
KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH Akhamiis 22-KA AGOOSTO 2019-KA
BANDHIGGA BUUGAAGTA MUQDISHO OO SANNADKII SHANAAD FURMAY
Waxaa Shalay magaalada Muqdisho si rasmi
ah looga furay Carwada buug aagta Muqdisho oo sannadkii shanaad oo xiriir ah
Muqdisho lagu qabanayo Maxam ed Diini oo ah agaasimaha Hay’adda New
Hirizom oo sannad walba soo agaasinta
bandhiggan oo hadal ka jeediyay furitaan Bandhigga ayaa soo dhoweeyay marti sha
rafta ka soo qeyb gashay bandhigga.
Ku simaha guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Ibraahim Cumar Mahadalle, Gu ddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo
wacyagelinta gobolka Banaadir Mar wo.Basmo Caamir, iyo masuuliyiin kale ayaa
khudbado ka soo jeediyay xafladda furitaanka Carwada oo saddex maalmood
Muqdisho ka socon doonta.
Wasiiru dowlaha waxbarashada Md.Ca bdiraxmaan
Jaabiri ayaa si rasmi ah u fu ray bandhigga shanaad buugaagta Muqd isho.
Halkudhigga sannadkan loo qaatay ba ndhigga
buugaagta Muqisho ayaa ah "Hel itaanka waxbarashad a” waxaana dhamm aan dood
cilmiyeedyada lagu soo bandhig ayo madasha looga doodayaa sida ugu fu dud ee
loo faafin karo kacdoonka akhris qoraalka.
Munaasabadda waxaa goob joog ka ah
qoraayaal Soomaaliyeed iyo kuwo shi sheeye oo dal iyo dibedba isaga yimid.
Maalinta Jimcaha oo uu soo
xirmi doono bandhigga ayaa la filayaa inuu soo xiro madaxweynaha dalka mudane
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
PAKISTAN OO QORSHEYNEYSA IN KHILAAF KALA
DHEXEEYA INDIA U GUDBISO ICJ
Wasiirka Arimaha Dibada ee Pakistan Shah
Mahmood Qureshi ayaa sheegay in kiiskaasi uu salka ku hayo ku xad gudub ka
xuquuqul insaan ka ee Hindiya ay ka geysaneyso aqlabiya da muslimiinta ee Ka shmir,
oo labada dal ay ku andacoonaya an inay si buuxda u leeyihiin maamulka gobolkaa
ka jira.
Pakistan ayaa Talaadadii sheegtay inay
muranka ay la leedahay Indiya ee ku saabsan Kashmir u gudbisay Maxkamad da
Caddaaladda Caalamiga ah, ka dib markii New Delhi ay ka laabatay maqaamk eedii
gaarka ahaa ee qayb ka ahayd gobol ka horaantii bishaan.
Isla markaana waxay si cadho leh uga
jawaabtay go’aankaas, waxay goysay ga nacsiga iyo iskuxirkii gaadiidkii waxayna
cayrisay safiirka Indiya.
Wasiirka arrimaha dibedda Pakistan, Shah
Mahmood Qureshi, ayaa u sheegay telefishanka ARY News TV Talaadadii in uu
go’aansaday inaan kiiska Kashmir gee yo maxkamadda cadaaladda.
"Go’aanka waxaa la qaatay ka dib mar kii la
tixgaliyay dhammaan dhinacyada sharciga,” ayuu yiri wasiirka arimaha dib adda
Pakistan.
Afayeen u hadlay wasaarada arimaha dibada
Indiya kama uusan jawaabin hadal kan
kasoo yeeray pakistaan. Indiya ayaa
beenisay in ay ku kacday xadgudubyo xa gga Xuquuqul Insaanka ah oo ka dhacay
Kashmir.
Xiisadaha ayaa cirka isku shareeray ka dib
markii New Delhi ay qodobka 370 ee dastuurka Hindiya ku oggolaatay in Kashmir
gaar u yeesho.
Markii la beddelay xaaladda Kashmir,
dawladda Raiisul Wasaaraha Hindiya Na rendra Modi waxay sidoo kale xaddiday
xorriyadda dhaqdhaqaaqa ee gobolka wa xayna jartey khadka internetka iyo khadka
taleefanka.
Indiya iyo Pakistan labaduba waxay xu kumaan
qaybo ka mid ah Kashmir ilaa xornimada
1947 Khilaafka ka taagan gob olka muslimiinta ku badan yihiin wuxuu ahaa goob inta badan ay ay ku dagaalam ayaan
labadaa dal iyadoo labadii dagaal ee
dhax maray labadaa wadan ay dhac een sanadihii sagaashamaadkii.
WASIIR BEYLE OO KA HADLAY HALKA AY
MAREYSO ARRINTA DEYN CAFINTA SOMALIYA
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda
FS Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Shalay ka warbixiyay habsami u socdka
Maaliyada ee Dalka.
Wasiir Beyle oo Shir Jaraa’id War baahinta
u gu qabtay M/Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kala duwan,waxaana ka mid ah
deymaha lagu leeyahay dowladda Soo maaliya iyo halka ay mareyso hannaanka deyn
cafinta.
Sidoo kale Wasiirka W/Maaliyadda ayaa ka
hadlay arrimaha dib-u daabicidda Shilinka Soomaaliga iyo howshiisii, Natiija dii
shirkii Washington,kaasi oo uu sheegay inuu guulo ku soo dhamaaday,Hantida Qa ranka
oo Wasaaradda Maaliyaddu ay tiro koob ku sameysay.
Isaga oo sii hadlaayay ayuu tilmaamay in
dowladda ay ka Go’an tahay inay hor mariso dib u habeynta dhaqaalaha Dalka,
taasoo muhiim u ah Dadkeenna iyo Dalke enna,waxaana uu u mahad celiyay shacab ka
soomaaliyeed ee sida joogtada ah u la shaqeeya, canshuurta bixiyay iyo kuwa
taageere intaba.
"Far
kaliya Fool ma dhaqdo” waxaa wa ajib nagu ah inaan si wada jir ah dhamma anteen
u wada shaqeyno horumarka dal ka”ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Maaliy adda XFS.
Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle.
C/QAADIR COSOBLE "HADDII MAS’UULIYIIN TA
SHALAY DHAGAHA KA FUREYSANAYAAN ARRINKA MUQDISHO,WAXAA IMAANEYSA IN DADKA
SHACABKA AY SOO BAXAAN”
Guddoomiyaha Xisbiga Ilays ahna Xil dhibaanad
ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soo ma aliya Cabduqaad ir Cosoble Cali
ayaa waxaa uu eedeeyay u jeediyay
Madaxda dowladda Soomaal iya.
Xildhibaan C/qaa dir Cosoble ayaa Ma daxda
dowladda ku eedeeyay inay dhegaha ka fureystaan arr inta Maqaamka Muqdisho oo
isaga horkac ayo arrinta Maamul loogu sameeynayo Gobolkaan Banaadir.
Sidoo kale Xildhibaan Cosoble ayaa Ca rrabka
ku dhuftay in shacabka Caasimad da ay isu soo bixi doonaan,isla markaana ay ku
dhawaaqi doonaan maamul ay door teen ayna raalli ka yihiin lana xisaabtama yaan.
"Dadka
Gobolka Banaadir degan waa dadka kaliya ee Shalay dowladda Dhexe ayaga ku
haayo, canshuur ku haayo, amni ku haayo, ciidan ku haayo, hadana looma oggolo
in Duq Magaalo iyo Guddoomiye Gobol soo doortaan, inta aan la gaarin ma qaam
Caasimad, caasumadda maxay no qonayee, anaga waxaa rabnaa Gobolka Banaadir inuu
yeesho Gole deegaan ay dadka soo doortaan ”ayuu yiri Xildhibaan Cosoble.
Si kasbata Xildhibaan C/qaadir Coso ble
ayaa kamid ah Mas’uuliyada siweyn u horboodaya in Maqaamka uu yeesho Go bolka
Banaadir,waxaana jeer dowladda uu ku eedeeyay arrimo uu uga hadlaayay arrinta
Maqaamka Gobolka.
