HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6-DA ABRIIL 2019-KA

0
Saturday April 06, 2019 - 10:27:12 in Wararka by
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6-DA ABRIIL 2019-KA

    MEYDKA RUUX DUMAR AH OO LAGU ARKAY MUQDISHO Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Meydka Ruux dumar ah Saakay lagu arkay Xaafadda Suuqa Xirka dheere.Dadka dega anka ayaa sheegay in qofka dumarka ah k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MEYDKA RUUX DUMAR AH OO LAGU ARKAY MUQDISHO Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Meydka Ruux dumar ah Saakay lagu arkay Xaafadda Suuqa Xirka dheere.Dadka dega anka ayaa sheegay in qofka dumarka ah korkeeda ay ka muuqdeen rasaas, islamarkaana xalay lasoo dhigay meel Xaaafad ah oo ay degan yihiin dadka Shacabka ah.


meydka_ruux_rayid_ah-620x330

Dhacdadaan ayaa cabsi ku abuurtay dadka shacabka ee kunool Xaafadda Suuqa xirka dheere ee degmada Kaaran.

Ciidanka Booliska ayaa la sheegay in ay tageen goobta, islamarkaana ay sheegeen in baaritaano lagu sameyn doono dhacdadaan.

MADAXDA LAAMAHA AMNIGA OO BAARLAMAANKA HORTAGAYA

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in ay baarlamaanka hortaggaan Madaxda Laamaha Amniga dowladda Soomaaliya si wax looga weydiiyo Ammaanka Muqdisho oo sii xumaanaya.

Wasiiradda Amniga, Difaaca, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska , NISA iyo xoogga ayaa looga yeeray Baarlamaanka sidda uu horay u sheegay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa su’aallo weydiin doona Mas’uuliyiinta Laamaha Amniga oo aan wali hortagin baarlamaanka

MAXAA KASOO BAXAY KULANKII DEG DEGGA AHAA EE GOLAHA WASIIRADDA?

Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka.

Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa warbixin looga dhagaystay guddiga amniga ee dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u magacaabay in ay kasoo talo bixiyaan qorshaha sugidda amniga Caasimadda.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay heshiiska Caymiska ee ay wada galeen dawladda Soomaaliya iyo Hay’adda Damaanadda Darafyada Badan (MIGA)

KHEYRE : WAXAAN BIXINAY LACAG DHAN 100 MILYAN OO DOLLAR OO LAGU LAHAA DOWLADDIHII NAGA HOREEYAY

KHEEEEEYRE Ra’iisal wasa araha Xassan Cali Khe yre ayaa sheegay in muda dii labada sano ah eyd oo ay jirt ay do wladda uu ra’iisal wasa raha ka ya hay aan la gu yeelan wax deyn ah. Taa ba dalkeeda ayuu sheegay in ay bixiyeen lac ag dhan 100 milyan oo dollar oo sida uu hadalka u dhigay lagu la haa dowladdihii iyaga ka horeeyay, ku waa oo ku macne eyay in ay ahaayeen lac ago loo maamu lay si aan habooneyn.

"Maalinti aan nimid ilaa iyo hadda dow ladda majirto cid deyn ku leh, markii aan nimid waxaa dowladda lagu lahaa lacag 100 milyan dollar ah oo lagu lahaa dowl adihii naga horeeyay, kuwaa isugu jiray mishaar la bixin waayay ama cid qadraas la siiyay ayuu yiri ra’iisul wasaare Kheyre.

qarax-640x360Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay kasoo baxday dhamaan shuruudiihii u gu waaweynaa iyo in canshuurta ay gan acsatada Soomaaliyeed bixiyaan ay mareyso meshii ugu wanaagsaneyd.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa marar badan oo hore ku celceyay in da qliga soo xarooda uu aad u kordhay tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay tallada la wareegeen.

Laakiin haddana dhinaca kale marka la eego toddobaadyadii ugu danbeeyay dowladda waxaa soo food saaray caqab ado waaweyn uga imanayay dhin aca ci idamada oo sheegay in muddo ku dhan Afar bilood aysan helin wax mish aar ah, waxaana ugu danbeeyay ciidamada na afadda xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalintii daraad dibad bax ka hor dhigay xarunta madaxto oyada Soomaaliya.

MIDOWGA YURUB OO BALANQAADAY IN SA NADKAN TAAGEERO UU KU BIXIN DOONO QO RSHAHA AMNIGA KALA GUURKA DALKA

Midowga Europe ayaa balanqaaday in uu sii wadi doono taageeradda uu siiyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM si ay u fuliyaan qorshaha ka la guurka amni ee Soomaaliya. rge Per eiro Pinon oo Midowga Eur ope u qaabilsan nabadda Afrika ayaa had alkan ka sheegay Shir lagu qabtay mag aaladda nairobi ee caasimadda Kenya ka asi oo loo hadlay miisaaniyadda Amisom.

"Wadamadda xubnaha ka ah midowga Europe waxay balanqaadeen in ay taag eeraan dhaqdhaqaaqa AMISOM Ee 2019 ilaa iyo 2020” ayuu yiri Pinon.

Midowga Europe waa taageeraha ugu weyn ee AMSIOM waxaanaa uu howlga lka ka caawiyay shaqooyinkii uu qabana yay tan iyo Sanadkii 2007, Hadda waxaa la dejiyay miisaaniyadda uu midowga Eur ope Howlgalka ku bixinayo Sanadkaan.

Reer Europe waxaa ay sidoo kale bix iyaan mushaarka ciidanka Midowga Afri ka ee Soomaaliya jooga oo uu ka mid ya hay booliiska howlgalka gadaal uga soo biiray. Pinon ayaa sheegay in taageerad oodu ay muujineeyso iskaashiga adag ee u dhexeeya Midowga Europe iyo Midow ga Afrika. Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in qaybta ugu muhiimsan ee taa ge eradda sanadkaan ay tahay fulinta qor sha kala guurka amni ee Ciidanka Soom aaliya ee loogu wareejinayo masuuliyada amnigooda.

DIBADBAX KA DHACAY QEYBO KA MID AH G/ AFDHEER EE DOWLAD DEEGAANKA ITOOBIYA

Shacabka ku dhaqan Gobolka Afdheer gaar ahaan magaalada Jarati ayaa dhi gay dibadbax ay kaga soo horjeedaan qa abkii maalinimadii daraad loo dhisay xubn aha xisbiga.

DIBAD BAX DEEGAANKA AFDHEER Shacabka gobolkaas ayaa ku andac oonaya in aysan wax saami ah ku yeelan xubnihii xisbiga ee daraad lagu dhisay caa simadda degaanka ee Jigjiga.

Afdheer yaa ka mid ah gobollada dega anka ugu baaxada wayn, wuxuuna ka mid yahay gobollo dhawr ah oo iska dhex waayay golihii dhexe iyo gudidii fulinta xisbiga ee daraad la dhisay.

QALAB XAFIISEED LAGU WAREEJIYAY TALISKA CIIDANKA ASLUUBTA SOOMAALIYA

Xafiiska Hanti dhowraha guud ee Qar an ayaa shalay Taliska Ciidanka Asluub ta Soomaaliyeed ku wareejiyay gabi aha anba Qalab xafiiseedyadii ay kushaqeyna yeen xafiisyada waxaana ka mahad celi yay taliska Asluubta.

Sida uu qorshuhu yahay waxaa dhisme la gu sameyn doonaa maalmaha soo socda dhismaha xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaran oo si casri ah loo qalabeyn doono isla markaana qorshuhu yahay in uu noqdo mid bilic wanaagsan sidaas dar aadeed ayaa qalabkii xafiiska shalay lagu wareejiyay taliska Asluubta.

Mas’uuliyiinta xafiiska hantidhowraha guud ayaa sheegay in muhiimadu tahay in Qalabkaan oo isugu jira mid cusub iyo mid xafiisyada yaalay lagu wareejiyo Talis ka Asluubta taasina ay qayb ka tahay iska ashiga labada hay’ad iyo in la xoojiyo wada shaqeyntooda.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta General Cabdi kariin Cali Afrax ayaa uga mahad celiyay mas,uuliyiinta Xafiiska han ti dhowraha guud qalab xafiiseedka ay ku wareejiyeen waxaana uu xusay in wax badan uu qalabkani u tari doono bilicda xafiisyada Taliska.

"Xafiiska Hantidhowraha guud si wanaagsan buu noola shaqeeyaa waan u mahad celinayaa mas,uuliyiinta runtii mad axda Xafiiska waan uga mahad celinayaa anigoo ku hadlaya magaca Taliyaha Ciid anka Asluubta waa agab muhiim ah talis ku waxaa uu ku talo jiraa in wax soo saar kiisa uu kordhiyo oo uu wax badan ka qa yb qaato wax soo saarka dalka”ayuu yiri Taliye xigeenka.

WARARKII UGU DAMBEEYAY QARAX GAARI OO XALAY KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO

qarax-640x360 Qarax Gaari lagu xiray ayaa shalay oo xalay ah waxa uu ka dhacay aagga laamiga aada Suuqa Bakaaraha ee ka baxa isgoyska Dabka, gaar ahaan iskuulka Dhagaxtuur oo ku yaalla De gmada Hodan.

Qaraxan oo si weyn looga maqlay me elo badan oo ka mid ah Magaalada Muq disho ayaa lagu sheegay in loo adee gsaday gaari nuuca raaxada ah.

Saraakiil ammaanka qaabilsan ayaa inoo sheegay nuuca qaraxan inuu ahaa midka dhejiska, islamarkaana ay wadaan baaritaanada la xiriira qaraxan.

Ilo xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in Gaariga Qarxay uu lahaa Xildhibaan hore oo magaciisa lagu soo koobay C/waaxid, iyada oo markii uu gaarigiisa qarxayay uu ku jiray Masjid uu Salaada Maqrib ku tuk anayay. Qaraxan ayaa daba socda Qarax kale oo habeen hore lagu weeraray maqaaxi kaabiga ku heysa Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska ee General Kaahiye.

Ciidamada ammaanka ayaa maalm ahan wadooyinka Muqdisho u xiray inay ka hortagaan Qaraxyada ay geysanayaan Shabaab, balse weli ma muuqato inay ka

hortagaan falalka ammaanka ka baxsan iyadoo habeenkii khamiistana ka dhacay qaraxgaari irridka Iskoolo Boliisyo oo ah meel muhiimah oo aad loo ilaaliyo

GOLAHA WASIIRADA SOMALIYA OO ANSIXI YAY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE BANKIGA DHEXE

gud Golaha Wasiirada XFS ayaa ansixiyay Guddoomiyaha Cusub ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo loo magaca abayC./raxmaan Maxamed Cabd ullaahi oo ka gu uleystay ilaa 140 qof oo xilkaas so ocodsaday C/rax maan oo ka mid ahaa xubnihii u tartamayay hoggaaminta Bank iga dhexe ee Somaliya ayaa ka soo jee dda Deegaanada Somaliland.

C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi ay aa horey u ahaa la Taliyaha dhanka arri maha Dhaqaalaha ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somaliya.

Bishii January ee sanadkan ayaa wa xaa aad loo hadal hayay in Guddoomiy aha Bankiga Dhexe uu noqonayo nin Ajn abi ah, taasi oo khilaaf ka dhex dhalisay masuuliyiinta qaarkood ee dowladda.

Dowladda Somaliya ayaa bishii August ee sanadkii 2018kii shaacisay in jagada Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somal iya ay banaan tahay una tartami karaan Somali iyo Ajaanib.

TABASHADII GANACSATADA MAGALADA ISLII EE NAIROBI OO LA XALIYEY

Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa jirtay cabasho ay qabeen ganacs atada ay Soomaali ku jirto ee Magalada Nairobi taas oo sababtay in goobaha Gan acsiga qaar ay xiraan,isla markaana ay Shaqa joojin ku dhawaaqaan.

Ganacsatada ayaa ka cabanayeen in lagu soo rogay Canshuur xaddhaaf ah, kadib markii Hay’adda Canshuuraha u qa bilsan Kenya ay ku kordhisay lacag dhan 90,000 oo dollar 40kii feet ee Konternarka ah oo markii hore laga qaadi jiray 30,000 oo dollar.

Hayeeshee waxaa lagu soo waramay aa in xal laga gaaray tabashada Ganacs atada, kadib markii Guddoomiyaha degm ada Kamakunji oo ay ka tirsan tahay xaafadda Islii Yuusuf Xassan uu soo far ageliyey cabashada Ganacsatada.

Guddoomiyaha degmada Kamakunji oo ay ka tirsan tahay xaafadda Islii ayaa sheegay in qaadista Canshuurta lagu soo celiyey sidii hore oo ah in 40ka feet ee Konternerka ah la Canshuro 30,000 oo dollar oo kaliya.

Qaar ka mid ah Ganacsatada oo ay soomaali ku jiraan ayaa soo dhaweeyey tallaabadaas, iyaga oo sheegay in caba shadooda ay sidoo kale horay ugu gudbiy een Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyat ta,waxaana durba ay bilaabeen inay fur aan Ganacsigooda.

R.W KHAYRE OO DAAH FURAY HABKA ONLINEKA EE DIIWAANGELINTA GANACSIGA

Ra’iisul Wasaaraha (XFS), Md. Xasan Cali Khayre, ayaa shalay daahfuray Ha bka Onlieka ee Diiwaangelinta Ganacs iga oo ay diyaarisay wasaaradda ganacsi ga iyo warshadaha.

Habka Onlieka ee Diiwaangelinta Ga nacsiga oo qayb ka ah fududaynta ama sahlidda gana csiga ayuu Md.Khayre ay aa sheegay in ay ka dhalayso in dhaqaa luhu kobco iyo in abuurmaan shaqooyin badan oo lagu yareeyo shaqo la’aanta.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in hadafka ugu wayn ee dawladda uu yahay in shacabka Soomaaliyeed iyo duniduba ay aaminaan, aaminaaduna ay ku xiran tahay in dawladdu ay iyadu kasoo bax do dawrkeeda.

Waxa uu sheegayIntaa Raaciayey Ra’ iisul Wasaaruhu in Habka Onlieka ee Dii waangelinta Ganacsiga ee hadda lagu guulaystay hirgelintiisa uu ganacsatada Soomaaliyeed siinayo fursad wanaagsan, isaga oo intaa daray in dawladda ay ka go’antahay in ganacsatada ay ku garab ista agto horu marinta ganacsigooda si dawladduna ay uga hesho casnshuur.

Wasaaradaha kale ee xukuumadda ayuu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ku dhiirrigeliy ay inay dardargeliyaan fuli nta qorsha howleedyada u yaalla si looga mira dhaliyo himilooyinka ummadda So omaaliyeed.

TALISKA BOOLIISKA OO KA HADLAY QARAXII HABEEN HORE KA DHACAY MUQDISHO

Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa fa ah faahin ka bixisay qarax khasaaro gey stay oo habeen hore ka dhacay afaafka hore ee xarunta dugsiga Tababarka ee Janeraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Taliye kuxigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xu sseen Axmed ayaa sheegtay in ay jiraan dhaawacyo 8 ruux oo 4 ka mid ah ay qabaan dhaawacyo fudud iyo bubur gan acsiyo yaryar,

Waxaa ay sheegtay in qaraxii habeen hore uu san sababin wax khasaare nafeed ah mar ka laga soo tago dadka dhaawacmay.

Qaraxan habeen hore ayaa dhacay xili magaa ladu kala xir xiran tahay oo xitaa aan la ogoleyn in gaadiidka dadweynaha isaga kala gudbaan degmooyinka gobolka Ban aadir.

Dugsiga tababarka Jen Kaahiye ee xal ay lagu weeraray Qaraxa ayaa ka mid ah xarumaha dowladda ee sida weyn loo ilaaliyo oo xitaa marmarka qaar ku shir aan xildhibaannada labada Aqal ee Soom aaliya.

DUQA MUQDISHO OO GUDOOMIYAY SHIR LOOGA HADLAY QORSHAHA AMNI EE CAASIMADDA

yarriiiiisow Duqa Muqdisho ahna Guddoomiya ha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirax maan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) aya a guddoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir oo looga hadlay Qorshaha Amni ga Caasimadda, Awoodsiinta Dhalinyara da ee hirgelinta IsXilQaan iyo horumarka Caasimada.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in la xo ojinayo isla xisaabtanka dhammaan qeyb aha Maamulka, isagoo ugu baaqay in si dhow loola shaqeeyo Hay’adaha amma anka ee ku howllan ka hortagga falalka argagixisadu u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed.

Duqa Muqdisho ayaa xubnaha Maa mulka ee kulan ka qeyb galay uga warb ixiyey isbadalka dhinaca ammaanka ee la gu sameeyey Caasimadda, waxuna ka co dsaday shacabka ku nool Muqdisho in so dhow loola shaqeeyo Ciidanka Amniga.

Ing.Yarisow ayaa sheegay in meel wa naagsan uu marayo barnaamijka Isxilqa an ee dalka lagu dhisayo, waxuna uga mahadceliyey dhalinyarada doorka wana agsan ee ka qaadanayaan dibudhiska, isla markaana uu Maamulka Gobolka Ban aadir ahmiyad gaar ah siinayo shaqo abu urka dhalinyarada iyo in kaalin wanaag san ay ka qaataan horumarka dalkooda.

Shirka ayaa intii uu socday waxaa war bixin ku addan horumarinta Waxbarash ada G/Banaadir iyo sidii uu Maamulku do or firfircoon uga qaadan lahaa, waxaa la ga dhageystay Wasiirka Waxbarashada XFS Md. C/laahi Goodax Barre.

Madaxda Heer Gobol iyo Heer Degmo ayaa si dhaw u falaanqeyey mirodhalka Barnaamijyada muhiimka u ah Adeegya da Asaasiga Bulshada ee laga hirgelina yo G/Banaadir, caqabadaha jira iyo sidii loo sidii loo dardargelin lahaa.

FAAARMMMMAAAJJOOMADAXWEYNAHA FARMAAJO : DOWLADDIHII IGA HOREEYAY DADAAL WEYN AYEEY KU BIXIYEEN KA SHAQEYNTA AMNIGA

Maraykanka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay khudbad ka jeedinayay Masjid ku yaala gudaha madaxtooyada ayaa sheeg ay in ay ku dadaalayaa sidii wax looga qaban lahaa Amniga guud ahaan dalka.

Wuxuu sheegay in dowladdihii isaga ka horeeyay wax badan ka qabteen Amniga, sidaa si la mid ah ay doonayaan iyaguna in dowladdaha ka danbeeya aysan ku mashquulin Amaanka balse ka shaqeeya an hormarka intiisa kale.

‘’ "Dowladihii iga horeeyay dadaal weyn ayay ku bixiyeen in ay ka shaqeeyaan am niga annigana waxaan doonayaa in dowl ada iga dambeyso ay xilka la wareegto dalka oo nabad ah.”ayuu yiri Madaxwey ne Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa isaga oo ka hadlayay sababta ay qaraxyada ugu soo noqnoqanayaan magaalada Muqdi sho waxaa yiri’’ Maxey Xamar u qarxi nay aan kooxaha cadawga, kaliya waa in la yiraahdo dalka dowlad kama jirto’’

Wuxuu sheegay in aysan jirin cid gaar ah oo mas’uuliyad ay ka saran tahay Am aanka laakiin qof kasta oo Soomaali ah la ga doonaya uu qeybtiisa ka qaato ka sha qeynta nabadgalyada iyo guud ahaan Amaanka dalka.

Waa markii ugu horeysay oo uu madaxw eynuhu si toos ah uga hadlo xaaladihii u gu danbeeyay ee Amaanka dalka gaar ah aan qaraxyada Muqdisho.

TARTANKA ORADKA GAABAN OO SHALAY LAGU QABTAY MUQDISHO

kaarrrnTartankan Oradka Gaaban ee (Marathon) oo lagu xusayay maalinta horumarinta Ciyaaraha iyo Nabadda Aduunka iyo maa linta Ciyaartooday Soomaalliyeed ay aa ma anta lagu qabtay magaalada Mqdi sho.

Waxaa soo qabanqaabiyay Tarnkaan Wasaaradda Dhalanyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya, iyadoo uu martigeliyay maamulka Gobolkani Banaadir.

Tartankan ayaa waxaa ka qeybgalay Ciyaartooy laga soo kala xulay 17 degmo ee Gobolka Banaadir oo isugu jira wiilal iyo gabdho,kuwaasi oo soo bandhigay tartan cajiib ah,waxaana furitaanka goob joog ahaa Guddoomiyaha Gobolka Ban aadir Mudane Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Wasiirka Dhal inya rada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaa liya Marwo Khadiijo Maxmed Diiriye.

Kaalinta koowaad waxaa galay Cab dinuur Maxamed Garaad oo ka socday wi ilasha degmada Kaaraan,halka kaalinta la baadna ay gashey Ikraan Maxamed Xuseen oo ka socotay gabdhaha degm ada Boondheere.

Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Ma xamed Diiriye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo ay wehliyaan masuuliyiinta Olombi kada iyo Ciyaaraha ayaa dhiirogeliyay dhammaan dhalinyaradii ka qeybqaad atay.

tartanka oo sanadkiiba 5 April mar la qabto ayaa Soomaaliya lagu qabanaya sanadkii 2aad tan iyo markii ay burburtay dowladii Dhexe ee Soomaaliya.

NIN SOOMAALI AH OO LAGU SOO OOGAY INUU GAWRACAY XAASKIISA OO U DHALA TAY MARAYKANKA

Maxamed C/qaadir oo 21jir ah ay aa lagu soo oogay inuu gawracay, kadib na surka ka jaray Xaaskiisa oo la oran jir eyJole Randolof oo 20jir ahayd.

kkkk Boliska magaalada Henderson ee Gobalka Nevada ee dalkaasi ayaa she eg ay inay maydka haweeenydaasi ka helen bishii hore ee March 23dii Dhismo ay la degganayd Saygeeda oo ku yaalla Wadd ada Green River Road ee Waqooyiga dambe ee magaalladdaHenderson.

War Saxafadeed ka soo baxay Waaxda Boliska ee magaalladdaasi ayaa sheegay inuu Maxamed C/qaadir uu bur us dhowr jeer madaxa kaga dhuftay xaas kiisa, ka hor inta uusan surka ka jarin, waa sida hadalka loo dhigay.

Dhinaca kale, Boliska waxay sheege en inuu Eedeysanaha markii hore sheeg ay inay Xaaskiisa iyada surka iska jartay, balse, markii dambe ayuu qirtay, iyadoo maydkeeda laga helay qol mukayf lahaa

Boliska waxay sheegeen inuu Lammaan ahaasi ka dhexeeyey khilaaf, isla markaa na ay doonayeen inay isfuraan ama kala tagaan. Ilmo yar oo ay dhaleen waxaa la sheegay in lagu wareejiyey Hay’adda Adeegga Bulshadda ee Kansas,

Si kastaba ha ahaatee, Maxamed C/qaad ir waxa uu 2 sanno ka hor Qaxooti ahaan ku galay Maraykank, isago osharci ku joo ga dalkaasi, inkastoo uusan weli helin Dhalashadda dalkaasi

LIBYA: CIIDAMO DAACAD U AH HAFTAR OO DIB LOO CELIYEY

Ciidamo daacad u ah Jeneral Khalif Ha ftar ayaa shalay dib looga soo riixay sal dhig muhiim ah oo 30 KM u jira maga alada Tripoli, taasi oo dib u dhigeysa ku si qitaankooda deg degga ah ee magaalada caasimadda ah ee dalka Libya.

Sarkaalkayamani Maleeshiyo kasoo jeedda magaalo xe ebeedka Zawiya ee galbeedka Tripoli ay aa dib u qabsaday saldhigga kadib markii rasaas kooban la isweydaarsaday, sida ay sheegeen ilowareedyo lagu kalsoon yahay. Maleeshiyadan ayaa ka mid ah to baneeyo maleeshiyo oo ka jira dalka Li bya, kuwaas oo dhashay markii NATO ay xukunka ka tuurtay madaxweyne Muc amar Qadafi.

Hafta, oo ah Jeneral gadooday, ayaa khamiistii ciidamadiisa ku amray inay u dhaqaaqaan oo ay qabsadaan magaala da Tripoli, taasi oo sii xumeysay dagaalka kala dhaxeeya dowladda caalamka uu aqoonsan yahay ee dalkaas.

Isaga oo isku dayaya inuu hareereeyo caasimadda, ayaa Haftar iyo ciidankiisa waxay magaalada kaga soo siqeen dhin acyada koonfureed iyo galbeed, waxyana qabsadeen dhowr magaalo, ka hor inta aan lagu joojin magaalada Zawiya.

IGAD OO KA DIGTAY XAALLAD CUNTOYARRI OO KU SOO FOOL LEH SOMALIA IYO DALAL KALE

Ururgobaleedka IGAD waxay daraad soo saareen qoraal ay kaga digeen xiisad dhanka cuntada ee dalalka Bariga Afrika, iyado oay in ka badan 10.7 million oo qof ay haysato ammaanxumida cuntada.

IGAD waxay sheegtay in loo baahan yahay in la qaado Tallaabooyinka loo baahan yahay ka hor khatarta sare ee sii xumaanayso ee ammanxumida cuntada ee qeybo ka tirsan dalalka Somalia, Ethiopia, Kenya iyo Uganda, haddii ay saadaasha Roobka da’ayo u muuqadaan inay yaraadeen.

Ururgobaleedka waxay ka digeen inay xaallad xumo abaar la kulmi doonaan Xoolodhaqatada ku sugan Koonfurta iyo Bartamaha Somalia, W/bari Kenya iyo Koonfurta iyo Bariga Ethiopia, waxayna ka digtay inay xaalladda sii xumaan doonto haddii ay yaraadaan Roobabka la filayo bilaha soo socda.

Si kastaba ha ahaatee, Ururgobaleedka IGAD waxaa ku bahoobay 8 Waddan oo kala ah Somalia, Djibouti, Kenya, Eritrea, Ethiopia, Sudan, Uganda iyo South Sudan.

DOWLADDA SHIINAHA OO MARAAKIIB DAGAAL U SOO DIRTAY XEEBAHA SOMALIA

Dhowr Markab Dagaal oo ay Shiinaha soo dirtay ayaa waxa uu shalay ka soo shiraacday Deked Millitei oo ku taalla dal ka dalkaasi, sida lagu shaaciyey barta ay Ciiddanka Xorreynta Shiinaha ee PLA ku soo qoreen barta ay ku leeyihiin Shab akadda WeChat

Maraakiibtaasi oo ku soo wajahan Gac anka Cadmeed iyo Xeebaha Somalia oo ka kooban 3 Markab ayaa waxay kala yih iin Markab nooca wax burburiya, Mid Sah ayda qaada iyo Markab ay ku rakiban yih iin Gantaallo.

Waana marki iugu horreysay ee ay Ciiddanka Shiinaha u soo diraan Markab ka ay ku rakiban yihiin Gantaalladda la ha go ee wax burburiya qeyb ka noqdo Haw lgalka ay ka wadaan Xeebaha Somalia.

Maraakiibta Dagaalka ee ay Shiinaha u soo direen Gacanka Cadmeed iyo Badda Somalia ayaa la shegay inay hawshoodu tahay inay gelbiyaan Maraakiibta Ganacs iga iyo kuwa Samafalka ee QM u kireys an, si ay Shixnadaha Gargaarka u soo ga arsiiyaan dalka Somalia.

DAD KU DHINTAY KAAWO KUSOO DUNTAY DEGMADA KAARAAN

Waxaa Magaalada Muqdisho gaara ahaan degmada Kaaraan ee Khamiistii in xilligii duhurnimadii ku soo duntay Goob Kaawa ah oo laga qodaayay dhagax ay ku soo duntay qaar ka mid ah muruqmaalkii ka shaqeynayey Kaawad aas. Mshaqada ka dhacay kaawada ku taala agagaarka Isbitaalka keeysaneey ee Duleedka degmada Kaaraan xili ay soco tay Qodista Kaawada, waxaana la sheeg ay inay kaawadaas ku geeriyoode en 3 qof oo ka Shaqeynayay,isla markaa na ilaa iyo habeen kii lixda saac lagu gu uleystay in soo faago meydkii raggii ka awada ku soo duntay iyadoo muddo ay qaatadatay howlashaas.

Dadka deegaanka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa la she egayaa inay dalaa badan ay muujiyeen ka dib ay ku guukesyteen in ay ka soo bixiyaan meydadkaasi

Ma ahan markii ugu horeysay ay ku soo dunto xoogasadata ka howlagasha kaawooinka dalka iyadoo in badan ay hor ugu soo duntay kaawadaan muddo oyin kala duwan.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO AMAR DULDHIGTAY SHIRKADAHA ISGAARSIINTA DALKA

War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’a dda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ay aa waxaa Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ka jira lagu amray inay isku furaan kha dadkooda Teleefanada.

Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Waajib ay ku tahay dhammaan shirkadaha isgaarsiinta dalka ka howlgala inay isku furaan khadadko oda Teleefanada wicitaanka,isla markaa na waxaa faray in ay billaabaan hannaan kii ay isugu xirmi lahaayeen.

ANTEENOOYIN ISGAARSIIN Qoraalka ka soo baxay Hay’adda Isg aarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Iyada oo la dhaqangelin ayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaars iinta Qaranka iyo iyo xeernidaamiyaha is kuxirka (interconnection regulation) ee faraya shirkadaha isgaarsiinta inay isku fu raan khadadkooda (interconnection) maa daama ay tahay dan guud oo waajib ku ah dhammaan shirkadaha isgaarsiinta dal ka ayaa waxaa shirkadaha haysta rukhs adda isgaarsiineed ee Hay’adda Isgaars iinta Qaranka la faray in ay billaabaan hannaankii ay isugu xirmi lahaayeen.

Muddadda wadaxaajoodka oo ka bila abanaysa 10ka Abriil 2019, kuna eg 10ka August 2019 ayaa waxa ay Shirkad aha ka wadaxaajoon doonaan arrimaha khuseeya iskuxirka sida dhaqaalaha iyo farsamada, sida ay dhigayaan qodobada 50, 51, 52, 53 ee Xeerka Isgaarsiinta Qar anka iyo Xeernidaamiyaha iskuxirka ee dhowaan la anisixiyey.

Waxa aan rajeyneynaa in shirkaduhu tixgelin doonaan hadafka laga leeyahay arrintan oo ah dan guud sida uu dhigayo sharciga, kuna soo gabagabeyn doonaan wadaxaajoodkooda waqtiga loogu talo galay

CARWO LAGU SOO BANDHIGAYO WAX SOOSAARKA PAKISTAN OO LA QORSHEYN AYO IN LAGU QABTO MUQDISHO

somaliya iyo Pakistani oo Kuxigeenka Uqeybsanaha Safaarad da Somalia ku leedahay dalka Pakistan, C/fataax C/qaadir Osman ayaa qorsh ah aasika sheegay mar uu la kulmay Madax da Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha ee magaalada Lahoor ee dalkaasi, wuxuuna xusay in in Carwo si khaas ahaan loogu soo bandhigayo qey baha kala duwan ee wax soo saarka dal ka Pakistan lagu qabto Muqdisho bisha June ee sanna dkan.

Kuxigeenkaasi, waxa uu carrabka ku dhuftay in loo baahan yahay inay labada Waddan yee shaan Ganacsi toos ah, si ay ugu wada macaashaan, isago odhan ka kale xusay in xilligan Badeecadaha dal ka Pakistan ay Somalia ka soo galaan dalal kale.

Sidoo kale, Kuxigeenka Uqeybsana ha Safaaradda Somalia ku leedahay dal ka Pakistan, C/fataax C/qaadir Osman wa xa uu xusay inay tiro badan oo Sooma aliya wax ku bartaan dalka Pakistan, isla markaana ay 25 xubnood oo ka soo qalin jebisay Jaamacadaha Pakistan ay xilli gan xubno ka yihiin Barlamaanka Federal ka Somalia.

Dhinaca kale, Guddoomiyekuxige en ka Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha ee magaalladda Lahoor ee dalka Pak istan, Fahiimulraxmaan Saygal o oka ha dlay Kulankaasi waxa uu shee gay inay lee yi hiin Awoodda dalabka Ganacsat adda So omaaliyeed, sida qalabka guryaha, Koro ntadda, Mootooyinka, Balaastikadda iyo xirmooyin kale ee Badeecadaha.

Si kastaba ha ahaatee, Ganacsatadda Pakistan waxay Somalia u soo dhoofiya an Bariiska, Sonkorta, waxsoosaarka Daawooyinka iyo qalabka Caafimaadka, iyadoo isdhaafsiga Badeecadaha ee lab ada waddan sare u kacay, isla markaana uu gaaray 57.7 million oo Dollar

ILHAAN CUMAR OO KU EEDEYSAY MADA XWEYNE TRUMP INUU DHISAYO TAALL ADDIISA CUNSURIYADDA

ILHAN-OMAR Ilhaan Cumar o oka tirsan Kongarees ka Maraykanka waxay barteeda Twitterka soo dhigtay inay san qorshaha uu Ma daxweyne Trump de rbiga kaga dhis ayo Xuduudka dalka Me ksiko ahayn xaallad Degdeg ah, balse uu uga dan leeyahay Cunsuriyad

"Waa xaallad been abuur (Fake) ah. Donald Trump waxa uu ka been she egayaa arrinta Xuduudka, si uu u dhiso Taalladisa Cunsuriyadda” ayey Ilhaan Cumar ku soo qortay barta ay ku leed ahay Twitterka.

Hadalkeeda ayaa u muuqday mid ay uga jawaab celinaysay qoraal Twitter ah oo uu Madaxweyne Trump ku sheegay in uu xiri doono Xuduudka Koonfureed ee dalka Meksiko, haddii aan wax badan laga qabanin xakamaynta qulqulka Muha ajiriinta ka imaanaya Koonfurta iyo Bart amaha Latin

BOEING OO KHALADKEEDA QIRATAY KA DIB DIYAARADDIII BURBURTAY EE ITOOBIYA

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/04/105965796_et-avj1.jpg Madaxa shirkadda diyaaradaha samay sa ee Boeing Dennis Muilenburg ayaa qir ay in qalab ka mid ah hannaanka ay diya araddu u shaqayso ay gacan ka gaysatay labadii diyaaradood ee burburay shantii bilood ee la soo dhaafay, diyaaradahaas ayuu noocoodu ahaa 737 Max.

Waxaa uu sheegay in diyaaradda 737 Max ay ka mid noqon doonto diyaa radaha ugu ammaan badan marka ay dib u hawlgasho ee la cilad bixiyo habka ay ku shaqayso, dib u eegisna lagu same eyo hagaha duuliyeyaasha.

Wasiirka gaadiidka ee Itoobiya ayaa sheegtay in hanaanka diyaaradda ee 737 Max uu horseeday in ay af af u hoobato, shaqaalaha oo raacaya nidaamka xaalad da degdegga ah ee diyaaraddana ay xak amayn waayeen, waxay sidaas ka sheeg tay shir jaraa’id oo ay qabatay ka dib mar kii ay soo baxday warbixintii hordhaca ah ayd ee baaritaankii lagu hayay burburka diyaaradda. Duulaamaadka ET302 ayaa burburtay waxyar ka dib markii ay ka duushay magaalada Addis Ababa, waxaana ku dhintay 157 ruux ee saarnaa. Bishii Oktoo bar ee sannadkii horana diyaarad ay lah ayd shirkadda Lion Air oo duulimaad lamb arkeedu ahaa JT 610 ayaa ku burburtay bad u dhaw Indonesia, waxaana ku dhin tay dhammaan 189 ruux ee saarnaa.

R/WASAARAHA ITOOBIYA OO WAR CUSUB KA SOO SAARAY WADAHADALADA SOMA LIA IYO SOMALILAND

abi-iyo-muuse Ra’iisul wasaaraha dalka itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa ka dhawaajiyey in xuk uumadiisu ay bilowday inay ka shaqeyso sidii isfahan looga dhex abuuri lahaa do wlada Somaliya iyo Somaliland. Abiy ayaa sidoo kale sheegay inuu daba socday arrinkani, codsi ka yimid od ayaasha gobolka, kuwaasi oo ka dalbad ay inay door ka qaatan sidii loo soo afjari lahaa khilaafka Somaliya iyo Somaliland.

Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa waxa kale oo uu sheegay in nabad kuwada noolash aha Soaomaaliya iyo Somaliland ay muh iim u tahay gobolka, isagoo xukuumadiisa na ku bogaadiyey dadaalada nabadgalyo ee ay ka wado gobolka Geeska Afrika.

Bishii hore ayaa waxaa magaalada AddisAbaba tagay madaxweynaha Som aliland Muuse Biixi Cabdi, wuxuuna kula kulmay Abiy Ahmed oo ay ka wadahad leen wadahadallada Soomaaliya iyo Som aliland.

MUQDISHOMADAXWAYNE MUSTAFE CAGJAR OO MAAN TA XAFIISKIISA KU QABTAY SHIR JARAA'ID

Madaxwaynaha DDS Madaxwayne Mus tafe Cagjar ayaa mar uu shalay shir jar aa'id Xafiiskiisa ku qabtay kaga hadlay qo dobo muhiim ah oo xaaladda degaanka ee wakhti xaadirkan ku saabsan.

Ugu horeyn waxaa uu sheegay madax waynuhu in shalay laga bilaabo la jooji yay Shirar Qabiil uu qabsado isagoo Siy aasad kaga hadlaya, balse qabiiladu ay kulamo yeelan karaan ay kaga hadli kar aan sida in la dhex dhexaadinayo ama la heshiisiinayo qabiilo is haysta iyo in mag la kala qaadayo. sidoo kale ciddii u baa han inay siyaasad ka hadashana ay sam aystaan Xisbiyo iyagoo u maraya qaab sharci ah ama xisbiyada siyaasadeed ee jira ku biira. Shirkan jaraaid ayaa sidoo kale Mad axwaynuhu isagoo amar siinaya ciidama da nabadgalyada ee degaanka sheegay inay Ciidamadu sugaan amniga guud ah aa degaanka, kana hortagaan fal kasta oo lid ku ah nabadgalyada degaanka iyo banaan baxyada aan sharciyaysnayn ee ay soo abaabulayaan waxa uu ku tilmaa may dad kasoo horjeeda deganaanshaha degaanka.

Madaxwaynuhu mar uu ka hadlayey maamulkii hore ee degaanka gaar ahaan kooxdii lamagac baxday Heego ayuu sheegay in cafiskii la cafiyay lagala noq day maadaama ay bilaabeen kicin dadw ayne waa siduu hadalka u dhigayee isla markaana lala tiigsanayo sharciga meel walboo ay ku sugan yihiin.

Mar uu ka hadlayay Madaxwaynuhu dhanka Ururka ONLF ayaa waxaa uu she egay in kawaadiirta Ururkaasi ku hawlan yihiin sidii shacabka la isooga hor keeni lahaa iyadoo la adeegsanayo qaab qabiil waa siduu hadalka u dhigayee isla mar kaana faray inay ka fogaadaan hawlaha iska horkeenka qabiil.

Hadaladan uu shalay madaxwaynuhu shirka jaraa'id ku sheegay ayaa kusoo hagaagaya xilli guux hoose uu ka dhex jiray shacabka degaanku, isla markaana meelo kamid ah degaanka ka jireen banaanbaxyo.

CIIDAMADA DOWLADDA OO ALSHABAAB KALA WAREEGAY DEEGAANO KA TIRSAN GOBALKA J/HOOSE

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan ku wa Komaandooska Danab iyo ciidanka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa shalayy hawlgallo ka sameeyay deeganada Jiinka Wabiga ee hoos taga degmadda Jama amme.

ciidamo Aroortii hore ciidanka waxaa ay dagaal kula wareegeen tuulada malayley oo ka abiga ku haysa degmadda Jamaamme ee gobolka Jubbada Hoose. Goobta lala war eegay waxaa ay xarun muhiim ah AlSha baab, ayadoo la rumeysan yahay in ay ku hagaajin jireen walxaha Qarxa sida Mii noyinka wadadada la dhigo oo ay dadka shacabka ku dhibaateeyaan.

Ciidamada dowladda ayaa Weli wax wadaan howlgalo iyaga oo arortii hore ee shalayy Alshabaab kala wareegay deega ano muhiim ah oo ay ku xooganaayeen isla markaana hoostaga degmada Jama

ame.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip