
HALKAAN KA KAHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUM TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI13-KA ABRIIL 2019-KA
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa Mark Green u sheegay in Soomaaliya ay garo wsantahay taageerada lixaaadka leh ee USAID iyo howlaha ay Soomaaliya ka waddo, isla markaasna loo baahan yahay in la sii ballaariyo.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga Washington ayaa kulamo joogta ah la leh deeq bixiyeyaasha caa la miga ah iyo mas’uuliyiin kale oo ka qeyb galayay shirka caalamiga ah ee Guga oo ay ku kulmaan hay’adaha maaliyada .
WASIIRKA MAALIYADDA OO KA HADLAY SHIRKA WASHINGTON
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Abdirahman Dualeh Beyle oo kamid ah wafdiga Ra’iisal wasaaraha dalka ee ku sugan Mareykanka ayaa wareysi kooban oo dhinacyo badan taabana siiyey War baahinta Qaranka.
Wasiirka ayaa tilmaamay waxay Mag aalada Washinton DC u joogaan, wu xu una tilmaamay in Shirarku inta badan ay ku saabsan yihiin arrimo ku saabsan Deyn cafiska iyo waxyaalo kale oo faraba dan oo ay ka mid yihiin Daabacaadda Shilinka Soomaaliga, iyadoo inta badan shalay lagu mashquulsanaa la kulanka Madaxda kala duwan ee Bangiga Add unka iyo qeybo kale ee ay khuseyso arrin teynu oo ay ka mid tahay Tan Lacagta Adduunka IMFta.
Wasiir Beyle ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka So omaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kha yre, uu kulan kula qaatay madaxwey na ha cusub ee Bangiga Adduunka, David Malpass, iyagoo ka wada hadlay dardargelinta howlaha dibuhabeynta hey’ada ha dowladda iyo kaalinta uu bangiga add uunku ka geysanayo.Kulankan ayaa qeyb ka ah kulamo uu Ra’iisul Wasaaruhu la yeelanayo ma daxda bangiga adduunka, hey’adda lac agta dunida ee IMF iyo hey ’adaha maali yadda adduunka ee Washin gton ku kulan san.
HALKAAN KA KAHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUM TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI13-KA ABRIIL 2019-KA
R.W KHAYRE OO WASHINGTON KULA KULMAY MAAMULAHA USAID Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda fed eraalka Soomaaliya (XFS), mudane Xas an Cali Khayre, iyo maamulaha USAID, Mark Green, ayaa kulan ku yeeshay ma gaalada Washington ee dalka Mareykan ka Kula