KULAN DHEXMARI LAHAA TRUMP IYO RA’IIS UL
WASAARAHA DENMARK OO BAAQ DAY
Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa ka
baaqday kulan sii qorsheynaa oo uu la yaalan lahaa Ra’iisal Wasaaraha dalka
Denmark Mette Frederiksen.
Sababta ayaa la sheegay in RW-ha Denmark
ayna Madaxwey ne Trump kala haddli doonin suurto galnimada in Maray kanku uu
iibsado dhulka Greenland.
Fariin dhinaca twitterka
ayaa madaxweyne Trump uu ku yiri: "Denmarka waa dal gaar ah oo dad wanwanaagsan
leh, hase yeeshee, maaddaama Ra’iisal Wasaare Metter Frederiksen ayna daneynin
inay ka hadasho inaan Greenland
iibsano, xilli ka le ayaan dib ugu dhigayaa kulankii noo qorsheysnaa ee labo
toddobaad ka dib dhici lahaa.”
Trump ayaa xiliyadii dambe ka hadlay ey
fikradda in Maryakanku uu dalka Denm arka ka iibsado dhulka Greenland. Axaddii
toddobaadkan ayuu sheegay in Denmark ay dhulkaas leedahay, Maryakanka iyo
Denmarkna ay xulufo wanaagsan yihiin.
Madaxda dawladda Denmark ayaa dur badiiba
ka jawaabay oo sheegay in jasii raddu ayna iib aheyn.
MAAMULKA G/BANAADIR OO BILAABAY DIIN
WAAN GALINTA AQOONSIGA GURYAHA
Siihayaha Guddoomiyaha G/Banaadir ahna
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda G/Banaadir Md. Ibraahim Cumar
Mahad-Alla (Ibraahim Dheere) iyo Gudoomiye ku xigeen arrimaha Bulshada iyo
wacyi galinta Maamulka Gobolka Ban aadir Marwo Basma Caamir Axmed (jaktti) ayaa
Shalay si rasmi ah xarunta degma da Xamar Jajab ku daahfuray barnaamij uu
maamulka degmadaas ku hirgalinayo diinwaan galinta aqoonsiga guryaha.
Barnaamijkan uu hirgaliyay maamulka
degmada Xamar Jajab ayaa ah mid lagu xoojinayo diiwangalinta diriseenta iyo in
dhisma kaste oo dagmadaasi ku yaala loo sameeyo diiwaangalin sax ah iyo sidoo
ka le taargo lagu aqoonsan karo.
Mas’uuliyiinta ka tirsan Maamulka de gmada
Xamar Jajab iyo qaar kamid ah shacabka kunool de gmdaas ayaa ka qe yb galay
Xaflada la gu daahfuray Barn aamij uu maamulka Xamar Jajab ku hirga linayo diinwaan galinta aqonsiga
guryaha.
KENYA OO JABUUTI UGA ADKAATAY KURSI GII
GOLAHA AMMAANKA EE QM
Magaalada Addis Ababa ee Caasimad da dalka
Itoobiya ayaa Shalay waxaa la gu qabtay Codeyn dowladaha Kenya iyo Jabuuti ay
ugu tartamayeen kursiga Afrika ee Golaha ammaanka ee Q/Midoobey.
Dowlada Kenya ay aa noqoneysa mushar raxa
kaliya ee u taagan kursiga aan joogtada ahayn ee Afrika u geli doona tartanka
Kursig aas ka mida Golaha 10-ka dal ee aan joo gtada aheyn ee Golaha Amniga ee
2021-2022, iyadoo ay Kenya ka guuleysatay dal ka Jabuuti oo la tartamayey.
Codeyn Qarsoodi ah oo ka
dhacay xaru nta Midowga Afrika Shalay ayey wareegii labaad Kenya heshay 37 cod,
halka Jabu uti ay heshay 13 cod, iyadoo ay codeynta ka qeyb galeen 51 dal oo ka
mida 55-ka dal ee Afrika. waxayna Kenya sidaasi ku noqotay dalka kaliya ee
Afrika u sharxan tartanka ka mid noqoshada Golaha Amn iga ee Q/Midoobay.
Wareegii koowaad ee codeynta wax ay
Kenya weysay 3/2 codadkii loo baah naa, iyadoo heshay 34 cod, waxayna Jab uuti
markaasi hesahy 15 cod. Dhawaan ay ay aheyd markii DFS ay taageertay olola ha
dowladda Jabuuti ay kaga mid noqon laheyn Golaha Ammaanka Qaramada Mid oobey,ka
dib markii Madaxweyne Farmaa jo uu booqasho ku tegay dalka aan walaal aha nahay
ee Jabuuti.
AXMED MADOOBE OO KULAN LA QAATAY
XILDHIBAANNADA CUSUB EE JUBBALAND
Madaxweynaha dowlad Goboleedka
Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Ax med Madoobe ayaa Habeen hore casho sharaf u
sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.
Kulanka Cashada ahaa ayaa waxaa ku sugnaa
Guddoonka labaad ee Baarlama anka Jubbaland iyo inta badan Xildhiban ada ee
dhawaan lagu doortay M/Kismayo.
Axmed Madoobe ayaa Xildhibaanada iyo
Guddoonka Baarlamaanka kala hadlay sidii ay u dhici laheyn Doorashada Madax weynaha Jubbaland,isla markaana waxaa uu
kula dardaarmay inay si hufan Xildhib aanada u gutaan Waajibaadkooda shaqo.
Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa Mar kii
Saddexaad doonaya inuu noqdo Mada xweynaha Jubbaland,waxaana Doorasha da lagu
wadaa inay dhacdo 22-ka Bishan oo ku beegan maalinta Berri ah.
Ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa si weyn
loo adkeeyay,waxaan Magaalada laga xiray Cirka,dhulka iyo Badda, iyadoo na
heegan la geliyay Ciidamada maamulka Jubbaland.
ONLF: "WAAN KA QEYBGALEYNAA DOORAS HADA
HADDII AY XALAAL TAHAY”
ONLF ayaa dib ugu noqday M/Jigjiga
ka dib colaad muddo socotay Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya ayaa shir jaraa’id oo
ay ku qabatay magaalada Addis Aba ba, kaga hadashay mowqifka ururka siyaa sadihiisa
ku aaddan deegaanka Soo maalida iyo dalka Itoobiya.
Cabdiraxmaan Mahdi maadDey oo ah
guddomiyaha xisbiga ay ururka sameyst een ayaa sheegay in isbeddelka Itoobiya
ka socdo ay ku qanacsan yihiin, balse weli ay wax dhimman yihiin.
Nabadda iney qaataan waxa ku kallifay
ONLF ayaa heshiis la gashay
Itoobiya san nadkii tagay, ka dib markii uu Abiy Axmed uu ka saaray liiskii
ururada argagixisada, wuxuuna xilligaas ugu baaqay inay Itoob iya dib ugu
noqdaan.
"ONLF oo baaqaasi ka jawaabtay wax ay ku
dhawaaqday xabbad joojin iskeed ah”, ayuu yiri Cabdiraxmaan Maaddey oo
saxaafadda la hadlay.
"Isla-markiiba waxaa billaawday wadahad alladi
DF Itoobiya iyo Jabhadda ONLF. Waxaan
kala saxiixanay heshiis nabade ed, labada dhinacna waxay qaadeen talla abbooyin
muhiim ah si dagaallada loo soo afjaro.”
Guddoomiyaha Xisbiga ONLF ayaa sheegay:
"ONLF waxay markale halkan ka caddeyneysaa iney ka go’antahay marx aladaha
nabadgalyada, ayna sii wadeyso xuquuqaha shacabka Soomaalida iyo shu cuubta
kale ee Itoobiya si waafaqsan siy aasad nabadgalyo iyo dimuqraadiyad ku
saleysan.”
"Sidaa darteed ONLF waxay xoogga sa areysaa
xoojinta nabadglyada, maamulka suubban, dib u dhiska dalka iyo iney xaqiiji so
shacabka Soomaalida iney heleen xuq uuq buuxda oo ay iskood isku maamula an”,
ayuu yiri.
Ka qaybgalka doorashada soo socota
Ururka ONLF oo isu bedelay
xisbi siyaasa deed ayaa qorsheynaya in uu ka qeybgalo doorashada soocota ee
deegaanka Soom aalida ka dhici doonta sannadka soo soc da. Ciidammaddii ONLF ayaa dib ugu noq day
magaalooyiinka horraantii sannadkan
Cabdiraxmaan Mahdi maaddey
ayaa yiri: "ONLF waxaa ka go’an iney door muhiim ah ka ciyaarto marxaladda
nidaamka dim uqraadiyadda laga yagleelayo Itoobiya wa xayna si buuxda uga qayb
qaadaneysaa doorashada soo socota”.
Wuxuu tilmaamay inay rajeynayaan in codeynta
ay noqoto "mid si xaq ah u dhac da, oo Itoobiya oo dhanna nabad u hors eeda”.
Wuxuuna caddeeyay in ONLF aysan dooneyn
in doorashada dib loo dhigo. "Wa xaan dooneynaa iney doorashada xilligee da ku
qabsoonto. haddii ay dhacdo in door ashada dib loo dhigo, waa inay uga wac naan
karto uun si xisbiyada iyo jabhadaha mucaaradka looga qayb galiyo awood wax
qeybsiga dalka.”
Taageerada
ay ONLF u hayso Abiy Axmed
"ONLF waxay aaminsan tahay ra’isal wasaare
Abiy Axmed iney ka go’antahay in nabad waarta iyo isbeddel dimuqraadi yadeed uu
ka dhaco dalka Itoobiya,” ayuu yiri Cabdiraxman Maaddey.
"Sidaa darteed ONLF waxay si buuxda u
taageereysaa dadaalkiisa iyada oo diy aar u ah iney kala shaqeyso geeddi socod ka
dimuqraadiyadda,” ayuu yiri. Balse wu xuu ururka doonayaan in go’aannada sare
ee Itoobiya oo dhan loo gaarayo laga qey bgeliyo, waxna laga weydiiyo
hannaanada isbedelka.
Cabdiraxmaan Maaddey ayaa sheegay in
deegaanka Soomaalida uusan "door weyn ku lahayn go’aannada dowladda dhe xe” ee
Itoobiya.
"Waxaan dooneynaa in la kordhiyo door ka
go’aamineed ee uu shacabka Soomaa lida uu ku leeyahay dowladda dhexe gaar
ahaanna marka siyaasadaha guud ee dal ka la dajinayo,” ayuu yiri.
Nidaamka Federaalka
Mowqifka ONLF ayaa ah in
deegaanka So omaalida ee Itoobiya uu ka madaxbannan aado Itoobiya inteeda kale.
Balse Guddmo omiyaha Xisbigooda ayaa sheegay inay "a aminsan yihiin in
shucuubta Itoobiya ay dhiiggooda u soo daadiyeen in ay helaan Ismamullo si
sharci ah loogu aqoonsaday dastuurkii Itoobiya ee 1995”.
"ONLF
waxay dhowreysaa xuquuqaha asi dastuuriga ah ee ay ONLF taageerey so in la
helo”, ayuu yiri Maadey.
Wuxuu intaas ku daray "Nidaamka Fed eraalka
ee dalka Itoobiya ka jira ayaa ah midka dammaanad qaadi karo jiritaanka
qowmiyadaha iyo shucuubta dalka Itoobi ya.” "Marka isku day kasta oo lagu doonayo in nidaamkaas lagu burburiyo waxay
kee neysaa iney dalka Itoobiya oo dhan ay co laadaha dib uga bilawdaan.” Asigoo
ka ha dlayay waxa ay ila tahay in Soomaalida ay doonayaan, wuxuu yiri maadey :
"Shacab ka deegaanka Soomaalida oo mudda bad an lagu hayey xasuuq iyo gabood
fallo, wa xay marwalba taageerayaan nidaamka Fe deraalka iyo ismaamul madax
bannaan.”
"ONLF waxay aaminsan tahay
in nidaam ka dimuqraadiyadda ee ka hanaqaaday dalka Itoobiya inuusan
dhammeystirneyn, uuna u baahan yahay in wax badan laga beddelo, isla-markaana
si buuxda loo me el mariyo xuquuqaha dastuurka ku cad.”
"Waxaa kale oo ay aaminsan
tahay (ON LF) iney qowmiyadaha dalka u sinneen qaab dhismeedka federaalka iyo
hoggaa minta dalka. Waxayna rajeyneysaa in laga shaqeeyo sidii arrimahaasi wax
looga bad deli lahaa, loona meel marin lahaa sida u gu dhakhsaha badan”.
Xigasho:-BBCSomali
TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO
BOOQDAY BARIIRE
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soo maaliyeed
Daahir Aadan Cilmi oo ay wehli iyaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoog ga
Dalka ayaa booqday Degaanka Bariire oo dhawaan Al-Shabaab ay kala waree geen
Ciidanka xoogga.
Taliyaha Ciidanka dowladda ee ku sug an
Bariire ayaa Degaanka ku soo dhawe eyay
wafdiga Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka. General Daahir Aadan Cilmi ayaa intii
uu ku sugna degaanka waxa uu boo qday Difaacyada Ciidamada Xoogga dalka ku
leeyihiin Bariire , waxaana uu dalacsii yay taliyaha Ciidanka dowladda ee hadda
ku sugan degaanka Bariire.
General Daahir Aadan Cilm ayaa shee gay
in Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay dhismaha Ciidamada Xoogga dalka,
wuxuuna balan qaaday in dhamaan Ciid amada Xoogga dalka loo dhameystiri doo no
qalabkooda Millitari.
Waxaa
uu sheegay in uu Ciidanka ku bogaadinaayo sidda ay Al-Shabaab iska ga difaaceen
ka dib markii dhawaan ay ku soo qaadeen Weerar ka dhacay degaanka Bariire.
SUUDAAN OO YEELATAY
MADAXWEYNE KMG AH
Hogaamiyaha militariga Suudaan, Jan.
Cabdelfataax Burhaan ayaa Shalay loo dhaariyay madaxa dowladda kumeel gaar ka
ah ee Suudaan.
Waxaa uu hogaamin doonaa golaha maamulka
sare oo ka kooban lix qof oo rayid ah oo ka socda dhinaca m caaradka iyo afar
sarkaal oo militari ah saddexda sanno ee socota.
Sidoo kale xubanaha kale ee ka tirsan
dowladda kumeel gaarka ah ayaa Shalay xilka loo dhaariyay kaddib munaasabad la gu
qabtay aqalka madaxtoyada ee Suud aan.
Dhaarinta hoggaamiyeyaashan ayaa
imaaneysaa xilli dhawaan mucaaradka iyo militariga ay wada gaareen heshiis lagu
dhisayo dowlad kumeel gaar ah.
Waxaana sidoo kale lagu
wadaa in lasoo dhiso golaha wasiirada oo uu hogaamin doono ra’iisul wasaare
cusub.
Dowladdan cusub ayaa imaaneysa in ka
badan afar bilood kaddib markii xukun ka laga tuuray madaxweynihii Suudaan,
Cumar Al Bashiir oo dalkaas ka talinayay ku dhawaad 30 sanno.
AMMARKII MAAMULKA JUBBALAND OO KA
DHAQAN-GALAY KISMAAYO
Waxaa M/Kismaayo Shalay ka dhaq an-galay
ammar uu Habeen hore maamulka Jubal and ku xiray dhammaan goobaha laga soo galo
magaalada, haddii ay ahaan lahayd cirka, dhulka iyo badda.
Go’aankan ayaa im aanaya xilli maal inta be rri ah lagu wado in do oran shada madaxtinni mada maamulkaasi ay ka dhacdo M/Kismayo, iya doo weli uu taagan yahay khilaaf ball aaran oo keen ay in kooxaha mucaaradku ay iyagana ku dhawaaqaan in isla maalint aas ay door anayaan madaxweyne.
M/Kismaayo ee Xarunta G/Jubba da Hoose ayaa
waxaa siweyn looga dare em ayaa diyaar garoowga doorasha da,wa xa ana Kismaayo
ku sugan Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka oo goobjoog ka noqon doona
doorashada.
WASIIR FOWSIYA OO SHEEGTAY IN DALKA KA
JIRTO BAAHI KORONTO BAAQNA DIRTAY
W/Wasaaradda Taramarta & Khayra adka
Biyaha XFS Marwo.Fowsiyo Maxa med Sh. ayaa sheegtay in xilligaan dalka
Soomaaliya ay aad u yartay tamarta ama korontada,isla markaana aysan gaarsiis neyn
sidii loo baahnaa. Waxaa ay sheeg tay in baahi badan loo qabo in la helo Koronto,iyada
sheegtay in Koronta dalka hadda ka jirta aysan dabooli Karin baahida loo qabo
in la helo Ko ronto,kadib wixii ka dambeeyay burburkii dalka ee sanadkii 199 1-dii.
Shirkadaha qaar ee dalka ka
hirgeliyay Korontada ayay uga mahad celisay in baahi badan oo Koronto oo ay
qabeen Shacabka qeyb ka mid ah ay dabooleen,hayeeshee weli loo baahan yahay in
la heli koronto ku filan guud ah aan dalka Soomaaliya.
Hadalka Wasiirka Wasaaradda Tar amarta
& Khayraadka Biyaha XFS.oomaal iya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ay aa ku soo
aadaya xilli dalka ay ka jiraan shirkadda Koronto,kuwaas oo adeeg kor onto
siiya Shacabka Soo maaliyeed,hay eeshee la sheegaa in dhaqaalaha ku baxa ya ay
aad u farabadan yihiin.
JIGJIGA OO LAGU XIRAY XILDHIBAANNO
XASAANAD LAGA QAADAY
Labo xildhibaan oo ka tirsanaan jiray
baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soom aalida ee dalka Itoobiya ayaa xabsi la dhi gay
ka dib markii Dorraad laga qaaday xas anaddii, Sida uu BBC-da u xaqiijiyay Cabd
iwali Jaamac Ibraahim oo ah Xeer ilaaliya ha guud ee dowlad Deegaanka Soomaal ida
ee Itoobiya.
Xildhibannada xasaanadda laga qaad ay
ayaa la kala dhahaa Nasradiin Canab iyo Farxaan Cabdi Maajuun.
Baarlamaanka ayaa horey
dhowr goor isu gu deyay in xil dhibaannadaas xasaanad da laga qaaday balse
waysuurageliwe yday.
Waxaa lagu eede eyay falal
dambiyeedyo kala duwan oo ay ka mid yihiin kicin bu lsho iyo dad lalaayay, sida
uu baahiyay tel efeshinka deegaanka.
Waxaa soo eedeysay Xeer
Ilaaliyaha gu ud ee Itoobiya, waxaana la filayaa in dac waddooda lagu qaado
maxkamad ku taal la M/Addis Ababa, sida uu BBC-da u she egay Cabdiwali.
Xeer ilaaliyaha Dowladda deegaanka
Soomaalida wuxuu sheegay in ay jirto dac wado ay diyaarinayaan oo ka dhan ah
dad ka ay faderaalku dacwadaha ku soo ooga yaan. Xildhibaannada DDSI ayaa
kulankii kan ka horreeyay ku diiday xasaanad ka qaadidda 2dan xildhiba an."Wali
ma dhicin xildhibaanno xasaanad laga qaadayo oo intaas jiitanta, oo heerkan soo
garta oo ca ddaymo loo radiyo wali ma dhicin," ayuu yiri Gudoomiyaha
baarlamaanka Deegaan ka Somaalida Cabdi Maxamed Aadan.
"Guddiga baarlamaanka ee arrimaha
sharciyada ayaa waaxda caddaaladda wa ydiistay caddaymaha eedaymaha loo hays to
xildhibaannada, caddaaladdii waxay u soo direen dad khabiiro ah, way hor fariis
teen, su'aal walba sidii iyagoo maxkamad jooga ayay uga jawaabeen," Ayuu
intaas ku sii daray Gudoomiye Cabdi.
Madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar iyo masuuliyiin kale ayaa muddo sannad
KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH Akhamiis 22-KA AGOOSTO 2019-KA
RW KHEYRE OO XAFIISKIISA KU QAABILEY WAFDI KA SOCDA INGIRIISKA Ra'iisul Wasaaraha XFS, Md. Xasan Ca li Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay was iiru dowlaha arrimaha dowladda Ingiriiska u qaabishan arrimaha Afrika, Mr.Andrew Stephenson.