
HALKAAN KA AKRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 3-DA ABRIIL 2019-KA
WAFDIGII MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO LA KULMAY KHEYRE
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo oo todobaadkan howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf uu Ra’isul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre u sameeyey Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland.
Cashada waxaa wehliyey kormeer ay Madaxdu kusoo indha indheeyeen qaybaha kala duwan ee Xafiska Ra;iisul wasaaraha oo dib u dayactir lagu sameeyey.
Wasiirudowladaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac Gaani ayaa sharaxay casho sharafta loo sameeyey Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland iyo kormeerka, waxaana uu sheegay in ay ka qeyb ka tahay booqashadda uu Muqdisho ku jooggo Madaxweynaha Jubbaland.
ILHAAN
CUMAR OO KA TIRSAN KONGARE ESKA DALKAASI OO AY KU SOCOTO BAARIS LACAGEED
Saraakiisha Guddiga Doorashadda ee Gobalka Minnesota ayaa ku waramay in ay dhamaystireen Baaritaankooda ku aad an Eedeynta lagu sheegay inay Ilhaan Cumar ku xadgudubtay Dhaqaalaha lo ogu tabarucay Ololaheeda Doorashadda.
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Xisbiga Dim uq raadiga oo bilooyinkii la soo dhaafay qab satay Wararka Madaxdiisa, kadib, markii ay dhowr jeer hadalfaalleyn ama Comm ents ka bixisay Arrimaha Israel waxaa la gu eedeynayaa inay 6,000 oo Dollar oo loogu talagalay Ololaheeda Doorashadee da u isticmaashay si Shaqsiyadeed.
Xildhibaanadda oo ah mid ka mid ah Ha weenka Muslimiinta ee Novembertii tegt ay loo doortay Kongareeska Maraykanka waxay beenisay inay Lacagihii Ololahe eda loogu deeqay ay u adeegsatay Fu riinkeeda, waxay kaloo sheegtay inay dib u celisay 2,500 oo Dollar oo ay ka qaa datay Jamaacdo ku yaalla Gobalka Minne sota.
Eedeymaha haatan la baarayo waxaa Ilhaan Cumar horey u sameeyey Xildhiba an Istefe Darazkowiski oo ka tirsan Xis biga Jamhuuriga ee dalkaasi, waana ma rkii 3aad oo Ilhaan Cumar lagu eedeeyo inay si qaldan u isticmaashay Lacagihii Tabarucaadda ee Ololaheeda Doorashad da ee uu horey u soo bandhigay Xildhiba ankaasi.
Si kastaba ha ahaatee, Guddiga Doo rashadda ee Gobalka Minnesota ayaa la filayaa inay soo saaraan natiijada Baarita ankooda bisha soo socota ilaa 6 isbuuc, iyadoo Eedeymaha loo haysto Ilhaan Cumar u muuqdaan in la siyaasadeyn ayo, maadaama ay si qayaxan u soo ban dhigto Aragtideeda ay dhibsadeen Maa mulka Trump iyo kuwa Israel.
TALISKA BOOLISKA SOOMAALIYA OO SHEEG AY IN ASKAR LOO XIRAY MUSUQ MAASUQ
Taliye Kuxiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shalay shir jaraa’id ku qabatay Xarunta Taliska Booliska ayaa Warbaahinta uga warbixisay Howlgalada ka socda magaaladda Muqdisho, kuwaasi oo lagu sugayo Ammaanka Caasimada.
Gen. Zakia ayaa sheegtay in Ciidanka Bo oliska Soomaaliyeed oo kaashanaya qeybaha kale duwan ee Hay’addaha Am maanka ay wadaan Howlgallo Qorsheys an oo lagu baadi goobayo xubnaha ka tir san Alshabaab iyo Cid walbo oo Nabadda Khatar ku ah.
Shacabka Soomaaliyeed ayey ka cods atay inay u dulqaataan Howlgalada amni ga lagu sugayo oo ay dhici karto inay key naan Hakad ku yimaado Adeegyada Bul shada iyo Isusocdka, iyaddoo Shacabka ugu baaqday inay garab istaagaan Ciida mada, islamarkaana ay ku gacan siiyaan sugida Amniga.
Taliye Kuxiggeenka Ciidanka Bo oliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Za kia Xuseen Axmed oo soo hadal qaaday dhanka Musuqmaasuqa ee Ciidanka dhexdiisa ah ayaa sheegtay in Taliska Booliska oo dhageysanaya Cabasho uga timid Bulshada intii uu socday Howlgalka ay soo xireen Labaatan iyo Seddex Ask ari oo ka tirsan Ciidanka Booliska, kuwaa si oo lagu Eedeyey inay ku kaceen Falal Musuqmaasuq la xiriira.
Ugu dambeyn Gen. Zakia ayaa
qeybaha kala duwan ee Bulshadda Soomaaliyeed waxay ugu baaqday inay u hoggaan samaan
Sharciga, islamarkaana ay la shaqeeyaan Booliska, si looga hortaggo falalka
amni daro oo Alshabaab ay ka gey staan Magaalada Muqdisho.
NIN XAASKIISA KU DILAY DULEEDKA DEGM ADA WARSHEEKH EE GOBOLKA SH/DHEXE
Ka imaanaya Dedmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in tuulo hoostagta degm adaas uu Nin hubeysan ku dilay Xaaski isa oo aheyd Ganacsto.
Falkaan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay tuulo lagu magacaabo Calool weyn oo hoostagta Degmada Warshe ekh,waxaana warar kala duwan ay kasoo baxayaan sida uu u dhacay dilkaas.
