HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIALY NEWS PAPER EE MAANT OO AH ARBACO 5-TA JUUN 2019-KA

0
Wednesday June 05, 2019 - 11:42:58 in Wararka by
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIALY NEWS PAPER EE MAANT OO AH ARBACO 5-TA JUUN 2019-KA

    CIID MUBAARAK {CIID WANAAGSAN} Maamulka iyo Howadeenada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxaay Ummadaha Muslimiinta Meel kasta oo ay Da afaha Adduunka kaga kala sugan yihiin gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CIID MUBAARAK {CIID WANAAGSAN} Maamulka iyo Howadeenada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxaay Ummadaha Muslimiinta Meel kasta oo ay Da afaha Adduunka kaga kala sugan yihiin gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed




Ugu Hambalayeynayaan dhalashada maalmaha Ciidulfi driga oo shalayiyo maanta caalamka islaamka looga Da maashayo

waxayna Alle SWT u gu Baryayaan inuu Ciiddaan ciid eeda kale ku gaarsiiyo nabad iyo Barwaaqo, S siood kale waxay u rajeeyaan inta jirran uu alle caafiyo inta dhibaata da ku sugan alle uu ka dul qaado, Dhammaan shacuubta muslimiintana uu dalalkooda nabad iyo nagaadiin ugu dhi go, colaadaha ka aloosana nabad iyo degannaan ugu bed elo insha allaah dhammaan waxaan u rajeynayaa nabad iyo caafimaad taam ah. Dhan kale Akhristayaasha iyo Macaamiiseenna sharafta leh ee ku taxan wargesni si qa as ah ugu hambalyeynaynaa inagoo ku leh nagula ciida caafimaad san iyo nabad iyo nolol wanaagsan ins llaah KULLI CAAM WA ANTU BIL KHEYR

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BAAQ U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED

farmaaajoMadaxweynaha JFS, Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kas a oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciid ul Fidriga, isag goo Sa nadka an kiisa xigga u rajeey ey ina y ku gaa raan Caa fimaad iyo Nabad buuxda.

" Ummadda Soomaaliyeed meel walbo oo Caalamka ay ka joogaan, waxaan ku salaamayaa Salaanta Islaamka, waxaan leeyahay Hambalyo , Ciid wanaagsan, Cii Mubaarak, Alle waxaan ka baryeynaa Sa nadkaan kiisa xigga in uu nagu gaarsiiyo Caafimaad iyo Nabad buuxda” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu Madax wey ne Farmaajo ugu baaqay inay caaw iyaan kiisa aan awoodin in uu ka qeyb qa ato far xad Ciidul fidriga,waxaana uu Alle ka bar yay in Bishii Soon ee la soo soo may uu Al le ka aqbalo.

MADAXDA QARANKA OO SHACABKA SOOM AALIYEED LA WADAAGAY HAMBALYADA CIIDDA

Iyadoo Shalay magaalada Muqdisho si weyn looga ciiday munaasabadda Ciidaul Fitriga ayaa madaxda Qaranka waxaa ay boqolaal dadweyne ah Salaadda Ciida ay kula oogeen Masjidka Isbaheysiga ee ma gaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gola ha Shacabka ee Baarl amaanka fede raal ka Jamhuuriyad da Soom aaliya,raiiusl wa saara ha Dalka Mudane Xasan Cali Kha yre,madax kale oo ka tirsan Do wldda, xu bnaha golayaasha kaladuwan ee dowl adda ayaa si wad jir ah boqolaal dadwe yne ah ugala dukaday sa laadda Ciida Ma sjidka Isbah eysiga ee M/Muqdisho.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaaliya mudane cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa dhankiisa sha cabka Soomaaliyeed la wadaagay dabaal dega ciida,isagoo u rajeeyey in ilaahay uu dhibta ka saaro,sanadkan sanadkiisana auu ku gaarsiiyo guul iyo barwaaqo. Ma daxdan ayaa shacabka Soomaali ye ed dhamaantoodi ugu hambalyeeyey da baal dega munaasabadda ciidul fitriga, maad aama ay guteen waajibaadkii alle uu saar ay,isalamarkaana waxaa ay u rajee yeen umadda Soomaaliyeed in ilaahay uu dhib ta ka saaro.

Guud ahaan Soomaaliya iyo muslimiin ta kale ee dunida kunool ayaa waxaa ay oogeen salaada cida meelo kaal duwdu wan,iyagoo farxadda isala wadaagayay, maadaama ay dhamaatay bishii barakey sanayd ee Ramadaan.

DABAAL DEGGA CIIDDA EE MUQDISHO

Xilli muslimiinta ay Shalay u dabaalde gayaan munaasabadda Ciiddul Fitriga, mu slimiin badan ayaa saaka saaladda Ciidda ku tukaday mee lo kala duwan oo ka tirsan Soo m aaliya.

eid mubarakCaasimadda Muqdisho ayaa Shalay si weyn cii dda looga ooggay ,iyadoo masaajid ka Isbaheysiga ee Magaalada Muqdisho ee Dalka Soomaa liya shacabka kula tukadeen.

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baar lamanaka Soomaaliya,ra'iisul wasaaraha Xasan Cali Khayre,madax kale oo ka tirs an dowladda,xubnaha golayaasha kala du wan ee dowladda ayaa si wad jir ah bo qolaal dadweyne ah ugala dukaday salaa dda Ciida Masjidka Isbaheysiga ee magaa lada Muqdisho.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa dha nkiisa shacabka Soomaaliyeed la wadaag ay dabaal degga Ciidda,isagoo u rajeeyey in ilaahay uu dhibta ka saaro,sannadkan sanadkiisana uu ku gaarsiiyo guul iyo bar waaqo.

Madaxdan ayaa shacabka Soomaali yeed dhammaantood ugu hambalyeeyeyd aal degga munaasabadda Ciiddul fitr iga,maaddaama ay guteen waajibaadkii alle uu saaray,isalamarkaana waxaa ay u rajeeyeen umadda Soomaaliyeed in ilaah ay uu dhibta ka saaro.waddooyinka waa weyn ee caasimadda ayaa bandhigyo wa xaa ku sam eeyay ciidanka banboyda iyo kuwa booliska, halka uu guddoomiyaha G/Banaadir uu dadweyne badan kula hadlay taallada Daljirka Dahsoon oo xilliga dad weyno badan ay ku sugnaayeen.

MUNAASABADA CIIDDA IYO MAGAALADA BELEDWEYNE

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ee Shalay sida weyn looga oogay munaasabada Ciidul Fidriga, iyadoo subaxnimadii hore ee Shalay dad ku isugu soo baxeen fagaarayaasha waa weyn ee magaalada, halkaa oo ay ku tuka deen si wada jir ah Labada Rakco ee Sa laada Ciidda.

Dadka ayaa Salaada kaddib isugu ham balyeeynayay erayo ay ka mid ahaayeen [KuluCaam Wa Antum Bikheyr) iyo Ciid Wanaagsan iyaga oo Alle ka baryay in uu ka aqbalo Cibaadada bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Gaar ahaan Carruurta ayaa la arka yay iyaga oo siweyn uga damaashaadaya dariiqyada magaalada, waxaa sidoo kale aan meesha ka marneyn ehelada is boo qanaya si ay isugu marxabeeyaan farxada maalinta Ciidda. Si la mid ah magaalada Beledweyne ayaa siweyn looga Ciiday degmooyinka kale ee gobolka Hiiraan, gaar ahaan degmada Buulaburte.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA CIIDAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDANKA X. DALKA

tubtaMadaxweynaha J.F.Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdu llaahi Farmaajo ayaa salaadda ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoog ga dalka Masjidka Dugsiga Tababarka ee Jeneraal Goordan.

Salaaddii ciidda kaddib, Madaxweyna ha ayaa goob fagaare ah kula hadlay Cii danka waxa uuna ugu hambalyeeyey mun aasabadda Ciidul Fidriga, isagoona xasuu siyey muhiimadda uu ciidanku u leeyahay dib u soo noolaynta dawladnimada Soo maaliya.

"Qof kast oo ku biira ciidanka waxa uu naf tiisa u huray dalkiisa iyo dadkiisa, waa na sharaf iyo waddaniyad tan ugu sarre ysa. Waxaad raadineysaan waa inaad soo celisaan dalkeenna haybadiisa iyo sharaf kiisa.” Ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dhallin yaradan u istaagay difaaca dalkooda ay ka tarjumayso rajada weyn ee aynu ka qa bno dib u soo celinta qaran Soomaaliyeed oo ka tilmaaman Gobolka iyo Caalamka ba.

Dhankooda, geesiyaasha uu Madaxwe ynuhu la ciiday ayaa muujiyey dareenkoo da ku aaddan in hoggaanka dalku ay la qaybsadaan farxadda ciidda, waxa ayna la wadaageen erayo ay ku muujinayaan sida ay uga go’an tahay difaaca dalka iyo xaqiijinta amniga.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarree ye Gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa isaga na Madaxweynaha la wadaagay dadaal lada ballaaran ee ku aaddan dhismaha Cii danka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ta yeyntooda.

Raaisul Wasaare Kuxigeenka Xukuuma dda Mudane Mahadi Maxamed Guuleed, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarree ye Gaas Daahir Aadan Cilmi iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa ka mid ahaa ma suuliyiinta la socotay Madaxweynaha ee farxadda Ciiddul Fidriga la qeybsaday cu

tubyadan ka tirsan Ciidanka Xoogga dal

MADAXWEYNAHA MAAMULKA HIRSHABEELLE OO KU BAAQAY DIB U HESHIISIIN

waareMadaxweynaha Hirshabelle Dr Maxa med Cabdi Waare ayaa sha cabka Soo maaliyeed gaar ah aan Bulshada Reer Hirsh abelle meel kasta oo ay joo gaan ugu hambalyeeyay muna asabad da CiidulFidriga.

Madaxweynaha ayaa sheegay in bishii Ramad aan ee khey rka badneyd uu Ilaa hay dadka naxariis ba llaaran u fidiyo, loo na baahan yahay shacabka Soomaali ye ed iya goo taas ka shidaal qaadanaya inay is caf iya an, isu naxariistaan, isuna gar gaaraan mu naasabadda Ciidul Fidriga aw geed.

"Ilaahay ha inaga aqbalo Soonka iyo ci ba addada kale ee aan la nimid bisha Ra ma da an, shacabka Soomaaliyeedna Ilaa hay ha sii yo raxmad, nabad iyo caddaa lad, Inagoo ka faa’ideysaneyna munaasa baddan weyn ee kheyrka leh, waxaan Dadka Soomaaliyeee u gu baaqayaa in ay ka shaqeeyaan dib u he shi isiinta, nabad ku wada noolaansho si gaar ah bulshada Hirshabelle waxaan ugu baaqayaa in ay ka digtoonaadaan dagaalada macnaha aan laheyn oo la xiriira qabiilka maalin walbo in dhiig loo daadiyo dagaallo qabiil ma ahan mid ka turjumeysa hiigsiga aan hiigsaneyno, waxaan ku baaqayaa in la joojiyo dagaal bee leedyada ku soo noq noqday deegaanada Hir shabelle” ayuu yiri madaxweyne Waare.

Dr Maxamed Cabdi Waare madaxwey na ha Hirshabelle Ayaa si gaar ah ugu hamb alyeeyay ciidamada Boliiska Hirsha belle iyo Guud ahaan Ciidamada Qalabka Sida ee ka howlgala deegaannada Hirsha belle ee hab een Iyo maalin u taagan u qid meynta bulsh ada iyo xaqiijinta Amniga, sidoo kale dhalin yarada Deegaanka ee macawiisleyda ee u istaagay la dagaalada Alshabaab oo muuj inaysa geesinima doo da ayuu sidoo kale mad axweynaha dham baal hambalyo u diray.Ma daxweynaha ayaa ugu dambeyn shacabka Soomaa liyeed Ilaahay uga bar yey in ciiddan ciid deeda kale ay ku gaaraan , nabad, horum ar ,barwaaqo iyo midnimo.

GALMUDUG OO KULAN DEG DEG AH UGU BAAQ DAY MADAXDA MAAMULADA

xaaf-696x464War saxaafadeed kasoo baxay Madax tooyada maamulka Galm ud ug ayaa kul an deg deg ah la isugu yeeray Madax da maamul goboleedya dda xu bnaha ka ah dowl adda dhe xe ee Soomaa liya si loo ga hadlo Xaa ladda dalka.

War kasoo baxay Xaf iiska Madaxwey ne Xaaf ayaa lagu shee gay in dowladda Soom aaliya ay ku fashil antay dhammaan waxyaab ihii loo idmad ay oo qeyb ka yihiin dagaalka la gu jiro AlShabaab iyo in ay dooneyso burbur inta Nidaamka Federaal ka ee dalka ka jira. Kulankaan ayaa ka dhici doona Magaa lada Dhuusamareeb ee Caasimadda Gal mudug, waxaana sidoo kale beesha Caal amka ay ugu baaqday in ay il gaar ah ku heyso Xaaladda Soomaaliya.

Maamulka Galmudug ayaa eedeyn ad ag u jeediyay dowladda dhexe ee Soom aaliya, wa xaana ay sheegeen in ay duu la an kusoo qa adeen maamulka Galmudug ayna ka jart een dhaqaalihii loogu tala galay.

Galmudug waxay si diiran u soo dhawey nay saa magacaabidii Ergayga gaarka ee cusub ee Qaramada Midoobay u qaa bilsan Arrim aha Soomaaliya kaasi oo Ma dax ka noqon do ona howlgalka QM si loo dar dargaliyo dadaa lada Nabadeynta iyo qarandhiska Soomaal iya.

Galmudug iyo dowladda dhexe ee Soo maa liya ayaa waxaa ka dhaxeeya Khilaaf xooggan oo sababay in ay xiriirka u jaraan dowladda dhexe ee Soomaaliya.

AXMED MADOOBE”GORGORTAN KAMA GALE YNO AMNIGA JUBBALAND

madooweMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubb aland Axmed Maxamed Islaam ay aa dad wey ne iyo masuuliyiin ka la du wan ma anta salaa da ciidul fidriga kula tuka day M/ Kismaayo.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa u gu horayn guud ahaan umada Soo maali yeed ugu hambalyee yay munaasa badan weyn isagoo ugu baaqay inay is ca fiyaan oo gacmaha ay is qabsa daan.

Madaxweynahaha ayaa sidoo kale ka had lay marxaladahii burburka lahaa ee da lku uu soo maray isagoo xusay in Soo maalida ay u nugul yihiin wax duminta iyo in hantida umada la burburiyo taas oo wa daniyada iyo dal jacayl ka aan sal ku la hayn wuxuu intaas ku daray in burburkii dalka laga dhaxlay kala daadsanaan iyo sharciga oo aan la aaminin.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in Do wla dnimada Soomaaliya ay tahay wax ad ag in dadka sharciga lagu hago balse san adahii dhawaa wax badan ay isa soo bad alayeen in kasto qaybaalada ay wali tahay caqabad weyn oo aan laga gudbin.

Dhinaca kale wuxuu sheegay Madax weyn ahu in Siyaasada dalka aanay fadhin oo wax badan ay khaldanyihiin isagoo xu say in Mada xda Dowlada Federaalka ah aanay war badan ka haynin dhibkii looso maray Dowladnimada iyo isku haynta Qa ranka sida ay qiyaamka u tahay.

Dadweynaha ree Jubbaland Ayuu isa goo sii hadlaya Madaxweynahu ugu baa qay mid nimo iyo wadajir isagoo sheegay in doora sho oyinka dhawaan dhacaya ay tahay in la ila aliyo Dastuurka iyo sharciga Jubbaland u yaala taas oo ah waxa Dowl adnimadeenu ay ku dhisan tahay.

Gudiga Xuduudaha iyo doorashooyinka ayuu Madaxweynahu sheegay in cidii da mac uu ku jiro ay marto iyo shuruucda kale ee Jub baland u yaala balse aan la aq balaynin fara galin isagoo si gaar ah u xu say in warqadii dhawaan ay soo saartay Wasaarada Arimaha gudaha aysan ahayn wax Jubbaland u yaala.

Arimaha Amniga ayuu xusay Madaxwe yna hu in aan marna gorgortan laga galay nin oo ay tahay in qof walbaa uu wixii shar cigu u ogo lyahay uu maro.

Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayuu Ma daxweynahu ugu baaqay in ay kasoo dhala alan doorkoda hogaamineed iyo ka odayaynta danaha umada iyo wadajirka.


BOGGA CAYAARAHA


LIISASKA AFARTA XUL QARAN EE UEFA NATIONS LEAGUE KU TARTAMAYA

Nations-League-324x160Afarta xul qaran ee Portugal, England, Netherlands iyo Switzerland ayaa ku jira diyaar garowgii ugu danbeeyay ee afar dhamaadka tartana xulalka qaramada Yurub ee UEFA Nations League kaas oo markii ugu horaysay wareegiisa afar dhamaadka la ciyaari doono.

Goolhayayaasha: Jack Butland (Stoke City), Tom Heaton (Burnley), Jordan Pic kford (Everton)

Difaaca: Trent Ale xa nderArnold (Liver pool), Ben Chilwell (Leicester City), Joe Gomez (Liverpool), Michael Ke ane (Everton), Ha rry Maguire (Leicester City), Danny Rose (Tottenham Hotspur), John Stones (Manchester City), Kyle Walker (Manchester City)

Khadka Dhexe: Dele Alli (Tottenham Hotspur), Ross Barkley (Che lsea), Fabian Delph (Manchester City), Eric Dier (Tottenham Hotspur), Jordan Henderson (Liverpool), Declan Rice (West Ham)

Weerarka: Harry Kane (Tottenham Hotspur), Jesse Lingard (Man chester United), Marcus Rashford (Manchester United), Jadon Sancho (Borussia Dortmund), Raheem Sterling (Manchester City), Callum Wilson (Bournemouth)

Liiska 23ka Xidig Ee Xulka Qaranka Portugal Ee Semi Finalka UEFA Nations league:

Goolhayayaasha: Beto (Göztepe), José Sá (Olympiacos), Rui Patr ício (Wolverhampton Wanderers)

Difaaca:João Cancelo (Juventus), Nélson Semedo (Barcelona), José Fonte (LOSC Lille), Pepe (Porto), Rúben Dias (Benfica), Raphaël Guerreiro (Borussia Dortmund), Mário Rui (Napoli)

Khadka Dhexe: Danilo (Porto), Rúben Neves (Wolverhampton Wanderers), William Carvalho (Real Betis), Bruno Fernandes (Sporting CP), João Moutinho (Wolverhampton Wanderers), Pizzi (Benfica)

Weerarka: Bernardo Silva (Manchester City), João Félix (SL Ben fica), Gonçalo Guedes (Valencia), Rafa Silva (Benfica), Cristiano Ron aldo (Juventus), Diogo Jota (Wolverhampton Wanderers), Dyego Sou sa (Braga)

Liiska 23ka Xidig Ee Xulka Qaranka Switzerland Ee Semi Finalka UEFA Nations league:

Goolhayayaasha: Yann Sommer (Mönchengladbach), Yvon Mvo go (Leipzig), Jonas Omlin (Basel)

Difaaca: Manuel Akanji (Dortmund), Loris Benito (Young Boys), Nico Elvedi (Mönchengladbach), Michael Lang (Mönchengladbach), Ke vin Mbabu (Young Boys), JacquesFrançois Moubandje (Toulouse), Ricardo Rodríguez (Milan), Fabian Schär (Newcastle)

Khadka Dhexe: Edimilson Fernandes (Fiorentina), Remo Freuler (Atalanta), Xherdan Shaqiri (Liverpool), Djibril Sow (Young Boys), Ren ato Steffen (Wolfsburg), Granit Xhaka (Arsenal), Denis Zakaria (Mön chengladbach), Steven Zuber (Stuttgart), Noah Okafor (Basel)

Weerarka: Josip Drmić (Mönchengladbach), Haris Seferović (Benfica), Albian Ajeti

MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALIA XASAN SHEEKH OO BAAQ U DIRAY MADAXDA DOWLADDA

Xasan-Sheekh-1Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa Madaxda Dow aldda FS iyo dowlad Gobol eedy a da waxaa uu ugu baaq ay inay xaliyaan khil aaf ka siyaasadeed ee ka dhaxeeya.

Waxa uu sheegay in kulamadii ka dhacay Garoowe ay ahaayeen dadaal,isaga oo ku bogaaday Maamulka Puntland oo gogo shaas dhigay,hayeeshee uu sheegay in isfaham waagii dhacay aysan aheyn inay meesha ku dhamaatay.

Waxa uu ugu baaqay madaxda Dow ladda Federaalka inay dadaal ku bixiy aan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka la dhaxe eya Madaxda Dowlad goboleedy ada,isla markaana kii carooda ay soo celiyaan.

Hadalka Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh ayaa kusoo aada ya xilli weli uu jiro khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaal iya iyo Dowlad Goboleedyada ka jira dalka.

DAWLADDA SOMALIYA OO SOO DHOWEYSAY QARAARKII KA SOO BAXAY GOLAHA AMAAN KA EE QM

MAAREEYE QMDawladda Soomaaliya ayaa soo dho wysay Qaraarkii Golaha Am aanka ee QM ee ka soobax ay dha waan.

Dawladda Soomaaliya wa xay soo dhoweynaysaa Qar aarka Golaha Amaan ka ee QM ee tirsigiisu ya hay 2472 (2019) ee ka soo baxay kulankii Golahu yeeshay 31 May 2019.

Mahadcelin: Waxaanu u mahadcelina ynaa Golaha Amaanka ee QM, Hay’adaha QM, AMISOM, AU, EU iyo dhamaan Dawl adaha taageera dibusookabashada, dhi smaha Dawladnimada iyo horumarka Soo maaliya.

Ammaan: Waxaanu ku amaanaynaa Golaha Amniga ee QM taa geerada joogta da ee ay u muujiyaan Dawladda iyo shaca bka Soomaaliyeed, iyo ilaalinta Qaranima da, xaduudaha, wadajir ka iyo midnimada Somalia.

Soodhoweyn iyo Xoojin: Waxaanu mar labaad soo dhoweynaynaa oo xoojinay naa soojeedinta Golaha Amaanka ee Qa ramada Midoobay ee la xiriirta:

1Muhimada ay Soomaaliya u leedahay in hay’adaha Dawladda ee heer Federaal iyo heer Dawlad Goboleed ka wadashaqee yaan degganaan Siyaasadeed oo saha sha in la dedejiyo dhismaha Ciidan Qaran iyo hirgelinta qorshaha kala guurka amni ga (transition plan) ee masuuliyada Ami nga dalka kula wareegayaan hay’ada ha amniga Soomaaliya.

2In la xoojiyo xiriirka iyo wadashaqey nta ka dhexaysa Dawladda dhexdeeda (D awladda Federaalka ah iyo Dawlad Gob oleedka),QM,AMISOM,AU,EU iyo Dawla daha daneeya ari maha Soomaaliya si loo dedejiyo oo loo dhameystiro dhismaha Qa ran iyo Dawlad nimo Soomaaliyeed oo mid ah, Dimuq raa dic ah, oo hanan karta masuuliyada dadk eeda iyo dalkeeda.

3Iyadoo la fulinayo heshiisyada

PUNTLAND OO KA HADASHAY XIISADA KA TAAGAN GOBOLKA SANAAG

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sala adda ciidul Fidriga garoonka kubadda cag ta Mira Awaare kula oogey shacabka Ga roowe.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo khudbad u jeediyay boqolaal ruux oo sala ada ka qeyb gashay ayaa ka hadlay xaa ladaha guud ee deegaanada Puntland xii sada ka taagan Gobolka sool ee Puntland kala dhaxeeysa Soomaaliland iyo qodobo kale.

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ay aa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidan ka iyo shacabka gobolka Sanaag, gaar ah aan ciidanka ka biyo diidey duulaanka ma amulka Soomaaliland, waxaana uu fariin adag u diray maamulkaasi.

"Waxaan u hambalyaynayaa ciidamada reer Sanaag ee guusha soo hooyey, ham balyo baan leeyahay ciid wanaagsan, wax aan Alle ka rajaynayaa in ciidamo kale oo la midana inay ku daydaan rajo badan ba an ka qabnaa. Puntland cadaw badan bay leedahay mid gudaha ah iyo mid xuuuda ha ahba, gudaha waa nimankaa nabaddii dka ah, waa ku jirnaa dagaalkooda, da bargoyntooda inta yar ee haray waa in ay reer Puntland oo dhammi meel uga soo wadajeestaan” Ayuu yiri Madaxweyne Ka raash.

MILLITARIGA SUUDAAN OO KU DHAWAAQAY XILLIGA AY DHACEYSO DOORASHADA

MillaterigaTaliyaha Ciidanka Millitariga Dalka Suudaan, Jeneral; Abd el Fattah alBur han, ay aa Shalay oo Talaada ah ku dho waaqay in Bi sha 9aad ee Sanadkan ay dhici doonto Doorasho.

Tallaabadan ayaa timid markii uu burburay heshiiskii ay horay u gaareen Gola ha ku meel gaarka ah ee Millitariga Suu daan iyo qabanqaabiyeyaasha dibed bax yadii lagu riday Cumar Xasan AlBashiir.

Ciidanka Millitariga Suudaan ayaa xo og ku kala eryay mudaharaadayaasha, ku waas oo fariisimo ka samaystay afaafka hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xarumo kale oo muhiim ah, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ku dhowaad 30 Qof oo Shacab ah. Jen. Burhaan, ayaa intaa ku daray in ay doorashadu ka dhici doonto dhammaan Dalka oo idil, isla markaana ay go ob joog ka ahaan doonaan kormeer yaal ka kala socda Gobolka iyo caalamka intu ba.

DAACISHTA SOMALIA OO LA SHEEGAY INAY QORANAYAAN DAGALAMAYAAL CUSUB

daacish-somaliaKooxda Daacishta Somaliya ee u dus tay Waqooyiga Somalia waxay bilaabeen inay qortaan Maleeshiyo cusub, xilli ay Du qeymaha Diyaarada ha Marayk anka ay weli sii socdaan.

Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Africa ee AFRICOM ayaa she gay inay daraasad cusub muujinayso inay Kooxda Daacishta Somalia ay sii xoo ge ysanayaan, si ay u helaan cudud ku filan ee goobaha dagaalka.

Tan iyo bishii April ee la soo dhaafay, Tali ska AFRICOM waxay qaadeen 8 duq ey mo dhanka Cirka oo lala beegsaday Daacishta Somalia kaga sugan yihiin Buu raha Golis ee Waqooyiga Somalia, iyadoo lagu dilay 20 Maleeshiyo oo uu ku jiray Taliyexigeenkii 2aad ee Taliska Guud ee Kooxdaasi.

Xeeldheerayaasha Ammaanka waxay horey tirada guud ee Ciiddanka Daacishta Somalia ku qiyaaseen 100 ilaa 200 oo Maleeshiyo, balse, Saraakiisha Milliteriga waxay haatan sheegayaan in laga yaabo inay Kooxdu aad u ballaaran tahay.

Afhayeenadda Hawlgalka AFRICOM, Samantha Reho waxay sheegtay inay tira doodu gaarayso ilaa 300 oo Maleeshiyo, kuwaasi oo badankooda ka hawlgala Waq ooyiga Puntland, oo ay ula jeedo Gobalka W/bari ee Somalia. Shabakadda Wararka ee stripes.com waxay qortay inay Kooxda Daacishta So maliya aad uga yar yihiin Da gaalamayaa sha Alshabaab oo iyagu dag aal muddo dheer socda kula jirta Ciiddan ka DFS iyo kuwa Hawlgalka AMISOM, waa sida hadal ka loo dhigay.

Dhinaca kale, Taliska AFRICOM waxay sheegtay inay Daacishta Somalia awoodi karto tallaabo ay xiriir kula yeeshaan Hog gaamiyayaasha muhiimka, si ay uga faa’i daan cadaadiska iyo qorista xubno ku soo biira Kooxdaasi.Inkastoo ay Daacishta Somalia weli leedahay Ciiddan yar , had dana guulaha ay ka gaareen inay Malee shiyo cusub qor taan u ekaan karaan inay ka ballaaran ta hay Daacishta G/ Afrika ee ka hawlgasha gudaha dalka Nigeria iyo Xuduudka G. Harrada dalka Chad.

DUQA MUQDISHO "WAXAA NAGA GO’AN IN WAXBARASHADA ISKUULADA CAASIMADDU AY NOQDAAN KUWO TAYO LEH”

YariisowDuqa Muqdisho ahna G/G/Banaadir Md. Ca bdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) ayaa xariga ka jaray Mashruuc horumarineed oo la ga fuliyay Dugsiga hoo se, dhaxe iyo sare ee Shariif Qulateyn oo ay wax ku bartaan agoon iyo dad danyar ah.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Maamu lki isu uu mar walba u taagan yahay sidii uu gac an uga geysan lahaa horumarinta Iskoolada ay wax ku bartaan Agoonta iyo dadka danyar ta ah, isagoo uga mahad celiyey hay’adda ka almada soo gaarsiisay taageerada ay muuji yeen.

Eng. Yarisow ayaa xusay in Iskoolka Shariif Qulateyn uu kamid yahay goobaha ay wax ku bartaan ciyaalka agoonta iyo dadka danyarta ah, una baahan yahay xili walba taageero buu xda. "Waxaan idin kaga mahadcelinaynaa ta ageeradiina ku aaddan Iskoolkan Shariif Qula teyn oo kamid ah Iskoolada ugu ma gaca we yn Caasimadda, anaguna mar wa lba waxaan u taagan nahay sidii wax barashada Dugsiya da Muqdisho u noqon lahaayeen kuwa tayo wanaagsan oo si bi laash ah wax looga barto”

Mashaariican oo ay fulisay hey’adda Help Yat eem ayaa isugu jira qalab xafiiseed Compu tero iyo fasalo cusub oo dugsiga lagu soo kor dhiyay.

WASIIRKA DUULISKA OO KA HADLAY DIYAARAD HABEEN HORE LAGU XAYIRAY GAROONKA DIYAARADAHA WAJEER

Wasiir-Oomaar-300x160Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ,Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa ka hadlay diyaarad galinkii dambe ee Dorraad ka dhooftay Muqdisho oo Habeen hore lagu xayiray garoonka diyaaradaha ma gaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya.

"Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Haw ada waxay aad oga xuntahay xayiraa dda mu saafiriintii Habeen hore lagu xayiray garoo nka diyaara daha Wajeer ee dalka Kenya." ayuu yiri wasiir Oomaar oo qoraal ku baah iyay boggiisa Facebook.

Diyaaraddan la xanibay oo ku dhowa ad bo qol ruux oo rakaab ah siddeyayaa la sheegay inay ku daahday garoonka Wa jeer intii baarita anka lagu hayay, waxaana lagu wargeliyay in aanay xilli habeen ka duuli karin Garoonka Wa jeer oo aanan la ogoleyn in Garoonkaas xilli habeen diyaa rad ka kacdo, sidaas uu duulim aadkooda Nairobi uu dib ugu dhacay.

"Baritaan gaaban ka dib (Shalay) wa saar addu waxay tallaabo cad ka qaadi doontaa cid kasta oo keentay ama ka hor tagi weyday dhi bka soo gaaray musaafirii nta." ayuu ku daray wasiirka gaadiidka iyo duuliska hawada.

Arrintan ayaa ku soo aaddaysa xilli dho wa an Kenya joojisay duulimaadyadii toos ka ah aa ee isku xirayay Muqdisho iyo Nai ro bi,iyadoo duulimaadka Muqdisho dib loo gu ba aro garoonka Wajeer inta aysan ta gin magaa lada Nairobi.

KALLUUMEYSATADA KENYA OO LOOGA MAMN UUCAY INAY KA JILAABTAN XUDUUDBADEEDKA SOMALIA

KALLUUMEYSATO-LAAMU (1)Dowladda Kenya waxay sheegtay inay sab abo dhinaca ammaanka awgiisa u mamnuuc day dhamaan Dhaqdhaqaaqya dda Kalluumey siga ee ka baxsan Xeebta meel ku dhow Xudu udbaddeedka Somali

Taliyaha Boliska Gob alka Laamu ee dal kaasi, Joseeph Kanyiri ayaa she egay in dhamaan Kalliimeystadda Kenyanka laga wada mamnuucay inay u kalluumeysi ta gaan Raas Kambooni iyo deegaanadda kale ee ka baxs an Degmadda Kiungo iyo dham Maan deegaan adda ku dhereran xudu udka Somalia iyo Ke nya.

Joseeph Kanyiri oo Wareysi Khaas ah ma anta siiyey Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi waxa uu ku celceliyey in sababo dhanka ammaanka loo mam nuucay in loo kal luumeysi tago xuduudbaddeedka Somalia.

Waxa kale oo uu sheegay in la xiri doo no qof kasta oo u dhawaadagoobaha la mamnu ucay, isagoo sheegay ina goobaha ku teed san Xuduudka ay ka dhacaan shil al lagu tahri ibinayo Dadka, Badeecad aha Kontorbaanka iyo Daraagiska.

ASKARI GABAR YAR KU DILAY JOWHAR OO GAC ANTA LAGU DHIGAY

Wararka laga helaayo M.Jowhar ee Caasi madda dowlad Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Shalay Askari ka ti rsan Ciidanka dowladda uu gabar yar ku dil ay.Dilkan loo geystay gabadha yar oo da’ ah aan jirtay 9 sanno ayaa waxaa uu ka dhacay Suuq ku yaalla Jowhar,kaasi oo lagu iibiyo Qa adka.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku dar ay an in gabadha yar ee la dilay ka timid M/Muq disho,isla markaana Jowhar u tegtay dab aald aga Munaasabadda Ciidul fitriga awgeed,

Allaha u naxariistee Meydka Gabadha ayaa goobta uu falka ka dhacay waxaa ka qaaday dad shacab ah oo xiligaas halkaasi ka Ag dhawaa.

Sidoo kale askarigii ka dambeeyay falkaas naxdinta leh ee ka dhacay Magaalada Jowhar ayaa waxaa la sheegay in lagu xiray Saldhiga Booliska Jowhar,waxaana gacanta ku dhigay Ciidanka Booliska Hir shabeelle... R.Dalsan.

. GUDDOOMIYIHII ARRIMAHA BULSHADA G/HIIRA AN OO IS CASILAY

gudomiyaha arimaha bulshadaGuddoomiyihii arrimaha Bulshada ee G/Hi iraan Md. C/dir Maxamed Arwa ax oo ah aa Guddoomiyaha arr imaha Bul shada ee Hiiraan oo Shir Jaraa’iddaqiiqado kahor ku qabtay gudaha Magaalada Baladwe yne ayaa ku dhawaaq ay inuu xilkaas iska Casilay.

Sababta uu isku casilay ay uu ku sheegtay inay tahay ka dib markii isaga iyo maamulka G/Hiiraan uu soo kala dhex galay kala aragti duwanaasho,isla mar kaana uu Go’aans aday in uu shaqada isaga tago.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka Hiiraan oo ay uga hadlayaan is Casilaada Guddoomiyihii arrima ha Bulshada ee Gobolkaaas.

MAXAA KU KALLIFAY MADAXWEYNAHA XILKA HAYA INUU DAMBIIL LA TAGO SUUQA?

.Madaxweynaha Tanzania John Magufuli ay aa booqasho lama filaan ah ku tagay suuq kal luunka lagu iibiyo, isagoo dambiil ku adeegtay.

Tallaabadan ayuu madaxweynuhu ku taageer ayay go'aankii dalkiisa looga mamnuucay istic maalka bacaha Hase yeeshee, dalka Tanzan ia loogama baranin in nin uu suuqa la imaado dambiil, taasna waxaaba kasii daran inuu arri ntan sameeyo nin madaxweyne ah.

Go'aanka uu suuqa ula tagay dambiisha ay aa la filayaa inuu sii adkeeyo sharciga mamnu ucista bacaha, kaasoo la dhaqan galiyay maa lintii Sabtida ahayd.

Dadka lagu qabto bacaha ayaa hadda waji hi kara ganaax lacageed oo dhan $87 ama xar ig ilaa 7 maalmood ah, sida ay ku warrameen warbaahinta maxalliga ah ee dalkaas. Laakiin qofkii lagu qabto inuu warshadeeyo bacaha a ma dalka soo galiyo, ganaaxiisu wuxuu noqon karaa $430,000 oo doolar ama xarig 2 sano ah.

Tanzania ayaa kamid ah in ka badan 30 wa ddan oo Afrikaan ah oo mamnuucay isticmaal ka bacaha. Dadka safarka ku taga Tanzania, oo ah waddan aad loogu dalxiiso, ayaa hadda laga codsaday inay bacaha ku reebaan garo onka diyaaradaha.

Dowladda Tanzania oo mamnuucday diba dbaxyada ka dhanka ah Magufuli

Tanzania: 65 falaanfalow oo xabsiga la dhigay

Maxamed Dewji oo dib loo helay

Booqashada uu madaxweynuhu ku tagay suuqa kalluunka ee magaalo xeebeedka Daari salaam ayuu sheegay inuu uga gol lahaa inuu ku muujiyo sida aysan dadku ugu baahneyn in ay bac isticmaalaan.

wuxuu intaas ku daray in macaamiishu ay san ahayn inay ganacsatada kalluunka ku cad aadiyaan inay baco ugu soo ridaan.

Madaxweynaha ayaa suuqa ka qaatay Kall uun Wasakhda bacaha ayaa saameyn weyn ku yeelatay nolosha xayawaanka badda, waxa yna sidoo kale halleeyaan bilicda magaalooyin ka, iyagoo xitaa xira bullaacadaha ay maraan biyaha wasakhda ah.

"Muddo dhowr sano gudahood ah waddan ku wuxuu ka xoroobi doonaa saameynta ka dhalata dhibaatada bacaha," ayuu yidhi Mada xweynaha. Ma aha markii ugu horreysay ee madaxweynaha 59 jirka ah ee dalka Tanzani ya uu kasoo horjeestay saameynta qashinka noocan ah.

Sanadkii 2015kii, wax yar ka dib markii xilka loo doortay, waxa uu dabaal dagga maalinta xorriyadda ku baddalay maalin qaran oo nadaafadeed, howlo badan oo dhanka nadaafadda ahna la sameeyo.

Waxaa xitaa lasoo sawiray madaxweynaha qudhiisa oo qashin ka aruurinaya bannaanka hore ee xarunta madaxtooyada.

MA WUXUU KU FASHILMAY WAXYAABIHII UU MAAREEYAY XASAN SHEEKH?

Ahmed Badar BBC Somali

Xilligii Xasan Sh.Maxamuud ayay Soomaaliya dacwo geysay maxkamadda cadaaladda Ad duunka, balse xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ma gaarin heerka uu Shalay joogo. Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya ayaa taagnaa xilliyadii Sheikh Sharif, Xasan Sheikh Maxamuud, iyo maanta oo uu Farmajo xilka hayo Xilligii Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud, Kenya markay ku dhawaaqday go'aanka ah inay celiso qaxootiga, dowladda Soomaliya waxay ku dhawaaqday inay joojisay ga nacsigii Khaadka. Haddaba waxaan qormadan ku eegeynaa marxaladihii uu soo maray iyo halka uu Shalay joogo xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.

KHILAAFKA KENYA IYO SOOMAALIYA AYAA SOO BILLAABMAY XILLIGII UU DALKA SOMAALIYA MADAXWAYNAHA KA AHAA SH SHARIIF SHEEKH AXMED.

Wuxuu khilaafka salka ku hayaa muran dhanka badda ah oo labada dhinac u dhaxeeya.

Sannadii 2014, markaas oo uu dalka madaxweyne ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud, ayay ahayd markii ugu horeysay oo ay dowladda Somaaliya kiiska muranka badda u gudbisay Maxkamada Cadaaladda Caalamiga ah ee ICJ.

Soomaaliya ayaa horay ugu gacan seyrtay soo jeedintii Kenya ee ahayd in heshiiskii Isafgarad ahaa ee labada dhinac ay horey u gaareen uu yahay mid suurtagelin kara inay labada dal ku heshiiyaan xadeynta badda.Kenya waxay ku celcelisay in ujeedada heshiiskaasi uu ahaa in labada dal ay wadaxaajood ka yeeshaan muranka.

Qareennada Soomaaliya ayaa haseyeeshee diiday doodaas waxayna xasuusiyeen qareennada Kenya in heshiiskaasi uusan meesha ka saari karin xaquuqda ay Soomaaliya u leedahay inay cadaalad ka raadsato maxkamadda.

Waxay sheegeen in hadii la raaco qaabka ay Kenya rabto ay qaadan karto ku dhawaad 20 sano, labada dalna ay dani ugu jirto in si degdeg ah loo soo afjaro murankan.

Labada dalba waxay sheeganayaan lahaanshaha dhul badeed badkiisu uu gaarayo 142 kun oo kilomitir, oo labo jibbaaran, waxayna sidaasi darteed Soomaaliya ka dalbatay maxkamadda inay xadeyso xaduudda badda ee labada waddan, si waafaqsan xeerarka caalamiga ah.

Joojintii Khaadka Kenya

Madaxweynaha Kenya Uhuru kenyatta ayay madaxweyne Farmajo yeesheen kulamo badanMarkii uu muranka sii xoogaystay, oo Kenya ku dhawaaqday inay celineyso qax ootiga Soomaalida, waxaa 5tii bishii September 2016, ay dowladda Soomaa liya soo saartay go'aan ay ku mamnuucayso Khaadka ay Kenya u dhoofiso Soomaaliya.

Balse maalmo ka dib markii Khaadka la mamnuucay waxay Kenya iyo Soomaa liya isku afgarteen in dib loo furo.

13 September 2016, waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shirkii madaxda urur goboleedka IGAD, waxaana shirkaasi madaxdii ka qaybgashay ka mid ahaa madaxwaynaha Kenya, Uhurru Kenyatta.

Markii uu shirkaasi soo dhamaaday waxaa isla maalinkaa shir yeeshay Uhuru Kenyatta iyo Xasan Sh. Maxamuud. Kulankaasi ka dib waxay labada dhinac sheegeen in la gaaray heshiis dib loogu billaabayo Khaadkii loo dhoofin jiray soomaaliya.

Uhuru iyo FarmaajoDoorashadii Farmaajo.Bishii February 2017 ayaa madaxwayne loo doortay Maxamed Cabdu llaahi Farmaajo. Madaxweynaha ayaa la caleemo saaray 22 bishii February.

Madaxdii ka qaybgashay xafladaasi waxaa ka mid ahaa Uhuru Kenyatta, madaxwaynaha Kenya.

Uhuru wuxuu xilligaasi sheegay in la dardargalin doono xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.

Waxaa uu tilmaamay in muddadii uu xilka ay dowladiisa si dhaw ula shaqeeysay xukuumadda Soomaaliya.

Booqashadii Farmaajo ee Kenya

23 bishii March, waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya booqasho ku tagay madax wayne Farmaajo. Madaxwayne Farmaajo ayaa si wayn loogu so dhaweeyay aqalka madaxtoo yada, waxaana loo riday 21 madfac oo lagu sharfay.

Waxyaabihii xilligaasi ay Soomaliya iyo Kenya ku heshiiyeen waxaa ka mid ahaa, in la sahlo isu socodka labada dhinac.

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa sheegay in lab isbuuc gudahood dib loo billaabi doono duulimaadyada tooska ee Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo meesha laga saaray in lagu sii hakado garoonka ku yaalla magaalada Wajeer ee gobalka Waqooyi bari Kenya.

Hadalkan ayuu ka sheegay shir jaraa'id oo ay si wada jir ah u qabteen madaxweynaha Soom aaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.A

"Waxaan amar ku siinay mas'uuliyiinta ammaanka ee labadeena dal inay si deg deg ah u kulmaan kuna heshiiyaan qaabkii ay dib ugu billaabi lahaayeen duulimaadyada tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi iyadoo duulimaadka ugu horreeyana aan fileyno laba isbuuc gudahood", ayuu yiri xilligaas, Kenyatta.

Labada madaxweyne waxay sidoo kale ku heshiiyaan in dib loo furo xadka labada dal oo ay dowladda Kenya xirtay 2007dii, sababa dhinaca ammaanka ah.

Inkastoo xadka uu si rasmi ah u xirnaa, haddana saameyn weyn kuma yeelan isu socodka dadka iyo alaabta ganacsiga.

Waxaa toddobaadyo ka dib dhaqangalay qodobkii ahaa in duulimaadyada ka soo baxa muqdisho ay Nairobi toos u yimaadaan.

Taariikhda muranka badda

https://ichef.bbci.co.uk/images/ic/720x405/p048t7k9.jpgApril 7, 2009: Dowladdii Kumeel Gaarka ahayd ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa kala saxiixday heshiis Isfahan ah oo la xiriiray xadka badda ee labada dhinac.

Heshiiskaasi waxaa dinaca Soomaaliya u saxiixay Cabdiraxman Cabdishakur, oo xilligaasi ahaa wasiirkii qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah. Dhanka Kenya waxaa u saxiixay Moses Wetangula, oo markaasi ahaa wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya.

Heshiiskaas kuma jirin arrinta la xiriirta xadka badda, balse wuxuu dhigayay hannaankii loo mari lahaa in lagu xalliyo khilaafka xadka badda ee laba dal u dhexeeya.

August 1, 2009: Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood dheer ka dib, aqlabiyad ballaaran ugu codeeyay in la laalo heshiiska isafgaradka ahaa ee dhex maray Soomaaliya iyo Kenya.

Kulan aan caadiga ahayn oo ay yeesheen ayay Baaramaanka gebi ahaanba ku diideen in xitaa doodad ku saabsan arrintan dib loo dhigo, oo wasiirka arrintan khuseyso la siiyo fursad uu ku faahfaahiyo heshiiska.

"Kenya muranka Soomaaliya kala dhaxeeya waxba nagama galin laakiin annaga yeysan nagu xadgudbin"

§Xiriirka Kenya iyo Soomaaliya oo meeshii ugu xumeyd gaaray

§Fasiraad ku aadan waxa salka ay ku heyso xiisadda diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya

§ July 13, 2015: Sannad ka dib markii ay ku war galisay maxkamadda ICJ inay dacwad u soo waddo, Soomaaliya ayaa rasmi ahaan kiiska badda u geysay Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga ah.

Xeerilaaliyaha Soomaaliya Axmed Cali oo BBCda la hadlayay xilligaasi ayaa sheegay in arri ntan ay go'aankeeda gaari karto oo keliya maxkamaddaasi, halka Xeerilaaliyaha Guud ee Kenya ee xilligaasi Githu Muigai uu isagana BBCda u sheegay in Soomaaliya aysan xaq u lahayn in kii skan ay gudbiso Maxkamadda.

December 18, 2017: Kenya ayaa xareysay jawaabta ay ka bixineysay kiiska ay Soomaaliya u gudbisay maxkamadda ICJ.

Xeerilaaliyaha Guud ee Kenya wuxuu ku dooday in maxkamadda aysan xaq u lahayn inay go'aan ka gaarto kiiskan. Wuxuu codsaday in arrintan ay labada dal ku xalliyaan wadahadal.

Xeerilaaliyaha Soomaaliya, Axmed Cali Daahir, ayaa ku adkeystay in Soomaaliya ay u aragto in maxkamadda ay tahay goobta keliya ee lagu kala bixi karo. Waxayna xukuumaddiisa diidday dooddii Kenya ee ahayd in labada dhinac ay gaareen heshiis Isfahan oo waafaqsan xeerarka caalamiga ah, kaas oo ay tahay in Soomaaliya ay xushmeyso.

Soomaaliya ayaa ku doodday in heshiiskaasi uusan sharci ahayn maadaamma uu diiday baarl amaankii Soomaaliya ee xilligaas.

Feb 02, 2018: Maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobay ayaa go'aan ku gaartay inay dhageysan karto dacwadda ku saabsan muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Xaakimiinta Maxkamadda ayaa u codeeyay kiiska ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya.

Feb 07, 2019: Soomaaliya waxay London ku qabatay shir ay ku sheegtay inuu suuqgeyn u ahaa shidaalka Soomaaliya.

Wasiirka betroolka ee Soomaaliya, Cabdirashid Maxamad Axmed, oo BBCda u warramayay ayaa sheegay in goobaha sahminta laga sameeyay aysan ku jirin qeybta badweynta Hindiya ee Kenya iyo Soomaaliya ay ku muransan yihiin.

Sababta uu muranka dib ugu soo cusboonaaday

Waxaa 7 bishii February ee sanadkan, magaalada London lagu soo bandhigay maclumaad la xiriira sahmin shidaal oo laga sameeyay Soomaaliya.

Shirkan waxaa ka biya diiday dowladda Kenya oo si wayn uga carootay.

Feb 16, 2019: Kenya waxay la soo noqotay safiirkeedii Soomaaliya, waxayna ka codsatay safiirka Soomaaliya ee Kenya inuu dalkiisa ku laabto.

Ahmiyadda Dacwadda Badda Kenya iyo Soomaaliya

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Kenya ayaa sheegtay in shirkii shidaalka Soomaaliya ee London lagu xaraashay "hantida shacabka Kenya," taas oo ay sheegeen inay tahay tallaabo aan loo dulqaadan karin.

10bishii May 2019: Waxay dowladda Kenya joojisay duulimaadyadii tooska uga iman jiray Muqdisho ee tagi jiray Nairobi.

Waxaa ay dowladda Kenya amartay in duulimaadyada Muqdisho ay soo maraan magaalada Wajeer.

Isku daygii dhexdhaxaadinta Itooobiya

Dowladda Itoobiya ayaa bilowday in labada madaxweyne ay dhexdhexaadiso, lana dhammeeyo khilaafka. Qoraal u u bishii March ee sannadka uu bartiisa Tweeterka soo dhigay rai'sul wasaa raha Itoobiya Abiy Axmed ayuu ku sheegay in uu dhexdhexaadin doono Kenya iyo Soomaaliya si loo dajiyo xiisadda labada dhinac.

5 bishii March ee sannadkan, waxa booqasho rami ah ku yimid Nairobi raisul wasaaraha Itoo biya Abiy Axmed iyo madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

6dii bishii March ayay madaxwayne Farmaajo iyo madaxwayne Kenyatta yeesheen kulan.

Ra'isulwasaaraha Itoobiya oo goobjoog ka ahaa shirka labada madaxweyne, islamarkaasna u kala dab qaadayay, ayaa soo saaray qoraal ku saabsan heshiiska, wuxuuna sheegay in laga wa da hadlay wax uu ku tilmaamay 'Isha Khilaafka', taas oo siyaabo kala duwan loo fasirtay.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in arrinta laga hadlay ay tahay kaliya xiriirka dub lamaasiyadeed ee madmadoowga soo galay ee labada dal.

Intaas kagama harin, "Madaxweynayaashu kama wada hadal, lamana soo hadal qaadin Kiiska Maxkamadda Caddaaladda Adduunka, Dowladda Soomaaliyana mawqifkeeda waa mid cad oo aan mugdi ku jirin," ayaa lagu yiri qoraal lasoo saaray.

Inkasta oo uu ahaa shir heer sare ah oo ay isugu yimaadeen madaxda saddexda dal ee dariska ah, haddana waxaa arrin qeyru caadi ahayd in aysan jirin wax saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen, taas oo ah wax aanan looga baranin kulamada madaxda heerkan ah.

Muranka ma lagu xalin karaa wadaxaajood?

Dowladda Kenya ayaa doonaysa in murakan lagu dhameeyo qaab wadaxaajood ah oo ka baxsan maxakamada caalamiga ah ee ICJ.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku adkaysanaysa in muranka ay tahay in lagu xaliyo qaab sharci ah islamarkaana laga war sugo go'aanka maxakamada.

Balse khubarada ayaa sidoo kale ka digaya in xilligan ay dowladda Soomaaliya wax heshiis ah oo arrintan la xiriira ay gasho.

"Madaxwayne Farmaajo dhib badan baa haysta oo ah waxa uu dhexgalay meel adag, maxaa yeelay xilligan adag oo ay dorashana soo dhawdahay shucuurta Soomaalida na ay kacsan tahay haddii lagu arko isaga oo luuqyadaas wax ku saxiixaya markaas dhib badan baa u iman kara isaga iyo xukuumaddiisa," waxaa sidaasi yiri Prof Cabdiwahab Sheekh Cabdisamad oo ka faalooda arrimaha gobolka.

§Taariikhda iyo xogta muranka 10 sano jirsaday ee badda kenya iyo Soomaaliya

§Muxuu yahay heshiiska ay Kenya iyo Soomaaliya Shalay ka gaareen khilaafkii diblomaasiyadeed?

§Maxaa kajira in Kenya iyo Soomaaliya ay ka wada hadlayaan muranka badda?

Kenya ayaa ku cadaadinaysa dowladda Soomaliya in miiska wadahadallada lagu dhammeeyo muranka badda. "Kenya waxay leedahay Afrikaannimo aan ku



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip