HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA MIGADISHU TIMES DAILY NEWS PAOAER EE MAANTA OO AH AXAD 19-KA MAY 2019-KA

0
Sunday May 19, 2019 - 11:06:56 in Wararka by
  • Visits: 573
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA MIGADISHU TIMES DAILY NEWS PAOAER EE MAANTA OO AH AXAD 19-KA MAY 2019-KA

    XILDHIBAAN MARYAN CARIIF "KA YEELI MA YNO KENYA KU XADGUDUBKA HANTIDA SOOMAALIYEED" Xildhibaan Maryan Cariif oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegtay in Ciida nka dowladda Ken ya ay maalinwalba ay burburiyaan Ha ntidada Shacab ka Soom aa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XILDHIBAAN MARYAN CARIIF "KA YEELI MA YNO KENYA KU XADGUDUBKA HANTIDA SOOMAALIYEED" Xildhibaan Maryan Cariif oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegtay in Ciida nka dowladda Ken ya ay maalinwalba ay burburiyaan Ha ntidada Shacab ka Soom aaliyeed, islamarkaana aysan jirin Cid la xisaabtanta. Xildhibaanada ayaa soo jeedisay in Ci idanka dowladda Kenya dalka si deg deg ah looga saaro , Maadaama dhibaatooyin Culus ay ku hayaan Shacabka Soomaa liyeed ee ku sugan goobaha ay jooggaan

 


Xil-Maryan-Cariif

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO LAGU SOO DHAWEEYAY GOBOLKA MUDUG

Madaxweynaha Puntland Md. Sic iid Cabdullaahi Deni iyo wefti ballaaran oo uu hogaaminayey oo Shalay safar shaqo ugu ambabaxay gobolka Mudug ay aa si diiran loogu soo dhoweeyey degma da Buurtinle ee gobolka Nugaal.

Madaxweynaha ayaa intaanu gaarin degmada Buurtinle waxa uu sii kormeeray Wershedda dhis maha Wadada GarooweGaalkacyo iyo wershedda shirkadda Keb arco oo gacanta ku haysa dhismaha laam iga dhexmara Buurtinle oo horey si casri ya, tayonaleh u dhistay wadada halbow laha ah ee Gaa lkacyo.

Soo dhoweyn iyo shucuur wanaa gsan oo ay shacabka reer Buurtinle weft iga Madaxweynaha ku qaabileen, waxaa uu Madaxweynuhu xariga ka jaray waddo laami ah oo dhexmarta faras magaalaha. 1km ayaa la dhisay, 3km iyo 600 miter, ayaa Madaxweynaha Puntland balan qaaday in dowladdu dha mmaystiridoonto, waxaana uu Madaxweynuhu meel fagaa re ah kala hadlay shacabka degmadaasi.

"Runtii waxaa sharaf weyn ii ah Shalay inaan imaado degmada Buurtinle oo xudu n u ah, halbowlena u ah Puntland, waan ku faraxsanahay horumarka ay gaaray degmadu oo uu ugu horeeyo laamiga ma anta aan xariga ka jarnay iyo mashariicda kale ee aan ka warqabo ee socota, taasi waxaa lagu gaaray dedaalka iyo wada jirka shacabka iyo maamulku ay samee yaan”

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kulan ga ar ah la qaatay maamulka degmada, cu qaasha, nabadoon ada iyo waxgaradka magaalada, kulanka kadib waxa uu xadh iga ka jaray saldhig cusub oo degmada la ga hirteliyey, dhismaha saldhigga wax aa iska kaashaday hay’adda SSF iyo Pun tland.

Ugu dambayn, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti giisa ayaa u soo kici timay gobolka Mudu g, waxaana degmada Xarfo kusoo dhow eeyey mamulka degmada, shacabka mag aaladaasi, waxgarad, oday dhaqameedyo iyo masuuliyiin kale.

. GABAR KU TARTAMAYSA FEERKA OO KU DHOW INAY BAAL DAHAB AH KA GASHO

Feeryahannad Soomaaliyeed ayaa qarka u saaran inay waddankeeda u sa meyso taariikh wa yn,iyadoo la filayo inay usoo gudubto tartanka feerka ee ka dhac aya sannadka 2020ka magaalada Tok yo ee dalka Japan, taas haddii ay dhacdo waxay baal dahab ah ka gelin doonta taa riikhda Soomaaliya.

Gabadha qarka u saaran taariikh dan inay gaarto waxaa lagu magacaaba Ramla Cali waxaa tababbar ay isku diyaa rinayso ku sameynaysa Ingiriiska oo ay qoyskeeda tageen markii ay ka qaxeen Soomaaliya sannadkii 1991dii,halkaas oo ay ku kortay waxna ku baratay.

Muddada ay dugsiga dhiganeysay waxay ahayd qof buuran, balse feerka oo ay u aragtay in ay culeyska isaga dhimi karto ayay haatan ka sameyn rabtaa mag ac wayn. Rajada ay ka leedahay tartan ka Olympic Games ee Tokyo 2020 ayay sha acisay inay tahay mid aad u wanaagsan.

