
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 3-DA JUUN 2019-KA
Madaxweynaha oo ka qayb galay shir kii
degdegga ahaa ee Jaamacadda Carab ta iyo kii caadiga ahaa ee Ururka Iskaashi ga
Islaamka ayaa uga mahadceliyay Boqorka
iyo Dhaxalsugaha sidii diirrana yd ee
isaga iyo wafdigiisa loogu soo dh aw
eeyay Boqorka ortooyada Sucuudi Ca rabiya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa Boqortooyada dalka Sucuudiga waxa uu kulan doceedyo la yeeshay qaar kamid ah madaxda dalalka Islaamka isa ga oo kala hadlay xaaladda Soomaaliya iyo sidii dowladda gacan loogu siin lahaa dib u dhiska dalka iyo la dagaallanka koo xaha nabaddiidka ah.
Dhanka kale, Madaxweynaha oo saa ka ka soo kicitimay Garoonka Diyaara daha ee magaalada Jeddah ayaa dhawr saacadood ku hakaday magaalada Addis Ababa halkaas oo Garoonka Diyaaradaha ee Bole uu ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wa saaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed.
Wadahadallada ay yeesheen Madaxwe yne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa xoogga lagu saaray sidii loo sii dar dargelin lahaa iskaashiga dhinacyada am niga iyo dhaqaalaha iyaga oo sidoo kale isla soo hadal qaaday xaaladihii ugu dam beeyay ee Gobolka.
MUWAADIN SOOMAALI OO XATOOYO DARTEEDA LAGU XIRAY MALTA
Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay in ay Boliska xireen Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu 3 Mobayl xaday muddo 3 ma lamood gudaheeda.
Boliska waxay sheegeen in C/salaam Maxamed Afrax oo 32jir ah lagu helay ee deymahaasi isbuucii la soo dhaafay, lana soo tagay Maxkamadda.
Dacwadooge ka tirsan Boliska Malta oo lagu magacaabo Jeffrey Sisiluna waxa uu Maxkamadda ka hor sheegay inuu Ee deysanaha 2 Mobayl ka xaday Gaari, hal ka midka 3aadna uu ka qaatay goob ga nacsi.
Boliska ayaa la sheega inay dabagal ku sameeyeen Eedeysanaha, kadib, markii ay wicitan Telefoon ka heleen Milkiile Du kaan oo sheehtay inuu aqoonsaday Dem biilihii dhaca u geystay, waa sida uu hadal ka u dhigay.
Qareen Dustin Kameleri oo difaacayey Eedeysanaha kama codsaninin Maxkmad da in damiin lagu sii daayo Eedeysanaha oo horey uga soo baxsaday Isbitaalka Mo unt Carmel Hospital.
Dhinaca kale, Garsooraha Maxkamad da oo lagu magacaabo Donatella Frenda Dimech waxa uu amray in Eedeysane C/salaam Maxamed Afrax lagu sii hayo Xabsiga ilaa isbuuca dambe oo dib loo qaadi doono Maxkamadayntiisa.
ASKARI MUQDISHO KU DILAY WADE GAARI DADWEYNE
Askari la sheegay in uu ka tirsan ya hay Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waxaa uu mid ka mid ah darawalada Gaa diidka dadweynaha uu ku dilay Xaafada Seybiyaano ee degmada Hodan,iyada oo dilka kadib uu goobta ka baxsaday.
Mid ka mid ah dadka Gobaha Ganacsi ku leh Xaafada Seybiyaano ayaa Risaala u sheegay in dilka uu yimid,kadib markii wadada oo ciriiri farabadan uu ka jiray ay wada murmeen darawalka iyo askariga lu sugnaa Barkoontorool oo gawaarida lagu baaro,balse askariga oo darawalkii xabad ku dhuftay.
Darawalka Gaadiidka dadweynaah ee Shalay la dilay ayaa waxaa Magaciisa lagu soo koobay(Laangeel)sida ay sheege en dad yaqaanay.
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa tegay goobta,iyaga oo halkaasi ka qaaday meydka Darawalka Gaadiidka dadweynah ee la dilay,waxaana isla goobta ka baxsa day askari dilka geystay.
Magalada Muqdisho ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilalka ay askarta dowla dda u geystaan Darawalada Mooto Bajaaj ta,hayeeshee Shalay la dilay mid ka mid ah darawalada Gaadiidka dadweynaha.
WEERAR LAGU QAADAY XARUNTA DEEGAANKA GARASBAALEEY
Warar dheeraad ah ayaa ka soo ba xaya kooxo hubeysan oo weerar ku qaa day Xarunta maamulka deegaanka Gar asBaaley ee ku taalla duleedka Magaal ada Muqdisho.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxda weerarka soo qaaday iyo Ciidamo ilaalo ka ahaa Xarunta uu dhexmaray da gaal kooban oo muddo socday wallo mar kii uu istaagay.
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soo maaliya ayaa gaaray Xarunta weerarka lagu qaaday oo ku taalla dhabarka dambe ee Jaamacadda Shabeelle,kuwaasi oo gu rmad u sameeyay Ciidanka ku sugnaa xa runtaas.
Ugu yaraan laba ruux ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen dagaalkii halkaasi ka dhacay,kuwaasi oo la geeyay mid kamid ah Goobaha Caafimaad ee Ma galada Muqdisho.
