QARAX BAABUUR OO SHALAY KA DHACAY DEEGAANKA WEYDOW
Qarax gaari oo jugtiisa si weyn looga maqlay Degmooyinka dhaca Gal beed ay aa Shalay ka dhacay Dee gaanka Wey dow ee Duleedka Magaalada Muqdi sho.
Qaraxan oo ka dhashay Miinada soo boodada ah ayaa haleelay gaari SURF ah oo ay saarnaayeen ilaa Shan ruux, kuwaa si oo ku soo jeeday Magaalada Muqdisho.
Saraakiil ammaanka qaabilsan ayaa waxa ay inoo sheegeen qaraxan inay ku dhaa wacmeen ilaa Saddex ruux oo mid ka mid ah uu askari yahay.
qarax-696x392 Gaadiidka deg dega ah ee Ambalaasta ayaa dadka ku dhaawacmay Qaraxan u soo qaaday mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla Muqdisho, halkaasi oo xaaladooda caafimaad lagula tacaalayo.
Qaraxan ayaa waxaa ka bad baaday ni n horey Guddoomiye uga soo noqday Deg mada Afgooye iyo gabar 12 sano jir ah oo uu dhalay.
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay nin looga shakiyay inuu ku lug la haa Qaraxan, kaasi oo goobta ka cararay markii uu Qaraxa dhacay.
Ciidanka Miina Baarista oo tagay halka uu qaraxa ka dhacay ayaa sameeyay baa ritaano dheeraad ah, waxayna goobta ka qaateen Haraadiga Miinada Qaraxday.
Mintidiinta Al Shabaab ayaa dardar geli yay bishan Ramadaan Qaraxyada iyo wee rarada tooska ah ee ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho.
SOOMAALILAND OO KA HADASHAY DAGAAL BEELED KA
DHACAY SANAAG
Maxamed Muuse Diiriye Wasiirka war faafinta Soomaaliland ayaa waxaa uu si kulul ugu
hadlay dagaal beeled maalin ka hor ka dhacay deegaanka Ceel Afweyn ee Gobalka
Sanaag.
Dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyay labo
maleeshiyo beeleed, kaasi oo saba bay dhimashada hal qof,halka qofkalana uu ku
dhaawacmay.
Wasiirka warfaafinta ayaa waxaa uu tac siyay
hal qofka ku dhintay dagaalka, isa goona ciidamada ku amaray in gacanta la gu soo
dhigo dadkii ka dambeeyay dilka, waxaana uuna ka digay in dagaal beeleed uu ka
dhaco deegaanka Ceel Afweyn ee Gobalka Sanaag. sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa
shaaca ka qaaday in Soomaaliland aysan mar naba aqbali doonin dagaal beeleed ka dhaca ka deegaano ka tirsan Gobalka Sa naag.
AGAASIMAHA MADAXTOOYADA OO LA KULMAY SAFIIRKA
MAREYKANKA EE SOOMAALIYA

25-KA MAY 2019-KA WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PASER EE MAANTA OO AH SABTI 25-KA MAY 2019-KA
QARAX BAABUUR OO SHALAY KA DHACAY DEEGAANKA WEYDOW Qarax gaari oo jugtiisa si weyn looga maqlay Degmooyinka dhaca Gal beed ay aa Shalay ka dhacay Dee gaanka Wey dow ee Duleedka Magaalada Muqdi sho. Qaraxan oo ka dhashay Miinada soo bood