4-TA MAY 2019-KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NES PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 4-TA MAY 2019-KA

0
Saturday May 04, 2019 - 08:54:54 in Wararka by
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    4-TA MAY 2019-KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NES PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 4-TA MAY 2019-KA

    PUNTLAND: KIISKII CAASHO WAXAA LAGU QAADAYAA MEEL FAGAARE AH Puntland ayaa shaaca ka qaaday in maa inta oo Sabtida ah la soo gabagabeynayo kii ska gabar 12 jir ah oo lagu kufsaday magaal ada Gaalkacyo kadibna la dilay. Ilaa 10 ruux ayaa la s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

PUNTLAND: KIISKII CAASHO WAXAA LAGU QAADAYAA MEEL FAGAARE AH Puntland ayaa shaaca ka qaaday in maa inta oo Sabtida ah la soo gabagabeynayo kii ska gabar 12 jir ah oo lagu kufsaday magaal ada Gaalkacyo kadibna la dilay. Ilaa 10 ruux ayaa la sheegay inay ku eed eysanyihiin dhacdadaa,iyadoo dadkaas markii u horreysay bulshada la horkeeni doono sabtiga Shalay ah

CAWADDD

W/ARIMAHA DIBADDA (DFS) OO DIFAAACDEY WAXQABADKA MY EE SOOMAALIYA

WasiirkaW/Arimaha Dibadda iyo Iskaashi ga Caalamiga ah ee DFS Md.Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Mashaari ic badan oo wax ku’ool ah uu Midawga Yurub ka Fuliyey Soomaaliya.

Wasiir Cawad ayaa Car Rabaabay inay Mid awga Yurub Sooma aliya ka Hirgaliyeen Isku ullo Waxbarasho, WadDooyin, iyo Ceelal Biy o od, islamarkana ay Wadaan Dadaallo kale oo lagu dhisayo Dalka.

Sidoo Kale waxaa uu Hoosta ka xariiqay Wasiirka Arimaha Dibadda in ay Dowladdiisa ka taageeran Kabidda Miisaaniyadda Dhaqaa laha iyo Arimaha Amniga. Hadalka Wasiirka ayaa imaanaya xili Dorraad uu Magaaladda Mu qdisho uga qayb galay Munaasabad Lagu Xu sayey Markii la aasaasay Midawga Yurub.



KEEYREIYO DANI"Kiiskii Caasho waxaa lagu qaadayaa meel fagaare ah oo dadka oo dhan goobjoog ka no qon doonaan ". ayuu yiri hoggaanka danbi ba ari sta Puntland Kornel. Cismaan Maneeno oo in ta ku daray " Waxaan rabaa inad indhihiina ku aragt aan waxa dhacaya, dadka samirkaa ku yar baari stu waqti ayay qaadata".

Kornel. Cismaan Maneeno, ayaa sheegay ma xkamad inay u gudbiyeen dacwada oo ay ka go'aan gaari doonto , isagoo inta ku daray " Maxkamadda iyada tagaan cidda ay sii deyn ayso iyo cidda dambiga lagu qaadayo.

Kiiskan wuxuu ahaa mid caro badan ka dhaliyay Puntland oo si weyn looga xumaadd ay, waxaana muddooyinkii u dambeeyay la ha dal hayay sida ay Puntland uga go'aan gaari doonto. Magaalada xarunta ah ee Garoowe oo ay ku xiranyihiin ragga ku eedeysan dilka iyo kufsiga ayaa la sheegay in dacwadoodda lagu qaadi doono.

BUUQ HAREEYAY KULANKII SHALAY EE GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Som ailand ayaa Shalay waxaa ay kulan ku yeesh een Xarunta Golaha ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somailand.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa wa xa uu ahaa ka doodista Xaalada deg deg ah ee Madaxweynaha Somailand Muuse Biixi Ca bdi dhawaan uu ku soo rogay degmooyin ka tirsan Gobolka Sanaag.

Kulanka oo ay Maata soo xaadireen 107 Xildhibaan ayaa waxaa cod loo qaaday Go ’aanka Madaxweynaha ee xaalada deg deg ah,waxaana ogolaaday 40 mudane,isla mark aana waxaa diiday 66 Xildhiban,balse markii lagu dhawaaqi lahaa Natiijadda ayaa Gudoo miyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baa she Maxamed Faarax si kadis ah ugu dhawa aqay in fadhiga Golaha uu xiran yahay.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Xarunta intaas kadib ay ka bilaabay Sawaxan iyo bu uq,waxaana maalinta Sabtida ah ee soo soc ota lagu wadaa in dib markale Xildhibaana da ay uga doodaan Go’aankii uu Madaxweyna ha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Xaalada deg deg ah ugu soo rogay Degmooyinka Garxalayadag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo eek a tir san Gobolka

RA'IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA OO GAARAY GAROOWE

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,halkaa waxaa ku soo dhaweeyay madaxweynaha Puntland, ku xigeenkiisa iyo xubno ka tirsan golayaasha kale ee xukuumadda.

"Waxaa Shalay sharaf wayn noo ah, iya doo maalin Jimce ah ay tahay inaan ku soo dhawayno Garoonka Gen, Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdi ballaaran oo la socday, iyadoo maalinta berri ah haddii Alle ka dhigo uu ka billaaban doono shir wada tashi ah Garoowe oo ay yeelan doonaan Mad axda DFS iyo Madaxda Dowladdaha Xubna ha ka ah DFS" ayuu yiri madaxweyna ha Pun tland.

Waxaa kalo uu sheegay shirkaa oo wadaxalaytashi ah in looga wadaxalayhadlo waxyaabo dad ka iyo dalka Soomaaliyeed dan u ah. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa dhankiisa ka mahadceliya sida loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe.

xaliimoGUDDIGA MADAXA BANAAN EE DOORASHOOYI NKA QARANKA OO KA HADLAY QAABKA AY U DHI CI DOONTODOORASHADA.

Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey ayaa Shalay waxaa ay ka hadashay qaabka ay u dhici doonto doo rashada soo socota ee sanadka 2021xalayka.

Waxaa ay guddoomiye Xaliimo Yarey she egtay in maalmaha soo aadan ay kuwaj ah an yihiin deegaanada Maamul gobaleedya da ka jira dalka.

Sidoo kale waxaa ay ka hadashay qaab ka ay doorasho ugu dhici doonto deegaa nada ga canta ku ha yaan AlxalayShabaab iyo deegaanada ay ka tal iyaan Soomaalil and. Guddoomiye Xal iimo yarey ayaa waxaa ay madaxda dalka u soo jeedisay baaq ku aadan sidii ay ugu turi la haayeen shacabka iyo hirg elinta nidaamyada maamul ee dastuurka.

Halkan Ka Dhageyso Warka

MD.MURSAL OO GUDI XILDHIBAANO AH U SAARAY IN AY QEYB KA QAATAAN SII DEYNTA ROOBOW

mursal-1 Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Shalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh.Cabdi Raxmaan uu kulan La qaatay xildh ibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Koofur Gal beed Soomaaliya.

Guddoomiye Mursal ayaa xildhibaanada waxaa uu kala hadlay dhibaatada xilligan ka jirta deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya iyo sidii wax loogu qaban shacabka halkaasi Ku dhibaateysan. Sidoo kale Guddoomiye Mu rs al ayaa la sheegay inu u xildhibaanada kala had lay arinta wadaadka Sh. Mukhtaar Ro obow Abuu mansuur, iyagoona isku afgartay in arintaasi si de g deg ah loo galo.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo goobjoog ka ahaa kulanka ayaa KNN waxaa ay u sheegeen in Guddoomiyaha Golaha Sha cabka uu magacaabay Gudi ka shaqeeya sidii loo sii deyn lahaa Mukhtaar Roobow, islamark aana ay shir dib u heshiisiineed ka bilaabaan deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka uu Shalay la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdir axmaan xildhibaanada ka tirsan Baarlamaan ka Soomaaliya ayaa waxaa uu Ku soo aaday a xilli sanadkii tagay ee 2018xalayka Wadaadka Sh.Mukhtaar Roobow laga soo xiray Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay, islam arkaana la keenay Magaalada MuqdishoXigasho:xalayraadiokulmiye.net

MAS’UUL HOREY SHAQO JOOJIN LOOGU SAMEE YAY OO DIB U HOWL BILAABAY

SHAQO KU NOQOSHO Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wa rshadaha XFS Maxamed Cabdi Xayir Maare eye oo aan weli xilka wareejin Xi lka ayaa wa xaa uu dib sha qada ugu soo celiyay Agaa simaha Guud ee Wasaa radda Ganacsiga,kaasi oo shaqo joojin uu ku sameey ay.

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Wasiir Ma areeye oo ku taariikheysneed 30xalayka Bishii Ap ril ayaa waxaa dib loogu howlgeliyay Cabdull aahi Xayir Ducaale oo ahaa Agaasimaha Gu ud ee WG sla markaana shaqada laga jooji yay 10xalaykii Bishii February ee 2019,ka dib mar kii loo jeediyay eedemo kala duwan.

Sidoo kale Wareegtada ayaa Cabdikariim Maxamuud Axmed waxaa loogu magacaabay inuu noqdo Agaasimaha Waaxda Liisamada iyo Diwaangelinta Shirkadaha,halka sidoo kal ena Axmed Cali Xasan loo wareejiyay Agaasi maha Waaxda Warshadaha.

Md.Maareeye oo ahaa Wasiirkii Wasaar adda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa Dorraad xilkii laga qaaday,waxaana loo mag acaabay Wasiirka Warfafinta Xukuumad da, ka dib markii uu is Casilay Daahir Maxamuud Geelle oo hore xilkaa u hayey.

 

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA.

Wareegto

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


MADAXWEYNE FARMAAJO OO KORMEERAY GOO BAHA DANTA GUUD EE LAGU DHISAYO BARNAA MIJKA ISXILQAAN

Madaxweynaha J/F/Soomaaliya Md. Max amed C/hi Farmaajo oo kor meeray xarumaha danta guud ee lagu dhi sayo Barnaamijka Isxalayxil qaan ayaa ku ammaanay muwaa diniinteenna sida ay u soo ajiibeen baaqiisa ku saabsanaa in la ga wada qeyb qaato Ololaha Isxilqaan ee dalka dib loogu dhisayo.

Madaxweynaha ayaa dul istaagay sha q ooyinka dibxalayuxalaydhiska iyo dayacxalaytirka ah ee la gu wado Tiyaaratka, Madaxafka iyo Maktabad da Qaranka, isagoona goobaha as kula kul may muwaadiniinta sida mutad awa cnimada ah uga qeyb qaadanaya Ololaha Isxilqaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay karti iyo awood u leeyihiin dib u soo cel inta xarumihii danta guud iyo bili cdii uu ku tilmaamnaa dalku.

`"Hawshan wanaagsan ee aad haysa an waa mid waxtar weyn u leh mustaqbal ka carr uurteenna. Dalkeenna innagaa ga cmaheen na ku burburinay, marka innaga oo aan cid kale sugin waa in aan dib u dhisannaa oo qof kasta oo Soomaali ah uu awooddiisa geliyaa dibxalayuxalaydhiska iyo ho rumarka dalka.”

`Dhankooda, hawlxalaywadeennada Barna ami jka Isxilqaan ayaa Madaxweynaha u ga warb ixiyey guulaha la taaban karo ee laga dhexlay wajiga 1aad ee barnaamijk an iyo qorsheya asha lagu dhammeystira yo dib u dhiska go obaha danta guud.

Madaxweyne Maxamed C/hi Farm aajo ayaa kula dardaarmay hormuud ka Barnaami jka Isxilqaan in ay dardar gel iyaan dhammey stirka dib u dhiska gooba ha danta guud oo haatan ay gabogabo marayaan hawlaha dib u dhiska Tiyaatar ka Qaranka, Madxafka iyo Maktabadda. DHAMMAAD

XUKUUMADDA FS OO MEEL MARISAY HINDISE SHARCIYEE DKA DOORASHOOYINKA

Golaha wasiirrada (XFS), ayaa kulan ay Shalay ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel mariyeen Hindise sharciyeedka doorashooyin ka qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dibxalayuxalayheshii siinta.

Ujeedooyinka sharciga doorashooyinka qa ranka ayaa ah in lagu maamul doorashooyin ka golayaasha sharci dejinta iyo madaxway naha jamhuuriyadda, laguna hir gelinayo doo rashooyin xor iyo xalaal ah oo ka maran cabsi gelin iyo ceeb oo dhan, loona maamulay si madax bannaan, dhexxalaydhexaad ah, sugan, hu fan oo isla xisaabgan leh kuna salaynsan habxalayraac sharci oo dhaqan gal ah, inuu cad eeyo awoodda iyo waajibaadka guddiga ma daxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo in lagu qeexo laguna tilmaamo nidaamka doorashooyinka dalka.

Hindise Sharciyeedka ay Shalay xukuum addu meel marisay ayaa loo gudbinayaa gol aha sharci dejinta dalka si ay u ansixyaan.

Shirka golaha wasiirrada oo Shalay uu gu ddoomiyay R/Wasaare Xasan Cali Khayre ay aa sidoo kale lagu meel mariyay sharciga xis biyada siyaasadda dalka oo dibxalayuxalayeegis lagu sameeyay.

Ansixinta Hindise Sharciyeedka doorasho oyinka qaranka iyo sharciga xisbiyada siyaa sadda dalka ee dibxalayuxalayeegista lagu sameeyay ayaa qeyb ka ah halbeegyada Tubta Siyaas adda loo dhanyahay ee lagu guuleystay.

SACUUDIGA OO BADBAADIYEY BADMAAXIIN LA SOCOTAY MARKAB

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ilaaladda Xe ebaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay wa aberigii hore ee Khamiis ay soo badbaadiye en 26 shaqaale la socday Markab waday shi xnad Shidaal oo Iiraan laga lahaa, kaasi oo ku cilladoobay meel 70 KM dhanka Koonfurta ka ga toosan Dekedda Islaamiga ee mag aalada Jidda ee kaabiga ku haysa badda Cas.

Markabkaasi oo lagu magacaabo Happin ess 1 waxaa saarnaa 24 shaqaale Iiraaniyiin ah iyo 2 u dhalatay Bangaladesh.

Dhinaca kale, Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga waxay duqeymo la beegsadeen Saldhiga Ciid danka Cirka ee Alxalaydulaymi oo u dhow Garoonka Calamiga ee Diyaaradaha ee caasimadda dalka Yemen ee Sanca.

Duqeymahaasi ayaa lala eegtay Dhismo laga hago Diyaaradaha Darooniska iyo Xaru un ay Khubar ada Xuutiyiinta ka hawlxalaygalaan.

NISA OO SHEEGTAY IN AY QABATAY SARKAAL KATIRSAN ALSHABAAB

Qoraal lagu daabacay Barta Twitterxalayka ee Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlga lka oo ahaa mid qorsheysan oo laga sameey ay degmadda jannaale lagu soo qabtay Xub in AlxalayShabaab u qaabilsanaa qaadista lacaga ha Ciidanka amniga oo howlgal qorshaysan ka fuliyey Degmada Jannaale ee G/Sh/ Hoo se ayaa gacanta kusoo dhigay xubin muhiim ah. Sida ay faafiyeen Hey’adda NISA

‘’Ciidanka amnigu wuxuu sii wadi doonaa ha wlgallada qorshaysan ee lagu bartilmaameed sanayo xubnaha Alxalayshabab’’ ayaa lagu yiri Qo raalka NISA.

Ma’ahan markii ugu horeesay ee ay Hay’ adda NISA shaaciso inay gacanta ku soo dhig een shaqsi yaad ka tirsan alxalayshabab. Inkas too aysan Hay’adda NISA shaacin Magaca Xubintan Alshab aabay ay sheegtay NISA inay soo qabatay inta badan Ciidamada Nabadsu gidu waxaa ay sheegaan inay soo qabteen Sa raakiil Muhiim ah oo ka tirsan Alshabaab...

DUQA MUQDISHO OO XARIGA KA JARAY WARTA BIYOXALAYQABADKA KM4

Duqa Muqdisho ahna G/G/Banaadir Md. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Ya ris ow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyoxalayqabad ka Degmada Waaberi oo M/ulka G/Banaadir uu dayactir ballaaran ku sameeyey.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Warta Bi yo qabadka KM4 ay ka mid tahay meelaha u gu badan ee biyuhu fariistaan iskagana gudb aan Caasimadda, isla markaana uu Maamulki isu xoogga saaray sidii xal waara loogu heli la haa dhibaatooyinka ka dhasha xili roobaad oo goobtan dhiga biyo fara badan oo saameeya dadka iyo deegaanka ka agxalaydhow.

"Maamulka G/Benaadir oo in muddo ah ku ho wlanaa sidii xal loogu heli lahaa saameynta ro obabka ayaa isku howllay howlgelinta xarumo muhiim ah oo biyo qabadka Caasimadda sal dhig u ahaa, gaar ahaan Degmada Waaberi, agagaarka N4 waxay ka mid tahay meelaha ay saameynta ballaaran ku yeeshaan roobab ka, waad la socotaan in xiliga roobka uu xirmo jidka Garooonka”.

Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in maa mulka G/Benaadir uu la tacaalayo waxxalayka qa bashada dhibaatooyinka ka dhashay bulaac adaha, isagoo xusay in xiliga dhow uu qor hu hu yahay in Caasimaddu ay yeelato goobo ay biyuhu isaga gudbaan, maadaama dayactiro lagu sameeyo goobo badan oo saldhigan jire en biyuhu.

"Magaalada Muqdisho waa ay lahaan jirtay Tubooyin qaada biyaha roobka iyo tubooyin bi xiya wasa khda (Sewage). Qaarkood wa sha qeeyaan hadda oo qeybo ka mid ah magaala da ayey biyha ka saaraan. Si walba ha ahaa tee, xilli roobaad kasta waxaa magaalada Mu qdisho soo gaara dhibaatooyin fara badan oo ay ka mid tahay, Jidadka waaweyn oo qaarko od burbura iyo nadaafadda deegaanka oo xu maata, waana taas midda aan rabno in waq tiga dhow xal loo helo”. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa muhiim ad gaar ah siinaya xalxalayuxalayhelidda dhibaatada ay ku hayaan daadadka roobka ee burburiya waddooyinka iyo isku soc odka magaalada. Waxuna maamulku qor sha ynayaa in waqtiga dhow arrintaa xal loo helo si loo ilaaliya Fayo dhowrka Caasimadda.

Munaasabadda xariga looga jarayay Biyoxalayqabadka Degmada Waaberi ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye kuxalayxigeennada Maal iyadda, Howllaha Guud , Gud/ Degmada

MAREYKANKA OO DILAY DAGAALAME ALXALAYSHABA AB OO HOREY U DILAY ASKARI MAREYKANKA

Afhayeenka Milliteriga Maraykanka ka joo ga Q/Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay inay dileen Dagaalane ka tirsanaa Alshabaab, ka asi oo qeyb ka ahaa Dagaalamayaal Alshab aab oo sannadkii hore weerar Hoobiyayaal ku qaaday Askar Maraykan ah oo ku sugnayd Deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalladda Kismaayo.

Afhayeenka AFRICOM oo lagu magacabo Kolonel Chris Karns oo la hadlay Wargeyska Military Times waxa uu xusay in Dagaa lama haasi oo uu magaciisa ku sheegay C/hi Jibiyow mas’uul ka ahaa duqeyntii Hoobiyaha ee bishii June 8xalaydii ee sannadkii hore ee 2018xalaykii u uku geeriyooday Askari Maraykan oo lagu magacaabi jirey Saddex Alifle Alexander Conr ad, iyadoo 4 kalena lagu dhaawacay.

Afhayeenka AFRICOM waxa uu tilmaam ay in Duqeyn Diyaaradeed oo ay geysteen bi shii la soo dhaafay ee April 19xalaydii ku dileen 2 Dagalaamayaal Alshabaab, oo mid ka mid ah aa C/llaahi Jibiyow oo madax ka ahaa Dagaa lamayaal weeraro badan oo Hoobiyayaal ah ka geystay Dooxadda Gobalka J/Hoose, waa sida uu hadalka u dhigay.

Si kastaba ha ahaatee, Askariga Maraykan ka ee lagu dilay duqeyntii sannadkii hore ka dha cday Deegaanka Baar Sanguuni ee Ale xander Conrad,waxa la sheegay inuu Ciiddan ka Maraykanka ka tirsanaa tan iyo sannadkii 2010xalaykii, isla markaana uu ahaa Sooxalayururiya ha xogaha

MADAXDA DOWLADDA DHEXE IYO DOWLAD GOBOLEEDYADDA OO MAANTA KU SHIRAYA GAROWE

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland uu ka furmo shirweyne looga hadlaayo Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Sare ee dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku wajahan Magaalada Garowe, waxaana hadda halkaasi ku sugan Madaxda maamul goboleedyadda intooda badan marka laga reebo Madaxweynaha Galmudug oo kusii jeedda.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa shalay gaaray Garowe, waxaana xalay halkaasi kulamo kala duwan kula qaatay Madaxda maamul goboleedyadda ee ku sugan Garowe.

Shirkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay xiisad cusubi ka dhalatay sharci doorasho oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada ee dowladda Federalka Soomaaliya.

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA 


GANACSIGA

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga kor ku xusan waa hantida HANGZHOU EZVIZ NETWORK CO. LTD. of No. 555 Qianmo Road, Binjiang District, Hangzhou, China iyo in calaamad ganacsi isku mid ah loo adeegsado alaabtan soo socota:

 

Fasalka 07: Mashiinka iyo qalabka nadiifinta, korontada; qalabka dayac tirka ah ee nadiifinta; Qashin ka qaadista qalabka nadiifinta; qalabka nadiifinta; robot [mashiin]; qalabka sawirada daahyada, korontada loo shaqeeyo; mishiinada korantada ee cuntada lagu sameeyo; mashiinka tubada; makiinadaha korontada ee loo isticmaalo jikada; mashiinka dharka; mishiinka wax lagu dhaqo; qaadidda qalabka; maqaska korontada; beddeliye; hawada hawada; samaynta caanaha

 

Fasalka 09: Qalabka warshadaha ee macluumaadka; qalabka xasuusta kombiyuutarka barnaamijyada hawlgalka kombiyuutarada ee diiwaangelinta aaladaha qalabka kombuyuutarka; software computer diiwaansan; microprocessors; kormeerayaasha (qalabka kombiyuutarka); unuga xarun dhexe (CPU); Kaararka isku dhafan; kaararka smart (kaararka wareega ee isku dhafan); barnaamijyada kombiyuutarada ee la duubay daabacaadda elektaroonigga ah (waa la qaadi karaa); barnaamijyada kombiyuutarada (software la soo dajin karo); akhristayaasha (qalabka wax lagu shaqeeyo); Nalalka USB-ga; barnaamijyada kormeerka (barnaamijyada kombiyuutarka); qalabka kombiyuutarka; faylasha muusikada la qaadi karo; fiidiyowyada la qaadi karo; Miisaanka; tusayaasha tirada; alaabta elektarooniga ah ee alaabada; qalabka digniinta elekterooniga; waraaqo elektaroonik ah; tilmaamayaasha elegtarooniga ah; nalalka ileyska; nalalka signalka; xayndaabyada iftiinka ama farsamada; calaamadaha iftiinka ama farsamada; qalab xiriiriye ah; telefoonnada gacanta; qalabka isgaarsiinta shabakada; qalabka raadiyaha; qalabka radar; qalabka elektarooniga ah ee kumbuyuutarka ee kantaroolka fogaanta calaamadaha; qalabka isgaadhsiinta ee baabuurta (kombuyuutarada kumbiyuutarka); Nidaamka Meelaynta Caalamiga ah (GPS); qalab isgaarsiineed oo fudud; qorista qalabka; cajaladaha fiidiyowga; sawir qaadayaasha; cayaaraha la qaadan karo; mashiinka xayeysiida ee iskii u shaqeeya qaadayaasha maqalka iyo fiidiyaha; u-diridda codsiyada filimaanta filimada; kamaradaha (sawir qaadidda); Qalabka wax lagu cabiro (sawir qaadidda); tooshka (sawir qaadidda); qalabka fiirinta; qalabka barashada maqalka; detectors; gawaarida xawaaraha baabuurta ee baabuurta; lasers (maaha ujeedo caafimaad); tijaabiyayaal loogu talagalay isdabajoogga iyo kantaroolka gawaarida; gaasoole; tilmaamayaasha heerkulka; qalabka iwm iyo qalabka; lenses indhaha; qalabka korontada (fiilooyinka, fiilooyinka); qalabka semisonductor; bandhigyada muuqaalka sawirada; aaladaha kontoroolka fog; dareemayaasha, korontada; hannaanka iftiinka (korontada); aaladaha badbaadada ee isticmaalka shakhsi ahaan shilalka; Qalabka ka hortagga xatooyada (koronto); digniinta dabka; Qaylo-dhaanta dabka; dhawaaqa dhawaaqa; digniinaha; qufulka korontada; buzzers; qalabka digniinta anti-tuugada; muraayadda indhaha; unugyada galvanic; unugyada isku-uruurinta; sawirrada muuqaalka leh; fiiri (albaabka muuqaal leh oo leh aqoonsi waji leh); furaha albaabka faraha; kamarad dashboard; qalabka digniinta [qalabka digniinta]; disk adag; fiilooyin, bareesooyin iyo xiriirooyin kale [xirmooyinka korontada]; gaashaan iyo istaagaan kamaradaha; batariyada, korontada; router; robotyada aadanaha oo leh sirdoon farsamo; Raadinta ilaalada ammaanka; barnaamijyada kombiyuutarada kombuyuutarka, diiwaansan ama la soo bixi karo; kombiyuutarada la xiro; ulahaaga adigu [monopods gacanta laga qabto]; bandhigyada elektaroonigga ah; Mashruucyada gawaarida / hannaanka cirbixinta; wicitaanada; galka, korontada; wakhti go'an, si toos ah; kuleyliyaha; tuubooyinka la hadlayo; mikrofones; armaajooyinka loogu talagalay gawaarida; xakamaynta albaabbada; transponders; iftiimayaasha iftiinka [hagayaasha], korontada; qalabka falanqaynta hawada; adeegga shabakada adeegg

 

Fasalka 11aad: Qalabka hawo saarida hawada; qalabka cimilada; qalabka hawada lagu nadiifiyo iyo mashiinnada; qalabka falanqaynta hawada; qalabka nalalka iyo rakibidda; qalabka kuleyliyaha ah [qaybaha kuleylka kuleylka]; biyaha lagu nadiifiyo qalabka iyo mashiinnada.

Fasalka14aad: Daawo; daawashada kooxda; daawashada; sanduuqyada bandhigyada ee saacadaha; taariikhda sawirada [saacadaha]; saacadaha iyo saacadaha, korontada.

 

Fasalka35: Adeegyada iibsashada iyo adeegga iibka ah ee ku xiran iibinta alaabta fasalka 7, fasalka 9, fasalka 11 iyo fasalka 14; adeegga tafaariiqda iyo adeegga iibka ah oo ku xiran iibinta qalabka kombiyuutarka iyo qalabka iyo qalabka madadaalada guriga iyo walxahan soo socda, kuwaas oo ah qalabka wax lagu sameeyo, qalabka xasuusta kombuyuutarka, barnaamijyada kombiyuutarada ee diiwaangalinta, qalabka kombiyuuterka, kombiyuutarka diiwaangalinta, microprocors, monitors ( qalabka kombiyuutarka, qalabka kombiyuutarka, barnaamijyada kombiyuutarada (barnaamijyada kombiyuutarka) (akhristayaasha), akhristayaasha (qalabka waraaqaha xogta, qalabka nalalka USB; barnaamijyada kumbiyuutarrada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka, waraaqaha muusikada lagu soo qaadan karo, faylasha la heli karo, xisaabiyeyaasha calaamadaha, alaabta elektarooniga ah ee badeecadaha, farriimaha calaamadaha, calaamadaha iftiinka ama farsamada, intercommunicatio qalabka isgaarsiinta, qalabka raadiyaha, qalabka raadiyaha, qalabka korontada ku shaqeeya ee qalabka korontada ku shaqeeya ee farriinta qalabka, qalabka socdaalka ee baabuurta (kombiyuutarada ku dul yaal), Nidaamka Meeleynta Caalamka (GPS) qalabka isgaadhsiinta, qalabka wax lagu duubo, qalabka wax lagu duubo, sawirada fiidiyowga, sawirada, rikoodhada macaamiisha, macaamiisha xayeysiinta macaamiisha, aqbaarta maqalka iyo fiidiyowga, ), qalabka kormeerka, qalabka dhegeysiga maqalka, qalabka wax lagu ogaado, gawaarida xawaaraha baabuurta, laydhka (ma aha ujeedo caafimaad), tijaabiyeyaasha hagaajinta iyo kontaroolida gawaarida, gurriters, calaamadaha heerkulka, qalabka fudud iyo qalabka, muraayadaha indhaha, qalabka tamarta ( qalabka korontada, qalabka korontada, qalabka korontada, qalabka korontada, qalabka korontada (korontada), qalabka badbaadada ee shakhsiyaadka isticmaalka shilalka, qalabka ka hortagga xatooyada (korontada), qalabka dabka, , qalabka digniinta, furayaasha korantada, buzzers, qalabka la-dagaallanka tuugada, indhaha muraayadaha, unugyada galvanik, ls, sawirada kartida leh, sawir-qaade (albaabka muuqaal leh oo leh aqoonsi waji leh), albaabka garaaca albaabka, sawirada digniinta, qalabka dhegeysiga [qalabka digniinta], qalabka adag, rikoodhada, baallooyinka iyo xiriirooyin kale [xirmooyinka korontada], gaashaanka iyo istaaga kamaradaha, batariyada (korontada), router, robotyada bini-aadanka ah oo leh sirdoon farsamo, robots indho-indheynta amniga, barnaamijyada kombiyuutarka ee kombuyuutarka (diiwaan galin ama la soo dhajin karo), kombiyuutarada la xiro, gawaarida (korontada), wakhti go'an (si toos ah), kuleyliyaasha, tuubooyinka hadalka, microfones, qalabka loogu talagalay qaylo-dhejinta, xakamaynta kontoroolayaasha, gawaarida, kuwa iftiimiya [korantada], qalabka falanqaynta hawada, iyo adeegga shabakadda adeegga shabakadda; soo bandhigida alaabta warbaahinta isgaarsiinta ee ujeedka iyo tafaariiqda;

maamulka arrimaha ganacsiga ee dukaamada tafaariiqda iyo dukaanka; maareynta ganacsiga oo la xariira istiraatijiyada, suuq geynta, wax soo saarka, arrimaha shaqaalaha iyo tafaariiqda iyo iibinta toosa; xayeesiin, suuq-geyn iyo adeegyo xayeysiis; adeegga qaybinta ee ku xiran iibinta alaabta fasalka 7, fasalka 9, fasalka 11 iyo fasalka 14; adeegga qaybinta ee ku xiran iibinta qalabka kombiyuutarka iyo qalabyada iyo qalabka madadaalada guriga iyo walxaha soo socda, sida qalabka wax lagu sameeyo, qalabka xasuusta kombuyuutarka, barnaamijyada hawlgalka kombuyuutarka, qalabka kombiyuuter, kombiyuutar diiwaangashan, microprocors, monitors ), unuga xarun dhexe (CPU), wareegga isku

dhafanKumbiyuutarrada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijka kombiyuutarka, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada

kombiyuutarka, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka (barnaamijyada kombiyuutarka) muusikada muusikada, fariimaha muusikada, xisaabiyeyaasha, calaamadaha macaamiisha, alaabooyinka elektarooniga ah ee badeecadaha, boorarka ogeysiisyada elektarooniga ah, boorarka boorarka elektarooniga ah, calaamadaha elektarooniga ah, nalalka iftiinka, nalalka iftiinka, wareegyada iftiinka ama farsamada, qalabka isgaarsiinta, video telefoonada, qalabka isgaarsiinta, qalabka raadiyaha, qalabka radar, qalabka korontada ku shaqeeya ee farriinta qalabka fog ee calaamadaha, aaladaha gawaarida ee baabuurta (kombiyuutarada ku dul yaal), Qalabka Global Positioning System (GPS), qalabka isgaarsiinta indhaha, qalabka duubista, video duubayaasha, sawir qaadayaasha, ciyaartoyda warbaahinta ee la qaadi karo, mashiinka xayeysiinta is-ka-shaqeysiga, dhawaaqa a d alaab-bixiyeyaasha video-ka ah, wax-ka-qabashada codsiyada filimka sawirada, kamaradaha (sawir-qaadista), qalabka wax lagu cabiro (sawir-qaadista), muraayadaha (sawir qaadidda), qalabka indha-indheynta, qalabka dhegeysiga maqalka, qalabka wax lagu ogaado, gawaarida xawaaraha baabuurta, lasers (ujeeddooyin caafimaad), tijaabiyayaasha, qalabka korontada, qalabka korontada, qalabka korontada, iftiinka korontada (korontada), qalabka korontada, korontada, , qalabka badbaadada ee shakhsiyaadka ka hortaga shilalka, qalabka ka hortagga xatooyada (korontada), qalabka digniinta dabka, qalabka digniinta dhawaaqa, qaylo-dhaanta, furayaasha korontada, buzzers, qalabka lidka ku ah tuugada, indhaha muraayadaha, unugyada galvanikada, (Aqoonta albaabka akhristaha leh aqoonsi waji leh), xakamaynta albaabka faraha, baaritaanka sawirka, gambarada [qalabka digniinta], disk adag, p muraayadaha, bareegyada iyo meelaha kale ee xiriiriya [xirmooyinka korontada], gaashaan iyo istaagaan kamaradaha, batariyeyaasha (korontada), router, robot humanity le

qalabka casriga ah, qalabka kombiyuuterka, barnaamijyada kombiyuutarka (qoraalada ama duuban), kombiyuutarada lagu xiro, laydhka isboortiga [monopods] gacanta, bandhigyada elektaroonigga ah, rikoodhada laydhka / hannaanka sawir-qaadista, qalabyada, furaha (korontada), wakhti go'an (automatic ), kuleyliyeyaasha hadalka, tuubooyinka hadalka, microfones, qalabka loogu talagalay dhawaaqyada, codadka kontaroolada, gawaarida, iftiimayaasha iftiinka [korantada], iyo qalabka falanqaynta hawada; shabakada adeegga shabakada adeegga iyo adeegyo dhoofinta; dhexdhexaadinta iyo gorgortanka qandaraasyada [kuwa kale]; Adeegyada wax soo iibsiga ee dadka kale; gargaarka ganacsiga, maamulka iyo adeegyada maamulka; falanqaynta ganacsiga, adeegyada cilmi baarista iyo macluumaadka; Muujinta alaabooyinka iyo adeegyada ayadoo la adeegsanayo elektaroonikada, sidoo kale faa'iidada loogu talagalay adeegyada loo yaqaan "teleshopping" iyo adeegga dukaamada; maamulka barnaamijyada daacadnimada macaamiisha

 

 

Fasalka 38-aad: Barnaamijyada telefishanka; adeegyada telefoonka; isgaadhsiinta kumbiyuutarada; kombuyuutarka oo la adeegsado gudbinta fariimaha iyo sawirada; macluumaadka isgaarsiinta; kireysiga farriinta farriinta farriinta; kireysiga qalabka isgaarsiinta; bixinta xiriirka isgaarsiinta ee shabakadda kombiyuutarada adduunka; bixinta adeega isticmaalka adeega shabakada kombiyuutarada adduunka; adeegga telefishanka; gudbinta iyo soo dhaweynta [gudbinta] xogta macluumaadka ee shabakadda isgaarsiinta; gudbinta boostada elektarooniga ah; kireysiga qalabka wareejinta macluumaadka; isgaadhsiinta shabakadaha fiber optic; Adeegyada Boostada Boostada (adeegga isgaarsiinta); kireysiga wakhtiga gelitaanka shabakada kombiyuutarada adduunka; bixinta qolalka wada-hadalka internetka; bixinta adeegyada xog-gelinta macluumaadka; adeegga boostada; gudbinta faylasha digital

