
HALKAAN WAA KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 9-KA MAY 2019-KA
Qodobada ay isku afgarteen Masuuli yiinta shirkaasi ka qeyb galaya ayaa sida Warar Hoose ay ku heleyso Warbaahinta qaar waxaa ka mid ah.
1:-In la dhiso Gole Isku dhaf ah oo ka koo ban Xukuumadda Federaalka Somalia iyo maamul Goboleedyada.
2:- In Dib u eegis lagu sameeyo heshii syada la xiriira Arrimaha Shidaalka iyo do orashooyinka soo socda .
3:- in Muddo kordhin loo sameeyo Mada xweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo In dib lo ogu soo celiyo xarunta Baarlamaanka Ga lmudug Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
4:- La dagaalanka waxa loogu yeero Arg agixisada.
5:- Dar Dar gelinta Wadahadalladii DFS iyo maamulka Somaliland.
6:- sidoo kale Dar dar galinta wada sha qeynta Wasaaradaha XFS iyo kuwa maamul Goboleedyada.
Inta badan dadka ka faalooda Siyaasada dalka ayaa u arka in qodobadaan ay u muuqdaan kuwa dowladda dhexe ay Tan aasul xoogan ugu sameysay soo jeedinta Madax Goboleedyada dalka.
MADAXWEYNAHA IIRAAN OO KU DHAWAA QAY IN DALKIISA UU HAKIN DOONO HESHIIS KII NUKLIYEERKA
Dowladda Iraan ayaa markii u horre ysay tallaabo qaaday, tan iyo markii Mar ekanka uu ka baxay heshiiskii Nukliyeer ka,ka dib markii uu madaxweynaha Iir aan, Xasan Ruhani ku dhawaaqay in da lkiisa uu hakin doono u hoggaansa na anta mamnuucista kaydinta macdanta Uranium-ka iyo biyaha culus.
Heshiiskii caalamiga ahaa ee san nadkii 2015kii la gaaray ayay qayb ka ah ayd in Iiraan ay hakiso barnaamijkeeda horumarinta Nukliyeerka.Heshiiskan oo Iiraan ay la gashay Britain, China, France, Russia, Mareykanka iyo Jarmalka, ayaa Iiraan ay ku ogolaatay inaysan keydsan wax ka badan 300 oo kilogram oo ah macdanta uranium-ka ee la cusleeyey ah.Iiraan ayaa sidoo kale ogolaatay inaysan keydasan biyaha culus ee loo adeegsado warshadaha nukliyeerka, waxaa intaas dheer in Iiraan ay ogolaanshahan ku be ddelatay in laga qafiifiyo cunaqabateyn ta dhaqaale, hase yeeshee Mareykanka ayaa dib usoo rogay cunaqabateyntaas, kadib markii madaxweyne Donald Trump uu heshiiska ka baxay.
Rouhani ayaa sheegay in dalalka kale ee qeybta ka ah heshiiska aysan kasoo bi xin ballan-qaadyadooda islamarkaana o ggolaadeen in xayiraadda Mareykanka ay saameyso saliidda Iran dhoofiso iyo bankiy adeeda. Ugu dambeyntii, madaxw eynaha Iiraan Xasan Ruhani ayaa dalal kan u qabtay 60 maalmood inay is-bedde lo ku sameey aan.
DOWLADAHA IMAARAADKA CARABTA IYO NORWAY OO KA WADA HADLAY ARRIMAHA SOMALIA
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Imaaraadka Carabta, Anwar Bin Maxa med Gargaash waxa uu Xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha Dowladda Norway ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Vebjorn Heines. Muddadii uu socday Kulankooda, waxa uu Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka faahfaahin ka bixiyey dadaa lka dalkiisa ku taageerayo Ammaanka, Horumarka iyo hawlaha Samafalka Aadm inimadda ee Gobalka, waa sida uu hadalka u dhigay.
Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM waxay sheegtay inay Wasiirka iyo Ergayga ka wada xaajoodeen horumar adii ugu dambeeyey ee Somalia iyo guud ahaan Geeska Afrika. WAM waxay kaloo sheegtay inuu Kulankaasi qeyb ka yahay wada-xiriirka Diplomaasiyadda socoto iyo dadaalka Degaanaanshaha Mandiqadda.
Ma kala cadda inay Dowladda Norway da daal ugu jirto dhexdhexaadinta Dowla da ha Somalia iyo Imaaraadka Carabta oo iyagu ku kala irdhoobay Khilaaf Siyaasad eed sababay Xiriir Diplom aasiyadeed oo aan Firfircoonayn.
DOWLAD-GOBOLLEEDYADA SOOMAALIYA OO YEELANAYA ISKAASHI AMNI
wasiir ku-xigeenka amniga Puntland oo warbaahinta u akhriyay qodobbada shi rka ka sooo baxay Wasaaradaha amniga dowlad-gobolleedyada Soomaaliya oo ku shiray magaalada Garoowe ayaa gaaray heshiis iskaashi dhinaca amniga ah,sida lagu sheegay war ka soo baxay shirka.
Shirkan oo lagu qabtay xarunta wasaara dda amniga ee Puntland ayaa diirrada lagu saaray sidii la isugu xiri lahaa wasa aradaha amniga iyo dowladda federaalka, waxaana markii la soo gabagabeeyay laga soo saaray qodobbo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen; 1- Cid kasta oo dhib ku heysa umadda Sooma aliyeed in meel looga soo wada jeesto.
2- In dambiilayaasha ukala gudbaya maa mulladala isku celiyo3- In tahriibayaasha si wadajir ah wax loo ga qabto oo laga hor istaago dadka u bad an dhallinyarada ee ku dhammaana ya badda.
4- In saddexdii biloodba mar la isugu yim aaddo shir looga hadlayo amniga ,iya doo shirka si wareegto ah loogu qabana yo xa rumaha dowlad-gobolleedyada.
Wasiirrada amniga ee kulmay ayaa Garoowe uga qeybgalaya shirka wada-ta shiga ee dowladda federaalka iyo dowla d-gobolleedyada, kaasi oo lagu waddo in marka uu soo dhammaado laga soo sa aro war-murtiyeed.
EEDEYSANAYAAL AY SOOMAALI KU JIRTO OO LAGU QABTAY SACUUDIGA
Taliyaha Ciiddanka Ilaaladda Xuduuda ha ee dalka Sacuudiga, Musafar Bin Qa naan Al-qarayni ayaa sheegay inay xoo jiyeen Kontoroolka Badda iyo Berriga, si looga hortago Dembiilayaasha qaabka Tahriib ka Daroogadda ku soo geliya gudaha dalkaasi.
Wargeyska Al-riyaadh, cadadkiisa ma an ta oo ay taariikhdu tahay 8-da May wa xa uu ka soo xigtay Taliyahaasi inay gac anta ku dhigeen Hal tan iyo 300 Kiilo garam oo Xashiish muddadii lagu jiray bi shii Sha cbaan ee la soo dhafaay ee sannadkan 1440-ka Hijiriyadda.
Hawlgalkaasi waxaa la sheegay in lagu soo qabtay 35 Eedeysanayaal shisheeye ah, kuwaasi oo kala ah: 18 Ethiopian, 11 Yemeniniyiin iyo 6 Soomaali ah.
Dhinaca kale, Eedeysanayaashaasi ayaa la sheegay in siyaabo kala duwan looga soo qabtay dhulka Buuraleyda dha gaxa ah ee Degmooyinka jazan iyo Najr aan ee Xuduudka Koonfureed ee Sac uudiga la leeyahay dalka Yemen.
Ciiddanka Ilaaladda Xuduudaha Sacuud iga waxay sheegeen inay Dembiilayaasha u gudbin doonaan Maxkamadaha ku shaqada leh, si loogu fuliyo xukunnadda ay muteystaan
R.W KUXIGEENKA DALKA OO FAAH FAAHIYAY SHIRKA MAGAALADA GAROWE
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka (XFS), Md.Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ay aa ka hadlay shirka ay magaalada Gar owe ku leeyihiin madaxwaynahya dalka, R/Wasaaraha iyo madaxda dawlad gob aleedyada xubnaha ka ah DFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Md. Mahadi ayaa madaxda ugu ha mbalyeeyay shirka oo ay uga tashana yaan aayaha dalka, waxa uuna rajeeyay in shir ka ay kasoo baxo natiijo wanaagan oo wax ka tarta mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed.
Md.Mahdi Maxamed Guuleed (Kha dar) ayaa ku tilmaamay shir guuleed oo ku socda si habsami leh, waxa uuna shac abka Soomaaliyeed ka dalbayday is gar ab istaagaan madaxda dalka una duce
eyaan.
CIIDANKA DOWLADDA OO DHAQ DHAQAAYO KA WADA SHABEELLAHA HOOSE
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliy eed oo muddooyinkii dambe Howlgallo ka waday deegaano ka tirsan Gobolka Sha beellada Hoose ayaa la sheegay in ay ku wajahan yihiin deegaanada ay gobolkaasi kaga sugan yihiin Al-Shabaab,sida Awdhii gle, Mubaarak iyo Janaale.
Taliyaha Ciidanka gaarka ah ee Da nab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Ga shaanle Cabdiraxmaan sheekh Cumar (Jeeniqaar) oo la hadlay Warbaahinta Do wlad da ayaa ka warbixiyey sida Ciidan ka Danab ay Al-Shabaab uga saareen deegaanka Bariire iyo sidoo kale Howlgal lo kale oo la doonayo in deegaanada ka le looga saaro.
Gaashaanle C/raxmaan Shiikh Cumar ayaa sheegay in ay doonayaan in Shaca bka Ku nool Awdheegle, Mubaarak iyo Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay ka dulqaadaan ,isla markaana qorsha haas uu yahay mid xilligaan geba-gabo ah.Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa how lgallo ay sameeyeen Ciidamada sida gaa rka ah u tababaran ee DANAB waxa ay la wareegeen deegaano ka tirsan Sh abeella ha Hoose,sida Sabiib Caanoole iyo deeg aanka Bariire oo ay horay u he ysteen Al-Shabaab.
ASKARI TOOGASHO KU DILAY DARAWAL MOOTO BAJAAJ OO GACANTA LAGU DHIGAY
Ciidamada dowladda Soomaaliya ay aa gacanta ku dhigay askari subaxnimadii hore ee Shalay Shalay toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj Isgoyska Tarbuub ka ee magaalada Muqdisho.
Mid ka mid ah darawalada kaxeeya ga adiidka Mooto Bajaajka oo dhacdada dil ka darawalka goob joog u ahaa ayaa she egay in ka hor inta aysan toogashada dhi cin uu muran dhaxmaray askariga iyo ma rxuumka '' Muran kaddib ayuu darawalku yiri Bani'aadam Anniga oo kale ah ayaa tahay maxaad sameyn kartaa... kaddib as kariga ayaa ku jawaabay waxa aan same yn karo waad arki doontaa.. rasaas ayu una madaxa uga furay'' ayuu yiri goob jo ogaha oo inaa ku daray in marxuumka uusan helin wax gurmad ah.
Ciidamo ka tirsan dowladda ayuu she egay in ay goobta soo gaareen kuwaa oo qoriga ka qaaday askariga dilka geystay'' Qoriga ayeey ka qaadeen meel darbi ah ayaa la fadhiisiyay....qof xor ah ayuu u ekaa telleefoon ayuu isaga hadla yay....wax yar kaddibna gaari ciidan ayaa yimid oo lagu qaaday ayuu yiri darawalka u waramay warbaahinta ee dhac dada goobjooga u ahaa.
Jen. Zekiya Xusseen Axmed oo ah tali ye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliyeed oo qoraal kooban soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa sheegtay in aysan mar naba ogolaaneynin in askarta ay dhibaato u geystaan Shacabka, iyadoo shaacisay in sharciga la marsiin doono Askariga gac an ku dhiiglaha ah
Waa darawalkii ugu horeeyay ee Mo oto Bajaajle ah ee lagu dilo magaalada Muqdisho bisha Ramadaan, iyadoo horay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya si yaabo kala duwan magaalada Muqdi sho ugu dileen darawalada ka shaqeys tay ga adiidka Mooto Bajaajka, waxaana rabash ado dilalkan ka dhashay ku dhin tay dad u badnaa shacab iyo askar ka tirsan ciidamada dowladda.
WASIIRKA CUSUB EE WASAARADDA WARFA AFINTA OO SHALAY XILKA LA WAREEGAY
Munaasabad uu xilka kula
wareegayey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaa finta Xukuumadda Soomaaliya
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Shalay wax aa lagu qabtay Xarunta
Wasaarada,iyada oo uu xilka wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradaas ee dhawaan
xilka iska casilay.
Munaasabada ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa xubno uu ka mid yahay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Max amed Guuleed Khadar, Wasiiro iyo Xildh ibaano,waxaana Wasiirkii hore ee wasaa radda Warfaafinta Daahir Maxam uud Geelle uu sirasmi ah xilka ugu ware ejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaara dda Maxa med Cabdi Xayir Maar eeye.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warf aaf inta Daahir Maxamuud Geelle ayaa mada xda ugu sareysa dalka uga mahad celiyey mudada 11 Bilood ah ee uu xil kaasi haay ey,waxana uu sidoo kale am aanay Xubn aha kale ee wasaaradda oo si wanaags an ula Shaqeeyey.
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Wa rfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xa yir Maareeye ayaa sheegay in Wasiirka uu Shalay xilka kala wareegay uu Was aaradda meel wanaagsan kaga tagay, waxaan uu balan qaaday in Shaqada uu halkaasi kasii wadi doono.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaa finta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geel le ee Shalay xilka wareejiyey ayaa xil ka asi iska casilay 1-dii Bishaan May, is aga oo is casilaadaas u sababeeyey in is aga iyo madaxda dowladda ay ku kala ar agti duwan yihiin arrimo badan oo Siyaa sad eed.
WASIIRADA ARRIMAHA DIBADA IGAD OO SHIR AAN CAADI AHEYN U FURMAY
Magaalada jubba ee caasimada dalka Koofurta Sudan ayaa waxaa ka furmay shirkii aan caadiga ahayn ee 67 ee wasiir ada arrimaha Dibada dalalka IGAD ka as oo looga hadlayo arrimo ay ka mid tahay dhameys tirka heshiiskii Dhinacya da Koo furta Sudan ay gaareen.
Mas’uuliyiinta ayaa kulanka xoogga ku saaray sidii kooxaha kala duwan ee Ko ofurta Sudan culays loogu saari laha ful inta waxyabihii hore loogu heshiiyay wa xaana ay balan qaadeen inay fulin doona an dhamaan waxyaabihii lagu heshiiyay kol hore. Soomaaliya Shirkaas waxaa uga qayb galay wasiiru dawlaha arrimaha dib ada XFS mudane Cabdulkadir Ahmed khayr iyo wafdi u hogaminayo sidoo kale waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta Safaa radda Soomaaliya ku leedahay dalkaas.
Shirkaan oo Shalay lagu soo gaba ga beynayo Jubba ayaa qorshuhu yahay in laga soo saaro war murtiyeed qeexaya waxyaabihii laga hadlay iyo go’aanadii ka soo baxay sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Ambassador Xuseen Xaaji Ax med Safiirka Soomaaliya ee Dalka Koo furta Sudan.
ONLF OO KA HADASHAY GAAS LAGA HELAY GOBOLKA SOOMAALIDA
Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay in degaanka Soomaalida laga helay keyd Ga aska Dabiiciga ah oo gaaraya 1.6 Tri llion Cubic Feet.
War ka soo baxay wasaaradda Mac danta iyo Shidaalka ee dalka Itoobiya ay aa lagu sheegay in Shirkad dhinaca Ta marta ah oo laga leeyahay dalka Britain oo la yirahdo New Age (African Global En ergy Ltd) oo sahan ka waday meelo ka mid ah dhulkaasi ay keydkan ka heshay eegaanka Hala-quraan.
Jabahadda ONFL oo dhawaan heshii s la gashay dowladda Ethiopia ayaa ka ha dashay dareenkeeda ku aadan gaas kan dhulka Soomaalida laga helay.
Afhayeenka ONFL Cadaani Hirmooge ayaa warbaahinta u sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ee kunool degaanka ay le eyihiin gaaska tirada badan ee laga helay degaanka, islamarkaan aysan jirin heshiis rasmi ah oo laga gaaray.
Waxaa uu sheegay in Soomaalida iyo Or omadda in dhibaato badan lagu heyn jiray oo kheyraadka dalka aan laga talagalin jirin, laakiin hadda aysan yeeli doonin in dowladda Itoobiya ay la baxdo heshiis la’
aan degaanka ah.
MADAXWEYNE FARMAAJO & MADAXWEYNA HA QATAR OO TALEEFOONKA KU WADA HADLAY
Madaxweynaha Dowladda
Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farm aajo ayaa telefoonka kula hadlay
Amiirka Qadar Tamim bin Hamad Al Thani.
Waxyaabaha ay ka wada hadleen waxaa ka mid ah, inuu ugu horeyn labada Mas’uul ay isugu hambalyeeyeen bisha Barakeysan ee Ramadaan oo Isniintii Todobaadkaan Bilatay.
Sidoo kale waxa ay isku soo hadal qaad een, Mashaariicda Qadar ay horay u ballan qaaday in ay ka hirgelinayso Soomaaliya, waxaana ka mid ah, Am maanka, Dhismaha Waddooyinka Muqdi sho ku xira Afgooye iyo Jowhar, heshiiska Tamarta oo wakiilo ka socda Qadar ay kula wareegayaan korontada iyo taageeri sta dadka danta yar.
18-kii Febraayo 2019-ka Ra’iisul Wasaara ha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa dhagax dhigay Waddooyinka Muqdisho ku xiraya Degmooyinka Afgooye iyo Jow har oo ka kala tirsan Koofur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.
Lacagta ku baxeysa Mashruucaas waxa ay gaareysaa $200 Milyan oo doolar, waxaana qandaraaska lagu dhisayo qaatay Turkiga, inkasta oo aan wali lagu dhaqaaqin dhismaha.
Sidoo kale waxa ay kawada hadleen Howlaha samafalka ah ee Hay’adda Qadar ay ka wado Soomaaliya, si gurmad ay u helaan dadka danta yar ee kasoo barakacay Gobolada Dalka.
Mashaariicda Qadar ay ka fulineyso Soomaaliya waxaa ku baxaya lacag ku dhow Nus milyan Doolar, waxaana lagu qabanayaa adeegyo kala duwan oo ay kala saxiixdeen Xukuumadaha Dooxa iyo Muqdisho.
TOOGASHO KA DHACDAY DUGSI KU YAALLA GOBOLKA COLORADO
Sida ay laga soo xigtay Wakaaladda Wararka ee AP, madaxda ciidanka boo liiska gobolka Colorado ee dalka Mar yakanka ayaa sheegay in labo qofi ay ku dhaawacantay weerar toogasho ah oo ka dhacay dugsi ku yaalla magaalada Highl ands Ranch. Xafiiska Sheriffka ee degm ada Douglas oo ay magaaladani ka tirsan tahay ayaa sheegay in askartu ay baadi goob ugu jirto qofkii ama dadkii waxto ogtay, iyaga oo xaaladda ku sheeg ay mid wali khata rteedu jirto. Toogashada ayaa ka dhacday dugsiga sare ee lagu magacaabo STEM, kaas oo ay dhigtaan tiro ka badan 1,850 arday, ku waas oo ka kooban xadaanad iyo fasa lada dugsiga sare.Xafiiska Shariffka ayaa sheegay askartu ay gurmadeen iskuula saacadda markay ahayd 1:50 duhurkii, kaas oo 24km koon fur kaga beegan magaalada Denver.
Baabuurta dam-damiska, baabuurta gurm adka degdegga ah iyo baabuurta ciidanka booliiska ayaa goobta lagu arkayey. Wa xaa kale oo la arkayey helicopterada gar gaarka caafimaadka loogu talo galay oo ku soo degaya garoomada cagaaran ee iskuulka.
Shariffka ayaa waalidiinta ku jiheynayey xarun caruurta lagu hayey, si u qaataan.
MAXKAMADDA CIIDAMADA OO XUKUN KU RIDAY NIN SHABAAB HUB U GAYN JIRAY
Cadow Cabdulle Axmed (Carab) ayaa loo heystaa u daabulidda hubka iyo rasaasta nuucyadooda kala duwan Maleeshiyada Alshabaab, Ciidamada Amniga ayaa gac anta ku dhigay, wixii xilligaasi ka damb ee yay Hey’adaha baarista ayaa ka fushaday howlahooda baarista iyadoo Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Side loo soo gacan geliyay 17-ka bishii April ee Sanadkan xilligaasi oo sidoo kale Xafiiska Garsoorka Ciidamada weydiisteen in loo gudbiyo Eedeysanaha Xabsiga Dhexe Gar-sug ahaan.
Xafiiska Xeer Illaalinta oo kaa shanayay Hey’adaha baarista ayaa fadhiga Maxkamadda kusoo bandhigay Eedeysanahan Lix iyo Sodon jirka ah, waxa ay Maxkamadda wax ka weydiisay jiritaanka kamid ahaanshiyihiisa Alshaba ab iyo U daabulidda Hubka iyo Rasaasta ee uu Shabaab kaga daabuli jiray Suuq yada Qarsoodiga ah ee Hubka lagu iibi yo.
Si cad ayuu fadhiga Maxkamadda ka hor sheegay in uu u furnaa suuq uu ku iibiyo Hubka oo cid kasta oo daneysa Hubka uu ka iibin jiray laakiin arrinta la yaabka leh ayaa ahayd in uu safarro ku bixiyay si’uu Alshabaab ugu geeyo Nuucyada Rasaasta iyo Hubka.
Kuunya Barrow, Toorotoorow iyo Mu baarak ayuu geyn jiray hubka isaga oo ku kala wareejin jiray shaqsiyaad Alshab aab u qaabilsanaa Keydinta Hubka sida u u garsoorka ka hor caddeeyay Cadow.
Laba Xidigle Ismaaciil Salaad Maxamed ayaa fadhiga Maxkamadda ka sheegay in eedeysane Cadow Cabdulle Axmed (Carab) uusan ahayn dhallinyaro la marin habaabiyay balse uu go’aansaday in uu hanti ka sameeyo dhiigga Umadda, waxa uu garsoorka u sheegay in Eedeysanaha uu ku qanacsanaa shaqada Alshabaab uu u hayay. "Dadaal iyo Juhdi ayuu ku bixiyay si’uu Alshabaab ugu geeyo goobaha ay ku dhuumaaleysteen hubka iyo Rasaasta, waxa uu isticmaalay farsamo kasto uu Alshabaab ugu geeyo Hubka " ayuu Hadalkiisa sii raaciyay ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha Ciidamada Qalabka Sida, garsoorka Maxkamadda ayuu weydiistay isaga iyo kuwa lamidka ah in la marsiiyo ciqaab u dhiganta qodobada sharciga ah oo ay ku soo eedeeyeen.
Todobaad kadib Shalay ayay Maxkamad da kasoo saartay go’aan eedeysanaha, waxaana Eedeysane Ca dow Cabdulle Axmed (Carab) lagu xuku may Sideed Sano oo Xabsi Ciidan ah, si da uu u sheegay dhinacyada Dacw adda Gaasha anle Sare Xasan Cali Nuur Shu ute gud doomiyaha Maxkamadda Daraja da 1aad Ee Ciidamada Qalabka Sida.
Sidoo kale Maxkamadda ayaa ka digtay iibinta hubka Qarsoodiga ah (Cir-toogte), waxa ayna Maxkamadda fartay hey’ada ha Ammaanka in ay baaris iyo daba gal ku sameeyeen Shqsiyaadka ka ganacs ada Hubka.
"Shaqsigii ay ku cadaato in uu gacan ku siiyo cid kasta oo lid ku ah dowladnimada hub iyo Rasaas waxa uu inooga dhigan-yahay sida kooxaha arga-gixisada, waxa uuna heli doonaa ciqaab u dhiganta miisaanka dambi uu galay, Ogaada cid loogu dulqaadan doono ma jirto ficillada nuucaas oo kala ah” ayuu yiri guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.
Eedeysane Cadow Cabdulle Axmed (Carab) ayaa heysta fursad uu ku dalban karo rafcaan hadii uusan ku qancin Xukunka Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.
SARE U KAC KU YIMID MACIISHADDII SUUQ YADA MAGAALADA DIRIDHABE XILLI RAMA DAAN-KA
Tan iyo intii lagalay bisha Ramadaan waxaa sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibinayo Raashinka, waxaana sare u kac aas laga dareemayay suuqyada waaw ayn ee magaalada Diridhabe.
Haddaba sare u kacan ku yimid maciish addii ayaa loo aanaynayaa sarifka laca gta dollarka oo markii u horaysay gaa dhay 41 Birr 1kii dollar. shay walbana uu qiimihiisii laba jibaarmay oo ay wax ku darsameen.
Sare u kacan kuvyimid maciishadii ay aa kusoo hagaagaya xilli laguguda jiro bi shii Ramadaan oo ay dadku u baahnaan lahaayeen inay qiima jaban ku helaan Raashinkii iyo waxyaabaha Ramadaanta loo baahan yahay oo dhan.
VACANCY ANNOUNCEMENT
UNMAS Somalia is looking for qualified and interested candidates for the positions below.
VACANCY WITH UNMAS SOMALIA (Open to Somali Nationals Only) |
|
Position |
Project Manager - Humanitarian Explosive Management |
Contract Type & Level |
Local ICA Specialist - LICA-10 (ICS10) |
Duty Station |
Mogadishu |
Duration |
Open-ended contract, subject to organizational requirements, availability of funds and satisfactory performance. |
Application Period |
29-April-2019 to 12-May-2019 |
Qualification |
Education: · Advanced university degree (Master’s Degree or equivalent) in business administration, international relations, political/security development studies, project management, project development or related field with five years of relevant experience; OR · A first-level university degree (Bachelor’s Degree or equivalent) in business administration, international relations, political/security development studies, project management, project development or related field with seven years of relevant experience Experience: · Relevant experience is defined as an experience in business administration, - -project management, or project support · Experience in supporting operations in a humanitarian, conflict, post-conflict or development contexts is required · Computer literacy is required Languages: · Fluency in English (reading, writing and speaking) is required · Fluency in Somali (reading, writing and speaking) is required
|
Link to the VA |
https://jobs.unops.org/Pages/ViewVacancy/VADetails.aspx?id=17792 |
This is local position and is open to Somali nationals only.
Interested and qualified Somali Women are strongly encouraged to apply to the position and submit online application through VA link provided above before VA closed.
RAMADAANKU WAA FURSADA CUMRIGA
DARSIGA 4aad {1aad}
Ramadaanku waa fursada Cumriga|Q-4aad
Bishan
Ramadaan waa Bil mudan inuu weyneeyo ruux walba oo Muslim ah kuna farxaa inuu
ku gaaray Nolol iyo Caafimaad waayo waxaa jira dad badan oo soomay sanadkii
tagay maantana ka mid ah ahlu qubuurka oo sugaya in lagula xisaabtamo maalinta
Qiyaame wixii ay hor marsadeen, ama waxaa jira kuwo bukaan ah oo nool weli
laakiin aan awoodin in ay Soomaan, sidaa darteed markaana waa inuu u istaagaa
ka faa’iideysiga Maalmaha iyo Habeenada barakeysan ee Bishan Ramadaan, hadii
kale waxaa hubaal ah ruuxuu aan ka faaiideysan in uu maalinta Qiyaame ka
shalaayi doono fursadihii uu dayacay maalintaasoo shalaay uusan waxba u tari
doonin
???
Oo Macanaheedu yahay:
Ama odhan nafu shalytideydii waxaan ku gaboodfalay cidbaada Allah, waxaana ka mid ahaa kuwa jees jeesa.
(Aayada 56: Zumar)
Ama ayan odhan haddii Alle ihanuuniyo waxaan ka mid noqon lahaa kuwa dhoowrsan.
(Aayada 57: Zumar)
Waxaa uu yiri nin Gabya asagoo tilmaamaya sida bilaha qeyrkooda u dhaamado si dhaqsa ah ayadoo dadka badankiis aysan ka faaiideysan:-waa tagay Rajab adigoon waxba wanaag ah sameynin, midkaan waqtigiisa dayacayoow jahli dartiis, mardambaad macaanada aduunka weyn doontaa, ee ka gaar wixii gafa ah intaad awoodo, si aad nabad uga hesho Jaxiimo, waxaa yimid shacbaan…………dadka dambiyada waa weyn la yimaad waxaa u wanaagsan in ay ka gaaraan…
???
Nabiga Suuban (scw) waxaa uu ku sheegay Xadiis inuu jibriil ku yiri:-Qofkii gaara Ramadaan ee aan ka faaiideysan Naarta allaah haku fogeeyo, markaasuu weliba malaku Jibriil raaciyay dheh aamiin, nabigana waxa uu yiri aamiin.
” ??? oo macnihiisu yahay:
"Qofkii Ramadaan soo gaara oo aan loo danbi dhaafin saasna naarta ku galaa Alle ha ku fogeeyo, dheh Aamiin, waxaan dhahay Aamiin,”
Xadaiiskaan waxa uu tusayaa in Ruuxii aan ka faaiideysan Bishaan Barakeysan uu ku dhacayo habaarkii Malaku Jibriil iyo kii Nabi Muxamad (scw)
Sidaa daraadeed waa inaan laabta galinaa in ay nimco weyn tahay in ruuxii nolol iyo Caafimaad ku gaaraa Bishaan barakeysan loona baahan yahay inuu ku farxaa qof kasta oo Muslim ah sidii ay ugu farxi jireen Muslimiintii horeysay Dadkii wanaagsanaa iyo Culumada waxay illaah ka baryi jiray inuu gaarsiiyo Bisha Ramadaan inta lagu jiro Bilaha kale ee ka horeeya Ramadaan waxayna dhihi jira illaahow noo barakee Bisha Rajab iyo Shacbaan Ramadaana na gaarsii
” ?????”
Waxaa xusid mudan in aysan ahayn Xadiis nabiga ka Sugnaaday waana daciif xadiiska la sheego in uu nabiga saas oran jiray:waxaa ku jira nin la oran jiray: Zaa’idaha ibnu abii raqaad. (?????)
Bukhaari: wuxuu yir Ninkaas xadiiskiisa waa munkar (??? ???????: ????? ?? ???? ??????? ???? ??????.)
Waxaa weliba loo baahan yahay in Musdlimiinta lagu baraarujiyo fadliga Bishan sida ku cad Xadiiska iyo Quraanka.
Waxaa hadaba intaaas dheer in aan ogaano in soomitaanka Bishaan yahay Tiir ka mid ah Shan tiir oo waa weyn oo Diinkeena Islaamka ku dul taagan yahay, taasoo macnaheedu yahay qofkii awooda ee aan Soomin asagoo wax fasaxa ah ka heysan Shareecada Islaamka in sax ah heysan.
” ???? oo macnihiisu yahay:
Islaamkii waxaa lagu dhisay shan:
1. Qiritaanka in uusan jirin Alle (xaq lagu caabudu) Alle ma’oyee,Maxammedna yahay Rasuulkii Alle.
2 Salaada in la oogo( yacnii la tukado oo la wanaajiyo tukashadeeda)
3. Zakada la bixiyo(qofkii xoolo haysta oo ay zakadaii ku waajibtay)
4.Soomidda Bisha Ramadaan
5.Gudashada xajka.
Marka waxaa lagama maarmaan ku ah qofkii doonaya inuu Diinkan oo dhameestiran qabsadaa waa inuu Soonka la yimaadaa maxaa yeelay illaah(cw) waxa uu ku waajibayay Muslim walbaa inuu guto waajibkaas sida ku cad xadiiskan:-
: ”]
oo macnihiisu yahay:
Waxaa idiin yimi Ramadaan, Allana idinku wajibiyay Soonkiisa, waxaa la furaa Albaabada Samada, waxaana la xiraa Albaabada jaxiiima, waxaa kaloo la xiraa shayaadiinta madaxa adag, waxaa ku jirta habeen ka khayr badan kun Bilood, qofkii laga xarimaa khayrkeeda oo dhan waxaa laga xarimay khayrka.
Xadiiskan waxa uu tusayaa waajibnimada Bis ha Ramadaan iyo fursadaha waa weyn ee ku jira Bishan sida in la albaabaha Janada la furayo, in albaabaha Naarta la xerayo,in Shayaadiinta madaxa adagna la xerayo taasoo macnaheedu yahay waxaa jira fursado badan oo hadii aad ka faaiideysataa ay ka dhalankartaa inaad Janada gashaa Naartana lagaa badbaadiyaa, waxaana weliba xadiiska sheegay fursadaha ku jiraa Bishaan waxaa ka mid ah in ay jirto habeen habeenadiisa ka mid ah oo ka badan
xaga abaal marinta wanaagyada la sameeyaa 1000 habeen .
Sidaa darteed ayuu inbu rajab alxambali yiri :??
Oo macnihisu yahay:
Siduusan Ruux Mu’min ah ugu Bishaareysaneyn furitaanka Albaabada Janada? Siduusan Ruuxa Dembaabay ugu Bishaareysaneyn Xeritaanka Albaabada Naaraha? siduusan ugu Bishaareysaneyn ruux Caqli leh waqti sheyaadiinta madaxa adag la xeraayo? ma waxaa jira xiligaas xili la mid ah?
Waxaa uu weliba Nabiga Suuban (scw) sheegay in bishaan ay furan tahay fursado badan oo lagu helo Dambi_dhaaf sida Soonka, Salaada habeenkii iyo Salaada habeenka Qadarka, hadii si niyad ah oo ajarfilasho ah uu ruuxa ula yimaado arimahaas la soo sheegay
” ???” Oo macnihiiisu yahay: la soco qetbta 4aad{2}
Qore Cali Nuur Xoogsade calixoogsade@Hotmail.Com Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: calinuur, ramadaan
WARGELIN:- ku socoto
Akhristayaasha Warageyskan fadlan qoraalkan daruusta ramadaan ka faaiideysta hana dhigina dhukka iyo meel wasq leh ee meelsare oo nadiif ah saar ee xafid alle haku xafidee Daruus diini ah ayaa ku taala mahads
HALKAAN WAA KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 9-KA MAY 2019-KA
HESHIIS HORUDHAC AH OO LAGA GAARAY SHIRKA MAGAALADA GAROWE Wararka aan ka heleyno Magaalada Garowe oo shir Xasaasi ah uu uga socdo Masuuliyiinta DFS iyo Maamul Goboleed yada dalka ayaa ku soo warramayo in He shiis hor u dhac ah laga gaaray qaar ka m