Dadka deeganka oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in falkan uu yimid kadib markii Ninka iyo Xaaskiisa uu soo kala dhex galay muran,hayeeshee markii dambe uu toogasho ku dilay, wax aana Ninkaas lagu magacaabaa Jimcaale Jiinoow
Sidoo kale Dad deris la ah Ninka wax dilay ayaa waxa ay Magaca xaaskiisa ku sheegeen Xaliimo Cadey,iyadoona heys tay 10 Caruur ah oo 8 kamid ah ay ahaay een Agoon oo ay u dhashay Nin kale oo horey u dhintay,waxaana gacan ku dhiig laha ay u dhashay laba Caruur.
Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in Degmada Warsheekh uu ka socdo dadaalo lagu doonayo in lagu soo qabto Ninkaas oo goobta falka uu ka dha cay si deg deg ah uga baxsaday.
Dadka ku nool Tuulada Caloolweyn ee hoostagta degmada Warsheekh ee Gob olka Shabeellaha Dhexe ayaa Shalay aad u hadal haaya dhacdadaan uu xaask iisa ku dilay Nin kamid ahaa dadka deeg aanka.
WAFDI KA SOCDA BANGIGA ADDUUNKA OO SHALAY SOO GAARAY GAROOWE
Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Ax med Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiski isa ku qaabilay wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo ay hoggaaminayso madaxa mashaariicda tayaynta iyo maamuul wan aagga ee Bangiga Adduunka u qaabilsan Bariga Afrika Mss Nicola Smither. Ujeed dada waftigan u yimaadeen Puntland ay aa ah sidii la isaga xog waraysan lahaa mashaariicda muhiimka ah ee uu Bangiga Adduunku ka taageero maamulka iyo sida ay uga faa'iideysatey Puntland, isla mark aana loo sii dardargelin lahaa mashaarii cdaasi.
Md.Karaash ayaa soo dhoweeyey wa fdiga , waxaana uu uga mahadceliyey ma shaariicaha wax ku oolka ah ee uu Bangi ga adduunku ka taageero Puntland isago ona u xaqiijiyey in ay Puntland si wanaaa gsan uga faa'iideysatey. Sidoo kale, Md. Karaash wuxuu ka codsaday Bangiga Ad duunka inay sii wadaan taageerada ay la garab taaganyihiin Puntland oo ay kamid yihiin Mashaariicda RCRF Mashruuca ha nnaanka bixinta Mushaharaad, PFM Ma shruuca horumarinta hannaanka Maaliy adda iyo CIP Tayaynta Hay’adaha dowla dda oo isaga ay si gaar ah u codsatay do wladdu in muddo kordhin loo sameeyo.
Mashaariicdan iyo kuwo kale ayuu kala hadlay Md.Karaash, isagoona ku bogga adiyey sida wanaagsan ee Bangiga Addu unku ula tacaamulo Puntland, isla marka ana waxa uu ku booriyey in ay wada shaqayn wanaagsan sii yeelan doonaan dowladduna ay ka faa'iidaysandoonto mashaariicdaasi.
Gabagabadii, Mss Nicola Smither a aa sheegtay inay sii wadi doonaan gu ud ahaan mashaariicda maaddaama ay ma amulka dhankiisa uu diyaar la yahay sidii ay uga faa'iideysan lahaayeen, sidoo kale waxay xustay inay codsiyada dowl addana waxka qaban doonaan.
JUBBALAND OO KA HADASHAY DUQEYN KA DHACDAY BU’AALE.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo bax aya diyaarado dagaal oo duqeymo oo ka fuliyay deegaano ka tirsan Jubbada Dhexe. Duqeynta ayaa waxaa ay ka dha cday duleedka Degmada Bu’aale ee Gob olka Jubbada Dhexe, waxaana la beegs aday saldhigyo ay AlShabaab ku leeyih iin duleedka Degmadaasi.
Saraakiil ka tirsan Jubbaland ayaa warbaahinta u sheegay in xubno ka tirsan AlShabaab ay ku dileen duqeynta, islam arkaana ay bur buriyeen saldhigyada ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha AlShabaab.
Afhayeenka wasaaradda Amniga ma amulka Jubbaland, C/nuur Ibraahim Xuse en ayaa warbaahinta u sheegay in duqe ynta ay si gaar ah loola beegsaday xero ay degmada Bu’aale ku leeyihiin Alsha baab, laguna dilay xubno uu ku jiray sark aal ka tirsanaa Alshabaab oo kasoo jee da Kenya, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay in duqeynta lagu bur buriyay gaadiid ay lahaayeen AlShabaab, isagoona shaaca ka qaaday in saacadaha soo aadan ay fa ahfaahin guud ka bixin doonaan khas aaraha rasmiga ah ee la gaar siiyay AlShabaab. Ma jiraan weli Wax war ah oo ka soo ba xay AlShabaab.
AABE SOOMAALI OO CARRUURTIISA INDHA HA KA MARIYEY BISBAAS OO XUKUN LAGU RIDAY
Maxkamad ku taalla Galbeedka dalka Australia waxaa la soo taagay C/weli Axm ed Aadan oo 44jir ah, kaasi oo lagu eed eeyey inuu Wiilashiisa oo 10jir iyo 8 jir ah uu ka garaacay gacmaha, lugaha iyo dha barka iyo inuu indhaha iyo afka ka mari yey basabaas sannadkii 2016kii.
Garsooraha Degmadda, Jiiyaan Barad ok waxay Aabahaasi ku xukuntay Xabsi 2sanno iyo 9bilood, waxayna sheegtay inuu ciqaab xaddhaaf ah u geystay Wiil aashiisa oo ku liitay Waxbarashadda.
Wargeyska The West Australian oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa sheegay in Aabaha xukunka lagu riday uu Qaxooti ahaan ku tegay dalkaasi sannadkii 2007dii.
Garsooraha Maxkamadda, Jiiyaan Bar ad waxay sheegtay in Aabaha Soomaali ga ee la xukumay shoog dhanka Maska xda qabo, isla markaana uu goobjoog u ahaa Hooyadiisa oo lagu dilay Somalia, ka hor inta uusan Qaxooti ahaan u tegin dalka Australia sannadkii 2007kii.
Dhinaca kale, Wargeyska waxa kale oo uu qoray in xaaska C/weli Axmed Aad an ka codsatay inuu carruurta ka dhaafo ciqaabta xaddhaafka, balse markii uu ka diiday ay ay Boliska ku wargelisay dhac dadaasi. Si kastaba ha ahaatee, Aabaha Soo maaliga ee la xukumay ayaa la sheegay inuu ka carooday carruurtiisa oo aad ugu liitay Tacliinta, isla markaana ay Maamul ka Dugsiga ay dhigtaan u sheegeen inuu ku dadaalo waxbarashadda carruurtiisa.
MAXKAMAD KU TAALA SOMALILAND OO XUKUN KU RIDAY WARIYEYAAL
Maxkamad ku taala Magaalada Harge ysa ee Soomaaliland ayaa Shalay xukun waxaa ay ku riday laba Wariye oo ka howl galayay Gabiley oo ka tirsan soomaali land. Labada Wariye ayaa mid kamid ah waxaa lagu xukumay hal sano, halka mid kalane lagu xukumay lix bil, sida ay ku dhawaaqeen mas’uuliyiinta Maxkamadda.
Wariyeyaasha oo ahaa kuwa muuqaal ka duubay askari ka tirsan booliiska Soo maaliland, kadib markii ay is afdhaafeen, taasina waxaa ay keentay inay samee yaan amar diido, iyadoona intaa kadib uu askariga xabad ku riday wariyeyaasha.
Muuqaalka ay soo duubeen waxaa ka muuqday Askari rasaas ku riday wariye doonayay inuu xoog ku galo meel laga joojiyay. Ma jiraan weli wax war ah oo ka soo baxay ururka Suxufiyiinta sooma aliland.
CIIDANKA XOOGGA DALKA OO ALSHABAAB KALA WAREEGAY DEEGAANO HOR LEH
Taliyaha Ururka 4aad ee Danab Gaa shaanle Cabdi raxmaan Sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa Faahfaahin ka bixiyay Howlgalo Ciidanka Xoogga Dalka ay kula wareegeen Deegaanka Baladul Amiin iyo deegaano kale.
"Howlgalada sidii loo qorsheeyay ay ay u dhaceen, Saaka waxaan la wree g nay Deegaanka Baladul Amiin, waxaan sidoo kale Alshabaab Dorraad ka saarnay Cumar Beer oo aheyd Meel ay dhigtaan Hantida ay ka dhacaan shacabka, Sabiib iyo Caanoole waxaan la wareegnay sha lay Galinkii dambe, way iska cararayaan marka uu howlgal bilowdo, dad awood leh oo dagaalami kara maaha”.ayuu yiri Tal iyaha Ururka 4aad ee Danab.
Gaashaanle Cabdi raxmaan Sheekh Cumar ayaa sheegay inay gacanta ku dhi geen Gaadiid ay lahaayeen Alshabaab iyo Dukumiintiyo.
"Waxay ka tageen oo aan gacanta ku dhignay Dukumiintiyo ay baad kaga qaadi jireen Shacabka iyo Gaadiid ay ka car areen, sidoo kale Gaadiid ay qaraxyo ku buuxiyeen ayaan qarxinay Ciidanka aya ana ku daba jira”.ayuu yiri Taliyaha Uru rka 4aad ee Danab Gaa shaanle Cabdi raxmaan Sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa sidoo kale sheegay in Howlgalo ay ka sameeyeen Deegaanada ay kala wa reegeen Alshabaab ay kusoo arkeen Hor mar la’aan dhinaca Waxbara shada, Biy aha iyo Nolosha qeybaheeda kala duwan.
MALEESHIYO SOOMAALI AH OO LAGU DILAY KOONFURTA DALKA YEMEN
Milliteriga Dowladda Yemen waxay Dorraad oo Isniin ah shaaciyeen inay dile en tiro dad asalkooda Afrikaan yahay, ku waasi oo u dagaalamayey Maleeshiyad da Xuutiyiinta.
Shabakadda Wararka Milliteriga Yemen ee 26sepnews.net ayaa qortay inay 267 Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Xuutiyiintiyii nta ee ay Dowladda Iiraan taageerto ku di leen dagaal shantii maalmood ee la soo dhaafay ka socday aagaga dagaalka ee Degmooyinka Mariis iyo Damat ee Waqo oyiga Gobalka Aldaalac (الضالع) ee Koo nfurta dalkaasi.
Afhayeen u hadlay Milliteriga Dowladda Yemen ayaa tilmaamay inay Maleeshiya dda Xuutiyiinta noqdeen kuwo la dilay, ku wo la dhaawacay iyo qaar dib u gurtay iyo kuwa kala firxaday, waa sida uu hadalka u dhigay.
MADAXWEYNIHII ALGERIA OO UGU DAMBEYNTII IS CASILAY
Dowladda Algeria ayaa xaqiijisay in Madaxweynihii
dalkaas Abdelaziz Bouteflika uu is casilay kadib todobaadyo ay dibadbaxyo
ballaarani dalkaas ka socdeen.
Wakaaladda dowladda ayaa sheegtay in Madaxweynaha uu iscasilay Shacabka uu ugu baaqay in ay muujiyaan tanaasul oo ay taageeraan Isbedalka cusub ee ay doonayaan.
Mr Bouteflika, oo talada dalkaas hayey 20 sanadood, ayaa mar horeba meesha ka saaray qorshe uu doonayey in uu mar shanaad isu soo taago madaxtinimada dalkaas.
Ciidanka awoodda badan ee dalkaas ayaa sheegay in madaxweynahaas 82 jirka ah aanu awoodin in uu guto waajibaadkiisa.
Hoggaamiyahan xanuunsan ayaa waxaa haleelay xanuunka faaligga lix sano kahor, waxaana aad u yarayd in lagu arko fagaareyaasha.
Dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale ku baaqaya in gabi ahaanba la baddalo nidaamka siyaasadeed ee dalkaas ka jira, kaas oo ciidamadu ay kaalin wayn ku leeyihiin.
Dadka dibadbaxyada dhigaya ayaa u badan dhalinyaro waxayna doonayaan nidaam xukuumadeed oo cusub.
GEERIDII WARIYE JAMAL KHAASHUQJI KA DIB,CARRUURTIISA OO LAGA FARXIYAY
Dowladda Sacuudiga ayaa caruurta suxufigii la dilay ee Jamal Khaashuqji sii say guryo ku fadhiya malaayin dollar, is lamarkaana bil walba u qortay kumanaan dollar, sida uu qoray wargeyska Washingt on Post.
Khaashuqji, oo cambaareyn jiray dowla dda Sacuudiga islamarkaana wax ku qori jiray Washington Post, ayaa bishii Octo ber ee 2018 lagu dhex dilay kadibna meyd kiisa lagu jarjaray gudaha qunsu liyadda Sacuudiga ee Istanbul.
Lacagta loo qoray caruurta Khaashuqji – oo ah laba wiil iyo laba gabdhood – ayaa "qeyb ka ah dadaal ay dowladda Sacuudiga ku dooneyso in heshiis waqti dheer ah la gasho xubnaha qoyska Kha ashuqji, kaasi oo lagu xaqiijinayo inaysan si shaacsan uga hadal dilka aabahood”, sida uu qoray Washington Post.
Guryaha la siiyey caruurta Khaashuqji ayaa ku yaalla magaalada Jeddah waxa ana qiimahooda lagu sheegay afar milyan oo dollar.
Wiilka ugu weyn qoyska oo lagu magac aabo Saalax ayaa qorsheynaya inuu kusii noolaado Sacuudiga, halka saddexda ka le oo ku nool dalka Mareykanka ay doo nay aan inay iibiyaan guryahooda, sida wargeysku qoray.
Ka sokow guryaha, caruurta ayaa bil walba heli doona lacag 10,000 oo dollar ah, waxaana la filayaa inay helaan lacag kale oo intaas ka badan oo tobonaan mil yan oo dollar ah, sida ay tiri warbixinta.
Dhaxalsugaha awoodda badan ee Sac uudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa lagu eedeeyey inuu amray dilka Khaashuqji.
DANJIRE CALI SACIID FIQI OO FAAH FAAHIN DHEERAAD AH KA BIXIYAY AQOONSIGA BASABOORKA SOOMAALIYA
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Belgium –ka Cali Saciid Fiqi ayaa faah faahin deeraad ah ka bixiyay dadaalka dowladda Soomaaliya ugu jirto sidii loo aqoonsan lahaa Basaboorka Soomaaliya.
Wuxuu sheegay danjire Fiqi in ay la fariisteen wada hadalo arintan ku saabsanna la yeesheen dowladdo dhowr ah ka tirsan qaarrada Yurub kuwaa oo bilaabay sida uu hadalka u dhigay in ay si hor dhac u aqoonsadaan qeybo ka mid ah Basaboorka Soomaaliya.
‘’Hadda waxa la aqoosaday waa Basaboorrada Shaqaalaha iyo Kan Diblomaasiga [Diplomatic and Service Passports], waxaa ay noo balanqaadeen in marka danbe ay si toos ah u aqoonsan doonaan Basaboorka caadiga ee Soomaaliya’’ ayuu yiri danjire Fiqi.
Wuxuu sheegay in dowladdah Netherland iyo Sweden ay u socdaan wada hadalo fiican islamarkaana balanqaadeen in ay sida ugu dhaqsiyaha badan jawaab uga bixin doonaan ogolaashaha Basaboorka.
Dowladda Belgiumka ayuu sheegay in bisha January ee sanadka 2020 qorsheedu yahay in ay aqoonsato Basabooorka Soomaaliga.
WARMURTIYEED LAGA SOO SAARAY SHIRKII WASAARADAHA WAXBARASHADA HEER FADERAAL IYO GOBOLEED + SAWIRRO
Kulankii Afraad ee ay yeesheen Wa saaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Ta cliinta Sare iyo Wasaaradaha Waxbarash ada Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qa btay Magaalada Baydhabo, intii u dhax eysay 30ka Maarso ilaa 1da Abriil 2019. Shirkan waxaa ka soo qeybgalay Wasiir ada, Agaasimeyaasha guud iyo agaas imewaaxeedyada iyo farsamo yaqaa nnada wasaaradaha.
Shirku intuu socday waxaa lagu falanq eeyey arrimo badan oo muhiim ah, go’ aamadii ka soo baxayna waa sida hoos ku xusan:Imtixaanaadka xogta waxbar ashada ee gobolada dalka, sida Imtixaa naadka iyo Shahaadoo yinka, waxaa u xi lsaaran Wasaaradaha Waxbarashada Do wlad Goboleedyada.T) Arday kasta oo imt ixaanka shahaadiga ah ku galay gobol ada, kana gudbay, waxa uu shahaadada dugsiga sare ka qa adanayaa Wasaar ad da Waxbarashada Dowlad Gobole edki isa.
J) Arday kasta oo gala imtixaanka dowl adda kana gudba, wuxuu xaq u leeyhay helitaanka shahaadadiisa isaga oo aan lagu xireyn shuruudo kale.
X) Waxaa la soo dhoweeyey go’aankii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee la xiriiray in aan Jaamacadaha dalka loo ogolaan ar day aan wadan shahaadada dowladda.
KH) Waxaa la go’aamiyay dhismaha iyo hawlgalinta guddiga imtixaanaadka qa ranka hor sannadka 2020.
D) Laga billaabo sannad dugsiyeedka 2019/2020, imtixaanka fasallada 8aad iyo 12aad ee shahaadiga ah waxaa qaadi doona shahaadadana bixin doona wasaar adda federaalka iyo wasaaradaha heer dowlad goboleed oo kaliya.