Ilaa iyo hada ma jiro wax war oo ka soo baxay laamaha amniga dowladda So omaaliya oo ay uga hadlayaan weerarkii Habeen hore ka dhacay Xarunta maamulka dee gaanka GarasBaaley ee ku taalla duleed ka Magaalada Muqdisho,isla markaana ma jirto weli cid sheegatay Mas’uuliyada weerarkaas.
CIIDANKA DOWLADDA IYO KOOX HUBEYSAN OO KU DAGAALLAMAY MUQDISHO
Ciidanka booliska ayaa gacanta ku dhigay koox burcad ah oo dadka Shaca bka ku dhibaateynaayay degmada Xamar weyne ee gobolka banaadir sidda ay shee gtay taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sakiyo Xuseen.
Waxa ay sheegtay taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska in dadka la qabtay ay dhacaayeen shacabka suuqa ka soo doontay adeega ciida.
Burcadda ayaa dagaalamay, israsaaseyn ka dib Ciidanka Booliska ayaa dhaawacay Mid ka mid ah labaddana gacanta ku dhigay.Intii uu socday howlgalka Sad ruuxqof shacab ah ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray, waxaana ku dhintay hal qof
PUNTLAND OO KORMEERTAY WADDOOYIN KU BUR BURAY ROOBABKII SOOL
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kor meeray wadada laamiga ah ee isku xirta Garoowe iyo Laascaanood. Daadadkii roo babka ayaa wadada gaarsiiyey burbur xoogan.
Deegaanada uu kormeeray Madaxwe yne Kuxigeenku waxaa ka kamid ah Buu rowadal iyo dooxada Woow ee gobolka Sool, wadada waxaa soo gaadhay burbur xooggan oo aan laga fursanayn in si dha khso ah waxlooga qabto, maadaama bur burka wadadu ku fidaayo inteeda bedqa bta.
Kormeerka Madaxweynaha waxaa ku wehelinaayey Guddiga Gurmadka Fata haadaha Rooobka, Guddoomiyaha gobol ka Sool, Agaasime Kuxigeenka Madax tooyada, Afhayeenka Madaxtooyada iyo Masuuliyiin kale.
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kor neerka kadib ka hadlay waxyeelada soo gaartay waddooyinka hal bowlaha ah ee dalka iyo sida ay muhiimka u tahay in laga wada qaybqaato, waxa uu tilmaamay in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qa bandoono, marka ay yaraadaan daadadka socda, qiimaynta iyo ka warqabka wadoo yinkana loo feejigan yahay.
Ugu dambayn, Madaxweyne kuxigeen ka Puntland, Ahna kusimaha Madaxwey naha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Ka raash ayaa mar kale ku celiyay in shacab ka Puntland looga baahan yahay inay ka qayb qaataan dhismaha iyo dayactirka waddooyinka burburay, sidii awalba ay uga qayb qaadan jireen.
MAXKAMAD KU TAALLA UK OO XUKUN KU RIDAY NIN SOMALI OO DHAWAAC GEYSTAY
Maxkamadda Degmadda Grange town eeKoonfurta Caasimadda Gobalka Wales eeCardiff ee dalkaasi waxay Xa bsi 19 sanno ah ku riday Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu dhawaac u geystay Ga bar ay saaxiibo ahaayeen.
Axmed Cali oo 34jir ayaa lagu helay inuu saaxiibtiisa oo lagu magacaabo Olivi ya Spinks uu Luqunta iyo Madaxa kaga dhaawacay Kashawiito bishii Feberaayo 24dii ee sannadkan.
Maxkamadda waxaa loo soo gudbiyey Muuqaalo CCTV oo muujinaya iyadoo uu Eedeysanuhu dharaar cad ku eryanaya saaxiibtiisa bartamaha Degmadda Grange town.
Eedeysanaha iyo Saaxiibtiisa waxaa la sheegay inay xiriir lahaayeen muddo 4sa nno ah, isla markaana ay si wadajir ah u noolaayeen.
Maxkamadu waxay kaloo dhegeysatay inuu Eedeysanaha maseer dartiisa uu fal kaasi u geystay, kadib, markii uu arkay saaxiibtiisa oo nin kale la joogta.
Eedeysnaha ayaa la sheegay inuu isku dayey inuu soo iibsado labo Mindiya ha Jikadaha oo cabirkoodu dhana yahay 12 inch, balse loo diiday in laga iibiyo min diyahaasi, maadaama uusanwadanin wax Waraaqo Aqoonsi ah (ID Cards).
Eedeysane Axmed Cali oo la shee gay inuu deggan yahay Degmadda Bute town ee magaalada Cardiff waxaa lagu soo oogay Iskuday Dil, waxaana lagu xu kumay Xabsi 19sanno ah.
DIGNIIN LOO DIRAY SHACABKA MAGALADA GAROOWE
Saacadihii la soo dhaafay waxaa Roob daad watay uu ka da’ayay deegaano ka tir san Gobolka Nugaal Puntland,waxaana Shacbaka looga digay inay degaan meela ha biya mareenka ah.
Duqa degmada Garoowe ayaa shee gay in Roobkii ka degay Magalada Garoo we in waxyeelo uu u geystay dad iyo Xoo lo sida kale uu biibiyay Hanti,isla markaa na meelo badan uu biyo dhigay.
Waxa uu shacabka Magaaalda Garoo we ugu baaqay inay ka taxadaraan nadaa fada,meelaha qaarna aysan qashin ku shubin si roobka uusan cudur uga dhalan ,waxaana uu uga digay dadka inay de gaan meelaha biya mareenka ah.
UNHCR OO SHEEGTAY IN QAXOOTI SOOM AALI AH OO KU XAYIRNAA GUDAHA YEMEN DIB LOOGU SOO CELIYEY DALKOODA.
Bakar Balooj Afhayeenka Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegay in kudhawaad 4,300 qaxooti Soomaali ah oo ku xayirnaa gudaha dalka Yemen dib loogu soo celi yey dalkooda hooyo ee Somalia.
Waxa uu sheegat in soolaabasha dooda uu qeyb ka yahay Barnaamijka ay si wadajir ah isaga kaashanayaan Hay’ad da UNHCR, Hay’addaha kale ee la shaqe eya iyo Dowladdaha Yemen iyo Somalia.
Afhayeenka UNHCR waxa kale oo uu til maamay in Qaxootiga Soomaalida ee is buucan dib ugu so olaabtay dalkooda hoo yo ay ku jiraan ilmo Soomaali ah oo ku dhashay Yemen iyo kuwii horey ugu qaxay Yemen, kuwaasi oo rajeynayey in ay ka baxsadaan Colaadaha iyo Ammaan darrida.
Afhayeenka waxa uu sheegay in UNHC R iyo Hay’adda Caalamiga ee Muhaajiriin ta ee IOM ka wada shaqeynayaan sidii Qaxootiga Soomaalida looga taageeri lahaa inay dooni dib ugu laabtaan So malia, iyadoo 125 Muhaajiriin Soomaali ah Khamiistii hore dib ugu laabteen magaal ladda Hargeysa.
Waxaa lagu qiyaasaa inay 250,000 oo Qaxooti Soomaali ah ku nool yihiin gud aha dalka Yemen, taasi oo 90% ka dhiga ysa tirada Guud ee Muhaajiriinta iyo Qaxo otiga ku sugan dalkaasi.
RABSHADO KA DHACAY MASJIDKA ALAQSA
Rabshado ayaa Shalay ka dhacay gu daha masaajidka barakeysan ee Al Aqsa ee magaalada Qudus, kaddib marki ay cii damada booliska Israil gudaha u galeen, xilli ay halkaasi ku cibaadeysanayeen boq olaal Muslimiin Falastiiniyiin ah.

Iskudhacyada ayaa ka danbeeyay ka dib marki ay ciidamada booliska u ogolaa deen in ay masaajidka Qudus gudaha u soo galaan boqolaal Israailiyiin ah oo u da baaldagaya Maalinta Juruselam oo ah maalinta ay ciidamada Israil xooga ku qab sadeen bariga magaalada Qusud sanna dki 1967ki, kaddib dhamaadkii dagaalki Israil iyo dalalka Carabta.
Booliska ayaa sheegay in dadki ku jiray masaajidka ay xireen albaabada, kaddib na ay billaabeen in ay dhagxaan iyo ku raas soo tuuraan.
Jimciyadda Waqf ee maamusha masji dul Aqsa ayaa sheegtay in booliska Israil ay rasaas caag ah iyo babsaaska la buu fiyo u adeegsadeen muslimiinti ku cibaa deysanayay masaajidka.
Afhayeenka booliska Israil ayaa shee gay in xaaladda ay caadi kusoo laabatay, isla markaana ay wali socoto booqashada ay dadka Yahuudda ah booqanayaan ma saa jidka.
Sannadkaan ayaa waxaa isku soo bee gmay maalmaha ugu danbeeya ee bisha barakeysan ee Ramadan oo ay si aada ah masaajidka Al Qudus u camiraan Muslimii nta iyo maalinta ay dadka Yahuuda ah u dabaaldagaan maalinta ay qabsadeen Ba riga Qudus.
XFS OO XAFLAD DUCO AH U QABATAY XUSEEN CEELAABE
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Is kaashiga Caalamiga ayaa Sabtidii xaflad duco ah u qabatay Xuseen Ceelaabe Faa hiye oo ku shahiiday weerar gaari biima ysan loo adeegsaday oo lala beegsaday gaadiid dad rayid ah ay leeyihiin oo isku dayayay inay ka gudbaan bar baaris cii dan oo ku dhow Daljirka Dahsoon ee Muq disho 22kii bishii hore ee May.
Wasiirka Maaliyadda, Mudane Dr. Cab diraxmaan Ducaale Beyle, oo hadal ka jeediyay kulanka ducada ayaa sheegay in mabaadiida qaran ee uu dhaqangeliyay Marxuum Xuseen Ceelaabe intii uu ku ji ray geedi socodkiisaa qorsheynta , maaliy adda iyo diblomaasiyadda ay dhabbo wan aagsan u xaartay howlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
Xuseen Ceelaabe Faahiye waxa uu noqday Wasiirka 13aad ee Arrimaha Di badda sanadkii 2007. Waxa kale oo uu qabtay xilalka Wasiir ee Wasaaradaha Xa naanada Xoolaha, Daryeelka Naafada iyo Agoonta ee Xukuumadda Federaalka KM G ah ee Soomaaliya intii u dhexeysay san adihii 20052007. Waxa uu noqday muddo 12 sano ka badan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee Do wladdii dhexe ee Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siya ad Barre.
Ceelaabe kamb aanu cararin dalka intii uu socday dagaalka sokeeye, magan galyana uma doonan dalal kale, hayee shee waxa uu doorbiday inuu ku nagaado dalka, oo uu u adeegayay muddo 58 sa no, oo ay ku jirto 13 sano oo uu ka howlga layay Wasaaradda Arrimaha Dibadda, wa xa uu in badan oo waqtigiisa nololeed ku bixiyay u adeegidda dalkiisa iyo dadkiisa si daacadnimo ah oo nafhurnimo leh.
Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali ayaa ka sheegay isu imaatinka ducada in Shahiid Xuseen Ceelaabe uu kaalin muuqata ka qaatay iskudubaridka ololaha bani’aadannimo ee Dowladda ay fulisay sanadkii 1974, kaasi oo dib u dejin loogu sameeyay dad ku dh ow nus milyan ka mid ah dadka Soo maaliyeed ee ku nool Waqooyi iyo gobol lada bartamaha oo loo raray gobollada koonfureed si looga badbaadiyo abaartii darnayd ee loogu magacdaray ”abaartii dabadheer” ee saamaynta ku yeelatay deegaanno badan oo dalka ka tirsan.
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arri maha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Saciid Xaaji Maxamuud Faarax ayaa ka sheekeeyay taariikh nolo leedka Shahiid Xuseen Ceelaabe, halka Danjire Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan oo xubin ka ah Guddi latalin oo hoostaga Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Nuur Axmed Wehliye oo lataliye ka ah Wa saaradda Qorsheynta iyo Mudane Xuseen Siyaad (Caato) oo ka mid ah mas’uuliyii nta sare ee Wasaaradda Maaliyadda ay soo bandhigeen guulaha shahiidka.
Aayadado Qur’aanka Kariimka iyo duc ooyin islaami ah ayaa laga akhriyay bilo wga iyo dhammaadka xafladda ducada oo lagu qabtay dhismaha Wasaaradda Arri maha Dibadda, iyadoo ay ka soo qeybga leen qaar ka mid ah xubnaha labada aqal ee baarlamaanka federaalka, danjireyaal, qaar ka mid ah Agaasimeyeyaasha Guud ee Wasaaradaha, diblomaasiyiin, shaqaall aha rayidka iyo qaar ka mid ah ehellada shahiidka.
MAREYKANKA OO KA HADLAY DUQEYN KA DHACDAY BARI
War kasoo baxay taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa lagu faah faah iyay howlgal ka dhan Daacish,kaasi oo ka dhacay gobolka bari, waxaana marey kan ka uu sheegay in uu Daacish gaarsiiyay Khasaare.
Warka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo ka ashanaya kuwa Soo maaliya ay bartilm aameedsadeen dega an no ka mid gobol ka Bari halkaasoo ay ku sugnaayeen xub no ka mid ah Daa cish. Taliska Mareykanka ayaa sheegay in howlgalka intii uu socday ay ka qeyb qaa teen diyaaradaha aan duuliyaha la heyn ee Mareykanka.
3 ka tirsan Daacish ayaa lagu dilay duqe yntaasi,iyadoo uu burbur soo gaaraysal dhiggii ay halkaasi ku lahaayeen Daacish.
"Dowladda Mareykanka waxaa ka go’ an sii wadista beegsiga Daacish iyo Al Shabaab si ay uga hor tagaan dhibaa too yinka ay shacabka ku hayaan,iyadoo si doo kale mar walba la xaqiijinayo in aan khasaare dhimasho iyo dhaawacba soo gaarin dadka rayidka ah” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay taliska Mareykanka. Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa muddooyinkii dambe waxa ay kordhiyeen duqeymaha ay la beegsanayaan saldhig yada Shabaab ay ku leeyihiin Koonfurta
iyo bartamaha Soomaaliya
HORMUUD OO DEEQ GAARSIISAY QOXO OTIGA YAMANIYIINTA
Hay’adda Hormuud Foundation ayaa Shalay Shalay Deeq Lacageed gaarsi isay illaa 300 Qoys oo ka mid ah dadka Yamaniniyiinta ah ee ku sugan magaala da Muqdisho.
Qoysaskan oo dalkooda uga soo cara ray dagaallo ayaa in muddo ah ku noolaa gudaha Caasimadda, iyaga oo wajahayay daruufo nololeed.
Gudoomiyaha hay’adda Hormuud Fou ndation Cabdullaahi Nuur Ismaan oo ka warbixiyay deeqdan ayaa sheegay in ay ugu talagaleen in Qoysaskaasi ay uga faa’ iideystaan u dabaaldaga maalmaha Ciidul Firdiga.
Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dham maan Ummadda Soomaaliiyeed in la caa wiyo dadkaasi.
Hay’adda Hormuud Telecom Founda tion ayaa tan markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan howlo Samafal ka waday magaalada Muqdisho.
BOOSAASO OO KA GO’DAY MAGAALOOYINKA KALE EE PUNTLAND
Saacadihii la soo dhaafay waxaa roo bab daadad wata ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolada Bari iyo Nugaal, waxaa na roobaabkaas saameyn ku yeesheen deegaano ka tirsan Puntland.
Wararka la helayo ayaa waxaa ay shee gayaan
in Roobka uu jaray wadooyinka ka baxa iyo kuwaas oo gala Magaalada Boosaaso
taas oo keentay in Boosaaso ma gaalooyinka kale ee Puntland ay ka go’do.
Qaar ka mid ah Daraw al ada Gaadii dka ka Shaq ee ya M/Boo saaso iyo ma gaalooyinka kale ee Puntland ayaa wa xa ay sheegeen inay xilligaan qabaan dhi ba atooyin ku aadan inay Shaqadoosa is taa gto.
Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Dorraad Magacaabay Guddiga gur madka Fatahaadaha Roobka,waxaana uu sheegay in uu Shalay la shirayo hay’a daha samafalka ee ka howlgalla deegaa
nada Puntland.
MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO WALAAC ADAG KA MUUJIYAY XAALADDA GALMUDUG
Madaxweynaha Maamulka Hirshabel le, ayaa walaac ka muujiyay xaalado hor leh oo ku soo korodha deeganada Maa mulka Galmudug, kadib hadal uu jeediyay Waare.
madaxweyne Waare, ayaa sheegay in ay wal wal ka qabaan inay xirmato wada da dhanka Waqooyiga uga timaado Maa mulka Hirshabelle, wadadaasi oo uu ula jeedo Galmudug, waxaana uu sheegay no losha Hirshabelle inay ku xiran tahay furnaanshaha wadadaasi.
Waxa uu tilmaamay Siyaasadda Galmudug & arrimaha Doorashada inay san wax shaqo ah ku laheyn, balse xaalad daha taagan & saan saanta muuqata ay tahay mid Reer Hirshabelle, gaar ahaan reer Hiiraan culeys badan ku keenayso.
"Dadka ku nool Hirshabelle ama Hii raan ku nool waxa ay wal wal ka qabaan a an la qiyaasi Karin, xaaladda murugan oo cakiran oo isku qasan oo ka taagan Gal mudug, Koonfur inaga oo la tacaaleyna in Waqooyi naga xirmato ma yeelayno, wax Alle wixii ka qayb qaadanaayo in mee shaas tafaraaruq ka yimaado in lagu daga alamo, inuu Shabaab soo galo in dad wa laalo ah is dilaan oo Siyaasadeysan, an aga Doorasho wax nagama galin, Maamul & Axsaab wax nagama galin, jidkaasi waa dhuunteena.” Ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.
Maamulka Galmudug oo aan laheyn Siyaasad salfadhida, ayaa u kala qaybsan laba garab, iyadoo Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliya horay u sheegtay in doo rashada Galmudug waqtigeeda ay ku dha ceyso.
SHABAAB OO WEERARAY SALDHIG MILLATARI OO KU YAALLA DEEGAANKA KULBIYOW
Ururka Al Shabaab ayaa Habeen hore saq dii dhexe weerar saf balaaran ah ku qaa day Deegaanka Kulbiyow oo ka tirsan Go bolka Jubbada Hoose. Shabaab oo dhawr jiho ka weeraray Deegaanka Kulbiyow ayaa halkaasi kula dagaalamay Ciidanka Jubbaland oo garab ka helaya kuwa Kenya.
Ilaa hadda si dhab ah looma oga kha saaraha dhabta ah ee ka dhashay Dagaal ka dhexmaray labada dhinac, balse wa xaa la xaqiijiyay inuu jiro khasaare dhinac yadan soo kala gaaray.
Ciidanka Kenya ayaa weerarka kadib Madaafiic ku garaacay dhawr jiho oo aan ka fogeyn Deegaanka Kulbiyow, halkaasi oo la aaminsan yahay inay ku dhuumaa leysanayaan Argagixisada Al Shabaab. Shabaab ayaa laba jibaaray weerara da ka dhanka ah ee ay la eeganayaan fa riisimaha Ciidanka Dowladda ay ku leeyi hiin Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka.
DUQII HORE EE MUQDISHO OO KA HADLAY XIISADDA KA TAAGAN MAGAALADA
Gudoomiyihii hore ee gobolka Ba naadir
Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka had lay Xiisadda dhulalka dowladda ka dhala tay ee
ka taagan Xaafaddo ka mid ah Mu qdisho.Waxaan uu ku ba aqay in si deg deg ah oo nabadgaliyo la socoto loo
xaliyo Xiisad da,islamarkaana aan loo bareerin daadi nta dhiiga Shac abka
Warka Duqii Hore ee Muqdisho Taabid Cabdi ayaa siddaan u qornaa:
Arimaha dhulalka danta guud oo ay dowladdu leedahay guud ahaan Soomaa liya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, waxaan ku baaqayaa marka dowladdu us oo baahato in Guddiga loo xilsaaray ay si nabad ah, dhimrin leh u wajahaan oo mar walba wadada nabadda loo maro oo uu san dhiig ku daadan. Gaar ahaan xasarad da ka taagan soonaha jaamacaddaha ilaa iyo Exkontorool Afgooye oo Shalay sha qaaqo ka dhacday.
Waxaa lagu jiraa dhamaadka bisha ba rakeysan ee Ramadan waana laga fiican yahay in dad shacab ah ku barakacaan da gaal dhiig ku daato, anigoo hubo in arrin taas wadahadal lagu dhameyn karo.
Waxaan ku baaqayaa in waanwaan wax lagu xaliyo, la iskuna turo maadama aan an sinna la isku huridoonin.
Dhulka danta guud ee dowladdu u baa hato iney ugu adeegto shacabka soomaa liyeed waxaa haboon in loo maro wado nabdoon oo aan abuurin rabshado iyo xa silooni darro, madaama qofka deganba uu yahay muwaadinka la doonaayo in loogu adeego.
MAAMULKA PUNTLAND OO CAFIS U FIDIYAY IN KA BADAN 100 MAXAABIIS AH
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Mada xweyne kuxigeenka Puntland Ahna kusi maha Madaxweynaha Mudane Axmed Cil mi Cismaan Karaash ayaa waxaa Cafis loogu fidiyey maxaabiis dhowr ah oo ku xir naa xabsiyada ku yaalla Puntland.
Axmed Karaash ayaa munaasabadda Bisha Ramadaan iyo Ciidulfitriga awgeed cafis ugu fidiyay 121 Maxaabiis ah oo ku xirnaa xabsiyada ku yaalla deegaanada dowlad Goboleedka Puntland.
Sidoo kale Wareegtada ayaa waxa lagu xusay in xeerkan uu dhaqan galayo markii uu saxiixo Madaxweyne kuxigeen ka
Puntland ,isla markaana waxaa uu sa xiixay.
Hoos Akhriso Wareegtada ka soo baxday Axmed Karaash.

Maamulka dalka Tunisia ayaa hor is taagy in 75muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay badweynta ay soo galaan dalkasi,sida laga soo xigtay kooxo qaabil san Xuquuqul Insaanka iyo Kabtankii wa day Markab soo badb aadiy ay dadkaa si.
Muhaajiriintaasi iyo dooni ay la socdeen ayaa dulsabe yneysay biyaha caalamiga ah ee badwe ynta,ka dib kolkii ay waxyeel lo soo gaart ay Matoorkii doontaasi ,wa xa ana halkaasi ka soo badbaadiyay Mar kab laga lahaa dalka Masar,sida uu maali nim adii Dorraad caddeeyay Kbtankaasi.
Ka dib markii ay mas’uuliyiinta Talyaa niga iyo Malta ay diideen dadkaasi waxaa shaqaalaha Markabkii sidday muhaajirii nta,ay u socdaalay dekedda Koonfurta Tunisia ee Zarzis.
Dowladda Tunisia illaa hadda ma bixin wax jawaab ah oo ku aadan in dadkaasi loo ogolaado in laga soo dejiyo dekeddaa si,waxana Kabtanka ama Naakhuudaha uu sheegay in aysan heysan biyo iyo cun to ku filan.
Dadkaasi la badbaadiya waxa ay isugu iraan 64 Bangladesh,sagaal Masaari ah ,hal ruux oo Moroccan ah iyo hal qof oo Sudan ah ,kuwaas oo la tilmaamay in ay ka soo baxeen xeebaha Zuwara ee gal be dka dalka Libya. Bishii hore 60 muhaa jiriin ah oo badan koodu yihiin Banglade sh, ayaa ku geeri yooday
xeebaha dalka Tunisia.
IIDAHA IYO SALAADAHOODA{QAYBTA: 9AAD EE TAXANAHA RAMADAANKA}Asalamu caleykum yaa muslimiin
Q /2aad
WAXYAABAHA SUNNADA AH MAALINTA "IIDA"
Maalinta iidda waxaa sunno ah in lala yimaado waxyaabahan soo socdo:
1. in dhar wanaagsan la soo xirto marka salaadda iidda laga soo qayb gal ayo, Rasuulkuna SCW maalmaha iidaha wuxuu soo xiran jiray dharkiisa kuwa ugu qurxoon, in maalintaas la is qurx iyaana waxay ahayd caado wanaagsan, Rasuulkana SCW ka su gnaatay, sidan soo xusnayba. Waxaa sidoo kale sunno ah in la isi soo carfiyo, oo la soo marsado waxyaabaha udgoon.
2. In iidda loo soo qubaysto, arrintaani Rasuulka SCW kama aysan sugnaan, laakiin asaxaabta ayey ka sugnaatay.
3. In marka laga soo noqonayo salaadda iidda lugu soo noqdo waddo aan ahayn middii marki hore la soo qaaday, sidii uu Rasuulkuba SCW samayn jiray maalmaha iidaha.
4. Salaadda loo baxayaa haddii ay tahay midda IidulFitriga wa xaa sunno ah in wax la soo cuno inta aan la soo aadin, gaar ah aan timir tiro isdheer (kisi) ah. Haddii ay IidulAdxaa tahayna wa xaa sunno ah in la soo aado iyadoo aan waxba la soo cunin 5. In marka maalinta iidda la kulmaba la isku tahinya deeyo, iyadoo la leeyahay: "Annaga iyo adinkaba Allaha naga aqbalo", sidaa sina waa sida asaxaabtii Rasuulku SCW ay isugu tahniyadayn jireen markii ay kulmaan maalin iid ah. Laakiin waayahaan dambe waxaa lagu bedeshay wixii sugnaaday oo la soo wariyey arrimo aan kuwaa xiriir la lahayn, sida iyadoo dadku isku yiraahdiin: "Kullu caam, wa antum bikhayr", sidaasi iwm, waa ku bedelasho wixii wanaagsanaa lagu bedeshay wax liita oo aan qiimo lahayn.
6. In la takbiirsado (Allaahu akbar la yiraaho) marka guriga laga baxo ilaa sala adda laga tukado, iyadoo dadku aysan isla qaadayn, ee qof waliba goonidiisa u takbiirsanayo, laakiin in la isla takbiirsado oo la isla qaado sida dadkuba same eyaan sunnada kuma sugna, ee sidaas ha loo ogaado. Haddii Iiduladxaa ay tahay iiddaasi intaa waxaa u dheer in saddexda maalmood oo iidda ka dam baysa ay sunno tahay in la takbiirsado, waxaana takbiirta la joojinayaa sadd exdaa maalinta ugu dambaysa Casarkeeda, waxaana la takbiirsanayaa iyadoo takbiirtu aysan ku xirnayn waqti gooni ah.
Kutubta qaarkood ayaa waxaa yiraahdeen oo ku gooni yeeleen takbiirta marka salaadaha waajibka ah la tukado dabadeed, laakiin wax daliil ah oo sidaas sugaya (awood siinaya) ma cuskana, sidaa awgeed kuma xirna takbiirtaas ilaa saddexdaas beri soconaysaa salaadaha gadaashood , ee waqti kasta ayaa la takbiirsanayaa, sidaas waxaa la mid ah oo aan iyaguna daliil haysan culumm ada qaar oo yiraahdeen habeenka iiddu soo gasho ayaa takbiirtu soo billaaban aysaa, ee marka salaadda iidda la aado billaaban mayso. Sida Rasuulka SCW ka sugnaatayna waa sidii aan horay u soo xusnay, ee sifiican ha loo indhaindheeyo.
HABKA TAKBIIRTA
Habka loo takbiirsanayo oo asaxaabtii qaarkood ka sugnaaday waa midkan soo socda:
"Allaahu akbar allaahu akbar, laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar, allaahu akbar walillaahil xamdu", ama "Allaahu akbar, Allaahu akbar, Allaahu akbar, walillaahilxamdu, Allaahu akbar, wa ajjallu, Allaahu akbar calaa maa hadaa naa", laakiin qaybta hore ayaa caansan ahna midda saxiixnimada badan, iint ani waa inta la soo wariyey iyada oo sugan, laakiin sidii hadba wax loogu dar ayey ayey waxay hadda gaartay in uusan xifdiba karin qof aan taqasus u lah ayni, inuu dadka meersanaya la meersado ma ahane. Waxyaabaha lagu siyaa diyey waxaa ka mid ah: "Allaahumma salli calaa sayidinaa Muxammad, waca laa aali sayidinaa Muxamaad...ilaa iyo dhamaadka", iyo "Laa ilaaha illalaahu waxdahuu, sadaqa waxdahuu, wanasara cabdahuu, wahazamal axzaaba waxdahuu". Inta sugan ayaana waxay nooga filan tahay inta gadaal ka gaarka ah oo aan sugnayn, ee sida ha loo ogaado.
SALAADA IIDDA HABKEEDA & WAQTIGA LA TUKANAYO
Waxaa salaadda iidda la tukanayaa inta u dhexaysa marka qorraxdu soo ba xdo oo ay kor u soo kacdo, ayna soo gaarto ilaa saddex mititir oo kale, iyo mar ka qorraxdu cirka bartankiisa dhaafto. IidulAdxada tukashadeeda waa la soo dedejinayaa, si dadku ay udxiyada qaliddeeda fursad ugu helaan. IidulFitri gana xoogaa ayaa dib loo dhigayaa, si dadku ay u helaan waqti ay ku bixiyaan Fitrada, waxaana labada iidood salaaddooda loo tukanayaa sidan soo socota:
È) Salaadda ayaa la xiranayaa, iyadoo aan laga hormarinayn adimid iyo aqi mid taana, marka la xirto dabadeedna todobo (7) goor (oo aysan ku jirin takb iirta salaadda lagu xiranayo) ayaa la takbiirsanayaa (Allaahu akbar la leey ahay), iyadoo aan gacmaha kor loo qaadayn, sababtoo ah marka todobadaa goor la takbiirsanayo in gacmaha kor loo qaadaa Rasuulka SCW kama sugn aan, sidoo kale waxaan la soo warin in dadka ma'muumiinta ahi ay takbiirta kor u qaadayaan, sidaa awgeed waxaa la rabaa in hoos takbiiraha loola yimaado, marka laga reebo imaamka o isaga laga rabo inuu kor u qaado.
Dabadeedna Faatixada iyo suuradda la yiraahdo: "Sabbixisma" ama "Qaaf" ayaa imaamku aqrinayaa, isagoo kor uqaadayaa aqrintooda, marka rakcada koowaad laga soo istaagana shan goor ayaa la takbiirsanayaa, iyadoo gacmaha kor loo qaadayn sidii hore oo kaleba, dabadeedna wuxuu aqrinayaa Faatixada iyo suuradda la yiraahdo Suurat "AlGhaashiya" (Halataak) ama suurat "AlQamar" (Iqtarab).
Ê) Markii rakcada labaad laga salaama naqsado ka dibna waxaa sunno ah in la khudbeeyo hal khudbo, oo aan mid kale laga daba marinayn, iyadoo dadka lagu boorrinayo inay Alle ka cabsadaan, lana amrayo wax kasta oo wan aag aakhiro ama mid adduunyo ku jiro, loona sharxayo arrimaha iidda la xiriira haddii laga jaahil yahay. Khudbadana waxaa lagu billaabanayaa Alle ku xam dintiisa "Alxamdu lillaah", ee lagu billaaban mayo takbiirsi "Allaahu akbar", sida dadka qaarkoodba aaminsan yihiin.
Haddii qofku uu hilmaamo takbiirihii aan soo xusnay amaba qaarkood, takbiirtaas uu hilmaamay salaaddiisa waxba uma dhibi karto, mana soo qalla ynayo, laakiin wuxuu la imaanayaa sujuudda sahwiga. Hadiise uu ma'muum yahay oo isaga kaliya uu hilmaanka la yimid wax sujuud ah la imaan mayo.
QOFKII SALAADDA "IIDU" AY DHAAFTO
Qofkii ay dhaafto inuu iidda jamaacda la tukado wuxuu kaligiis (ama dadka la midka ah) iska tukanayaan laba rakco oo salaaddii iidda ah, habka tuka shadana waa soo xusnay DHAMMAAD
WAR GELIN MUHIIM AH fadaln akhriste ka ilaali daruusta diiniga ah meela ann ku habooneyn adigoo mahadasan Kheyr Alle Haku Siiyee
DAL KA TIRSAN YURUB OO BAARLAMAANKIISU AANU LACAG BADAN QAADAN
Shaqada siyaasadda ayaa ah mid faa'idooyin badan leh marka la eego dhanka dhaqaalaha. Balse arrintaasi kama jirto dalka Sweden.
Dalkan oo ka mid ah dalalka la isku yiraahdo Scandinavianka ayaa caan ku ah dhaqaale tashiilka iyo in qofka siyaasadda galaa aanu qaadan dhaqaale buuran. Marka laga yimaado gunnooyinka ay qaataan, xildhibaan nada dalka Sweden ayaa waxaa xakameeya xeerar adag oo ku aaddan in aanay sidii ay doonaan u isticmaalin lacagaha canshuur bixyeyaasha. "Muwa adiniinta Caadiga ah" "Waxaan nahay muwaadiniin caadi ah," ayuu BBCda u sheegay PerArne Hakansson, oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Sweden.
"Macno wayn ma samaynayso in xildhibaanada mudnaan gaar ah la siiyo, maadaama ay matalaan shacabka iyo xaaladaha ay ku nool yihiin"."Waxaa oran karnaa mudnaanteennu waa in aan dadka u shaqaynno, oo aan helno fursad aan ku baddali karno jihada uu dalku u socdo" ayuu intaas u daray Mr Hakansson.
Xubnaha Baarlamaanka Sweden ayaa xaq u leh in ay si bilaasha ah ku raacaan gaadiidka dadweynaha.
Xubnaha baarlamaanka Sweden ayaa ka duwan baarlamaanada kale ee caalamka, mana lahan gawa ari iyo darawello si gaar ah loogu qoondeeyey. Mushaarka
"Ma adeegsanno gawaarida kirada ah," ayay tidhi René Poedtke, oo ah mas'uul baarlmaanka ka tirsan. "Ma jiraan gawaari gaar ah oo loo qoondeeyey xildhibaanada si ay guryahooda u geeyaan ugana soo qaadaan."
Dhab ahaantii, siyaasiga kaliya ee leh gaadhi joogto ah dalka Sweden oo dhan waa Ra'iisal Wasaaraha.
Xildhibaanada Sweden ayaa bishii mushaar ahaan u qaata $6,900, taas oo ah kala badh musha arka uu qaato qofka ku jira Congresska Maraykanka oo ah $14,000 . celceliska mushaarka billaha ah ee Sweden ayaa ah $2,800 bishiiba. Xildhibaanadda laga soo doorto deeg aannada ka baxsan magaalada Stockholm ayaa la siiyaa gunno lagu magacaabo "traktament" oo ah gunno joogta ah oo la bixiyo maalmaha shaqada ee ay ku sugan yihiin magaalada caasimadda ah.
Waa immisa gunnadaas? waa $12 maalintiiba, taas oo aan goyn waxa aan cunto fudud ka ahayn.
Tan iyo sanadkii 1957dii, xildhibaanadda Sweden ma aysan qaadan jirin mushaar. taas baddal keedana xubnaha xisbigiisa ayaa gacan ka siin jiray xildhibaan kasta dhaqaalihii uu ku noolaan lahaa.
Hal hal sariir
Goobaha ay ku nool yihiin ayaa ah kuwo raaxo leh: PerArne Hakan sson, tusaale ahaan wuxuu ku nool yahay qol bed kiisu dhan yahay 46 meter oo isku wareeg ah.
Guryaha ay dawladdu leedahay ayaa ah ku aad u cidhiidhi ah oo cabbir ahaan dhan 16 Meter oo isku wareeg ah.
Sidoo kale, guryahaasi ma dhex yaallaan alaabada qaar sida mashii nada dharka lagu dhaqo iyo kuwa weelasha lagu nadiifiyo. dhammaan waxaa dhex yaal hal sariir oo qudha.
SHAQO AAN MUSHAAR LAHAYN
Dhaqaale tashiilka ayaa xataa aad ugu xooggan siyaasiyiinta gobollada ee Sweden. Matalaadda siyaasadeed ayaa la mid ah shaqo oyinka caadiga ah ee dalkaas ka jira. ku dhawaad 94% ka mid ah dadka matala goloyaasha deegaanada waxay shaqeeyaan musha ar la'aan. waxaana kuwaas laga soo reebaan mudaneyaasha ku jira gudd iyada oo intooda badan shaqeeya hal galin.
Christina ElfforsSjödin, oo ka mid ah golaha deegaanka, Stockholm, oo sharxaya falsafaddaas ayaa yidhi: " Waa shaqo iskaa wax u qabso ah taas oo aan ku bixinno qayb kamid ah waqtigeenna."
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 3-DA JUUN 2019-KA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DIB UGU SOO LAABTAY DALKA KA DIB SAFARRO UU KU TAG AY SUCUUDIGA IYO ITOOBIYA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay Boqortooyada Sucuudi Cara