 

Fasalka 42: Daraasad farsamo; daraasadaha mashruuca farsamada injineernimada; cilmi baaris iyo horumarinta alaabada cusub ee dadka kale; adeegga sawirrada injineernimada; baadhitaanka; naqshadaha warshadaha; Naqshadaha gudaha; kirada kumbuyuutarka; barnaamijka kombiyuutarka; naqshadeynta software computer; falanqaynta nidaamka kombiyuutarka naqshadaha nidaamyada kombiyuutarka cusbooneysiinta barnaamijka kombiyuutarka; la-talin dhinaca beeraha ee naqshadeynta iyo horumarinta qalabka kombiyuutarka; kireynta software software; soo kabashada macluumaadka kombiyuutarka; dayactirka software computer; nuqulka barnaamijka kombuyuutarka; is-beddelka xogta ama dukumiintiyada laga helo warbaahinta elektiroonigga abuurista iyo ilaalinta bogagga internetka ee dadka kale; marti gelinta goobaha kombiyuutarada [boggaga internetka]; rakibaadda software kombiyuutarka; gudbinta macluumaadka barnaamijyada kombiyuutarka iyo xogta (ma ahan qaab beddelidda jirka); La-talinta qalabka kombiyuutarka; kireysiga serverka; adeegyada ilaalinta fayraska kombiyuutarka; bixinta raadinta internetka; kormeerka qalabka kombiyuutarka; digitization document (sawir); miisaan ahaan adeeg ahaan [PaaS]; software sida adeegga [SaaS]

 

Fasalka 45aad: La-talinta amaanka; kormeerka gawaarida iyo qalabka digniinta; ilaalada habeennimada; adeegyada ilaalinta; kormeerka warshadaha ee ujeedooyinka amniga; ilmaha fadhiya; guriga fadhiya; xayawaanka fadhiya; la socosho bulsho (cayrin); dagaalka dabka; kireysiga digniinta dabka; la-talin hanti maguuran ah; ruqsadaha softwareka kombuyuutarka (adeegyada sharciga); diiwaangelinta magaca domain (adeegyada sharciga).

 

OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY HANGZHOU EZVIZ NETWORK CO. LTD.wuxuu sheeganayaa xuquuqda oo dhan marka la eego calaamadda ganacsiga ee ku taala Soomaaliya, waxayna bilaabi doontaa tallaabo sharci ah oo ka dhan ah qof kasta ama dadka loo arkay in ay adeegsanayaan calaamad ganacsi ama calaamad kale oo ganacsi oo isku mid ah ama isku jinsi ah, ama haddii kale xadgudub ku ah xuquuqdiisa


OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA 

GANACSI   EZVIZ

 

 

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga kor ku xusan waa hantida HANGZHOU EZVIZ NETWORK CO. LTD. of No. 555 Qianmo Road, Binjiang District, Hangzhou, China iyo in calaamad ganacsi isku mid ah loo adeegsado alaabtan soo socota:

 

Fasalka 07: Mashiinka iyo qalabka nadiifinta, korontada; qalabka dayac tirka ah ee nadiifinta; Qashin ka qaadista qalabka nadiifinta; qalabka nadiifinta; robot [mashiin]; qalabka sawirada daahyada, korontada loo shaqeeyo; mishiinada korantada ee cuntada lagu sameeyo; mashiinka tubada; makiinadaha korontada ee loo isticmaalo jikada; mashiinka dharka; mishiinka wax lagu dhaqo; qaadidda qalabka; maqaska korontada; beddeliye; hawada hawada; samaynta caanaha

 

Fasalka 09: Qalabka warshadaha ee macluumaadka; qalabka xasuusta kombiyuutarka barnaamijyada hawlgalka kombiyuutarada ee diiwaangelinta aaladaha qalabka kombuyuutarka; software computer diiwaansan; microprocessors; kormeerayaasha (qalabka kombiyuutarka); unuga xarun dhexe (CPU); Kaararka isku dhafan; kaararka smart (kaararka wareega ee isku dhafan); barnaamijyada kombiyuutarada ee la duubay daabacaadda elektaroonigga ah (waa la qaadi karaa); barnaamijyada kombiyuutarada (software la soo dajin karo); akhristayaasha (qalabka wax lagu shaqeeyo); Nalalka USB-ga; barnaamijyada kormeerka (barnaamijyada kombiyuutarka); qalabka kombiyuutarka; faylasha muusikada la qaadi karo; fiidiyowyada la qaadi karo; Miisaanka; tusayaasha tirada; alaabta elektarooniga ah ee alaabada; qalabka digniinta elekterooniga; waraaqo elektaroonik ah; tilmaamayaasha elegtarooniga ah; nalalka ileyska; nalalka signalka; xayndaabyada iftiinka ama farsamada; calaamadaha iftiinka ama farsamada; qalab xiriiriye ah; telefoonnada gacanta; qalabka isgaarsiinta shabakada; qalabka raadiyaha; qalabka radar; qalabka elektarooniga ah ee kumbuyuutarka ee kantaroolka fogaanta calaamadaha; qalabka isgaadhsiinta ee baabuurta (kombuyuutarada kumbiyuutarka); Nidaamka Meelaynta Caalamiga ah (GPS); qalab isgaarsiineed oo fudud; qorista qalabka; cajaladaha fiidiyowga; sawir qaadayaasha; cayaaraha la qaadan karo; mashiinka xayeysiida ee iskii u shaqeeya qaadayaasha maqalka iyo fiidiyaha; u-diridda codsiyada filimaanta filimada; kamaradaha (sawir qaadidda); Qalabka wax lagu cabiro (sawir qaadidda); tooshka (sawir qaadidda); qalabka fiirinta; qalabka barashada maqalka; detectors; gawaarida xawaaraha baabuurta ee baabuurta; lasers (maaha ujeedo caafimaad); tijaabiyayaal loogu talagalay isdabajoogga iyo kantaroolka gawaarida; gaasoole; tilmaamayaasha heerkulka; qalabka iwm iyo qalabka; lenses indhaha; qalabka korontada (fiilooyinka, fiilooyinka); qalabka semisonductor; bandhigyada muuqaalka sawirada; aaladaha kontoroolka fog; dareemayaasha, korontada; hannaanka iftiinka (korontada); aaladaha badbaadada ee isticmaalka shakhsi ahaan shilalka; Qalabka ka hortagga xatooyada (koronto); digniinta dabka; Qaylo-dhaanta dabka; dhawaaqa dhawaaqa; digniinaha; qufulka korontada; buzzers; qalabka digniinta anti-tuugada; muraayadda indhaha; unugyada galvanic; unugyada isku-uruurinta; sawirrada muuqaalka leh; fiiri (albaabka muuqaal leh oo leh aqoonsi waji leh); furaha albaabka faraha; kamarad dashboard; qalabka digniinta [qalabka digniinta]; disk adag; fiilooyin, bareesooyin iyo xiriirooyin kale [xirmooyinka korontada]; gaashaan iyo istaagaan kamaradaha; batariyada, korontada; router; robotyada aadanaha oo leh sirdoon farsamo; Raadinta ilaalada ammaanka; barnaamijyada kombiyuutarada kombuyuutarka, diiwaansan ama la soo bixi karo; kombiyuutarada la xiro; ulahaaga adigu [monopods gacanta laga qabto]; bandhigyada elektaroonigga ah; Mashruucyada gawaarida / hannaanka cirbixinta; wicitaanada; galka, korontada; wakhti go'an, si toos ah; kuleyliyaha; tuubooyinka la hadlayo; mikrofones; armaajooyinka loogu talagalay gawaarida; xakamaynta albaabbada; transponders; iftiimayaasha iftiinka [hagayaasha], korontada; qalabka falanqaynta hawada; adeegga shabakada adeegg

 

Fasalka 11aad: Qalabka hawo saarida hawada; qalabka cimilada; qalabka hawada lagu nadiifiyo iyo mashiinnada; qalabka falanqaynta hawada; qalabka nalalka iyo rakibidda; qalabka kuleyliyaha ah [qaybaha kuleylka kuleylka]; biyaha lagu nadiifiyo qalabka iyo mashiinnada.

Fasalka14aad: Daawo; daawashada kooxda; daawashada; sanduuqyada bandhigyada ee saacadaha; taariikhda sawirada [saacadaha]; saacadaha iyo saacadaha, korontada.

 

Fasalka35: Adeegyada iibsashada iyo adeegga iibka ah ee ku xiran iibinta alaabta fasalka 7, fasalka 9, fasalka 11 iyo fasalka 14; adeegga tafaariiqda iyo adeegga iibka ah oo ku xiran iibinta qalabka kombiyuutarka iyo qalabka iyo qalabka madadaalada guriga iyo walxahan soo socda, kuwaas oo ah qalabka wax lagu sameeyo, qalabka xasuusta kombuyuutarka, barnaamijyada kombiyuutarada ee diiwaangalinta, qalabka kombiyuuterka, kombiyuutarka diiwaangalinta, microprocors, monitors ( qalabka kombiyuutarka, qalabka kombiyuutarka, barnaamijyada kombiyuutarada (barnaamijyada kombiyuutarka) (akhristayaasha), akhristayaasha (qalabka waraaqaha xogta, qalabka nalalka USB; barnaamijyada kumbiyuutarrada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka, waraaqaha muusikada lagu soo qaadan karo, faylasha la heli karo, xisaabiyeyaasha calaamadaha, alaabta elektarooniga ah ee badeecadaha, farriimaha calaamadaha, calaamadaha iftiinka ama farsamada, intercommunicatio qalabka isgaarsiinta, qalabka raadiyaha, qalabka raadiyaha, qalabka korontada ku shaqeeya ee qalabka korontada ku shaqeeya ee farriinta qalabka, qalabka socdaalka ee baabuurta (kombiyuutarada ku dul yaal), Nidaamka Meeleynta Caalamka (GPS) qalabka isgaadhsiinta, qalabka wax lagu duubo, qalabka wax lagu duubo, sawirada fiidiyowga, sawirada, rikoodhada macaamiisha, macaamiisha xayeysiinta macaamiisha, aqbaarta maqalka iyo fiidiyowga, ), qalabka kormeerka, qalabka dhegeysiga maqalka, qalabka wax lagu ogaado, gawaarida xawaaraha baabuurta, laydhka (ma aha ujeedo caafimaad), tijaabiyeyaasha hagaajinta iyo kontaroolida gawaarida, gurriters, calaamadaha heerkulka, qalabka fudud iyo qalabka, muraayadaha indhaha, qalabka tamarta ( qalabka korontada, qalabka korontada, qalabka korontada, qalabka korontada, qalabka korontada (korontada), qalabka badbaadada ee shakhsiyaadka isticmaalka shilalka, qalabka ka hortagga xatooyada (korontada), qalabka dabka, , qalabka digniinta, furayaasha korantada, buzzers, qalabka la-dagaallanka tuugada, indhaha muraayadaha, unugyada galvanik, ls, sawirada kartida leh, sawir-qaade (albaabka muuqaal leh oo leh aqoonsi waji leh), albaabka garaaca albaabka, sawirada digniinta, qalabka dhegeysiga [qalabka digniinta], qalabka adag, rikoodhada, baallooyinka iyo xiriirooyin kale [xirmooyinka korontada], gaashaanka iyo istaaga kamaradaha, batariyada (korontada), router, robotyada bini-aadanka ah oo leh sirdoon farsamo, robots indho-indheynta amniga, barnaamijyada kombiyuutarka ee kombuyuutarka (diiwaan galin ama la soo dhajin karo), kombiyuutarada la xiro,

gawaarida (korontada), wakhti go'an (si toos ah), kuleyliyaasha, tuubooyinka hadalka, microfones, qalabka loogu talagalay qaylo-dhejinta, xakamaynta kontoroolayaasha, gawaarida, kuwa iftiimiya [korantada], qalabka falanqaynta hawada, iyo adeegga

shabakadda adeegga shabakadda; soo bandhigida alaabta warbaahinta isgaarsiinta ee ujeedka iyo tafaariiqda; maamulka arrimaha ganacsiga ee dukaamada tafaariiqda iyo dukaanka; maareynta ganacsiga oo la xariira istiraatijiyada, suuq geynta, wax soo saarka

arrimaha shaqaalaha iyo tafaariiqda iyo iibinta toosa; xayeesiin, suuq-geyn iyo adeegyo xayeysiis; adeegga qaybinta ee ku xiran iibinta alaabta fasalka 7, fasalka 9, fasalka 11 iyo fasalka 14; adeegga qaybinta ee ku xiran iibinta qalabka kombiyuutarka iyo qalabyada iyo qalabka madadaalada guriga iyo walxaha soo socda, sida qalabka wax lagu sameeyo, qalabka xasuusta kombuyuutarka, barnaamijyada hawlgalka kombuyuutarka, qalabka kombiyuuter, kombiyuutar diiwaangashan, microprocors, monitors ), unuga xarun dhexe (CPU), wareegga isku dhafanKumbiyuutarrada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijka kombiyuutarka, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka (barnaamijyada kombiyuutarka) muusikada muusikada, fariimaha muusikada, xisaabiyeyaasha, calaamadaha macaamiisha, alaabooyinka elektarooniga ah ee badeecadaha, boorarka ogeysiisyada elektarooniga ah, boorarka boorarka elektarooniga ah, calaamadaha elektarooniga ah, nalalka iftiinka, nalalka iftiinka, wareegyada iftiinka ama farsamada, qalabka isgaarsiinta, video telefoonada, qalabka isgaarsiinta, qalabka raadiyaha, qalabka radar, qalabka korontada ku shaqeeya ee farriinta qalabka fog ee calaamadaha, aaladaha gawaarida ee baabuurta (kombiyuutarada ku dul yaal), Qalabka Global Positioning System (GPS), qalabka isgaarsiinta indhaha, qalabka duubista, video duubayaasha, sawir qaadayaasha, ciyaartoyda warbaahinta ee la qaadi karo, mashiinka xayeysiinta is-ka-shaqeysiga, dhawaaqa a d alaab-bixiyeyaasha video-ka ah, wax-ka-qabashada codsiyada filimka sawirada, kamaradaha (sawir-qaadista), qalabka wax lagu cabiro (sawir-qaadista), muraayadaha (sawir qaadidda), qalabka indha-indheynta, qalabka dhegeysiga maqalka, qalabka wax lagu ogaado, gawaarida xawaaraha baabuurta, lasers (ujeeddooyin caafimaad), tijaabiyayaasha, qalabka korontada, qalabka korontada, qalabka korontada, iftiinka korontada (korontada), qalabka korontada, korontada, , qalabka badbaadada ee shakhsiyaadka ka hortaga shilalka, qalabka ka hortagga xatooyada (korontada), qalabka digniinta dabka, qalabka digniinta dhawaaqa, qaylo-dhaanta, furayaasha korontada, buzzers, qalabka lidka ku ah tuugada, indhaha muraayadaha, unugyada galvanikada, (Aqoonta albaabka akhristaha leh aqoonsi waji leh), xakamaynta albaabka faraha, baaritaanka sawirka, gambarada [qalabka digniinta], disk adag, p muraayadaha, bareegyada iyo meelaha kale ee xiriiriya [xirmooyinka korontada], gaashaan iyo istaagaan kamaradaha, batariyeyaasha (korontada), router, robot humanity le

qalabka casriga ah, qalabka kombiyuuterka, barnaamijyada kombiyuutarka (qoraalada ama duuban), kombiyuutarada lagu xiro, laydhka isboortiga [monopods] gacanta, bandhigyada elektaroonigga ah, rikoodhada laydhka / hannaanka sawir-qaadista, qalabyada, furaha (korontada), wakhti go'an (automatic ), kuleyliyeyaasha hadalka, tuubooyinka hadalka, microfones, qalabka loogu talagalay dhawaaqyada, codadka kontaroolada, gawaarida, iftiimayaasha iftiinka [korantada], iyo qalabka falanqaynta hawada; shabakada adeegga shabakada adeegga iyo adeegyo dhoofinta; dhexdhexaadinta iyo gorgortanka qandaraasyada [kuwa kale]; Adeegyada wax soo iibsiga ee dadka kale; gargaarka ganacsiga, maamulka iyo adeegyada maamulka; falanqaynta ganacsiga, adeegyada cilmi baarista iyo macluumaadka; Muujinta alaabooyinka iyo adeegyada ayadoo la adeegsanayo elektaroonikada, sidoo kale faa'iidada loogu talagalay adeegyada loo yaqaan "teleshopping" iyo adeegga dukaamada; maamulka barnaamijyada daacadnimada macaamiisha

 

Fasalka 38-aad: Barnaamijyada telefishanka; adeegyada telefoonka; isgaadhsiinta kumbiyuutarada; kombuyuutarka oo la adeegsado gudbinta fariimaha iyo sawirada; macluumaadka isgaarsiinta; kireysiga farriinta farriinta farriinta; kireysiga qalabka isgaarsiinta; bixinta xiriirka isgaarsiinta ee shabakadda kombiyuutarada adduunka; bixinta adeega isticmaalka adeega shabakada kombiyuutarada adduunka; adeegga telefishanka; gudbinta iyo soo dhaweynta [gudbinta] xogta macluumaadka ee shabakadda isgaarsiinta; gudbinta boostada elektarooniga ah; kireysiga qalabka wareejinta macluumaadka; isgaadhsiinta shabakadaha fiber optic; Adeegyada Boostada Boostada (adeegga isgaarsiinta); kireysiga wakhtiga gelitaanka shabakada kombiyuutarada adduunka; bixinta qolalka wada-hadalka internetka; bixinta adeegyada xog-gelinta macluumaadka; adeegga boostada; gudbinta faylasha digital

 

Fasalka 42: Daraasad farsamo; daraasadaha mashruuca farsamada injineernimada; cilmi baaris iyo horumarinta alaabada cusub ee dadka kale; adeegga sawirrada injineernimada; baadhitaanka; naqshadaha warshadaha; Naqshadaha gudaha; kirada kumbuyuutarka; barnaamijka kombiyuutarka; naqshadeynta software computer; falanqaynta nidaamka kombiyuutarka naqshadaha nidaamyada kombiyuutarka cusbooneysiinta barnaamijka kombiyuutarka; la-talin dhinaca beeraha ee naqshadeynta iyo horumarinta qalabka kombiyuutarka; kireynta software software; soo kabashada macluumaadka kombiyuutarka; dayactirka software computer; nuqulka barnaamijka kombuyuutarka; is-beddelka xogta ama dukumiintiyada laga helo warbaahinta elektiroonigga abuurista iyo ilaalinta bogagga internetka ee dadka kale; marti gelinta goobaha kombiyuutarada [boggaga internetka]; rakibaadda software kombiyuutarka; gudbinta macluumaadka barnaamijyada kombiyuutarka iyo xogta (ma ahan qaab beddelidda jirka); La-talinta qalabka kombiyuutarka; kireysiga serverka; adeegyada ilaalinta fayraska kombiyuutarka; bixinta raadinta internetka; kormeerka qalabka kombiyuutarka; digitization document (sawir); miisaan ahaan adeeg ahaan [PaaS]; software sida adeegga [SaaS]

 

Fasalka 45aad: La-talinta amaanka; kormeerka gawaarida iyo qalabka digniinta; ilaalada habeennimada; adeegyada ilaalinta; kormeerka warshadaha ee ujeedooyinka amniga; ilmaha fadhiya; guriga fadhiya; xayawaanka fadhiya; la socosho bulsho (cayrin); dagaalka dabka; kireysiga digniinta dabka; la-talin hanti maguuran ah; ruqsadaha softwareka kombuyuutarka (adeegyada sharciga); diiwaangelinta magaca domain (adeegyada sharciga).

OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY HANGZHOU EZVIZ NETWORK CO. LTD.wuxuu sheeganayaa xuquuqda oo dhan marka la eego calaamadda ganacsiga ee ku taala Soomaaliya, waxayna bilaabi doontaa tallaabo sharci ah oo ka dhan ah qof kasta ama dadka loo arkay in ay adeegsanayaan calaamad ganacsi ama calaamad kale oo ganacsi oo isku mid ah ama isku jinsi ah, ama haddii kale

adgudub ku ah xuquuqdiisa 

 

UNMAS 2018

Image result for unops logo

 

VACANCY ANNOUNCEMENT

 

UNMAS Somalia is looking for qualified and interested candidates for the positions below.

 

VACANCY WITH UNMAS SOMALIA

(Open to Somali Nationals Only)

Position

Project Manager - Humanitarian Explosive Management

Contract Type & Level

Local ICA Specialist - LICA-10 (ICS10)

Duty Station

Mogadishu

Duration

Open-ended contract, subject to organizational requirements, availability of funds and satisfactory performance.

Application Period

29-April-2019 to 12-May-2019

 

 

 

 

 

 

Qualification

Education:

· Advanced university degree (Master’s Degree or equivalent) in business administration, international relations, political/security development studies, project management, project development or related field with five years of relevant experience; OR

· A first-level university degree (Bachelor’s Degree or equivalent) in business administration, international relations, political/security development studies, project management, project development or related field with seven years of relevant experience

Experience:

  • Relevant experience is defined as an experience in business administration, - -project management, or project support
  • Experience in supporting operations in a humanitarian, conflict, post-conflict or development contexts is required
  • Computer literacy is required

Languages:

· Fluency in English (reading, writing and speaking) is required

· Fluency in Somali (reading, writing and speaking) is required

 

Link to the VA

https://jobs.unops.org/Pages/ViewVacancy/VADetails.aspx?id=17792

 

This is local position and is open to Somali nationals only.

 

 

Interested and qualified Somali Women are strongly encouraged to apply to the position and submit online application through VA link provided above before VA closed.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip