DEG DEG:-Hoyga Madaxweynihii Hore Ee Suudaan Oo Laga Helay Shandado Ay Ka Buuxaan Lacago Kala Duwan

0
Saturday April 20, 2019 - 21:53:55 in Wararka by
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Hoyga Madaxweynihii Hore Ee Suudaan Oo Laga Helay Shandado Ay Ka Buuxaan Lacago Kala Duwan

    Ilo Sirdoonka Milliteriga Dalkaasi Ayaa U Sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS In Hoyga Cumar Xasan Al-Bashiir Laga Helay Shandado Ay Ku Jiraan In Ka Badan 351,000 Oo Dollar, 6 Million Oo Lacagta EURO Iyo 5 Million Ee Giniga Dalka Suudaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilo Sirdoonka Milliteriga Dalkaasi Ayaa U Sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS In Hoyga Cumar Xasan Al-Bashiir Laga Helay Shandado Ay Ku Jiraan In Ka Badan 351,000 Oo Dollar, 6 Million Oo Lacagta EURO Iyo 5 Million Ee Giniga Dalka Suudaan.

Ilo dhinaca Garsoorka oo la hadlay REUTERS ayaa iyagana sheegay inuu Dacwad-oogaha Dowladda amray in la soo xiro Albashiir  iyo in ay si degdeg ah wax loo weydiiyo, si loo soo maxkamadeeyo.

 

Dacwad-oogaha ayaa lagu wadaa inuu Madaxweynihii hore ee dalkaasi su’aalo ku dhex weydiiyo Xabsiga uu ku xiran yahay ee Kobar oo ku yaalla magaalladda Khartuum.



Ururka Xirfadlayda Suudaan ee horkacayey Dibadbaxyadda  waxay ku baaqeen in  lala xisaabtamo Al-bashiir iyo Maamulkiisa o oay ku eedeeyeen inay geysteen Musuq iyo inay fududeysteen  Xiisahii Dhaqaale-xumida ee sannadihii ugu dambeeyey ee Xukunkiisa.Tallaabadan ayaa soo baxday, kadib, markii u uDacwad-oogaha bilaabay baaritaankadacwado la xiriirta inuu Albashir lacago xawishay.

Dhinaca kale, Qaraabadda Albashiir waxay ka gaabsadeen inay ka hadlaan Baaritaanka la sheegay in lagu bilaabay Albashiir, iyadoo ilo ka tirsan qoyskiisa ay  isbuucii hore sheegeen in Al-bashiir loo gudbiyey Xabsiga Dhexe ee magaalladda Khartuum.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip