Shacabka Soomaaliyeed ayuu Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inay caawiyaan kiisa aan awoodin in uu ka qeyb qaato farxad Ciidul fidriga,waxaana uu Alle ka baryay in Bishii Soon ee la soo soomay uu Alle ka aqbalo.

Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fidriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan Caafimaad iyo Nabad buuxda.
Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fidriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan Caafimaad iyo Nabad