Ramla ayaa haddii ay usoo baxdo waxay noqon doontaa qofkii u horreeyay ee jiilkeeda ah oo tar tanka ka soo muuq da,taa oo jirta ayaa marka dib loo laabto Soomaaliya kaliya laba jeer ayay ka qayb gashay tartamada noocaasi ah oo lagu qabtay magaalada Rio ee dalka Brazil.

Gabadha hadda doonaysa inay kor u qaado sumcadda dalkeedda ayaa horay isa ga diidday in ay matasho dalka ay ku kortay ee Britain, waxaana ay doorbiday inay caalamka ku metasho qaranka Soomaaliyeed,waxaa ay muujisay inay guusha ay gaarto ay Soomaali oo idil ku farxi doo nta,iyadoo marka usoo jeedisay gabdh ah a in aysan ka niyad jabin himiladooda cay aaraha.

WASIIRRADDA WASAARADAHA WAXBAR ASHADA IYO AMNIGA OO JOWHAR GAARAY

Magaalada Jowhar xarunta u ah dowlad gobolleedka Hirshabeelle waxaa goor dhaw oo Shalay ah gaaray wafdi ka socda dowladda Soomaliya oo ay hoggaaminayaan wasiirka Wasaarradda Waxbarash ada Cabdullaahi Goodax Barre iyo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale. Wafdiga waxaa markii ay tageen Jowhar ku soo dhaweeyay garoonka diy aaradaha Wasiiro ka tirsan maamulka Hir shabeelle, waxaana loo galbiyay xarunta Madaxtooyada maamul gobolleedka Hir shabeelle.

Ujeedka safarka xubnahan ka ti rsan Golaha wasiirradda xukuumadda Soomaaliya ku tageen Jo whar ayaa lagu micneynayaa sidii xal loogu heli lahaa khil aafka ka dhaxshay go'aankii uu dhawaan W asiirka Waxbarashada ku joojiyay Imtix aankii dowladda ee socday, waxaana xu sid mudan in madax weynaha maamulka Hirshabeelle oo boqolaal ardey ah kula hadlayay Jowhar u sheegay in wixii had da ka danbeeya waxbarashada deegaa nnada Hirshabeelle uu mas'uul ka ahaan doono maamulka Hirsha beelle, isaga oo waqtigaa ku amray kormeerayaashii ka socday Wasaarradda in ay deg deg uga bax aan deegaannada Hirshabeelle.

Madaxweyne Waare ayaa sidoo kale dhawaan magacaabay guddi arrim aha imtixaanaadka ka talabixiya waxaana Dorraad ay guddigan la kulmeen bahda wa xbarashada ee magaalada Jowhar.

BAJAAJLE WADAY HAWEENAY FOOL AHEYD OO MUQDISHO LAGU DILAY

Xalay waqtiga Suxuurta Magaa lada Muqdisho, waxaa Xaafadda Sayb iyaano lagu dilay Wiil watay Mooto Bajaaj le, xilli uu waday haweenay fool ah oo Isbi taalka uu u waday.

Wiilka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Max amad C/laahi Xasan, si da ehelkiisa ay sh eegeen gabar daris la, ah oo foolanaysay ayaa soo kicisay si uu mootada uu ugu qa ado, kadibna markii ay marayeen Ajab ka Shidaalka Saybiyaano ku yaallo, wax aa meel kaga soo bax ay askari oo ku rida y xabad, sidaasina ay ugu dhacday Wiilk ii, mootadiina waa ay gadoontay.

Ehelada Wiilka dhintay ayaa shee gay in maydka Marxuumka & Mootada oo bur bursan ay taallo Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Waxa ay dalbadeen inay helaan cadaalad ku aadan dambiilihii gaystay falkaasi dilka ah in gacanta lagu soo dhig o si loo waaf ajiyo sharciga, islamarkaana cadaalad ay doonayaan.

Marxuumka la dilay ayaa wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysta xirfadda Mooto wadista, lama oga sababta ka dam beysa dilka loo gaystay wiilkaasi dhalinya rada ahaay.

Askariga dilka gaystay ayaanan ku sug nayn goob Koontarool ah oo Ciida mada ay joogaan, balse waxaa la sheeg ay me el ku dhaw Ajabka Shidaalka Say biyaano inuu ka soo baxay oo sidaasi xab ad uu ugu riday Mootada, kadibna uu me esha ka cararay

 

WASIIR GOODAX : SAACADDAAN LA JOOGO PUNTLAND IMTIXAANKA AY QAADEYSO WUU FASHILMAY

Goodax Wasiirka Wasaarradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Ca bdullahi Goo dax Barre oo ku sugan magaa lada Jow har ay aa sheegay in Imtixaanka ma anta ka bilaaw day qeybo ka mid ah dowlad go bolleedka Puntland uu fash ilmay.

Wasiirka oo Shalay oo gaaray magaa lada Jowhar si uu u xaliyo khilaafka ka dh ashay joojintii Imtixaankii Shaadiga iyo go ’aankii dowlad gobolleedka Hirshab eelle ay ka qaateen Wasaarradda ayaa shee gay in saacadan la joojo sida uu hadalka u dhigay Imtixa annaadka laga daah furay Shalay deegaannada Puntland uu fashi lmay.

"Imtixaan waa fashilmaa,Saacadaan la joogo Puntland imtixaan ay qaadeysay wuu fashilmay, wad amada deriska nala ah waa ka fashilmay.”ayuu yiri Goodax Barre oo hadalkiisa laga dhadhansan karay sid a uu uga xumaaday falcalintii ka dhalatay talaabadii uu ku joojiyay Imtixaanka.

Wasiirka Waxaa socdaalkiisa magaalada Jowhar ku wehlinaya Wasiirka Wasa arra dda Amniga xuku umadda Soomaaliya Ma xamed Abuukar Isloow Ducaalle.

Hadalka Wasiir Goodax ee ka dhanka ah Puntland ayaa la ogeyn jawaabta ay ka bixin doonaan mas’u uliyiinta maamulkaa oo horay u sheegay in ay xiriirka u jareen wada shaqeyntii kala dhaxeysa Wasaarra dda Waxbarashada.

KULANKII GOLAHA SHACABKA OO SHALAY LAGU ANSIXIYAY HISHIISYO MUHIIM AH

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Shalay kulan ku yeeshay mag aalada Muqdisho aya a ku ansixiyay heshiiskii Baydhabo oo Guddiga Kheyraadka ee Golaha maan ta hor keeneen.

Sidoo kale, Xildhibaanada Golaha Shac abka ayaa ansixiyay heshiiska caalamiga ah ee Dadka Naa fada ah kaasi oo Gudd iga arrimaha Dibadda ee Golaha shaca b ka uu Baarlamaanka hor keenay.

Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdi weli Sheikh Ibr aahim Muudeey oo kul anka shirgud doominayay ayaa sheegay in 140Xildhi baan ay ogolaadeen heshiiskii Baydhabo oo Gudd iga Kheyraadka halka 5Xildhib aan ay ka aamuseen mana jirin Xildhi baa no ka aamusay,sidaasina uu ansax ku ya hay. Sidoo kale,Guddoomiye Muudeey ay aa sheegay in heshiiska caalamiga ah ee Da d ka Naafada ay ogolaadeen 144Xildhib aan halka hal Xildhibaan uu ka mu usay mana jirin Xildhibaano diida y,sidaas ina uu ansax ku yahay.

Xildhib aannada Golaha Shacabka wa xaa kulankoodii Shalay loogu qeybiyey Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ee dhowaan Golaha Wasiirada ansixiyeen, sidoo kale waxaa loo qey biy ey Akhrinta 3aad ee Hindise Sharciyeed ka Batroolka.

Dhanka kale, Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqul insaanka Xuku umadda Soomaaliya ayaa Golaha Shac a bka ee Baarlamaanka Soomaaliya uga m ahad celisay ansixinta Heshiiska caalami ga ah ee Xuquuqda dadka Naafada ah.

QM OO OGAATAY IN QARAXYADA ALSHABA AB LAGU SAMEEYO GUDAHA DALKA.

Q/Midoobe ayaa shaaca ka qaaday warbixin tilmaamysa in dagaal am yaasha AlShabaab ee gudaha dalka ku samee yaan qaraxyada ay ka fuliyaan qay bo badan oo kamid ah dalka.

Sahankan baarista ah ayaa waxaa sameeyay hay’adda Qaramada Midoobe u qaabilsan Miina baar ista ee Mine Action oo kaashanaysa hay’ado kale oo aanan magacooda lashaacinin.

Xog uruurintan ayaa lagu saleeyay ugu yaraan 20 weerar oo qaraxyo loo adeeg saday kuwaas oo dal ka ka dhacay tan iyo bishii july ee sanadkii hore 2018. Warbixintan oo ay heshay Wakaalada wararka ee Reuters ayaa xiriir ay lasam eesay dowlada waxa aysan kahelin wax jawaab ah iyadoona sidookale xiriir uu lasameeyay Col Charles Imbiakha, oo ah afhayeenka Amisom uu dhankiisa ka gaa bsaday in uu wax jawaab ah kabixiyo.

AlShabaab oo qorshahoodu yahay in ay dalka ku maamulaan Shareecada Islaa mka sida ay sheegt een ayaa ugu yaraan 19 weerar oo qaraxyo gawaari loo adee gsaday dalka ka dhacay tan iyo bishii September sida xogtu lagu sheegay.

Weerarkii ugu qasaaraha badnaa ee alShabaab ka fuliyaan gudaha dalka ayaa noqday kii isgoyska Soobe ka dhac ay 14’kii October ee sanadkii 2017’tii kaa si oo ay ku dhinteen in kabadan 500 oo qof. Qubarada baaritaankan sameesay aya a sheegaya in ay qabaan tuhun baahsan oo ku aadan in alShab aab ay iyaga sam aystaan qaraxyada ay ka fuliyaan gudaha dalka balse aanan loo haynin cadeyn ku fil an oo arintaasi tilmaamaysa.

WARARKII UGU DAMBEEYAY DOORASHADDA AUSTRALIA

golaha-shacabka Natiijooyinka hordhaca ah ee kasoo baxaya doorashada baarlamaaniga ee da lka Australia, ayaa muujinaya in xisbiga Shaqaalaha uu ku guuleysan doono door ashada.

Arrintaan waxay imaneysaa kaddib lix sannadood oo dalkaasi ay xakumayeen xisbiga midigta fog ee muxaajitka ah.

Dad gaaraya 17 milyan oo ruux ayaa co dadkooda ka dhiibanaya doorashadan oo ololaheedu ahaa mid aad u adkaa oo ay axsaabta aad isu weerareen.

Waxaana ahmiyadda koowaad ee shacabka uu yahay isbada lka cimilada, caafimaadka, iyo guryeynta iyo wax ka ba dal lagu sameyo heerka nolosha.

Warbaahinta Australia ayaa ku warran tay in xisbiga Laborka ee uu hogaamiyo Bill Shorten uu 52 boqolkiiba kaga hogaa minayo isbaheysiga talada haya oo la she egay inuu helay 48 boqolkiiba.

WARBIXIN KU SAABSAN QARAX KHASAARE GEYSTAY OO KA DHACAY DEGMADA BARDAALE EE G/BAY.

Wararka ka imaanaya Gobolka Bay ayaa sheegaya in Khasaare kala duwan uu ka dhashay qarax ciidamada dowla d da Soomaaliya lagula eegtay degaano ka tirsan Gobolka Bay ee Koonfurta Soo maaliya.

Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Bar daale sida ay sheegeen dadka degaanka , waxaana lala eegtay Ciidamo howlg allo waday.

Dadka ayaa xaqiijiyay qarax miino oo cii damada lala eegtay inuu ka dhash ay kha saare isugu jira dhimasho iyo dha awac, kadib markii gaari noociisa uu yah ay Cab di Bile uu Qaraxu qabsaday.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay hal ruu x, sidoo kalena waxaa ku dhaawa cmay saddex kale qofka qaraxa ku dhint ay ay aa lagu magacaabi jiray Kabtan Fala r Li ibaan oo ka mid ahaa Golaha degaa nka Degmada Bardaale.

Waxaa kale oo qaraxaasi ku dhaa wac may saddex ruux oo askar ah, kuwaa si oo dhaawacyadooda loo qaaday Isbita al ka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa k u safra degaano ka tirsan Gobolka Baay oo ay ku sugan yihiin, iyadoo xilliyada qa ar ay dhacaan qaraxyada noocaan oo Shabaab ay u dhigaan ciidanka.

RUUX LA SHEEGAY IN UU KA TIRSAN YAHAY SHABAAB OO ISASOO DHIIBAY

Siidow Cabdi Geeddi Ibraahim oo ka mid ahaa ururka Alshabaab ee ka howl gala gobolada Jubbaland iyo gobolka Sha beelaha Hoose ayaa Shalay isku soo dhi ibay ciidanka xoogga dalka ee hoostaga guutada 11aad ee Taliska qaybta 43aad ee magaalada Kismaayo.

Siidow wuxuu kasoo qayb qaatay daga allo badan oo ururka Alshabaab ay la ga leen ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoog ga dalka, sidoo kale wuxuu qayb qaatay dagaalkii khasaaraha ba’an geystay ee sanadkii 2011dii ka dhacay degmada Deyniile sidda uu sheegay.

Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in dhaqan celin loo sameyn doo no, islamarkaana ay soo dhaweynaya an Cidwalba oo kasoo baxda AlShabaab.

Maamulka Jubbaland ayaa maalmihii ugu dambeeyay soo bandhigayay xubno ka mid ah AlShabaab, kuwaasoo isku soo dhibaayay Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland.

CIIDAMO U DHASHAY UGANDA OO LA SIIY EY SEMINAAR LAGU ILLOWSIINAYO WALBA HAARKII DAGAALKA EE SOMALIA

CIIDAMO SIMINAR LOO SAMEYE 1,798 Askari u dhalatay Uganda oo bilowgii bishan dhamaystay Hawlgalkii AMISOM ayaa waxaa Dorraad loo soo gebagebeeyey Seminaar Wacyigelin iyo Latalin dhanka Dhimirka iyo dibulamid oobida Qoysaska iyo Mujtamaca.

SHIRKA,,, Ciiddanka seminaarka la siiyey ayaa waxay ka tirsanaayeen Kooxda 24aad e Dagaalka ee Ciiddanka Uganda, kuwaasi oo bilowgii bishan dib ugu laabtay dalkoo da hooyo, kadib, markii ay dhama ysteen Hawlgal muddo 12 bilood ah oo ay qeyb ka ahaayeen Ciiddanka AMISOM.

Ciiddankaasi waxaa tababarka loogu so o xiray Xarunta Ciiddanka Difaaca Ugand a ee Taageeradda Hawlgalladda Nabadd ee Degmadda Nakaseke ee Bartamaha dalka Uganda.

Taliyaha Ciiddanka Dhulka ee dalkaasi, Jeneral Leopold Kayanda ayaa waxa uu Dorraad Tababarka u xiray Ciiddamo tirad oodu dhamayd 1,798 Askari oo uu soo dhamaystay Hawlgalkii AMISOM, kuwaas i oo uu Taliye u ahaa KolonelJackson Kya anja.

Hadal uu Taliyaha Ciiddanka Dhulka ee Uganda u jeediyey Ciiddankaasi waxa uu sheegay in Barnaamijka Wacyigelinta ee la siiyey muhiim u yahay sidii ay Ciiddan ka uga soo kaban lahaayeen Walbahaa rka hawlgalladii cuslaa iyo xanuunka caa fimaadka Dhimirka muddadii ay Hawl galka u joogeen Somalia. Waxa uu intaasi ku daray Seminaarka la siiyey uu Ciiddanka u oggolaanayo in ay ka macaashaan xaqiiqda Bulshadda iyo inuu taageero ka siiyo sidii ay ciidd anka si wadajir ah ugu biiri lahaayeen muj tamacyadooda.

Isla marka ay Ciiddanka tababar u bax ayaan ama ka soo laabanayaan Hawlgal waxaa la siiyaa fasax hal bil ah, oo ay ku biiraan Bulshooyinka ay asal ahaan ka soo jeedaan.

Waa seminaarkii 6aad ee noocaasi ah tan iyo markii la bilaabay Hawlgalka AMI SOM, waxaana looga dan leeyhaay in Cii ddanka laga caawiyo dhibaatooyinka suur togalka ah ee ay ka soo qaadeen Walb ahaarka iyo islahadalka ee Xilliyadda Da gaalka ay u joogeen Somalia.

Bilowgii bishan, Askari ka tirsanaa Ciidd anka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM waxa uu toogasho ku dilay Taliy ihiisa iyo 4 ka mid ah saaxiibadiisa, ka hor inta uu isgaana istooganin.

Dhacdadan oo Argagax ka dhex abuu rtay Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ayaa waxay ka dha cday Xarunta ugu weyn Hawlgalka AMII SOM ku leeyihiin Xeradda Xalane ee mag aalladda Muqdisho.

Kumanaan Askar u dhalatay Uganda aya a ku sugan Somalia, kuwaasi oo qeybka ah Hawlgalka AMISOM iyo Ilaalad da Khaaska ee Diplomaasiyiinta QM iyo xarumaha QM ee Somalia.

SHIR AMNIGA LOOGA HADLAYAY OO MUQDISHU KA DHACAY

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fed eraalka Soomaaliya (XFS), mudane Xa san Cali Khayre, ayaa Shalay guddoom iyay shir lagu qabtay Muqdisho oo ay isu gu yimaadeen hay’adaha amniga dalka iyo mas’uuliyiin ka socotay dowlaha iyo hay’ado heer caalami ah dowladda ka taageera dhanka amniga.

Shirka oo looga hadlay dardargelinta qorshaha howl gallada dalka looga xore ynayo AlShabaab ayaa lagu bogaadiyay howl galladii ay hormuudka ka ahaayeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee lagula wareegay degaannada hoos taga gobolka Shabeellaha Hoose ee Sabiid, Caanoole iyo Bariirre.

Shirka Amniga ee dhex maray hay’ adaha amniga dalka iyo dhinacyada Soo maaliya ka taageera amniga ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay gargaaridda dad ka ku nool deegaannada Shabaabka laga xoreeyay iyo in deegaannada la gaarsiiyo adeegyada aasaasiga u ah nolosha bulsh ada.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay qorshe ciidamo booliis ah lagu gaynayo deegannada ciidanka xoogga dalku kala wareegeen AlShabaab.

MAXAY KA WADA HADLEEN AXMED MAD OOBE IYO SAFIIRKA UK EE SOMALIA?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Isl aam ayaa Shalay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xaalada Soomaaliya ee dhinacyada kala duwan iyadoo gaba gabadii ay Saxaafada la hadleen.

Danjire Ben Fender ayaa sheegay in Madaxweynaha ay ka wada hadleen dag aalka ka dhanka ah Alshabaab iyo sidii la isaga kaashan lahaa dardar galinta ad eegyada mucaawinada iyo kuwa kale ee ay UK ku tageerto Soomaaliya waxaa uu intaas ku daray in ay ka wada hadleen Ar imaha Abaaraha iyo xiliyadii roobka ee da ahay oo dadka ree Jubbaland saamayn ku yeeshay.

Safiirku wuxuu sheegay in uu rajaynay oin abaaraha deegaanada qaar ka jira ay dadku kasoo kaban doonan.

Danjirahu wuxuu sheegay in ay rajay nayaan in Doorashada Jubbaland ay ku dhacdo si nabadgalyo ah oo xor iyo xala al ah kana fog faro galin dhinac walba leh

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Isl aam ayaa sheegay in Safiirka ay isla soo qaadeen shirkii Garowe iyo waxyaabahii la isku mari waayay dhaliilaha ay arkaana uu la wadaagay

Waxaa uu intaas ku daray dagaalka AlShabaab iyo sidii iskaashi buuxa looga yeelan lahaa iyo gurmadka dadka ay ab aarahu saameeyeen.

waxaa kale oo Madaxweynahu uu she egay in ay Dowlada Federaalku abaabul lagu khalkhal galinayo nabadgalyada ay Xamar kasoo abaabulayso kuwaas oo ay Jubbaland ka fulinayaan shaqsiyaad laca go lagu soo siiyay Bulshada Caalamka iyo Safiirkana ay la wadaageen Khatarta ay nabadgalyada ku keeni karto masuuli yadeedana arintaas ay qaadayso Dowlad a Federaalka ah.

MADAXWEYNAHA UGANDA OO LOOGU BAA QAY INUU AQOONSADO SOMALILAND

Xildhibaano ka tirsan Bar lamaanka da lk aasi ayaa ku cadaadina ya Madaxw eyne Yuw eeri Kaguta Museveni sidii uu Maa mulka Somaliland ugu aqoonsan lahaa dal ka madax bannaan Somalia.

Museveni Shabakadda Wararka ee busiweek .com ayaa qortay inay Xildhibaanadaasi ka codsadeen Madaxweyne Museveni In uu bilaabo sidii uu ugu aqoonsan la haa Somaliland dal madaxbannaan iyo sidii Ganacsi loola yeelan lahaa.

Xildhibaano katirsan Barlamaanka Uga da ayaa haatan ku sugan Harg ey sa, iyagoo ka qeyb galaya 28guuradii ka soo waregtay Gooniiskutaagga Som aliland ku sheegteen inay kaga go’een qeybaha kale ee Somalia, inkastoo aysan weli Bee ssha Caalamka ka helin Ictiraaf.

Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibe dda ee Barlamaanka Uganda, Hood Katu ramu Kiribedda oo hoggaaminayo Xildh ibaanadda ku sugan Hargeysa ayaa shee gay in la joogi xilligii ay Ugnada iyo Urur ka Midowga Afrika u aqoonsan lahaa yeen Somaliland sidii Waddan Madax

Waxa uu hadalkaasi ka sheegay markii Wafdiga Uganda lagu qaabilay Dhismaha Barlamaanka Maa mulka Somaliland ee magaalladda Hargeysa.

6 xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Uganda ayaana ku sugan Hargeysa oo lagu casuumay, si ay uga qeyb galaan 28 guuradii ka soo wareegtay Gooniiskutaagga Somaliland.

Dhinaca kale, Xildhibaan Akurut Violet Addoome waxa uu tilmaamay in Somalil and oo la timid dham aan waxyaabihii mu hiimka u ahaa in la aqoonsado Dal Mad ax bannaan uu la yaaban yhaay waxa loo ictiraafi lahaa, iyadoo horey ay Ganacsi uga bilaabeen Maalgashadayaal ka ka yi mid dalalka Afrika, Bar iga Dhexe iyo Eur ope, kuwaasi oo aan Aqoonsi Caalami ah siinin.

Waxa uu intaasi ku daray inay Mada xweyne Museveni ka baryi doonaan in la dhaqaajiyo sidii Soma liland loo ictifaari lahaa.

ARDAY SHALAY IMTIXAANKA PUNTLAND U FARIISTAY OO LAGU DILAY BOOSAASO

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/04/Dil-ka-660x430.jpg Wararka laga helayo Magaalada Boo saaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa wax aa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee Shalay halkaas lagu dilay ruux Arday ahaa.

Ardayda la dilay ayaa waxaa la sheeg ay in uu kamid ahaa Ardaydii Shalay u far iisatay Imtixaanka fasalka sideedaad ee Dugsiga dhexe,isagoona u gudbi lahaa dugsiga Sare.

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Ardayga dilay xili uu ku sugnaa Xaafad ka tirsan Boosaaso,waxaana uu dhigan jir ay Iskuul lagu magacaabo Towfiiq oo ku yaalla magaaladaas.

Allaha u naxariistee Marxuumka la dil ay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sula ymaan Maxamed Bootaan,iyadoo ragii ka dambeeyay dilkiisa goobta ay baxsadeen sida dadka deegaanka ay sheegeen.

Wuxuu ku jiray 4,138 Arday oo saaka u fariistay Gobolka Bari imtixaanka shah aadiga ee fasalka 8aad ee dowlad Gobo leedka Puntland,waxaana tirada guud ee Imtixaanka Madaxweyne Saciid Deni u fur ay ay ahaayeen in ka badan 15,800 oo Ar day.

Ilaa iyo hada ma jirto cid loo soo qabta y dilkii gudaha Magaalada Boosaa so ee Xarunta Gobolka Bari loogu geysta Arday waxka baran jiray Iskuulka Towfiiq ee Boosaaso

RAMADAANKU WAA FURSADA CUMRIGA (DERSIGA SAGAALAAD)

 

EYBTII 8AAD Q/2AAD

Ramadanay u timid Nabiga suuban oo ku jira meeshii uu ku Ictikaafayay xili habeen ah oo ay la shekeysatay, waxa ay tiri ka dibna waxaan doonay inaan u laabto Gurigeyga, Nabigaana isii raacay sagootin ahaan..

Marka Ictikaafka waxaa uu ka mid yahay sunooyinka looga baahan yahay Muslim iinta in ay la yimaadaan Bisha an Ramadaan Gaar ahaan To banka Dambe ee ka midka ah si fursad loogu helo Cibaada da Munaasabadan qaaliga darteed.

Ictikaafka waxaa uu Bilaawdaa marka ay bilaabato Tobanka dambe ee Ramadaan. waxaa uuna leeyahay Shuruudo laga maarmaan u ah inuu ilaaliyo ruuxa doonaya inuu Ictikaafo si uu uga Ansaxo waxaana ka mid ah:

1- Inuu Muslim yahay Ruuxa Ictikafaya, Gaal kama Ansaxo.

2-Inuu Fiyoow yahay Caqli ahaan, kan waalan kama Ansaxo.

3- Qaangaar inuu yahay, Caruurta kama Ansaxo.

4- Waxaa looga baahan yahay Niyad inuu la yimaad ruuxa Ictikaafaya(Inuu Niyeesto).

5-Daahirna waa inuu kayahay Xeyd (Caado) iyo Nifaas, waxaa ku waajibaya hadii Caadada ka Timaado gabadha in ay joojiso Ictikaafka kana baxdo Masjidka. 6- Meesha lagu Ictikaafayana waa in uu ahaado Masjid lagu Tukado Saalaadaha Jiimcada iyo Jamaacada. Waxaa kaloo jira waxyaabo looga baahan yahay inuu ka Digtoonaado ruuxa Ictikaafaya oo Buriya, waxaana ka mid ah.

1- ( Jimaaca) taasoo loo la jeedo ruuxa inta uu ku jiro Ictikaafka ma taaban karo Xaaskiisa ama lama imaan karo waxyaabaha hor dhaca u ah Jimaaca Sida Taabashada Shahwada darateed ah ama Shumin.

2- Waxaa kaloo Buriya Ictikaafka in Masjidka laga wada baxo dan la’aan, hadiise jirka qaarkiis laga bixiyo Masjidka sida uu sameeyay Nabiga (Nabad galyo iyo Naxariis korkiisa Allaha yeelee) oo kale markii ay Caaisha u Dhaqeysay Timahiisa asagoo Ictikaafsan waa ay banan tahay.3- Waxaa kaloo Buriya Ictikaafka Diinta in laga Baxo (Ridada) – illaah ayaan ka magan galeynaaye- waxaa kaloo Bura Camalkiisa oo dhan maadaama uu Ridoobay.

Sidaas oo kalana waxaa jira Aadaabo laga maar maan ah inuu ilaaliyo ruuxa Ictikaafaya,.. qaarkoodna hore ayaan usoo sheegnay, waxaa kaloo ka mid in uu ruuxa ilaaliyo Nadaafada Masjidka, inuusan ka dhigan Ictikaafka miduu uga faaiideysto Saaxiibo la sheekeysi, waxaa kaloo ka mid ah ruuxa inuusan dayacin Ehelkiisa maalmaha uu ku jiro ictikaafka oo uusan dhigin Masruuf la’aan.

Hadaba waxaan kusoo gabagabeynayaa walaal walba oo Muslim ah inuu isku dayo inuu soo nooleeyo Sunadaas laga tagay ee Ictikaafka isla markaana nafteena ku tarbiyeeyno ku dayashada Nabigeebnii Suubanaa, ugana dayanaa wax walba oo aan Cibaado ahaan u sameyneyno in 9/Q.2aaddhamma d

La soco Q/10aad waxaa diyaariyay Calinuur Xoogsade calixoogsade@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudhegga calinuur

Fadlan Akhriste Ka Ilaali Meelaha Aan Ku Habooneyn Qoraalada Diiniga Ah Mahadsanid

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi






"WAXA LA GAADHAY XILLIGII LA KALA GURI LAHAA SOOMAALIYA IYO SOMALILAND"

Guud ahaan Somaliland waxaa Shalay laga xusay sannadguuradii 28aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland sheegtay inay goonni isu taagtay, waxaana khudbad xasaasi ah ka jeediyay madaxweyne Muuse Biixi.

Xaflado iyo dabbaal degyo waaweyn ayaa ka dhacay guud ahaan gobolllada Somaliland.

Qeybaha bulshada ayaa ka qeyb galay munaasabaddaMunaasabaddii lagaga xusay magaalada Hargeysa ayaa si gaar ah dadka wax falanqeeya waxay ku tilmaameen tii ugu weynayad ee dadkii ugu badnaa ka soo qaybgalaan sannadahan.

Madaxda Somaliland ayaa ka qeyb gashay munaasabadda 18-ka MayMaxay ku heshiin karaan Soomaaliya iyo Soomaaliland?

Maxay guusha Muuse Biixi uga dhigantahay wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya?liland

Ururrada bulshada, xisbiyada mucaaradka, ardayda iyo dad weyne kale ayaa isugu baxay fagaarayaasha, sidoo kale marti Sharaf ka socotay in ka badan 10 dal oo isugu jira dalalka jaarka ah, dalal carabeed iyo kuwa reer yurub ah ayaa iyana ka mid ah aa, iyadoo ciidammadu ay gaardi iyo qoob ka ciyaar ku samay nayeen waddooyinka, waxaana gaardigaa qayb ka ahaa hablihii iyo inamadii lagu tababarayey Dararweyne.

Dadka xafladdaa ka hadlayna waxaa ugu mudnaa madax weyn aha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo kaga hadlay xafladd aasi waxyaalo badan.

Ciidanka Somaliland Madaxweynaha ayaa qodobbadii uu isdul taagay waxaa ka mid ahaa madaxbannaanida Somaliland iyo ka go'itaanka Soom aaliya inteeda kale.

"Waxaa muuqata in caalamka badankiisu garwaaqsaday in la jo ogo wakhtigii la kala guri lahaa Somaliland iyo Soomaaliya, Soomaaliya iyo Somaliland iyaga oo xor ah oo laba dal oo Ingiriis iyo Talyaanigu kala guumaysan jireen ayay midoobeen lixdankii, soddon sano, oo toban sano dagaal ahaa labaatan san ona ciil, isqabqabsi iyo cadho ahayd ayay midaysnaayeen, kad dibna dawladdii dhexe way duntay", ayuu yidhi madaxweyne Biixi. Madaxweynaha Somaaliland ayaa sidoo kale ka hadlay sida ay uga xun yihiin inaanay 28 sano ictiraaf helin, isaga oo ku eed eeyey in muddadaas Soomaaliya ay hor taagnayd.

Waxa uu sheegay in soddonkii sano ee ay midaysnaayeen wixii gaadhay ay ka culus yihiin, oo ka adag yihiin waxa ay gaad hsiiyeen 28kii sano ee ay xorta ahayd, isagoo sheegay in Soom aaliya caalamka lahayd mudadaas "ma xoroobi karaan, ma ictiraafayno waa qayb naga mid ah".

Waxa kale oo madaxweyne Muuse Biixi, khudbaddiisa ku soo hadal qaaday qorshe uu sheegay in laga wado dalalka ku teedsan badda cas, kaasi oo ah in amnigiisa la iska kaashado iyada oo uu tilmaamay in Somaliland aan lagala tashan arrinta as, wuxuuna ka yidhi: "Isbeddelka ka socda geeska afrika wax ay Somaliland ka soo qayb gelaysaa iyada oo xor ah, cidna magan uma aha, ninka taa indha ka laliyaa ee arki waayaa uma socdo in geeska afrika horumaro"

Dhanka kale madaxweynaha Somaliland, isaga oo ka hadl aya doorashooyinka dhawaan ku soo aaddan Somaliland, ee sannadkan dabayaaqadiisa qorshaysan, ayuu si gaara xisbiga Waddani uga codsaday inay ka qayb galaan isaga iyo tag eerayaashiisu. Waxa uu sidoo kale ammaanay xisbiga Ucid, oo uu sheegay inuu ahaa xisbigii ugu doodda adkaa……………….

MUWADINIINTA BAXRAYN OO LOOGA DIGAY INAY U SOCDAALAAN LABA DAL

baxreynWasaaradda Arrimaha Dibedda ee Boqortooyadda dalka Baxrayn waxay uga digtay Muwaadinii ntooda inaysan u safrin dalalka Iran iyo Iraq, sababo dhinaca Ammaanka. Wak aaladda Wararka Baxrayna ee BHA ay aa sheegtay in Muwaadiniintooda haa tan ku sugan dalalkaasi loogu baaqay inay sida ugu dhaq saha badan u so olaabtaan, sababo la xiriira Ammaan kooda. Dhanka kale, Shirkadda shidaalka Maraykanka ee Exxon Mobil waxay maanta sheegtay inay shaqaalahooda shisheeyaha kala soo baxeen Ceelka shidaalka ee Galbeedka Quna 1 ee dalka Iraq. Shaqaalahaasi badankooda waxaa loo duuliyey M/ Dubai ee dalka Imaaraadka, halka kuwo kalena la geeyey Xera dda we yn ee Shirkaddaasi ku Gobalka Basra ………………

MAS’UUL LAGU DHAAWACAY GAALKACYO & FAAH FAAHIN KASOO BAXEYSA

Qodeeye Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobo lka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug. Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa la sheegay in uu dhaawacay guddoomiyaha Wa xbarashada gobolka Mudug ee maamulka Galmudug oo Maga ciisa lagu soo koobay Axmed Qoodeeye, xilli uu ku sug naa Ko onfurta Magalada Gaalkacyo.

.Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in askariga uu rasaas ku furay Mooto uu saarna gudd oomiyaha, kadib markii uu ka shaki yey,isla markaana rasaasta as ay haleeshay guddoomiyaha Wa xbarashada Gobolka Mud ug. Isbitaalka Weyn ee Magalada Gaalkacyo ayaa la geeyay dhaawaciisa si xaaladiisa caafimaad halkaasi loogu baxna aniyo,waxaana wararku sheegayaa in dha awiciisa uu yahay mid fudud. Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbara shada Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen in askariga dhaawa cay Guddoomiyaha ay gacanta ku dhigeen Ciidamo ka tirsan ku wa Galmudug ee ku sugan Magalada Gaalkacyo,isla markaana baaritaano lagu haayo

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip