
AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 11-KA MAY 2019-KA


"Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan Qaranka, waxaan guud ahaan shacabka So omaaliyeed, gaar ahaanna eheladii iyo qara abadii Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (C abdi Waraabe) uga tacsiyaynaa geerida na xdinta leh ee ku timid Marxuumka.”
"Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf waxa uu ahaa oday Soomaaliyeed oo wakhtigiisa u huray nabadaynta, dhexdhexaadinta, wal aalaynta iyo heshiisiinta dadka Soomaaliye ed, gaar ahaanna reer Somaliland. Waxa u u ka soo qayb qaatay Halgankii Gobannimo doonka Soomaaliyeed, waxa uuna ahaa sa matalis Soomaaliyeed oo nabadda iyo wan aagga jecel. Eebbe ha u naxariisto, hoygii sana Jannatul Firdowsa haka yeello, qoys kiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliye ed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iim aan haka siiyo”
Koox weerartay xarun Shirkadeed oo Muqdisho lagu qabtay
Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen labo ru ux iyo hubkii ay wateen kuwaasoo Shalay weerar ku qaaday xarunta Shirkadda Hor muud ee ku taalla Saybiyaano.
Taliye ku xigeenka Ciidanka booliska Sa kiyo Xuseen ayaa sheegtay in kooxddaan ay dileen Shaqsi ka mid ahaa shaqaallaha Shirkadda sidoo kalena ay dhaawaceen qof dumar ah.
Shacab soo furtay ku dhawaad 1000 caruur ah oo la askareeyay
Ku dhawaad 900 oo carruur ah oo koo xda Boko Haram ay askaraysay ayaa la soo furtay, sida ay ku warrantay wakaal adda wararka ee AFP oo soo xiganaysa Qaramada Midoobay.
Waxay sheegtay in carruurtan oo gaaray sa 894 ay ku jireen 106 gabdhood, waxaa na soo daayay shacabka is abaabulay ee magacooda loo soo gaabiyo CJTF.
CJTF ayaa milatariga ka caawiya daga alka ay kula jiraan kooxda Boko Haram.
Howlgalkaan ayaa dhacay maalintii Dorr aad aheyd, waxaana dadka degaanka ay sheegeen in aysan jirin Khasaare ka dha shay.
Taliyihii hore ee Waaxda Socdaalka Soo maaliland oo geeriyooday
Magalada Hargeysa ee deegaanada Soomaaliland waxaa Goordhow ku geeriyo oday Taliyihii hore ee Waaxda Socdaalka Soomaaliland kama mid ahaa xilligaan Gol aha Wakiilada Soomaaliland, kaas oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cali Yuu suf (ma xamed Camb aro. Marxuiumka ayaa maalmahaan xanuunsanaa,waxaana geeri diisa xaqiijiyey ehelkiisa,waxaana uu ahaa Xildhibaanka ugu da’da weyn Golaha Wak iilada Soomaaliland.
Mas’uuliyiin ka tirsan Soomaaliland ay aa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Taliy ihii hore ee Waaxda Socdaalka Soomaali land kama mid ahaa
xilligaan Golaha Wak iilada Soomaaliland Maxamed Cali Yuusuf (maxamed Cambaro.
Maraykanka Oo Qabtay Markab Ay Leed ahay Kuuriyada Waqooyi
Maraykanka ayaa sheegay in uu qabtay markab xamuul ah oo ay leedahay Kuuriy ada Waqooyi, iyada oo ku eedaysay in uu meel uga dhacay cunaqabataynta caalami ga ah ee saaraan. Waaxda caddaaladda ay aa sheegtay in markabku uu waday dhuxul dhagax, taas oo ah waxa ugu badan ee ay dibadda u dhoofiso Kuuriyada Waqooyi bal se Qaramada Midoobay ayaa cunaqabata yn saartay.Markabka ayaa markii u horray say lagu qabtay Indonesia bishii Abriil ee sa nnadkii 2018.
Waa markii 1aad ee Maraykanku qabto Markab Kuuriyada Waqooyi leedahay oo loo haysto in uu jabiyay cunaqabataynta ca alamiga ah ee saaran, arrintan ayaana ku soo aadaysa iyadoo uu sii xumaanayo xir iirka labada dal u dhaxeeya.
Kulan ay yeesheen hoggaamiyaha Ku uri yada Koonfureed Kim Jong-un iyo mada xweynaha Marayanka Donald Trump ay aa dhammaaday isagoon wax heshiis ah laga gaarin bishii Feebaraayo, iyadoo Mar aykan ku uu ku adkaystay in Kuuriyada Waqooyi ay ka tanaasusho hubkeeda nuk liyeerka ah, Pyongyang waxay dalbatay in laga dab ciyo cunaqabataynada saaran.
K/Waqooyi ayaa tijaabisay labo hub hal 7baad gudahii, arrintaas oo si wayn loogu arkay isku day uu dalk aasi ku doonayo in uu Maraykanka cada adis ugu saarayo is afgaranwaaga dhex yaalla.
Markabkan oo la dhoho Wise Honest, ayaa markii u horraysay la qabtay sannad kii hore Maraykanka ayaana codsaday ogol aanshihii uu kula wareegi lahaa bishii Lu ulyo ee sannadkii 2018. Indonesia oo qaba tay ayaana markabka wareejisay, haddana wuxuu ku sii jeedaa dhanka dalka Marayk anka.
Maraykanka ayaa shaaciyay in ku dha waaqidda markabkan aysan wax shuqul ah ku lahayn gantaallada ay tijaabisay Kuuriy ada Waqooyi. "Xafiiskanaga ayaa daaha ka rogay hab ay Kuuriyada Waqooyi ku dhoofinaysay dhu xul dhagax heer sare ah iyada oo dalal ajn abi ah ka iibinaysay isla markaasna qarina ysay halka uu asal ahaan ka soo jeedo mar kabka Wise Honest,” ayuu yiri Geoffrey S Berman oo ah dacwad ooge Maraykan ah.
"Arrintaas Kuuriyada Waqooyi uma suura galinin in ay cunaqabataynta caalamkiga ah kaga xidaaraysato oo kali ah, balse mark abka Wise Honest waxaa sidoo kale Kuu riyada Waqooyi loogu sii qaadi jiray mash iinno culculus, arrintaas oo gacan ka gays an jirtay awoodda ay Kuuriyada Waqooyi uga xidaaraysato cunaqabataynnada saa ran.”
Kharashaadka lagu dayactirayay mark abka Wise Honest ayaa lagu eedeeyay in loo adeegsaday lacago doolarka Maraykan ka ah oo lala kaashaday bangiyo Maraykan ah oo aan ka shakisnayn, arrintaas ayaana dawladda Maraykanka fursad u siisay in ay tallaabo dhanka sharciga ka qaadaan oo dacwad ku soo oogaan.
kuuriyada Waqooyi waxaa saaran cuna qabataynno badan oo uu ku soo rogay Ma raykanka iyo kuwo kale oo caalami ah, iya doo Pyongyang loo hayso horumarinta hub keeda nukliyeerka ah iyo gantaallada ay tijaabiso. Maraykanka iyo Kuuriyada Waq ooyi dib ma isula jaanqaadi karaan?
Arrimaha ka soo cusboonaaday lab ada dal ayaa tilmaamaya in ay ku laabanay aan cadaawaddii ka dhaxaysay, balse erg ayga Maraykanka u qaabilsan Kuuriyada Waqooyi Stephen Biegun ayaa hadda ku su gan Kuuriyada Koonfureed si ay uga wada hadlaan sidii dib loogu billaabi lahaa barnaa mijka tirtiridda hubka nukliyeerka ah.
