Nin loo haysto Shabaabnimo oo lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho (Daawo)

0
Wednesday February 10, 2016 - 10:46:57 in Wararka by
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin loo haysto Shabaabnimo oo lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho (Daawo)

    Hay'adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qarnka, ayaa Talaadadii shalay soo bandhigtay nin ka tirsan Ururka Al Shabaab, oo lagu eedeeyay inuu qorsheynaayay weerar ka dhan ah Xarunta Hay'adda Dembi Baarista (CID) Ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qarnka, ayaa Talaadadii shalay soo bandhigtay nin ka tirsan Ururka Al Shabaab, oo lagu eedeeyay inuu qorsheynaayay weerar ka dhan ah Xarunta Hay'adda Dembi Baarista (CID) Ee Magaalada Muqdisho. Sayid Cali oo nin dhalinyaro ah, ayaa waxaa lagu soo bandhigay mid ka mid ah Xarumaha Nabad Suggidu ku leedahay Caasimadda, waxaana si gaar ihi loogu soo bandhigay Telefishinka Qaranka.

Sayid Cali, ayaa sheegay inuu ka tirsan yahay xubnaha wax sahmiya ee Ururka Al Shabaab iyo diyaarinta nashqadaha weerarada qorsheysan, isla-markaana uu diyaariyay nashqadii lagu weerari lahaa Xarunta CID.

Saraakiisha Nabad Suggidu wax faah faahin ihi kama aanay bixin qaabka ninkaasi lagu soo qabtay, goorta la soo qabtay iyo weliba goobta laga soo qabtayba, marka laga soo taggo in Suxufi ka tirsanka Somali National TV uu warbixin ka sameeyay.

Xabsiyada Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la tilmaamaa inay ku xiran yihiin xubno ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaa oo qaarkood xukuno kala duwan ay ku riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.


Warka xukun ay maxkamada ciidamada ku riday nin ka tirsan al shabaab 07 07 201407 07 2014


Ducomentry Nafiso Cismaan Salaad SNTV 2 05 2014TELEFISHINKA QARANKA SOOMAALIYEED52:51Barnaamij ku saabsan Shabakado Al-Shabaab ah oo la soo qabtaysomsa 241:29:45War cabdicasiis africa Maxkamada Ciidamada Qalabka 31 07 2014SOMALI NATIONALTV14:26MAXKAMADA CIIDAMADA QALABKA OO XUKUN DIL AH KU FULISAY NIN LAGU EEDEEYAY INUU KA DAMBEEYAY DILKII WASomali Channel3:43WARKA AL-SHABAAB LASOO QABTAY 21 05 2014TELEFISHINKA QARANKA7:53Uncontacted Amazon Tribes - Isolated Tribes Of The Amazon Rainforest Brazil EspaƱol 2015 (HD)Documentary Channel46:58SHABAAB JALBAAB IYO INDHA SHAREER XERAN OO MUQDISHO LAGU QABTAYxusuusonline1:57Al shabaab oo weerar ku qaaday baarlamaankaWararka5:30Warbixin dheeraad ah oo uu sheegay dhagar qabe Xasan MuxiyadinTELEFISHINKA QARANKA SOOMAALIYEED25:36Ninkii Al-shabaab U FudeydiyayBORAMANEWS.COM26:26Arin Mucjiso: Gabar Dil Shabaab Ku Xukuntay oo Mucjsio Fagarahi Ka DhacdayMohamed Shiine2:48Warka SNTV Qaraxii Hotel SYL Muqdisho 22 01 2015Wardoon Media Center1:58
xigashodhacdo.com

 


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip