Eedeysanaha oo 35-jir ah waxaa lagu xukumay Dil Toogasho, inkastoo uu Qareenkiisa, Deni Nuur sheegay inuu Rafcaan ka qaadan doono Xukunkaasi.
Dhinaca kale, Muwaadin kale oo u dhashay Faransiiska oo lagu magacaabo Serge Atalaou iyo haweeney u dhlaatay dalka Britain ayaa isagana Dil-sugayaal ku ah Xabsi ku yaalla dalka Indonesia tan iyo sannadkii 2007-dii, iyagoo lagu qabtay Daroogo.
Inonesia Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Nin U Dhashay Faransiiska
Maxkamad ku taalla JesiiraddaLombok ee dalka Indonesia waxaa maanta la soo taagay Nin u dhashay Faransiiska oo lagu helay inuu dhoofin jirey Daroogada. Ninkaasi oo lagu magacaabo Felikis Dorfin ayaa waxaa bishii September ee sannadkii hore lagu qa