Madaxweynaha Trump ayaa sheegay "in qofna uusan ku faraxsanayn” tibaaboo yinkii hubka ee u dambeeyay.
"Waan ogahay waxay doonayaan in la wa da xaajoodo, waxay ka hadlayaan wada xa ajood. Balse uma malaynayo in ay diyaar u yihiin wadaxaajood,” ayuu yiri.
Wuxuu noqday madaxweynihii u horre eyay ee Maraykan ah ee isaga oo xil haya la kulma dhiggiisa Kuuriyada Waqooyi ka dib markii ay shireen sannadkii hore, balse inkastoo kulankaas iyo mid kale oo dabo so cdayba ay dhaceen haddana wax wayn oo la taaban karo kama soo bixin marka la ee go qorshaha hubka nukliyeerka ah looga tirtirayo gacanka.
Sannadkii hore Kim wuxuu sheegay in uu joojin doono tijaabinta hubka nukliyeerka ah isla markaasna uusan sidoo kale ridi doo nin gantaallada qaaradaha isaga kala goo sha, balse dhaqdhaqaaq arrimahaas la xiri ira ayaa sii socdaan.
Waxyaabihii la taaban karay ee kulan ka labada masuul ka soo baxay waxaa ka mid ah in Maraykanka loo celiyo askartii ka dhimatay intii uu socday dagaalkii Kuuriya, arrintaasina hadda way joogsatay. Xigasho: - BBC-Somali
Eng. Yarisow oo sheegay Mataaneynta Muqdisho iyo Saint Paul inay ka qeyb qaadan doonto horumarka iyo dib-u-soo kabasha Caasimadda.
Muqdisho:-Duqa Muqdisho ahna G/G/B anaadir
Mudane C/raxm aan Cumar Cis maan (Eng. Yarisow) ayaa ku dhawaaqay Mataaneyn ta
magaalooyinka Muqd isho iyo Saint Paul, isag oosheegay in tallaaba dani ay qeyb
weyn ka qaadan doonto horu marka iyo dib-u-soo kabasha Caasimadda Muqdisho oo
xiligan ku socota dhabaha hor umar ka iyo wax-wada qabsiga Caalamka.
Muqa Muqdisho ayaa ku boggaadiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Marey kanka kaalinta wax ku oolka ah ee ay ka qaateen dhaqan gelinta mataaneynta Muq disho iyo Saint Paul oo guul ku soo dham maatay
Qorsheyaasha ku jira heshiiska Mataa neynta labada Magaalo ayaa horseedaya wax-wada qabsi iyo is-dhaafsiga khibrada ha la is dheer yahay, tayeynta shaqaalaha, qorsheynta iyo fulinta mashaariicda horum arineed, ilaalinta bilicda iyo deegaanka.
"Waxaan ku faraxsanahay oo sharaf weyn u ah dhammaan shacabka Soomaaliyeed in codsigii aan u gudbiyey Mayor-ka magaala da Saint Paul ee dalka Mareykanka la soo aqbalay in Muqdisho iyo Saint Paul la mataaneeyo. Waxaan u mahadcelinayaa Golaha deegaanka oo uu xubin ka yahay Kasim Busuri, Soomalida Minnesota iyo sh aqsi walba oo kaalin ka geystay”
Duqa Saint Paul Melvin Carter ayaa she egay in Mataaneynta labada magaalo ay ta hay mid ku timid saaxiibtinimada labada bulsho, isagoo ku casuumay Duqa Muqdi sho inuu yimaado Saint Paul si loo dar-dar geliyo mataaneynta .
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa
Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cis maan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Jaal iyadaha
Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Caalamka ay sanadihii dhowaa kaalin wan aagsan
ka qaadanayeen siyaasadaha dalal ka ay ku nool yihiin, tanoo kor u qaaday
sumcadda ummadda Soomaaliyeed.
Booliska Soomaaliland oo ka hadlay sab abta ay u xireen Xillibaan ka tirsan Golaha Wakiilada.
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Somaliland Maxamed Liibaan Fooxle ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu faah faahiyey sababta ay xalay xabsiga u dhig een xildhibaan Dhakool oo ka mid ahaa mu danayasha golaha wakiilada Somaliland.
Sidoo kale waxa u sheegay inuu ku xad gudbay qaranka Soomaaliland, isagoona sheegay in maalinta soomaaliland uu ku til maamay maalin madow, taasi oo dhibaato ku ah umada soomaaliland ayuu yiri Taliye ku xigeenka.
Taliye ku xigeenka ayaa sheegay in marnaba aan loo dulqaadan doonin dadka ku xadgudba gooni istaaga Soomaaliland.
Dowladda Soomaaliya oo qabatay shabakad basaasiin ah oo ay Imaaraad ku leeyihiin
Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhi gtay shabakad basaasiin ah oo uu shaqey sa Imaaraadka Carabta, sida ay ku warran tay hay'adda warbaahineed ee Middleeast monitor oo xigatay ilo sirdoon oo maxalli ah.
Ma jirto faahfaahin laga bixiyay nooca ay ahayd shabakaddan iyo cidda u shaqayna ysey inay Soomaali ahayd iyo in kale ,iyad oo horraantii sannadk an wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad uu ka dhawaajiyey in xiriirka dalkiisa iyo Im aaraadku aanu joogin heerkii ama halkii ay ahayd inuu joogo.
Wasiir Cawad , ayaa wareysi uu siiyay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu wuxuu ku bayaaniyey inuu soo yara hag aagey xiriirka labada dal tan iyo xasaraddii siyaasadeed ee bartamihii sannadkii 2018kii. Bishii April ee sannadkii tegey ay ay ahayd markii ay ciidammada ammaanka Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen $9.6 milyan oo doollar oo lagu sidey dayuurad khaas ah, taasoo ay aad uga carootey dow ladda Imaaradka walow ay caddayn kari waydey halka ay lacagtaasii ku socotey.
Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay diidday heshiis saddex-geesood ahaa oo u dhaxeeyay Imaaraadka Carabta, Itoobiya iyo Soomaaliland oo la xiriiray shirkadda fadhigeeddu yahay Dubai ee DP World inay muddo soddan sanno ah maa mushu dekedda Berbera iyo saldhig ciidan oo ay halkaa ka dhisan doonaan Imaaraa dka Carabta.
Duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqd isho iyo Nairobi oo la hakiyey & dowl adda oo baareysa
War qoraal ah oo Dorraad gelinkii dam be ka soo baxay Laanta Socdaalka ee dow ladda Kenya ayaa waxaa la gu hakiyey duulim aadyadii tooska aha ee Magalada mu qdi sho iyo Magalada Nayi robi,iyada oo diyaara da ka duusha Muqdisho loo ware ejiyey inay sii marto Magalada Wajeer.
Hayeeshee tallaabadaas ayaa waxaa ka hadashay Dowladda Soomaaliya,iyada oo sheegtay in arrintaasi ay dowladda Kenya ku soo wargelisay,balse ilaa iyo hadda ays an u cadeyn sababaha keenay in diyaarada ha ka duula Muqdisho ee ku wajahan Na yrobi ay sii maraan Magalada Wajeer.
Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Xukuumadda Maxamed Cabdullahi Salaad ‘Oomaar’ ayaa xaqiijiyey in Kenya la soo wadaagtay go’aankaas,hayeeshee aysan ji rin sababo sahli kara in Kenya joojiso duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi.Isaga oo Wasiirka la hadlayay Idaacadda Voa-da laanteeda Afka Soomaa liga ayuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay baaris ku heyso wixii keenay Go’aanka ay gaartay Kenya,isla markaana baaritaan kaas waxyaabihii kasoo baxa ay soo gudin doonaan. Bishii Maarso ee Sanadkii 2017kii ayaa waxaa jiray heshiis dhexmaray dowla dda Soomaaliya iyo Kenya kaas oo sahlay in diyaarada ka duusha Muqdisho ay si toos ah u tagto Nayrobi xilli markii hore ay sii mari jirtay Magalada Nayrobi.
Wasiirka Maaliyadda oo Shalay Shirka Jaraa’id qabtay
Wasiirka Maaliyadda Dowladda federaal ka
Soomaaliya Dr: C//ira xmaan Ducaale Beyle oo qabtay Shirka Bilaha ay aa faahfaa
hin ka bixiyay wada hadaladii ugu dam beey ay ee deyn cafinta Soomaaliya oo ay
la ga leen Wadamadda iyo hey’adaha Soomaal iya lacagta ku leh.
Wasiir Beyle waxa uu sheegay in shir arkii ka dhacay Mareekanka Dowladda Soo maaliya muhiimad gaar ah la siiyay, si ay u soo bandhigto marxalada dhaqaale dalka, dalabka deyn cafinta, iyada oo ay fadhiyeen hey’adaha iyo Wadamada deymaha ku leh Soomaaliya.
Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Shirkii xigay ee wadahadalka deyn cafinta oo ka dhacay addis ababa, iya doo la isla meel dhigay dhameystirka Waj iga seddexaad ee wada hadalka deny cafi nta iyo waqtiyenta shirka kama dambeysta ah ee deymaha looga cafinayo Soomaaliya oo dhacaya horraanta sanadka soo aadan ee 2020-ka.
Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Be yle ayaa sidoo kale ka hadlay Mashruuc ay taageeraayan Midowga Yurub iyo Banka aduunka oo lagu horumariyo is-dhaxgalka dhaqaalaha Waddamada Geeska Afrika iyo kulama ay wada qaateen Wasiirada dhigi isa ah ee gobolka, waxaana uu hoosta ka xariiqay in mashruucani yahay mid faai’da badan u leh Gobolka, dalwaliba uga faa’ii daysanayo halku wax soo saarkiisu ku wanaagsan yahay.
Wasiir Beyle ayaa gabagaba sheegay in laga maarmaan tahay in labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya ay meel mariya an shuruucda dhinaca Maaliyadda ah ee Golaha Wasiiradu soo gudbiyeen ayna qe yb ka yihiin shuruudaha ay tahay ka hor sa nadkaan ay Soomaaliya ka gudubto waxaa na ka mid ah shuruucdaasi sharciga maa mulka Dhaqaalaha dalka (PFM) , kan Da khliga, mideynta canshuuraha iyo kastamya da iyo sharciga Iibka Qaranka oo dib u noq osho lagu sameynayo.
RAMADAANKU WAA FURSADA CUMRIGA
DARSIGA 4aad {2}
Qofkii u Soomaa Dhab(run) iyo asagoo ajar dalab ah waxaa loo dhafaa danbigii u horeeyay, qofkii u istagaa salaad asagoo Rumaysan, iyo ajar dalab waxaa loo dhafaa danbigii u horeeyay, qofkii u istagaa (salaad) asagoo rumaysan iyo ajar dalab waxaa loo dhafaa da nbigii u horeeyay.
Soow nasiib xumo ma aha in Dad ka qaar ka dhigtaan Bishaan Barak eyasan Bil Cunto, Cabid ,Hudo,Jiif Ciyaar sida Kubada, turubka iyo Dumlada waxa loo yaqaan oo caado dadbadani ka dhigteen in ay ku gaar yeelaan Bishaan?!!
Soow nasiib xumo ma aha in dhalinteenii badankeen garan eynin ula jeedada uu illaah (cw) Bishaan soonkeeda u waa jibiyay?!!
Soow illaah (cw) ula jeeda Soonka Bishaan kama dhigin in (Taqwo) alle ka cabsi looga faaiidiisto?
Soow Bishaan ma aha Bil uu illaah (cw) tilmaamay in uu gaar u leeyahay,abaal gudkeedana uu si gaar ah u bixiyo as agoon xisaabsaneyn ??
Waxaa kaloo xadiiskan ku tusayaa in Soonku yahay Gaasha an looga dhwrsado Naarta, sidoo kalana waxaa uu tusayaa xad iiskaan in Soonka xaga aadaabtana uu la leeyahay xeriir oo wa xaa laga rabaa midka sooman inuusab xumaan ku hadal buuq na galin xataa hadii la aflagaadeeyo ama lala dagaalamana uu dulqaato asaga oo leh wan soomanaha waan soomanahay, max aa yeelay hadii kale waxaa dhaceysa in ajarkii soonka ka yaraa do ruuxii soonaa amaba ka buro halkaasna uu dembi weyn ka Xambaarsado.
Waxaa kaloo xadiiskaan tilmaamay in af urka ku yiimaad ruu xa sooman uu yahay midka wanaagsan xaga allaah (cw) waxa aan carafta ku tilmaano sida Miskiga maxaa yeelay waa ur ka dhashay Cibaado uu illaah (cw) jecel yahay
Waxaa
kaloo xadiiskan tusayaa laba farxadood oo waa weyn in uu helo ruuxii sooma ,
tan hore waa inu u kui farxaa afurka mar ka uu afarayo, tan labaadna waa inuu
farxad weyn helaa maalin ta Qiyaame m,arka uu hor istaago Rabi (cw), waxaana uu
Nab iga (scw) sheegay in Janada uu ku yaal albaab u gaar ah KUwa Soomida badan
oo aysan cidkale albaabkaas Janada ka galin, cidii gashaana waa la waraabiyaa
si uusan mar dambe weligiis oon u arag waxaa la yiraahdaa albaabkaas Rayaan. ”
??
Waxaa ay nagu baraarujinayaan nusuustaas oo dhan in aan fursadaha Bishaan ka faaiideysanaa kuna faraxsanaanaa , hadiise ay taas dhici weyso amaba uu ruuxa gebi ahaanba soo mi waayo waa Dembi aad u weyn Nabiga Suuba (scw) waxaa uu ka digay in ay jiraan dad aan soonka ka faaiideysan waxa uu na yiri:-Waxaa badan ruux sooman oo aan soonkiisa ka heleyn in wax ka badan Oon iyo Gaajo.. ?? waxaana hubaal ah dad badan oo aan fursad u aqoon soonka in ay jiraan hadana sooma maadaama dadkii oo dhan ay sooman yihiin, ayagoo aad uga murga Bilashada Bisha aadna ugu farxa habeen walba oo ka mid ah Bisha oo gudba.
Waxaa culimada qaar ka sheegaan in ay jiraan dad aad ugu daadaala cabitaanka Biyaha iyo cuntada maalmaha Soonku soo dhawaado ayagoo oo u maleeyo in Calooshoodu wax sahay ah oo Cunto ah u celin karto, waxaana laga sheegaa inuu nin sha acir ah oo aan soonka Bilashadiisa ku faraxsaneyn yiri:- !
??? Oo macnihiisu yahay:
Hadii Bisha shacbaan 20 gaarto waxaad badisaa cabitaanka biy aha weliba adigoo ku cabaaya weelal waa weyn maxaa yeelay waaqttigii weel yar biyo lagu cabi lahaa waa cariiriyoobay!!
Waa murugo in kuwa saas ah aay sheegtaan in ay jecel yihiin Diinka Islaamka oo ku faraxsan yihiin Bilashada Ramadaan, wax aa Muslimiintii hore caado u ahaan jirtay inay illaah ka baryi jireen inuu gaarsiiyo Ramadaan sanadka barkiis ,barka kalana waxa ay illaah ka baryi jireen inuu ka aqbalo Cibaadooyinkii ay sameesteen Bisha Ramadaan ioo sanadka oo dhan waxaa fursad xaga Cibaadaadka ah Muslimiinta uga arki jireen Rama daan si gaar ah.:- ku socoto La soco qeynta 5aad
Qore Cali Nuur Xoogsade calixoogsade@Hotmail.Com Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: calinuur, ramadaan
WARGELIN
Akhristayaasha Warageyskan fadlan qoraalkan daruusta ramadaan ka faaiideysta hana dhigina dhukka iyo meel wasq leh ee meelsare oo nadiif ah saar ee xafid alle haku xafidee Daruus diini ah ayaa ku taala mahads
XILDHIBAAN KU
GEERIYOODAYMAGALADA MUQDISHO
u Naxariistee waxaa Shalay Mgalada Muqdisho ee Ca asimadda Sooma aliya ku geeriyootay Maryan Cali Abtidoon (Mu nashiibiyo) ka tirsaneyd Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug
Marxuumada ayaa maalmahaan ku jirtay Mid ka mid ah isbitaal ada ku yaalla magal ada Muqdisho oo lee keenay si loogu daa wee yo kadib xanuun soo wajahay.
as’uuliyiin ay ugu horeeyaan Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey iyo Xildhibaan Mahad Salaad ay aa ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay uga tacsiyadeeyey Xildhib aannada.
MAREYKANKA IYO KENYA OO SHAACIYAY IN AY BALLAARINA-YAAN LA-DAGAALANKA AL-SHA BAAB
Bogga Waaxda Arrimaha Dibedda Mara ykanka ayaa lagu qo ray inay Maraykanka iyo Kenya saxiixdeen Heshiis lagu xoojin ayso La-dagaalanka Alshabaab, iyo Wada agista Hawlaha Sirdoo nka iyo xoojinta Aw oodaha, waa sida ay hadalka u dhigeen.
Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykan ka waxay sheegtay in War-saxaafadeed ay labada dhinac si wadajir ah u soo saareen Dorraad oo Arbaco ahayd waxaa lagu sheeg ay inay labada dhinac ka go’an tahay xoojin ta La-dagaalanka waxa ay ugu yeereen gagi xisadda, Difaaca, Iskaashiga Ammaanka Sirdoonka ee Baddaha iyo Is-dhaafs iga Xogaha Sirdoonka. Dowladaha Maraykanka iyo Kenya waxay kaloo xaqiijiyeen sida ay daacadda ugu yihiin hoos-u-dhigidda Awoodda Al-shabaab iyo inay Saaxiibadda Golaha Ammaanka ee QM kala shaqeeyaan sidii cunaqaba tayn loogu soo rogi lahaa Alshabaab iyo kooxaha kale ee ka hawl-gala Geeska Afrika, waa sida ay hadalka u dhigeen.
Labada Waddan waxay kaloo saxiixdeen Dib-u-cusbooneysiinta Iskaashi ga qorshaha wadajirka ee lagu xoojinayo xiriirka labada dal ee dhinacyadda Ammaanka Rayidka iyo dadaalka La-dagaalan ka Musu qa ee ka jira dalka Kenya. Heshiiska Maraykanka iyo Kenya oo Dorraad lagu kala saxiixday magaalada Washington waxa uu daba socdaa Heshiis ay Madax weynayayaasha Maraykanka iyo Kenya kala saxiixdeen bishii Aug ust 27-dii ee sannadkii hore ee ku aadanaa muhiimadda Xiriirka la badooda waddan u noqdo mid ku qotomo Wada-shaqayn Istaraa tijiyadeed.
OGEYSIISKADIGNIINTA EECALAA-MADA GANACSIGA
,
IYO 
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadaha ganacsiyada kor ku xusan ay yihiin hantida JAPAN TOBACCO INC. ,Shirkad la abaabulay oo ay hirgelisay shuruucda Japan of 2-2-1 Toranomon, Minato-Ku, Tokyo, Japan iyo in calaamadaha ganacsi ee isku mid ahi yihiin loo isticmaalo waxyaabaha soo socda:
Fasalka 34: Tubaakada; haddii la soo saaray ama aan la soo saarin; tubaakada sigaarka, tubaakada tubaakada, tubaakada gacanta, tubaakada, tubaakada sigaarka; sigaarka, sigaarka, sigaarka; maadooyinka sigaarka lagu iibiyo si gooni ah ama lakala qaado tubaako, midna looma jeedo ujeedooyin daaweyn ama daaweyn; qalalaasaha; Qodobka 34-aad ee sigaar-cabbayaasha; waraaqaha sigaarka, tuubooyinka sigaarka iyo kulannada.
OGAYSIIS WAXAA LAGA YAABAYAA inJAPAN TOBACCO INC. wuxuu sheeganayaa dhammaan xuquuqda marka la eego calaamadaha ganacsiga ee ku yaala Soomaaliya oo bilaabi doona tallaabo sharci ah oo ka dhan ah qof kasta ama dadka loo arkay in ay isticmaalayaan calaamadaha ganacsi ee kor ku xusan ama calaamad kale oo ganacsi ama si isku mid ah isku midka ah, ama haddii kale xadgudub ku ah xuquuqdiisa.
OGEYSIISKADIGNIINTA EECAlAAMADA GANACSIGA
IYO

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadaha ganacsiyada ee kor ku xusan ay yihiin hantida of NANYANG BROTHERS TOBACCO COMPANY LIMITED, shirkad la abaabulo oo la hirgeliyey shuruucda Hong Kong of 9 TsingYeung Circuit, TuenMun, New Territories, Hong Kong iyo in calaamadaha ganacsiga loo isticmaalo waxyaabaha soo socda:
Fasalka 34: Sigaarka; siga elektarooniga ah; tubaakada; qoraallada sigaarka; cayaaraha; dhammaantood lagu daray fasalka 34aad
OGAYSIIS WAXAA KA BIXINAYAA in NANYANG BROTHERS TOBACCO COMPANY LIMITEDsheeganaya xuquuqda oo dhan marka la eego calaamadda ganacsiga ee Somaliland ka dibna bilaabi doonta ficil sharci ah oo ka dhan ah qof kasta ama dadka loo arkay in ay isticmaalayaan marsooyinka ganacsiga ee kor ku xusan ama calaamad kasta oo ganacsi ama si khalad ah , ama haddii kale xadgudub ku ah xuquuqdiisa.
VACANCY ANNOUNCEMENT UNMAS Somalia is looking for qualified and
interested candidates for the positions below. VACANCY WITH UNMAS SOMALIA (Open to Somali Nationals Only) Position Project Manager - Humanitarian Explosive
Management Contract Type & Level Local ICA
Specialist - LICA-10 (ICS10) Duty Station Mogadishu Duration
Open-ended contract, subject to
organizational requirements, availability of funds and satisfactory
performance. Application
Period 29-April-2019 to 12-May-2019 Qualification Education: · Advanced university degree (Master’s Degree or
equivalent) in business administration, international relations,
political/security development studies, project management, project
development or related field with five years of relevant experience; OR · A first-level university degree (Bachelor’s Degree
or equivalent) in business administration, international relations,
political/security development studies, project management, project
development or related field with seven years of relevant experience Experience: Languages: · Fluency in English (reading, writing and speaking)
is required · Fluency in Somali (reading, writing and speaking)
is required This
is local position and is open to Somali nationals only. 


0 



AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 11-KA MAY 2019-KA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYADEEY EYGEERIDA XAAJI C/KARIIN XUSEEN WARAABE Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qo yskii, qaraabadii iyo dha mman ummadda Soom aaliyeed ee uu ka ba xay Marxuum Xa aji Ca bd ika