Jubbaland Oo Ku Dhawaaqday In Magaalada Kismaayo Laga Xiray Cirka,Dhulka Iyo Badda

0
Tuesday August 20, 2019 - 21:02:38 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland Oo Ku Dhawaaqday In Magaalada Kismaayo Laga Xiray Cirka,Dhulka Iyo Badda

    Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray ammaro Culus oo ku aadan sugida amiga inta ay socoto Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland. War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga amniga Jubbaland ayaa lagu dhawaaqay laga bi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray ammaro Culus oo ku aadan sugida amiga inta ay socoto Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland. War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga amniga Jubbaland ayaa lagu dhawaaqay laga bilaabo Maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 20-Bisha Agoosto in la xiray dhammaan xuduudaha Magaalada Kismaayo sida Cirka,dhulka iyo Badda. Sidoo kale Warka Guddiga ayaa waxaa lagu mamnuucay in garoonka diyaaradaha, Gaadiidka badda iyo barigga midna aan laso gali karin muddada lagu jiro doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Hoos ka Akhriso Warka kasoo baxay Guddiga amniga Jubbaland.Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in Khamiista soo socota ay ka dhacdo Doorashada Madaxtinimada Maamulkaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip