
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA LUULYO 2019-KA
Muuse Biixi oo amray Ciidamo in la gee yo deegaannadii lagu dagaaallamay ee G/Sanaag
Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Bii xi
Cabdi ayaa waxaa uu kulan deg deg ah la qaatay Saraakiisha Ciid amada kala
duwan ee Soomaaliland, isaga oo kala hadlayay dagaalkii ka soo cusboonaday tuu looyin
hoostaga degma da Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag.
Md.Biixi
ayaa Saraakiisha u sheegay in uu aad uga xun yahay dagaalada ka soo cus boonaaday
deegaanka Ceel-Afweyn,kaas oo ah mid soo lab laabtay,waxaana dagaalk aas inta
la xaqiijiyay ku geeriyooday 9 ruux 12 kalena ay ku dhaawacmeen.
Wararka
kulankaas oo Saxaafada ay di bad-joog ka aheyd laga helayo ayaa waxaa ay
sheegayaan in Madaxweynaha Soomaali land uu saraakiisha Ciidamada Millateriga
ku amray in si deg deg ah Ciidamo loo kala dhe xdhigo Maleeshiyadka ku
dagaalamay deeg aanka Duud-carraale oo ku yaalla Galb eedka G/Sanaag. Ciidamo
ka tirsan kuwa Soomaaliland ayaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay u
dhaqaaqeen dhinaca de egaanadii lagu dagaalamay, iyaga oo doona ya inay
maleeshiyaadkii dagaalamay kala dhex galaan kadib amarkii Madaxweynaha
Soomaliland Muuse Biixi Cabdi.
Dowladaha Soomaaliya & Turkiga oo kala Saxiixday Heshiis Cusub
Heshiis ayaa waxaa Dowladaha Soo maaliya
iyo Turkiga ay ku kala saxiixde en Magalada Ankara ee Wadankaasi Tur kiga, waxana
dowlad da Soomaaliya u saxiixay saf irka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Jaa
mac Cabdullaahi Ceydiid halka dowladda Turkiga uu u saxiixay mas’uul ka tirsan
Was aarada Maaliyadda iyo lacagta Turkiga.
Heshiiska ay wada galeen dowladaha
Soomaaliya iyo turkiga ayaa ku saabsan dhanka dhaqaalaha ,waxaana dowladda Tur kiga
ay sanadka kasta lacago ku kabeysaa Miisaani yadda DFS.
Wasiirka
Wasaaradda Maaliyadda XFS Md.Cabdiraxmaan Ducaalke Beyle ayaa bog aadiyay
Heshiiskaas,isaga oo dowladda Tur kiga uga mahad celiyay sida ay mar walba u
garab taagan tahay Soomaaliya.
"Waxaan halkaan uga mahad celinayaa
Shacabka iyo Dowladda Turkiga oo mar-wal iba Taageero la garab taagan Dowladda
iyo Shacabka Soomaaliyeed.Dowladda Turkigu waxay balan qaaday taageerada
Miisaaniy adeed ee Dalkeena oo joogta ah ayuu yiri Wasiir Beyle.
Dowladda Turkiga ayaa ka mid ah dowla daha
sida weyn u taageera Soomaaliya, wa xaana la xasuustaa gurmadkii weynaa oo ay
Shacabka Soomaaliyeed u fidisay Sanadkii 2011-kii xilligaas oo dalka ay ka
jirtay abaar ballaaran.
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Midowga Afrika
Shirkii Ururka Midowga Afrika ee aan Ca aadiga
ahayn ee ku saab sanaa sidii loo dhaqange lin lahaa Heshiiska Gana csiga Xorta
ah ee Afrika, ee la saxiixay sanadkii 2018, ayaa lagu soo gabagabeeyay M/ Nai mey
ee dalka Niger. Shirkan oo uu Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga
Caalamiga ah Md. Cabdulqaadir Axmed Cab di ku matalayay JFSoomaaliya ayaa waxaa
kale oo looga hadlay arrimo badan oo ay wa jahaysa qaaradda iyo sidii la isaga
kaashan lahaa dhinacyada siyaasadda, diblomaasiy adda, ka hortagga tahriibka,
colaadaha ka socda meelo kamid ah qaaradda iyo sidii loo hormarin ajendaha
2063.
Wasiirka oo khudbad ka jeediyay shirka
ayaa caddeeyay kaalinta ay Soomaaliya ka qaadaneyso horumarka Afrika iyo sidii
ay qayb uga noqon lahayd ganacsiga xorta ah iyo in la helo hab lagula tartamo
dunida.
Wasiir Cabdulqaadir
ayaa hoosta ka xarr iiqay in Soomaaliya ay kamid tahay dalalkii aasaasay Ururka
Midowga Afrika, muhiimad weynna ay u leedahay in la helo ganacsi xor ah oo ah
mid fursado maalgashi u furaya ganacsatada Soomaaliyeed oo ku baahsan daafaha
Qaaradda Afrika.
Wasiirka ayaa ka warbixiyay horumarka
Soomaaliya ay gaartay sanadihii u dambeey ay ee dhinacyada dhaqaalaha,
siyaasadda iyo nabadgelyada iyo in madaxbanaanida iyo midnimada Soomaaliya ay
tahay mid la ma taabtaan ah isaga oo ku boorriyay Ma daxda Qaaradda in
Soomaaliya ay ka fileyso in ay ixtiraamaan madaxbannaanideeda.
Maamulka G/Banaadir oo soo saaray Amarro dhanka Amniga ah
Ka dib kulan ay Muqdisho ku yeesheen
Guddiga Amniga ayaa waxaa ay kasoo saar een amaro dhina ca Amniga oo la farayo
qaar ka mid ah mas'uuliyi in ta Dowladda iyo Gaadiidleyda ku nuul M/ Muqdisho.
Kulanka
ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Eng Cabdi raxmaan Cumar
(Yariisow) iyo Xubnaha Gu ddiga Amniga Gobolka Banaadir,waxana kul ankaas uu
daba socday,kadib falal amnida rro oo ka dhacay Magalada Muqdisho.
Amarda laga soo
saaray Kulankaas ayaa waxaa Warbaahinta u sharaxay Guddoomi yaha Gobolka
Banaadir,waxaana uu sheeg ay in marnaba Magalada Muqdisho aan lagu arki karin
askarta ku labisan dareeska Millat eriga,waxaana qaar ka mid ah mas'uuliy iin ta
dowladda uu ka dalbaday inay joojiyaan ilaaladooda oo mararka qaar lagu arko
guda ha M.Muqdisho
Dhinaca kale Md.Yarospw ayaa digniin u
diray Milkiilayaasha gaadiidka sida bajaajta iyo gaadiiska kale,isaga oo
sheegay inay ga adiidkooda diiwaangeliyaan,isaga oo sheeg ay in ddka iska
iibiya gaadiidkooda u diiwa angashan dhibaatadii lagu geysta ay mas'uu liydooda
qaadi doonaan. Amaradaan ku saa ban dhanka amniga gaar ahaan in M/Muq disho aan
lagu arki Karin Askarta ku lkabis an dareeska Ciidanka Millateriga ayaa horay
waxa u soo saaray Wasiirka Amniga Sooma aliya,hayeeshee amarkaas uusan dhaqan
gelin.
FESOJ oo soo dhaweysay xukunka lagu riday askari boolis oo
Muqdisho ku dilay Sawir Qaade.
Isutagga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ
waxa ay soo dhaweyneysaa xukun ka shanta sano ah iyo bixinta magta ama diyada
100 geela ee lagu xukumay askari boolis ah oo si bareer ah u toogtay Wariye
Sawir Qaade ah oo u sha qeynay ay Telefish inka SBS kaas oo lagu magac aabi
jiray C/risa aq Iimaan Qaasim bishii July 2018kii.
1-da November 2018,
ayay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida xukun aan xilli gaa la shaacin waxa ay
ku rid ay Eedeys ane Cabdullaahi Axmed Nuur, kaas oo ay maxkamaddu ku heshay danbiga
lagu soo eedeeyay. ”
Kiiskan waxa aan daba soconnay in mu ddo
ah, waana Ilaah mahadii in la xukum ay askarigii dilay wariyaha isaga oo maqan,
wa xaan hey’adaha amniga DFS ka codsaneyn aa in ay gacanta ku soo dhigaan
dambiilaha si uu u maro xukunka lagu riday” Waxa si daa yiri Maxamed Ibraahim
Macalimuu , Xog hayaha Guud ee Isutagga Suxufiyiinta Soom aaliyeed ee FESOJ.
Marar dhawr ah ee xubnaha Isutagga Su xufiyiinta
Soomaaliyeed la kulmeen ,masuu liyiin ka socota laamaha amniga iyo wasiirad da
wasaaradaha ay quseyso ,waxana xiriir dhow aan la laheyn waalidka wariyaha la
too dtay bishii July 2018kii.
"Waa in la soo qabtaa oo sharciga la hor geeysaa
kuwa tacadiyada u geysta wariyay aasha ,si wadankeenna Soomaaliya uu uga baxo
liiska uu safka hore weli uga jira ee dalalka aan lala xisaabtamin kuwa gabood
fallada u geysta suxufiyiinta iyo shaqaalaha kale ee warbaahinta " Waxa sida
yiri Abaadir C/qaadir Cilmi Guddoomiyaha Isutagga Sux ufiyiinta Soomaaliyeed
FESOJee horey loo dhihi jiray NUSOJ
isaga oo intaa raaciyay in tani ay tahay tallaab horey loo qaaday.
FESOJ waxa ay dhanka kale cambaar ey neysaa
xukunka lagu riday wariye C/maalik Coldoon oo ah nin samafala ah ,kaas oo ma xkamadda
gobolka Maroodi Jeex ee Ha rgeysa ay ku xukuntay 3 sano bar xabsi ah.
FESOJ waxa ay rumeysan tahay, Xuk unka
xabsiga sadaxda sano iyo barka ah ee lagu riday wariye Coldoon waa mid lid di
ku ah xurrital qowlka iyo dimuquraadiya dda ,si daa awgeed waxa aan ugu baaqey
naa do wladda Soomaaliland in ay si dhaqso ah oo shuruud la’aan ah ay ku soo
sii deyso wariye Coldoon
Guddoomiye Mursal & Madaxweyne Laft agareen oo la kulmay Saraakiil
Ciidan
Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlam aanka
soomaaliya Amb Maxamed Mursal Sh/Cabdiraxmaan iyo Madaxweynaha Dow lad
Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicas iis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa
kulan la qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka darawiishta KG kuwaasi oo isugu jira
ciidan hadda tababar dhamaystay u baahan in la Qalabeeyo.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjo og
ahaa wasiiradaha wasaarada gaashandhi ga amniga mareynta iyo masiibooyinka, wa siiru
dowlaha xafiiska raisul wasaaraha, xild hibaano ka tirsan baarlamaanka
soomaaliya, wasiir ku xigeenka amniga KG ayaa warbixin ku aadan ciidanka ka
siiyey madaxda dowl ada dhexe iyo KG.
Wasiirka wasaarada gaashandhiga XFS Xasan maxamed amar dambe oo qeyb ka ahaa
wafdigii ku sugna degmada xudur ayaa dhankiisa sheegey in kan dowlad ahaan ay
ka jawaabi doonan baahiyaha haysta ciidan ka ku sugan gobolka bakool loona
dhamays tiri doona qalabkooda.
Madaxweynaha doDGK/S Md. cabdicasiis xasan
maxamed ( lafta gareen ) ayaa dhanki isa ciidanka kula dardaarmey inay ku
dadaal an sidii degmooyinka gobolka bakool ay uga xureyn lahayeen Al-Shabaab
kuwaasi oo dhi baato ba’an ay ku hayaan shacabka somaliy eed dowladiisan
muhiimad gooni ah ay siina yso sidii guud ahaan KG a looga saari lahaa.
GBS Md. Mursal ayaa
amaanay madaxwey naha KG sida ay uga go’antahay inuu wax ka qabto guud ahaan KG
waxaana uu ciidan ka kula dardaarmay inay ka shaqeeyen sidii Al-Shabaab looga
xureyn lahaa gobolka bak ool waxaana uu tilmaamay in kan dowlad ah aan ay
taageeri doonan sidii looga guuleys an lahaa.
Wasaaraddaha Dowladda Qaarkood oo la faray Dar-dargalinta
Qorshaha 2019-ka
RW/ku-xigeenka (XFS) Md. Mahdi Maxa med
Guul eed (Kha dar) ayaa Shalay gud doomi yay shir ay yee sheen gu ddi hoos aad ka
golaha was iirrada ee tubta hor umarin ta dhaqaalaha. Md. Qadar ayaa dhammaan
wasaaradaha ku jira tubta faray inay dardar geliyaan fulinta qorshayaasha u
degsanaa in ay sannadkaan ku qabtaan ee ay la saxiix deen Ra’iisul Wasaaraha
billaawgii sannad kaan 2019.
Shirka oo ay ka qeyb galeen dhammaan
wasaarahaha halbeegyada ku leh tubta hor umarinta dhaqaalaha ayaa looga hadlay
hor umarinta dhaqaalaha dalka, waxaana warbix inno looga dhagaystay wasaaradaha
maali yadda iyo ganacsiga. Wasaaradda maaliyad da XFS ayaa shirka kusoo
bandhigtay heer ka uu soo gaaray qorshaha daynta looga caf inayo dalka (SMP4).
Warbixin la xariirta iskaashiga ganacsi ee
Shiinaha iyo Soomaaliya ayaa sidoo kale la ga dhagaystay wasaaradda ganacsiga
iyo warshadaha XFS Intii uu shirku socday ayaa sidoo kale warbixin looga
dhagaystay guddi loo xil saaray heshiiska cusub ee dowladdu la gashay shirkadda
Al-bayrak ee maamu sha dekadda M/Muqdisho, iyada oo ugu da mbeyn lagu soo
bandhigay warbixin guud oo looga hadlay tubta horumarinta dhaqaalaha iyo sida
ay u socdaan halbeegyada guud ee sannadkaan qorshuhu ahaa in tubtu ay fuliso. Tubta
horumarinta dhaqaalaha ayaa qayb ka ah afarta tub qaran ee lagu salee yay sha qooyinka
qaranka si looga mira dhal iyo himilooyinka ummadda Soomaaliyeed
Tobanaan Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Masar
Ugu yaraan 12 qof ayaa Shalay ku geeri yootay
shil gaari oo ka dhacay Gobalka Giza oo dhanka Galbeed kaga toosan caasimad da
dalka asi ee Qaahira.Wargeyska Alahraam ee ay Dowladda Masar leedahay ayaa qora
y inay dad kaasi geeriyoode en, kadib, mar kii ay isku dhaceen 2 gaari nooca
Xamuul ka
Shilkaasi ayaa dhacay, kadib, markii Ga ari
Xamuul oo ay la socdeen 17 shaqaale Wershadeed uu ku dhacay gaari kale.
Shilalka Waddooyinka
ee dalka Masar ayaa la sheegay inay sii kordheen, iyadoo ay 3,087 qof ku
geeriyootay, 12,000 oo kalena ku dhaawacmeen shilal sannadkii hore ka dhacay
dalkaasi.
Warbixin kale oo ay
soo saartay Hay’ad da Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa la gu sheegay in
shilalkii gaadiidka ee dalka Masar ka dhacay sannadkii hore uu ka dhashay
khasaaro dhan 30 Billion oo Gen iga Masar, una dhiganta 1.8 Billion oo Dollar
Sarkaal Shabaab ka tirsanaa oo Ciidanka Dowladda isku soo dhiibay
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soom aaliyeed
ee Jubbaland ayaa soo bandhigay sarkaal
sare oo katirsaa Al-shabaab oo dha waan isa soo dhiibay. Taliska qeybta 43 Aad
ayaa sheegay in Sarkaal uu isku soo dhiibay CXD ee ku sug an Aaga jammaame.
Sarkaalkan oo lagu magacaabo Xuseen Xasan
ambeerwa ayaa Al-shabaab ka tirsa naa
muddo dheer, isagoo sheegay in Shab aab dhexdooda uu ka jiro Khilaaf aad u xoog
gan."Xuseen Xasan ambeer wa oo katirsa naa maleeshiy ada shabaab ayaa isku soo
dhiibay ciidanka xooga dalka qeebta 43aad ee ka howlgala nawaaxiga jamaame”ayaa
la gu yiri War kasoo baxay Ciidanka Xoogga dalka.Maalmihii ugu damb eeyay
Jubbaland ayaa soo bandhigeysay xubno ay sheegtay in ay ka tirsan yihiin Al-
Shabaab.
Odayaasha Cadaado oo oggolaaday in R/W Kheyrre ay la kulmaan iyo
sababta
Wararkii ugu dambeyey ee naga soo ga arayo
Magaalada Cadaado ayaa shee gayo inay halkaas Shalay dhan ka socde en kul an
xasaasi ah. Kulankaas ayaa wuxuu u dhaxeeyey Wasiir dowlaha howlaha guud iyo dib u dhi ska
Xukuu madda Soom aali ya & Oda ya asha Dhaqanka Ma galada Cada ado.
Kulanka oo uu ca suumadiisa lahaa Was iirka
ayaa wa xaa looga hadlay sidii sidii ay ula kulmi lahaayeen ra’iisul Wasaaraha
Soo maaliya. Wasiir Qoor Qoor ayaa Odayaasha dhaqanka ka dhaadhacsiiyey inay
ogolaad aan la kulanka R/Wasaaraha si ay ugu gu dbiyaan dhammaan cabashooyinka
ay qaba an iyo sida ay wax u rabaan.
Wasiir dowlaha howlaha guud iyo dib u
dhiska Somaliya Axmed Cabdi Kaariye (Qo orqoor) ayaa Odayaasha Dahqanka Cadaa do
ka dalbday inay muhiim tahay in ay R/W kala hadlaan tabashada ay qaba an. Waxaa
uu sheegay in dadka degan M/Cadaado ay xaq u leeyihiin inay soo bandigaan
cabasha dooda,waxaana uu Odayaasha Dhaqanka u soo jeediyay inay la kulmaan
Ra’iisul Wasa araha.
Ugu dambeyntii Odayaasha dhaqanka ay aa
qaatay talada uu wasiirka usoo jeediyey, waxaana durba la bilaabay
diyaarinta kulan dhex mari doono
Ra’isulwasaaraha iyo Oday aasha dhaqanka marka uu kasoo laabto Gaalkacyo oo uu
hadda ku sugan yahay.
Odayaasha dhaqanka M/Cadaado ayaa Dorraad
diiday inay la kulmaan R/ Wasaaraha Soomaaliya, iyaga oo sheegay in uu uu uga
baxay balan hore uu la galay.
R/w. Kheyre oo 15
berri ka badan ku sugan Galmudug ayaa weli ku guuleysan la’ inuu xaliyo
tabashada odayaal dhaqamayeedya da.
Taliyeyaasha Ciidammada oo
booqday Xerooyin Ciidan
Wafdi isugu Jira Wasiir Dowlaha Gaasha andhiga
iyo Taliyaasha Ciidanka Qalabka Sida ayaa Shalay Booqdey Xeryaya Ciida mada
dowladda ee ku yaalla Gudaha Magal ada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Taliyaha Xoogga S/Gaas Daahir Aadan
(Indha-Qarshe) ayaa Boqolaal Askari oo ka tirsan Ururka Guulwade ee Qaybta
21aad kula hadley Xarunta Bangiga ee Gudaha Gaalkacyo,waxa uuna ku Amaaney Ciida madaas isku dhafka ah Shaqada wanaags an ay ka qabteen Nabadgalyada M/ Gaalk acyo Tan
iyo Markii la aas’aasay.
Sidoo kale Saraakiisha ayaa soo martay
Xerada CiidankaBooliska Gaalkacyo , Xar unta
Daraawiishta, Xabsiga dhexe iyo Xarun ta Ciidanka Asluubta Wasiir Dowlaha WGDH
Md.Maxamed Cali Xagaa ayaa Ugu Dambe yn Amaaney Qaybaha kala duwan ee Ciidan ka
Amniga sida ay u Guteen waajibkooda iyo Nabada ka Muuqata magaalada Gaalka cyo
oo ah mid lagu diirsadey .
Wasiir Dowlaha
Gaashaandhiga iyo Taliyaa sha Ciidanka Qalabka Sida ayaa horay u te gay
Xerooyin ciidan oo ku yaalla Magaaloo yinka Dhuusamareeb, Cadaado, Balanballe
iyo Cabudwaaq.
Amiirad Sacuudi ah oo loo maxkam adey naayo fal la yaab leh oo ay sameeysay
Amiirad reer Sacuudi ah ayaa iyadoo aan
joogin goobta dacwadda lagu maxka madeynayaa magaalada Paris, ee Faransiis ka. Qareenka u doodaya amiiradda Xisa Bi nt
salman, ayaa sheegay inay tahay "bani ’aadan wanaagsan oo dadka kale aad u dar yeesha”,
kiiska loo haysta ee ah inay ilaalad eeda ku dalbatay in la garaaco qof u shaqe
ynayey uu yahay been-abuur.
Amiiradda ayaa maxkamad aysan goobj oog ka
ahayn lagu oogay magaalada Paris ee Faransiiska, iyadoo loo haysto inay qeyb ka
ahayd in la ciqaabo, isla markaana la af duubo muwaaddin dalka Masar u dhashay
oo u shaqeynayey.
Arrintan ayaa dhacday bishii September ee
sanakii 2016-ka. Wakaaladda waraka ee Reuters, oo aragtay dacwadda laga gudbiy ay
amiiradda ayaa sheegtay in ninka shaqaa laha uu boliiska u gudbiyay dacwad ah
in ila alada boqorka uu xirxiray, garaacay kaddib na uu ku qasbay inuu lugaha
ka dhunkado amiiradda, ka dib markii lagu eedeeyay inuu sawir kaga qaaday
telefoonkiisa gacanta.
Dhaawacyada soo gaaray shaqaalaha ayaa u
horseeday inuu shaqeysan waayo muddo sideed maalmood ah, siday sheegtay
wakaaladda wararka AFP.
Dacwadda ka dib ayaa la xiray ilaalada
amiiradda isagoo lagu eedeeyay inuu gayst ay jirdil, xatooyo iyo afduub.
Sida "eyga ayaa la ila dhaqmay”
Ninka dacwadda
gudbiyay ayaa boliiska u sheegay in Amiiradda ay sida "eyga ula dha qantay,
marka la garaacayay”, waxayna igu tiri ayuu yiri "waxaan ku bari doonaa sida
loola hadlo qof amiirad ah”.
Waxaa uu sheegay inuu sawir ka qaada nayay
guriga uu ka shaqeeyo ka hor intaan lagu eedeyn inuu doonayay inuu sawirrada as
ka iibiyo warbaahinta.
Amiira Xisa Warbaahinta
Sacuudiga ayaa waxay inta badan aad u amShalaya Amiirad Xisa, taas oo ay ku
tilmaamaan inay tahay samafale.
Sacuudiga iyo Faransiiska ayaa leh xiriir
wanaagsan, inkastoo Madaxweyne Emman uel Macron uu haatan difaacayo heshiiska
quwadaha waaweyn iyo Iran, kaas oo uu Maraykanka ka baxay.
Dhowr jeer oo hore ayaa qoyska reer bo qor
ee Sacuudiga lagu maxkamadeeyay dalka Faransiiska.
Sanadkii 2013-ka, waxaa lala wareegay
hantida Amiirad Maha Al-Sudeyri, oo ah xa aska wasiirkii arrimaha gudaha ee
hore, Nayf Bin Cabdilcasiis, si loo bixiyo deyn uu huteel ku lahaa oo kor u
dhaafayso $6m oo doollar.
Soomaaliya Iyo Yukrayn Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Muhiim Ah
Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga
gudaha ee Soomaaliya,mudane; C/naasir Si ciid Muuse , ayaa Dalka Yukurayn
(Ukrai ne), kula kulmay mas’uuli yiin ka tirsan hay ’adaha amniga ee Dalkaasi.
Wasiir C/naasir
Siciid, ayaa laamaha am maanka ee Dalka Ukraine kala hadlay sidii ay Laba da
Dal u yeelan lahaayeen xiriir cusub oo ku aaddan ka wada shaqaynta arr ima ha
nabad gelyada, baabi’ inta walxaha qarxa, Miino baarista, ka hor ta gga iyo la
dagaallanka Argagixisada.
Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale Dal ka
Ukraine kula kulmay, Jaaliyadda Soomaa liyeed oo u badan Arday wax ka barata
Jaa macadaha halkaasi ku yaalla, isagoo uga wa rbixiyay xaaladda guud ee Dalka,
horumarka ay gaartay Dowladda Federaalka, sida dha qaalaha, arrimaha Bulshada,
siyaasadda iyo amniga.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga
gudaha ee Soomaaliya, C/naasir Siciid Mu use, ayaa Soomaalida ku nool Ukraine
ku dhiirri geliyay in ay dib ugu soo laabtaan Dal kooda Hooyo, kana qeyb
qaataan dib u dhiska Dalka.
Shisheeye Ka Gudbi lahaa Xuduudka Soomaaliya Oo Maxkamad Lasoo
Taagay
2 Muwaadin oo Ugandese ah iyo mid u dhashay
Koongo ayaa beeniyey inay doona yeen inay u gudbaan Somaliya, balse waxay
qirteen inay si sharci-darro ah ku joogeen dalka Kenya.
3 Eedeysane oo lagu
kala magacaabo Abdu Rashiid Ssekajio, Kasereka Kanyama Adol pe oo u dhashay
dalka Uga nda iyo Shadrack Jacob wa xay Dorraad ka soo muuqd een Maxkamad ku
taalla Degmadda Mandera ee W/bari ee Kenya.
Eedeysanayaasha oo la soo qabtay bishii
hore ee June 23-dii waxay beeniyeen inay Saraakisi ha Boliska ka soo qabteen
iyagoo ka sii gud bi lahaa xuduudka Somalia.
Dhinaca kale, saddexda Eedeysane wax ay
qirteen inay ku fashilmeen inay Saraakii sha ku wargeliyaan, markii ay Kenya ka
soo galeen Barta Kontoroolka ee Degmadda Bu sia oo ku taalla xuduudka Kenya la
wadaag to dalka Uganda Si kastaba ha
ahaatee, Garsooraha Maxk amadda Mandera waxa uu dib u dhigay dac wadda
Eedeysanaya asha ilaa bisha soo soc ota ee August 8-da.
Madaxweynaha Jubbaland oo booqday Xero Ciidan kana hadlay dagaalka
Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubb aland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maan ta waxaa uu
booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubada Hoose,halkaas oo ay ku
sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Jubb aland. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Sarakiisha
kala duwan ee Ciidamada iyo xu bno kale ayaa halkaas khudbad ugu jeediy ay
Ciidamada Darawiishta Dowlad Goboleed ka Jubbaland,isagoo ku amaanay dadaalka
ay ugu jiraan xoraynta Dalka iyo sidii nabadg alyada ay usii adkayn lahayeen.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Amaan ka ka
jira Magaalooyinka waa weyn ay sald hig u yihiin Ciidamada ku sugan Deegaana da
fog fog ,waxaana uu intaas ku daray in dhamaan Shacabka reer Jubbaland ay ku
jiif aan oo ay yihiin halyeeyo naftooda u huraya daganaanshaha iyo Dowladnimada
Jubb aland
"Marwalba dadka Magaalooyinka joogaa
niyada ayay idinku hayaan sida aad naftiina ugu hurteen eed cadowga uga
hortaagan tih iin” ayuu yiri Madaxweynahu. Madaxweyna ha Jubbaland ayaa bilihii
la soo dhaafay wax aa uu waday dhoolatus Siyaasadeed,xilli dhawaan la filayo in
Magalada Kismaayo ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Jub baland.
Diiwaangelintii Ciidamada Degmada Bala nballe oo la soo
geba-gabeeyay
Waxaa guud ahaan la soo geba-gabeey ay
Habraaca Diiwaan Galinta Ciidamada Qal abka ee Soomaaliya oo maalmihii la soo
dha afay ka socotay Degmada Balamballe ee Go bolka Galgaduud. Xafiiska Habraaca
Diiwa an Galinta Ciidamada Qalabka sida ayaa ho wshaasi waday, kadib markii
Dowladda Soo maaliya ay heshiis la saxiixatay Ahlusunna oo ku biirtay
Galmudug,waxana ciidamadii Ahlusuna iyo kuwa Galmudug ay ka mid noq deen
Ciidamada xoogga dalka Soomaali yeed
iyo kuwa Booliska.
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA LUULYO 2019-KA
Ra'iisul wasaare Kheyre oo la kulmay Dhallinyarada Gaalkacyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo Dorraad gaaray M/Gaalkacyo ee xarunta G/Mudug aya kulan la qaatay qa ar kamid ah dhallinyara da ku nool mag aladaas.