
KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2-DA LUULYO 2019-KA
GUDDOOMIYE CABDI XAASHI OO SHIR UGA QEYB GALAYA MOSCOW
Shirka caalamiga ah ee horumarinta Baarlamaanada Adduunka ayaa Shalay ka furmay magaa lada Moscow ee caasim adda dalka Ruushka.
Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya u metalaya Guddoomi yaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Sooma aliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo xubno Senataro ah oo uu hoggaam in ayo.
Kulanka oo soco doona mudo saddex beri ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa dowrka Baarlamaanada Aduunka ee Na bada iyo Xasiloonida, Faqriga, Bii’ada iyo qodobo kale.
Waxaa jiri doona kulan gaar ah oo u dhaxeeya Ruushka iyo Africa loogana ha ddli doono xiriirka Baarlamaanka Ruush ka iyo kuwa Afrika.
SHAQAALE AJAANIB AH OO LAGU WEERARAY BERBERA
Warar ka imaanaya Magaalada Barbe ra ee waqooyiga soomaaliya gaar ahaan Dekedda Magaalada Berbera ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Shalay uu ka dhacay weerar khasaaro geystay .
Weerarka ayaa waxaa la sheegay in lagu qaaday Shaqaalaha Ajaanibta ee ka xoogsata Dekadda Berbera,isla markaana waxaa geystay Shaqaalaha muruq maal ka ee isla halkaas ka shaqeeya.
Sababta ay muruq maalka u weerare en Shaqaalaha Ajaanibta ah ayaa waxaa ay ku sheegeen inay tahay,kadib markii ay ka xoogeen shaqadoodii,waxaana ay sheegeen in aysan dooneyn in shaqo ay qaban karaan loo dhiibo dad Ajaanib ah.
Ugu yaraa 5 ruux oo oo kamid ahaa Shaq aalaha Ajaanibta ee ka xoogsata Dekadda Berbera ayaa la xaqiijiyay inay ku dhaaw acmeen weerarka,isla markaana waxaa la dhigay Isbitaalka ku yaalla halkaasi si xaal adooda Caafimaad loo dabiibo.
Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku dar ayaan in la xabsiga la dhigay xubno ka tirs an dadkii muruq maalka ahaa ee weerar ka ku qaaday Shaqaalaha Ajaanib ta,wax aana xiray Ciidanka Booliska Soomaali land.
ERDOGAN OO DIIDAY HESHIISKA QARNIGA
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tay yip Erdogan ayaa sheegay inay tahay "wax aan xitaa laga hadli karin" in Tukriga uu taage ero qorsha ha dhaqaalaha ee Mareykanka uu ugu talo-galay Falastiin.
Qorshaha Aqalka Cad oo shaaca laga qaaday toddobaad kii tag ay ayaa ku ba aqaya maal-gelin 50 bilyan oo dollar ah oo muddo 10 sano ah lagu sa meynayo dhulalka Falastiiniyiinta iyo dal alka Carabta ee deriska la ah. "Waa wax xitaa aan laga hadlin karin inaan arrintan u eegno si wanaagsan" ayuu Erdogan u sheegay weriyayaasha isaga oo saaran diy aarad uu kaga soo laabanayo shirka G-20 ee dalka Japan, sida laga soo xigtay wargeyska dowladda taageera ee Yeni Safak. Qorshaha Mareykanka ayaa la she egay in hadafkiisa uu yahay inuu hal mil yan oo shaqooyin ah u abuuro Falastiini yiinta. Qorshahan ayaa qeyb ka ah qorsh aha maamulka madaxweyne Trump uu u gu talo-galay Falastiin iyo Israel, kaasi oo loogu magac-daray "heshiiska qarniga."
Maamulka Trump ayaa si kastaba tus meey ey in qeybta siyaasadda qorshahan – oo la filay in shaaca laga qaado dham maadka sanadkan – uusan xusi doonin dal Falastiin, isaga oo ka tagaya siyaasad muddo soo jirtay oo Mareykanka uu aaminsanaa.
Maamulka Falastiiniyiinta iyo Kooxda Xamas ayaa labaduba diiday "heshiiska qarniga. ” Erdogan ayaa aad ugu ololeeya qadiyadda Falastiin, wuxuuna si aad ah uga soo horjeestay go’aankii uu Mareykan ka safaraadiisa Israel ugu raray magaala da Qudus.
Taliyihii BOOLISKA GAALKACYO OO QARAX KU DHAAWACMAY
Wararka laga helayo Magaalada Gaa lkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ay aa waxaa ay sheegayaan in qarax Khasaaro geystay oo halkaasi Shalay uu ka dha cay.
Jugta qaraxa ayaa waxaa siweyn loo ga maqlay Xaafado ka tirsan Gaalkacyo, isla markaana waxaa uu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah gaar ahaan NOHA.
Qaraxaasi ayaa waxaa lagu soo xiray gaariga Taliyaha Saldhiga Booliska Gaal kacyo Cawaale Nuur Roobe,isla markaa na waxaa ka soo gaaray dhaawac,waxaa na loola cararay Isbitaalka weyn ee Mag aaladaas,si halkaasi loogu daaweyo xaa ladiisa Caafimaad.
Sidoo kale Ciidamada Booliska Gobol ka Mudug ayaa waxaa lagu soo warama yaa in baaritaano kala duwan ay ka wada an goobta uu falka ka dhacay,iyagoona xi ray Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka ba xa goobta.
Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada qaraxaas lagu dhaawacay Taliyihii Saldhiga Degmada Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Galmudug
MASAR OO SOOMAALIYA USOO DIRTAY HAM BALYO KU AADDAN 1-DA LUULYO
Madaxweynaha Dalka Masar, C/fitaax Al-ziizi, ayaa hambalyo ku aaddan muna asabadda 1-da Luuliyo la wada agay Dowl adda iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Xogahayaha madaxtooyada Dalka Masar, Axmed Maxamed Ihaab, oo dhambaalkan ka siday Madaxweyne Al-ziizi, ayaa waxa uu la wadaagay madaxda Safaaradda So omaaliya ee Magaalada Qaahira.
Dowladaha Masar iyo Soomaaliya ay aa leh xiriir Walaaltinimo oo soo jireen iyo mid iskaashi oo dhinacyo badan leh.
JUBALAND & AMISOM OO KA WADA HAD LAY LA-DAGAALANKA AL-SHABAAB
Madaxweyne kuxigeenka 2aad ee Do wlad goboleedka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa Shalay M/Kism aayo waxaa uu kulan kula qaatay Saraakiisha Ciida mada Kenya eek u howlg alla Magaca AMISOM
. Kulanka ayaa waxaa goo bjog ka ahaa Xubno ka tirsan Xildhibaa nada iyo Wasiirada Jubbland,waxaana loo ga hadlayya ariimo ku saabsan Amniga Ju bbaland iyo dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Qodobada ugu muhiimsan ee kulanka looga hadlay ayaa waxaa kamid ahaa in ciidanka AMISOM iyo Jubbaland ay ka wada shaqeeyaan la-dagaalanka Al-shabaab iyo in si joogta ah ay u wada bilabaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.
AMAR LA Dul-DHIGAY SHIRKADAHA GANA CSI EE MAGALADA BOOSAASO
Taliska Booliska Gobolka Bari ee Ma amulka Puntland ayaa waxaa ay ammaro duldhigeen Shirkadaha Gan acsi iyo Goobaha Waxbara sho ee ku yaalla Guud aha an M/Boosaaso ee Gobolka Bari.
Amaradaas ayaa ku socda Ganacsata da Hotelada,Shirkadaha .Warshadaha Bar afka iyo Biyaha iyo Mamulayaasha Gooba ha Waxbarashada ee Boossaaso ayaa lagu wargeliyay inay soo diiwaan geliyaan Shaqaalahooda Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari G/Sare Xuseen Cali Ma xamud ayaa warbaahinta la hadlay ayaa ku amray Shirdaha Ganacsi iyo Maamula yaasha Iksuulada inay soo diiwaangeliy aan Shaqaalahooda. "Waxaa fareynaa Ma anta laga bilaabo mudo 15 Beri ah inay Shaqaalahooda soo diiwaangeliyaan Shir kadaha Ganacsi iyo Goobaha Waxbara sho ee Magalada Boosaaso cidii ka dhega adeegtana tallaabo sharci ah ayaan ka qaadeynaa ayuu yiri Taliye Xuseen.
QATAR AIRWAYS OO SHALAY DUULIMAAD KA BILOWDAY MAGAALADA MUQDISHO
Qatar Airways ayaa Shalay duulimaad keeda ugu horeeyey soo cagadhigtey gar oonka Caalamiga ee Aad an Cabdulle ee magaal ada Muqdisho.
Wasiiro, safiiro, iyo mad ax kale oo ka tirsan dowl adda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qey bgaley munaasabad kooban oo ka dhac dey garoonka, taas oo lagu daahfurayey laguna soo dhoweynayey duulimaadka cu sub ee Qatar Airways. Qatar Airways ay aa duulimaadkeeda (Doha-Mog-Doha) sa meyn doonta maalmaha Sabtida, Isniinta iyo Arbacada. Duulimaadka Qatar Airways ayaa ah mid muhiim ah isla markaana qeyb ka noqon doona duulimaadyada caal amiga ah ee dalka ka howlgala.
MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO U AMBA BAXAY JAMHUURIYADDA GUINEA
Madaxweynaha Somaliland, Md.Muuse Biixi Cabdi ayaa galab ta safar shaqo ugu baxay dal ka Jamhuuriyadda Guine a oo uu marti-qaad ras mi ah ka helay Madaxweyn aha dalkaa Prof.
Alpha Conde. Safarkan madaxwey naha oo qaadan doona maa lmo kooban waxa warbaahinta warbixin ka siiyey was iirka arrimaha dibeda iyo iskaashiga caa lamiga ah ee Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka mid ah xubnaha weftiga madaxweynaha ku weh elinayey safarkiisa. Wasiirka oo warbaa hinta kula hadlay madaarka Cigaal Interna tional Airport ayaa ugu horayn ka war bi xiyey safarka weftiga madaxweynaha Maa mulka Somaliland.
"Waxaanu Shalay halkan kaga amba bixi doonnaa wefti uu hoggaaminaayo ma daxweynaha Somaliland, weftigaas oo ca suumad rasmi ah ka helay madaxweyna ha Jamhuuriyada Guinea ee ku yaala galb eedka Afrika”
Xubnaha Madaxweynaha ku wehelin aya safarku waxay ka kooban yihiin was iirada arrimaha dibeda iyo iskaashiga caa lamiga ah ee Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), horumarinta maaliyada, Dr. Sacad Cali Shire, horum arinta Caafimaadka, Cumar Cali Cabdi laahi iyo Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada maamulka Somaliland iyo Dawl adda Federaalka Soomaaliya Marwo, Aadan Ismaacii.
DOWLADDA SOOMAALIYA OO U GUDBISAY KENYA ASHTAKO OO KA DHAN AH
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaa radda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somal iya ayey ku sheegtay inay Dorraad u yeereen Danjiraha Kenya u jo oga Somalia, Ambassador Lucas Tumbo, isla markaana ay gacanta ka saareen Qo raal Ashtako oo looga soo horjeedo Farr iin uu Xoghayaha Joogtadda ee Wasaar adda Arrimaha Dibedda Kenya, Macharia Kamau soo dhigay Twitter-kiisa bishii la soo dhaafay ee June 27-dii.
War-saxaafadeedka waxaa lagu shee gay inuu Qoraalkaas Twitterka xadgudub ku yahay Madax-bannaanida, Midnimad da iyo Xuduud-dhuleed ee Somaliya, isla markaana uu dhaawac xooggan u geysan karo Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhe xeeya Dowladaha Somalia iyo Kenya.
War-saxaafadeedka Wasaaradda Arr imaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somaliya waxa ugu dambeyntii lagu xu say inay Somaliya u taagan tahay deris-wanaag, Ixtiraamka labada dhinac iyo Isk aashi dhow oo lala yeesho dalalka deris ka, kana rajeynayaan Kenya sidaas oo kale.
DHIMASHO IYO DHAAWACYO KA DHASHAY DIBADBAXYADDA KA SOCDA SUUDAAN
Ugu yaraan 7 Dibadbaxayaal ayaa geeriyootay, in ka bad an 180-kalena wey dha awacmeen, kadib, mar kii la rasaaseeyey Dib adbaxayaal isugu soo baxay Xarumaha dhe xe ee Milliteriga iyo qeybo ka mid ah Waddooyinka caasimad da dalkaasi ee Khartuum. Dibadbaxayaa sha waxay doonayaan inay cadaadis ku saaraan Madaxda Golaha Milliteriga ee ka taliya dalkaasi inay Dowlad Rayid ah ku wareejiyaan Xukunka.
Ku-Xigeenka Madaxa Golaha Millite riga Ee TMC, Jeneral Maxamed Xamdaan Dagalo Waxa Uu Sheegay Inaysan Ciidd anka Ku Lug Lahayn Toogashadaasi, Wu xuuna Ku Eedeeyey Inay Shaqsiyaad Aan La Aqoonin Geysteen Toogashadda Lagu Dilay Dadka Rayidka Iyo Xubno Ka Tirsan Ciiddanka.Guddiga Dhakhaatiirta Suuda an Ee Gacan-Saarka La Leh Dhaqdhaqaa qa Dibadbaxayaasha Waxay Mar Sii Hor reysay Sheegeen In Ugu Yaraan 5 Qof La gu Dilay Dibadbaxyadda, Oo 4 Ka Mid Ah Lagu Dilay Magaalladda Ondormaan Ee Mataanka La Ah Khartuum.
Bishii la soo dhaafay ee June 3-dii, in ka badan 100 qof ayaa lagu dilay Dibadba xyo ka dhacay duleedka Xarumaha Dhexe ee Milliteriga ee magaalladda Khartuum
LA-YAAB:-NIN DOOR BIDAY INUU LA SEEX DO KUMANAAN MOBAYLO
Nin u dhashay dalka Turkiga oo khabiir ku ah farsamaynta Mobayladda ayaa la sheegay inuu 15-kii sano ee ugu dambays ay bilaabay inuu kaydsa do mobaylo wadartood guud dhan tahay 2,000 oo xabbo. Ninkaasi oo la gu magacaabo Ekrem Karagüdekoğlu, waxa uu deggan yahay Magaalada 2-aad ee ugu weyn dalkaasi ee Istanbul, waxa uu sheegay inuu seex do isla qolka uu ku kaydiyo noocyadda ka la duwan ee Mobayladda uu soo ururiyey 15-kii sanno ee la soo dhaafay.
"Waxaan ku kaydiyaa Mobayladda qol ka aan seexdo, waxay ila mid yihiin carruu rtayda, Dareenkayga jacaylak ee aan u qabo lama qiyaasi karo, lamana sheegi ka ro” ayuu yiri Farsama-yaqaankaasi.
Noocyadda Mobayladda uu kaysaday waxaa ku jira nooca asalka ee Mobaylkii loo isticmaalay Filimkii "The Matrix Reloa ded” ee caanka baxay sannadkii 2003-dii.
Farsama-yaqanka Mobaylada ee Ekrem Karagüdekoğlu waxa uu haatan kaydsad ay mobaylo uu sheegay inay qiimahooda guud gaarayo 2.5 million oo Euro, kuwa asi oo uu door-biday inuu barbar seexdo.
RW KHEYRE OO SHAACIYAY GOOBTA UU KA DHACAYO SHIRKA DIB U-HESHIISIINTA GALMUDUG
R/Wasaaraha XFS, Md Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabadda xu ska 59-aad ee maalinta xorriyadda goball ada Koonfureed iyo midnim ada Waqooyi iyo Koonfur ay aa shaaciyay in gogosha dib-u-heshiisiinta Galmudug ay taallo magaalada Dhuusa mareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa munaasabad da ka sheegay in magaaladu ay soo buuxi say shuruuddii ku xirnaya in magaaladu marti geliso gogoshaan muhiimka ah.
Mudane Xasan Cali Khayre ayaa uga mah ad celiyay madaxa fulinta Galmudug aqba laadiisa ku aaddan in ciidamada amniga dowladda federaalka Soomaaliya ay ka howl galaan magaalada Dhuusamareeb si ay awood ugu yeelato marti gelinta gogo sha dib-u-heshiisiinta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray hey’ad aha amniga dowladda federaalka Soomaa liya in sida ugu dhaqsiyaha badan uga ho wl galaan magaalada Dhuusamareeb si gogosha laga fidiyay ay ugu qabsoonto sida ugu habboon, looguna guulaysto dhi smaha Galmudug loo dhanyahay sal adag oo u adeegta dadkeeda iyo ummadda Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa deegaannada Galmudug mudda toddobaad ah ku joog ay safar shaqo oo uu ku doonayay in uu ku caawiyo reer Galmudug dhismaha dow lad gobaleed loo dhanyahay, sal adag, ka na shaqeeya danaha bulshada Galmudug iyo guud ahaan qaranka Soomaaliyeed.
FAAH FAAHIN:-KOLONYO AY LA SOCDEEN CIIDAMADA ITOOBIYA OO QARAX LALA EEGTAY
Wararka aan ka heleybo Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar sababay Khasaaro isugu jira dhim asho iyo dhaawac. Weerarkaas ayaa wax aa la sheegay inuu ka dhashay qarax mi ino ah oo lala eegtay Kolonyo ay la socd een Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo ku socdaalayay wadada xiriirisa Awdiinlle iyo Bardaale. Sidoo kale mid kamid ahaa gaadiidka ay la socdeen Ciidamada Itoob iya ayaa waxaa la tilmaamayaa inuu hale elay qaraxa,waxaana intaasi xiday dagaal saacado qaatay oo dhexmaray Al-shabaab iyo Ciida madaas.
Ugu yaraan 11 Askari oo Ciida mo Itoobiyaan ah ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen Qaraxa,isla markaana wa xaa ku dhaawacmay tirro kale oo Ciidan ah,kuwaasi oo loo qaaday dhanka Deg mada Bardaale ee Gobolka Baay ee Koon fur Galbeed Soomaaliya.
Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyad da weerarkii ka dhacay wadada xiriirisa Awdiinlle iyo Bardaale ee Gobolka Baay, waxaana ay sheegteen inay halkaasi ku dileen 11 Askari oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya.
Inta badan Al-shabaab ayaa weeraro kala duwan oo geysta Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay ku qa adaan Kolonyada ay la socdaan Ciidama da Dowladda iyo kuwa Itoobiya xiliyada ay ku socdaalayaan Gobolada dalka.
QM OO HAMBALYO U DIRTAY DOWLADDA SOMALIA, BALAN QAADNA SAMEEYSAY
Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbils an Soomaaliya, Jam es Swan, ayaa Dadka iyo Dowladda Soomaa liyeed ugu hambalye eyay munaasabadda Sanad-guurada 59-aad ee kasoo wareegatay madaxbanaani da Dalkeenna. "Hambalyo,
tani waaa Maalin aad ugu weyn dham maan Dadka Soomaaliyeed, ee kala jooga halkan iyo Dunida dacalladeeda, in-kastoo ay jiraan dhibaatooyin badan, haddana Shalay waa Maalin ay Dadka Soomaaliyeed ku faani karaan horumarka la sameynayo," ayuu yiri Md; Swan. Jam es Swan, ayaa intaa sii raaciyay in debaal deggani uu ku soo beegmayo xilli ay jirto fursad abuuraysa rajo laga qabo mustaq bal nabdoon oo barwaaqo badan. Wuxuu na sheegay in Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada caalamka ay si dhow ula sha qaynayaan Dadka iyo madaxda Soomaali yeed, si ay uga caawiyaan inay horumar ka gaaraan amniga, dhaqaalaha, maamul wanaagga, u wada dhamaansho iyo la tacaalidda baahiyaha arrimaha bani'aada nnimo. Qaramada Midoobay waxay u deb aabldegeysaa Sanad guuradan, iyadoo u ballan-qaadaysa Dadka Soomaaliyeed Garab-istaag Bilaha iyo Sanadaha soo so cda."ayuu yiri , Amb; Jam es Swan.
MUWAADINIIN TURKISH OO DA' AH OO AY CIIDDANKA KHALIIFA XAFTAR QABTEEN IYO DOWLADDA TURKIGA OO HANJABTAY
2 Muwaadin oo u dhalatay dalka Tur kiga ayaa lagu xiray Degmadda Ajad abiya oo 150 KM dhanka Waqooyi kaga to osan magaalada Banqa asi ee dalka Liibiya.
Amar ka soo baxay Khaliifa Xaftar ayaana la sheegay in lagu xiray 2daasi Nin oo Gana csato ah, kuwaasi oo muddo 20-sanno ah ku noolaa, kana shaqeysan jirey dalkaasi. Sidoo kale, Ciiddanka Khaliifa Xaftar wa xay amar ku bixiyeen in la wada xiro dha mmaan Maqaayadaha iyo Goobaha Gana csiga ee ay dadka Turkishka leeyihiin, in la la tirtiro Astaamaha iyo magacyadda Turkishka ee ku yaalla dhamaan goobaha ganacsiga iyo Waddooyinka. Dhinaca ka le, Wasiirka Difaaca ee Turkiga,Huluski Akarwaxa uu ku baaqay in la sii daayo Mu waadiniintooda ku xiran dalka Liibiya, ee ay Ciiddanka Khaliifa Xaftar gacanta ku hayaan. Wasiirka waxa uu ka digay inay Turkiga qaadi doonaan tallaabo milliteri, haddii aysan Ciiddanka Khaliifa Xaftar si degdeg ah u sii daynin dadka Turkishka ee ay gacanta ku hayaan oo tiradoodu gu ud gaarayso ilaa 8 qof.
SANNAD GUURADDII 59-AAD EE XORNIMADA IYO MIDEYNTA UMMADDA SOOMAALIYEED (QEYBTA-2AAD)
Qeybta 2-aad ayaa waxay ka bilaabananeysaa Bishii Oktoober 1949-kii: Mudane Cabdullahi Ciisi Maxamud oo ahaa Xoghayihii guud ee SYL markii uu tagay United Nations wuxuu baaq u soo jeediyey dhammaan Ummmadda Soomaaliyeed meel kast oo joogaan baaqasi oo ku sabsanaa in shacabka Soomaaliyeed oo ay halgan xoog leh u galaan si looga hortago qorshaha talyaaniga SFORZ –BEVIN iyo Daw ladda Ingariiska in Soomaaliya gacanta loo geliyo dawladda talyaaniga United Nation qorshahaasi way diiday, qorshahaasoo ujeeddooyinkiisa ugu waaweynaa u ahaa in talyaaniga ku andacoodday in gacanta loo geliyo Soomaaliya maadaama uu hanti fara badan ay u taalo isla markaasina si dhulka Soomaaliyeed uu u keeno ama u soo dejiyo dad talyaani ah si ay u noqoto Soomaaliya ay u noqoto habkii South Africa oo kale oo halkaasi ay ka dhashaan is dhex gal Ummadda Uoomaa liyeed iyo dad talyaaniga.
Allaha ha u naxriistee Cabdullahi Ciise wuxuu Ummadda Sooma aliyeed ku baraarujiyey in xooggooda ay isku geeyaan si qorshahaasi talyaaniga ee hagardaamadda badan lagu baajiyo oo looga hortago . Mar alla markii xisbiga ay soo gaareen baaqasi Cabdulllahi Ciise uu ka soo jee diyey New York , waxay 5-tii Oktoober 1949-kii la ga abaabulay bananbax weyn oo ka dhacay Dhax ag tuur , halkaasi oo ay ka dhacday mashaqooyin oo dhimasho iyo dhaawacba isku jiray, kuwaasoo ay geesteen askartii gumeysiga Ingriiska.
1dii April 1950kii Taliyaniga wuxuu Ingriska kala wareegay Mamulki dalka Soomaliya inuu dalka garsiiyo 10 sanadood gudahood dawladdnimo taam ah
12kii Oktobar 1954kii Waxaa
la gudoonsaday in Dalka loo sameeyo calan, kaasoo noociisa ah buluug oo dhexda
kaga taal xiddig cad oo shan geesoo ah, taasoo macnaheeduna yahay shanta
Soomaaliyeed.
1954-1958kii Waxaa la qabtay dorashooyinkii Golayaasha degaannada dalka oo dhan waxaa kaloo la abuuray gola ha sharci dejinta.
29kii April 1956kii Waxaa la qabtay doora shooyinkii siiyasadda lagu na soo doortay dalka oo dhan. Golahaasi wuxuu ka koobnaa 70 kursi. 60 ka mid ah waxaa loo qeybiyey Xisbiyadii tartamaysay , SYL waxay heshay 43 kursi , Xisbiya na 13 kursi , 10 kursina wa xaa loo qeybiyey ajaanibta dalka ku noolaa , (a) Talyaani 4 kursi (b) Carabta 4 kursi (c) Pakistan 1 kursi (d) Hindi 1 kursi , Xisbiga Dimoqaradiga 3 kursi iyo Xisbiga Midowga M 1 kursi . Golahaasi oo ahaa kii golaha shacabka ee la soo doortay waxaa Gudd oomiye ka noqday Mudane Aadan Cabdulle Cismaan.
7dii Maajo 1956 SYL Waxaa loo xilsaaray inay soo magacawdo Ra’ iisal Wasaare, Ra’iisal wasaarihii ugu horeyna waxaa loo soo magaca abay mudane Cabdullahi Ciise Maxamoud oo soo dhisay dawlad ka kooba Ra’iisal wasaare iyo 5 wasiir 1959 Cabdullaahi Ciis uu soo dhisay dawlad ka kooban Ra’ iisal Wasaare iyo 10 wasiir.
12 April 1960kii Waxaa la dhisay Ciidan Xoogga dalka Soomaaliy eed oo uu hogaaminaayay Allaha ha u naxriistee General Daa’uud Cabdulle Xirsi, khudbadii ugu horreysay ee uu soo jeediyey Allaha ha u naxriistee wuxuu yiri, " Shalay waxaa la aasaasay Ciidankii dalka daafici lahaa haddii cadaw ku soo gardarooda ama ku soo duulo
1da Luu liyo 1960kii oo aheyd maalintii xornimada iyo isku darkii koonfur iyo waqooyi. Golahii barlamaanka na wuxuu ka koobnaa 123 xubnood, koonfur waxay lahayd 90 xubnood waqooyina 33 xubnood . Shirkii ugu horreyey ee barlamaanka uu qabto waxaa ka soo qeyb galay 115 xubnood inta kale na way ka maqnaayeen , shirkaasi na waxaa si buuxda lagu doortay madaxweynihii ugu horeyey uu dalka yeesho wuxuu ahaa , Allaha ha u naxriistee Mudane Aadan Cabdulle Cismaan, waxaana Ra’iisal Wasaare u noqday Allaha ha u naxriistee Mudane Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
Somalian Prime Minister Abdurashid Ali Shermarke (R), and Somalian President Aden Abdullah Osman Daar (L), shake hands 26 June 1960 in Mogadishu Somalia. On 1st July, 1960 the Republic of Somalia was proclaimed. Abdirashid Ali Shermarke was the Prime Minister (from 12 Jul 1960 to 14 Jun 1964), when Aden Abdullah Osman Daar was President (from 1 Jul 1960 to 10 Jun 1967). Ali Shermarke was elected President 10 Jun 1967 and was assassinated 15 Oct 1969 by one of his bodyguard. AFP PHOTO (Photo credit should read -/AFP/Getty Images)
Sannadkii 1964kii Waxaa na dawladii labaad dib u soo dhisay Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xusein Bishii June 1967kii waxaa Madaxweyne loo doortay Muddane Cabdirashiid Cali Sharma’arke, oo soo magacaabay 15kii Luuliyo Ra’iisal Wasaare Allaha ha u naxriistee Mudane Ibraahim Cigaal oo soo dhisay dawladii seddexaad , balse nasiib darro waxaa noqotay in 15kii Oktoober 1969kii lagu dilay magaalada Laas caanood madaxweynihii dalka Mudane Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo booqasho ku maraayey Goboladda waqooyi , Dilkaasi ka dib 21kii Oktoobar 1969kii waxaa dalka qabsaday ciidanka {Golaha Sare ee Kacaanka Soomaaliyeed}oo uu hogaaminaayey Allaha ha u naxriistee Maxamed Siyaad Bare.
Sannadkii 1976kii waxaa lagu dhawaaqay Xisbiga Hantiwadaag Kacaanka Soomaaliyeed (Somali Revolutionary Socialist Party) muddo 21 sanadood ah ayaa dalka gacanta ku hayay xukun Military ah oo aaminsanaa mada’a hantiwadaaga cilmiga ku dhisan.
26kii Janaayo 1991kii oo ahayd maalintii ay burburtay dawladdii dhexe ee maamulkii Militariga oo u hogaaminaayey Jaalle Mahamed Siyaad Barre, ilaa iyo Shalay weli waxaa la la’yahay dawlad awood badan oo dalka oo idil maamuli karta.
Markii ay dawladdii dhexe ay halkaasi ka baxay shacabka soomaaliyeed waxaa ku habsaday musiibo oo ilaa iyo manta ay weli ka soo kabsan la’yihiin,halkaa soo haybaddii iyo sharaftii ay adduun weynaha ku lahaan jireyna ay burburtay , waxaanu ilaahay ka baryeynaa inuu dib u soo celiyo sharaftii iyo haybaddii ay lahaayeen shacabka soomaaliyeed.
Midnimadu waa awood , kala tagu na waa burbur sidaasi darted kala qaybsanaato waxay farxad gelineysaa gumeysiga soo jireyka ah ee cadowga ummadda soomaaliyeed iyo kuwa u adeega gumeysiga. Burburka iyo kala taga Shalay dalka ka jira waxay salka ay ku haysaa barnaamijkii gumeysiga oo ahaa qaybi oo xukun taasoo Shalay dalka uu ku dhaqmo nidaamka 4.5 oo dulmi ku dhisan iyo nidaamka cusub oo ah Federal oo ah nidaam lagu burburinaayo midnimadda shacabka Soomaaliyeed, taa soo ka tarjumeysa riyaddii gumeysiga uu ka tagay markii dalka laga xoreeyey , waxaa nasiib daro ah in gacamaha dadweynaha Soomaaliyeed lagu fuliyey burburka iyo kala taga Shalay dalka uu ku sugan.
waxaan ilaahay ka baryeenaa in ummadda soomaaliyeed dhibaadhatadda ku habsatay inuu ka dul qaado, dawladda Shalay jirta oo hal heeskeeddu yahay Nabad iyo Noolal waxaan leenahay in ay xoogeedda ay isugu geyso sidii dalka looga samata bixin lahaa dhibaatadda dalka ka jirta, isla markaasi na looga guuleysan lahaa cadowga kuwa guddaha iyo kuwa dibadda ba waxaana maamulka dawladda ka fileynaa in ay nabaddii iyo kala dambeyntii ay dib u soo celiyaan, waxaana dawladda Shalay jirta ka fileynaa in ay la dagaalamaan dulmiga iyo musuq maasuqa dalka naafeeyey, waxaana shacabka Soomaaliyeed la dardaarmayaa in ay dawladda gacan ku siiyaan sidii loo ciribtiri lahaa dulmiga iyo xatooyadda hantida dawladda, Shacabka Soomaaliyeed na waxaa looga baahan yahay in ay xil adag iska saaraan sidii dalka iyo dadka Soomaaliyeed loo babaadin lahaa halista ku soo fuud leh, isla markaasi na ay ka hor tagaan damac fog ee gumeysiga la damacsan yahay Shacabka Soomaaliyeed waxaa bahoon qof waliba inuu ogaadaa in uu xil ka saran yahay difaaca iyo badbaadinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed."Soomaaliyeed toos
Qore:
Abdulkadir Ali Bolay
Email:bollay@hotmail.com
Waxaana isku habeeyay C/laahi Ruush
MADAXWEYNE FARMAAJO OO UBAX DHIGAY TAALLADA DALJIRKA DAHSOON
Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Shalay ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, iyada oo Shalay loo dabbaal dagayo
maalamaha xorriyada. Madaxweyna ha ayaa dadka Soomaaliyeed ugu hambal yeeyay munaasabadda 26 ka Juun, isaga oo sheegay in ay tahay maalin weyn oo fa rxad leh oo dalkeena qeyb ka mid ah, ga ar ahaan Gobollada Waqooyi, ay xorriyad da ka qaateen gumeystihii ingiriiska. Mad axweyne Farmaajo ayaa shacabka Soom aaliyeed meel walba oo ay joogaanba ku guugaabiyay inay muujiyaan midnimo, wal aaltinimo iyo is jacayl, ayna ilaashadaan qarannimadooda. Munaasabadda ubax dhigga Taallada Daljirka Dahsoon waxaa goobjoog ka ahaa Taliyeyaaha Ciidamada Qalabkas ida ,xubno ka tirsan wasiirrada XFS, Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Du qa Muqdisho. Madaxweyne Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo ayaa u gudbay Garoo nka Kubadda Cagta Koonis ee Degmada Cabdicasiis halkaas oo ay isugu soo bax een kumannaan shacab ah oo ka qeyb qaadanayo Xuska 1-da Luuliyo.
LABA KA MID AH DOWLADAHA CARBEED OO FARRIIN U SOO DIRAY SOOMAALIYA
Laba ka mid ah dowladaha Carbeed ay aa Madaxda Dowladda Federaalka So omaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed wa xaa ay ugu hambalyeeyeen Munaasaba da 1-da luulyo,waxaana dowladahaas ay kala yihiin Cumaan iyo Sacuudi Carabiya. Warqad kasoo baxday Suldaan Qaboos bin Saciid bin Taymuur oo ah Suldaanka hoggaaminaya Suldaanada dalka Cuma an ayaa u rajeeyay Shacabka Soomaaliye ed inay nabad iyo Barwaaqo ku noolada an,isla markaana siweyn u xusaan malintii ay ka xuroobeen gumeystihii Talyaaniga.
Si lamid ah dalalka Burundi, Rwa nda iyo Canada ayuu ugu hambalyeeyay Shalay oo ku beegan maalintii ay xurnim ada qaateen,waxaana uu u rajeeyay Caa fimaad iyo horumar waara.
Dhinaca kale Boqarka dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdul Casi is ayaa warqad u soo diray Madaxweyna ha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali ya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo taas oo uu ugu hambaleynayo Munaasabada 1-da luulyo oo ku beegan markii Gobolada Koofureed ee Soomaaliya Xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaanga.
Boqorka ayaa Shacabka Soomaaliy eed u rajeeyay Amni Waara iyo xasilooni , Dadka Soomaaliyeed aan walaalaha nah ay,waxaana ugu hambaleeynayaa Mun aasabada 1-da luulyo aniga oo ku hadlaya Magaceyga iyo kana Shacabkeyga,wax aana leeyahay horumar iyo xasilooni ku waara ayuu yiri Boqor Salmaan.
Soomaaliya ayaa Habeen hore ilaa Shalay waxaa looga dambaal-degayaa Munaasa bada 1-da Luulyo oo ku beegan markii Gobolada Koofureed ee Soomaaliya Xorn imada ka qaateen Gumeystihii Talyaani ga, ahna israacii Gobolada waqooyiga iyo Koofurta Soomaaliya
SOMALIA
OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSI
_______________________
COFTA
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ay tahay calaamad ganacsi:
Aspen Global Incorporated, shirkad ku jirta shuruucda Mauritius under company number 078138, of GBS Plaza, Cnr. La Salette & Royal Roads, Grand Bay, Mauritius
waxaana loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:
Daawooyinka dawooyinka iyo caafimaadka xoolaha iyo walxaha.
OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad isticmaala calaamada ganacsiga ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xad gudbaya xuquuqda shirkaddaas
KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2-DA LUULYO 2019-KA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KUMANNAAN SHACAB AH KALA QAYB GALAY XUSKA 1DA LUULIYO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Md. Maxamed Cabdul laahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Garo onka Kubadda Cagta ee Banaadir Munaa sabadda Xuska 1-da Luuliyo