Degaano hoos taga maamulka Galmudug oo laga helay Oil, Dahabka madow iyo macdan kale

0
Monday February 08, 2016 - 10:12:01 in Wararka by
  • Visits: 1288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degaano hoos taga maamulka Galmudug oo laga helay Oil, Dahabka madow iyo macdan kale

    Degaanada Baxdo, Bacadweyn, Wisil iyo Gawaan oo ka tirsan degmada Hobyo ee gobolka Galgaduud ayaa lagu arkay macdan kala duwan oo ay ka mid yihiin Olyo iyo Dahabka Madow sida ay sheegayaan wafdi khubaro ah oo maalmahaan halkaasi booqasho ku joogay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degaanada Baxdo, Bacadweyn, Wisil iyo Gawaan oo ka tirsan degmada Hobyo ee gobolka Galgaduud ayaa lagu arkay macdan kala duwan oo ay ka mid yihiin Olyo iyo Dahabka Madow sida ay sheegayaan wafdi khubaro ah oo maalmahaan halkaasi booqasho ku joogay.

Magaalada Wisil ayaa lagu arkay Olyada nooca loo yaqaano Oil Seeps isla markaana bannaanka u soo baxday iyadoo carrada taala meelaha ay Olyadu ku jirto ay qoyan tahay balse u baahan in la warshadeeyo.

oodweyne block

Sida uu sheegay mid ka mid ah wafdiga booqanaya degmada Hobyo ayaa sheegay in degaanada kale ee ay booqdeen ay ku arkeen dahabka madow oo isna bannaanka u soo baxaya.

Mas’uulkaan oo lagu magacaabo Cabdi Abshir Dhoore kana mid ahaa wafdi ganacsato ah oo isagu booqday degmada Hobyo ayaa tilmaamay in gobolada uu ka taliyo maamulka Galmudug uu qani ku yahay kheyraad kala duwan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip