabatay Ciidamada iyo dadka Shacbaka ah,waxaana rasaasta ay Ciidamada fureen ku geeriyootay mid ka mid ah Haweenka ku nool degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Intii ay rabshadaha socdeen ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in la demiyay gebi ahaan Xarumaha shirkadaha Isgaarsiinta,hayeeshee haatan dib loo fasaxay,isla markaana xaalada degmada Ceelwaaq ay tahay mid degan.
KENYA OO WAR KA SOO SAARTAY DIB U DOO RASHADA MARKII 3AAD MADAXWEYNA HA JUBBALAND
Dowladda Kenya ayaa War ay soo saartay waxaa ay ku bogaadisay dib u doorashada markii saddexaad madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] kaddib doorashadii daraad ka dhacday Kismaaayo.
Qoaralka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka loogu baaqayo in ay la shaqeyso dowlad Goboleedka Jubaland, islamarkaana wixii kadhexjira ee khilaaf ahna wadahadal lagu wada xaliyo laguna dhameeyo.
Warkan ka soo baxay dowladda Kenya ayaa kusoo aadaya xilli warbaahinta dalkaasi qaarkood ay horay u qorayeen in dowladda Kenya ay taageereyso in dib loo doorto Axmed Madoobe, iyada oo sidoo kaledoorashadii daraad ee Magalada Kismaayo ay dowladda Federaalka Soomaaliya sheegtay inaysan aqoonsaneyn.
Kenya ayaa ka hor doorashada qoraal ay soo saartay waxaa ay uga digtay beesha caalamka in la faragaliyo hannaanka doorashada loo waday, madaama wakiilada beesha caalamka marar badan oo hore ku cel celiyeen in la saxo qaladaadka jira si loo qabto doorasho la wada ogol yahay oo fursad siineysa dhamaan musharixiinta.
Akhriso Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya :
WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA, FEDERAALKA IYO DIB U HESHIISIINTA XUKUUMADDA FEDERAALKA
Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay Doorashooyin kala duwan oo shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland.
Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa sheegtay In eysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Doora shada Xildhibaanada Jubbaland ay ku do orteen Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo mida musharixiinta Mucaar adka ay ku doorteen Cabdirashiid Maxa med Xidig.
Sidoo kale Wasaaradda ayaa tilmaam amtay in Doorashooyinkaas ay sameeye en shaqsiyaad kala duwan mid walba gaa rkiisa u sheegto Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.
Dhinaca kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa Walaac ka muujisay dhacdooy inka kasoo cusboonaaday M.Kismaayo ee ku saabsan, Isla Caleema saarka baalmar san habraacyada Doorashooyinka, Dastu urka iyo Shuruucda Dalka.
HOOS KA AKHRISO
Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUMTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 24-KA AGOOSTO 2019-KA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR AHNA DUQA MUQDISHO Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa u mag acabay Gud/G/Banaadir ahna Duqa Muqd isho inuu noqdo Cumar Max'uud Maxam ed Filish