Nin loo haysto Shabaabnimo oo lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho (Daawo)
Hay'adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qarnka, ayaa Talaadadii shalay soo bandhigtay nin ka tirsan Ururka Al Shabaab, oo lagu eedeeyay inuu qorsheynaayay weerar ka dhan ah Xarunta Hay'adda Dembi Baarista (CID) Ee Magaalada Muqdisho.