Horumarinta macallinka
Siyaasadda iyo habraaca maamulka iyo tababarka macallinka waxaa masuul ka ah wasaaradda waxbarashada iyada oo la tashanaysa wasaaradaha waxbara shada dowlad goboleedyada iyo daneey eyaasha waxbarashada. Waxaa la isla qaatay in laqaado talaabooyin lagu tobab arayo macalimiinta iyo tayayntooda.
T) Jaangoynta mushaarka macallinka So omaaliyeed waxaa lagu go’aamin doonaa kulan ay yeelan doonaan wasiirada waxb arashada ee heer federaal & heer dowlad goboleed.
J) Arimaha la xiriira macallimiinta waxaa masuuliyada iska leh wasaaradaha heer dowlad goboleed, halka doorka wasaar adda federaalku uu noqonayo daba gal iyo hubin.
X) Shirku waxa uu soo jeediyey in ba arlamaanada heer federaal iyo heer dow lad goboleed ay ka shaqeeyaan nidaam canshuureed oo lagu taageerayo waxba rashada.
Mashaariicda waxbarashada
Waxaa la isku raacay in mashaariicda wa xbarasho ee ay bixiyaan qaaraan bixiyay aasha taageera Soomaaliya in lasoo mar siiyo wasaaradda waxbarashada federaal ka loona qorsheeyo si cadaalad ah oo ku salaysan baahiyaha kala duwan ee dalka iyada oo la tashanaysa wasaaradaha do wlad goboleedyada si waafaqsan qodob ka 8aad ee isfahamkii la galay September 19, 2016.
T) Wasiirada waxbarashada heer federal iyo heer dowlad goboleed waxa ay isu raaceen in mashaariicda waxbarasho ee dalka aan lagu salayn doonin nidaamkii 3da qaybood ee Somaliland, Puntland iyo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO LA KULMAY DHALLINYARADA GOBOLKA BARI
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cab dullaahi Deni oo booqashadii u horreysay ku jooga magaalada Boosaaso, ayaa la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada gobolka Bari. Kulankan uu Madaxweynu hu la qaatay dhallinyarada ayaa waxaa qayb ka ahaa maamulka gobolka Bari kan Degmada Boosaaso, mas'uuliyiin ka tir san xukuumadda Puntland, Taliyaha Cii danka Booliska Puntland, xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka degmada Boosa aso iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.
Waxaa noo qabsoomay shir uu Madax weynaha Puntland la yeeshay dhammaan Haldoorka dhallinyarada, aqoonyahani inta iyo qaybaha kale ee dhallinyarta, shi rkaasi waxaa looga wadahadlay xaaladda amniga magaalada Boosaaso, sidii lays aga kaashan lahaa xagga horumarka iyo hiigsiga dowladda". ayuu yiri duqa degm ada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir oo in ta ku daray "Shirkaasi wuxuu Madaxweyn uhu ku faahfaahiyey qorshaha Xukuumad da hiigsanayso, Sidoo kale dhallinyradu wa xay soo jeediyeen aragtida ay qaba an, waxyaabaha ay kusoo biirinayaan dowladda oo talo iyo tusaale ah, shirkaasi wuxuu kusoo dhammaaday jewi degan oo quruxbadan". madaxweynaha Punt land, Siciid Deni ayaa sidoo kale la kulmi doona qaybaha bulshada magaalada Bo osaaso ,muddada uu ku suganyahay
XILDHIBAAN YUUSUF KABAALE” WAA IN LAGA QABTAA DHIBAATOOYINKA KA DHACA YA MUQDISHO,LANA HELO CID LAGULA XISAABTAMO,”
Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Kabaale oo ka
tirsan Golaha Shacabka ee Baarl amaanka Soomaaliya ayaa ka hadlayma talaad
la’aanta Gobo lka Banaadir, isa goo farriin u diray madax da dowladda So om aaliya.
Waxaa uu sheeg ay in haddii loo ba ahan yahay in wax laga qabto dhiba at ooyinka ka dhacaya Muqdisho in la helo cid si gaar ah lagula xisaabtamo gobolka Banaadir, si ay u qaa dato mas’uuliyada waxa gobolkan ka dhacaya, wuxuuna soo jeediyay in la cadeeyo maqaamka Caa simadda.
"In Gobolka Banaadir Maqaamkiisii la helo waa loo baahan yahay, hadii aan la helina Nabadgelyada ma imaneyso sab abtoo ah qof lagu dhaliilo ama lagu eed eeyo wixii meesha ka dhaca eedeeda ay aan la heleynin” ayuu yiri Xildhibaan Kab aale oo la hadlayay Telefishinka Dalsan
Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in arrinta Gobolka Banaadir loo daayo dadka iska leh, balse aan meel kale laga dayin, wuxuuna ku cel celiyay in gobolka dad gaar ah ay leeyihiin oo halkan loogu yimid.
"Dhibka waxa keenay waxaan la kala laheyn sideedaba la iskama xil saaro, Laa kiin waxa hadii la kala leeyahay qof walba wey ilaalisa waxa ay khaasatan u leeda hay, Caasimadda dowladnimada ogol in gobolka Banaadir Maqaamkiisa la helo ay aa loo baahan yahay”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Xildhibaanka.
Maqaamka magaalada Muqdisho oo ah mid xasaasi ah ayaa waxay dad bad an rumeysan yihiin inay kamid tahay wa xyaabihii uu xilkiisa ku waayay Guddoomi yihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Ca bdi Maxamed oo bishii Janaayo ee san adkii 2018 ku howlanaa diyaarinta shirw eyne looga hadlayay arrimaha Muqdisho iyo sidii matalaad u yeelan laheyd. Xigasho:radiodalsan.com
WEFTI SAFIIRO REER YURUB AH OO SHALAY SOO GAARAY MAGAALADDA HARGEYSA
Madaxweynaha Somaliland, Mudane
Mu use Biixi Cabdi, ayaa Shalay xafiis kiisa ku qaabilay wefti safiirro ah oo
ka socda da lalka Denmark, Switzerland, Fin land, Nor way, Sweden, Uk iyo
Safiirka Mi dawga Yur ub. kulankan oo ka qabsoom ay qasriga madaxtooyada, ayaa
waxa madaxweynaha ku wehelinayey madax weynekuxigeenka Somaliland, Mudane
Cabdiraxmaan Saylici, waxaana lagaga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin door
ashooyinka iyo xaaladda abaareed ee jirta.Wasiirka w/A/dibadda iyo iskaashiga
caalamiga ah, Prof. Maxamuud Yaasiin Xiir (Faratoon) oo ujeedadda kua lnkan ka
hadlay ayaa hadalki isa ku bila abay "Weftigu waxa ay u yimaa ddeen inaa nnu is
weydaarsanno afkaar ku saabsan ar rimaha badan ee mandaqa dda ka jira iyo xi dhiidhka
Somaliland iyo dalalkaasi ay lee yihiin sidii hore loogu ma rin lahaa, la isu
xogogaalsan lahaa, la is una dhaafsan la haa wixii macluumaad ah iyo wixii
afkaar ah ee loo baahan yahay in laga wadahadlo, haddii ay siyaasad tah ay, haddii
ay dhaqa ale tahay, haddii ay gargaar tahay iyo had dii ay nabadgelyo tahayba,
dhinac walba waa laga wadaha dlay si wanaagsanna waa la isugu afgar tay
dhammaan arrimihii laga wada hadl ay.”
Ambassador mette Knudsen oo ah safi irka waddanka Denmark ayaa sheegay in ay madaxweynaha kala hadleen muhiim ad da ay leedahay ilaalinta sumcadda ay So maliland ku leedahay dunida ee dhin aca doorashooyinka iyo Dimuqraaddiyad da, waxaanay tilmaameen inay arrimihii xaga doorashooyinka ee madaxweynaha kala hadleen uu la qaatay.
Sidoo kale, waxa ay safiirku sheegtay in waxyaabihii kulanka diiradda ku saar een ay kamid ahaayeen xaaladda bani’a adamn imo ee ay sababeen abaaraha ka jira gob ollo kamid ah dalka Somaliland ka taagan iyo barnaamijyada dhinaca horum arka ee dalalka reer yurub ka wadaan Somaliland.
Weftigan oo ahaa mid culus waxay wa rarku sheegayeen inay aad uga hadleen arrimaha doorashooyinka oo la filayey inay dhacdo dhamaadka sanadkan, wax aanay ka socday dalalka Yurub, kuwaas oo bixiya inta ugu badan dhaqaalaha doorashada lagu gallo.
Kulankan waxa madaxweynaha ku wehe linayey wasiirrada wasaaradaha arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir, arrimaha gu daha, Md. Maxamed Kaahin Axmed, Horumarinta Maaliyadda, Mudane Sac ada Cali Shire iyo Qorshaynta iyo horuma rinta qaranka, Md. Cawaale Ibraahim Shirwac.
Dhinaca Xubnaha weftigu waxay kala ahaayeen: Safiirka Denmark, Amb. Mette Knudsen, Safiirka midawga yurub Pencho Garrido Ruiz, Safiirka dalka Ingiriiska Amb. Ben Fender, Safiirka Dalka Swed en, Amb. Andreas Von Uexkull, , safiirka Dalka Norw ay, Amb. Elin Bergithe Rogn ilie oo ay wehe linayeen masuuliyiin ka socday safaarad aha dalalkaas iyo madax sare oo iyagu ka socday dalalka Finland iyo Switzerland.
WIIL UU DHALAY EXXILDHIBAAN CILMI BO QORRE OO GOLAHA SHACABKA KA MID NOQDAY
Cadnaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku guuley st ayxubn nimada Golaha Shacabka ee Baarla maanka Federaalka Sooma al iya,ka dib doorasho boos buuxin ah ayd oo ka dhacday Xarunta Golaha Shac abka.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa ban naan ee Doorashooyinka Qaranka Xal iimo Ismaa ciil ayaa sheegtay in Cad naan uu helay 48 cod, halka murashaxii la tarta mayay ee Axmed Cism aan Xaashi uu
helay 2 cod, waxaana hallaabay hal cod.
Cadnaan waxa uu beddeli doonaa Allaha
u naxariistee aabbihiis Cismaan Cilmi Bo qorre oo Alshabaab ku dileen Muqdisho
XUKUUMADA SOMALILAND OO KA HADASH AY MURANKA KA TAAGAN QABSOOMIDA DOORASHADA XILDHIBAANADA WAKIILADA
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadlay muranka ka taagan qabsoomida doorasho oyinka loo qorsheeyey inay dhacaan dham aadka sanadkan 2019ka. Xukuumaddu wa xay sheegtay hadii doorashadaasi dhici waydo sanadkan inay ceeb ku tahay qara nka iyo sharciga dalka u yaalla, haseyee shee wali saddexda xisbi kuma heshiin ca qabadaha hor yaalla inay doorashaddu dha cdo sanadkan.
"Mudada Guddida doorashooyinka waxa uu ku eeg yahay November 29,2019, cidina kama qaadi karto iyagoo is casiliya mooy ee, guddidaasi hawl fiican bay qabteen ee ha lagu ixtiraamo, mudadii ay qabsadeen in ay ku qaban karaan doorasahda waxay ah ayd toban bilood turtaba laba bilood baa ka tagay oo waxa u hadhsan sideed bilood marka waa inay ku soo ururiyaa sideedaasi bilood shaqooyinkii ka horeeyey doorashoo yinka ee diiwaangalinta codbixiyeyaashu u horeyso”ayuu yidhi wasiirka Arrimaha Gud aha Maxamed Kaahin oo ka hadlayey mur anka ka taagan qabsoomida doorashada golaha wakiilada iyo deegaanka.
Wasiirku waxa uu sheegay in marka muddo xileedkoodu dhamaatay bisha Nov ember 29keeda ee shaqadii sii wada qab taan afar iyo toban cisho ee ka hadhsan do or ashada in loogu daro si ay u dhamay stiraan qabsoomida doorashadda, taas oo ay isku fahmi laayihiin xisbiyada mucaar adka.
Xisbiyada mucaaradka ayaa iyagu doo naya in la kala diro guddida doorashooyin ka oo la magacaabo guddi cusub oo do orashadaasi qabata. 2 dariiqo oo kaliya uun baa furan mid sadexaad ma furna komish anak wakhtigoodii wuu dhamaadee mid cus ub ha la magacaabo iyo in afar iyo tobanka cisho ee wakhtigii loo cayimay doorashada dheer muddo xileedkoodda lagu daro”ayuu hadalkiisa raaciyey.
Sidoo kale, wasiir Kaahin waxa uu ka hadlay muddo xileedka goleyaasha deega anka oo dhamaaday, waxaanu sheegay in xukuumaddu go’aamin doonta muddo xile edka dhamaaday siday u dhaqmi doonaan oo sharciga loo eegi doonno.
Dhinaca kale, waxa wasiirka wax laga waydiiyey wararka sheegay in ganacsade Axmed Cismaan Geelle dawlada Jabuuti soo dalbatay in loo soo qabto, waxaanu wasiirku sheegay in aanay waxba ka jirin oo aanu arag waaran soo qabasho ah oo wasa aradda loo keennay, waxaanu ku tilmaa may been abuur ujeedooyin kale laga leey ahay. "Ma hayno waarankaasi, wasiirka Da akhliga aniga ah oo anigu iigu hor iman la haa, arrinkaasi waa la been abuurayaa, gan acsadaha meel baa lagaga dhacaya, cidda sheegaysa waa cid sheeko been abuur iyo ujeedooyin kale ka leh.”ayuu yidhi Kaahin.
Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ay aa warar lagu tilmaamay been abuur la she egay inay dawladda Jabuuti dalbatay in loo soo gacan galiyo maadaama oo hanti isku hayaaan ganacsadaha iyo xukuumadda Jabuuti.
DR ABIY: HAL SANO MAXAA U QABSOOMAY?
Ra’isal wasaare Dr Abiy Axmed mud dada halka sano uu xilka soo hayey tall aabbooyin wax ku ool ah ayuu qaaday, haddana dadbaa ku dhaliilaya iney weli jiraan howla waxqabad u baa han oo R/wasaar aha horty aa llo.
Tan iyo inta uu hoggaanka dalka Itoob iya uu qabtay Ra’isal wasaare Dr Abiy Ax med oo ay haatan hal sano u buuxsantay waxaa dal ka Itoobiya ka socday isbedde llo dhinac ya badan taabanaya.
Isbeddellada oo weli halkooda ka so cda haddana waxaa jira cabsi aad u weyn oo laga muujinaya xaaladaha si isdaba jo ogga dalka uga dhacaya oo ay ka mid yih iin dagaallada ka dhex dhaca qowmiyada ha dalkaasi ku nool.
Maalma ka horna Ra’isul wasaaraha oo warbaahinta kala hadlay shacabka dal kaasi ayaa digniin adag u diray cid allaale ciddii fal sharci darra ah ka waddo dalka gudahiisa inay dowladda tillaabbo sharci ka qaadeyso.
Haddaba Ra’isal wasaare Dr Abiy Axm ed oo hal sana hoggaanka dalka soo hay ey wuxuu xafiiskiisa uu ku qabtay shir jar aa’id oo uu kaga hadlay xaaladda dalka uu ku sugan yahay, wuxuuna kaga had lay waxa halka sano u qabsoomay iyo ca qabadaha halka sano hortaagnaa inuu isbeddellada uu doonayey uu si xowli ah uu ku socdo.
SARREYNTA SHARCIGA
Dr Abiy Axmed oo wax laga weydiiyey sarreynta sharciga hirgelintiisa iney xuk umaddiisa dhibaato kala kulantay taasina ay sababtay dhimasho iyo barakac aad u badan oo dhan walba ka dhacay.
Ra’isal wasaaraha mar uu arrintaasi ka hadlayey waxaa uu yiri "Sarreynta sha rciga howla aad u badan ayaa noo qabso omay inkasta oo ay jiraan arrima qaarko od oo u baahan wakhti badan in la geliyo balse aanu billaawnay”
"Tusaalooyinka wanaagsan ee aan soo qaadan karno waxaa ka mid ah sarreynta sharciga sida aan uga hirgelinnay deega anka Soomaalida, deegaankaasi oo ku su gnaa xaalad dalka intiisa kale ka duwan”
"Deegaankaasi wuxuu sameeystay 30, 000 oo askari oo hubeysan haddii ay dow ladda dhexe faregelin inta ay ku sameyso ay xukumaddi jirtay beddeli leheenna wax aaba dhici laheyd inuu deegaankaasi saw irka guud uu dalka Itoobiya leeyahay uu beddeli lahaa” ayuu yiri.
"Tallaabbooyinka aan ku hirgelinnay sar reynta sharcigana waxay sababtay iney dowladda gacanta ku soo dhagto 47 qof oo faldambiyeedyo kala duwan deegaan kaasi ka geystay” "Deegaanka Soomaalid ana Shalay wuxuu ka mid yahay deeg aannada ugu deggan marka loo fiiriyo sidi hore uu ahaan jiray. Taasina waxay ka mid tahay tallaabbooyinka aan qaadnay si buuxdana ugu guuleysannay sanadkii hore” ayuu yiri Ra’isal Wasaare Dr Abiy Axmed.
"Sida oo kale dhibaatooyin ka dhacay qayba kala duwan oo dalka ka mid ah da dkii ku lug lahaa oo ay tiradooda 1,000 kor u dhaafeyso dacwad ayaa lagu soo oogay oo maxkamadeyntooda ayaa soc ota. Laba qof oo dil ku geystay magaala da Shaashamanne ee deegaanka Orom adana xabsi daa’im ayaa lagu xukumay.”
Muddooyinki ugu dambeeyey waxaa magaalada Addis Ababa ka dhacayey isku dhacyo salka ku hayo lahaanshaha caasimadda Addis Ababa oo ay qowmiy adda Oromada wadday ilaa haddana socday.
Ra’sal wasaare Dr Abiy Axmed mar uu arrintaasi ka hadlayey waxaa uu yiri arr inta sheegashada dhulka marka ugu horr eyso waxaa loo baahan yahay inaan fah anno dastuurka waxa uu ka yiri cid wal bana waxaa loo baahan yahay iney taa maskaxda ku hayso.
"Dhulka dowladda ayaa iska leh qodob dastuuri ah ayaana si cad u dhigaya, mar ka su’aal kasta oo la xiriirto dhulka waxa an ku maareyneynaa si waafaqsan dast uurka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Fed eralka Itoobiya”. ayuu yiri
Arrinta xuquuqda dhulka ee u dhaxey sa maamulka magaalada Addis Ababa iyo Deegaanka Oromada si aan xal waara uga raadinno waxaan u saarnay guddi he er qaran ah oo arrintan xal waara u raad iya.
Ra’isulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy oo gaaray Muqdisho Itoobiya: Calanka waa la beddeli karaa haddii raalli laga wada ya hay "Ciddii dana siyaasadeed oo gaar ah ku dhex wadato arrintanna waxaan u she egayaa iney gacmaha kala baxaan ka hor inta uu sharcigu qaban” ayuu yiri.
Mideynta Afarta urur ee EPRDF ku bah oobay Mideynta ururrada ka wada tirsan xisbiga hoggaamiya waddanka Itoobiya ee EPRDF mar uu ka hadlayeyna wuxuu Ra’isal wasaaraha sheegay in loo saaray guddi arrintan si kama dambeys ah u soo darso xilliga ugu horreeya ee ay warbixint ooda diyaar noqota ay soo hordhigayaan shirweynaha xisbiga.Maxaa u qabsoomay Dr Abiy Axmed 100 kii maalmood ee uu xafiiska joogay? Itoobiya: adeeg caafima ad oo bilaash ah ayaan ka bixineynaa So maaliya iyo Ere trea ,Khilaafka soo kala dhex galay ururrada ODP iyo ADP
Ra’Isal wasaaraha oo si kooban uga jawa abay waxaa uu yiri "ururka qowmiyadda Oromada ee ODP iyo Ururka qowmiyad da Amxaarada ADP wararka sheegaya inuu khilaaf soo kala dhex galay waxba kama jiraan, sida ay sabab ugu noqdeen inuu dalka Itoobiya isbeddel siyaasadeed uu ka dhaco mustaqbalka dalkana waa ay ka wada shaqeeynayaan iyaga oo ka wada tirsan xisbiga talada dalka Itoobiya haya ee EPRDF”.
ISKUDHACA QOWMIYADAHA
DR Abiy Axmed mar uu ka hadlayey isk u dhacyada qomiyadaha dalka Itoobi ya ee sii badanaya waxaa uu sheegay in ey dad gaaraya 3 milyan oo qof ay ku bar akaceen colaado qowmiyadaha ka dhex dhacay.
Halki sano ee aan xilka soo hayey 1.5 milyan ku dhawaad ayaa deegaannadoo da ka qaxday halka 1.5 milyan ee hara yna ay xerooyin ku sii jireen xilliga xilka la ii magacaabay.
Aniga oo si kooban uga jawabayo wax aan dhisnay wasaarad la yirahdo wasaar adda Nabadda oo ku shaqa leh iney dal ka gudahiisa nabad ku soo dabbaasho waxaa inaga nala gudboon waxaa weey ey wasaaradda inaan dhinac walba ka taakuleyno inaga oo kaashaneyno shuc uubta dalka iyo hoggaamiyeyaasha diima ha iyo dhaqanka.
KHILAAFKA U DHXEEYA DEEGAANKA TIGR EEGA IYO XUKUMADDIISA
Xaqiiqda markaan ka hadalno wey jira an khilaaf inoo dhaxeeya anaga iyo xuk umadda Tigreega laakiin waxa aan isku khilaafsannahay waa waxyaaba yaryar ah oo aan filayo in mustaqbalka la xaalliyo, balse waxaan ka wada shaqeeynaa dan aha guud ee dalka iyo deegaanka Tigre eda.
Isbahaysiga talada haya ee Ethiopia oo doortay hoggaamiye cusub
Dad loo maxkamadeeyay isku dayga dilkii Abiy Axmad Tigreega oo keli ahna ma aha ayuu yiri deegaannada aan waxy aabaha qaar isku khilaafsannahay waxaa ka mid ah Oromada. Benishaangul , Tigre ega iwm. Waana ku faraxsanahay inuu Shalay deegaan weliba wixii uu raba in uu nagu taageero wixi aan ku kala duw annahayna uu nagu khilaafo muddada sanadka ah fufurnaanta siyaasadeed ee aan dalka ka
hirgelinnay ayuu ka mid yahay” ayuu yiri.
Dhammaad
HALKAAN KA AKRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 3-DA ABRIIL 2019-KA
KHASAARE KA DHASHAY DOON AY RASAAS KU FUREEN ALSHABAAB Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marko ee Caasimadda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in AlShabaab ay rasaas la dhaceen doon Kalluumeysi oo maraysay inta u dhaxeysa degaanad