Somaliland oo amarro culus ka soo saartay ammaanka garoomadeeda (Dhageyso)

0
Thursday February 11, 2016 - 21:23:54 in Wararka by
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo amarro culus ka soo saartay ammaanka garoomadeeda (Dhageyso)

    Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ee iskeed uga go'aday Soomaaliya inteeda kale ayaa amarro culus ka soo saartay ammaanka garoomadeeda, kaddib markii uu soo baxay walaaca ay dalalka caalamka ka qabaan amni xumida ka jirta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ee iskeed uga go'aday Soomaaliya inteeda kale ayaa amarro culus ka soo saartay ammaanka garoomadeeda, kaddib markii uu soo baxay walaaca ay dalalka caalamka ka qabaan amni xumida ka jirta Soomaaliya.

Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid (Cadaani) oo u waramayay VOA-da ayaa sheegay inay adkeynayaan nabadgelyada garoomada ku yaala Somaliland, isagoona sheegay inay kontrol adag ka bilaabayaan dhammaanba garoomada.

Isagoo ka hadlayay dadka Muqdisho ka imaanaya ee ka soo degaya garoomada Somaliland ay si gaar ah ula soconayaan dhaqdhaqaaqooda, isagoona intaasi raaciyay inaysan jiri doonin hal qof oo sharci uga soo dega dhulka Somaliland.

Audio Player

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip